PART 4: TII ISILCISAY HADI WAX IBARI LEHED SHAQALO GURI MA AHADEN MANTA

  Рет қаралды 101,608

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

Күн бұрын

#Subscribe #Like #Share

Пікірлер: 615
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko 5 ай бұрын
Ridwaanow gawadhan lacag Ay ku shaqeysato Aan u Aruurino soomaaliyey in shaa Allaah❤💯💯👍
@SorellaCabdi
@SorellaCabdi 5 ай бұрын
Number Kee lagusodira azxapay walahi aad iyo aad u qiirooday runtii aan grab istaagno walahi maskinta colasha kahadashay😢
@quruxoday533
@quruxoday533 5 ай бұрын
Waa e damaqday qisadeedu gabartan yar she's only 20years old hadii gabartaa wax loo ururinaya waa idinku darsanayaa please ela soo socodsiiya riwaan lifekeedii rafaad ayay ku soo qaadatay dayaca gabarta gaaray waxaan dusha u saarayaa hooyadeed gabari waa cawro why ay u kacaysan wayday oo meesha ay ku nooshahay ha kula noolaato qisadeeda 1to4 waa dhamaystay
@Duqabto
@Duqabto 5 ай бұрын
Walalow diyar xagee joogta
@Duqabto
@Duqabto 5 ай бұрын
@@quruxoday533 diyar
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 5 ай бұрын
Walaal ridwaan la xariira idinkoo mahadsan miskiinta caawiya alaha aakhiro idinka abaal mariyee aaamin❤
@duniyakordahab
@duniyakordahab 5 ай бұрын
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw ilahow intii dhibato heysa alle haka dulqaado amiin dhaha asxabta
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 5 ай бұрын
Saabiriin qisadeeda aad ayey u xanuun badan tahay saabirin noloshaada inta ka dhiman Allaha kuu wanaajiyo abayo macaan😢😫
@UmzakiUm
@UmzakiUm 5 ай бұрын
Aamiin
@IbrahimAhmedhusain
@IbrahimAhmedhusain 4 ай бұрын
Abyo youtub aye furatey usheer garey
@munajjibril3643
@munajjibril3643 5 ай бұрын
Sabrin waxan kulatalin lahaa saliga nabiga habadsato insha Allah albabadha illah ayaa ufuridono 😢😢
@IbrahimAhmedhusain
@IbrahimAhmedhusain 4 ай бұрын
Abyo KZbin furatey usheer garey
@fatimacadey5840
@fatimacadey5840 5 ай бұрын
Sabrine went through a lot but she was and is strong may Allah make it easy for her. Imtaxan ayey martey ayadoo saqir ah. May Allah give her good life from now on. Amiin
@maryanali4555
@maryanali4555 4 ай бұрын
Childhood trauma is painful 😓 Lots of Somali girls all over Africa are suffering. May Allah help you all. This is sad.😔 😢
@farhiakitchen
@farhiakitchen 5 ай бұрын
I can’t stop crying 😢 sorry sister insha. Allah waad gaari goal and you will succeed
@zuheib_hassan4101
@zuheib_hassan4101 5 ай бұрын
Thanks Sister ❤
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 5 ай бұрын
Qofkasta oo saqiir ciila rabbi ciil haku bado Aamiin yaa Rabbi.
