Riwaayadii Caanka Ahayd 🔥"XURIYO NIN GAYA HA GUURSADO" Majaajilo Iyo Heesahedii Dhamaystiran

  Рет қаралды 343,352

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

🌟Riwaayadan waxa curinteeda lahaa
Abwaan (aun) Maxamud Cabdilaahi (singub) 1980
🌟Jilayaasha :
Maxamed Axmed kuluc - Gamadiid
Maxamud Cabdilaahi singub - Hiirad
Maxamed cumar Huryo - Af dhabaandhow
Saado Cali - Xuriyo
Salaax qaasim - sama wade
Cabdi cali bacalwaan- Sulub
Camar xasan rooraye - Horseed
Qamar harawo - Gaari
Saynab cige - Hodan
Saafi ducaale - Hoodo
Faarax guleed samatar - Sibra gooye
🌟 Goobtu / Berbera
HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Пікірлер: 191
@ifrahahmed4168
@ifrahahmed4168 Жыл бұрын
Ruwayadan waa tii ugu horaysay ee qaab masraxeedkii ruwayadah beedeshay oo heesaheda ay 4 ama 5 fanan qadayan....aillahay ha u naxaristo inta dhimatay ...AXMED dheeg
@duliyeshabeel4237
@duliyeshabeel4237 4 жыл бұрын
Heesaha inta badan waxa laxamka saaray axmed gacayte,ilaahay ha u naxariisto
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 3 жыл бұрын
Sxb rali noqo singub riwadahiisa asagaa kuli laxanka saaray abwaanada kala baro
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 жыл бұрын
@@mahaddirirgeesood9556 sxb adoo mahadsan = si fiican baad ula waydaye ninku wuu kaa saxan yahay,,,
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 2 жыл бұрын
@@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 maxaa la waayey??
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
Wow. 9jir anigoo ah ayaan daawaday riwaayadan. Wakhti abaar xuni jirto ayay ahayd. Roob la'aan. 1979-80 aan umalaynayaa in ay ahayd
@DiiriyeAbdi-xh8ms
@DiiriyeAbdi-xh8ms Жыл бұрын
Ruwaayadan haduu San Owkuku ku jiri laheen dha dhan mala haateen.asiblee Reer koonfur ka.ahaay
@F16somalia
@F16somalia Жыл бұрын
Shanta somali sidii layskugu keeni lahaa bay ka hadlaysaa mucaarad shaqo kumalaha dadka ula leexday waayo xili xasaasiya ayaa la dhigay riwaayada 1980 inta dhimatay alle ha AUN inta noolna alle cafimaad dheer ha siiyo
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
Live ayaa kufiitlrsaday riwaayadan 1980. 9jir aan ahaa wow. Xasuus. 43 sano aa kasoo wareegay
@abdirahmansheekh5525
@abdirahmansheekh5525 7 ай бұрын
Anagoo is xariifinaya ayaa 100 shilin ku galay burco 12 jir baan ahaa maamulahaygi iskuulka ayaa ku jiray oo daawanayey wuu iska ooyay ma fahmin wuxuu la ooyay bari danbe ayaan fahmay maamulahagi wuxuu la ooyay waa ruwaayadii reer somaliland kicisay walee dabku maalintaasu bilaamay mudaharaadadii 1982 baa ku xigay way sii xumaanaysay uun
@osmanabdi8274
@osmanabdi8274 7 ай бұрын
​​@@abdirahmansheekh5525 Adiga iyo maamuluhuba waad la weydeene, riwaayadaha Singub weligood anti may noqon. Wadani iyo jacayl uun bay ka koobnaayeen; Xorriyo iyo Maadeys labaduba gobanimo doon bay ahaayeen lkn dadka fowdada iska jeclaa ayaa dhanka antiga la aadi jiray. Anigu Xorriyo masoo gaadhin lkn Maadeys oo aan Xamar/Tiyastarka ku daawaday iyadoo ku celis ah markiiba waan fahmay inay waddani gobanimodoon ah tahay. Abwaan Singub laftiisa ayaan daawaday wareysi Jabuuti isagoo sidii aan u fahmay u sharaxaya. Macalinkaagu cudur ku jiray uun buu la ooyayey; berigaas Burco iyo Hargeysa barwaaqo sooran bay ku jireen.
