QOLKA ILMAHA QURXINTISA IYO SIDAA U RINJIYEEYE | aalaabta dalka

  Рет қаралды 17,055

Dr idil Mohamed

Dr idil Mohamed

3 жыл бұрын

Пікірлер: 66
@ayan5790
@ayan5790 3 жыл бұрын
Hello gabdho Maxa ka qabtan haddan Dr Idil ciid mubarak ahan uga dhigno subscribe plz gabar kasta hala share gareyso 10 ay ku kalson tahey hana si share gareyan iyagana ,aniga wa bilabey, Idil mahadsanid huuno sidad nogu hagar baxdo, Ciid Mubarak. NB: application ka magaciisa kuso dar video-yada kale.....thanks 🙏
@dridilmohamed7867
@dridilmohamed7867 3 жыл бұрын
Abyo shukran kun jeer wan ku farxsanhy inee jogaan gabdho ijecel garabna ii ah .
@peaceandcalm4778
@peaceandcalm4778 3 жыл бұрын
Ac walaashay Dr Idil iyo dhamaan dadka daawanaya video gaan, waxaan talo ahaan idinku darsan lahaa shumacyada ineydan dhigin guud ahaanba qolka ilmaha, hana u dhaweeynin waligaa meel daah ku xiran yahay waa qatar, waxaa jira shamacyo battery la geliyo oo ilmaha ku haboon. Fii amaani laah. 💕.
@fertunmehamud843
@fertunmehamud843 3 жыл бұрын
Ani mar hore an usaray Masha alah
@safianor7614
@safianor7614 3 жыл бұрын
@@dridilmohamed7867 igu caawi nmbrkaaga plz wlshyda qaaliga drsadeena🙏🙏
@farxadfamilyoficiel9917
@farxadfamilyoficiel9917 3 жыл бұрын
Cabdullaahi bin Cumar: ( RC )Rasuulka Alle (ﷺ) wuxuu yiri, "uma banaana qof kasta oo muslim ah oo wax haysta inuu labo habeen sii joogo isagoon la qorin dardaarankiisii iyo dardaarankiisii ugu dambeeyay".
@hamdamohamed4155
@hamdamohamed4155 3 жыл бұрын
Maasha Allaah xbbty alle haku barakeeyo Lkn markaad dhamaysay inaad na tustid qolkoo dhan baa fiicnayd
@drkadradahir5472
@drkadradahir5472 3 жыл бұрын
Maasha allaaah guul wacan Dr Idil
@fadumaabdulaahi5220
@fadumaabdulaahi5220 3 жыл бұрын
Mashaa allah Dr idil
@umyusuf5466
@umyusuf5466 3 жыл бұрын
Masha Allah Drs idil Qof ku dayasho Mudan baa tahay Allaha noo kaa Xafido
@AaminaQaali
@AaminaQaali 3 жыл бұрын
Masha allah Dr idil
@sumeyrahassan7649
@sumeyrahassan7649 3 жыл бұрын
Masha Allaah tabaaraka Allaah❤️❤️❤️
@shukriabdiaziz6440
@shukriabdiaziz6440 3 жыл бұрын
Masha allah 😘 Dr idil❤️
@inaalibudul8957
@inaalibudul8957 3 жыл бұрын
M.a dr idil happy to follow you
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 3 жыл бұрын
Masha Allah wax bdn laga faidaya abyo jazakallah qer
@aasiyaanafarax6973
@aasiyaanafarax6973 3 жыл бұрын
Masha allaaah waan kahelay ustaaad idil allaaah haku barakeeyo
@hamdaabdilahi784
@hamdaabdilahi784 3 жыл бұрын
Masha allah dr idil aad ayan ku tagra you are prave woman
@muslimanasser9315
@muslimanasser9315 3 жыл бұрын
Mshalllh very talented mom dr idil
@sagalmaxamad6225
@sagalmaxamad6225 3 жыл бұрын
Wwww masha allah abayo mahadsanid sida quruxda badan ad nola wadagtay horey usoco
@hanisalaad4725
@hanisalaad4725 3 жыл бұрын
Mashaallah tengu xabiibtii inoo soobadi qurxinta guryaha inshalaah jikada inoo sooduub
@miskiladan7510
@miskiladan7510 3 жыл бұрын
Masha Allah nice decoration
@ayeshamohamud6964
@ayeshamohamud6964 3 жыл бұрын