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 5 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️🫀
@nafisoaxmed2000
@nafisoaxmed2000 5 ай бұрын
Scwscw
@SafiyoIbraahim-o9c
@SafiyoIbraahim-o9c 5 ай бұрын
Scw
@sundusmohamed455
@sundusmohamed455 5 ай бұрын
Ridwaan apoo KZbin ufur gabadha wlhi wa ukala kicinayna😢
@ayaanhassan5459
@ayaanhassan5459 5 ай бұрын
walhi cid loo shaqeeyo sidaa unacay alle hana soo furto😢😢 waan kula dareemaya walashay alle wax khyr qaba haku siiyo
@caynibilan4915
@caynibilan4915 5 ай бұрын
Faraj khayr qabo abaayo. 😢
@deeqamaxamud233
@deeqamaxamud233 5 ай бұрын
Sax waye abaayo
@ayaanhassan5459
@ayaanhassan5459 5 ай бұрын
@@caynibilan4915 amiiin wllo
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 4 ай бұрын
Faraj iyo kheyr badan iyo arsaaq waasic ah RABIGAYGA SUBXAANAHU WA TACAALAA ha na siiyo dhamaantayno inta Muslim ahbo
@SumayaSaeed-d5i
@SumayaSaeed-d5i 5 ай бұрын
Please Familkeeda waxay kala kulanto Hdana soofariisi😢 Ala Yaa iikeno Gabartaan ilhy amrkii waba iska jecladay Mashallh❤❤❤❤❤
@nasroyusuf4028
@nasroyusuf4028 5 ай бұрын
Ilaahey gabadh hacaawiya laakin gabadhan ridman mel ayey saar tay idho lee kaso haray
@SumayaSaeed-d5i
@SumayaSaeed-d5i 5 ай бұрын
@@nasroyusuf4028 kkkk mawaxa kawada Wuukahelay qli
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 5 ай бұрын
​@@nasroyusuf4028😅😅😅😅😅😅😅😅
@khadrhassan8724
@khadrhassan8724 5 ай бұрын
Weligay isma.odhan qof hooyadii nooshahay baa waxaas oo dhiba maraya ilaahay Sabiriin nolosha inta u hadhay wanaag ha igu bedelo
@nasraahmed1706
@nasraahmed1706 5 ай бұрын
Gabdhan waxa kudhacay aad baan ooga xumahay lkn tacadiga iyo dayaca oogu wayn waxaa u gaystay hooyadeed ayadaa larabay inay gabadheeda noolasheeda kawarhayso waxna barto sorry habo lkn waxaan kula talinayaa gàbadhan hooyadeed hadii ay qoraalkayga aragto inay Gabadheeda wax uqabato hadii ay awoodo adigana habo illahay waxaan kaaga rajaynayaa inuu noolal qurux badan kusiiyo allahuma aamiin waa gabadh yar oo baariyad ah qalbi fiican allaha ku xafido habo hadii maalintii naagta yaman joogta loodirayay ay diidi lahayd waxbarashana gabadheeda gashan lahayd soomaliye waxbarashadu qaali ma aha school dhan oo waxaad arkaysaa bishii 10 ama 20 dollar ah ayaduna gabadheeda maantay ubaxsanlahayd oyku nasan lahayd markay naag meel dagan oo reer haysata dahabyada ugadayso may tan yartaa ee bayhoofaysa wax uqabato oy wax barto ileen ilmaha hadii aad wax barto asagaa isku filaan adna wuu ku anfici barri InshaAllah subxaan Allah
@IbrahimAhmedhusain
@IbrahimAhmedhusain 4 ай бұрын
KZbin furatey usheer garey
@AyanSalad-u1g
@AyanSalad-u1g 5 ай бұрын
Muslim ka hooyo iyo aabo allah ha kaa go dhigo abayo
@aadantaatiko1196
@aadantaatiko1196 5 ай бұрын
Gawar adag waaye ee KZbin ufur hadaa legend tahy❤😊
@khada917
@khada917 5 ай бұрын
gabadhani jab wey soo martay hadana waa qof fani ah oo dhiiran wax yaabaha qaar waan la murugooday qaar na saacad baan ku qoslayay sida ereyga ( Qaska )ayaa laad la igaga dhuftay laga yaabe isku wax inaanan u aqoon.
@nastehamohamett7043
@nastehamohamett7043 5 ай бұрын
Rer xamarku qaska gumarkay uyaqanan blse rer puntlandantena iyo somaliland waxkle unaqan😂
@NimcoFarah-ww8mw
@NimcoFarah-ww8mw 5 ай бұрын
Ana waxan ku qoslay basbaas aye meshii iga marisay ridwan kulaha xage kamarisay Gabadha kulaha meshii Ridwan kulaha mesha kaadidaa😂😂
@dekamumin2717
@dekamumin2717 5 ай бұрын
Caloosha hoosteda dhahnaa qaska😂😂idinka waxaa u taqAnin ma aqaano
@khada917
@khada917 5 ай бұрын
@@dekamumin2717 oo ragu na ma la mid baa caloosha ma sidaas ayay u dhahaan wll 😂😂 reer Puntland qalabka haweenka ayay ereygaas u yaqaanan🫣😂😂
@nastehamohamett7043
@nastehamohamett7043 5 ай бұрын
@@khada917 Haa anaga wxsa unaqana blse rer xamarku gumaarkay qas uyaqanin🤣
@mariamohamed6785
@mariamohamed6785 5 ай бұрын
Saabiriin abaayo nolosha ilah haku fududeeyo waxan ku leyahay ha is dhibin waligaa meel kala so xariiro iso sheeg hadad farinteyda arktid ila so hadal waa walashaa joogta USA 🇺🇸
@husseinomar4118
@husseinomar4118 5 ай бұрын
waa gabar qalbi furan oo caqli leh nolosha kumaxumeyso dheh inshallah samir waad3guuleysandoontaa inshallah
@HappiipoAli235
@HappiipoAli235 5 ай бұрын
Ridwaan😢 meel aan kala soo xiriiro isoo sheeg😪😭🙏🙏🙏
@anababdi9566
@anababdi9566 5 ай бұрын
Anaga dhan no sosheeg Ridwaa abowe
@saaraali9688
@saaraali9688 5 ай бұрын
qaska dhabarka inta hoose ayey kawadaa aan umalaynaayaa saas inaan maqlaan rajaynayaa wax dad ceeb la eh in dadkale caadi layihiin
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm 5 ай бұрын
​@@saaraali9688ani wan fahmi way Haa blse yada wa macquul❤
@AdaanAbshiro
@AdaanAbshiro 5 ай бұрын
Subxaana allaah aloow xifdi oo hooyo iyo aabe uga dhig dadka Samir iyo salaada kaalmeyso abyo astaqfaartana badi ridwaan walalkey gabadha telkeeda ama qaab loo caawin karo soo gudbi ka warqab mar walbo xaalkeedana soo sheeg teeda kale waxaan leeyahay reerka aad la joogto waad amaantay waana nahadsanyiihiin ogaada Ayaan leyahay sidaa iyo in ka badan wixi xaquuqana siiya insha Allah hala taakuleeyo sidi ay gelina wax ubarato gelina ushaqeysato allaha ku xifdiyo
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 5 ай бұрын
Ax ax 😢😢😢 Dhib maha maamo hoer usoco waaxa tahay qof adag o samir leh masha Allah ❤❤❤
@sacadbulshale5767
@sacadbulshale5767 5 ай бұрын
This is a very Sad store, Wllhi waan ilmeeyey Gabadhaan aan Caawino oo Meherad weyn aynu u furno, ugu yaraan 20,000 dollar aan u aruurino
@CaishaMaxamed-iq1ud
@CaishaMaxamed-iq1ud 5 ай бұрын
istaqfarta iyo saliga nabiga badi dabecad xumadana iska daa my sistr 👍❤
@AminaAwil-o5x
@AminaAwil-o5x 5 ай бұрын
Ax wllhy in dhahyga ilmaa ceshan waayey dumarka waa caar meel ay ku asturnaadan bay ubaahayihhin saabiin hadaad qoraalkyga aragto waxaa kuu sheegayaa in aad tahay qof illhy jecelyhy waayo illhy qofka mu minka ah ayuu imtixaamaa gabdh adag oo caqli badan karti badan dadbimo iyo dad la dhaqanle fikir fiican ayaad tahy oo nafteeda ka adag aan raga aan fiicnyn gaadi karin fiiro dheer wll wanaagaga wllhy ma koobi karo waxaan kugula talinyaa inaad illhy baryadiisa badiso istiqfaarta iyo saliga nabiga ku dadaal insha allah nolosha way kuu qurxbadnaan hadii noloshu kuu fiicnatna wax baro afuha nolsha waa aqoon wiliba diinteena suyban lanar 1 ka dhig❤❤❤
