Ramadan Routine + Vlog

  Рет қаралды 7,310

Hamada Ibrahim

Hamada Ibrahim

Жыл бұрын

Asc daawadaheyga sharafta leh.
Ku soo dhawow channelka wll 🙏🏽♥️
Subscribe. Like. Share. ♥️
Social media ⤵️
/ mieraaj.hamada
lifewithhamada?...
/ mieraaj
vm.tiktok.com/ZSGeNNaf/
📧
mieraajhamada96@gmail.com

Пікірлер: 112
@ifrahyussuf8031
@ifrahyussuf8031 Жыл бұрын
Welcome back aw dheere video editing kiisa shidan yahy ne waad ka soo tuurtay ma shaa Allah 🙌 lkn walalow naga soo gar bax anigo u doodayo DD kadib markan commentska aqriye waxaan ku lenahy dhankeena u soo jeedso oo youtube waqti sii in shaa Allah. 2 dii week xitaa hal video ka soo tuur hadii kale hee mudaharaad aan dhamaad leheen aan bilaawi doona hadaan reer DD nahay 😂 sida kale heshiis kula nahy 🙌🫰🏽
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
Waa heshiineyna 😂
@cadceed3470
@cadceed3470 Жыл бұрын
Nagsoo garbax Mr.Owdheere ❤
@ADAN-XSN
@ADAN-XSN Жыл бұрын
Ddii dd sxp qorigas wan kawata sxp 😂 muqalidii hore ayan kugu weydin jiray❤ lkn waxan uxiisay muqaladii ahay Wa barnamij anloo bahneen lkn iskafican in laiska ogaado ❤❤😂😂😂
@yacqopmohamett3565
@yacqopmohamett3565 Жыл бұрын
Awdheere Habeen walba Waxaan Dawadaa Muqaaladadii hore Oo anan loo baahnayn lkn iska fiican In layska Daawado😂 ALLAH Keep you pro
@ghost8257
@ghost8257 Жыл бұрын
😂
@cabdishakuuraxmed6191
@cabdishakuuraxmed6191 Жыл бұрын
Anoo kale aa tahay
@arafaadnickly260
@arafaadnickly260 Жыл бұрын
Saxiib video ya da soo badi waan ku taagera😢 keep going 💪 😢
@mrmohamed5302
@mrmohamed5302 Жыл бұрын
Awdheere videos ka soo badi , wanku salaamay Ramadann mubarak
@qaaliabdikhadirmohamed2062
@qaaliabdikhadirmohamed2062 Жыл бұрын
We miss you hamada Ramadan mobarik ❤❤
@4429
@4429 Жыл бұрын
welcome back Saxiib Hamada❤
@muudahir7081
@muudahir7081 Жыл бұрын
Welcome back bro 😊
@ridwaanmohamed2796
@ridwaanmohamed2796 Жыл бұрын
Awdheere muuqaaladadii hore aroortii daawadaa
@c.casiisyuusuf9581
@c.casiisyuusuf9581 Жыл бұрын
Brother full video soo duub in your life ah 😊
@queennormal5592
@queennormal5592 Жыл бұрын
Awdheere ama hamada ibrahim anigoo ku hadlaya afka qaar kamid ah dd waxan ka codsanaya inad noso galiso cilmiga cosmologyga haddiii aad awoodo dhowr jeeroo horena wan ku weydisaneee🙏🙏🙏 Sidoo kale waxad kuso darta dalalkauhu fican ee laga bzrankaro iyo in somalia laga barto
@amoore4261
@amoore4261 Жыл бұрын
Awdheere ramadan Kariim
@FootballDocumentaries5
@FootballDocumentaries5 Жыл бұрын
Hamada my favourite KZbinr noo soo badi sxb video yadhadha🥰❣️🤞
@khayr.shorts
@khayr.shorts Жыл бұрын
ciid mubaarak
@amiinhassan8474
@amiinhassan8474 Жыл бұрын
Aw dheere videos ka so badi please
@Geeljire-td1yz
@Geeljire-td1yz Жыл бұрын
aw dheere sndkii hore anoo been shgeynin malin wlba youtobkada inaa dib ugu laabto ayaan muqaal walba dawanaye min 3jeer oo wllhi waa somanhy keep going zxp
@saxarlasabawaag7050
@saxarlasabawaag7050 Жыл бұрын
Aw dheere waa kuu xiisnay.🫶
@Indhoade
@Indhoade Жыл бұрын
Ow dheere it's brosky I wish you remember me
@yazziznasri5393
@yazziznasri5393 Жыл бұрын
Keep going😊
@sakibarkhad1850
@sakibarkhad1850 Жыл бұрын
awdhere happy to see you again 😂
@axmedmuxumed-1201
@axmedmuxumed-1201 Жыл бұрын
Aw dheere soo badi
@hamzepoqor2523
@hamzepoqor2523 Жыл бұрын
Inankii
@agedow
@agedow Жыл бұрын
Ramadan kariim broski 🙌🏿
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
Ramadan mubarak broski 🙌🏾😁
@hashimabdullahi7714
