RAMADAN DAY 3: NACABKA HORTIISA BAA KU KUFAY

  Рет қаралды 27,532

Fartun Duvet girl

Fartun Duvet girl

4 ай бұрын

FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
FOLLOW MY SOCIALS:
INSTAGRAM: FARTUSHH
SNAPCHAT: FARTUSH
SONG: CHRONIXX- LIKES

Пікірлер: 90
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 4 ай бұрын
Asc walaal gang fadlan like ii saara. It’s good to know if you liked it. It gives me encouragement ❤️
@simrandinimohamed6504
@simrandinimohamed6504 4 ай бұрын
Abayo I already liked 👍 your vedios coz I enjoy it
@rouki9529
@rouki9529 4 ай бұрын
hdi qofka lo oglyhay inu saaro like 1 kabdan wn kusari laha fartuntydi ani koly wd iga haysa
@hibaaqahmed9099
@hibaaqahmed9099 4 ай бұрын
First time I’m consistently liking videos. Keep at in sha Allah
@Mabule33
@Mabule33 4 ай бұрын
Sister❤
@sucdihassan4511
@sucdihassan4511 4 ай бұрын
Fartuney dulqaadhki baa iga damadhey😂😢 na walaley you said you gonna have the interaction videos Cant wayt it abayoy😢
@halimah7164
@halimah7164 4 ай бұрын
Habo macan Ilaahay waxaan kuu waydinayaa guur khayr qaba iyo awlaad saalixiina insha allaah
@maryammohamedtawakal
@maryammohamedtawakal 4 ай бұрын
Fartuuney ramadankan adeegii inaa kula doono ma noo diiday😂😂 Ramadan Mubarak gacallo❤
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 4 ай бұрын
Fartuuneey adeegii aad doonijirtey iyo bus kii 🚌 aad sii raaci jirtey kusoo dar. 😂👋❤️
@Socda.Loki.2000
@Socda.Loki.2000 4 ай бұрын
Finally 😊video cusub manta ku sugaayey sis
@samdasummar501
@samdasummar501 4 ай бұрын
Abaayo muuqalada no dheere hee 😂😂😂 wallahi wan suga ka sheeke Fartun muuqaalkedi aanu ku duceyne addeg nogu dar jabka laba noga dhig anyways love you what a queen❤❤❤
@deeqaciise5804
@deeqaciise5804 4 ай бұрын
Ramadan Mubarak abayo ❤
@mokifayn1964
@mokifayn1964 4 ай бұрын
Maxad tidhi Cududeydu lug lug bay u egtay 😂😂 mashallah alle haku barakeeyo
@rahmaahmed-mk5sz
@rahmaahmed-mk5sz 4 ай бұрын
The best series😍😍❤️❤️
@Mabule33
@Mabule33 4 ай бұрын
Oh my day ramadankii youtupe somalida kaliya aan dawado❤
@sevdaomer4666
@sevdaomer4666 4 ай бұрын
Fartuney waan ku jecalahay ilhay dartisa ,ilahay guur khayr qaba haku siiyo ❤nagaha caqliga badan ciyow ma guursadan ayaa la dhaha naga soo dadaji mcnto qof dhamays ah majiree qof dhalisha ku qaadao❤ i can't wait malintaada
@fadumoabdi5532
@fadumoabdi5532 4 ай бұрын
Love these videos 🥰💗
@aliog8654
@aliog8654 4 ай бұрын
I have been following you for a long time I love any video you did keep going girl
@Balqiissheikh
@Balqiissheikh 4 ай бұрын
Ramadan mubarak ❤
@DuaforAyeeyo
@DuaforAyeeyo 4 ай бұрын
Ramadan Kareem
@CaashoCabdifitaax
@CaashoCabdifitaax 4 ай бұрын
Keeep going sis❤❤❤
@somaaliqueen6712
@somaaliqueen6712 4 ай бұрын
Adi malin walbo nokeen anagane waa baro beyheynaa keep going walal gang❤❤
@Basama__
@Basama__ 4 ай бұрын
Masha Allah horay usoco abyo ❤❤
@nyg1162
@nyg1162 4 ай бұрын
Masha Allah ❤
@lakifarah4545
@lakifarah4545 4 ай бұрын
Hppti illhay kuwa badan o bariyaal ah haku siiyo hbeenki sidan afrka u sugaayo ku suga tiyeeey I love you ❤❤❤❤❤
@maimunzara
@maimunzara 4 ай бұрын
Love you fartuun qurux ❤
@rahafibrahim3399
@rahafibrahim3399 4 ай бұрын
Mashallah sis
@Gangaman09
@Gangaman09 4 ай бұрын
It looks delicious
@aliog8654
@aliog8654 4 ай бұрын
We love ❤️
@abuukarcaliabuukarcali3145
@abuukarcaliabuukarcali3145 4 ай бұрын