@bostayoahemd3054
@bostayoahemd3054 5 ай бұрын
2:32
@idmanxaji4227
@idmanxaji4227 5 ай бұрын
Kuma mid baan Ahay ilin iguso istagtay wlhi xanuunka hoya la,aanta aniga argay lkn abo cafimad qabo oo jcl ayaa iso guriyay iyo edo abo qabo oo aad uwngsn rabi raali haka noqdo lkn markasto hoyadey waa tabi jiray gabar hooyo kama maranto😢😢😢😢
@AminaAwil-o5x
@AminaAwil-o5x 5 ай бұрын
@@idmanxaji4227 waa run wll saas ay tahy gabdh hooyadeed way nooshahy aniga anoo yar bay hooyady dhimty intaa yaraa ayeeyo iyo aabe ii noolaa wax badan ma dareemin lkn markaa waynaaday ayeeyona dhimaty ayaa xanuunka hooyo la aanta dareemy hadaa murugooto qof aad la wadaagto male oo booska hooyo kugu jira hadaad faraxdana sidoo kale lkn waxaan ogady murugo wax ay iyeesho mooyee in aany waxba ii kordhinyn markaa waxaan barty wax walba oo igu adkaada inaa illhy si dhab ah ugu sheegto alxmdu llah rabina wax walba khyr buu iiga dhigaa
@Hushmo
@Hushmo 5 ай бұрын
Aniga 4 mar wan ku ceshtay sheekadeeda aada u ooyay qofkasto ooya wan la murugoodaaa 😢😢
@hafsabashiir7025
@hafsabashiir7025 5 ай бұрын
Saabiriin abyo waxa tahey qof adag walahi dhib badana soo martey illaahey nolosha inta kuu hartey hakuu fududeeyo ,aakhino janan kuu rajeynayaa
@Kiinfanah
@Kiinfanah 5 ай бұрын
Gabar adag ayaa tahay abaayo wadnaheena ayaa taabatay ilaahay waxaan kaaga baryayaa wixi niyadaada ku jira oo khayr ah si dag dag inuu ku siiyo 😢 aamin ya rabbi sabriin yariisey wali waqti ayaa haysataa waad yartahay fikirka badan iyo is calool xumeenta iska jooji waxba haka soo qaadin wixi dhacay nolosha hakuu wacnaato 😊
@Midraarchannel
@Midraarchannel 5 ай бұрын
Hadda xataa waa yartahay habo mcn wax kasta waad sameysan kartaa horay usoco
@MADINOMUXIDIIN
@MADINOMUXIDIIN 5 ай бұрын
Nabarka sabiriin seen ku heelkaraa qisadeeda waa la xanuunsaday farxad alaha ku siiyo macnto ❤
@Caasha739
@Caasha739 5 ай бұрын
Gabadhaan yar dhibaato aduun ayaa u dhamaatey ilaahow faraj u fur yaa rabi Aamiin
@saidaabdale4906
@saidaabdale4906 5 ай бұрын
Aaamiin yrbi😢
@ashamuse7410
@ashamuse7410 5 ай бұрын
Gabadhaan wax walbaa hooyadeed ayaa ugu wacan qalbi adakaa hooyo ma ahan gabadhaan wax jacayl hooyonimo ah mey arkin weligeed 20 sano ayeey silic kaga dharagtay allow faraj u fur miskiintan yar
@Moha-adam-m5b
@Moha-adam-m5b 5 ай бұрын
@Riwaan Issak Gabadha meel lola xiriiro so sheek Hala caawiyee
@Driftjamzagainiturboy
@Driftjamzagainiturboy 5 ай бұрын
I love this young sister, how can we help her?
@AminoOsman-i4l
@AminoOsman-i4l 5 ай бұрын
Ridhwan gabadhan markale soqabo aan lacag u aruurine lanbakedana soqor
@QueenSabnaa.
@QueenSabnaa. 4 ай бұрын
😢
@QueenSabnaa.
@QueenSabnaa. 4 ай бұрын
@mohamedsandheere6339
@mohamedsandheere6339 5 ай бұрын
Ayy so sad 😭 mar kay oyse illintaa iso dhaaf tay so sad 😭 sasbiriin Alle waxan ka bar yayaa in faraj qeer qaba ku furo oo nolosha guul Aad ka gaarto insha Allah my sister wlhi hadan aqano mel kala xariiro garab weyn ban siin lahaa my sister guuleyso oo nolosha kuma xumeyso insha Allah
@MaryamMusa-pt2rh
@MaryamMusa-pt2rh 5 ай бұрын
Gabadha number lagala xariiro shashada waxaa ugu dhigi weysay Riwan jheyr alle ah ku siiyo waa maskiin qofkii wax ku sadaqaysto ajar badan ayuu hili,,illaahow caawi ayadada iyo inta lamidka ah,
@sahrohaashimaxamed9881
@sahrohaashimaxamed9881 5 ай бұрын
allaha kuufudu deeyo arimahaaga nin baariyana allaha kusiiyo amiin aamiin yaarabi
@hodanabdullahi1017
@hodanabdullahi1017 5 ай бұрын
Sabiriin abaayo nolosha inta hartay illhy haku wanajiyo😢qalbiga ixanunay runtii🥹❤️❤️❤️❤️hal talo hadaa kugu darsado abaayo xiliga janis hesho salon aad cilaan iyo makeupp baro wa waxa ugu fudud ee aad baran karto manta mcnto kuna anfacaya
@nimcocabdi3575
@nimcocabdi3575 5 ай бұрын
Wshy saabiriin noloshu waa Samir waad guulaysanaysaa Alle ha kuu hagaajiyo inta kuu dhiman
@bilan9135
@bilan9135 5 ай бұрын
Sabriin qiso xanuun badan Bay martay hooyo mcn wax danbe oo ku dhibo rabi kuma tuso qisadaada bilow ilaa dhamaad waan daawaday nasiib daro malaha meel la gaala soo xiriiro. Kalsooni karti adayg run badnaan intaba way isku darsatay ,war hooy waalidoow Caruurtiina cidna ha u dhiibina sabriin waa qof adag lakiin ciyaalka qaar intanba ma soo gaareen😢😪
@qumaninacabdullahi1498
@qumaninacabdullahi1498 5 ай бұрын
Wlhi abaayo dhib waad so martay allaha waxan kaga barya inta nolshada ka dhiman inaad farxad ku nolato qaali😭😭
@AyaanCabdirixmaan-t6k
@AyaanCabdirixmaan-t6k 5 ай бұрын
GABADHA YARTA HA LA CAWIYO WLHI WA GABADH DHIBAN OO NOLOL ADAG KU JIRTA😢😢😢😢😢
@CaskeyDahir
@CaskeyDahir 5 ай бұрын
Wlhi runtaa waaa sxbw hala caawiya sxb ninka wax sin kara ha siya 😂😂
@XallinCaafimaad
@XallinCaafimaad 5 ай бұрын
Waa Gabadh daacada Alle nolol wanaagsan haku siiyo wll❤
@Faadumo-Siciid
@Faadumo-Siciid 4 ай бұрын
Ilaaahayoow faraj khayr qaba kugu arsaaq saabiriin ❤
@roda77
@roda77 5 ай бұрын
Guul ku rajena Sabrin 🥺❤️
@wardaali3529
@wardaali3529 5 ай бұрын
Ridwan gabadhan qisadeedi qiso iga qosol badan wili kama daawan waana kamurgooday lkin waa fani
@NimcoSMursal
@NimcoSMursal 5 ай бұрын
Mashaallah mashaallah tabarakallahu I hope you get better life
@KhadraAli-pe4bg
@KhadraAli-pe4bg 5 ай бұрын
Maskiin ilahy haku fududyo walshay
@abumaxamed1925
@abumaxamed1925 5 ай бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@aminaabyan6373
@aminaabyan6373 5 ай бұрын
Gabadhan yar waa miskiinad ilahay faraj khayr qaba ha u furo 😢😢
@nrcabdi
@nrcabdi 5 ай бұрын
. 🥺 🥺😪 ilaahoow silac iyo xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto si walaalnimo ah galaxariir. *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar* Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. Xitaa waxan maalin ku noolaado ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi
@XamdaMaxamed-sw4os
@XamdaMaxamed-sw4os 5 ай бұрын
Ax waan la oooyay walhi alle dadkiisa hakuu sakhiro wallo 😢
@HappiipoAli235
@HappiipoAli235 5 ай бұрын
Aniga inaan kula soo xiriiro ayaan rabaa intee kala sooxirira wll caawi naad ayaan ubahanahay
@fadimadahir
@fadimadahir 5 ай бұрын
Runtii waxa fiicn ilmaha in ey korsadaan waridkood xiligaan seegseeg ma,arkilaheyn hadanah illahey uqadarey allah qabiga ha uqaboojiyo
@Tamsim3358
@Tamsim3358 4 ай бұрын
ILAAHAY farij khayr leh ha uu furo Amiin, cadowgeed na ha jabiyo Amiin.
@AbdifatahHassanMohamud
@AbdifatahHassanMohamud 5 ай бұрын
Gabadhaan waa geesiyad wlhi qalbika alle ha u qaboojiyo mashallah.
@CaashoKiin-tl3qj
@CaashoKiin-tl3qj 5 ай бұрын
Sabiriiney abyo ilahay farji qeer qabo 😢haku furo waa dashay wllhi😢😢
@FAHAMTECH
@FAHAMTECH 5 ай бұрын
Dumaroow isu naxariista Dumarki noolaha ugu nxariista daran aduunya sababtoo ah maxariiistoodo ubadkooda oo keliya ayay ku koobaan dadka kale dhibaato u gaystaan
@zamzamharun2099
@zamzamharun2099 5 ай бұрын
Strong 💪 woman 👩 wye wllhi gabadan❤m.a rabiyow Muslimka hooyo iyo abo Allah hakagadigo insha Allah 😢🎉waxwlbo waxa kagadaran ayado dibatadas marte hadan dola cadenteda wa 💯 perfect 👌 m.a rabiyow nolol wngsn sii gali🤲💋🥰🥺
@hawomohamed507
@hawomohamed507 5 ай бұрын
Waa sheeko murug badan😢😢😢. Ridwaan numberkeeda pin noogu qabo aan la xariirnee.
@Abu.mansur1
@Abu.mansur1 5 ай бұрын
Allaha kuxifdiyo saliga nibiga badso iyo istaqfurta
@shukrishuulaanka8595
@shukrishuulaanka8595 5 ай бұрын
Illaahey ha u gargaaro. Sabriin insha Allaah Ridwan aboowe Illaahey dartiis ku caawi sabriin please
@BarakaawiMedia
@BarakaawiMedia 5 ай бұрын
😢
@Aaminashariif7
@Aaminashariif7 5 ай бұрын
Runti waa qiso xanuun badan 😢😢dhamaadka waan la il meeye maskiinta ilahay dhibta ay soo barte dheef alaha ugu badalo gabdhoow waxa labeerta waxa ugu wanaagsan waa ibni aadam hadii qof ibni aadam kusoo muta ha ciilin 😢😢😢😢
@hamdiyamusa2166
@hamdiyamusa2166 5 ай бұрын
Abaayo qisada iya uyuye dadaka la jogto allah kadigo hooyo iyo abo iyo walal saabirin noloshada inata ka dhiman allah ku wanajiiyo abaayo mcn 🤲🤲allah na is ku xiir naw saliga nabiga aqriso 🤦‍♀️
@hafsaahmed6296
@hafsaahmed6296 5 ай бұрын
I cried for this lady sabriney illahi farad haku fuuro abaayo 😢😢
@AyaanAbdullahi-p5y
@AyaanAbdullahi-p5y 5 ай бұрын
Asc somaliyey gabadan an cawino ridwan adigana yutub ufur
@CashoCabdullahi-b2l
@CashoCabdullahi-b2l 5 ай бұрын
Allaha kuxifdiyo abayo ❤❤
@AbshirDaahir-c8i
@AbshirDaahir-c8i 5 ай бұрын
Walaahi gabar kastoo kasomuuqato meejka ridwaan isaak waa gabadha qisadeda ogu xanuun badantahay ee soomaaliyey halacaawiyo insha alaah
@fatimaniifay4533
@fatimaniifay4533 5 ай бұрын
Illahey faraj qeyr qabo ha u furo sabiriin wey kuso rafaday nolosha 😢
@cadarsulaiman4332
@cadarsulaiman4332 4 ай бұрын
Gabartan inta dhibaato ku dhacdi hooyaded ayaa yeeshay wlhi aabihi oo waalan ayaaba ka fican aniga hooyo ayaan ahay wax walbo dhaco ilmaheyga kama tagaayo inshaa Allahu waba go,aan keyga
@zakariyeabdullahi6022
@zakariyeabdullahi6022 5 ай бұрын
Datka qalbiga fican waye ilahey ha xifdiyo aamin
@Hamdacadaani05
@Hamdacadaani05 5 ай бұрын
Walaahi wey macaatey maskiinta😢 saabiriin illaaheey nolosha hakula garabgalo
@Ahmedjibal10
@Ahmedjibal10 5 ай бұрын
Ya Rabi lo bahda an bahan wa adiga Kan kurbada Qada wa adiga kan Boqorka wa adiga kan jebkisu maran wa adiga kan Bukoon wa adiga kan waxdila waxna noleeyo wa adiga kan cafidka Bixiya wa adiga. Ya alllah inta Muslim ah ee Dhibateysan dhibka ka saar Adiga owooda leh kana saari karee Ya MALIK
@haa8793
@haa8793 5 ай бұрын
Amiin ya rabb
@nimaabdullahi3125
@nimaabdullahi3125 5 ай бұрын
Amiin yaa rabbi 😢😢
@cawayskaxamseyare
@cawayskaxamseyare 5 ай бұрын
Illaahay nolasha hakuu dhib yareeyo walal ridwan walal waxaan kaa codsan lahaa walal gabadhaa marwalba xidhiidh walal oo marwalba waani walal aad bay iiga ooyisiisay
@ummu3116
@ummu3116 5 ай бұрын
gabdhan yaranteedi waa la dayacay laakiin waa gabar iska adag.
@abdirasakabdisamed879
@abdirasakabdisamed879 5 ай бұрын
Alle faraj khayr qabo ha siiyo walasheen aan u ducayno qofkii caawin karana ha caawiyo
@JamAa26
@JamAa26 5 ай бұрын
Sabirin habo waqti kaama tegin gabar yar baa tahay
@aminaibrahim2268
@aminaibrahim2268 5 ай бұрын
ILAHAY HA KUU GARGAARO aamiin aamiin 🤲🤲🤲sorry walal ISKA SAMIR 😪😪
@najuuapdi8801
@najuuapdi8801 5 ай бұрын
Axx ilahey ha ku guuleeyo abayo nolosha family gaga melusan jogin hadad ku noshahay ciil badan waa arkeysaaa
@hamdabilan838
@hamdabilan838 5 ай бұрын
Wax kher qabo Allah haku sahlo aqwan❤
@jhussain1507
@jhussain1507 4 ай бұрын
Naagta Yemen ku heeysay ilmaheeda waa naag xuun hoosteeda aay kaheleeysa xaaqa gabadhaan waay ka sobaxeeysa 😢😢
@HamdiMohamed-n7s
@HamdiMohamed-n7s 5 ай бұрын
Sister waxbarashada lagama waynaado isku day inaad xirfad barato ❤😢
@saidaahmed2361
@saidaahmed2361 5 ай бұрын
Illaahay ha ku xafido gabadhaan ilaahay cirib danbeedkeda ha u hagaajiyo
@suhuurbashiir6483
@suhuurbashiir6483 5 ай бұрын
Sabirin abyo nolasha horay uso mrtay alle dib kuguma celiyo nolal qrx bdn alle haku badalo
@JamAa26
@JamAa26 5 ай бұрын
Illahay ummadiisa ma mooga illhay ha caawiyo gabadhaan yarta ah
@zuuroabdimire6974
@zuuroabdimire6974 5 ай бұрын
Insha Allah malamaha sosocdo alle ayaa alababadisa ku furaayo adoonkisa tahay 😢
@MohamedFaisa-vm7vk
@MohamedFaisa-vm7vk 5 ай бұрын
Sabiriin noloshaada ilaahay hakuu wanaajiyo
@naciimaahmed6758
@naciimaahmed6758 5 ай бұрын
Wax badan waa dhibtootaY abaaayo lkin inzhalah noLoL waCan ayaa gali doontaa ood ku ilawdiii wax walpa oo kuzoo maray😢❤
@wahelkacaashaqa4416
@wahelkacaashaqa4416 5 ай бұрын
Fasta comment😂 linke 1000
@fartuunaxmed9483
@fartuunaxmed9483 5 ай бұрын
ina adeertey mcn Allah ku xafido mcneyy ❤🫶💗
@OumalkaireMohamed-sq1jj
@OumalkaireMohamed-sq1jj 5 ай бұрын
Allah qalbiga ku qabojiyo abayo inchallah wa guleysan donta inchallah 😢
@SaredoChannel2024
@SaredoChannel2024 5 ай бұрын
😢😢😢😢 wlhi waa ilmeyey samir qali guul insha allah ❤
@deekhaabshirdeekha6350
@deekhaabshirdeekha6350 5 ай бұрын
Ha is ciilin waad ka gudbe Insha Allah abaayo qalbiga allha kaga saro dhibta
@NadiifoMaxammuud
@NadiifoMaxammuud 5 ай бұрын
Keep going wllo sabirin mar bu waqtiga ku sacidi dona 😢
@Nuurah951
@Nuurah951 5 ай бұрын
Ridwaan clipyada aykula duubtay wixii kasoo gala saabiriin waxkasii waa gabar miskiin ah ama youtube ufur .
@falastiinaxmed7418
@falastiinaxmed7418 5 ай бұрын
Haaa walhi 😢😢😢😢
@saaraali9688
@saaraali9688 5 ай бұрын
waarun
@zamabdul4945
@zamabdul4945 5 ай бұрын
ama youtube uu fuur oo inte kula dubtay ugalii😢 waa hade diyaar utahay
@abdirizakmohamed3648
@abdirizakmohamed3648 4 ай бұрын
Gabadhan Nambar keda Ha so Ban Dhigo Wa la cawiina Gabadha Shaqo Abuur A Lo Samena
@Nuurah951
@Nuurah951 4 ай бұрын
@@abdirizakmohamed3648 waysoo qortay sug aan kusoo qoree
@AmalJamal-im7ym
@AmalJamal-im7ym 5 ай бұрын
Insha Allah wxn ku rajeenaya wll nolol tan dhaanta ood is marayn karto👸🏻🥺
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 5 ай бұрын
Ax sorry abaayo weli wad yartahay is daji insh Allah ❤
@AaminoCabdi12
@AaminoCabdi12 5 ай бұрын
Ale haku siiyo risaaqaad wasac ah aaamiin yaarabi
@mruun3542
@mruun3542 5 ай бұрын
Maansha Allaah Ridwaan sida uu uga fakaraa asturnaanta gabarta❤❤❤
@dahabohassan5585
@dahabohassan5585 5 ай бұрын
Alllhy wax qer leh haku sahlo walashey wan lamurgoday qisadada dadka somaliyed Alllhy xaqa ha fahnsiyi
YAAB! WALASHAY NINKEDA IGA MASERTAY GURIGEDA IGA SO CAYRISAY
27:37
Ridhwan Issack
Рет қаралды 168 М.
GABAR JECLA BA ITIRI 3 MALIN IGU GUURSO IN UUR LEHED KA SHAKIYAY
1:11:35
SCHOOLBOY. Мама флексит 🫣👩🏻
00:41
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 7 МЛН
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 8 МЛН
My daughter is creative when it comes to eating food #funny #comedy #cute #baby#smart girl
00:17
FILM CUSUB DAKANO QABIIL PART 71
24:20
Sucdi Team 22
Рет қаралды 4,3 М.
SIYAASI SIIDOW MAXA QABIILADA UCAYSA
43:29
Ridhwan Issack
Рет қаралды 70 М.
6SANO KADIB UGU DANBEN SHUKRI & ABDALLE
6:34
mss nairobi official
Рет қаралды 101 М.
Part 3: DAHABKI SO XADAY WA DHUNTAY WA GURSADAY WA LA IFURAY
37:14
Ridhwan Issack
Рет қаралды 109 М.
AX! Habar Yartay Bursada Bananka iso dhigtay Ano 10 Maalin Nairobi Jogo
54:24