Cidlada iyo Kalinimada

  Рет қаралды 49,053

Hamada Ibrahim

Hamada Ibrahim

Күн бұрын

Asc daawadaheyga sharafta leh.
Ku soo dhawow channelka wll 🙏🏽♥️
Subscribe. Like. Share. ♥️
Macluumaad
www.nytimes.co....
www.sciencenew....
onlinelibrary.....
www.mentalheal....
www.inverse.co....
www.immigroup.....
www.bbc.com/ne....
www.ons.gov.uk....
www.independen....
www.bbc.co.uk/....
www.psychologi....
psycnet.apa.or....
www.abc.net.au....
ideapod.com/sc....
www.independen....
www.marketwatc....
www.keckmedici....
www.campaignto...
Social media ⤵️
/ mieraaj.hamada
...
/ mieraaj
vm.tiktok.com/...
📧
mieraajhamada96@gmail.com

Пікірлер: 513
@abdiqanigedi830
@abdiqanigedi830 Жыл бұрын
Sxb Dadkeena Jahli baa ka buuxo. 90ka prank iyo qarxis iyo wax aan loo baahnayn bay fiirsada. Dadka loo bahna in la daawado waa adoo kale. Sxb maanta 1 million hadaa awoodo waan ku gaarsin lahaa. You deserve more bro. Thank you so much and May you live long. Watching all the way from Garissa, kenya
@marwo1198
@marwo1198 Жыл бұрын
Ceeb wll dadka ha af lagaadayd qofba waxbuu xiiseya marka adna qofkan baad aragatay inuu dawashadiisa kugu haboon tahay dadka.kalana waxyalaha kale waxa adi ku qanciyay waajib maaha inay dadka wada qanciyaan
@abdiqanigedi830
@abdiqanigedi830 Жыл бұрын
@@marwo1198 mahadsanid wll. Balse Waa wax xun in dadka wanaagsan aan la dhiiragelin
@FariidoMoha
@FariidoMoha Жыл бұрын
So mho😢
@thesongs33
@thesongs33 Жыл бұрын
Yaa ku wadiiye marka waa yaabee@@marwo1198
@abdishakuurnasteex7128
@abdishakuurnasteex7128 Жыл бұрын
Xamada codsi wtaa wxn rbaa ind kasoo hadashid taariikh ku saabsn dalkeen somaliya sideen ula tartannaa dawladaha caalamka ugu awooda badan ❤
@shacbacsalaanshacba6455
@shacbacsalaanshacba6455 Жыл бұрын
Good🎉
@maxamedxasan2855
@maxamedxasan2855 Жыл бұрын
Naftaada ku sabarsinahsaa
@Mohanad892
@Mohanad892 Жыл бұрын
Wuukasohadlay Video yasha dib ubaar wuuyala❤
@Maanmedia
@Maanmedia Жыл бұрын
Allah is one❤
@munamuhudiinmohamoud8996
@munamuhudiinmohamoud8996 Жыл бұрын
Hamada kalinimada waa nabad mar walbo Farxad aan dhamaad laheyn baa ku rajeynaa.❤
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
Si fiican
@SantosN1-x7u
@SantosN1-x7u 7 ай бұрын
Soolaabo awdheere😢​@@hamadaibrahim7424
@CubydKo
@CubydKo 8 күн бұрын
Ana kuguracsaan sxb
@Abdirahman....
@Abdirahman.... Жыл бұрын
Gacan dahab baa tahay mudane awdhere mashallah❤
@cutemahmoud4495
@cutemahmoud4495 Жыл бұрын
ما في احلى من انك تصاحب الكتب احسن من بعض الناس
@AxmedGaraadka
@AxmedGaraadka Жыл бұрын
Awdheere Mar Danbe Ha Dhuuman. Mahadsanid.
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
InshaAllah ❤️
@guledmohamed2571
@guledmohamed2571 Жыл бұрын
Mr. Hamada, please be consistent and refrain from playing a hide-and-seek game with us. I am a huge fan of yours.
