QOOTO QOOTO 44 QEYB SHIDAN HD

  Рет қаралды 230,800

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

Күн бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 397
@Mohamed_Bile
@Mohamed_Bile 6 жыл бұрын
Masha allaah my home Hargeisa i miss you from North America Canada Ottowa
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 6 жыл бұрын
Walaalayalow Fanaan Kasto Jilaa Kasto Wuxuu Wax Ku Yahay Dadkiisa Oo Amaana Oo U Mahad Celiya idinka Waxaan idinka Dooneyno Ma Ahan Aduun & Lacag Ee Waxaan idinka Dooneynaa HAMBALYO & Niyad DHIS Dadaalkeena & Howsha Aan Qarashka & Waqtiga Gilinay inaad Noogu Hambalyeeysaan Ood Click Gareysaan Link Youtubka SHARE GAREYSAAN Abaal Baan idinkaga Haaynaa intaas.DAAALNAYEEE.
@DugsigaIQraonline
@DugsigaIQraonline 6 жыл бұрын
GowForwad dhamantiin Abukar Mahdi Legen 👑
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 6 жыл бұрын
Thanks sxb Mohamed Ridwaan Nooloow
@samiramaxame9617
@samiramaxame9617 6 жыл бұрын
Abukar Mahdi wll aad ayaad umahadsantihin abal idinka haynaa
@farhiabeautychannel4612
@farhiabeautychannel4612 6 жыл бұрын
@@AbukarMahdi hye wll Alle haku sharfo Runtii aad iyo Aad bad umahadsan thy
@ifraxabdulqadir4901
@ifraxabdulqadir4901 6 жыл бұрын
Aman iyo mahadcalin wad uqalantan horey usacda la antin shactiso majirto
@mariaqueen22
@mariaqueen22 6 жыл бұрын
Rer hargaysa say u jilayan waa wax kle cwa ma ana ugu horeya bal igu qabta like ta
@ubaxcooking5050
@ubaxcooking5050 6 жыл бұрын
Maryan Nur kuusaarey abyo subscuraaab iisaar
@ilkacaztaburco4940
@ilkacaztaburco4940 6 жыл бұрын
wlHi si dhaba u tageera qooto qooto qaybta hargaysa jecliya dadkayg💕💙💙💙💙i love you somaliland
@fadumomaxamed4502
@fadumomaxamed4502 5 жыл бұрын
✍💅👏👂🤙🤘🤞✌🤲🙌👐🤜🖐
@dhalgobeed7781
@dhalgobeed7781 6 жыл бұрын
hibaaq iyo yuusuf ceegaaag 😂😂😂😂😂😍😍😍 xildhibaan cunaye ku tageera bro 😍😂
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 6 жыл бұрын
Ciddii reer somaliland ah like ii saar
@najatyusuf4113
@najatyusuf4113 6 жыл бұрын
mcm shiine yare miss u shiine hhhh
@zaakir2884
@zaakir2884 6 жыл бұрын
Xildhibaanka iyo xaaskiisa inta jecel.
