Riwaayaddii Dumistii Aqalkayga 1976, By Astaan Tv

  Рет қаралды 40,044

Cumar Seerbiya

Cumar Seerbiya

5 жыл бұрын

Waxa ka waramaya Abwaan Siciid Jaamac Biid oo riwaayado badan u soo joogay

Пікірлер: 61
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 10 ай бұрын
Cajaaib kayd xus iyo xasuus mudan Riwaayad cajiiba iyo heeso caalami ah. Alle yarxama intii dhimatay.
@user-ld8wf7ee3p
@user-ld8wf7ee3p 3 ай бұрын
Gor moow dhintay abwanka sacid biid dhor qof ayaa soqortay alah unaxaristo jwb
@hamdalaki1199
@hamdalaki1199 4 жыл бұрын
Abwaan siciid biid macalinkaygi berbera bursade secondary school xiisada intuu ku jiro dhawaaqa yaran jiray ilaahy haku xafido meel kasto joogto
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 Жыл бұрын
Sanadke ayu ayu macalin Ahaa
@isramahamed9410
@isramahamed9410 7 ай бұрын
Waxa lahaa abwaa xasan ganay Abakh
@osmansufi4066
@osmansufi4066 2 ай бұрын
Waa beentii miicaad ma dhalin anigu 1976kii xanar bawn ju galay 1978kiina Hargeysa ayaanu ku galay sheekadu waa fanaan cusman gacanlaw oo magool dhalay oo islaan carabida ahi dhashay iyo Xasan aden oo ay saaxiib ahaayeen abwaanka riwaayada saneeyey oo dibjir ah iyo oday ay magool aabaheed saaxiib ahaayeen oo uu rabay in la siiyo miicaad Wuxuu matalayey tirifitoore isagoo biyoole ah iska dhigayey nin khatara bayloodkii qarankaa oo biyo dhaaminaya heesta ragna jeel idiin qabo magool iyo harawo ayaa wada qaadaya waa Markii u horeysey ee Aan taariikh Aan ogaa oo been laga sheegayo arko
@seidabdi751
@seidabdi751 3 ай бұрын
DUMISTIIY AQALKA & AROOSKIIY INANKA
@liibaanxaaji7258
@liibaanxaaji7258 11 ай бұрын
❤Ilaahay naxiirtiisa jano haunishaareeyo abwaan siciid biid & intii dhimatay ee abwaano & fanaaniin ahaa. Dad tayo & qiimo lahaa waa dadkii hore. Aduun ayaa laguwaareen.
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 4 жыл бұрын
Abwaan biid waan ku salaamayaa reer burco way kuu xiiseen
@abdibarrenooh7563
@abdibarrenooh7563 5 жыл бұрын
Cumarow meesha sax “dambigeey adaa jira maahan” Ee waa dambi la’i adaa jira
@goldengeesey632
@goldengeesey632 4 жыл бұрын
Indhaha iyo dhagahaba ALLAHA kuu barakeeyo
@xamzeali5369
@xamzeali5369 4 жыл бұрын
Cumar serbia waa wariyaha kali ah dhageesto xaga fanka
@aminmohamed4896
@aminmohamed4896 3 жыл бұрын
Markan ayuu fanku fan ahaa.
@guuleedrooble7717
@guuleedrooble7717 5 жыл бұрын
Waah waah cumar seerbiya hore u soco Indr
@maxameddeeq7647
@maxameddeeq7647 5 жыл бұрын
Oo dumarkuna oo lihii soodabaala leyihiin awrkana dabarka lagu xidhin meel dheerna laga dayin waa abwaanka xaga dhaqanka ugu horeeya
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 жыл бұрын
Oo dumarku xoolihii soo dabaala leeyihiin weeyaan
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
dalsan waa halku ku dhashay abwaan xasan ganey anigu dalsan xoolan kuracay saxib yal
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 3 жыл бұрын
WAxay ahayd riwaayad aan caadi ahayn
@onlinebusinessmanagementtu5703
@onlinebusinessmanagementtu5703 5 жыл бұрын
Cumaraw odayga ku noqo riwaayadihii caanka ahaa sida tan iyo kuwa kalle ee la midka ahaba ka soo duub. Berbera ayaan daran ninkaanu haysan kari waynay
@Never_give_up484
@Never_give_up484 3 жыл бұрын
Alle u naxariisto abwaan Siciid Biit 😭😭😭😭😭😭
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 Жыл бұрын
Sbx gormu dhimatay siciid
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 4 жыл бұрын
Abwaan biid ber bera kama maaranto
@baxnaanmedia1528
@baxnaanmedia1528 4 жыл бұрын
Abwaan siciid biid macalinkaygii dugsiga sare bursade secondry school berbera Alle haku daayo macalin
@osmansufi4066
@osmansufi4066 2 ай бұрын
Dadaw qisadu sidaa maaha waar yaa gaboobey oo berigaa ila daawaday
@maxdar11
@maxdar11 10 ай бұрын
Riwayadii si qurux badan ayuu usoo koobay ustaadku
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
cumaroow wllo abwaanka kunoqo xogbu hayaye walahi
@cadnimaxamuud8617
@cadnimaxamuud8617 4 жыл бұрын
Tan yaa allifay iyada dumistiinaqalkeyga
@daadproduction6574
@daadproduction6574 4 жыл бұрын
Xasan ganey wllo
@abwaan6607
@abwaan6607 5 жыл бұрын
Fadlan ma ii tilmaami kartaa , si àn idiinla soo xiriiro. haddii fariin tan aad aragto , ii jawaab . mahadsanid
