Barnaamijka Fahmo iyo Fagaaraha Maanta Camera: Khadar maxamed Editing : Eng Giriyaad Copyright Fahmo official iyo Somali Global
Пікірлер: 137
@iidaadiofficialchannel59724 жыл бұрын
Asc Ubax Fahmo walaal sharaf leh ayaad tahey filim hadda ka hor aad ku jirtey ayaan ka helaa kaasoo kale soo celi gabadha beenta lagu guursadey ka dib wiilka ku boodey
@faizamohomed97634 жыл бұрын
Adiga hoobey hooyada maa bixineysey mise kii dadka baa bihineysey?🤣😂🤣😂🤣😂 Alla hindaay aad baan kuu taageersanahay. Walee naag jirtaa tahaye horey u soco.👍👍👏👏👏👏👏👏👏👏
@xamdacabdiqaadir71884 жыл бұрын
Hinda wlhy wan kujeclahay waad iga qoslisay noolow oo guuleeso wllshay sharafeey❤❤❤❤
Gabadhu waa oromo ee haku mashquuline fahanka guud ka raac
@farhiafarah69542 жыл бұрын
Yyyyyyy gabar sooomaaaliyeed baan ahay wadajir
@housseindabar90794 жыл бұрын
masha allah hinda way ficantahay e ineku af oromada kuhadla
@abdikariimibraahim10644 жыл бұрын
hinda walaahi way iga qoslisay fadlan horu soco mararkale noo soo celi. codekeeduna maansha alla weeye.
@mukhtarapdiraxmaan46314 жыл бұрын
G
@fadumoayan49474 жыл бұрын
Gabadha haku qoslisnina niyada haga jabina
@asadabdulahi12572 жыл бұрын
Hinda is top notch! I’m proud that she speaks Somali language
@FarhiaFarah-wg5qe19 күн бұрын
Familyyyyyy reero an yartan layga Yirahdo ,YawayE HEE
@nasirsiyaddaud85104 жыл бұрын
Sidii cali oromo u hadlaysaa wllhi inta ila aragtay like 🤣🤣
@zamzamabdirashid76764 жыл бұрын
Bulo xubeey ala xafadeydi waxan kadaganen aga garka somali airline ama school djibouti agtisa 💜💗
@salaadkariish4 жыл бұрын
school jabuti hada ayamba jogaa 🌷😁
@zamzamabdirashid76764 жыл бұрын
@@salaadkariish 😁😁😂igusalam
@MohamedAbdisalam-f9v9 ай бұрын
Ceel qalow miyaa
@Brobrotherteam4 ай бұрын
Runtaa weeye wallaalo❤❤
@argloncom4 жыл бұрын
WLL ILAHY MURAADKAGA HA KUU SAHLO AaMIN FADLAN NOOQO CHANNELKA SI NOLOSHAADA AAD WAX UGA BADASHID ||muxaadiro qisas qur 'aan blease shere subscribe
@haldhaaqurux80784 жыл бұрын
Qosol iguma hadhin wlhida😂😂🤣
@shugrsulub93304 жыл бұрын
Hida waan salamaya aadban utagera sanansare
@hassanabdi70622 жыл бұрын
Waryahe hindo wa la fahmayaa af somaligeda ee ciyarta ka daaya
@farhiafarah69542 жыл бұрын
Yyyyyyyu lab iyo dhadig
@nadiirasiciid16074 жыл бұрын
Mam ubax waxaan kaa codsanaynaa in ay hindi ay kula daa dihiso mar walaba
@cshaqalle82584 жыл бұрын
Hhh hinda waa gabadh markay hadasho qosal.kaa soo yacayay ee soo badiya gabadhan barnamij yadeda
@abdisalamabdulle90614 жыл бұрын
Gabadha si fiican ula hadal
@sacadmuuse67314 жыл бұрын
hhhhhhh wlhi qosolkii baa iga dhamaaday
@amrannakataaofficial30654 жыл бұрын
Buullo xubeey waa meeshaa ku kooraay xadeydaa aan jaclhy wwww
@geesigaasidhalay11464 жыл бұрын
Axmed wali furunle maxaa waxkudhacay kii ciilka tiraysaydee war qoftan hanaloogu sooceliyo
@zalmaancadde50324 жыл бұрын
Zalmaan cadde Qaa Qaa Qalbi Baraf Inta Ba Ah
@farhiafarah69542 жыл бұрын
Faseex soomaaliyeed gebadha khatraaay funny
@fatxiyasomaliaofficial90344 жыл бұрын
Hhhhhhhh gabadhan wa fani dhab ahaantii masha Allah allaha xafido
@nuuhabdi79352 жыл бұрын
Kii aniga ma dhidig Ba kkkkkkkkkkkkk🤣🤣😅😅😅😅
@faizacsalam13674 жыл бұрын
buulo xuubey waa xafadan ku dhashay ku koray ala jecliya xafadeyda buulo xuubey
@asmacali4544 жыл бұрын
Furunlaha kii ciilka tiiryaso🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@cudoonbare28264 жыл бұрын
Dee eeg xa. Dii baa lala yahay
@mohamedali-rx3iy4 жыл бұрын
Mama ubaxfahmo ad ban ku tageraa nlow mamo
@ahmedhashi25274 жыл бұрын
Ma hada & da;daan & hees qaatumo xumo please 🔴
@zamiaupdyyrahmann75514 жыл бұрын
😂😂😂😂😂Alla beerka nahwi weeye kulhaa😂😂
@mahamedomar35254 жыл бұрын
KKKKKK KKKKKK KKKKKK
@nuranatural52664 жыл бұрын
Soomaliyey gabadha qosolka ka daaya, wa surgal inaad wadamo badan kala oogtan afafka ku hadashan sida si ka daran ba ugu hadli jirten, runti she is funny haday Oromo tahay, haday Somali tahayna she is not only funny but she is talented too
Those people are unprofessional dadka hadu luqadada aqoon laguma cayaaro, yasitaan aya kamuuqato dadkan
@Xaq_udirir3 жыл бұрын
Waa beentood wa iska yeel yeel walaal
@mrbaaxeer42034 жыл бұрын
Hhhhhhhh ani maad dhidiga kulahaa
@MoxamudSomali Жыл бұрын
Fahma iyo fagaaraha
@faizafilsan83874 жыл бұрын
Xaafadihii xamr maa neenaas noqdy Mida kle sidey u tiri hinda ayan kahely😂😂😂😂😂
@safiyowarsame53314 жыл бұрын
Ciyaalkayga Hadii meshss la farisin lahaa ceebta karacysa hindaba bura sida
@amrancismaan93592 жыл бұрын
OmA ruunba xalku
@enghaykal7634 жыл бұрын
Ninkan odayga muxu gabadha ka xijinayana
@ahmedmumin3061 Жыл бұрын
Walhy san uqoslayey beerka ixanuni garay gabdha afsomaliga halabaro
@cawilayaanle24404 жыл бұрын
Gabadhan way ku hadlaysaa soamaliga yaan la baraq jebin.. Kuwo badan Oo guryaha joogo fariidnimo Iyo karti Iyo qurux intaba dheer hadii Alle laga baqayo
Somali wax afkooda la bartoba maaha, bal eega siday inanta ugu qoslayaanvtoocsibayba ka dhigteen 🤔wadanada kale dadka way u saxaan iyagoo waliba qofka amaanaya oo noyada u dhisaaya
@nasteehomohamed11784 жыл бұрын
War Gabadhu waa Somaliyad may Baran.
@SM-qx5he4 жыл бұрын
Soomalida dadka ugucunsuurisan weeyo calamka!
@Mulki-th2sm4 жыл бұрын
Nasteexo Mohamed sootan afsoomaaliga jajabineysa sidee somaaliyad ku tahay?
@Mulki-th2sm4 жыл бұрын
Dad waxaa jira gaangi leh oo aan sifiican u hadli karayn lakiin markay heesayaan caadi u heesa markaa innantani waa sidaa oo kalaan filayaa heesaha way xafiday lakiin afsomaliga kale waydinka arkaya lahjadeeda waa wax lagu amaano lakiin
@nasteehomohamed11784 жыл бұрын
@@Mulki-th2sm Way iska Ciyaaraysaa Wallo Youbeka ayaa lagu kala kasmcsanayaaa .
@aminasalah51904 жыл бұрын
odaygan gBdha dhibta ka daa ilyeyn soomaaliyad maahee