@mohamedamiin9697
@mohamedamiin9697 Жыл бұрын
ALLAHUMA BARIK 🤲🏾💯
@mucaad_haji
@mucaad_haji Жыл бұрын
Best somali KZbinr 💯 DD
@kimujr
@kimujr Жыл бұрын
Nin wax halabartay 😻
@ismaaciiljilcane4603
@ismaaciiljilcane4603 Жыл бұрын
Sxbkey hamada dalkii ayaan jaa soo salaamayaa waliba caasimadii mogadisho Nio anaga dakii intaan kadaalnay ayaan kalinimo raadinoonaa markaan shaqada ka soo baxno lamacaamilka dadka waan ku daalnay nio nasiinaan rabnaa
@Zakariye_Muse_Cilmi900
@Zakariye_Muse_Cilmi900 Жыл бұрын
Welcome back zxpkaga hamada
@shehabeldin81
@shehabeldin81 Ай бұрын
hamada big legend howl adag wada ilahay ha kula qabto❣ keep going
@Muxiyadiin143
@Muxiyadiin143 Жыл бұрын
Owdheere We have been away for a long time, today we are very happy to sit in front of you. You know a lot, my friend.
@Entertainment..-x7w
@Entertainment..-x7w Жыл бұрын
The best you tuber in Somalia 🇸🇴 ❤️ guuleyso
@fiigsanefiigsane6705
@fiigsanefiigsane6705 Жыл бұрын
sir hamada👏
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 Жыл бұрын
Ana kula cidlo an ahay sxbow Ilaahy wax khayr leh hayna siiyo
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
Aamin wll
@wllsahim6692
@wllsahim6692 Жыл бұрын
Welcome back Hamada
@Mukhtaar_Cabdiraxmaan
@Mukhtaar_Cabdiraxmaan Жыл бұрын
Ustaad Nooso Badih❤
@CutelanzeMzf
@CutelanzeMzf Жыл бұрын
Wlhi i was looking for another guy by the name hamada and i found this vedio and i loved it how you inspire me literally i just subscribed your channel
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 6 ай бұрын
Thank you so much 🙂
@kim_alishaaxmad1669
@kim_alishaaxmad1669 Жыл бұрын
Oo dheer doqoni kuma salaanto haddey kusalaantana kuma soo martido doqoni wa ognahy wey dagdag badan thy haddey kusoo martido kuguma dheerato🎉qof la iloobi karo ma tihid maad cabaasiyinta noga soo hadashid
@Xbaazim
@Xbaazim Жыл бұрын
awdhere, mudanow maa qaska naga deysid. 18 jir youtube kaaga mar hore soo raacay nhy ilaa hadane kula socdo, video yo badan oo wax tar noo leh nagu caawi, sida wadadii aan aqoonteena ku hormarin laheyn, habdhaqankeena , wax akhriska aqoonta aan u leenhy.....somalia joognaa aqoonne waan rabnaaa talada waa xagaaga..........
@abdulaahiabdi5617
@abdulaahiabdi5617 Жыл бұрын
Legend of the legend hamada
@mohamedkalifcabdi5027
@mohamedkalifcabdi5027 4 ай бұрын
Wll soo badi
@MohamedAbdi14848
@MohamedAbdi14848 Жыл бұрын
Waa mahadasan tahaye sir hamada ❤😊
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
Adaa mudan nasabow
@abdiqaniabdirizak3310
@abdiqaniabdirizak3310 Жыл бұрын
Waa ku xiisney sxp hamada Soo labo
@MaxamadAbdi-yr7yg
@MaxamadAbdi-yr7yg Жыл бұрын
Legend ayad tahy wlhi hamadi Iprahim
@jamaaljey
@jamaaljey Ай бұрын
Ustad hamada ma nabad qabtaa waxan rajeeyna ina caafimaad qabto ❤️🙏
@HormarGuul
@HormarGuul Жыл бұрын
Welcome back hamada ❤❤
@Binaase
@Binaase Жыл бұрын
Ustaad Diidii 🎉
@caliafgooye2529
@caliafgooye2529 Жыл бұрын