@mowlidahmed2386
@mowlidahmed2386 5 жыл бұрын
somali
@ayanftgalbedsomalilnd7682
@ayanftgalbedsomalilnd7682 6 жыл бұрын
Cawa aniga ayaa 1 ah wanaa dadkaygii reer hargeysa i hore u socdaaa dhamaantiin 🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒💪💪💪💪💪💪💪💪💗💗💗💖💕💔💔💜💜💜💜💟💟💞💝💜💜💛💛💖💗
@ubaxcooking5050
@ubaxcooking5050 6 жыл бұрын
Ayaan Siman abyo subscuraab iisaar
@mustafexeedhoburcaawi4338
@mustafexeedhoburcaawi4338 6 жыл бұрын
Rer hargaysadan aad la ordaysaa xagay joogaan reer burcaan ku arkaa meeshee
@ayanftgalbedsomalilnd7682
@ayanftgalbedsomalilnd7682 6 жыл бұрын
@@mustafexeedhoburcaawi4338 goobtu wa hargeysa adeer ee is daji baal kkkkkk
@ayanftgalbedsomalilnd7682
@ayanftgalbedsomalilnd7682 6 жыл бұрын
@@mustafexeedhoburcaawi4338 shucayb yare wa rer hargeysa o c/qani isku filan wa hargeysa o Labada gabdhod ee kale wa reer hargeysa lkn reer burco wa 4 reer hargeysa naa wa 4 sow isma Lego kkkkk
@mustafexeedhoburcaawi4338
@mustafexeedhoburcaawi4338 6 жыл бұрын
@@ayanftgalbedsomalilnd7682 hadaad saa u garanayso hargaysadan aad lasoo boodaysaa waa noocma
@abdullahimasuulside411
@abdullahimasuulside411 6 жыл бұрын
Somaaliyey Hala is Cafiyo Gaf waa dhaca lkin Garaad Xumo laguma Darsado Cadow shasheeyo aya idinka faidesanaayo💯💯👍✅💜
@mustafexeedhoburcaawi4338
@mustafexeedhoburcaawi4338 6 жыл бұрын
Maxaa la isku hayaa
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 жыл бұрын
😂😂😂😂 mxaa dhacay 😂
@saynabsaleebaan1967
@saynabsaleebaan1967 5 жыл бұрын
Riwaayad qosol
@fahimamohamed4499
@fahimamohamed4499 5 жыл бұрын
Maxaad ka hadlaysaayee baas cafiskaad ka hadlaysaa dee waa ka aad dhexdiina u baahan tihiin idinkaa sodon sanadood is cunaya Somaliland aayar bay idin dhaaftay reer amisom meel aan siyaasad laga dayin bay siyaasad ka dayayaan
@shamsudinabdirahman7856
@shamsudinabdirahman7856 4 жыл бұрын
maxad ka hadashy ninkaw sidedty mad riyoonaysaa
@vaatihchannel2720
@vaatihchannel2720 6 жыл бұрын
Maeyow muuyo Ali dabcasar inuu u eegyahay inta ila aragta hhhh gacmaha abateedka u fura👇👆👍👍
@Alxamdulillaahi
@Alxamdulillaahi 6 жыл бұрын
Dabcasar uma eka ee ck falaqfalaq buu u egyahay
@naimajanno8844
@naimajanno8844 6 жыл бұрын
Kkkkk sax Ck bay u egyahay ninkaasi
@ubaxcooking5050
@ubaxcooking5050 6 жыл бұрын
maher tech kuusaarey subscuraab iisaar
@vaatihchannel2720
@vaatihchannel2720 6 жыл бұрын
Ck jismiga uga eegyahau ee faceka dabcasar ka eega
@abdihakiimyuusuf9012
@abdihakiimyuusuf9012 6 жыл бұрын
Ok
@guridanbaysgirl3336
@guridanbaysgirl3336 6 жыл бұрын
Wwwww rer qooto qooto salan sare horay usocda thanks 🙏🏼🙏🏼💖💖💖
@Tafo775
@Tafo775 6 жыл бұрын
1.2K ayaa iga hor daawaday.97 commentiga ayay iga hor qoreen hadaba wixiiiga danbeeyow Suulka Tuuji [like] 😝👍🏽🙏🏽
@subeerhamze4037
@subeerhamze4037 6 жыл бұрын
Aderayal rer waqoyi iyo rer xamarka ba labina ba gidaarada isku shukansatan like ha la isaar viva putland
@ubaxaaradan9355
@ubaxaaradan9355 5 жыл бұрын