@CSeerbiya
@CSeerbiya 5 жыл бұрын
omarserbia@gmail.com Emailkaas farriin iigu soo dir
@abdiladifabdikarin
@abdiladifabdikarin Жыл бұрын
Riwaayada waxaaa odhan jiray jin iyo jacayl
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 4 жыл бұрын
Riwaadan aad naan ujeclahy
@xamudjama8998
@xamudjama8998 Жыл бұрын
Ma jir caashaq baa I helay magool keligeed qaadana wey Ku jirtey heesaha
@abdisalanmohamud
@abdisalanmohamud 4 жыл бұрын
Cumarow walaal waxaan kaa codsanaya inaad soo galiso riwaayadi garcadaawo iyo caashaqa hadaad original keda heli karto
@ismailrashid3664
@ismailrashid3664 5 жыл бұрын
Goroyooy gabbal kuu dhac iyana ma xasan ganey baa saneeyey ereyada
@maxamedsuldaan5330
@maxamedsuldaan5330 4 жыл бұрын
Haa
@daadproduction6574
@daadproduction6574 4 жыл бұрын
Riwaayada dhamaanteed xasan ganey baa leh
@MsCirro6666
@MsCirro6666 5 жыл бұрын
Cumar Seerbiya Saaxiib waxaan kaa codsanaya heesta " hakabo" Ee xasan aadan qaado iyado maxa tiri ah inaad nala wadaagto hadey macquul tahay saaxiib. Mahadsanid.
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 Жыл бұрын
Riwayadan waxa ku dawaday National theater hargeysa siciid si fican ayu inagu sharaxay
@aymanMoha6
@aymanMoha6 5 жыл бұрын
waxaan jeclaanlaha inaad wareysiyada abwanka noo soobadisid runtii waa maskax xasuuso qaaliya ku kaydsanyihiin
@abdiladifabdikarin
@abdiladifabdikarin Жыл бұрын
Cad ceedii iftiimo daran dadku ruux cadiban oo waayuhu ku ciiriyo mid caruusaya jira ereyo culus po himilo abwaan ah ayaa ku jiro rieaayada
@faraxdhagacade9632
@faraxdhagacade9632 5 жыл бұрын
Cumarow sxb heesta danbe xasan iyo magol wada qadayaan arooskoda ah magaced
@dhiblaawemedia8538
@dhiblaawemedia8538 5 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/p3S3paSmiap3mpI
@dhiblaawemedia8538
@dhiblaawemedia8538 5 жыл бұрын
Iidoo xasan ay la qadeyso Aun sahra axmed magool wali kuma arag
@fadxiaxmed3996
@fadxiaxmed3996 4 жыл бұрын
Dalsan wllo
@mahadmaxamedcumar8573
@mahadmaxamedcumar8573 3 жыл бұрын
Guyaal caashaqii gudhnaa Goblamee waayuhu gayaxiyo
@Maazim12
@Maazim12 3 жыл бұрын
Allah yaaraxma shalay ayuu geeriyooday
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 Жыл бұрын
Sxb melma ama Gobolke ayu ku geeryoday
@Maazim12
@Maazim12 Жыл бұрын
@@xuseendhangub9704 Jigjiga wllo. Allah yaaraxma
@garasyare4190
@garasyare4190 4 жыл бұрын
Heesta labaad waxaa iska leh xassan xaaji Abdullahi xasan ganey
@francoiskayad878
@francoiskayad878 4 жыл бұрын
Ruwaayada waxa laha Xassan Ganay
@daadproduction6574
@daadproduction6574 4 жыл бұрын
Riwaayadaba xasan ganey baa lahaa dhamaanteed wuu ka shaakaynayaa abwaan biid zxbay ahayeen wllo
@shirecabdi1446
@shirecabdi1446 5 жыл бұрын
Dumarna waa adoo qura Heestaas soo hadraawi malahayn cumaroow
@ismalurebulshaawiyoutubechanel
@ismalurebulshaawiyoutubechanel 5 жыл бұрын
Xasan ganey ayaa leh Shiine cabdi144
@drmohamedabdilahi578
@drmohamedabdilahi578 4 жыл бұрын
Abwaan siciid biiid macalikaygii Guulayso lambada daaroodba
@maxamedsuldaan5330
@maxamedsuldaan5330 4 жыл бұрын
Xasan ganay baa le
@arizonaboys9022
@arizonaboys9022 4 жыл бұрын
Waa heesta kaliya ee uu xasan ganey ku amanayo meshu ku dhashay
@fadxiaxmed3996
@fadxiaxmed3996 4 жыл бұрын
Zxb mayee waxaa leh mucjisadii ahaa ciyaar muu ahayn odaygu riwaayadaba isaga lahaa
Riwaayaddii Jin Iyo Jacayl  1975 #Astaan Tv
28:21
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 42 М.
Waraysi Abwaan Tuunyo By Cumar Seerbiya
18:35
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 61 М.
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 10 МЛН
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 78 МЛН
ABWAAN SICIID BIID IYO BARNAAMIJKA WAAYO ARAG QAYBTA:1AAD
27:57
Murti Media
Рет қаралды 3,4 М.
Riwaayaddii Dhayla Jecel Qaybtii 2aad
32:01
Tixraac
Рет қаралды 314 М.
Riwaayadii DUMISTII AQALKAYGA IYO AROOSKA INANKAYGA 🔥 qayb ka mid ah
54:33
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 132 М.
Riwaayaddii Galbeed waa la xoreeyee  Waarsaa gaagixisay 1978
28:17
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 28 М.
SRTV Barn Suuganta l Abwaan Siciid Biid Ahun | Qaybta 1aad | 01 June 2019
27:14
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 10 МЛН