@hashimabdullahi7714 Жыл бұрын
Wcs Afur Lamid eh WalalkeeN Hamada AbdiCaziiz Ibrahim we missed you❤
@adoonkiialle8833
@adoonkiialle8833 Жыл бұрын
Waa iskeentay
@muhanadkhadar9356
@muhanadkhadar9356 Жыл бұрын
Sidee lagugu soohagag imika xiligay kaqabato ayad wax soo dhigaysa taliye hamaada
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
Wll mcn shaqo iyo wax barasho aa ku jura 🥺
@muhanadkhadar9356
@muhanadkhadar9356 Жыл бұрын
@@hamadaibrahim7424 please isbuuci hal muuqal uun soodhig 😢
@amiinziyaat2103
@amiinziyaat2103 Жыл бұрын
Hamada Ibrahim pls so same video Ku Sabsan luuqad barshada pls wll❤❤
@abdallasheikh4372
@abdallasheikh4372 Жыл бұрын
3-ila-4 daqiiqo ee ugu horeysa muuqalku caadi maaha meditation camal u dawanayay, lkn aw dheerow ma shaqeystad tahay libaax qofka kaliya ee somaliga ah ee aan muqaaladiisa niyada u hayaad tahay. naga adkee meesha.
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
Hye wll mcn. Igu haley
@abdiqaniomar7095
@abdiqaniomar7095 Жыл бұрын
Rutinekan naga dhaaf sxipow wixii hore dib usoo celi
@saedyasin5742
@saedyasin5742 Жыл бұрын
Nin lo xisay
@XamseMahdi-yg9cx
@XamseMahdi-yg9cx Жыл бұрын
Wllhi I like your room 😂😂😂 Waad tagtay zxp wllhi keep going 🎉🎉
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
🙌🏾♥️😁
@dajiye1
@dajiye1 Жыл бұрын
Sxp sobadi
@rkojuniorosman4653
@rkojuniorosman4653 Жыл бұрын
Next video Talk about siyasada 🇸🇴 plz
@Mulla-alyusufi
@Mulla-alyusufi Жыл бұрын
Bro barnaamijyadii ss samay
@mataanmohamed
@mataanmohamed Жыл бұрын
Guuleyso
@aboubakaradan5785
@aboubakaradan5785 11 ай бұрын
Awsheere
@fowzicolow8516
@fowzicolow8516 Жыл бұрын
Masuul walagu waye
@abdiqadirnuriyemoalin8053
@abdiqadirnuriyemoalin8053 Жыл бұрын
Saxibow Adi wad iga qoslisa 😂 Mr walbo inan video gaga dawado Ayan jaclahay❤
@cabdishakuuraxmed6191
@cabdishakuuraxmed6191 Жыл бұрын
Waqti dheer inta iska maqnaatid aa halmar muuqaal yar oo 7 daqiiqo ah iska soo dhigee 😢
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
Wll shaqo iyo wax barasho 🥲
@korodhsoaqoon
@korodhsoaqoon Жыл бұрын
@atloss516
@atloss516 Жыл бұрын
❤❤
@mahadcade446
@mahadcade446 Жыл бұрын
Xagee jirtay awdheere 😂😂😂😂
@ProTips109
@ProTips109 Жыл бұрын
Awdheere u life my dream life 😭😂❤️
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
🥹♥️
@cadceed3470
@cadceed3470 Жыл бұрын
Owdheeroow aaway cilmigii iska fiicnaa in aan iska ogaano saan waa yare fahmi la ahay ❤
@sijtv8984
@sijtv8984 Жыл бұрын
Waar ninki wa la yaabayba waxay Routine iyo madhaxbu ka dhamaan la'yay😂
@thestorytime103
@thestorytime103 Жыл бұрын
I wish muqaalka socda inu yhy the Cold War 😂❤
@cadceed3470
@cadceed3470 Жыл бұрын
Waad ogtahay in aan isku heesano fadlan cilmigii seasonska ahaa waan u xiisay aniga ka shaqsiyan channelka waxaan ku soo biiray muqaalka aad ugaag hadleysay 7da maalin iyo asalkooda 🎉
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
Hye wll
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Awdheere bishii saad u maqan tahaa mar soo dhicin wan ku wareernay😅 Welkom back bro👏
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
Wll mcn shaqo iyo wax barasho
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
@@hamadaibrahim7424 Wan dareemin walalkeey inshallah noo soo dadaal un Aad ban u xiiseynaa muuqaladaada👏
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
@@dr_abdala8041 Mahadsanid wll qali
@ciidcarab6835
@ciidcarab6835 Жыл бұрын
aw dhere miriq dhahdee
