RIWAAYADII WAD IYO WACAD HEESO IYO MAJAAJILO QAYBTII KOOWAAD 2aad ORIGINAL MUSIC

  Рет қаралды 28,842

SOMALI MUSIC & CULTURE

SOMALI MUSIC & CULTURE

3 жыл бұрын

RIWAAYADAN WAXAA HAL-ABUUREY AUN ABWAAN CISMAAN ADAN " CISMAAN ASKARI"
RIWAAYADAN WAXAA KA QAYB QAATEY FANAANIIN ABWAANO XUL AH IYO FANAANIIN WAAWEEYN WAXAA KA MID AHAA JILAYAASHA
- AUN MAXAMOUD CABDILLAAHI CIISE SANGUB
- AUN CABDILLAAHI DIIRIYE SOORAAN ( AWGODOL)
- AUN MEECAAD MIIGANE ( AWMAACALEESH)
- AUN SALAAD BARAKOOW BUULOOW ( ABRIS)
- CUMAR XASSAN ROORAAYE (AABI)
- SAYNAB XAAJI CALI BAXSAN (UBAX)
- QAMAR CABDILLAAHI HARAWO ( ASLI)
- DAAHIR CAJE (ABXADO)
- YUSUF ADAN ( OGAAL)
- CABDIRAXMAAN AWKOOMBE ( Aar DOGOB)
- FAADUMO MUUSE WANAAG ( ISNIINO)
- MAXAMED ADAN DACAR ( AAMIN)
WAXAA MUSIGA TUMAAYA
- MUUSE MAXAMED
- CUMAR SHOOLI
- NUUR KULANE DHUXULOOW
- CEYDARUUS XAAJI CALI
- CALI FEYRUUS
- CABDIQAADIR SUUDAANI
- MAXAMED XUSSEIN
- IBRAAHIM IIDOW
- MAADEEY SHEEKH
DHAGEYSI HABOON

Пікірлер: 24
@ibrahimaliahmed6645
@ibrahimaliahmed6645 11 ай бұрын
Walalayaal soo dhiga qaybtii 3aad ee riwaayadii wad iyo wacad. Waa wariye Ibraahim cali oo jooga Jabuuti.
@osmansufi4066
@osmansufi4066 2 жыл бұрын
Riwaayada waxa sameeyey abwaan cismaan aden askari aktarku waa rooraaye
@osmansufi4066
@osmansufi4066 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto cabdillahi diiriye sooraan kulahaa odaygii ku dhalay ee maacaleyshna arbacadii baanu is aragney inantuba waa baxsan aun markaas bay heesta wada qaadayaan
@mahmedhanni2638
@mahmedhanni2638 3 жыл бұрын
Allah uwada naxreto dhamna
@nuridan8369
@nuridan8369 7 ай бұрын
🎉❤
@cabdinaaficcasayr1033
@cabdinaaficcasayr1033 3 жыл бұрын
Mahadsanid toddobaataneeyadii baa la dhigay.
@calicabdi5734
@calicabdi5734 2 жыл бұрын
ala haw naxariisto fanaaniinta iyo abwasnada riwaayadan isku arkay. ilashay hawnaxriistee badi way dhinteen wax yar baa ka. nool. maskaxo. badan baa isugu tey
@ismaaciiljaamac3355
@ismaaciiljaamac3355 3 жыл бұрын
Waad mahadsantihiin Somali music & culture Riwayadii wed iyo wacad
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
@Ismaaciil Jaamac Adaa Mudan sxb
@aliosman8418
@aliosman8418 Жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE waar ina adeer riwaayadaha majaajilada inoo soo badi suugaan xikmad badan ayaa meesha la is dhaafsnaayaa
@ahmedmuse248
@ahmedmuse248 Жыл бұрын
Ismaaciil Jaamac labadeenu riwaayadan waxa aynu ku wada daawnay tiyaatarkii Xamar, inaad xasuusato iyo in kale mooyaane waxa habeenkaa inala socday laba hablood oo aynu Jaamacadda wada dhigan jiray Kuliyaddii Gahayr, bari samaad
@shiinehassan787
@shiinehassan787 3 жыл бұрын
Allaha U naxariiso
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@mohamedcalibulay208
@mohamedcalibulay208 2 жыл бұрын
Eeshe caala lafihii hore
@osmansufi4066
@osmansufi4066 Жыл бұрын
Riwaayadan waxa la dhigey markii u horeysey 1968 kii se dib ayaa loo dhigey 1972gii tani se waa originalkii dadka ku jira aktaradu waa rooraaye sooraan iyo baxsan majaajilada sangub iyo miicaad miigane waana riwaayaduu miicaad miigane kula baxay naanaysta aw maacaleesh
@abassali8016
@abassali8016 9 ай бұрын
Runta waye bravo
@rashidnaleye2002
@rashidnaleye2002 2 жыл бұрын
Sangub ilaahow u axariiso
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@shiinehassan787
@shiinehassan787 3 жыл бұрын
Waa raariikh sxb allaha nå liibaano
@mustafebashiir4964
@mustafebashiir4964 2 жыл бұрын
Maxay ku kala duwan yihiin riwaayadihii hore sida tan iyo kuwa danbe?? Ogow My opinion waxaan oran karaa hor riwaadayihii hore aad bay iga qiimo badnaayen kuwan hada waxa ka buuxay hadal dux leh murti heeso xula barasho iyo Soo kordhin ereyo horleh Balse kuwan hada Kow waa bilaa dux heesona kumaba jiraan lakin fariin ay sidan kuwan baa fahamka bulshada ufudud oo waa direct waxay ka hadlayaan Blse kuwee hore indirect oo duur xul,lagaado/quusin baa ka buuxda Hadal iyo dhamaam labaduba ammintooda/wakhtigooga bay lajaanqadayaan
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 жыл бұрын
Riwayadan waxa Alifey Abwankii weyn AHUN a ee cismaan Aadan xuseen (cismaan Askari) Riwayadan waxan ku dawadey tiyetaarka hargeysa
@salansacad
@salansacad 2 жыл бұрын
Ruwaayadani way ka horaysay tiiyaatarka hargeysa sidaan filaayo
@aliosman8418
@aliosman8418 Жыл бұрын
@@salansacad kollay bilowgii toddobaatanaadkii bay ahayd 1971 bay u malaynayaa lkn hadii xitaa aanu tiyaatarku xilligaa dhisnayn sow ma jirin meel lagu daawan jirey riwaayadaha
@salansacad
@salansacad Жыл бұрын
Waxa lagu qaban jiray beerta xoryada ee hargeysa
RIWAAYADII WAD IYO WACAD HEESO IYO MAJAAJILO QAYBTII KOOWAAD 1aad ORIGINAL MUSIC
31:22
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 41 МЛН
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 34 МЛН
ТАМАЕВ УНИЧТОЖИЛ CLS ВЕНГАЛБИ! Конфликт с Ахмедом?!
25:37
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 23 МЛН
ABWAAN HAL MEEL KU GOWRACAY RAG EHEL AHAA@bulshadacusub
15:09
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 8 М.
war dag dag xaladaha iyo gadabursi iyo wararka hada iyo xaladaha hada
15:44
meecaad miigane
10:54
Abdi Agalab
Рет қаралды 705 М.
Qaybta shanaad ee masiibada ok
19:03
Hawraar Music Production
Рет қаралды 129 М.
Heesaha Abwaan Maxamed Cali Kaariye qaybta 1aad kali kali xul ah
1:05:39
Daawad Music Chanel
Рет қаралды 15 М.
dad wadaaje qurbaw maxaad duul isu
42:11
Aar Mahamoud
Рет қаралды 107 М.
FARXADI WAA NAXDIN ABWAAN CALI CAATEEYE 1979 ...PART 1
22:03
XULKA HEESAHA QARAAMIGA
Рет қаралды 41 М.
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 120 МЛН
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 2,3 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54