Raga hoostooda alaabta Lagu istaajiyo/ Erectile Function/Cafimat Fican

  Рет қаралды 201,136

Cafimat Fican

Cafimat Fican

Күн бұрын

。 Please visit my website here: www.cafimatfic... 。
。 Social Media 。
。 Instagram: / yasmin_nutrition_coach 。

Пікірлер: 804
@aminaosman1029
@aminaosman1029 3 жыл бұрын
I am really shocked, you are a brave woman to talk about this sensitive subject. Men are more likely to enjoy your lesson as it is very clear on comments.
@codergirl8977
@codergirl8977 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@CafimatFican
@CafimatFican 3 жыл бұрын
I am part of health care for quite sometime Alhamdulilah and I have learned over the years to help. I absolutely love helping my community and my people. Thank you sweetie for your kind words. Sending you my love 💋💕💋
@drfauci3375
@drfauci3375 3 жыл бұрын
You should stop bleaching before you talk about guus
@ayaanahmed3421
@ayaanahmed3421 3 жыл бұрын
@@CafimatFican well said Yasmin YASMIN Qurux💕
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 3 жыл бұрын
You seem to be more interested in this business.
@fatmaasad3998
@fatmaasad3998 3 жыл бұрын
Habo mcn isoo duceeya walahey qaali iyo habo yasmiin wan xanuunsanahy in mudda ah si niyad ah iigu soo duceeya walalahey ilaahey dartiis walalaha qaaliga ah
@CafimatFican
@CafimatFican 3 жыл бұрын
Habo macaanto cafimad dag dag ah Allaha kusiiyo InshaAllah amin yarabi amin 💕💋💕💋💕💋💕💋💕💋💕💋💕💋💕💋💕💋💕💋💕💋💋💋💕💋💋💋💕💋💋💋💋
@umuamiinchennel2486
@umuamiinchennel2486 3 жыл бұрын
CARWAAKAASAA HOOS FIIRI HADAAD GEESITAHAY ______________________________________ #PLS# WALL #SUBSCRIBER# IISAAR WAA CODSI kzbin.info/www/bejne/hXXHd4Z5qaeGn9k
@ustaadkiimikowithkaabeonli2624
@ustaadkiimikowithkaabeonli2624 3 жыл бұрын
@@CafimatFican Wa yarki insha alah waxan fila habo inad isojwbi donto gmail ama whatsapp sigar ah ayan waxyabo ku weydin raba
@nasromahamed7472
@nasromahamed7472 3 жыл бұрын
Ilaha ha ku cafiyo abaayo caafimad deg deg ah Allah ku siiyo
@cabdiyaregurhan3659
@cabdiyaregurhan3659 3 жыл бұрын
Alaha ku cafiyo wlle
@cabdalladaqarre3976
@cabdalladaqarre3976 3 жыл бұрын
Mama it's good idea to share us so continue these lessons Jazakallah
@abdulkadirabukar4139
@abdulkadirabukar4139 3 жыл бұрын
Asc walaale aad iyo aad ayaad u mahadsanthay sida wanaagsan aad u istaagtay in aad u caawiso bulshada Somiyeed thnks again
@CafimatFican
@CafimatFican 3 жыл бұрын
Please add us in your duca. JazakALlah Qeyr 💋💕💋💕💋💕
@ShaqaleTimir
@ShaqaleTimir 4 ай бұрын
​@@CafimatFicanas
@mohameddahir6798
@mohameddahir6798 3 жыл бұрын
Maamo maanta waa maalintayadii Thanks.❤️
@saynab2031
@saynab2031 3 жыл бұрын
Kkkkkkkk beerka haku dheeldheelina
@maxamedasad2848
@maxamedasad2848 3 жыл бұрын
@@saynab2031 hhhhhh
@CafimatFican
@CafimatFican 3 жыл бұрын
Awesome 👏
@farhanjay2637
@farhanjay2637 3 жыл бұрын
Kkk Mohamed Dahir sxb nin dhaarsan lkn tabarta uderisaad uqoraal ektahaye alaha kula garab kalo keep going😄
@wadanisomali9675
@wadanisomali9675 3 жыл бұрын
@@saynab2031 😅😂
@m0maali488
@m0maali488 3 жыл бұрын
Walaalay wax fiican baad sheegaysaa dad badana waad u faaiidaynaysaa ee halkaa ka sii wad. Dadka wax ma garatada ahi yay ku niyad jabin. Ilaahay ha ku xafido hana ku dhowro walaashay. Jir oo joog.