Ow dheere vedio aad saan uso duubto wlhi waxe eheed before long time 💔
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
Haa wlhi 😭
@Xbaazim
@Xbaazim Жыл бұрын
muhiimada ayaa ah wadadii aan wax isku bari laheyn iyo wax akhriska ......waana mahad santhyyyy taliye
@axmadmorgan1846
@axmadmorgan1846 Жыл бұрын
Hamaada waan kusalamay waana markii uguhoreesay oo aan comment kuu sóqoro warnio alle dartiisan kuu jeclahay allaha kuxafido guulayso pro❤
@cimraangamer5829
@cimraangamer5829 Жыл бұрын
Golden voice
@nabiilyare6139
@nabiilyare6139 Жыл бұрын
Dd hamada ibrahim 😢 welcome back lipah 🎉❤
@BURCIID
@BURCIID Жыл бұрын
Hamada abahy aa Finland joga
@Goundhe
@Goundhe Жыл бұрын
Adiguna ma africaa 😅😂
@BURCIID
@BURCIID Жыл бұрын
Swedan aa jogaa pro 😊
@thesongs33
@thesongs33 Жыл бұрын
Will iyo aabiis raaxayste iga dheh😮😊
@abdirahmanfarah6681
@abdirahmanfarah6681 Жыл бұрын
Anoo somalia jogo ka raaco badan cidlaa dishay 😂
@Badmaceye
@Badmaceye Жыл бұрын
Maa sheege
@Akzamfamilys143
@Akzamfamilys143 Жыл бұрын
Ow dheere adiga intee laguu raacaa prrogam waan ka helaa lkn Aan arko like waa iga horeeyaa Balse naga daa soo daahan
@lifevoicez
@lifevoicez Жыл бұрын
the only somali youtuber worth watching awdheere horay usoco
@AlaskakikaSafari
@AlaskakikaSafari 6 ай бұрын
Best you ber
@salmanswae7744
@salmanswae7744 Жыл бұрын
Waan ku jeclahay Hamada ❤❤❤❤❤
@fitttzone
@fitttzone Жыл бұрын
oo cade ayay de usheeg de 😂
@Aadam-X
@Aadam-X Жыл бұрын
Ugu dambeyn 2024❤🤸🤝
@abshirmohamed8765
@abshirmohamed8765 Жыл бұрын
Aw dheere sxbow dhacdoyinka. So badi
@hjra.943
@hjra.943 Жыл бұрын
Ow dheere baa so noqodey😅dd wey ku xiisyn ow dheere muqalda nasok badi ❤❤
@cabdixakiimcali50
@cabdixakiimcali50 Жыл бұрын
Pro. Keep. Up
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 Жыл бұрын
Hamaada 😂❤👏👏👏💯🙏
@abul-banaat114
@abul-banaat114 Жыл бұрын
War ustaadow xagee gashey manooleed. Masha Allah bro aad ayaan kuugu xiisney. Waxkastoo faraha kuheysid iyo xaalad kastoo aad kusugantahay ilahey hakuusahlo.
@HassanMohamed-cd8ju
@HassanMohamed-cd8ju Жыл бұрын
Muuqaalada soo badi niyow
@algaazialgaazi
@algaazialgaazi 9 ай бұрын
legend xamaada wlhi wax badan kaa faaiday sxb noo soolaabo codsi waaye
@ElmiGohe
@ElmiGohe Жыл бұрын
Cajiib
@saaraali-f4n
@saaraali-f4n Жыл бұрын
Hore u soco sxp
@hannadkhadar4603
@hannadkhadar4603 Жыл бұрын
Libax la wayaaay xalkee ku lumtay
@mohamudyusuf1353
@mohamudyusuf1353 Жыл бұрын
Awdheere wa ku wataa aniga legend ba tahay sxp video-yada isku day inaa mar mar noogusoo tuurto
@SumayaNurMohamed
@SumayaNurMohamed 9 ай бұрын
Wll haka rajo dhigin inaa wax noso gudbiso malin un wee ku kala kici dontaa sabar ❤
@nawaassaawan7411
@nawaassaawan7411 Жыл бұрын
Wlhi waan ku xisey sxb allh dartisa ku jacelahy
@Ravitmarco1
@Ravitmarco1 Жыл бұрын
The last side 👌🏻
@zakariyeahmed6723
@zakariyeahmed6723 Жыл бұрын
DD your are the best 🤞
@imanabdi8537
@imanabdi8537 Жыл бұрын
Wax marka cabeysid walala fariista nabiga ayaa sida yiri صلي الله عليه و سلم