@absiiyecalibaar455
@absiiyecalibaar455 Жыл бұрын
Saado cali allaha u naxariisto
@ilyasyusuf8588
@ilyasyusuf8588 11 ай бұрын
Aad baadufiicantahay waxaanu kuleenahay hore usoco hiigsi ayaadleedahaye xasuuss wacan jawjaw
@faaraxmaxamed6857
@faaraxmaxamed6857 4 жыл бұрын
Ilaahow waan gafne no damdi dhaaf
@xasanshiine8591
@xasanshiine8591 2 жыл бұрын
Allaah ha u naxariisto abwaankii sameeyey ee singub the ruwaayadan waxay ahayd ruwaayad murti culus xambaarsanayd waxayna ahayd ruwaayad waddani ah waxay faalaysay taariikh tagtay tu markaa la joogay iyo mid iman doonta aragti dheeraan ayu abwaankaasi hibo u lahaa,inkastoo si badheedh ahayd looga leexiyey fikirkii ay xambaarsanayd oo lagu mashquulay waa anti ama kacaan diid waxaasna ma ahayn been abuur ayay ahayd
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 11 ай бұрын
Marka guudka loo-dabo Gobsanaa Hablahayagu
@ahmedmoalim9374
@ahmedmoalim9374 Жыл бұрын
Riwaayadan waxaa iska lahaa cabqarigii waynaa abwaan MAXAMUUD CABDILAAHI CIISE SANGUB AHN
@husseinabdille
@husseinabdille 3 жыл бұрын
Kukuc saada cali saafi ducaale sangub awkuku bacalwaan alla maxa dad dhintay alow uwada naxariiso
@cabdicasiisgiire3089
@cabdicasiisgiire3089 Жыл бұрын
Hussein Abdille Saynab cige iyo Qamar harawo iyagu manoolyiinn wll?
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 10 ай бұрын
AHUN Sangub iyo intii dhimatayba
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 4 жыл бұрын
Alla maxaa sarbeeb ka dhacday meesha 👍👍🌹🌹 MAHADSANID
@masaaricartan3846
@masaaricartan3846 11 ай бұрын
Maxaan dhagaysan jiray heesaha kujira waayo xasuus
@abdiwahabfarah613
@abdiwahabfarah613 2 жыл бұрын
xasuuss waaya waaayo 1981 abwaaan sangub allow kuu naxariiso murti socota oo nool buu ahaa
@khaalidxasan1030
@khaalidxasan1030 6 ай бұрын
waaaw 2024 khamiis ayaa soo gelaysa wajaale aniga mubaarig iyo naasir 🎉❤
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 4 жыл бұрын
Riwayad xoriyo Nin gaya ha gursado waxa Alifay AHN maxud cllahi ciise sangub waxa mataley hobaladii waberi waxan ku jiay fananii faro badan waxan laga wada dhigay gobolad dalka oo dhan waxey Aheyd Enti mucarid ku Aheyd dowladi maxed siyad AHN
@crashiidmaxamed4834
@crashiidmaxamed4834 2 жыл бұрын
waxa laga soobilaabay hargaysa markay gaalkacayo maraysayna waa lajoojiyay sababtoo ah waxa layir waxay samayn ku yeelatay arintii waqooyiga ee kacsanayd
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 жыл бұрын
@@crashiidmaxamed4834 sxb hadan dib aya lo fasaxay oo lo dhigay waxa ka shekeeye AHUN sangub
@raxmoreys8227
@raxmoreys8227 3 жыл бұрын
Riwaayadan inta f2 ku qaadatay ismuujiye🥰🥰🥰
@gangguy9396
@gangguy9396 3 жыл бұрын
Lol🤩 maxaa uu ka hadlayaa maadeyska xorriyo?
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 3 жыл бұрын
F2 xagee ah, anigu kuma soo dhigan.
