Reer Awdal oo cadho ka muujiyey hadalkii Ra'isal wasaare Xamze Barre.

  Рет қаралды 33,564

SOMALI AMERICAN TV

SOMALI AMERICAN TV

Күн бұрын

Пікірлер: 239
@abdijama3992
@abdijama3992 16 күн бұрын
Xamze waa shaqaale Guriga Hassan sheikh
@abdiazizmohed6981
@abdiazizmohed6981 16 күн бұрын
Cali Harari Reer Muqdisho ayaanu nahay, waana aanu ka xumaanay Hadalkii R/wasaaraha, Shaqsiyan Reer Awdal waa dad Xalaal ah Soomaalinimadana Taariikh dheer kuleh,aad baan uga xunahay Dhammaanteen
@faizam523
@faizam523 15 күн бұрын
Mahadsanid, Allah haku sharfo walaal!❤
@alinoor6515
@alinoor6515 9 күн бұрын
Sax the pm was taking low profile
@mahamed6329
@mahamed6329 16 күн бұрын
Awdal state of somalia Guulaysta
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy 16 күн бұрын
Xamze ha iscasilo ama ha aqoonsado Awdal state
@SamsamO-lb7hc
@SamsamO-lb7hc 7 күн бұрын
Isla weynaa. Hamza waa nin daarood ah oo ku dhac leh
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc 15 күн бұрын
Guuul Guuul iyo gobonimo somaali weyn iyo Reer Awdal, waar madaxda somaaliya maanta kajirta waa calooshooda u shaqaysta yaal Reer galbeed keensaday, ee waa in lahelo siyaasiyiin iyo dhalinyaro soocelisa midnimo somaliyeed kana cayriya calooshooda ushaqaysta yaasha
@yasminjama2703
@yasminjama2703 16 күн бұрын
Waa marxuun RW
@user-np9gl8ej8v
@user-np9gl8ej8v 16 күн бұрын
Raisul wasarahu wa dabal wana inu iscasila😢
@MaxamedCabdi-j6x
@MaxamedCabdi-j6x 16 күн бұрын
Somaliya waywalantahay waayo waxy raadinaysaa midnimo somaaliyeed hadana khatumo waad aragtaa meesha sidan inay ahaato ayay kajecelyihiin markaa ree awdal waxanleyahay aynu iimansano Somaliland waxba inomayalan koonfur wad aragtaa markaa halkanaynu sharafkuleenahay oo laynaga yaqaanaa❤
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 14 күн бұрын
kkkkkkkkkk xagee sharaf ku leedahay adeer meesha lagugu bahdilayo ee lagu leeyahay xiniinyaha kasaar ugaaskaagu ma soogali karo adoon baad iitahay xayawaan kolaay isaaq baadtahay hadaan ku eego hadalkaaga khaatumo iyadu tagtay cidna uma baahna maanta soomaliyaba iyadaa ka awood badan oo dhulkeeda maamusha halka daawlada soomaliya aanay xamar wada xukumin oo amisoon ilaaliso marka khaatumo uma baahna daawlada maanta xamar kajirta xasan wuu tagayaa markaa ayeey soomaliya hagaagaaysaa
@warfaaskar7548
@warfaaskar7548 15 күн бұрын
Viva Adal . Guulaysta
@filsannourdjamanour8375
@filsannourdjamanour8375 14 күн бұрын
Somalie gouvernement ,you need only issaq this is reality
@yasminjama2703
@yasminjama2703 16 күн бұрын
He has to resign asap
@abdigah5364
@abdigah5364 16 күн бұрын
R/wasaaraha Somalia wuxu ku shaqaynaya distoorka Somalia oo dhigaya inay State ( dawlad-goboleed ) noqonkaraan laba gobol amna wax ka badan oo ka mid ah 18kii gobol ee Somalia . Awdal waa gobol keliya sida darteed waa runtii oo ma jiro State ( dawlad-goboleed ) la yidha Awdal State
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 16 күн бұрын
