Riwaayaddii Jin Iyo Jacayl 1975

  Рет қаралды 42,556

Cumar Seerbiya

Cumar Seerbiya

5 жыл бұрын

Riwaayada waxa allifay Abwaan Xasan Ganey
#Astaan Tv 2019

Пікірлер: 87
@abdiasishashi8579
@abdiasishashi8579 4 жыл бұрын
Abwaanka waraysiga laga qaaday abwaan siciid awoow waa macalinkaygii ayuu ahaa waagi dugsiga sare form one ilaa form two ayuu wax i dhaigayey Abwaan siciid (awaawo) ku magaca dheere alle cimriga iyo caqliga alle hku barakeeyo bursede secondry school magalada berbera ku yaala ayuu bare sugaanta ka dhiga ayuu ahaa abwaanku Wariye cumar seerbiya wariye so noolayey fankii hore Oo xasuus badan fankii hore baadi goob badan u galay Siciid biid abwaan taariikh badan o faneed ku duugan tahy ee taariikh badan ka reeeb insh alaah
@ahmedcaabi9175
@ahmedcaabi9175 4 жыл бұрын
Xasan xaaji cabdilahi "ganney" Ilaahay caqliga cimriga iyo caafimadka u ziyaadiyo.
@inventoralimahad8874
@inventoralimahad8874 5 жыл бұрын
Axmed cali cigaal fanaan weeyn weeye waa fanaanka keenay musician youth. Khadro waa fanaanada loogu jecelyahay dumarka maansha allah.
@abdallamohamoud4844
@abdallamohamoud4844 5 жыл бұрын
Xasan xaaji cabdulahi xasan ganay wa jeclahy riwaayadihisa iyo heesaha u samay waaba xul wlhi .
@moeosman3517
@moeosman3517 5 жыл бұрын
Cumar Seerbiya, waan ku salaamay. Salaan dabadeed, runtii ma'garankaro waxa aan kaa iraahdo! Hayeeshee, taxananaha lama'iloobaanka sooyaalka soomaaliyeed waxaad kaga'jirtaa baal dahab ah. Mahadsanid, Oday soomaaliyeed M. A. Osman ( Dhalac)312
@sheekhdhuujac1331
@sheekhdhuujac1331 5 жыл бұрын
Omar aad baad umahad santahy Waxaa tahy wariyaha ka'liya ee fanka soomaalida na'xasuusiya abwaan xasan ganeeyna allaha noodaayo waa abwaan murti culus
@raaxoyaasiin1104
@raaxoyaasiin1104 3 жыл бұрын
Cumarawsiciidbiidmeelkusheegfadlan
@abdurahmanrooti4328
@abdurahmanrooti4328 5 жыл бұрын
Riyaawayadaan waa mid kamid ah riwaayadaha Abwaan Xasan Ganeey uu waqti iyo maskaxba geliyey waxaad dareemaysaa murtida gunta u taal, marka laga tago in heesaha inta badan yihiin kuwa Cigaal uu Khadra ku xumaynayo waxaanse isleehay riwaayadaan waa halka uu ka hanaqaaday xiriirka Jacayl ee labada Fanaan ka dhigay lamaane caruur isu dhalay.
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
abdurahman xidhiidhkoodu heestan waa ka horreeyey, oo 1975 waa isku dhowaayeen oo Cigaal baa aad u daba socday, waxaan kula kulmay 2daba Radio Hargeisa, markaa malaha Cigaal waxa ku yara xidhnayd sheekadii Mamo Marian Mursal, labaduba qurux iyo qaab Somaliyeed bay lahaayeen, I still remember,
@abduhassan8303
@abduhassan8303 5 жыл бұрын
Masha allaah wlhi waan danaynayey sheekada riwaayadan
@cabdiqaniosman9515
@cabdiqaniosman9515 Жыл бұрын
Ilaahoow siyaad bare iyo golihiisiiba unaxariiso waanu casinaye
@thexaynoosh
@thexaynoosh 5 жыл бұрын
Sxb Cumaroow barnaamujyada noocan ee ah ee riwaayadaha iyo heesahii ku jiray aad kaga soo warramayso noosoo badi mararka ay kuu fududahay. Mahadsanid.
@walterlucca4523
@walterlucca4523 2 жыл бұрын
Instablaster
@abdullahiguled
@abdullahiguled Жыл бұрын
Abwaan BIID ILaahay ha u naxariisto
@Waarufmedia188
@Waarufmedia188 5 жыл бұрын
Masha allah Cumar sxp Sare Allaha ku xafido halka ka sii waad
@hassanmohamedadde407
@hassanmohamedadde407 5 жыл бұрын
Al ustaad BIID isagaaba wax kale ah
@abdirashidmaxamed4665
@abdirashidmaxamed4665 3 жыл бұрын
Beydka: waa malag gudaha jira, sax maaha, waxa ay sax ku tahay: Badda guuxda een gudhin, Mawjadaha gaddoomaa, Iyagoo gufaaca leh, Waxay gawda la hayaan, Waa oomane gudaha jira. Kelmedda "Oomane" macneheedu waa harraad sida xooluhu way ooman yihiine ha la arooriyo. Abwaanka ayaa la waydiiyey baddu iyada ayaa biyo ah ee sidee bay u ooman tahay, wuxu yidhi Baddu way ooman tahay oo waxay u ooman tahay roobka iyo biyaha xareedda ah ee daadku ku shubo Badda oo noolaha Badda ku nool oo dhami waxay u baahan yihiin roobka oo xitaa kalluunku wuxuu ku naaxaa biyaha xareedda ah ee badda ku shubmaya.
@rahmaadenabdi6977
@rahmaadenabdi6977 Жыл бұрын
Maasha Allah sugaan yaqaan baad tahay
@Never_give_up484
@Never_give_up484 3 жыл бұрын
Ilahay ha u naxariisto Abwaan Siciid Biit😭
@M.Duran71
@M.Duran71 4 жыл бұрын
Thanks Omar seerbiya
@qadanabdilaahi5632
@qadanabdilaahi5632 2 жыл бұрын
Mnsha allaah macalin qaaliya
@abdurahmanrooti4328
@abdurahmanrooti4328 5 жыл бұрын
Thanks Omar.
@abdullahijibril1694
@abdullahijibril1694 5 жыл бұрын
M.a sxp wariye lagu daydo ayatahy runti
@abdirashidmaxamed4665
@abdirashidmaxamed4665 3 жыл бұрын
Heestaa gaarka ah ee aad ku soo gunaanaddey sheekada, waxa ay ku jirtey riwaayaddii BAD JACAYL BADANAA ee uu allifey abwaan MAXAMED AADAN DACAR, heesaha kale ee cajiibka ah ee ku jirey waxaa ka mid ahaa: waar bal gaabso oo joog, guurkana ha ceebayn, gabdhahana wax haw dhimin. Fadlan, "Seerbiya" haddii wakhtigu kuu saamaxo riwaayaddaas dadka la wadaag mahadsanid.
@updallamohamuud7263
@updallamohamuud7263 5 жыл бұрын
Cumar zxp il wanagsan oo somali ka qarsoon ba tahay shakhsi wax ku ool ah ba no tahay laguna daydo hawsha noo wad hanagadalin madaale
@gaaxnuugmedia4727
@gaaxnuugmedia4727 5 жыл бұрын
Alla maxaan heestaa huryo intii lay daaray aan adkaysan waayoo soo debcay oo soo rogaal celiyay aduun yo
@Taagsade123
@Taagsade123 5 жыл бұрын
Laba suugaan dhaadhi baa fadhigaan isku helay. Waana markay ugu nuxur badan tahay sheekaduba gebigeed.
