Yaasiinow wlloh. Hooyo aya iga xanunsan iguso ducee madama ad jogto. Mel barakysan 🙏
@sagaldahir93829 ай бұрын
Way dhacday mar kale yaasinow inad in badan naga maqnaato mxa nogu balan qadaysay markale inanay dhacayn😢
@UgbaadMaxamed-s5l9 ай бұрын
Wllky yaasiinaw wllo guulayso mar walba wlhy shaqsi naxariis badan ixtiraam badan ayaad tahay intaan kaa arko xushmad baan kuu hayaa aniga hal wiil baa iladhashay waan iska jeclahay wiilasha soomaaliyeedoo dhan gaar ahaan wllky yaasiin halyeey💪🏼🫡
@mohamedabdulkadir26009 ай бұрын
Aamin yarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@SafiyoMaxamed-p5y9 ай бұрын
Alle hakudaayo halyey
@masbal91809 ай бұрын
😢😢 wlhi hodan geesiyad garab wayday ayay ahayd Alle ha u naxaristo yaa rabbi 🤲🤲
@sahromaxamedcabdi96019 ай бұрын
Ascw Yaasiin waa gabar Sahro la yiraahdo oo adiga iyo sheikh Xabiib Cumaan idinkala hadlaysay please Sheikh Xabiib taleefoonkiisa ayaa iga baxay ee ha isoo waco Maraykanka inshaa Allah
@aminaabshir14959 ай бұрын
Baraka Allah Tabaaraka Allah 💯 ♥️
@Mankavic-q8c9 ай бұрын
Part 7 please ❤
@safoyoyalaxow7399 ай бұрын
Lasoo dhaqso part8 pls😢😊
@hamdixiischannel14829 ай бұрын
Istahil axmed diiriye isku waqti ban aheyn waana iska soo galnay Turkeyga lkn waxan ku kala hartay turkey inkastoon giriiga iskaga daba nimid , walaal Yaasiin 2008 waqti dhaw ma aheyn
Yaasiinow part 7 soon boobsiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii
@inaxaajicumar40109 ай бұрын
😂❤❤🎉🎉
@sagaldahir93829 ай бұрын
Yaasinow mxa ka qaldan inay dad kugu xidhanyihin madan ogeyn oo musalsalkan malin wlba sugaya hadadan so duubi karayn hal mar duub kadib na malin wlba in so geli sidan u sugaynay waa daalnay inader