Sadexdii bilood ee u dambeeyay. Xusuu qor muqaal ah ( bisha 10aad/11aad/12aad )

  Рет қаралды 10,903

Hamada Ibrahim

Hamada Ibrahim

6 ай бұрын

Asc daawadaheyga sharafta leh.
Ku soo dhawow channelka wll 🙏🏽♥️
Subscribe. Like. Share. ♥️
Social media ⤵️
/ mieraaj.hamada
lifewithhamada?...
/ mieraaj
vm.tiktok.com/ZSGeNNaf/
📧
mieraajhamada96@gmail.com

Пікірлер: 132
@ayanleabdi3027
@ayanleabdi3027 6 ай бұрын
Awdheere video-yadii Documentary ahaa fadlan No badi 😢❤
@Aishabella-xs4pt
@Aishabella-xs4pt 6 ай бұрын
Waa ku faraxsanhy inaan isku buug ku khatimney sanadka 2023😊😂
@Maanmedia
@Maanmedia 6 ай бұрын
Gorme single nimadan kabexe aw dhere😂
@Goundhe
@Goundhe 6 ай бұрын
Nolosha single nimada ayaa ka macaan
@Maanmedia
@Maanmedia 6 ай бұрын
Isku fikir ma noqon karno
@abdullahiabdikadir6652
@abdullahiabdikadir6652 6 ай бұрын
Marka walalsha ku darsato😂😂
@Dreamy-M
@Dreamy-M 6 ай бұрын
Somali inaa wax usoo gudbiyo saas kunacay 😂 warlee
@HanadXuseenxasan-pk9fn
@HanadXuseenxasan-pk9fn 6 ай бұрын
​@@Dreamy-M😂ma Ila aragtay somali waa masibo
@HamseAhmed-bh6jx
@HamseAhmed-bh6jx 6 ай бұрын
Hamada waa kuu xiisnay wllhi DD xagee ka dhacday please ka soo hadal dark energy waa sugi la,ahay wllhi muuqaalkaas lasoo dhakhso DD ❤❤❤❤❤
@eshmaelashiqui1786
@eshmaelashiqui1786 6 ай бұрын
Aw dheere' we missed u bro. WELCOME BACK ONCE AGAIN🎉❤
@mankanur7758
@mankanur7758 6 ай бұрын
Ma sha Allah se on ihanaa nähdä miten hienosti sinun elämä on järjestyksessä ja kyhl tykkään miten olet tehnyt sinun kodista ja sinun ihanasta valikoimasta se on ihan ainutlaatuista se on ihan erilainen miten muut somalit tekee niiden taloa mut kaikkee parasta sulle ilahey wax kasto jaceshahay haku siiyo ilahey neh haku fudeediyo jatka samaa rataa sempiä sinulle👍🏼✨💛
@Abdikarin_malin
@Abdikarin_malin 6 ай бұрын
Didi video-ga 10/10 sidoo kale jaceylka naftaada ka bilaw, waan ku salaamay🖐
@Husainmoha
@Husainmoha 6 ай бұрын
Thank you so much 💓 Mr awdheere
@hafsamuse6754
@hafsamuse6754 6 ай бұрын
masha allah wa kahela kalinimda
@ahmedabdiazizmahamed8861
@ahmedabdiazizmahamed8861 6 ай бұрын
the legend welcome back
@iqraanaali2077
@iqraanaali2077 6 ай бұрын
hey DD wa dadalesa msha allah❤️
@Goundhe
@Goundhe 6 ай бұрын
Dd legend 🎉 hore u soco somali best youtuber
@cabdishukuur1407
@cabdishukuur1407 6 ай бұрын
Jawiga akhriska sidaas u sameysatay waa ashqaraar, balse markaaad quraacanayso aw dheere markasta ma sidaasad xataa bakeeriga wax ugu hoos dhigtaa. Waad iga samir badan tahay.