@sakariyecabdi6730
@sakariyecabdi6730 2 жыл бұрын
@@qaraamiqaaci1984 manhaj ka cusub ee dawlada waaye
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 2 жыл бұрын
@@sakariyecabdi6730 manhajkee wll?
@sakariyecabdi6730
@sakariyecabdi6730 2 жыл бұрын
@@qaraamiqaaci1984 manhajka dowlada Somalia
@absiiyecalibaar455
@absiiyecalibaar455 Жыл бұрын
Kuligood allaha u naxariisto
@C.casisAbaadir
@C.casisAbaadir Жыл бұрын
Dw7jv
@xasanshiine8591
@xasanshiine8591 2 жыл бұрын
Allaah ha u naxariisto abwaan singub and
@abdirahmanmohamedabdilahi5705
@abdirahmanmohamedabdilahi5705 4 жыл бұрын
Eesh calaa riwaayad
@osmanmahamad6369
@osmanmahamad6369 9 ай бұрын
Heesihii badh baa maqan
@axmedsaleebaan9533
@axmedsaleebaan9533 Жыл бұрын
Allaah ha unaxariisto
@xkadedkardhow3534
@xkadedkardhow3534 2 жыл бұрын
Ruwaaydan,magaaldii,ugu,horaysay,ee,laga,dhigay,,boorrma,,ayay,,ahayd,maclin,aan,,ka,,ahaa,anigyo,saxibaday,,biyngo,ayaa,wada,galnay.ruwaayad,cajiiba,xasuus,qaali,ah.thanks
@halbowle0187
@halbowle0187 2 жыл бұрын
Masha Allah cimriga Allaha kuu barakeyo waayaad usoo joogtay hada ma booramad joogtaa
@mohamedaliahmed3419
@mohamedaliahmed3419 Жыл бұрын
Anigu burco ayaan ku galay waxa isku soo dhawaa iyada farxadi waa naxdi n iyo gari makaa baxdaa
@fatumoyusuf1093
@fatumoyusuf1093 2 жыл бұрын
Allaah swt intii dhimatay hawnaxariisto janatul fardawsana ha geeyo dhamaaba
@muhammadhassan-vp1hl
@muhammadhassan-vp1hl 2 жыл бұрын
Aamin adne xaaskeyga noqo
@somaliuncutstories4137
@somaliuncutstories4137 3 жыл бұрын
Innta dhimatay allah ha uu naxaristo
@osmanb8446
@osmanb8446 4 жыл бұрын
Waa riwaayad culus dhinac kasta: murtida, madadaalada, heesaha, laxanka, muusiga, qisada fanaaniinta oo xul ah. Lkn xorriyo riwaayad anti ah may ahayn. Waxay ahayd riwaayad gobanimodoon ah, waxay isku ujeedo ahaayeen riwaayadii caanka ahayd ee Waa Maadays Aduunyadu Dadkuna Way Metalayaan. Abwaan Singub, Saado Cali, Kuluc, Huryo, Awkuku iyo inta kalee dhimatay Ilaahay ha u naxariisto.
@araleisak4048
@araleisak4048 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rabi allow unaxariiso adopmadaada
@duliyeshabeel4237
@duliyeshabeel4237 4 жыл бұрын
Weliba laxamkeeda waa lagu fashilmay,dhowr sano ayay u xanibnayd,lkiin Sangub ayaa dib usoo celiyay axmed gacayte oo shaqada laga eryay,kadibna axmedbaa saaray intooda badan
@maxamedaxmedcali2430
@maxamedaxmedcali2430 3 жыл бұрын
Soo badi waa taariikh dhuntaye
@osmanb8446
@osmanb8446 3 жыл бұрын
@@duliyeshabeel4237 Mahadsanid, taariikhbaad noo faa'iidaysay.
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 3 жыл бұрын
@@duliyeshabeel4237 sxb hada ma singub baa laxan waayey baad la timid yaan lugu maqlin
@AbdulkadirMNur
@AbdulkadirMNur 10 ай бұрын
Alla maxaa murti iyo sarbeeb ka buuxda. Singub allow kuu naxariiso!
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
Umadeydiiii/isdileyso/wax/magarato/tey/igadaaaaa
@faysalmuse6753
@faysalmuse6753 3 жыл бұрын
Riwaayad qaran bal maanta waxa joofa wax ha keeneen wax macno leh
@siqaayehd5024
@siqaayehd5024 4 жыл бұрын
xuuso waa wayn baad haysaa sxb
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 4 жыл бұрын
Guulayso zxb riwaayadii
@MohamedHassan-wu9ij
@MohamedHassan-wu9ij Жыл бұрын
Allaha u wada naxariisto intii dhimatay. Aamiin
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 жыл бұрын
Thanks F- GOOX qarboosh??
@calawicaynaan1881
@calawicaynaan1881 4 жыл бұрын
Waaya waayihii wacnaa hawaalnaado jaceylku noo raadi adoo mahadsan waayo waa abwaankii jaceyl maxamed cali kaariye ala haw raxmadee
@mawliidmadha4814
@mawliidmadha4814 4 жыл бұрын
Corxiyo nin
@dalmardeeqsimedia1536
@dalmardeeqsimedia1536 4 жыл бұрын
Saafi ducaale. Alle ha u naxariisto
@yunisalaad1829
@yunisalaad1829 2 жыл бұрын
Riwsyadii aduunka
@ahmedyuusuf6489
@ahmedyuusuf6489 3 жыл бұрын
Eesh calaa ruwayad
@jaamaccabdigodane971
@jaamaccabdigodane971 4 ай бұрын
Allow idiin wada naxariiso hadday murti macno lahayd la soo yiri soomaali loo sarbeeb loona saaf waxna ku qaadan wayday
@rashidahmed8794
@rashidahmed8794 Жыл бұрын
Man I havnt heard this over 40 years, trip down on memory lane or what.
@abdihassan3836
@abdihassan3836 4 жыл бұрын
Waxaan Xasuusta marka baaburta Bus ee la raaco magaalada Hargeisa heesaha Xoriyo la saaro, aniga oo faraxsan ayaan Bus ka degi jiray.
@xasandaahir2892
@xasandaahir2892 3 жыл бұрын
Qqqqqqqqqqqq1q
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208 4 жыл бұрын
Aun saado cali warsame
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 8 ай бұрын
Yaasiin aburaas
@hah7064
@hah7064 4 жыл бұрын
Riwaayadan waxaa lagu tilmaamaa inay ahayd mucaarid hadana abwaan Singub oo muxaafid ahaa baa sameeyey.. waa cajiib Walaahi.
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 3 жыл бұрын
Kkkk SAXIB RIWAAYADAN WAXA LA QOREY 197O! WAXANA LOLA JEDEY SIDI SHANTA SOMALIYED LEYSUGU KENI LAHA LAKIN WAXA LA DHIGEY 1980! SOMALIDI O CUQUBADI CULIMADI EY LA LAAYEY KU DHACDEY LA AADEY DOWLADI!!! XORIYO=GUMEYSI DIID!!
@ugaashazzan9154
@ugaashazzan9154 4 жыл бұрын
Wallee.abwan.lahubo.ayuu.ahaa.sangub.dibna.loo.arkimayo.isagookale
@adanghane6730
@adanghane6730 4 жыл бұрын
Fadlan saxiib waxaan kaa codsanayaa riwaydii doob qalanji gabay mu,alif tukaale
@mahamedarab1870
@mahamedarab1870 3 жыл бұрын
Xoriyo oo fidyaw ah
@sawdaabdikariim8679
@sawdaabdikariim8679 3 жыл бұрын
Ruwayadan intee ku qadatey casharka f2 farta taga🥰🥰🥰gardaro iyo afarteeda wiil
@maxamedkhadar6667
@maxamedkhadar6667 3 жыл бұрын
Anigaba saki ayn so qatay 😂😂😂
@maxamedkhadar6667
@maxamedkhadar6667 3 жыл бұрын
Waxa kale kuma maqlay madeyska dowlada lagu burburiyay🤕🤕🤨
@sawdaabdikariim8679
@sawdaabdikariim8679 3 жыл бұрын
@@maxamedkhadar6667 Anga Casharka F2aa ku qadny Manhajka cusub Buga F2Wakahele Somaliga❤️ Madeska Xoriyo
@sawdaabdikariim8679
@sawdaabdikariim8679 3 жыл бұрын
@@maxamedkhadar6667 Sandki hore ayan qadny anga hda F3 Ahy ani😅❤️
@maxamedkhadar6667
@maxamedkhadar6667 3 жыл бұрын
@@sawdaabdikariim8679 aaahey waa saas 😝
@mohameddowdar8115
@mohameddowdar8115 2 жыл бұрын
Anigu waxaan ku galey garoowe
@rashidahmed8794
@rashidahmed8794 Жыл бұрын
Waa riwaayadii waqooyi ku kacay.. kkkk hooyaday baa loo dabaal degayaa ayaa ka dhacday.