My sister fartuun adpn ku salamayaa❤
@Saamiya33
@Saamiya33 4 ай бұрын
Fartuuney naag facaa waxay samayso adina waa samayn kartaa honey 🎉🎉
@samarmaxamad6739
@samarmaxamad6739 4 ай бұрын
Wallahi fanii ayaa tahaay 😂😂😂
@GAANI.
@GAANI. 4 ай бұрын
Sheefuno❤
@nyg1162
@nyg1162 4 ай бұрын
Cheeefunaaa😍♥️👍🏽
@intifabdy3821
@intifabdy3821 4 ай бұрын
I love this girl🤭
@dekaladan9172
@dekaladan9172 4 ай бұрын
Nin hersare ah iyo owlad qeyr qabta ilahey hakusahlo
@user-nh9bf6hx1m
@user-nh9bf6hx1m 4 ай бұрын
Fartuuuuuuun❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ruwaydiinainasugule73
@ruwaydiinainasugule73 4 ай бұрын
Nin naag la saaxiib ah umaan dhowaadeenba
@fatimaabdi1874
@fatimaabdi1874 4 ай бұрын
4:30 Ani mar kasto oo dhahdid qafka magac aa ubixinenaa waxa is dhahaa ame mel eber idin dhibosa oo dadka qaar run thy magacyadan lkn cawa see usocoty magacega ee ku imaty😂
@user-oe5tu3eu8p
@user-oe5tu3eu8p 4 ай бұрын
Wooooh
@niimuuppe2004
@niimuuppe2004 4 ай бұрын
Fast❤
@farhiamohamud5811
@farhiamohamud5811 4 ай бұрын
Ramadan bes baa arkaa channel kaga 😂 waxa jeclahay marka basasha 🧅 jarjarayo inaa kudhageesto 😂
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 4 ай бұрын
Ala Wll fartun Ku jecliya Wll qali
@mokifayn1964
@mokifayn1964 4 ай бұрын
Wcs 😍
@maxamedabdi6560
@maxamedabdi6560 4 ай бұрын
Keep up
@muudahir7081
@muudahir7081 4 ай бұрын
hda kadib jumlo hadal sii kadib socod ku xarkee labada weey waa xanun. chiefoona ☺️
@Farhia_ali
@Farhia_ali 4 ай бұрын
Kow labo Sadex. BTJ CHEF SHEYFUUBA. MAXAA. NOOWADAA❤❤
@NasraSaid219
@NasraSaid219 4 ай бұрын
@najuumaahmed5104
@najuumaahmed5104 4 ай бұрын
❤❤❤
@user-vj6zj3ze6e
@user-vj6zj3ze6e 4 ай бұрын
Fartuun😂😂😂
@niimuuppe2004
@niimuuppe2004 4 ай бұрын
❤❤❤❤
@nafisaahmedganday1409
@nafisaahmedganday1409 4 ай бұрын
❤❤
@Sxunduss
@Sxunduss 4 ай бұрын
5:18 Uff naag nagkle bahdileso🤨
@laylaabdulaahi6337
@laylaabdulaahi6337 4 ай бұрын
Fartuney i come to KZbin to watch you only 🥺
@phartush_bint_ahmed4106
@phartush_bint_ahmed4106 4 ай бұрын
😂😂😂fartuneey igamadan xishoonin fatuma dheer magacygiii wada siisay bee😂😂😂😂
@rahmedahmed9194
@rahmedahmed9194 4 ай бұрын
Walal dhandhamista hoyo u daa
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 4 ай бұрын
Hooyo has sokor
@fatimaabdi1874
@fatimaabdi1874 4 ай бұрын
7:11 mindida isha ha iska galin lee😂
@najmanujuumchannel8966
@najmanujuumchannel8966 4 ай бұрын
Guys 400k an buuxino before Eid wall gang fartun meshan uma qalanto
@dheereyismail7611
@dheereyismail7611 4 ай бұрын
Magaceygi manta 😂😂
@sucdiarif867
@sucdiarif867 4 ай бұрын
👍
@sagalahmedcade834
@sagalahmedcade834 4 ай бұрын
😂😂😂 waad kiintay
@user-tu8gu2ig4g
@user-tu8gu2ig4g 4 ай бұрын
Ani walashey soonka qofaa adi aheen inaa dawado la igoma karo
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 4 ай бұрын
Adiós means bye 😂Spanish
@maanmohamed-tu3kx
@maanmohamed-tu3kx 4 ай бұрын
Maskin 😂iyado intay hurufto kufto baa ka darned
@Zehaa007
@Zehaa007 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂axxxx jab weyn kaas wlhi
@daganabdikareem8836
@daganabdikareem8836 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@user-ow4wl3tc7r
@user-ow4wl3tc7r 4 ай бұрын
Ruunti wan jecelahay hadalada
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 sorry kufid 😂😢😂😂
@user-qv8nu4to4g
@user-qv8nu4to4g 4 ай бұрын
Fartuun abyo challenge ga xuriyo gal please wax kalaaa noqo laheet abyo
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 4 ай бұрын
Kuma jiro aniga isku filan
@Saamiya33
@Saamiya33 4 ай бұрын
Jab yar wye waxaas looma joojiyo 😂😂
@Saara88
@Saara88 4 ай бұрын
Waligaa qof inuu wax kugu dhaho haka tagin dad yac iska dhihid ee wax ku leeyihiin second ninka haduu run kuu jecel yahay qof Nocaas mala sii socon doono markaa u sheegtid kadib haduu ka hari waayo makugu haboono kaas iska dir
@Farhia_ali
@Farhia_ali 4 ай бұрын
HOOYO. KUSH KUSH. KUSOOBAXEESAA. OO. FIICAN. CARUURTEEDA. CUNTADA. UGASOOTUUREESA❤❤❤❤
@abyaninanuur8253
@abyaninanuur8253 4 ай бұрын
Fartuuuney caato ma noqotay mise indhaheega waye
@iqraudgoon7457
@iqraudgoon7457 4 ай бұрын
Fartuneey hilibka iska rid da aan tada eheen buu ku sarye aniga 86 ahay ramdanka markuu dhamado inan iska ridan rabaa mirayadi baan dhibsaday😂
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 4 ай бұрын
Ku mashquul noloshaada aniga iskee dhaf
@khadiijocali6803
@khadiijocali6803 4 ай бұрын
Jabku wa dhicida kkkkkkkkkkk
@umusamirachannel
@umusamirachannel 4 ай бұрын
42232k ba dawatay 800 bana like saarty xasisana dadka
@hibonuura1632
@hibonuura1632 4 ай бұрын
Fartuuneey adaa haben kasta isku camairaya 10/10😂😂
@mrsayid3640
@mrsayid3640 4 ай бұрын
Amira Diomand 💎 fartuun,nacabka hurtiisa,ee aad ku kuftay,lama sii jiifee ka buldheh caaqilo,waad ka dib dhacday maahee,waad ka horumari kartaa
@Nasradayib35
@Nasradayib35 4 ай бұрын
Maalmahan maxa ka qaldan sisibaad iila muuqata inad murugsantahe. Caato daa aad afka kuhayso ayaan kuso xasuuste hada ka hor waxan xasuusta on iska qosla mar aad khimaaro iibinaysay ood naag kaa iibsanaysay la balantay kadibna ay Kaala carartay ood sii fiirisay ood iska soo laabatay😂😊
@Saamiya33
@Saamiya33 4 ай бұрын
Video miyaa KZbin maku jiraa 😂😂
@Nasradayib35
@Nasradayib35 4 ай бұрын
@@Saamiya33 Haa wuu kujiraa kolay😁
@abdikaniadamhussein6614
@abdikaniadamhussein6614 4 ай бұрын
our dear sister fartun Duvet girl 👧 💖. where's kaafi 😅 Wishing you health and prosperity this Ramadan. Ramadan mubarak ✨️ 🙏🏻 💖
@sAyAr_SHrWa
@sAyAr_SHrWa 4 ай бұрын
Marky kufty dance ya smyso ehed lmodin inay dhcdy 😂
@user-hb4ym7mj5l
@user-hb4ym7mj5l 4 ай бұрын
M.a abayo guuleyso jab iska yar❤❤😂😂
XABADKA IGA DHACAY AMUU IGU NACAA?
12:12
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 29 М.
RAMADAN DAY 5: 20 JIR IYADOOW AH BAA 14 JIR GARAACDAY
14:06
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 35 М.
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 190 МЛН
OODKAC AN USAMEYAY XAAJIGEYGA♥🌹👈🏻
18:04
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 28 М.
Baro sida subaga loo sameeyo iyo routine kala kacsan
12:10
Nurto family
Рет қаралды 867
Easier than you think, appetizer made from puff pastry and simple ingredients!
8:05
Appetizing.tv-Baking Recipes
Рет қаралды 2,2 МЛН
RAMADAN DAY 12: ANIGA NIN SOMALI AH LOVE BAA KU AHAY!
15:45
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 32 М.
80 Year Olds Share Advice for Younger Self
12:22
Sprouht
Рет қаралды 1,4 МЛН
PRANK: FARURTA BAA SAMEYSTAY
20:08
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 117 М.
ANIGU WAXAN AHAY 36 JIR DHIMASHO UN SUGEYSA
18:06
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 52 М.
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 190 МЛН