Adeer awdal jabuutiba weey ku darsankaraan weeyna kamaarmi karaan isaaqlaan sababtoo ah awdal dadka kayimaadaa waxaa tusaale kaaga filan prfosorkan imika la wareeysanayoo kale oo baananka aduunka u shaqeeyaan marabno jaahiliin aan ka aqoon badanahan oo wax kaaga soo kordhayaa jirin markaa dhaqdhaqaagu wuu sii socon doonaa insha alaah
@abdigah5364
@abdigah5364 16 күн бұрын
@@nadiamohammed5330 Dee raysalwasaaruhu wuxu ka hadlaya distoorka Somalia ayna ku jirin wax la yidha Awdal State. Wuxu kuu caddeeyey inay tahay gobol Somaliland ah . Dalka Djibouti waa dal xuduuddiisa yaqaan . Dadka gobolka Awdal waa dad caqligooda qaba , dantooda yaqaane adeer cidla ha ku xiiqin
@MaxamedfaraxTalan
@MaxamedfaraxTalan 16 күн бұрын
​@@nadiamohammed5330Dastuur,ba laga hadli adiguna Djibouti 🇩🇯 iyo aqoon ban lenahay waxaba laga hadlin malaha waxaad tahay canuug 😂😂😂😂😂 inta kaftan
@MoAar-o5z
@MoAar-o5z 14 күн бұрын
​@@MaxamedfaraxTalan Awdal iyo woqooyi galbeed oo badh ah ayan wadanaa wana la ogolyahay dastuurka
@AhmedHussein-v1q
@AhmedHussein-v1q 16 күн бұрын
Ali Harare ❤❤❤❤❤❤❤
@amiyn2136
@amiyn2136 16 күн бұрын
Dadkii 1800 lagu aasay Awdal lafihoodi maadrabtaan inu Xasan idin xanbaariyo. Itobiya nalaguso gurayabatidhi,koonfur gobolay haystan,Kenya Baladxaawo diyaraday ubad iyo hooyoyinba kuduqaysa ,Gor-Gor iyo Harmcad Shirqoolba lagu dhameeyay , Sargalkii usaraysay Somalia wa wasirka haweenka iyo timdheerta , Balaayo faraha hala galgalina halkiina hagaajista Kuna nabad ahaada waxsomalilayira majirto.
@asadmaxamuud4424
@asadmaxamuud4424 16 күн бұрын
Caqliga soomalidu waa kan raba in meel.nabada oo dhibka jirin ayey rabaan in uu burburiyaan
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of 16 күн бұрын
Kan wax warysanaya iyo kuwan u waraysanayaaba caqligu futada ayuu kaga jiraa Fataaliin Omaliland guul guul Cadawgu ha burburo
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 16 күн бұрын
Mahadsant walaalkey cali xarare ❤❤❤❤❤
@mahadahmed6375
@mahadahmed6375 16 күн бұрын
Useles diaspora people that do now know the reality or the facts on the ground; 1. Awdal on its own can not be a state. 2. Prime minister has no mandate in somaliland 3. Awdal has done one man one vote multiple times 4. Why dont you ask for referundum 5. Stop looking for useless wars
@omar7396
@omar7396 16 күн бұрын
He is a sad little man😢
@user-qw8et8sw6d
@user-qw8et8sw6d 15 күн бұрын
❤🤍💚🇪🇹Cali xadhaadhe waxaan leeyahay ha ku meeraaysanin aawdal ee bal nooga waran ceerigaabo hu wantii halkee laaysla marayaa balnooga waran cali❤🤍💚❤🤍💚🇪🇹
@mahamed6329
@mahamed6329 16 күн бұрын
Masha Allah
@Somali-One
@Somali-One 16 күн бұрын
*"Reer Awdal"* aqligooda Allaha galiyo iney lughaya iyo Saylac kala soo dagaan saanadii ay isu xoreen lahaayeen. Maanta nin aan saanad haysan asaga iyo dhulkiisaba waala qaadanayaa ogaada
@SamsamO-lb7hc
@SamsamO-lb7hc 7 күн бұрын
Waa taad eeddaan
@SamsamO-lb7hc
@SamsamO-lb7hc 7 күн бұрын
Waxad hayso soo daa. Xaar weyne maadaa ku dhaca
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 16 күн бұрын