Masha allh drs allh ku xifdiyo
@ismahancabdirasheed8620
@ismahancabdirasheed8620 3 жыл бұрын
Mashllha xabiibti allha ku xfdiyo gabar ku dayasha mudan
@shukriabdiaziizmoha4068
@shukriabdiaziizmoha4068 3 жыл бұрын
Masha allaah
@hopeandhappy4433
@hopeandhappy4433 3 жыл бұрын
Mashalah tabarkalah
@roodocalidhagas7119
@roodocalidhagas7119 3 жыл бұрын
Msha allh
@dhamaystiran8342
@dhamaystiran8342 3 жыл бұрын
Wlhy aaaad buu uqurux badan yahay masha allah waan ka helay
@faatumahassannur108
@faatumahassannur108 3 жыл бұрын
Masha Allah
@aaminacabdiraxmaan1997
@aaminacabdiraxmaan1997 3 жыл бұрын
Mashaa allah
@rahmahussein8348
@rahmahussein8348 3 жыл бұрын
Dr idil❤❤❤❤
@selmanoorstories260
@selmanoorstories260 3 жыл бұрын
Keep going wllo🙏🏽
@juweeriyaahmed1688
@juweeriyaahmed1688 3 жыл бұрын
Masha alah
@dekakosar5230
@dekakosar5230 3 жыл бұрын
Brave girl keep going
@Teamasadhaji27
@Teamasadhaji27 3 жыл бұрын
Masha allah
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 3 жыл бұрын
Masha Allah lacag ba ku baqatay
@asmaali4391
@asmaali4391 3 жыл бұрын
MashaaAllh
@nooribrahim89
@nooribrahim89 3 жыл бұрын
Masha allh
@faxiyoismanmaxamed8775
@faxiyoismanmaxamed8775 2 жыл бұрын
mashaa allaah
@jihaan8318
@jihaan8318 3 жыл бұрын
Daahmanka 3sadax mitir buu ku qurxanaa quruxdiisa said usoo bixi laheed abaayo mansha allah beautiful 🤩 🥰🥰🥰
@faatmaali6814
@faatmaali6814 3 жыл бұрын
Quruxlyda guuleyso
@aaminafaarax9052
@aaminafaarax9052 2 жыл бұрын
Manta ayaan kugusoo biiray. Mnsha alllah tabarakalah allah caqliga iyo gacantaba haku barakeeyo wlshy. Hore usoco walallqllll🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@aminaabdirahman4223
@aminaabdirahman4223 3 жыл бұрын
Shugran abyo
@Coolgranma
@Coolgranma 3 жыл бұрын
Grey too dark,, it's good when its light grey,,
@najwamohamed703
@najwamohamed703 3 жыл бұрын
home tour walal macan noso gali
@Engabdinaasir1
@Engabdinaasir1 3 жыл бұрын
M.a
@safiyonor7493
@safiyonor7493 3 жыл бұрын
m.allah. abayo wanjeclahay qurxinta.waxa modaa inaa lasocoto gabdhaha rabitankoda mahadsanid
@bandhigafankafilms8718
@bandhigafankafilms8718 3 жыл бұрын
Mash allh abyo daha mesh kaso gaday mano shegin
@fadumaabdulaahi5220
@fadumaabdulaahi5220 3 жыл бұрын
❤❤❤❤🥰🥰
@xasanmaxamedabuukar9902
@xasanmaxamedabuukar9902 3 жыл бұрын
Asc wrx wb doctoreyso idil maxamed waxaan kamid ahay dadka ku xiran channel kaaga KZbin runti barnaamijyada aad so bandhigto aad ayan udaawada waana ka heley marka doctoreyso waxa jira su aalo badan oo kadhix guuxaya maskaxdey kuna saabsan caafimaadka marka waxaan rabey inaan su.aal kuweydiiyo waxaan jeclahay si qaas ah inaan kugu waydiiyo marka meel qaas ah oo laga helo ma jirta adigo raali ah jwb wacan
@leylawacbestcooking5465
@leylawacbestcooking5465 3 жыл бұрын
Xabiibti shumaca halis waaye mrka ciyaalka kadaa nalka yaryaraa kabadan
@nastehaalinoor6355
@nastehaalinoor6355 3 жыл бұрын
Ilmaha yaa lagaa qadanin
@zamzamabdullahi3669
@zamzamabdullahi3669 3 жыл бұрын