@Safa_Updi
@Safa_Updi 6 ай бұрын
Mar kle welcome back hamada❤
@usaame6421
@usaame6421 7 ай бұрын
can't wait video kalinimada, dhlinyarada aad aye u anfacesaa laso dhaqso hamada, ASC
@abudiosmanahmed1835
@abudiosmanahmed1835 6 ай бұрын
5 enemy ugu fican 2023 ka so hadal
@abdishakuurnasteex7128
@abdishakuurnasteex7128 6 ай бұрын
Awdheeroow muuqal kusaabsan sidee somalia loo horumariyaa kasoo hadl adigoo mhdsn proh ❤😊
@ibraahim.abdulle
@ibraahim.abdulle 6 ай бұрын
Inaa Sanadkii Hal mar Noo Timaadid wax noo Cuntama Maaha Nio Ee Cilmigaa soo Baratey Nasii
@maxamedcabdiraxman8825
@maxamedcabdiraxman8825 6 ай бұрын
Awdhere keep going taliye👍
@HormarGuul
@HormarGuul 6 ай бұрын
Welcome back hamada ku xisnay wlhi
@Shortfilims3968
@Shortfilims3968 6 ай бұрын
Aw dheere miiskii ayeeyo aw gaab ilowdey iyo qax wahedii 😂❤🎉
@khaalidmahamud6054
@khaalidmahamud6054 6 ай бұрын
nolashu waa easy dadkanu waa busy
@user-ns1sm3ni3f
@user-ns1sm3ni3f 6 ай бұрын
Xamaada ku aaway bro wa ku xiisnay❤🎉
@mahamettamahdi4256
@mahamettamahdi4256 6 ай бұрын
Welcome back hamada😢 miss you
@yaHyaIzlaw19
@yaHyaIzlaw19 6 ай бұрын
Hamada Video yashada zHp waan jeclhy saa u editing gareysid eena HD uyihiin❤️🪼💯
@munamuhudiinmohamoud8996
@munamuhudiinmohamoud8996 6 ай бұрын
Isku soo noqod wanaagsan Aw dheere.❤
@FariidoMoha
@FariidoMoha 6 ай бұрын
Simple life i like walalo ❤🎉
@maida.cegag551
@maida.cegag551 6 ай бұрын
Welcome back 🙏 ☺️ wllo awdheere😂
@abdirahmankeisal9939
@abdirahmankeisal9939 6 ай бұрын
macaawiis iyo sigsaan, that's wild owdheere
@hmzmudble7117
@hmzmudble7117 6 ай бұрын
Dd is back
@cabdalamahad
@cabdalamahad 6 ай бұрын
Waa nagu dul qadeysey Waa nagu dul quracatey Waa nagu dul casheysey Gymka nagu dul aadey Gurigaa nagu dul hagaajisatey Maxaa kaa qaldan owdheere ma soo walatey Saa usugayey buu igu dul dhamaadey muqalkii Wraa naga xishood ilaahey mataqaanid kaaley ma bilaa camal baa noo heysataa Hal mar lee maa meel kugu arko caadi baa kuu feeri lahaa walahi😂❤
@cabdimaxamuud651
@cabdimaxamuud651 6 ай бұрын
Ani waan kula feere lahaa 😂💔 iso wac
@alfaachanel4663
@alfaachanel4663 6 ай бұрын
Soo laabasho wacan😮❤
@user-jm4iz6te9r
@user-jm4iz6te9r 6 ай бұрын
Ustaaad guulayso meerayaaasha noosoosamee 8 daba ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ hambalyo ustaaad
@SiddiiqOmer
@SiddiiqOmer 6 ай бұрын
Single-nimadu waa best kkk
@mataanmohamed
@mataanmohamed 6 ай бұрын
Saaxiib halkaa kasii wad
@no_face655
@no_face655 6 ай бұрын
Aw dheere ka so hadal Ethiopia iyo somalia please
@hamdaali1994
@hamdaali1994 6 ай бұрын
Aw dheere gurigaaaga waa pinterest 😍😍
@behappy2559
@behappy2559 Ай бұрын
meshaa noloshyda mustaqblka ka diyaariyo
@Dreamy-M
@Dreamy-M 6 ай бұрын
I like the Vlog ❤ I would like to see more 👍
@abdiqaniomar7095
@abdiqaniomar7095 6 ай бұрын
Vidoeyadi hore dib usoo celi awdheere waxan kaa rabna waxyaalo badan inaa kaa faidno
@AbdirahmanMohamed-hc8vr
@AbdirahmanMohamed-hc8vr 6 ай бұрын
Hamada sxp inte laga so xirira
@abdiqanigedi830
@abdiqanigedi830 6 ай бұрын
Ninweyn. You lost man. Great seeing you again.
@sadaq_osman
@sadaq_osman 6 ай бұрын
keep going bro
@somaliweyn7390
@somaliweyn7390 6 ай бұрын
Vedio yadada uxiisanay noo so dhig Dd 😊
@AbdisamadHashi
@AbdisamadHashi 6 ай бұрын
Muxtawaha Somalida ee social media woo liita siiba KZbin marka adiga lagaa reebo Aad baad kuu taagersanhy hadaa nakayarada channelka ku xiran siiba ku Europe jooga weena taabaneysa videoga oo kale marka bilaah caleek go forward bro
@ahmettnasri279
@ahmettnasri279 6 ай бұрын
Aw dheere wax macni le keen nooo see weeye
@user-zh8km3fn8l
@user-zh8km3fn8l 6 ай бұрын
Nio wllhi nin iska fikirayo tahay..wllhi waa ku checlahay hamada may brother..😮
@Hudayfi-fx9ee
@Hudayfi-fx9ee 6 ай бұрын
Bro come on i miss the old you cadi iska dhig waxa kaga baranay soo dhig hada waa farxay waxa is laha wax cadiyu soo dhigay 😕💔
@i.unknown3406
@i.unknown3406 6 ай бұрын
Awdheere we need the old DD the funny one 😢
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 6 ай бұрын
He’s trying to
@user-no7mk6cw8o
@user-no7mk6cw8o 6 ай бұрын
So labasho wacan diidi😂
@c58pro50
@c58pro50 6 ай бұрын
Mansha alaah nio oowdheere miiskaan 16:38 waa ka helay furnitures kana waa aqoon wayen sida losameyo markan dhulka fdhiyo saaran alaha
@abdikanigadhle9486
@abdikanigadhle9486 6 ай бұрын
Awdhere ❤😂
@sayid-alimukhtar4797
@sayid-alimukhtar4797 6 ай бұрын
DD, we miss 😊 i hope you're doing well 💗
@IlyaasAhmed-ju6bj
@IlyaasAhmed-ju6bj 6 ай бұрын
Soo labasho wannaagsan
@maarro1332
@maarro1332 6 ай бұрын
Minimalism o oo waxbadan ah
@cabdicasiscabdullahiyuusuf6269
@cabdicasiscabdullahiyuusuf6269 6 ай бұрын
Away dheere tinta beero sxb😂😂
@Maryam-wc9lm
@Maryam-wc9lm 6 ай бұрын
😊😊😊
@diyeshe-yare
@diyeshe-yare 6 ай бұрын
@ubdyrahmanaliabshir6242
@ubdyrahmanaliabshir6242 6 ай бұрын
Awdheeree muuqaalki dhanba alaab hagaajis iyo cuno aa ooga baxde wixaan sugaaye wixii aa qabatay inti aa maqneed yoolashi aa gaartay wax lamida
@hareed114
@hareed114 6 ай бұрын
❤❤❤
@user-vl1df3vg4j
@user-vl1df3vg4j 6 ай бұрын
Walhi wall wan ku jeclahay videokagana active bay iga dhigan ❤❤
@NtsakiAbdi
@NtsakiAbdi 6 ай бұрын
Qiso ogaseegee oo 😂😂😂😂😊
@darboweynetv252
@darboweynetv252 6 ай бұрын
Bro subtile lada ka dhig mid colour wato si u arkaan dadka muqalka daawanadaan si ku raaxestaan adi juhdi waa gelisay meeshaas duleel aa ka muuqdo iga qrxi subtile ka, SEE YOU
@user-fn1qe1vl4b
@user-fn1qe1vl4b 6 ай бұрын
Luqada talayaaniga ma ibari kartaa🎉😅❤😂😢😮😊
@hamzepoqor2523
@hamzepoqor2523 6 ай бұрын
Awdheere waa ku cadheysanahey Ma heshiinano awdheere
@sijtv8984
@sijtv8984 6 ай бұрын
Physicskii iyo Cosmology waan ka sugayana Dahiih somali😂😢😂
@AwedJR
@AwedJR 6 ай бұрын
Q&A gormad sameyneysa lpx su'aalo badan baa Iska jiree 😅😅
@user-cu6zz8gy7d
@user-cu6zz8gy7d 6 ай бұрын
didah cod mad wax nooGu soo duubto😢❤
@yuusufyaskalaasaawi9422
@yuusufyaskalaasaawi9422 6 ай бұрын
danaca itopia ee ku aadan bada cas ka soo hdal pls
@user-sy3qh4mv8f
@user-sy3qh4mv8f 6 ай бұрын
Sanadkii marbad so dhacda DD😂
@ahmednuur197
@ahmednuur197 6 ай бұрын
8:17
@Jeneralfarax
@Jeneralfarax 6 ай бұрын
Awdheers hadan kuhelay 😂😂😂 sanku radinayi ayeyada xter wankuweydiyay😂😂😂
@qali5586
@qali5586 6 ай бұрын
Wllkey aniga wanshaqeya wxa dhageysnkra video’s ydada❤plz codey Qoralka kadaa mhdsnd
@2millionhistroy
@2millionhistroy 6 ай бұрын
Aw dheerow sxp naag jarkayagaabaa tidhi meherka waan ka datnayaaye ma ku doonaa 😂😂😂
@missshukrialiaden5523
@missshukrialiaden5523 6 ай бұрын
Diidi xagee ka dhacday😂 waa iska dhuumataye😂😂
@abdinsirmohammedomar1945
@abdinsirmohammedomar1945 6 ай бұрын
Aawdheere Rashiinka lama Afuufo
@magnad1432
@magnad1432 6 ай бұрын
Sxp
@abdi_252
@abdi_252 6 ай бұрын
Aw dheere waxas ani jiingad baace wayne ah baan kadanahay wax iskuxir xirow shaqaday maaha😂
@Inaopthisalam
@Inaopthisalam 4 ай бұрын
Tlie caloosha ka hadashe 😂😂😂
@yasinmohmed7747
@yasinmohmed7747 6 ай бұрын
hamada ahaa saad dhaqaalaha u maamusho bal kaso waran
@Abdifatax-oba
@Abdifatax-oba 6 ай бұрын
Shekoyinki world war nosoceli
@MoOsman990
@MoOsman990 6 ай бұрын
We stand with Palestine 🇵🇸 #Free Palestine 🇵🇸❤️‍🩹 Duufaaanta Aqsa🇵🇸 #Al-Qassam🇵🇸 #Muqdisho - Somalia 🇸🇴✌️ #Palestine - Somalia 🇸🇴🇵🇸 🇸🇴🤝🇵🇸❤‍🩹✌️👊 #🇵🇸❤‍🩹 🇸🇴
@SucadoCabdi-sm1uc
@SucadoCabdi-sm1uc Ай бұрын
Abowe sidee english ja kubarte noso sheeg inagu caawi english ka barashadisa please 🙏 🙏
@user-xp9fk9js3n
@user-xp9fk9js3n 6 ай бұрын
buga atomic habits dupamicaffeine ayaan ka dhageystay
@user-pz2ch6op9y
@user-pz2ch6op9y 6 ай бұрын
Awdheere maxaadhacay taariiqda iyo markaa kaftameysid aad ujeclahay wllhi DDnagadaa doqoni kumasalaqmto
@mankanur7758
@mankanur7758 6 ай бұрын
Sxb waxaa jiro barkimo xoogaha adag oo fadiga loogu talogaley kuwaas oo dulka xoogaha ka kacsan hadaa kaas so gadado huwaal miiska okey ayoo ku noqonaa
@behappy2559
@behappy2559 6 ай бұрын
asian u dhqan eegthay lkn jidhkii waa somali
@qamarmidabasal
@qamarmidabasal 6 ай бұрын
Talephonka zaid u isticmalayo side iskaga dhafi kara adigase taas maku gulesatay
@igadhis
@igadhis 6 ай бұрын
Sxb waxaan kugu mabaranin ee masajidka ciyaarta kadaa
@abdinafimahi1526
@abdinafimahi1526 6 ай бұрын
Madax sare waanku salamay, su'aal sxb, Everyday carry (EDC) maleedahay. maxaayelay waxan arka mindida yar aad kartoonka ku jareysay. haday jawaabta haa tahay manola wadagi kartaa. videogana jawi buu igaliyay ☕🔥
@abdisamadhuseein1248
@abdisamadhuseein1248 6 ай бұрын