@ahmedjamal3993
@ahmedjamal3993 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaashay Khayr Allaha kaasiiyo waqtigaaga qaaliga ah eed nala wadaagtay; waxaan ku darilahaa wax Allaale waxa badiya circulation(wareegga) ka dhiigga sida qayb ka mid ah qudaarta, vitaminska (D), sacfaraanka, ashwagandha, etc way caawisaa ragga waliba in long term way.
@jamadarwiish6048
@jamadarwiish6048 3 жыл бұрын
Shacfaraankan xmr malaga helaa wll
@farhiakaliilchannel4955
@farhiakaliilchannel4955 3 жыл бұрын
Asc asxabta abayo yaska barnamijkan wiilasha ayuu ku fiicanyahay mashaa allah
@umuamiinchennel2486
@umuamiinchennel2486 3 жыл бұрын
CARWAAKAASAA HOOS FIIRI HADAAD GEESITAHAY ______________________________________ #PLS# WALL #SUBSCRIBER# IISAAR WAA CODSI kzbin.info/www/bejne/hXXHd4Z5qaeGn9k
@yusufjowhari2877
@yusufjowhari2877 3 жыл бұрын
Gabdhahana wuu an faca madama ragodii lo daweynayo 😁
@shipseaa3371
@shipseaa3371 2 ай бұрын
Been sheeg oo been run u eg sheeg . Nagadaa Bahasa ayeeyo.
@salaadnuur8015
@salaadnuur8015 3 жыл бұрын
Walaashey Yaasimiin, ii ogolow in aan ku saxo: Inta aad dhihi leheed: Alaabta ragga ee hoose waxa ka wanaagsan: XUBINTA TARANKA EE RAGGA. iyo: XUBINTA TARANKA EE HAWEENKA. Mahadsanid.
@CafimatFican
@CafimatFican 3 жыл бұрын
MashaAllah tabarakallah waad mahatsantahay sida sharafta leh aad ii bartay hadalka saxsan JazakALlah Qeyr. Waa igu ogtahay hada kadib in aan saas dhaho. . Waa isharaftay Allaha ku sharfo 💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋
@burhanudiin9629
@burhanudiin9629 3 жыл бұрын
Salaad, thanks qoraalkaaga, ciwaanka alaabta raga markaan arkay waan kuqoslay maacuun miyaa baan is iri alaabta lasheegayo
@wiilwaal1866
@wiilwaal1866 3 жыл бұрын
@@CafimatFican sacfaraan Af ingiriis maxa lagu dhahaa
@falisigal579
@falisigal579 3 жыл бұрын
@@wiilwaal1866 waxa lagu dhahaa 《Saffron》
@raysiyobarwaaqo3804
@raysiyobarwaaqo3804 3 жыл бұрын
somalida wixii la sheego sikaley u badelayaan markaa abaayo wax bay asturey saa
@hawaluladan594
@hawaluladan594 3 жыл бұрын
Abaayo yasmin juice Ilmaha yar yar from one year lasiinkaro oo meesaankooda kordhinaayo iyo cuntadooda noosoo samey insha Allah
@AliMohamed-wx9zy
@AliMohamed-wx9zy 3 жыл бұрын
Alhamdulilah waan ka caafimad qabaa aadbaana ugu mahadsantahay maamo sidaa dadka u wacyi geliso inta xanuunsan Alle ha caafiyo yaanan la xishoon maamada ama odeygeeda talo weydiista howlahaa waa howl aan laga kaftami karin.