Anigu awdal ma aqonsani mana aqaano aa waxa garanayaa somaliland yes PM xamze abdi bare waa igu matalaa 34sano baad somaliland udabal degeysen oo konfur aad cayeysen hada maxaa aragteen oo nogu dhegantihiin reer Somaliland now candhuuf dhuka kudhacdey masolabato iyadoo ciiidda ka maran 34sano qaylo bad waden hadana wadaan lkn wixii nan isweydiinin horta konfur ma la idinka rabaa ama Xitaa inaad bilashurud kusolabatan ma ogolin bulshada konfur reed hadaanahey uf ninkii kudhaho waad udgoon tahey kama sugo
@LIBANAHMEDAhmed
@LIBANAHMEDAhmed 15 күн бұрын
Dee waa rune bal xagay ka shaqaysaaa awdal state
@mahamedwali8730
@mahamedwali8730 16 күн бұрын
Mr Harare Keep going
@afiarte8318
@afiarte8318 15 күн бұрын
waa wareeray raysalwasaaruhu
@somalilandnew
@somalilandnew 16 күн бұрын
Marxuuumka cagdheeeer 😂😂😂
@mowlidadarre2878
@mowlidadarre2878 16 күн бұрын
Hamze awoodba malaha waa nin marxuun oo meel cidla fadhiya oo magacuyaal ah
@samoc5405
@samoc5405 16 күн бұрын
Raiisal wasaare xamse warkiisa wuu cadeeyey. Anigu ma rabo mana aqaano ssc iyo awdal state anigu waxaan rabaa buu yidhi hargeisa warkiisu wuu cadeeyey it means anigu isaaq baan rabaa buu yidhi dhulbahante iyo samaroon waxba igu soo kordhin maayaan buu yidhi. 😂😂😂
@asxaabi
@asxaabi 16 күн бұрын
Waar adeerow arrimahayaga faraha kala bax, qeybinta dadka iyo dalka somaliland waa mid. Beenaale ayaad tahay
@ahmedabdilahi3868
@ahmedabdilahi3868 10 күн бұрын
Too much crying
@mahmoudibrahim9026
@mahmoudibrahim9026 15 күн бұрын
Awdal stade xagay ka shaqaysaa
@diniali612
@diniali612 15 күн бұрын
Xamse aad iyo aad buu ugu qaldamey
@bashiirfaarax2206
@bashiirfaarax2206 15 күн бұрын
Waa.kumahsan.tay
@abobasement346
@abobasement346 16 күн бұрын
waa doqon u shaqeyah unukah leh xamar kk
@fadumomohamed8284
@fadumomohamed8284 16 күн бұрын
Raisal wasaaraha wax ba ma oga waa haye raac aan aqli iyo dowlad aan waxba ka ogeyn
@Man19699
@Man19699 16 күн бұрын
Safiya waan taageersanahay laakiin waxaan ka diidanahay sheekadii iidoorka ee ahayd: Gumeystihii ingiriiska waxaanu ka ogolaanay inuu dalkayaga nagu gumeysto, oo aanu duud xamaal u noqono,laakiin naagahoodu dalkayaga ku dhalin hhhhh😅
@AbukarFarah-m2e
@AbukarFarah-m2e 16 күн бұрын
Shaatiga xiro
@abdullahmohamed2424
@abdullahmohamed2424 13 күн бұрын
Hamza mahan masul u qalmo position u somaliya ku matalo
@SaleebanKaahiye-xo4zp
@SaleebanKaahiye-xo4zp 15 күн бұрын
Maxamed Kaahiye ❤
@bashiirfaarax2206
@bashiirfaarax2206 15 күн бұрын
A😊
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 15 күн бұрын
Raysal wasaaraha manta jira Iyo xukuumaduba waxay iska Indha tirayaan midnimada iyo Wada jirka umada somaliyeed
@xayndaabolol1301
@xayndaabolol1301 16 күн бұрын
war somaliya reer sheekh isaxaq ayalagadonaya samaron iyo dhulbaha cidi umabahna runta aynushegno
@shukrishukri801
@shukrishukri801 16 күн бұрын
Wa tad naftada ugu sheekeyso
@mohamedaden8748
@mohamedaden8748 16 күн бұрын
Hi Sir Ali Hamza is the biggest misfit in Somali politics. He is a square peg trying to fit into a circular hole with a small diameter.
@sumrom4818
@sumrom4818 16 күн бұрын
Waliba wuu idinka xishooday 😂😂😂
@SamsamO-lb7hc
@SamsamO-lb7hc 7 күн бұрын
Viva Hamze daarood iyo isaq ayad taqaan
@mustafexuseen-uu5xi
@mustafexuseen-uu5xi 16 күн бұрын
Midba iga qosliyay kulaheee somaroon waxay doonayaaan in been lo sheego
@MaxamedfaraxTalan
@MaxamedfaraxTalan 16 күн бұрын
Sidi ugu ficnayd ayu uga jawabay su,ashi s.lan oo isku dubaan
@u.j7332
@u.j7332 16 күн бұрын
Reer Awdalkii bilaa cuqdada ahaa ee dalka gudihiisa ku noolaa Soomaaliland ayay aaminsan yihiin oo dantoodu ku jirta waxba lagama waydiinayo afar qucdadaysan oo dabad wareega dadkoodii iyo magaaladoodii xata soo booqan karayn waligoodna waxtar ka gaysan degaankooda kzbin.info/www/bejne/j3avh3uDrK6go6Msi=8tM7Uon66Xeuofpy
@shukrishukri801
@shukrishukri801 16 күн бұрын
Naftadada been uu sheegtey
@kaltunwarsame3072
@kaltunwarsame3072 16 күн бұрын
Kkkkkkk ciilane af qushaash
@7omali
@7omali 16 күн бұрын
Hadalka Raysal Wasaaraha waa la khalad fahmay. Awdal State oo maamul ahaan u shaqeeya sida Galmudug iyo Jubaland ma jiro wali. Waxaa jira “ an aspiration” to create Awdal state. Si kastaba ha ahaate, ha is dhiganina oo dadaalka sii labo jibaara. Absame.
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy 16 күн бұрын
Waa runteed.
@mrali3601
@mrali3601 16 күн бұрын
Ninka wa xoog hayihi Hassan Sheikh PA personal assistant, sharafta jagada na meel kaga dhacay
@LJama6119
@LJama6119 16 күн бұрын
Ninkaasi waa marxuun. Baqdin ayaa wadnaha goosay. Wuxuu ka baqay in Xasan ku qeeliyo. Waligey ma arag nin daarood ah oo sidaa u hadlay.
@Somali-One
@Somali-One 16 күн бұрын
*Sida saxda ah ee taageero lagu heli karo waa ayadoo la dhaho "Itoobiya waxay ku socotaa inay ku duusho Xaramka"*
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 16 күн бұрын
Huuraale
@nimahassan5865
@nimahassan5865 16 күн бұрын
Somali weyn ta laraba wa issaqa
@gamilasaeed3847
@gamilasaeed3847 15 күн бұрын
WAR HEEDHEE MOQDISHO CIDII WAX KA SUGTAA WAY HABSAANTAA MOQDISHO DOWLAD MAANTA KAMA JIRTO BARLAMAAN KAMA JIRO WAXAA JOOGA MOQDISHO MAGAFAYAAL DADKOODA DHACAYA XASAN SHEEKHNA HOGAAMIYE U YAHAY
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 16 күн бұрын
Maakhir Number One. I’m the prime minister of Maakhir. USA,UK , all know about that.
@AbdiazizHassan-uw9qd
@AbdiazizHassan-uw9qd 16 күн бұрын
Owdal waa macalimintii wadanka inta kale na waa arday
@shukrishukri801
@shukrishukri801 16 күн бұрын
xamse MARXUN isagi ba kursigisi lagu dul ibshey muxu uu qaban karaa AWDALSTATE IYO KHATUUMOSTATE🇸🇴wa na cawan xamze somalidiid iyo SOMALIDOON ayu kala saari layahay
@Mohamedalimoham
@Mohamedalimoham 16 күн бұрын
Wariye sare ali harare 👍
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 16 күн бұрын
RW Xamze ❤❤❤❤❤❤❤❤
@mahamed6329
@mahamed6329 16 күн бұрын
Marxuumka xamze haka xanaaqina walaalayaal, somalidhalada ayaa tihiin somalidiidkuna waa dhacayaa
@adama2578
@adama2578 16 күн бұрын
AWDAL WAA XUNDHURTA UMMADDA SOOMAALIYEED ,AWDAL STATE HADDAY KU DHAWAAQAAN OO AY HIRGASHO WAXAY NOQON DOONTAA MAAMUL GOBOLEED ISKU FILAN 100% SABABTO AH AWDAL WAA DHUL BEERAHA KU FIICAN OO DHUL DIHIN ,WAA DHUL BAABUL-MANDAB KU YAALA OO MARAAKIIBTA CAALAMKOO DHAN DHEX MARAAN OO DHUL XOOLAHA NOOCUU YAHAYBA ILAAHEY KU MANEYSTAY.AWDAL STATE WAA IN DHIDIBADA LOO TAAGAA SI MUSTAQBALKA UBADKEENU MID AY KU FAANAAN NOQDO.
@AbukarFarah-m2e
@AbukarFarah-m2e 16 күн бұрын
Guluusyada xiro
@LJama6119
@LJama6119 16 күн бұрын
Samaroonoow ereygaa xaal ka qaata walaalayaal.
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 15 күн бұрын
Raysal wasaaruhu wa inuu Reer awdal iyo umada somaliyedba raligalin buuxda Ka siyaa hadalkaas ?????
@abdikareemhassanwacays7597
@abdikareemhassanwacays7597 16 күн бұрын
Odeygan cali xaraare shaqo aan ka faquuqa soomalida uun buu ka shaqaynayaa
@mohammedabdul5923
@mohammedabdul5923 16 күн бұрын
Ninkase wa marxuum mar hore dhinty wuw wabaxsdy
@mohameddahir7293
@mohameddahir7293 16 күн бұрын
Mr kaahin hadal yaqaan maaha, inantaa ka hadal taqaana. Ali marka dambe noo keen mr maasheeye iyo prof Nageeye . Rag cod kor ah
@user-be6ck4ep1c
@user-be6ck4ep1c 16 күн бұрын
Hadalkaa raysal wasaaraha narxuun xamse gastric ayaan kaqaaday
@jamayasin2155
@jamayasin2155 16 күн бұрын
Xamze istaahil kuma aha in uu Mansab Noocaas ah hayo waxaanse ugu cudur saarayaa in uu Xasan Sheikh ka socdo
@queency7943
@queency7943 13 күн бұрын
Hodhodhoo xaguu ku xukumaa awdal ala maxaad been isugu sheekeyseen abidkood ka talin maayaan taako Somaliland ka mida
@MohamedIbrahim-mu5nx
@MohamedIbrahim-mu5nx 10 күн бұрын
Xaguu maamulaa ma adiguu ku maanulaa??
@khadijaibrahim3054
@khadijaibrahim3054 16 күн бұрын
CALOOW MIDNA HA ILAABIN WAXEY AHAAN JIREEN OOD ADBA KA MID AHAYD USP WAA XIRIIR SOO JIREEN AH MARKA SOW KUMA HABOONA IN DIB BOODHKA LOOGA JAFO
@AbdiazizHassan-uw9qd
@AbdiazizHassan-uw9qd 16 күн бұрын
waxa uu hore u yiri waa dhintay waa baxsaday waadhitay waa bax saday hadal kiisa ha u fiirsado baan dhihilahaa
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 16 күн бұрын
Saylac soo Awdal ma aha maxaad dhulkooda Ethopian ugu saxiideen Iidoorow hadaad naf u haysaan reer Awdal.