#Free Palestine
@ABDULAAHIABUUKARHASSAN
@ABDULAAHIABUUKARHASSAN 6 ай бұрын
hamaada bidaar makugashay😂😢
@hamze875
@hamze875 6 ай бұрын
Wankuu xisny ustaad😂
@sijtv8984
@sijtv8984 6 ай бұрын
Ninka keliya youtube ka daawado Dd ana iso booqo waxad so gudbin jirtay oo faahfaahsan ayan so gudbiya 😂
@geelleyare
@geelleyare 6 ай бұрын
Awdheere maanta san mafilayn😂 Anyway Waxa muuqal noga sodi yarisa inta luuqadood aad taqaanid iyo sida lagu barto Plz. Please. Owdheere🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@emeats6027
@emeats6027 6 ай бұрын
Sxb aw dhere cunto galed bas cuneysa be away bariski iyo bastadi😂
@AbdirahmanMohamed-hc8vr
@AbdirahmanMohamed-hc8vr 6 ай бұрын
Sxp filand uso socda mel kala so xirira raba
@xafsa1939
@xafsa1939 6 ай бұрын
saliid maku so qabesate bidarta we dhalalosa😂🤸‍♀️
@jiniawkey4302
@jiniawkey4302 6 ай бұрын
bale kuqaad hadaan bilaabay inan kudaawado ayeeyo kawaran maguursatay
@abudiosmanahmed1835
@abudiosmanahmed1835 6 ай бұрын
Waraa dheerow dhug maleh guriga iib miyaa wu icajibiye
@liihahabehaeybe5068
@liihahabehaeybe5068 6 ай бұрын
wa adigaan video dhameystee ee maxaa ka faiday ma isheegi kartaa
@amoore4261
@amoore4261 6 ай бұрын
Awdheere saan waa sameyn lahaa lkn Africa aan jooga kkkkkkkkkk
Ku Safarka Waqtiga
18:50
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 38 М.
Maasuuniyada ( goormeeh/sababta/ulajeedada )
15:24
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 60 М.
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 32 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 9 МЛН
Cidlada iyo Kalinimada
18:04
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 41 М.
DAGAALKI 1AAD EE ADUUNKA
14:52
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 73 М.
Sida loo joojiyo Caadada xun
9:39
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 55 М.
Dinosoor faraxsan
13:02
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 27 М.
Sababta ee Somalia 🇸🇴 dowlad ugu dhalan la’adahay
9:16
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 51 М.
Intro to Tool Dev in Unity - An Improvised Live Course [part 1/4]
3:39:31
БАТЯ И ТЁЩА😂#shorts
0:58
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 4,4 МЛН
貓媽媽🆚爆米花🌽🥷🍿 #aicat #shorts #cute
0:33
Cat Cat Cat
Рет қаралды 49 МЛН
Czn Burak vs Argenby Which sigma is better?
0:19
ARGEN
Рет қаралды 11 МЛН
GiGaMoN! 5 🗿 #gigachad #sigma
0:53
The Logan Chitwood
Рет қаралды 10 МЛН
GiGaMoN! 5 🗿 #gigachad #sigma
0:53
The Logan Chitwood
Рет қаралды 10 МЛН
There's a Starman #starman #starmanmeme #superman #fyp
0:17
SigMew
Рет қаралды 74 МЛН
La emociones de Bluey #歌ってみた #bluey #burrikiki
0:13
Bluey y BurriKiKi
Рет қаралды 41 МЛН