@hassanCheikabdi
@hassanCheikabdi 8 күн бұрын
Mahadsanid yasmin qali 🥰 Noloow lakiin niqii 5$ aan xeleen muxu yelayaa oo galee mise calaabta sidaas aan gudeeyna
@knaanali7854
@knaanali7854 3 жыл бұрын
Waa muumo Somaliyeed manta iigo horeyso aan ku arko hadana like iyo share waan kigo taageray waayo waxaa macqool qoys badan oo Somaliyeed inaa taladaada farxad ku Heleen mum aniga alx maqabo dheb Allah isaa ido intaa qabo cafimad insha Allah marlabaad mahadsanid hoyo Allah ku saido aqoontada insha Allah ❤️😍🙏
@knaanali7854
@knaanali7854 3 жыл бұрын
Lkn tolow mama hadii qof cafimad qabo hadana rabo Inoo waqti dheer laqaato xaskiisa ma isticmali karaa faa iido dheeraad maka helaa hadoo dheb xataa qabin? waayo dhalin yaro aan aqaano waxyaabo kaniini ayey waqti dheeri kadonan ayagoo cafimad qabo
@sumayomohamedkhaliif6933
@sumayomohamedkhaliif6933 3 жыл бұрын
Mashaallah washey yasmin illlahey hakuusharfo aduun iyo aqiiiro 😍😍
@ismailnasri9936
@ismailnasri9936 3 жыл бұрын
Hhh Yaasmiin anigy ma arag gabadh soomaaliyeed oo ka raganimo baddan Always care of health dumar iyo rag ba
@sabaxxasan477
@sabaxxasan477 3 жыл бұрын
Shukran xbbti Yaasmin Alle haku barakeyo
@umuamiinchennel2486
@umuamiinchennel2486 3 жыл бұрын
CARWAAKAASAA HOOS FIIRI HADAAD GEESITAHAY ______________________________________ #PLS# WALL #SUBSCRIBER# IISAAR WAA CODSI kzbin.info/www/bejne/hXXHd4Z5qaeGn9k
@AbdallaAHMED-b7s
@AbdallaAHMED-b7s 2 ай бұрын
SABAAX AL QAYR. ALAABTA MAXAA LAGA RABAAA. KII WAX HAYSANIN ALAHA U BARAKAYO.
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 3 жыл бұрын
Cinwaanka ugu fiican. Dawo dabeeciya oo kaalmeenaysa Ragga Sariirta ku fashilma.
@MrKalou
@MrKalou 3 жыл бұрын
Hooyo macaan biyabaxa degdegga ah Maxaa daawo u ah please hooyo @yasmin @Cafimad Fiican
@ruqyah4199
@ruqyah4199 3 жыл бұрын
ma sha Allah Allah haku kalmeeyo abayo walahi dad badan buu wax tarayaaa thanks
@anabhassan6506
@anabhassan6506 3 жыл бұрын
Mashallah alha haku xifidiyo abayo 💝♥️♥️♥️♥️♥️♥️🌹🌹🌹🌹🌹🌻🌻💕💖🥰🌹
@khadradiriye9412
@khadradiriye9412 3 жыл бұрын
Manshaallah love 💕 it thanks 🙏 qurux
@hassanomar8696
@hassanomar8696 2 ай бұрын
1. Abaayo, Yaasamiin. Maxaad gabdha hoostooda ka qabataa? 2. Odeyga 70ira iyo islaantiisa aan kacsaneen maxaad u haysaa, adigu ma u tijaabinisaaAbaayo? il Malab ma cunaa qofka aan kacsaneeyn ee macaanka qabaa Abaaye macaan Yaasamiin qurux badan.
@jaydenvanrooyen5322
@jaydenvanrooyen5322 3 жыл бұрын
I appreciate your efforts
@AYNYS
@AYNYS 3 жыл бұрын
masha allah Abayo yasmin Allah haku xifdiyo ❤️😍
@shaftoshafey3220
@shaftoshafey3220 3 жыл бұрын
Aqyarta shakiga qabo. Aniga aya tijabiyay alabtan cadi ma ahan libaxa wa iska istagnana. Xuux ba kuledahay qofta
@jamadarwiish6048
@jamadarwiish6048 3 жыл бұрын
Shacfaraanka Midka cuntada lagu daro Miyaa bro mugdisho jogaa bro
@ahmedbashir4431
@ahmedbashir4431 3 жыл бұрын
Xaaax waye wala tijabiyy
@abdiazizmohamed5528
@abdiazizmohamed5528 3 жыл бұрын
Asc walaaleey zacfaraaka aad na tustey waa casaan anagana waxaa noo yaalla nooc yellow ah marka isku mid miyaa
@rodamaxamed9563
@rodamaxamed9563 3 жыл бұрын
Gabadhaa xanuusan faadumo illaahay haku caafiyo caaimaad taamah illaahay haku siiyo aamiin yaa allaah
@anayalehabdilahi8841
@anayalehabdilahi8841 3 жыл бұрын
Masha allh yaasmiin allh ku xiiftiyo
@ahmedadan8356
@ahmedadan8356 3 жыл бұрын
Firii gabadan hala hishmeeyo wax run ahh ateey ka hadleysa
@abdirahmanalimohamed605
@abdirahmanalimohamed605 2 ай бұрын
Ascw Walashey Qaali Yasmin abaayo taasi ayaa iheysata Anigana side ku heli karaa daawada
@JugtaXareed
@JugtaXareed Ай бұрын
Mahadsanid
@AbshirAwad
@AbshirAwad 3 жыл бұрын
Maanta waa ragga, awal wixii dumara waa kadhici jiray,. Thanks walaalo
@umuamiinchennel2486
@umuamiinchennel2486 3 жыл бұрын
CARWAAKAASAA HOOS FIIRI HADAAD GEESITAHAY ______________________________________ #PLS# WALL #SUBSCRIBER# IISAAR WAA CODSI kzbin.info/www/bejne/hXXHd4Z5qaeGn9k
@caashocuud7215
@caashocuud7215 3 жыл бұрын
Hbo yasmin iso ducey wan xanun sanahay muradna wan leeyahay e ducada iku so gab hbo mcn
@zoyakhan7816
@zoyakhan7816 3 жыл бұрын
Allah ku cafiyo muradkadana allah sahlo caasho
@hajiabdulrahman1365
@hajiabdulrahman1365 3 жыл бұрын
Rabi ha caafiyo abaayo
@kamalaouale4533
@kamalaouale4533 3 жыл бұрын
Aniga alaabtayda waxay ka caysaa marka gacanta aad saartid ama aad taabatid ama dareen yimaado ka dib
@bazimohamed9772
@bazimohamed9772 3 жыл бұрын
Mashaa Allah Jazaka Allah kheyr mama Yasamiin
@abdihamidibrahim1406
@abdihamidibrahim1406 2 жыл бұрын
Abaayo yasmiiney waan ku salaamayaa
@fatimayussuf
@fatimayussuf 3 жыл бұрын
Mansha allah walashay yasmin hore usoco boqoradi somaaliyeed
@nimcobuux1063
@nimcobuux1063 3 жыл бұрын
Abaayo mahadsanid Ma sacfaraankii bariiska lagu darayey miyaa mise waa mid kale
@yaxya59
@yaxya59 3 жыл бұрын
Assalamu alaikum abayo macaan I know you grow your own honey but I want to ask winter time do you feed your bees sugar what during winter jzkiAllah abayo macaan
@CafimatFican
@CafimatFican 3 жыл бұрын
Very good question MashaAllah. Alhamdulilah my husband was trained to only leave for them some of their honey on the winter time MashaAllah. Never sugar. Alhamdulilah. In our house hold we don’t even use any sugar either, we only use honey or maple syrup. Thank you so much sweetie for asking. I appreciate you 💕💋
@saidjamanur245
@saidjamanur245 3 жыл бұрын
Maasha alh horay u soco walaalo Alaabta xajigaagu iibiyo Baa rabaa wllo
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 3 жыл бұрын
Horey u soco
@isxaaqmohaweeheleye7589
@isxaaqmohaweeheleye7589 3 жыл бұрын
What is called in English Sacfaran?
@cirociilmooge8988
@cirociilmooge8988 3 жыл бұрын
Saffron
@zeinabcadeychannel
@zeinabcadeychannel 3 жыл бұрын
Asc abaay yaasmiin waxaan kaa cudsanayaa inaad iisameyso shout out walaashey mcn ale haku barakeeyo
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 3 жыл бұрын
Zeinab cadey waa ku slmy
@mandeqjama7146
@mandeqjama7146 3 жыл бұрын
Thanks walal macan Yaasin
@umuamiinchennel2486
@umuamiinchennel2486 3 жыл бұрын
CARWAAKAASAA HOOS FIIRI HADAAD GEESITAHAY ______________________________________ #PLS# WALL #SUBSCRIBER# IISAAR WAA CODSI kzbin.info/www/bejne/hXXHd4Z5qaeGn9k
@abdulahixaji6658
@abdulahixaji6658 3 жыл бұрын
Masha allh
@hakabamedia5419
@hakabamedia5419 3 жыл бұрын
Mashallha abayo yasamin mara waliba keep going
@samiyaahmed3410
@samiyaahmed3410 3 жыл бұрын
Nuurkaaga baxaya yaasmin maansha Allah 😘
@asmamahed5176
@asmamahed5176 Ай бұрын
Maamo anoo aan isticmaalin ayaan ok ahay oo aan 4 hal mar fulin karaa masha allah adna halka ka sii wado hawlahaaga caafimad ee dabeeciga
@muscababuukarcatoosh9662
@muscababuukarcatoosh9662 3 жыл бұрын
Masha allh waad ku mahadsan tahay wlshn
@hoodomashchannel8353
@hoodomashchannel8353 3 жыл бұрын
Masha allaha allaha ku xafido abayo yasmin
@hashimsahal6897
@hashimsahal6897 3 жыл бұрын
What do we call Sacfaraan in English? Is it available in the stores such as Walmart or Somali stores ? Your quick response is appreciated Abaayo Yasmin
@aabdulle23
@aabdulle23 3 жыл бұрын
saffron
@aabdulle23
@aabdulle23 3 жыл бұрын
saffron
@CafimatFican
@CafimatFican 3 жыл бұрын
It is called saffron and you need to look in your area natural food store, Whole Foods store. Look organic Saffron 💕💋💕💋💕
@umunasra2382
@umunasra2382 3 жыл бұрын
habo its also good for depression but it hard to find a real one
@ismaciilibrahimhaaji5792
@ismaciilibrahimhaaji5792 3 жыл бұрын
@@CafimatFican sacfaranka budada hadii la isticmaalo maxey dhibetsa wllo
@umuabdelaziizchannel9506
@umuabdelaziizchannel9506 3 жыл бұрын
Masha allaah sacafraan aad buu u fiicanyahay mahadsain abaayo yaasmiin
@hassanomar8696
@hassanomar8696 2 ай бұрын
Dhalinta aan shaqadan u baahneen, please lama ciyaarayo ee shaqo kale raadsada, thanks.
@sanahsanah4544
@sanahsanah4544 3 жыл бұрын
ماشاء الله عليك يا ابا ياسمين
@Macalim7
@Macalim7 3 ай бұрын
Waa maxeey carabiga qaqalocan
@suadismail4361
@suadismail4361 3 жыл бұрын
Masha allah xbbti allh haku barakeeyo dadbadan banba udiray way kuducaynayaan masha allah
@hussein00057
@hussein00057 3 жыл бұрын
Mahadsanid maamo yasmiin
@luqmanyare9543
@luqmanyare9543 3 жыл бұрын
Mansho alah dear
@mahadmaalim1614
@mahadmaalim1614 3 жыл бұрын
Maansha allah abaayo ufaiidey walaha
@caaqilqays2022
@caaqilqays2022 3 жыл бұрын
Yaasmiin waxaan kugu ogaa inaad ka hadashid arimaha dumarka hoostooda quseeya balse maanta raggii ayaad soo gashay alle ha Ugargaaro wixii Erectile dysfunction ka cabanaya
@CafimatFican
@CafimatFican 3 жыл бұрын
Ragana iyagana bina aadan ma’ahoohee walaal. Marar badan aan dumarkeena aan kasoo hatlay walaal. See camal hee 💋💕💋
@caaqilqays2022
@caaqilqays2022 3 жыл бұрын
@@CafimatFican waa runtaa walal waxaan rajeynaya casharkan iney dad badan ka faaideysan doonan rag iyo dumarba
@ismaciilibrahimhaaji5792
@ismaciilibrahimhaaji5792 3 жыл бұрын
@cafimad fican sacfaranka wabo nuuc kan budada ah hadii la isticmalo maxey dhibysaa wllo
@june6206
@june6206 3 жыл бұрын
@@caaqilqays2022 arintani dumarkey anfaceysa why iyagaa munaafacad sanaya
@deeqoali57
@deeqoali57 3 жыл бұрын
@@CafimatFican qofja sokor qaba malabka muxu ku badala
@theclassicman6730
@theclassicman6730 3 жыл бұрын
Waan ku istaagsanaa insha Allah maamo waad mahadsan thy🥰🥰😍
@CafimatFican
@CafimatFican 3 жыл бұрын
Dabcan habo 💕💋💕💋💕💋
@maryanchannel2187
@maryanchannel2187 3 жыл бұрын
@@CafimatFican abyo share dheeh KZbin channel wan cusbahay thanks xabibty
@umuamiinchennel2486
@umuamiinchennel2486 3 жыл бұрын
CARWAAKAASAA HOOS FIIRI HADAAD GEESITAHAY ______________________________________ #PLS# WALL #SUBSCRIBER# IISAAR WAA CODSI kzbin.info/www/bejne/hXXHd4Z5qaeGn9k
@xilkascade
@xilkascade 3 жыл бұрын
@@CafimatFican sacfaranka noocan ah wuu Nagu cusub yahay ma isku midbaa midka gasacadaha Ku Jira jwp habo mcn
@ashaahmed2172
@ashaahmed2172 3 жыл бұрын
Habo, Isku xishood, kana xishood certain explanation & comments. Horay soomli u tiri wax xil (xishood) leh bay midi xarago moodaa.
@ibrahimsaleban9224
@ibrahimsaleban9224 3 жыл бұрын
sacfaraanka waxaa ladhaa saffron in english those of u who are asking
@AliOmar-xt1sy
@AliOmar-xt1sy 3 жыл бұрын
thank you very much indeed. sister
@hkhk8606
@hkhk8606 3 жыл бұрын
Walaaleey maxed uhinkaadinee manta o'odham harmer ood sheekto baa kufilan alxayaa u minal iimaan
@walaalnadaara7994
@walaalnadaara7994 3 жыл бұрын
Maamo yaasmiin sacfaraanka ma kii cuntada colour ka loga badalayayaa mise waa mid kale?? Plz iso jawab
@maaamoj1539
@maaamoj1539 3 ай бұрын
Waa asaga laakiin kan waa asli ama original Kan soomaliya waa bug ama rinji kan waa asli syster ❤
@abdirizakmohamoud3534
@abdirizakmohamoud3534 3 жыл бұрын
Wah wanagsan baad ka hadashay jazakalah adeer
@mustaphipoy7002
@mustaphipoy7002 3 жыл бұрын
Sacfaranku makii cunada lagu badalijiray miyaa qaali
@mumtaazhassan8660
@mumtaazhassan8660 3 жыл бұрын
Mama yasmin waxan raba in ankuweydiyo babasiirka iyo ekfashinka in aad tala igasosiisid mahadsanid
@QaaliLuula1
@QaaliLuula1 3 жыл бұрын
Asc abaayo Yasmin, waa idin salaamay dhamaan tiin adiga iyo Family ga. Abaayooy intee laga helaa fresh Sacfaraan ? I mean what store can I find it in ( North America)? Jizaakuma Laah kheeyr walaasheey ga qaaliga ah
@CafimatFican
@CafimatFican 3 жыл бұрын
Asa sweet love, please look at the natural food stores like Whole Foods or the co’ops too. Sending you my love sweetie 💕💋💕💋
@QaaliLuula1
@QaaliLuula1 3 жыл бұрын
@@CafimatFican inshaa Allah walaasheey, aad aa umahadsan tahay xabiibti
@adenrahman1830
@adenrahman1830 3 жыл бұрын
Yasmiin abaayo ii soo jawaab xageen kaala soo xiriiraa
@ardowabdi1915
@ardowabdi1915 3 жыл бұрын
Which website
@IbrahimMohamed-tp5fb
@IbrahimMohamed-tp5fb 3 жыл бұрын
Abaayo yaasmin hoowsha sariirta marki labilabo 2daqiiqo kadib horey macdanti Ka soo qobanee Dawo maledahay
@abdirabimuuse3713
@abdirabimuuse3713 3 жыл бұрын
Haa Sxb waalahela dawuuyin keeda waxaana kuufiican kuwa lagasameeyo dhirta herbal medicine medicine 🌿 Haddad ubaahatid wixii Fatah-faahin dhetada igalasoxidhid e-mail kan Abdirabimuse35@Gmail.com
@nemo9844
@nemo9844 3 жыл бұрын
Mashallah beautiful my sis😍😍 bless you sis🤲🤲🤲
@alihussein5553
@alihussein5553 3 ай бұрын
Asc yasmiin marka halka aad joogtid.sacfaraanka in English maxaa lagu dhahaa halkeese laga helaa. Mahadsanid jzkullaah
@BareeAhmed-i3y
@BareeAhmed-i3y 2 ай бұрын
Zacfaraan labo nooc miyaa mid gasac ku jiro budo ah ayaan arki jirey kanna waa sida cowska noo kala qeex allah haku xafido mahadsanid
@ahmedahmedadan1370
@ahmedahmedadan1370 3 жыл бұрын
Subxanaallah wallal xishood alle aya arsaaqda bixiyee
@Aaamina12
@Aaamina12 3 жыл бұрын
Hhhhhh cafimad waye xishod maleh
@aliyusuf3013
@aliyusuf3013 2 ай бұрын
ASCWW Yasmiin Sacfaraan English Maxaa Lagudhahaa?
@habibaali5068
@habibaali5068 3 жыл бұрын
Naagaha soo gali hee abaayo kuwa aan dareenka lahayn
@umarayaanmylove5276
@umarayaanmylove5276 3 жыл бұрын
hhhhhh ani oo kale waa badan yihiin
@mohamedhire8700
@mohamedhire8700 3 жыл бұрын
abayo ma dhibkaas ayad qabta
@abdinasirmohamed9345
@abdinasirmohamed9345 3 жыл бұрын
@@mohamedhire8700 sxb rag kaliya mahan dreenka laa.an xitd dumarka iydka cidas wey qaban
@qalbiuroonsidahooyadeed2113
@qalbiuroonsidahooyadeed2113 3 жыл бұрын
Wlal Adiga iyo Xaajiga dhaqtarka isla Taga. Inta badan Dhibka Nimanka ayuu ka socdaa Cilmi ahaan.
@user-zf9gd5tp9m
@user-zf9gd5tp9m 3 жыл бұрын
@@qalbiuroonsidahooyadeed2113 Labada dhinacba wey noqon kartaa
@f.n6491
@f.n6491 3 жыл бұрын
MashaAllah Tabarakallah
@zinuzinu6046
@zinuzinu6046 3 жыл бұрын
Masha Allah ❤️❤️❤️
@zakiali473
@zakiali473 3 жыл бұрын
Waan haystaa intaba wallahi waanan isticmaalaa Alxamdulilah wallahi maba daalo
@ducaaleaxmed2983
@ducaaleaxmed2983 3 жыл бұрын
Lkn wll inte laga hela sacfaranka
@zakiali473
@zakiali473 3 жыл бұрын
@@ducaaleaxmed2983 xaggaad joogtaana Hargeisa haddaad joogto Asli mills ka doono
@ashodeeq7169
@ashodeeq7169 3 жыл бұрын
walaal neyroobi hadaan joogo xageen ka helaa
@zakiali473
@zakiali473 3 жыл бұрын
Dukaanada dabiiciga ah waydii wlo
@Sonic-860
@Sonic-860 3 жыл бұрын
jkz khayran xabibti mashllaah yasmin midka bariska lagudaro iyo midkaan maisku midbaa shugran yasmin
@Haii-fan
@Haii-fan 3 жыл бұрын
Walahi I used have that problems because when I was young I user sigsid to much almost every day know I get married and I have 8 kids I still have that problems but thank you Mom yasmin where can I find jagfran??
@saeedhassan4125
@saeedhassan4125 3 жыл бұрын
SACFARAAN, kan bariiska lagudaro
@user-zf9gd5tp9m
@user-zf9gd5tp9m 3 жыл бұрын
@OKEY Sigada iyo biya baxa degdega ahi iskuma xidhna.
@abdisalamabdirahman5718
@abdisalamabdirahman5718 3 жыл бұрын
Mansha alah ilahay haku barakeeyo Aamiin yaarabi
@muhuboabdi3614
@muhuboabdi3614 3 жыл бұрын
Maansha Allah keep going abaayo farxad ku waar waa runtaa wax aad ka hadlaysid
@zahramohamed8852
@zahramohamed8852 3 жыл бұрын
WalaaLay isku xishoo subxaana Allah
@naimamohamed9306
@naimamohamed9306 3 жыл бұрын
Mamo yasmiine waxan ka sugayna Salah sidu islamka ku noqdaye cidii isku kiin didanayne aad baan sugaaya mamo no so duuba
@عبداللهجارنا-خ2ذ
@عبداللهجارنا-خ2ذ 3 жыл бұрын
Mashaa allaah labis caafimaad leh
@CilmiYusuf-g5b
@CilmiYusuf-g5b 2 ай бұрын
Nayaa ma Gus ciil ayaaa ku helay I aniga ikaalay adaaa hoosta ka halcane
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 2 ай бұрын
Yaasmiiney wlaaheey xaasna ma lhi habeen walba marka aan seexdo waa roiyoodaa anigoo galmo sameeynaayo biyahagii macdanteydii sariirta macawista ayay ku dhamadeen maxaan sameeyaa oo kacsiga iga yaran karo walaahi waan is nacay geeka inaaan iska gooyo ayaa i haysa
@امعبدالرحمن-ل8ب1ش
@امعبدالرحمن-ل8ب1ش 3 жыл бұрын
Asc Abayo yaasmiin waan kusalaamay ilaahey haku xafidee Alaabta cafimad fican xagen kala soo xiriiraa dadka khaliijka jooga
@a.a9584
@a.a9584 3 жыл бұрын
Mahadsanid.
@abdinoorahmed8481
@abdinoorahmed8481 3 жыл бұрын
Masha allah walasheen allah xifdiyo. Afrika waxa yaalo zacfaranka kan powder-ka ah mala isticmaali karaa walaashey
@faafiyahakheyrka6896
@faafiyahakheyrka6896 3 жыл бұрын
Waa suaal muhim ah, mama yasmin kasoo waran
@burhaanbuux5341
@burhaanbuux5341 3 жыл бұрын
Thanks my sister
@farahabdijama3349
@farahabdijama3349 3 жыл бұрын
masha allah dadaal wacan
@muali9773
@muali9773 3 жыл бұрын
Masha Allah
@abdullahiabukarhassan2782
@abdullahiabukarhassan2782 3 жыл бұрын
Masha allaah abaaayo waad mahadsan tahay
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 2 ай бұрын
wll xage ka Hela imika Soomalilnd ban jooga ❤❤ iso sheeg
@shankaroonfarah9535
@shankaroonfarah9535 Жыл бұрын
Masha Allah abayo yasmin inolow weliga
@hassandhimbil9523
@hassandhimbil9523 3 жыл бұрын
Raga alaabtooda ku cayaara kkk. Ustadii mahadsanid.
@mucaashiqiintanabigascw6945
@mucaashiqiintanabigascw6945 3 жыл бұрын
Shacfarn nucaan waligey maba arkin walal yasmiin
@salimsheikhali8248
@salimsheikhali8248 3 ай бұрын
Asc walal yasmine aad baad dadaashay fadlan noo soo diyaar side looga daawobaa biyo baxa deg deg ah😢
@mouktarsaid9363
@mouktarsaid9363 3 жыл бұрын
maman yasmiin biya ha baxa deg deg ka wax daawa ino sokali maman macan
@Xalane-i7w
@Xalane-i7w 2 ай бұрын
Kaasi xijaab maaha gacmahaaga astur walaal
@alexenadrkrisfotersen8269
@alexenadrkrisfotersen8269 3 жыл бұрын
Habo arin aan arabaa in ilahay dartiis la iiga cawiyo halkee kaala soo xidhiidhi karaa?
درمان تضمینی لکه‌ های قهوه ای و لکه های پیری پوست دست و صورت بدون دارو و لیزر با این روش معجزه آسا!
15:41
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 65 МЛН
Gabdhaha hoost a iska xiira dhibka ay leedahay/Cafimat Fican
25:07
Cafimat Fican
Рет қаралды 77 М.
Kordhinta dareenka raga iyo dumarka/Cafimat Fican
8:19
Cafimat Fican
Рет қаралды 131 М.
Biya baxa DEG DEGA !!! Maxaa Keena? Sideena loo Daaweeyaa ?
12:04
MARACADDE SHOW
Рет қаралды 910 М.
Habka uurka jirkaaga loogu diyarin karo /Cafimat Fican
21:16
Cafimat Fican
Рет қаралды 74 М.
Ku Jar CALOOSHA 7 MAALMOOD Gudahooda ADIGA oo GURIGAAGA Jooga! l Fikrad #13
15:55
Dumarka hoos ka qalala xajiga isku tagaayaan/Cafimat Fican
12:58
Cafimat Fican
Рет қаралды 296 М.
Sokoroow ama macaan hadii aad qabtid/Cafimat Fican
1:00:18
Cafimat Fican
Рет қаралды 44 М.
Shahwada raga habka loo kordhiyo/Cafimat Fican
13:32
Cafimat Fican
Рет қаралды 84 М.