@kaalitdol9804
@kaalitdol9804 Жыл бұрын
Hamada nio cadi iska dhig oo wax noso dhig
@abdisalaamabdirahman4136
@abdisalaamabdirahman4136 Жыл бұрын
🎉🎉🎉🎉
@zulthaankainhzaid7987
@zulthaankainhzaid7987 Жыл бұрын
Asc pro hamda ! 🤔😂 sorry pro hamada ayaan uga jeeday ee waxaad kasoo warantaa dagaalkii The cold war loo yaqaanay Thanks ✋
@zuhaabdi1425
@zuhaabdi1425 11 ай бұрын
Fiicnan lahyda inaan baran laha channel kagan mr hore ilaa mnta ayaan dawanyey wlhy aad ayaan uga helay vedio yadaada iyo fikradahaaga lkn wxn arkey 4 months in anad wx so duubin wxn rajeynaya inad so labato ood wx bdn nala wadagtid Come back plz 🎉
@ayanmohamud5124
@ayanmohamud5124 Жыл бұрын
I miss you 🥺
@magnadmagnad-su8zn
@magnadmagnad-su8zn Жыл бұрын
Hamada Ibrahim Waxaan kadawanaa Cadaado Galmudug Somalia
@user-kq5pf2tx5v
@user-kq5pf2tx5v Жыл бұрын
Waad na ilowdee hana ilaawin pro😢
@xaqiiqhadal-qn3vw
@xaqiiqhadal-qn3vw Жыл бұрын
Uwdheere qaan aad muuqalad u samayso ka helaa meesha aad ka baratay igu caawi anah aaan bartee sxp
@i.unknown3406
@i.unknown3406 Жыл бұрын
Diidi waa kutaageeraa; taageero aan loobaahnayn lkn iska fican inaa kuusheego …
@AbdiRahmanMahamed00
@AbdiRahmanMahamed00 Жыл бұрын
Ow dheere maanta maxaa dhacy 😮😮
@pubgfunny5761
@pubgfunny5761 Жыл бұрын
Sxb kacaanka dowlada qayb 3aad soo samee
@antonyrio4785
@antonyrio4785 Жыл бұрын
Aw dheere bilaaahi calayk xata hadaad waydo wxd noozo gudbiso izka soo fadhiso Oo nagadaaa maqnaaashaha intaaa leeg ee aad naga maqan tahay 🤣 Ramadan Mubarak my friend +theacher +brother +kii aan kU dayan jiray intaaa English ayaan ku ilaaway 😉😁
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
Hye wll mcn
@pandapoi4455
@pandapoi4455 Жыл бұрын
You problems is u upload one vidio in one month. Change that pro and make it somethig that we all like it like story we wanted old hamada 😂❤
@Ducaysane-to1qv
@Ducaysane-to1qv Жыл бұрын
3 weeK iyo Ziyaada Maqneed Hamada Inkaar HanaGa Guran Wa ramadane VloG waxay Wax Kle soo daa Nio Wax wa AkhrisaYe wax NooGa Soo Same Qumaygaygiyow😂😂
@cabdulaahicismaanmaxamed1301
@cabdulaahicismaanmaxamed1301 Жыл бұрын
Awdheere se wax kaa yhin waxa rabto ma noso dhigee War bxino aa rabna Hishiis ka sidan ma eheen dacwa ka nahy Sanad aa iska maqneed wali sidii hore ma tihid Awdheere
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
ee wll waa shaqeya galine waxbarasho aa ku jira. Wey adagtahay
@cabdulaahicismaanmaxamed1301
@cabdulaahicismaanmaxamed1301 Жыл бұрын
@@hamadaibrahim7424 awdhere rali ahw yaqey way iga noqo tay
@Maxamed-mb8iv
@Maxamed-mb8iv Жыл бұрын
Sxp sicadiya waxa noguso gudbi😅😅
@mustafemuhiyadiin2134
@mustafemuhiyadiin2134 Жыл бұрын
qorigii wali maa haysaa awdheere cajiip wlhi
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
Ofc 🙌🏾🤣
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 Жыл бұрын
Diidi😅
@arday661
@arday661 Жыл бұрын
Naag kuso 😢😊
@abdullahihassan1263
@abdullahihassan1263 Жыл бұрын
Awdheere adi waa nayastaa waxba noo ma soodhigtid mudo ka mudo😮😢
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
May wll 🥹
@laforuug2924
@laforuug2924 Жыл бұрын
Testosterone ka soo hadal awdheero
@jnazir
@jnazir Жыл бұрын
M.a murqaha lugaha wa iska dhistay ina farax lugo basto tahay mlga dremayo 😂 congrats 👏🏽
@husseinyousuf8111
@husseinyousuf8111 Жыл бұрын
I thought u come back but u don't yet 😔 😪
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
Bro i work and study, I can’t do everything together
@abdulmajid-tc9pz
@abdulmajid-tc9pz Жыл бұрын
diidi naga daa caajiskan maalmahan bro - barnaamijteeni dub uso bilow intaysan maxkamada ku xukmin diidi - ayaydaa baana kaw ka ah dadka kuso eedeyey marka intasna waa qishka xaakimka bro
@shactiroole8929
@shactiroole8929 Жыл бұрын
Nin afur karsanaya uma ekidee iska dalbo😂😂
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
🙌🏾🤣🤣
@yonisabdulahi13
@yonisabdulahi13 Жыл бұрын
Aw Dheere dhibka ku heysta maxa wye 😅Vedio noosoo gali dhibkaba ma noqote anaga ku jecele
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
Wll mcn shaqo iyo wax barasho aan ku jira 😅
@yonisabdulahi13
@yonisabdulahi13 Жыл бұрын
Love 😂ka mahadsnid
@yonisabdulahi13
@yonisabdulahi13 Жыл бұрын
@@hamadaibrahim7424 hye wll alle haku dhib yareeYo
@generaldugsiiye5567
@generaldugsiiye5567 Жыл бұрын
Mouse Bihi Doorasho Wuu Diiday
@juweriamo1494
@juweriamo1494 Жыл бұрын
DD 😂isoduceeya inaan DV lottery helo 😢
@omayrmoha2984
@omayrmoha2984 Жыл бұрын
Awdheere waa weenaatay Runtii M.A Lkn Dumashi Allaha Kuu sahlo Haduu Alle kusiiyane kamaa Tag to Hadii aysan Kaa Dheeraaninna Awlaad Aaqri iyo aduun wax istara Adinkane idin Anfaca Allaha Idin siiyo
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
Aamin ya rabbi🤲🏾
@jnazir
@jnazir Жыл бұрын
TALIE qoriga m24 miya ciyal pubg
@mohanzfx
@mohanzfx Жыл бұрын
muqaalada daganaata ayaad ku wanaagsantahy mise soonka ayaa ku haayo oo there is no eneregy🤣🤣
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
Soonka aa i hayo 🙌🏾🤣
@sijtv8984
@sijtv8984 Жыл бұрын
Waar Nio Muqaalo Anfac Le noo so dhig Routine dumarka so duube Hamada Cosmology iyo physics ayan kugu barane so Dhig mise Unsubscribe ayan iska dhaha zxp Intaas kaftan u qaado😂
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
Warkaa ku dhan
@zulthaankainhzaid7987
@zulthaankainhzaid7987 Жыл бұрын
Asc pro hamda ! 🤔😂 sorry pro hamada ayaan uga jeeday ee waxaad kasoo warantaa dagaalkii The cold war loo yaqaanay Thanks ✋
Cunsurinimada Hanoolato
12:14
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 29 М.
Finland iyo baraf + ( VLOG )
12:40
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 22 М.
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 12 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 63 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 35 МЛН
Morocco, how many languages do you speak?
10:46
The New Travel
Рет қаралды 1,3 МЛН
EL BADCAST #17 - ليش بكره كلمة مؤثرة؟؟ (جوي ابراهيم)
1:35:18
EL BADCAST - البادكاست
Рет қаралды 9 М.
Wireless Hacking | Kali linux | Part 1 af-somali
9:35
BEBEE ACADEMY
Рет қаралды 693
Sheekh abubakar xoosh kaftan iyo waano
21:31
Maaweell
Рет қаралды 63 М.
Ramadaan Kariim DD
4:53
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 11 М.
Subax Wanaagsan #Goodmorning
7:19
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 13 М.
Cidlada iyo Kalinimada
18:04
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 41 М.
Этот парень написал картину... 😎
0:29
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 7 МЛН
Притворилась БЕРЕМЕННОЙ 😱 #shorts
1:00
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 4,8 МЛН
Summer shower by Secret Vlog
0:17
Secret Vlog
Рет қаралды 11 МЛН
GiGaMoN! 5 🗿 #gigachad #sigma
0:53
The Logan Chitwood
Рет қаралды 10 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
0:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 16 МЛН