XASANOW ITAQULAAH UMADA AD MADXADA U TAHY Ilahy ug baq RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh Somali wey u dhaamatay ilahyow noo gargar adiga awood leehe inshaaaaaalh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 RIP Somali
@DblockDarwish-vb8dfАй бұрын
Shaqo wacan
@AbdiHirsi-v1eАй бұрын
Asc walaal taleefonkaga isoo dir waan kusoo wicin Balwaan
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205Ай бұрын
Ilaahay nabad baan ka barinay meel aan joognaba, meel walba dagaal Subxaana Allah
@baqiisaawuukar3574Ай бұрын
أني أري ما لاترون
@SharmakeJamac-k7qАй бұрын
Xassan munafaq WA fuley doqon ah WA markii muqdisho Ka carari lahayd weeye
@abdikadirali6491Ай бұрын
Waa sax in jubka laga dhigo sjacabka balse wadda laysla qaatay iyo dawlad amniga sugi karta ma soo bandhigin yaa bannaan is dhigaya
@Ruun-finderАй бұрын
Soomaaliya haday ka badbaado in Xassan Sh Maxamuud dhamaysto inta xilgiisa ka dhiman haduu siijoogo kama badbaadayso dowladnimadeedu
@AbdiaziizIsse-w5rАй бұрын
Farid walahy xabad ba kaga baxaysa villa somaliya waqtigagu ha ka baxo
@HassanAliHassan1960Ай бұрын
Hassan sheikh waa nin Abgaal ah cid la hadli karto malaha. Sharif iyo Hassan waa walaalo si hoos aa loo heshiihaa eebow. Balwaanow afkaada edeb u yeel bro
@cabdallealiorshe3334Ай бұрын
Xaqdaradii aya soo baxday Shalay FARMAJO lagyu duulmiyey