Qoooto qooto aad baan utaageeeraa. Sxbyl wan idin salmy Qaybta hrgeesa Aad baad umahadsantihiiin sxbyl 🇮🇹❤️❤️
@faizaFunny780
@faizaFunny780 6 жыл бұрын
51qof oo abokor mahdi ku jira ayaa iga soo horeeyey calool xumaan idiin hayaa 😭😭😭😭 car like ii saara
@ubaxcooking5050
@ubaxcooking5050 6 жыл бұрын
faiza Boorama kuusaarey abyo subscuraab iisaar
@ugaasqablan3564
@ugaasqablan3564 6 жыл бұрын
@@ubaxcooking5050 subscribe iisaar wllo
@mohamedabdigeedi7182
@mohamedabdigeedi7182 6 жыл бұрын
Bilahi riwaayada qooto qooto qeebta Hargesa tagera inta ilamida like
@ismailfaarah4641
@ismailfaarah4641 5 жыл бұрын
K
@shaficibarre3050
@shaficibarre3050 6 жыл бұрын
afrta ku jirtaa waaa zahra kiin hibaaq gobaad abdi qani isku filan iyo yuusuf ceegaag wlhi hore u socdaa waan kulmi doonaaa insha Allah waqti uun 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@shaficibarre3050
@shaficibarre3050 6 жыл бұрын
haye waqtigii la heli karaa
@realwarya8215
@realwarya8215 6 жыл бұрын
Qapiil bad ku xulatay inta ilmow
@albushrainstitute6608
@albushrainstitute6608 6 жыл бұрын
Yaa ila daawanaya videoga isagoo jiifa like me
@khadrakhadra8130
@khadrakhadra8130 3 жыл бұрын
walhi wanqoslay 😃😃
@albushrainstitute6608
@albushrainstitute6608 3 жыл бұрын
@@khadrakhadra8130 iiqosol wlshy wan jeclhy hablaha farxadiida😂
@yusufabdullahi4352
@yusufabdullahi4352 6 жыл бұрын
Wan idin baryaaa like haila marin plz wllo
@naimabdihakim6844
@naimabdihakim6844 6 жыл бұрын
Wad ku mahadsantin universal tv iyo abukor mahdi iyo dhaman shaqalaha tvga iyo bahda qooto qooto thanks
@abdalladeero8787
@abdalladeero8787 6 жыл бұрын
Viva rer BurcoH hory U zocdaH 😍😍
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 жыл бұрын
ViVa casimda geeska hargeisa hadhwanag 💖
@حمدي-ب5ث
@حمدي-ب5ث 6 жыл бұрын
Qooto qooto miyaaa❤ Mhdznid abukar mahdi iyo jilyada dhamntod nabad ahada🔥🌎
@ahmedarsenal9173
@ahmedarsenal9173 6 жыл бұрын
Guduudo carwoy gugiii la arkaba allow ya gashaanti ka dhiga magac wayn bd sidata
@munestervlog4500
@munestervlog4500 6 жыл бұрын
Hhhhhh inaba caadi maaha siiba abdiqani isku filan iyo xildhibaanka aadbad ugu mahadsantihiin sidaad ugu helantihiin bulshada u adeegideeda abubokar mahdi thnks inbadan hore usocda garabkiina allaha galee
@fatumalovely40
@fatumalovely40 6 жыл бұрын
Mash Allah full respect cayal xamar dhaqankena wax ka fican malahan wllhi
@nasirnuur3362
@nasirnuur3362 6 жыл бұрын
Waa sax dhaqan kenawamuqadis heer xamar saunahay
@farhaanjr6315
@farhaanjr6315 6 жыл бұрын
Machallh keep going Team Qooto Qooto iyo Abukar mahdi director weyn ....hore u soco
@badripatofarax269
@badripatofarax269 6 жыл бұрын
alaylahe wan sugayay runti riwayadan man dawan jirin lkn malmihi ugu danbeyan si wcn udawado wallahi qosolka iga dhamaday groupka reer hargeysa wad shidan thn hampalyo wll hampalyo thnkz
@abdiasiss_.x
@abdiasiss_.x 6 жыл бұрын
FirsT View am.HaPpY niGGa
@11stars26
@11stars26 6 жыл бұрын
Hdaa shuceeb yare iyo abdi qani iyo hello ku xirantahay Sulka riix 😀😀
@ninkadhiigaushubasomalilan6991
@ninkadhiigaushubasomalilan6991 6 жыл бұрын
Wlui ninkaa yaree shucayb siduu is lahaa ka bad-badi buu xadkii dhaafay imikana tuke la dhuuquuu noqday
@apdyzhakour6537
@apdyzhakour6537 5 жыл бұрын
HooYaDa aYa la waZa nio zhucaYb YaRe wuu zocdAY nio bedaY
@freefireplayerpro3405
@freefireplayerpro3405 6 жыл бұрын
Horumar wacan Qooto qooto group Qosol wlhy😂😅
@fatumalovely40
@fatumalovely40 6 жыл бұрын
Thanks brother abukar mahdi
@dr.abdihaile7276
@dr.abdihaile7276 6 жыл бұрын
inta waalan oo like iisaara ku waashay waan idin salaamay
@suhaib9811
@suhaib9811 6 жыл бұрын
Hibaaq iyo Xildhan Cunaaye way isku Soo baxeen
@maxamedqani7027
@maxamedqani7027 5 жыл бұрын
manshlah waan jeclahay dalkayga iyo dadkayga qooto qooto aad ayaan utaagera
@Sheekadena
@Sheekadena 6 жыл бұрын
Ana 1 ah like ta😆
@illekeynaan6965
@illekeynaan6965 6 жыл бұрын
hal af iyo hal diin hadana isfahan la,aan 🇸🇴🇸🇴😊
@najaxsiyat5944
@najaxsiyat5944 6 жыл бұрын
Hhhhhh Wlhi i love rer hargeyso ❤️❤️❤️❤️ Hadhalkoda jclhy
@abdirasakhassan1938
@abdirasakhassan1938 6 жыл бұрын
Najax Siyat jilayasha badankodu rer burco hargeisa lee ma ahe
@najaxsiyat5944
@najaxsiyat5944 6 жыл бұрын
Shanshacade Hassan apwe aniga makala aqano lkn somaliland love a ku ahay
@abdirasakhassan1938
@abdirasakhassan1938 6 жыл бұрын
Wan ku fahmay wllo
@najaxsiyat5944
@najaxsiyat5944 6 жыл бұрын
Shanshacade Hassan burco miya jogta adiga?
@abdirasakhassan1938
@abdirasakhassan1938 6 жыл бұрын
Najax Siyat yaad i taqaanay wllo?
@ayaaniishpeipe8993
@ayaaniishpeipe8993 6 жыл бұрын
Qofkii uku horeyay ban ahay like hala isaro
@ubaxcooking5050
@ubaxcooking5050 6 жыл бұрын
Quen aragsan Cabdi kuusaarey abyo susbcuraab iisaar
@ayaaniishpeipe8993
@ayaaniishpeipe8993 6 жыл бұрын
Ok xabiibti
@sacadmoussa4
@sacadmoussa4 6 жыл бұрын
Wlhi sahra kiin maal ba saran 😍😍💋💋🌹😻😍 marada xta ma celin karto waxaasa falaq falaq laga yidha #xax ❤️
@muxiyadinismacil5478
@muxiyadinismacil5478 5 жыл бұрын
Meesha hargeisa iyo burcaba way joogaan
@farhiabeautychannel4612
@farhiabeautychannel4612 6 жыл бұрын
Gidaarka iyo guriga kee ficn aniga gurigaa ila ficn inuu wiilku gabdha gurigooda ugu tago uu hooyo salamo wllo salamo Aabo salamo saas baa ila ficn lkn reer xamarka ayey dhaqan uthy anaga xgeena inanta wiil la taagan hdii la arko waala dilayaaa Albaab uuso garaaco.ba iska daaye @😂😂🤣🤣adoo wiil la taagan hdii lagu uleeeyay like iisar 😂😂🤣🤣
@cabdirisaqmohamedadencabdi9194
@cabdirisaqmohamedadencabdi9194 6 жыл бұрын
Fiican ba maahee waaba waajib diinta ayaaba qasab inagaga dhigtay
@farhiabeautychannel4612
@farhiabeautychannel4612 6 жыл бұрын
@@cabdirisaqmohamedadencabdi9194 lkn waalidka.ma ogola
@sekeriyem3557
@sekeriyem3557 6 жыл бұрын
Alisha shehzadi Ani gidaarka ii fican wiil ahan gabadh gurigoga matagen 😂
@Bulqaasacademy
@Bulqaasacademy 6 жыл бұрын
Adaaba inan lataagna la igu uleeyay
@z.k.chanel8761
@z.k.chanel8761 6 жыл бұрын
@kor ii fiiri nin aan meher kugu xidhnayn ayan hoyaday baray hoyada ayaa walan hadaa.nin aan ku mehersan gurigina haduu imanayo ma clubaa meeshu.kkk
@nadranuura2707
@nadranuura2707 6 жыл бұрын
Abukar mahdi mahadsanid sidad bulashada ugu adegto😍😍😍
@asmaladan4535
@asmaladan4535 5 жыл бұрын
Xaga shukaansiga aad bynu ugu kala duwany waqooyi iyo koonfurta Mrka yan lysku mashquulin 😁gabadh aand guursan gurigooda side bad ku tagi
@basbas6004
@basbas6004 6 жыл бұрын
abubakar mahdi iyo dhamaan teamka qoto qooto hanbalyo shaqo fiican baad umada u haysaan allaha idin sharfo dhamntiin taagero buuxda ayaan idin haynaa hadaan nahay umada afkasoomaliga ku hadasha
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 6 жыл бұрын
cabdiqani iskufilane TEAM 👑✌️
@mohamedkhadar9830
@mohamedkhadar9830 6 жыл бұрын
Vıva Burco waxa Mesha marayaba waa reer Burco
@azoozfarh4763
@azoozfarh4763 6 жыл бұрын
mamomalyuun
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 жыл бұрын
XuuX rer burco hku taagnaTo waa wda rer hargysa abti
@mohamedkhadar9830
@mohamedkhadar9830 6 жыл бұрын
Hh malaha aqoon ayanaD u Lhyn aptı Hıbaak Gopaad Yuusuf Ceegaag Abdrhmaan hello sahra kıın Dadkanı waayo waa wada reer Burao aptı
@abdinuh402
@abdinuh402 6 жыл бұрын
JR Junior sahra kiin iyo shucayb isku filan waa reer hargeisa iyo gabadha wiilka ree xamarka shukansanysae
@mohamedkhadar9830
@mohamedkhadar9830 6 жыл бұрын
Hh walal sahra kıın hayga sheekaym anna aqon ulehe
@mumtahamuuqdheer8139
@mumtahamuuqdheer8139 6 жыл бұрын
Xerta xildhibaanka iyo xaaskiisa 😂😂😍😍❤❤
@ibraahingureey9816
@ibraahingureey9816 6 жыл бұрын
Anaaa ku leh reer qoto qoto like
@ubaxcooking5050
@ubaxcooking5050 6 жыл бұрын
Ibraahin gureey kuusaarey bro subscuraab iisaar
@ibraahingureey9816
@ibraahingureey9816 6 жыл бұрын
Ok
@lastqueenzuuzuu9998
@lastqueenzuuzuu9998 6 жыл бұрын
Like isii dadka dhahane maskiintane like siiiya 😂😂😂
@MohamedAhmed-ej9tp
@MohamedAhmed-ej9tp 6 жыл бұрын
Qaybta hargeisa top weeye +murtiiile iyo fadumina
@caashocabdicasiis2537
@caashocabdicasiis2537 5 жыл бұрын
Thank you for your
@TALISO_ABDULLE
@TALISO_ABDULLE 6 жыл бұрын
Qofkii1aad maan ahy mise inta iga dambeysa like iisaara plz
@ubaxcooking5050
@ubaxcooking5050 6 жыл бұрын
Sucdi Qaali kuusaarey abyo susbcuraab iisaar
@TALISO_ABDULLE
@TALISO_ABDULLE 6 жыл бұрын
Hye qaali
@maxamedlakiman7775
@maxamedlakiman7775 6 жыл бұрын
Kkkk
@fadumomaxamed3075
@fadumomaxamed3075 6 жыл бұрын
Wlhi waan sugayay qaybtan
@trustgodsplan1
@trustgodsplan1 6 жыл бұрын
Qofkii 700 noqday inta iga danbeysa like ta hayla dhafina
@qalbidhaya6578
@qalbidhaya6578 6 жыл бұрын
Anaaa ugu horeyeee like ha ila dhaafin
@adenosman5768
@adenosman5768 6 жыл бұрын
Xaasidsanaa Naagtaan sadax qofood muu hal qof iska celin karaa
@mulaaxocabdiqani7717
@mulaaxocabdiqani7717 6 жыл бұрын
Hhhhh oo haddaa inantii dhamayd ee aad la taagnayd miyaad ka carari😁😂
@adenosman5768
@adenosman5768 6 жыл бұрын
@@mulaaxocabdiqani7717 hhhhhhhhhhh waan is farsamayn lahaa dhako aa keeni lahaa ma carareen😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mulaaxocabdiqani7717
@mulaaxocabdiqani7717 6 жыл бұрын
@@adenosman5768 hhhhhhh maxaad wax farsamayn baalahaa lagaa rifayaaye😂
@hothokalgacal3520
@hothokalgacal3520 5 жыл бұрын
M home sweety hargyzaaaay❤❤❤❤
@hudamxmed1266
@hudamxmed1266 4 жыл бұрын
Asc wllo
@ubaxaaradan9355
@ubaxaaradan9355 5 жыл бұрын
Isaaara lketa sxbyl❤️
@cafifohussein7061
@cafifohussein7061 6 жыл бұрын
Walle qeybta hargeysa qatar bey noqotay Ileen mid Cideynaa lagu so daray Reer Xamar ah anagaa ku heysano qeybta jilida
@ubaxcooking5050
@ubaxcooking5050 6 жыл бұрын
cafifo hussein abyo subscuraab iisaar
@cafifohussein7061
@cafifohussein7061 6 жыл бұрын
@@ubaxcooking5050 xabiibti wan ku saray wali bellka on ka dhigtay
@Joker-es6mp
@Joker-es6mp 6 жыл бұрын
Hhh maxad been isku sheegtay somali jiliin cida riwaayad ugu heysata waa reer burco hargeisana ku xigta idinka niiko ayad ku dheeraysan wll😂😂
@ciidmuuse3922
@ciidmuuse3922 6 жыл бұрын
Wlhi wa Runtiisa naag qalbi le Ma Jirto
@muntazissa6837
@muntazissa6837 6 жыл бұрын
alla bay raga ma yidhado ha odhan mar kale ceeb caleek
@najmayussuf6451
@najmayussuf6451 6 жыл бұрын
Mahadsanid abuukar mahdi
@ubaxcooking5050
@ubaxcooking5050 6 жыл бұрын
Najma yussuf abyo subscuraab iisaar
@najmayussuf6451
@najmayussuf6451 6 жыл бұрын
@@ubaxcooking5050 waan ku sare xabiibti
@apdiaziiz4520
@apdiaziiz4520 6 жыл бұрын
QooTo qooTo Like Them Yaa ila tagera♥♥
@AliAhmed-eu4ge
@AliAhmed-eu4ge 6 жыл бұрын
Yaa jiif iyo qawani ku daawanaya 👆🏻👆🏻
@najahqueen2685
@najahqueen2685 6 жыл бұрын
Xildhibanka ugu shidan
@khadarsomaaliya1208
@khadarsomaaliya1208 6 жыл бұрын
Somaaliya👍👍 Qooto Qooto👍👍
@abdulghanitigey9639
@abdulghanitigey9639 6 жыл бұрын
Hhh show qooto qootoba waxa logu talo galey iney kooxdani jilaan cid kaga wacan ila hada ma arag horey u socda asxbta
@hafsa1435
@hafsa1435 5 жыл бұрын
dhamtadba waa burco hore usocda dadakaygii
@nsrcabdiraxman9720
@nsrcabdiraxman9720 6 жыл бұрын
Nice thank you
@nimobrown8459
@nimobrown8459 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂naar naar kulahaa 😂😂# heelo nin daran iga dheh😂😂😍❤💋
@fathiahmed9428
@fathiahmed9428 6 жыл бұрын
Waa ruuntaa abukaar mahdii waa maa madadaalisey anaanaa waa in a an idiin mahaad ceeniinaa wall xaaqbaad uleediihiin waad maahaadsantiihiin
@nadiifohassan6948
@nadiifohassan6948 6 жыл бұрын
asc asxaabta qaliga inta xiliban cunayo tageera like isaara
@abdirahmanmohamedqaxiye9292
@abdirahmanmohamedqaxiye9292 6 жыл бұрын
xildhibaankuna waakula jaazya kulaaha qoftan caadi maaha
@hoodo28khaalid60
@hoodo28khaalid60 5 жыл бұрын
hhhhhhhwoooooooooow aaaaaaaaaaa
@maxamedlakiman7775
@maxamedlakiman7775 6 жыл бұрын
Ruwayad Cajiib ah iga dheh
@moali3995
@moali3995 6 жыл бұрын
Waryadhen sahra kiin diracu waa khafiif wey Ku qaawantay 18:32
@mahamedeur8390
@mahamedeur8390 5 жыл бұрын
Mo Ali ceeb hooyada wase
@xamsexasan3739
@xamsexasan3739 4 жыл бұрын
Masha Allah
@bashkaxaji5661
@bashkaxaji5661 6 жыл бұрын
Mahdiyow waxadan gabdhahaga u igolaten gabdhahena kadaa oo gabdhaha iso astura ku dheh waxani waa siyaadee
@mudanemudakar8456
@mudanemudakar8456 6 жыл бұрын
Riwaayaduba waa xildhibaanka iyo xaaskiisa
@عنيدهوراسييابس-ص2ي
@عنيدهوراسييابس-ص2ي 6 жыл бұрын
Kanyare shucayb xiirnanta kuqurux badana 😁😁
@cabdikhaaliqcalisiciid6542
@cabdikhaaliqcalisiciid6542 6 жыл бұрын
Jilyaasha qoototo hore usocda
@fathisabriye6591
@fathisabriye6591 6 жыл бұрын
Kkk yaman aya layku kuday ku dhahaa
@xaarwalwaal
@xaarwalwaal 6 жыл бұрын
Fathi Sabriye kkk Yemen aya layku kuday muu odhane waxa uu yidhi Yemen ayaa la'igu guday. Yenen ayaa baarada la'iiga gooyey weeyaan. La iku kuday waa la igu wasay. Kkkkkk Dad yahow afka inaad kartaan ayaa wanaagsan. Hadii kale sidaaa ayaad wax u kharibeysaan. Ga dii ayaad ka ku qaldeysaan. Qa diina kha ayaad ku qaldeysaan. Waa inaad barataan sida afka loo kala shaandheeyo ama miito. Kkkk Yemen ayaa la ikubkuday ku lahaa kkkkkkk Waar sidaan u qoslayay ayay firixdii iga dhamaatay. Kkkkkk
@ragehshow5499
@ragehshow5499 6 жыл бұрын
Ceegaag hope you will be a great comedian
@SaeedOfficial101
@SaeedOfficial101 6 жыл бұрын
Kama helin dhaqankan cusub ee happy birthday ga ah waa dhaqan gaal maaha kii muslimka waxan ka codsanayaa maamuulka universal tv in aan mar danbe aydaan soo bandhigin kan oo kale waa iga talo
@qadramohamed6063
@qadramohamed6063 6 жыл бұрын
qooto qooto wa ruwayad cajib ah
@fardowsoabdiali7937
@fardowsoabdiali7937 6 жыл бұрын
Caadi ma ahan
@safioomar6277
@safioomar6277 6 жыл бұрын
Gidaaarada ku lahaaaa🤗🤗🤗🤗
@absolutelylegend2694
@absolutelylegend2694 6 жыл бұрын
Nio Kan Yar Ee Shucayb Yare Waa Daba Ka Gale Kasaara Filimkan Ama Dhaha Jooji Maala Yacniga Fara Badan
@ninkadhiigaushubasomalilan6991
@ninkadhiigaushubasomalilan6991 6 жыл бұрын
Aaar meel horena waanku xusee cid qabate yarkaaa mala waaayay
@apdyzhakour6537
@apdyzhakour6537 5 жыл бұрын
Mohamed Hassan ZhucaYb YaRe hormaR kiiza miYaD ka xuntaHaY BeeDaYow BeeDaYg dhaLaY hooYaDaa ziilkeDii waZe
@monacali7804
@monacali7804 6 жыл бұрын
Kkkk qaybtan bankahelaa hergeisan kuhaystaa soobadiya
@amiinacasaanyo4170
@amiinacasaanyo4170 6 жыл бұрын
ala heesta qooto qooto mcnaa
@edebsanadan6273
@edebsanadan6273 6 жыл бұрын
Gabadha gurigeeda in loogu yimada sharaf ila ah nin hotel ad LA. Aaday wax kasta ka filo midaa gidaar LA istaagtana waaba ku ceeb reerka inkasto nin weyn oo mas.uul ah gidaar naag LA istaageynin
@Bulqaasacademy
@Bulqaasacademy 6 жыл бұрын
Haaa wl waa saas
@edebsanadan6273
@edebsanadan6273 6 жыл бұрын
BulQAAS TECH thanks wll
@knaanburcawwi4559
@knaanburcawwi4559 6 жыл бұрын
Sidaaz. Waxan yeelen gabadha walaladeeed wayo mesha guur ma yaalo e was sheeko
@cabdiraxiimmuuseawjamac685
@cabdiraxiimmuuseawjamac685 6 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walaalkaa sharaftiisa matahay iyo aabahaa nin aanku qabin inuu soohormaro waliba gurigiina kugushukaansado damiir xumaa nin wllshiii lagu hor shukaansanayaa shukaansiga waligaaba xataa dhaqankii soomaliyeed ee hore labada inanka iyo inantuba meel ayay kubalamijireen aywakhti kuqaataan iyagoo iskana qarinaya walidiinta gabadha dhashay iyo walaaladeedba anigah wllshy iskadaa nin ayxafada keentee hortayda ayaanay tel kulahadli karin waayo dameerkeygaan qadananba taas Edebsan Adan
@edebsanadan6273
@edebsanadan6273 6 жыл бұрын
Beerdilacshe adigu taada bad ka hadashay lkn rasuulkena mohamed scw kama sugnaanin nin iyo naag gidaar Isla taagan wiilka iyo gabadha hadey is doonayan Hal Mar baa LA istusini wixi intaas kadanbeeyo iney isku qancaan baa LA weydiin wiilka hadu gabadha ku qancay walo dooni gabadhana si lamid ah lkn gidaar waba hala isku cayaare bisinka sow qaraaba malehid iyo asxaab sow walasha gidaar nin LA taagan arki Mayan oo laguugu shekesan mayo mase taas xagaaga Waka caadi any way wadada saxda ah Cid kasta wey garani hadaa LA is difaaceyn
@shaaficicawad149
@shaaficicawad149 5 жыл бұрын
wllhy xaraabo
@shuaibismail3033
@shuaibismail3033 6 жыл бұрын
hello wllhy iga qosliyay xildhbn udiyaar garow wxii ilaahy ku baray gg
@zaadiqtube
@zaadiqtube 6 жыл бұрын
Meyow muuye ali Iyo jaceyl kiisa meeshi way madhxiyeen
@walisiciid8226
@walisiciid8226 6 жыл бұрын
Wan tageera qooto qooto wlhi
@mohaisse8887
@mohaisse8887 6 жыл бұрын
First view
@caskawaagatube7009
@caskawaagatube7009 6 жыл бұрын
Ceeegaaga wale waanin jira Waa laysu camirayaaaa kkkk
@hibaqmohamud4127
@hibaqmohamud4127 6 жыл бұрын
Alla maxan suugyay
@khalidomar5550
@khalidomar5550 6 жыл бұрын
Ninki mayaw moonye sheekadii dhab dhabuu ka dhigay ba 😃😃😃😃
@gureyfanax5005
@gureyfanax5005 6 жыл бұрын
Asc wr wbrt ilaahaan kuugu dhaariyee maalaa yacniga iska dhaaf,wlhi qoraalkaan uunbaan halkaan usoogalay
@honeyhoney205
@honeyhoney205 6 жыл бұрын
Waligeyba ma daawan cawa wa I kow mahasanidin wllo
@juletharzi3167
@juletharzi3167 5 жыл бұрын
=mashallah fican
QOOTO QOOTO 47 QOSOL IGUMA HARIN
35:08
Abukar Mahdi
Рет қаралды 73 М.
QOOTO QOOTO HARGEYSA 46
34:37
Abukar Mahdi
Рет қаралды 103 М.
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 106 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 36 МЛН
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,1 МЛН
QOOTO QOOTO 37 HARGEISA
46:50
Universal Somali TV
Рет қаралды 92 М.
QAMAR SUUGAANI ADAA DUMAR UGU SITOO NEW VIDEO 2018 HD
6:00
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
short film damaca jacyal 2024#shorts#qudhqudhiye#ruwayd
11:29
YASIIN QUDHQUDHIYE
Рет қаралды 23 М.
NEW QOOTO QOOTO 45 QOSOL
36:40
Abukar Mahdi
Рет қаралды 184 М.
QOOTO QOOTO 57
35:43
Universal TV
Рет қаралды 67 М.
Heesta Markay Soconaysee Yusuf Cegaag 2017 HD
5:07
Hawraar Music Production
Рет қаралды 962 М.
QOOTO QOOTO 52 QOSOL KKKK
36:42
Abukar Mahdi
Рет қаралды 40 М.
RIWAYAD QOOTO QOOTO QEYBTII  2AAD PART 2 HD
39:03
Abukar Mahdi
Рет қаралды 1,5 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 106 МЛН