Abaayo qolka fadhiga noosoo samee
@hodanqurux9467
@hodanqurux9467 3 жыл бұрын
Masha'Allah Tawaraka'Allah abaayo kholka jiifka iyo kan fadhiga waan kaa fa'ideytay please abaayo adi iyo asxaabtaada iisoo duceeya inoo Ilaahay ii adkeeyo uurka mahad sanadiin 🙏🤲😘💕
@fertunmehamud843
@fertunmehamud843 3 жыл бұрын
Ilaahey haku adkeeyo urkada intan heysana alaha siyo
@asmaibrahim3859
@asmaibrahim3859 3 жыл бұрын
Allaha raxmanka haku adkeeyo 4indhod oo caafimad qabo insha Allah
@hodanqurux9467
@hodanqurux9467 3 жыл бұрын
@@fertunmehamud843 aamiin yaa Rabi abaayo aad u mahadsan tahay xabiibti❤
@hodanqurux9467
@hodanqurux9467 3 жыл бұрын
@@asmaibrahim3859 aamiin yaa Rabi abaayo mcnto Mahadsanid ❤
@isfahamkabulshadachannel6635
@isfahamkabulshadachannel6635 3 жыл бұрын
Abaayo magacas halke kuqoraa
@nooribrahim89
@nooribrahim89 3 жыл бұрын
Soobadi dhiirigalinta
@maryamacali9778
@maryamacali9778 3 жыл бұрын
Wlaley ani waxaa ii jooga lawa wiil ilaahey bey u joogaanee marka ani leeba irabaan hadey iwaayan ooyin inaa lajiifo hadey arkaana wey iska sii hurdaan xaajiga hada kaligiis ayuu qol kale seexdaa waxyna jiraan mid 3sano ayuu u dhaw yahy midna 1sano iyo 2bil marka maxaa xal u ah abyo ooyintooda
@ummuaxlaamofficial100
@ummuaxlaamofficial100 3 жыл бұрын
Abaayo qolka iftiin oogu yeel si aysan mugdi udareemin quraana udaar oo ugaabi way sexanayaan bar qolkooda
@abdurahmanyusuf3006
@abdurahmanyusuf3006 3 жыл бұрын
Dadna waxay cunaan bay wayeen adna waxaad ka shekenesaa ilmo oo hagajiyo makhsin ee noloshii jore dib u eeg sxb oo xasuso sibirkii aad sexan jirtay oo wadankaad jogtaa yanu been kuu shegin sxbi
@yasmindahir4183
@yasmindahir4183 3 жыл бұрын
Walal gabadha hadee gurigeda qurxisatay ma dambe yaaa wlhi hadaan somali nahay negative ka naga batay, mida kle inee caruurta kle cawiso ee sadaqadeeda labaxdo miyaa ogtahy, gabdha iyo caruurteda masha allah dheh
@yasmindahir4183
@yasmindahir4183 3 жыл бұрын
Mida kle meel kle Majoogto wadankedee kuraxesan ee jogtaaa taas na ogow
@farhiowarsame8652
@farhiowarsame8652 2 жыл бұрын
Masha allah
Gym belt !! 😂😂  @kauermotta
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 10 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 39 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 17 МЛН
Qolka  ilmaha sidaan u hagaajiyay  (dhiiragalin )😍😍
8:50
Rumaan Guribilla
Рет қаралды 9 М.
Sidee qolka fadhiga uga dhigan kartaaa qurux (dhiiragalin) #decoration
11:16
CODSIGINA WAA KAN .NUCYADA RINJIGA U KALA BAXAN 🥰🥰
10:06
Hamda Home Decor
Рет қаралды 10 М.
24 SAAC EE UGU HOREEYSE SAFARKEYGA ? ((WAX KA BARO SAFARKA))
7:58
Dr idil Mohamed
Рет қаралды 11 М.
QOLKA JIFKA IYO ALAAB SOMALIA LAGU SAMEEYE | QOL BOQORTOOYO
6:23
Dr idil Mohamed
Рет қаралды 7 М.
sideen u badalaay rinjiga guriga iska araag #subscribe
17:31
khadija ahmed
Рет қаралды 6 М.
HALKEE AADAY ? (( WAX KA BARO SAFARKA))
5:34
Dr idil Mohamed
Рет қаралды 6 М.
Gym belt !! 😂😂  @kauermotta
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН