Shaqaalaha Federaalka Mareykanka oo loo yaboohay lacag si ay shaqada uga tagaan | Qubanaha VOA

  Рет қаралды 55,407

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Shaqaalaha Federaalka Mareykanka oo loo yaboohay lacag si ay shaqada uga tagaan, saameynta go’aanka Mareykanka ku hakiyey deeqada dibedda, dadkii dib ugu laabtay Gaza oo ka dayriyey, ciidamada Israel oo weli ku sugan Suuriya, wararkii u dambeeyey ee xaaladda Congo iyo qodobo kale.
00:00 Furitaanka
00:33 Lacagta ka tagista shaqada Mareykanka
02:39 Mareykanka oo hakiyey deeqada dibedda
07:25 Dadkii dib ugu laabtay Gaza oo ka dayriyey
08:59 Ciidamada Israel oo weli ku sugan Suuriya
14:32 Wararkii u dambeeyey ee xaaladda Congo
17:39 Isbedelka cimilada oo saameeyey Kenya
21:59 Beerashada gallayda ee Qaaradda Afrika
25:17 Dalalka ugu badan ee xabisa suxufiyiinta
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali....
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Пікірлер: 23
@MoeMoe-k9j9n
@MoeMoe-k9j9n 7 күн бұрын
Mashala Allah
@nasrihasan2110
@nasrihasan2110 7 күн бұрын
Ilahay ayaa gargaar leh gaal gadhmuun gargaar malaha
@Mumtaas-r5w
@Mumtaas-r5w 7 күн бұрын
ILAHAY dadka badbaadiya ee marakanku waxba uma hayo ee ha joojiyo
@KayseHuriye
@KayseHuriye 7 күн бұрын
Ku.scw.scw.scw.scwscw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@najiibyaska9389
@najiibyaska9389 7 күн бұрын
VOA❤
@mohamedalihassan8685h
@mohamedalihassan8685h 7 күн бұрын
OK
@MaryamXuseen-b8i
@MaryamXuseen-b8i 7 күн бұрын
Wuu saxanyhy anaga hadan Somalia nahay bereheena ganacsigeena. Aya Naga bdn kaliya tuugada dowlada ah aya xaranti laga jaray
@zakihareed2698
@zakihareed2698 7 күн бұрын
Masago iyo Gallay mayna isku mid ahayn. Mise yar-yaraha ka wadaan
@MohamedDhoof-o7n
@MohamedDhoof-o7n 7 күн бұрын
Waankaxumahay
@Aadanxuuseen.aadanubaxale
@Aadanxuuseen.aadanubaxale 7 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@CismaanMaxamed-l7e
@CismaanMaxamed-l7e 7 күн бұрын
🎉😢😮😅😊😂❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 29:10 29:10
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 7 күн бұрын
Israil ciidamadedu way jaaben ilaahayba jaaab wayn kuuriday iyo guuuldaro wayn insha alaah
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 7 күн бұрын
Ilaahow israil jaahada kaalumi jaahwarer kuuri wayn iyo kaalaayac jaaab insha alaah
@XasanaxmedMaxamud-x2o
@XasanaxmedMaxamud-x2o 7 күн бұрын
❤❤😂😂🎉🎉😢😢😮😮😅😅😊😊
@Ahmed-e1s4x
@Ahmed-e1s4x 7 күн бұрын
Maxuma oiskutash
@djwarya1139
@djwarya1139 7 күн бұрын
Barakacyo mise shacabka la dulmiyay guryahoda laga dumiyay 🤦🏽‍♂️
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira 7 күн бұрын
oo fiicnaa geedka timirta ee gaaban, salaan looma baahna waa tii dalka maroco ka bixichirtay timirtaasi.. Hargaysa masoo gaadhaa aan iibsadee?
@MohamedDhoof-o7n
@MohamedDhoof-o7n 7 күн бұрын
Jojinta gargarka
@musa-sc2cb
@musa-sc2cb 7 күн бұрын
Yahuud Nacala idingu Dhaac Dhuul Boob Badana Shayadintu Sharci Qabta maleh Jajuuj Majuuj Weyane walahi dadkane dhiib mahee xaal kale maleh.
@Mahamud-g6j
@Mahamud-g6j 7 күн бұрын
Trump oo soo jeediyey la-wareegista Marinka Gaza | Qubanaha VOA
29:40
WARAR CULUS OO SAAKA SOO BAXAY & XAALADO DHIILLO XAMBAARSAN OO TAAGAN
24:08
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
Срочно! План США по Украине готов. Мир через силу. Прорвемся! /№897/ Швец
48:35
Kaftanka Siyaasada 573 oo aad u xiisa badan
41:39
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 28 М.
RUUSHKA OO SIR CULUS KASHIFAY | ILHAN OO ELON MUSK SCHOOL U DIRTAY
17:51