@aqoonkororsi5353
@aqoonkororsi5353 4 жыл бұрын
Sxb macan waxan aad ogu baahanahay riwayadii aqoon iyo afgarad adigoo mahadsan
@mohameddheeg1849
@mohameddheeg1849 Жыл бұрын
Maxaa badalay waqtiga aan joogno oo la sheego
@yusufwarsame4219
@yusufwarsame4219 2 жыл бұрын
Waxay ahayd riwaayadani 1980
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208 4 жыл бұрын
Saado Ali iyo sangub aun
@MaxamedIbrahim-s7z
@MaxamedIbrahim-s7z Жыл бұрын
Deee hada ma kuwagaya farjiina kulaha
@Youtube.comkelliyare
@Youtube.comkelliyare Жыл бұрын
waa tii la joojiyey ,intee magaalo ayaa laga dhigay? kollay burco waan hubaaye duubistani ma Berbera mise waa burco?
@hafsamohamed8512
@hafsamohamed8512 3 жыл бұрын
Xasanadaniyosahraaxmed
@mohameddheeg1849
@mohameddheeg1849 Жыл бұрын
Maxa ka danbeeyey
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
Kawaranyey/halka/dadeenu.marayeen/iyo/dunida🌍isbadeka/xawaaaraha/ku.socda/wax./ibaga/wa.isaga/qabiil/iyo/waxaaa/lagu/habsaamey
@mahmoudmustaf8707
@mahmoudmustaf8707 Жыл бұрын
The best of the somali culture
@qabyaaladimaxaykuuqaban3825
@qabyaaladimaxaykuuqaban3825 3 жыл бұрын
Axyaa Cod toolmoon saynab cige siraadkiyo waqtiga qoran markuu waqtigu buuxsamo
@qabyaaladimaxaykuuqaban3825
@qabyaaladimaxaykuuqaban3825 3 жыл бұрын
Waxan nasiib u yeshay in aan soogaadhay on life u daawaday Burco balse xiligan aan comentiga qorayo waxa igu soo dhacay inta geeriyootay Allow khaatumada qayr noogu qatin iñtii dhimatayna unaxariiso
@hafsamohamed8512
@hafsamohamed8512 2 жыл бұрын
Cumardhule
@ridwaansalebaan2052
@ridwaansalebaan2052 Жыл бұрын
3:50 😅😊
@hafsamohamed8512
@hafsamohamed8512 3 жыл бұрын
Xasanadan
@ugaashazzan9154
@ugaashazzan9154 4 жыл бұрын
Asxaabay.iga.caawiya.hadaad.helaysan.riwaayadii.yaxas.dhagadub.masanidin
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 3 жыл бұрын
KZbin ka weyku jirtaa sxb
@idiqoguuleed9808
@idiqoguuleed9808 4 жыл бұрын
Doob qalanjadii gabay keen riwaayadaa sxb
@abdirahmanmohamedahmed1989
@abdirahmanmohamedahmed1989 3 жыл бұрын
Tasi anaa kuu so diriye what is apkaada ii soo qor huuno
@abdirashidmaxamed4665
@abdirashidmaxamed4665 4 жыл бұрын
Aad baad u mahadsan tahay riwaayado kale ayaannu kaa sugaynaa
@hafsamohamed8512
@hafsamohamed8512 3 жыл бұрын
Gabayadig
@axmeddey4601
@axmeddey4601 3 жыл бұрын
Waxasaa ruwaayad lagaa dhaha
@suldaanxadiid2464
@suldaanxadiid2464 4 жыл бұрын
Mahadsanid
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 4 жыл бұрын
QOLADA SOMALIGA ALLA KU MANAYSTOW! NAGU SADAQEYSTA FASIRKA XIKMADAN! MAHADSANIDIN!!
@mardaadisana6962
@mardaadisana6962 4 жыл бұрын
WAARIMEYSIDE WANAAG Riwayada ugu fahantay adag weeye 1)waxa agtarad ka ahayd khadra daahir Oo xafiday sababta saado loogubedelay Waxa kamasuul ahaa Wasirkii warfaafinta oo khadra kala Degey baskii oo raran fanaaniintuna Safar diyaar utahay balcad ayayna ahayd In laga bilaabo Taasi waxay keentay in saado laxagidsiiyo Ilaa waqooyi lategayo inta kahoraysana Lagu cesho xuskii jqcaylka Riwayadana xafido 2) aad baan jeclaan lahaa inaan Waxbadan shaaroxo lkn dadku Sabirkaa malaha Ex Tiro Simon Sagaal goo Sodon keen sideed hoo Suuree wixii dhacay 2000-9=1991-30 =1961+8=1969 3)jacaylkaygan tiradaa Todoba laba kagoo gaa Taya koobistiisii shanta loogu talagalay 7-2=5 Halaguu tilmaamee halkay boogtu Kaga taal Fartu taabataye garo Waa 5tii gumaysigu uqaybshey somali Iyo 1969 markuu kacaanku qabsaday Dalka Lkn dadku anti bay modayeen Taliyihii nabadsugida galkacayo Ayaa qabsaday xamar ayaana toos Ugu gudubtay 5habeen ladhigay Waana lajoojiyey Madaxtoyada ayaana ugu horeysey Meel lagu dhigo Siyaad wasirka warfaafinta iyo police/miltaro Keliyaa loo dhigay Markaasuu fasaxay siyaad Hargeysa 5cisho lagu dhigay hadana Laqabsaday siyaad baa yimi kasii daayey Hadana 4jabeen ladhigay kadibna Waa laqabsaday Waa qiso farabadan intaasi waa inta Sangub aanu sheegin
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 4 жыл бұрын
@@mardaadisana6962 👏👏👏👏👏👍👍👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏🙌👏🙌🙌 Aad bad u mahadsan Qaaliyow! bal cilmi felega saadaleed ee ku jirana no yara tabo saxin ado mahdsano maamuusan.
@mardaadisana6962
@mardaadisana6962 4 жыл бұрын
WAARIMEYSIDE WANAAG Waa laygaga fiicanyahay Somali xasangeney ayaa ugu badiya Abwaanada sangubna 2 buu ahaa C/good iyo x/geney weydiiya Lkn riwaayadan qisaskeedu waa Badanyahay lama dhamaanteen karo Sangubna sarbeebta aad buu ugu Horeeeyey Example Iyadoo gobaad ay Sa weyn(S) geesta Kaga taalo Iyadoo ma,adeedii (M) lagabay aan la,ada Ugeeyey Oo shaqal ku googo,anyahay oo ya,adii Habayday Waxay soo guclaysaba capoow gordhow Bay iman Fiiri Marka S. M. L. Y Shaqalada Marka lagu googooyo Waatan SOOMAALIYA Hees uu shirkii carta kamarshey ayaa Waxa qaaday shamaali A shamaali Wuxuu kaga hadlayey dhulka somalidu Degtoo dhan wuxuu kabilaabay Gobol sool sanaagbaan midhaha kaaga Gurayaa Garoowiye togfheerbaan adiga guri Kaaga dhigayaa Galgaduud hiraanbaan midhaha kaaga Gurayaa Cidii dhegeysatay Maxaad sool uga bilowday dhulka Somalidu degtaa laweydiyey Waa gobolka dalka ugu dhow xaga Magaca examples Sool Soomaliya Waa taariikh lkn dadkii caadifad baa Waashay Marka ilaa dadku bislaadaan waxbadan Lagama hadlikaro
@dahirmohamedhashi9859
@dahirmohamedhashi9859 4 жыл бұрын
Mudane annagaa diyaar ah inaan akhrino ee waxaad nagu dhaanto noo sheeg. Cilmi badanidaa amaad xamar joogtaa aan fadhi kaaga qaatee
@goobemohamoud1806
@goobemohamoud1806 4 жыл бұрын
@@mardaadisana6962 alle haku barakeeyo dadkii nadiifta ahaa ee somalida ahaa ayaad kasii joogtaa wxn kaso salamayaa Hargaisa
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Xoriyo
@WinstonLewis-s1v
@WinstonLewis-s1v Ай бұрын
McLaughlin Run
@hamsehuseien381
@hamsehuseien381 4 жыл бұрын
walaal waad mahadsantihiin riwayadaa wxn raadinayay toban sano iyadoo dhamaystiran ala maxa meesha somaali hodana hobanaya
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 4 жыл бұрын
✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍ KU XARDHEY! MABAADIIDA DOWLIGEE GUMEYSI DIIDKA MIDNIMA MINTID LE!!!
@ahmedabdibarre
@ahmedabdibarre Жыл бұрын
Deeqa afro
@xasanxede2985
@xasanxede2985 11 ай бұрын
Waan fahmay dir iyo daaroodow hawiye waa u sar beebteen Inanta yado oo ah kuuforta somalia iney afarta kaloo somaliyeed goorsadan hada u kuwiinana gaalo Ku darsataan ama Somalind u bixisaan anagana noo diidaan keenana Nala yeelataan waa dooofar nimo
@haniahmed3481
@haniahmed3481 4 жыл бұрын
Ala wll plz riwaayadihii qalinle ku jiray soo raadi sida wajiyaal is xasuusta, carro edeg ha waalnaado jacayl ku aan weerarka aadno Nina waal Nina waani anagoo waalan waagu noo bari bal riwaayadahaas majaajiladoodii soo raadi muuse ismaaciil qalinle ku jiray!?
@hafsamohamed8512
@hafsamohamed8512 3 жыл бұрын
Hesihisulfa
@CawilMaxamuudWaysaysane
@CawilMaxamuudWaysaysane 3 күн бұрын
Maanta maxaad sheegi lahayd. Xasan baa geya miyaa. Dumisay e maxaa beddeley. In aad tirtirto ayaa ila baboon.
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 2 жыл бұрын
hoyaaley lagu qaad tarikh iyo habeenked loo cugay hadhubkeed hello ma imaqlaysa hobey ka baxay
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 2 жыл бұрын
Waa riwaayad xigmad bani ku jirto
@hafsamohamed8512
@hafsamohamed8512 3 жыл бұрын
Gabaydilalunbe
@Mass998
@Mass998 2 жыл бұрын
41:51 Cajiib, dadkeenu Suugaanta waa ku qani, suugaan macaa Cilmi Falag ayay Heestani isugu jirtaa.
@rashidahmed8794
@rashidahmed8794 Жыл бұрын
Somali ma joogto hada.. kuwaan arkay xabashidaa uga dhaw Somali.
@keysecabdilahi908
@keysecabdilahi908 4 жыл бұрын
Wakhtiga isbadalayana bidix midig ulasoco
@mustafesudi3138
@mustafesudi3138 2 жыл бұрын
MUSTAFE
@hafsamohamed8512
@hafsamohamed8512 3 жыл бұрын
Sulfa
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 4 жыл бұрын
😄😄👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏 Qorideda 1970!!!dhigideeda 1980!! Fasirka saxda gumeysiga!!!
@ahmedabdibarre
@ahmedabdibarre Жыл бұрын
Kinsi Kinsi
@osmanabdi8274
@osmanabdi8274 Жыл бұрын
Dad baa ku khaldama oo kacaandiid u yaqaanay welina u yaqaana. Riwaayaddani waa wadani gobanimodoon ah, iyada iyo "Waa Maadeys Adduunyadu Dadkuna waa Metelayaan" waa isku ujeeddo.
@hafsamohamed8512
@hafsamohamed8512 3 жыл бұрын
Guba
@hafsamohamed8512
@hafsamohamed8512 3 жыл бұрын
GA
@johnhennery5780
@johnhennery5780 4 жыл бұрын
Tiro sagaalaad = sagaalka bilood ee ay Somaliya ku dhalan lahayd. Markay dhalatay, sedex ayaa laga gooyay, labo ayaa soo hadhay oo xorrowday 1960. Check with me.
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
👉suxulka/kula///jira/???🤳👈👇sagal🌤🌤🌤
@hafsamohamed8512
@hafsamohamed8512 3 жыл бұрын
Silsiladiguba
@keysecabdilahi908
@keysecabdilahi908 4 жыл бұрын
Anigu waxan sogadhay dhagaysigoda iyo murti aan maydhmin xusus bay igu leyihiin mahad sanid
@ugaashazzan9154
@ugaashazzan9154 4 жыл бұрын
Waxan.mudo.badan.raadinayay.riwaayadii.yaxas.dhagadub..
@clftaaxmoh6932
@clftaaxmoh6932 Жыл бұрын
Wwww
@cabdiqaadirjaamac1076
@cabdiqaadirjaamac1076 2 жыл бұрын
Hee
@hafsamohamed8512
@hafsamohamed8512 3 жыл бұрын
Gabayadicawkeeeguba
@yusufwarsame4219
@yusufwarsame4219 2 жыл бұрын
Fikradii maxamud cabdulahi sangub
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
Tooogta/kale/marhale/baan/ja/faaalooon/sarbeeteena/iyo/sal/waxaa/u=ah/saafida/sida/aan/udhigey/waa/raadguris/seynis👉👁👁👁📊📊⏰🤰💃🏺🤰🔶️🏺💃
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
Hargeysa/naas/abaarso/maqaaxida/inanta
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
Taariiikhahan/?ufiirso??sabool?......
@udu4eva
@udu4eva 3 жыл бұрын
The somali- spring- song. After this theatreplay, everything changed. And anyperson with right mind knew, the country was heading, into extra- ordinary- times
@DG-explains
@DG-explains 3 жыл бұрын
right!! I like one song in this episode. intay xoriyo sidan tahay ama sagal ku fooraro.
@qadanibraahin2200
@qadanibraahin2200 2 жыл бұрын
Oki
@maxamedjaahuur8753
@maxamedjaahuur8753 2 жыл бұрын
fasibug is
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 4 жыл бұрын
☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️ Codsi!!!!RIWAAYADAN WAA IN MAANTA LA DHIGAA IYADO CGI( COMPUTER GENARATED IMAGINRY)
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 40 МЛН
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 2,9 МЛН
heeso xula oo qaraamiya ad uu macan waa heeso allban layskaga dhigay
59:51
RIWAAYADII WAD IYO WACAD HEESO IYO MAJAAJILO QAYBTII KOOWAAD 2aad ORIGINAL MUSIC
31:06
Waa riwaayadii Ragow aarsi haween u adkaysta markiina
46:07
Áwil Mawliid
Рет қаралды 109 М.
Silsiladi Siinleey oo Dhamaystiran : Abwaano Somaaliyeed ku dhan
1:37:01
Abwaan Gaaroodi
Рет қаралды 315 М.
RUWAAYDII BEENEEY WAA RUN
2:07:30
Universal Somali TV
Рет қаралды 2,7 МЛН
Xasan Adam Samatar Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥 Iyo Heesta "SAYLO GUYAAD BADAN"
10:23
Godob jaceyl  riwaayad
2:15:26
Waaberi News
Рет қаралды 816 М.
Riwayadii Dab Jacayl Kari Waa | oo Dhan |
1:36:42
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 190 М.
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 40 МЛН