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb 16 күн бұрын
Alloow sahal amuuraha
@samowsamale3490
@samowsamale3490 13 күн бұрын
Wax Awdal Estate la yidhaa ma jiro
@user-nk7cs2dz9o
@user-nk7cs2dz9o 16 күн бұрын
Waagiii hore Isaaq ismood iyo Ciise ismood iyo Daaraad ismood ayaan la kadeednayn hada waxaaa ku soo biiray Hawiye ismood barina raxanwayn ismood ayaaa sooo socdaaa Gadabuursi waxba caawimaad kama rabaan Soomaali oo dhan
@abdikadiree6074
@abdikadiree6074 16 күн бұрын
RWs xamse. 2 mid hasameeyo 1- ha iscasilo 2- Raaligalin ha bixiyo. Awdal ma aqaan waaxay?
@Mideye157
@Mideye157 16 күн бұрын
Ninkan RW weligis ba waxa iyo wax la mid ah bu ku hadlayeyey sow Ma aha Kii lasanod oo madafic lala dhacayo day and night yidhi waawarey iyo qaylada reer lasanod ha jojiyan. Ninkan wax uu Somali u haya ma jirtee Iska ilawa oo midooba
@abdiahmed8992
@abdiahmed8992 16 күн бұрын
Somalidu waxay ku washen rer isaag war rerkan 100 sano ayay somali ka horeyan ee iskala heshiya ano rer djibouti ah agoon aya uleyahay rerkan
@faisala4218
@faisala4218 16 күн бұрын
Waa run: been ku nolaanshaha iyo guumayyste jacalka, ka habow nasab bay kaga horeeyaan allaha naba gaadhsiiyee!
@Somali-One
@Somali-One 16 күн бұрын
Boqolka sano ay ka horeeyaan noocaytahay dadka degan SL U fasir waayo waxay urkayaan iidoor inuu yhy kan 300 ee qof lagaga haysto gudaha lascanod mise ma ogid. Isaaqu waa adoomo shisheeye balse hada waa adoomaha SSC iyo Somalia taas ogow.
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 16 күн бұрын
Issaq they can't go on like this somalia is one
@SaidaOmar-rf9ez
@SaidaOmar-rf9ez 16 күн бұрын
Warwarka jooji adborame
@AhmedAbdiOmarAhmed
@AhmedAbdiOmarAhmed 16 күн бұрын
SOMALILAND FIRST❤❤❤❤❤
@Mustafe-mc5ls
@Mustafe-mc5ls 16 күн бұрын
Waryaa doqon doqoni dhashay ayaan ku aqaanaa oo marka uukhamriga aad cabdo ayaad ku meeraysadaa awdal adigu maxaad uqabadaa danda qof soomaali ah hadii aad soojawaabi waydo dhakso ayaad uheli doondaa alllah mahad leh
@user-be6ck4ep1c
@user-be6ck4ep1c 16 күн бұрын
Inay dhulkayaga boobto xamsana kahadliwaayo waa nasiib daro
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 16 күн бұрын
Kulahaa is casilo!!! Gudabiirsi xagee joogaan? Adeer ninkani nin Daarooda weeye waa raga Soomaliya iska leh runbuu sheegay oo waa kiis kale uu yiri maxaa lala qaylinayaa? Xishooda oo hadee laandheeraha yaan lagu degdegin
@SamsamO-lb7hc
@SamsamO-lb7hc 7 күн бұрын
Runtaa weeye
@warsamaosman-Sool
@warsamaosman-Sool 16 күн бұрын
Cadawgan maanka gaaban ee cunsuriyiinta ah alle haku halaago meesha ay joogaan.
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 16 күн бұрын
Ilkana rumeyba lagu cadeyaa hadalna runta ciyaarta waxay dhaxtaalaa ( hartikonbe iyo isaaq ama somaliland Qolakasta intii ay qabsato bey ledahay oo xadudka somaliya na noqoneyso anagu reer kunfur hadaanahey sidaas wa naga goaan wixii intaas aheen Waa aan is cayno
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 14 күн бұрын
Waa bili Aadam ee wuu qaldami karaa ee Iska daaya Qiil ha loo raadiya walaala yaal🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿
@axmeddaahir9459
@axmeddaahir9459 14 күн бұрын
Maxa lagu hysta wa runti o xasan ba maqaxi Nairobi ku taala ka so kaxaystay u shaqeeya Dalkana uma dhalanba o wa rer Ethiopia Marka waxba haka so qadina
@SamsamO-lb7hc
@SamsamO-lb7hc 7 күн бұрын
Cuqdad u dhinta yaa wax idiin dhimay.
@mukhtarhagar4344
@mukhtarhagar4344 16 күн бұрын
WAR XAMSE WAXBA MAKALA OGA WA MARXUUM YAAN LOO QABAN😂😂😂😂
@abdullahinur5327
@abdullahinur5327 16 күн бұрын
Naa Dillon France. There is a document with liston names who signed the protectorate
@adoursouldan5757
@adoursouldan5757 12 күн бұрын
Malaha Raysal wasaaruhu gobolada soomaliya waxba kama yaqaan. Waxaa laga yaabaa inuu meel aan Somaliya ahayn ka yimid. Waan ka xumahay inuu sidaa u hadlo.
@user-xs1qw4vl3f
@user-xs1qw4vl3f 16 күн бұрын
CALI XARAARE WAA YIBIR YIBIR DHALAY OO AH 31 BACAAC
@shukrishukri801
@shukrishukri801 16 күн бұрын
Ka xishood suxufiga⛔
@monaallin6022
@monaallin6022 16 күн бұрын
Yaa idiinka garanaaya koonfur waay xanuusanayan isaaq nacaayb ayaa ciilay 😢😢😢😢miyaydan quusan oo aydasn wax ku qaadan axmed imaciil
@MusinguziAli
@MusinguziAli 4 күн бұрын
Xamse wuxuu ku fiicanyahay inuu aamuso Waxaa la yiri dhibaatadu waxay cirka gasha marka ciddi hadalkoodu raxmadda ahaa ay aamusaan dadkii aamuskoodu raxmadda ahaana ay hadlaan Sidaas ayaan u iri xamae aamuskuu ku fiicanyahay
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 16 күн бұрын
Rag aan aqoon dowladnimo iyo midnimo waxy tahay aya Somalia maamula hadal gaf iyo kala Gayn maalin walba ku hadla
@AbdiazizHassan-uw9qd
@AbdiazizHassan-uw9qd 16 күн бұрын
Sub xaana Allah qofka garan waayay owdal oo madax ma noqon Karo
@monaallin6022
@monaallin6022 16 күн бұрын
Taanii waay xanuusanaysa
@abshirhussein1904
@abshirhussein1904 16 күн бұрын
DAROOD IYO HAWIYE SHICIB IYO WERIYEBA WAXEY COLAAD QABYAALAD U QABAAN REER SOMALILAND AMA GUUD AHAAN DIR OO DHANBA, SAMAROON IYO ISAAQ-NA DOQOMADOODII BEY HAWIYE IYO DAAROOD ISTIMAALAYAAN OO EY KICINAYAAN CAJIIB🤔🤔🤔
Kaftanka Siyaasada 520 oo aad u xiisa badan
57:39
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 48 М.
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 19 МЛН
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 18 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 55 МЛН
Muse Biixi oo miciin biday Buurmadow inuu u hiiliyo doorashada
20:46
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 58 М.
Daawo: Khudbadii Galaafatay Xildhibaan Maxamed Abiib ee Imaaraadka Carabta
24:09
Dhamays Media Production
Рет қаралды 96 М.
Xog Culus: Farmaajo iyo Fahad Yaasiin maxaa keenay kalatooga,
7:09
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 35 М.
DNA da Somalidu ma ka duwan tahay tan dadka kale?. Cilme baadhe sare...
24:02
Anaga Itobiyan ayaa Nahaye Xasanow Hana sheegan Garadka Absame!
16:59