@Never_give_up484
@Never_give_up484 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto adeerkay oo Siciid Biit oo 29/11/2020 ku geeryooday magaalada Jigjiga
@odaykasheekee6929
@odaykasheekee6929 5 жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@abdiladifabdikarin
@abdiladifabdikarin Жыл бұрын
Riwaayada jin iyo jacayl inaba caadi ma aha xasan ganeey mahadi haka gaadho aad ayuu maskaxdiisa u tuujiyay
@saadaqmohiadin1571
@saadaqmohiadin1571 10 ай бұрын
Ninka barnaamijkaa wadaa , xataa Abwaanka uu waraysanayo magaciisuu khaldayaa . Magaca saxda ahi waa SACIID XARAWO .
@abdullahijibril1694
@abdullahijibril1694 5 жыл бұрын
Sxp waxkalo badan ayan kasugenaa I.a
@maxamedmaxamudsiciidqaran6072
@maxamedmaxamudsiciidqaran6072 4 жыл бұрын
Xasan geni iyo abwaan dheeg waa kaa sugaynaa waraysiyadoodii iyagu weli waa taam
@maxamedcabdicilmi6181
@maxamedcabdicilmi6181 5 жыл бұрын
Xasan gaanay ma mid kala kii kalanu naqanaye xasan aadan heesaha udhiibi jiraye
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
waa kii uun xasana u dhiibi jiray, aad buu u ruwaayado iyo heeso badan yahay
@fadxiaxmed3996
@fadxiaxmed3996 4 жыл бұрын
Waa isagii lkn kan maaha wuu ka sheekaynayaa
@mohamedfaysal9018
@mohamedfaysal9018 5 жыл бұрын
zxb xasan ganay waraysi kasoo qaad
@atamayste4593
@atamayste4593 5 жыл бұрын
Asc sxp cumar tixraaci riwaayadii original ka ahaa sidaa u raadi pleleasa
@isramahamed9410
@isramahamed9410 7 ай бұрын
Waxa lahaa abwaan xasan ganay Albakh
@onlinebusinessmanagementtu5703
@onlinebusinessmanagementtu5703 3 жыл бұрын
Alle haw naxaristo
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
Cabashona kubaanee
@libanmahamed85
@libanmahamed85 2 жыл бұрын
Waa erayadii xasan gani ayey ka dhigeen jaabo jaabe xishooda
@maxamedmaxamudsiciidqaran6072
@maxamedmaxamudsiciidqaran6072 4 жыл бұрын
Heesahan dhaaxan taariikhdooda doonyey waa heeso clasic ah ninkii fahmayaa fahmay axasan weriyaha fankii berisamadkii wax badan baad na bartay
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849 4 жыл бұрын
Mar wAa taariikh Mar waa suugaan aruurin Mar waa kaydka luuqada soomaaliga Mar wAa farshaxanka muusiga mar waa habka laxan samaynta you miisaanka saarista codka Mar wAa silsilada samaynta sheekooyinka riwaayada up hada musalsal looyaqaan Laguna mashquulo muhanad halkii khadar iyo cigaal jilistooda looks mashquulijiray you kuwa lamida oo inaga Mida iyo dhaqankeena
@daadproduction6574
@daadproduction6574 3 жыл бұрын
Waa runtaa zxb
@abdirahmanblue3621
@abdirahmanblue3621 3 жыл бұрын
Heesaha ruwaayadan kujira intooda badan waxaa lahaa abwaan xasan ganay ...wll la isma caasiyo taariikhda dib uraac pls magaca abwaan ganay ninka baraamijka fadhiya kumaxusin xataa hal hees ...yaab
@cabdiqaniosman9515
@cabdiqaniosman9515 Жыл бұрын
1978_1990 ayaan hayaa jooraalkii xidigta ogtoobar ee Lagu soosarijiray ardadii jaamacada umada galay si cadaaladana ugu guulaystay dawladuna waxkasta uqabtay yaa afkiisa soomarinkara cadaalad daraa kajirtay jaamacadihii iyo iskuuladii kacaanka ? Ahaa minaya jawaab Cade? Wanna kaydkii ka haray Wasaaradii hidaha iyo tacliinta sare iyo jamacadii umada Muyuusim baana lasugayaa
@muhiadinhusseinyusuf4547
@muhiadinhusseinyusuf4547 3 жыл бұрын
Aad ayaan kaaga mahadcelinayaa kaydkaan qaaliga ah ee aad noo soo bandhigtay.
@inventoralimahad8874
@inventoralimahad8874 5 жыл бұрын
Cumaroow meelaan kaala sooxiriiraan rabaaye xagee kaa helaa jaalle
@abdurashidmohamed2718
@abdurashidmohamed2718 4 жыл бұрын
abwaan awoowe
@cabdiqaniosman9515
@cabdiqaniosman9515 Жыл бұрын
Said xiligaa waxbaranayay drawled nabadgalyo maaweelo isjacayl qurux sharaf nolol way nassib badnaayeen Ha eersadeen siyaasiyiintii qabyaalada isugu laysay burburisay leeleelka iyo qaxootiga baday
@boocbooc09booc19
@boocbooc09booc19 5 жыл бұрын
Sxb Cumar heesta weyl baa nin waa yiri waxaan maqlay in laxanka Saciid Xarawo leeyahay asagoo la wareysanaya baan dhageystay dib waa usii baari kartaa Jaangoo Rabbi ha u naxariistee waxuu sameeyay laxanada dunmistii aqalkeyga it arooskii inankeyga
@aligatah2031
@aligatah2031 3 жыл бұрын
Cigaal laxamadiisu way dhadhan fiicanyihiin Cajiib lagama xiiso dhacayo heesahay khadro wada qaadaan
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Ruwaayaduhu waxay qaarkood u abuuri jireen fannaanka “colaad” sida gabadha la jilaysa uu ula heesay awgeed. Waa taas Axmed Cali Cigaal, sida Biid sheegay, lala colloobay waagaas ☹️
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
Waa gaydh jacaylood ii gunuday adiguye
@oktoobbar1164
@oktoobbar1164 Жыл бұрын
Waar indr haloo fiirsado ERAYADA Hays cunsiinin weeraha
@gaaxnuugmedia4727
@gaaxnuugmedia4727 5 жыл бұрын
Waar cumaroow riwaayadihii hore suuq gayn kaama rabaane dhalin yarada Ku bixi wakhtiga kumaan Xasan Ganay kama mu alifsan baa jooga hadoo waayay wax dhiiri galiyoo soo saara jaalle
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Saaxiib, waa runtaa oo in la dhiiri-geliyo fannaanta iyo abwaanada cusub waa wanaagsantahay, balse waxa xusid mudan wixii taariikh ah ee fanku soo maray in la xuso, si wakhtigan looga faa'iidayso, oo comparison iyo compromise loo sameeyo, kuwaa horeba reer miyi ka soo orday geela eyey wada ahaayeen, iskuulna gelin, computer iyo social media toona haysan.
@kalilrage8873
@kalilrage8873 4 жыл бұрын
Hadad wax samayso waa la heli kara dad jila
@fadxiaxmed3996
@fadxiaxmed3996 4 жыл бұрын
Aniga ii kaalay zxb hadaad wax isla hayso ragaan hibadooduunbaa halkaa geysee
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Fankii hore waa waddada Dhallinyaradu hada qaadaan. Ummad aan horseedeayaal lahayn ummad ma aha. Seerbiya waa halyay Soomaali abaal u hayso.
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
nin walba afkisa so saray orda macno la yimada cumar serbiye dhalili kari maysane xola tihin aan hadalkoda ka biya dide
@isramahamed9410
@isramahamed9410 9 ай бұрын
Riwayadu urur bay ahad
@kalilrage8873
@kalilrage8873 4 жыл бұрын
Weeraha qolooyinkaasi ma weedhay u yaqanan?
@daadproduction6574
@daadproduction6574 3 жыл бұрын
Mayee waa waraabaha weeruhu
@oktoobbar1164
@oktoobbar1164 Жыл бұрын
Dhiin waalna yuu gudhin
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 8 ай бұрын
Erayada iga saxa Hogaan jaceyloo ii gunuday adiguye
@MuhiimMedia5223
@MuhiimMedia5223 2 жыл бұрын
Muuqaal aad uga helay
@ahmedessa6074
@ahmedessa6074 3 жыл бұрын
Shir la goyay oo dhacay golihi la wada tagay la gorfeeyay xajada
@qabyaaladimaxaykuuqaban3825
@qabyaaladimaxaykuuqaban3825 3 жыл бұрын
Waa Malab gudaha jira.
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Жыл бұрын
WAA MALE GUDAHA JIRA
@mohamedegal3268
@mohamedegal3268 4 жыл бұрын
Waxaan jeclaan lahaa heesta musiga aad ku furayao barnaamiska inaan magaceeda kaa helo fadlan serbia. Qaraami. Cajiib ah weeye musiga kabanka
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
wa laxankii hayaan sidan jeclahay saxib
@Mamar6310
@Mamar6310 4 жыл бұрын
Ruwaayadii jeel iyo jacayl waxay ahayd 1972 ka daa taariikhda khaladka
@fadxiaxmed3996
@fadxiaxmed3996 4 жыл бұрын
Wllo jeel iyo jacayl maaha e waa jin iyo jacayl midna waxa laha xasan geney jeel iyo jacayla waxa laha axmed saleeban bide
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 4 жыл бұрын
Riwayadii jeel iyo jacayl waxaa lahaa abwaan Axmed Saleeban Bide, tana waa Jini iyo jacayl oo Xassan Xaako Cabdullahi Ganey ayaa lahaa
@Mamar6310
@Mamar6310 4 жыл бұрын
Dee niyow labadaba waan daawaday beerta xooriyadda hargeisa waliba heel iyo jacayl WAXAAN daawaday HABEEN kuu I horreyay ee laga dhigay mandheera ANOO aad u yar oo cadan ka Niki’s baan adeerkay ahn soo booqnay kolkaas baan daawaday ka bacdi hargaysa an ku daawady jinni jacayl Xasan ganay baa lagaa waa run waan la shaqeeyay anigu casan ganay as hoballdaii waa beri inkastoo aan sideetameeyadii la shaqeeyay Kamas de tirsanayn bakse musikayste madax banaan baan ahaa kolba kooxdii u taga spacaily WAXAAN tumi jirtay organka iyo accoudian ka
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
@@Mamar6310 heel maxay tahay saxib
@Mamar6310
@Mamar6310 3 жыл бұрын
I mean jeel iyo jacayl
@diriyecali959
@diriyecali959 3 жыл бұрын
Hbn wngsn
@jamasaahid7545
@jamasaahid7545 4 жыл бұрын
Beesha khadara daahir kadhalatay 1975 ayay qabyaaldu gubysay. Kkkk Reerku qabyaalad badana.
@kalilrage8873
@kalilrage8873 4 жыл бұрын
Jama Saahid maxa kuu muuqday
@fadxiaxmed3996
@fadxiaxmed3996 4 жыл бұрын
Hhhh xaga heesta huryo miyaad sheegayaysay
Riwaayaddii Dumistii Aqalkayga 1976, By Astaan Tv
20:40
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 39 М.
Riwaayaddii Dhayla Jecel Qaybtii 2aad
32:01
Tixraac
Рет қаралды 313 М.
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 76 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 11 МЛН
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 116 МЛН
Qisada heesta Siraad ee Xasan Aadan Samatar qaado
6:52
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 273 М.
Abwaanada Beesha XAWAADLE  Macawisley Maafiyadii Madhiyay
30:47
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 31 М.
FANAANKII TIRADA SOMALIDA HABAARKIYO DAGAALKA KA DHEX HELAY
29:43
Riwaayadii JEEL IYO JACAYL 🔥  (qayb ka mid ah)
25:31
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 84 М.
ABWAAN HAL MEEL KU GOWRACAY RAG EHEL AHAA@bulshadacusub
15:09
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 8 М.
Qaar ka mid ah Qisooyinka Fanka #Astaan Tv
32:02
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 71 М.
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 76 МЛН