@masonmaxwell3773
@masonmaxwell3773 Жыл бұрын
Jaalle ugu horayn waan ku salaamay . Ninyahow cilmiga kugu jecelahay adiga maskax badan baa ugu jirta. Cilmiga Astronomy baan aad u jeclahay Tan kale aragtida kownka waa jira noola yaal kale loo yaqaan Alien shisheeye taa waan aaminsanahay pro Saaxiibow cilmiga aan isla wadaagno Intaa iyo in ka badan maskaxdeena ku jirtaa ❤
@hanatyusuf
@hanatyusuf Жыл бұрын
Diidi you'r so talented msh🥰
@abshirmohamed8765
@abshirmohamed8765 Жыл бұрын
Noso badi. Baraamijkan. Sxbow wax baa ka faaidney
@Abbaz7
@Abbaz7 3 ай бұрын
Awdhere anigu waanba ku raxaysta kalinimada ama cidlada❤
@Apdalla_hassane
@Apdalla_hassane Жыл бұрын
Edit baa lagu kalatagay .the best edit keep going pro❤😢
@hanadabdulkadir9142
@hanadabdulkadir9142 Жыл бұрын
Xamada legenow waan ku wataa
@KhadarAbokor-zi7uc
@KhadarAbokor-zi7uc Жыл бұрын
Hamada blz soo dhere video so dhig wan dalnay aw dhere❤😂
@MUZTALIQ
@MUZTALIQ Жыл бұрын
Sxp soo badi video yada sanadkan 2024 please 😢😅
@AhmedMohammadOmer
@AhmedMohammadOmer Жыл бұрын
the one and only aw dheere in the building
@QEYREAhmed
@QEYREAhmed Жыл бұрын
Waan soo socoda sxp😂😂
@Footballlegendaryy
@Footballlegendaryy Жыл бұрын
12:20 😂😂😂 Soo laabasho wacan saaxiib awdheere
@walledesaa575
@walledesaa575 Жыл бұрын
I like the self-destruct 😅😅… make the tea ready I’m coming👍🏽
@MoHameT143
@MoHameT143 Жыл бұрын
Soo noqosho wacan wll
@CubydKo
@CubydKo 8 күн бұрын
Hamada kalinimada wa the only think i make it
@MaxamedDahirwarsame-sn6rw
@MaxamedDahirwarsame-sn6rw Жыл бұрын
Waalaguu xiise Hamada
@Mr.B......
@Mr.B...... Жыл бұрын
Taliyow waa iska maqnaanee maraa soo dhacaysaa nio owdheere video soo wad
@khanipoifunny
@khanipoifunny Жыл бұрын
Xamada mhadsaid legend 😂wxa thay youtuber ka kliya an ano faraxsan dawado keep going bro
@zamzamiidle9818
@zamzamiidle9818 Жыл бұрын
🎉🎉🎉 welcome back 🙏 😘 ❤
@Kingsbezaani
@Kingsbezaani Жыл бұрын
Ok sxb muqalada noo badi ok
@thesongs33
@thesongs33 Жыл бұрын
HAMBALYO SAXIP SOO LAAWASHO WACAN 🥰
@zalmanabdi7619
@zalmanabdi7619 Жыл бұрын
walahi waa iga qoslaisay garacoow
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
🙌🏾🤣🤣
@abdirahmanosman6206
@abdirahmanosman6206 Жыл бұрын
Wlhi wakuu xiisnahy brother
@Dreamy-M
@Dreamy-M Жыл бұрын
I’m lonely but I’m happy about it, I feel safe when I’m alone and I’m too smart for making friends 😂
@habimaxamud8574
@habimaxamud8574 Жыл бұрын
Damn
@DzekxkrlrRrkxkrxl4dd4l
@DzekxkrlrRrkxkrxl4dd4l Жыл бұрын
Hamada ninka kaliye aan sida dhabta ah ugu xidhanahay youtuber kiisa love you bro runti
@queenbalqisdagn6155
@queenbalqisdagn6155 Жыл бұрын
ilahay kalinimada haka saro oo wehel ha ku siyo hamadow😢
@Gbpusd-y8i
@Gbpusd-y8i Жыл бұрын
What a player 👏 i liked this vedio thanks pro
@nabiilyare6139
@nabiilyare6139 Жыл бұрын
1:14 hhh wlh waad ixasuusataa wlh😂dd diyaar ahay 😂😂
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
🙌🏾🤣🤣
@__rizak__6493
@__rizak__6493 Жыл бұрын
I can’t wait
@maxameddahir9941
@maxameddahir9941 Жыл бұрын
Hamada Welcome back waan ku soo gaadhi lahaaye ma awoodi Markaad ka hadlaysay inaad naftaada si wacan ula hadashidna Waxa igu soo dhacay buuga la idhaa {waan ku salaamay saaxiib } waxaan ku odhan lahaa buugaas ila soo eeg
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 Жыл бұрын
Warkaa ku dhan
@azaaamuk9733
@azaaamuk9733 Жыл бұрын
Asc Awdheere halkee gashay Diidi big F wlcome back bro
@LiinaMohamed-c3b
@LiinaMohamed-c3b Ай бұрын
Waa maalintii ugu horeysay ee aan soo booq do KZbin kaaga wallhi waxaan ogaaday inaad Dan fiyoweyn😢
@abaxino
@abaxino Жыл бұрын
hamaada wasakhyaw. inaad caafimaad qabto waxkastaana iskugu ka fadhiyaan baan ku rajaynayaa. walaalka❤
@Myworld-dn1nt
@Myworld-dn1nt Жыл бұрын
I love this guy Wlhi
@dr-abdala8041
@dr-abdala8041 Жыл бұрын
Kalinimada waa nolol leh dagnaansho, hal abuur & Fikir saliim ah leh.. Hamada Muuqaladan noocan no so badi inshaa allah walalkey.❤
@QaaliqueenQaalimaxamed
@QaaliqueenQaalimaxamed 3 ай бұрын
Lkn markasta mafiicna 😢
@Zhapcan
@Zhapcan Жыл бұрын
Hamada sii diyaari shaah dhakada jabinaya wan soo socdaa surprise ahaan 😂 btw thanks bro
@allinho3414
@allinho3414 Жыл бұрын
Finally😁
@baarrimedia
@baarrimedia Жыл бұрын
Niyow muuqaaladaada waan u xiisay. Soo noqod wacan Ow Dheere..
@Cadnaan174
@Cadnaan174 Жыл бұрын
دوباميكفين. الصومالي مان شا الله. انا لا احب عما تتحدث لكن kuwa somalia walaya waad dhamataantaa walahi waan kugu dhiiri galinayaa lkn nin buugaatasi kuu sheegay ka Soo qaado
@barbatov288
@barbatov288 Жыл бұрын
Absolutely cadoyinka xun wan fahmey dd manta laga bilawo wanka baxay kilinimada ❤wanku jeclahy
@ahmettabdi002
@ahmettabdi002 Жыл бұрын
The goat himself
@OmarCali-du3gc
@OmarCali-du3gc Жыл бұрын
1m ayaa gari lahed hada hal bil oo joogto ah wax uso dhigi lahed 🎉sbbto ah ma jiro qf somali ah oo sa wax u sharaxdo u sharxi karo ❤
@dj.legend4588
@dj.legend4588 Жыл бұрын
Oo dheere mowduuca bidaarta kasoo HADAL wll iyo sidee ku bilaawato 😁😁
Ku Safarka Waqtiga
18:50
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 44 М.
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
DAGAALKI 2AAD EE ADUUNKA
36:58
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 122 М.
Dinosoor faraxsan
13:02
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 33 М.
Todabadlah Maanta iyo Guri barwaaqo Culimo iyo Caamo Yaab.....
24:06
Qaraxa Nukliyeerka
9:03
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 38 М.
Maanta kadambe Si aanan Qadaadka lagaaga Dharbaaxin .
14:57
OGAANSHO
Рет қаралды 267 М.
13 Rafaad iyo XANUUN ku dhaca ragga SIIGAYSTA
17:00
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 77 М.
Xirfada dib u fakirada 🧠
13:47
Salmaan Maadow
Рет қаралды 14 М.
Russia & Ukraine
12:02
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 29 М.
I Spent 100 Hours Inside The Pyramids!
21:43
MrBeast
Рет қаралды 63 МЛН
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН