RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 21 HD

  Рет қаралды 285,197

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

7 жыл бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 1 000
@amaaloozmohamud2266
@amaaloozmohamud2266 7 жыл бұрын
asc ruwaayada qatar waye im from xamar all qooto qooto waan kuhaasta viva xamar viva somaliland viva jubuuti all i love
@maslahmaska7591
@maslahmaska7591 7 жыл бұрын
Allahuma minshari ya qowdhan jimco kasto.fadlan Abukar Mahdi Xayeysiin samey jimacaha oo qowdhan laso daynaayo si aan u firsan oo waqtiga iskaga qasaarin.
@fadumohassan1540
@fadumohassan1540 7 жыл бұрын
Maslah Maska kkkkkkkkkkkkk beentaa maaha
@hiildaniyomidqaran5523
@hiildaniyomidqaran5523 7 жыл бұрын
Maslah Maska jareer baad tahay burindi iyo ugandis baa iska kaa dhalay gar uma lihid inad somaliga saxda ah fahanto baantuu.
@mahamedburaale9909
@mahamedburaale9909 7 жыл бұрын
Maslah Maska Baaantuu Kenyan Ugandhes Itobian Ilmo. Amison Aaamus Dhilaa ku dhasheee
@maslahmaska7591
@maslahmaska7591 7 жыл бұрын
Mahamed Buraale wacaliinta uma jawaabo
@XamdiXaliimojabiin
@XamdiXaliimojabiin 7 жыл бұрын
war asxaabeey qabiil qabiilka iska daaya cidna qabiil lama galaayo qabiilkee ee rowaayadan aadka u wanagsan hanooka ciyaarina uf uf somaliyeey ma ilbaxeesiin miyaa hekhas xishooda
@nimconalka4918
@nimconalka4918 7 жыл бұрын
caawo dhan baan gor gorada tafta u heystey qooto qooto markaasaan qowdhan oogu imid ilma adeerayaloow qowdhan daawashadiisa dulqaad uma lihi !!!
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
nimco ileys kula midaa ahay sxby lkn la.aan ay dhaantaa hadii noola Gambin lahaay ka warn 😂😂😂😂😂😂😂 dadka dhulka isku garaacaayaan jilid ka weyn bisbimillahi korka maxanuunaayo miyaa aan dhahay dadkaas ad adeeg aan kula yaabay really😜😜😜😘😘😘😍😍😍😍
@dhemanlulaa1515
@dhemanlulaa1515 7 жыл бұрын
nimco ileys og
@mariajamac1392
@mariajamac1392 7 жыл бұрын
nimco ileys 😂😂😂kaliga maha
@drscaaishocabdikariim861
@drscaaishocabdikariim861 7 жыл бұрын
nimco ileys waan kula qabaa anne
@lazttom8962
@lazttom8962 7 жыл бұрын
ilma amison laydin kama bahna meeshe ka dareera muuryanyay
@maryamjacayl6423
@maryamjacayl6423 7 жыл бұрын
hhhh kulaha qaybta qawdhan kama helno. hadaa yaa niiko ka hela😀😀😀😀😀😀😀
@DeeqaAhmed-rw3uo
@DeeqaAhmed-rw3uo 7 жыл бұрын
kkkk wale niikada kama helno dheh
@maryamjacayl6423
@maryamjacayl6423 7 жыл бұрын
Naema Ahmed hhhhhh waa sidaaaaa
@safiyanuux9394
@safiyanuux9394 7 жыл бұрын
Naema Ahmed hhhh reer xamarku dad maaha niiko ayay rabaan
@mohamedbashir850
@mohamedbashir850 7 жыл бұрын
muniira h kkkkkkkkkkk waad naga badisay abaayo
@maryamjacayl6423
@maryamjacayl6423 7 жыл бұрын
mohamed Bashir wlky wax garad bd thy hhhhh. lkn daacayadu reeban hadii kale madaafiic baa soo socota hhh
@ayuubfarhan5208
@ayuubfarhan5208 7 жыл бұрын
hhhh funny walaahi rer waqooyi dad jiro waye waan ka helaa nimco ileys gor gorada culeyse kugu dishay iska siib aniga rer muqdisha ahay waana jeclahay rer hargeysa the best waye
@ahmeddallapro
@ahmeddallapro 7 жыл бұрын
ruwaayadii qooto qooto hada uunbay dhadhan yeelatay abukar Mahdi mahadsanid wll sxb Somali wad Isku xidhay all a yacizak
@anababuukar7341
@anababuukar7341 7 жыл бұрын
Waa LA igaa soo horey miyaa wale Waa ilaaliye Somalia wa dadal bdntihin mash Allah
@yasminomar1923
@yasminomar1923 7 жыл бұрын
wlh qooto qooto wa film cajiba American film Hindu film Arab film somalida qar film wukaxiso badanyhy, caawa maba ugu sijirtabo, kkkk kkkk kkkk kkkk si kal iyo laaba, wlh qoodhan iyo banadiri labadaba wan jecelahy tnx Universal TV waxn klo umahd celinaya oo Somali wayn isku keeny Engkena Eng Abukar Mahdi tnx bro.
@NM-tn2hw
@NM-tn2hw 7 жыл бұрын
riwayadu cawey ugu shidanthy viva waqooyi somali xalal ah 😙😙
@abdiwarsame6229
@abdiwarsame6229 7 жыл бұрын
Hintiga kugu beerayo hada kugu baahaya kkkkkkk , Abuukar saaxib aad ayaad u mahadsanatahay , abuukar saaxib ka raali ahow comment yada qaldan ee naceebka iyo xushmadara lagu qorey , laakin asxaabta waxaan leeyahay waar soomaalidu waa walaalo meelkasta ay kala joogaan fadlan waxaan odhan lahaa in laga waantoobo xumaanta la isku qorayo iyo qaabilka la isku caayayo ha laga fogaado, Abuukar sharaf ayuu mudan waayo soomaali ayuu meel qudha iskugu keeney , waxaana soo socda soomaalida Djibouti , kenya iyo Ethiopia markaa sharafta ha la dhowro waad mahadsantihiin.... ABUUKAR SAAXIB THANK YOU VERY MUCH........
@ibraahimshakulyare3862
@ibraahimshakulyare3862 7 жыл бұрын
first qoto qoto oo dhamaysto 21.1.2017_cawa laga bilaabo waa eeganayba wakhtigu soo galayo waa eganaa waa inan noqda first comti..😻
@safiyasaleban1608
@safiyasaleban1608 7 жыл бұрын
aar qooto qooto caway daawasha leedahay reer xamarkii futada uun ruxayeyey oo bilaa xigamadaa ahaa ka raysanay walaalayaal halaakaas nooga sii wadaa😍😍
@abdulahiabdi1054
@abdulahiabdi1054 7 жыл бұрын
dad badan o xanuunsanaya ayaa commen ka bixyay mesha hadaanad fahmin dee aday ku taala meel walba af lagaado ayay la taagan yihiin hadana waxay ku odhanayaan walalo ayaynu nahay maangaab miidhan
@bulshokaabmedia2658
@bulshokaabmedia2658 7 жыл бұрын
Qooto qooto is best jilayasha intoodaba Reer muqdisho Reer Hargesia Reer Burco intaba kalama dhacaan Aad bn usoo dhawenayaa
@haredfarahmohamed8427
@haredfarahmohamed8427 7 жыл бұрын
Maashaa allaah riwaayada qooto qooto. takale mu'alifka Abuukar Mahdi iyo kooxdaba thanks waana riwaayad macaan
@almisplays4791
@almisplays4791 7 жыл бұрын
Masha Allah Weldone My Lovely SOMALI Comedian Singer Compositeur and more talent Weldone!!!
@abdirahmanisse499
@abdirahmanisse499 7 жыл бұрын
walaahi inkastoo ree koofur ahay waan ku haystaa ree waqooyiga waa dad nool oo funny wada ah xooga way yara hadal adag yihiin
@Elperyonasa
@Elperyonasa 7 жыл бұрын
ilaahey paari waaye dadkan maxey isku cunsuriyenayan comments dagaal ayey ku jiran war ilahey kapaqa somali wa somali halkas uga hara😒
@zayaracwt1293
@zayaracwt1293 7 жыл бұрын
Yaya Elperyonasa dadkan intaasa ka maqan
@wllkaahargeysawi17
@wllkaahargeysawi17 7 жыл бұрын
somali iyo cunsuri nimo maxa la kala siin talow waar afsomaliga hala barto shanta somaliba lahjadeeda cunsurinamada hala joojiyo somali waa walalo isuku hooyoyo seedi abti iyo habaryar eediyo adeer dad wada dhashayoon kala tagayn siyaasad haday isku seegen diin dhaqan iyo sinjibey wadaagan illaahay halaga baqo umada inta xumaanta wada allow naga qabo laabta hala isu furo one big love all somali iyo somaliland oon kadhashay alx somali oodhana anaa ah
@amanijama9597
@amanijama9597 7 жыл бұрын
maalilander hargeysawi waaa badaw maaa yaaqanan people have different accent specially reer xamar waa hates n yuus,
@amanijama9597
@amanijama9597 7 жыл бұрын
I just wonder why reer xamar are such haters, being xasid will never take u anywhere,
@iqraali5168
@iqraali5168 7 жыл бұрын
yaaahuuu hada oghay inuu qowdhan tahay cawa ma sugeyn wlh.qeybta qowdhan ah xaraan ayay iga tahay ma fiirsado anigaaa any way abukar mahdi wad mahadsan thay my lil bro
@HA-mb6bp
@HA-mb6bp 7 жыл бұрын
mesh waxa kabuxa dad qalbiga kabuka waana waxaa wadankii soomalia weyan baabiyay kali waxaa u muqada qabiil waxay kuhelayaan mayqaanan
@iqraali5168
@iqraali5168 7 жыл бұрын
H A caadi iska dhig sheekada qabiil igama ahan riwaayadu kuma nuureyso qowdhan waayo qaraaxo malahan riwaayad indho faro ka galis lama rabo ee qaraxo iyo qosol aya loo bahan yahy lkn mahaayaan dadkaan i hope inaa ifahanthy wll
@hiildaniyomidqaran5523
@hiildaniyomidqaran5523 7 жыл бұрын
Iqra Ali bahal buktoo waliba dhimatay baa tahay nacdal yahay nijaasta ahi gabigiinuba waad uraysaan somali afrikan ugandis burundiis niiko balaayo yuhuud iyo cafaariid baad tihiin
@dejiyadheeman619
@dejiyadheeman619 7 жыл бұрын
caway qooto qooto igu socota iga wala hhhh
@hanadali6155
@hanadali6155 7 жыл бұрын
walahi riwayada say udhantahay qaybtan ayaa oogu shidan habrihii duqoobay waanu ka raysanay
@qalbi.uron.channel
@qalbi.uron.channel 7 жыл бұрын
bisinka you tube ka Hotel maa ku yaal waa la yaabee 😂😂😂😂😂😂intaane ma iga soo horeysay Viva qooto qooto
@buurnasare4026
@buurnasare4026 7 жыл бұрын
ayaan haji 😂😂😁😂
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
First comment adinka haayee yaa money idiin ku siiyo yaab 😍😍😍😍😌😍
@boqorzizu4517
@boqorzizu4517 7 жыл бұрын
Suraya Abuukar hhhhg Qof wax baratay
@sadaqabdurahim8957
@sadaqabdurahim8957 7 жыл бұрын
Suraya Abuukar aniga ku siiya oo xisaabiya hhh
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Sadaq Abdurahim yaa ogaado adigaaba raashinkaaga lagadaa ee bootada iga dhaaf
@nuradinafrah4921
@nuradinafrah4921 7 жыл бұрын
Suraya Abuukar Naayaahee war jeclidaaa
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Nuradin Afrah adaaba iga yareesan saxbow ilahadal idaymoo oo af arabic waaye iga naso aan kaa nastee 😄😄😄😄😄
@dr-sihaam1041
@dr-sihaam1041 7 жыл бұрын
Xayeysiintina wanba kahelay, Aniga Hospital Qooto Qooto ah inaad ixayeysiisan rabaa Abukar mahdi😂😂😂😂
@hubihaji2358
@hubihaji2358 7 жыл бұрын
gabadha saado cali heesteeda qaadaysa Waan kalelay cod,Qurux iyo qosolba well done girl
@saed507
@saed507 7 жыл бұрын
wow, Riwayadan hada ayaa la qurxiyay, Habla Somaliyeed oo aad u qurux badan oo bulshada waaninaya ayaa arkayaa, Mhdsnidiin Dhaman Bahwaynta Qooto Qooto.
@abdiwahid898
@abdiwahid898 7 жыл бұрын
subxalaaaah waar abti hadii aan moodayo in dad xanuusan oo caloosha ka bukaaa dawadaan bahashan maba dawadeeen qabiil iyo qudhun baaa ka buxa dhamaantood maaha qaar weeye waar habeenkasta ayaaan daawanaa inta ugu badan amaqaybaha ugu badan waxa matala /jila reer konfur comment fican moyee wax kale ma bixino iyagana waxay iska soo gooyeen qawdhan kulahaaa bizinka caawa maxaan dad buka comments ku arkay Allah haydin caafiyo uun niyow wax kale ma odhanaynee afka waxba kuma cayno mana aflagaadono ee akhira ayaa danbaysa ee wax haloo reebto intasa odhan lahaa mahadsanidin niyow
@amanijama9597
@amanijama9597 7 жыл бұрын
Cabdiraxman Dawlad Yare waaa sick subhan Allah, qabyalad is making their hearts black
@mahamedburaale9909
@mahamedburaale9909 7 жыл бұрын
Cabdiraxman Dawlad Yare Caqli ha waayin zhp Waxani hal na maaha inta U aasan ayaa baddan Madaaa ogba
@wardawkoronto9738
@wardawkoronto9738 6 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh adaa cuuqadadu kabuxdaa uf
@asiyadiamond5693
@asiyadiamond5693 7 жыл бұрын
Alalylahe Wa Dadkygi Cawa Anay Ishidan Tahy Riwayadu 😂😂😂
@Nina2019
@Nina2019 7 жыл бұрын
Asiya Diamond noo bashaaaal anaga caaawa nagu taagantahy 😂😂😂😂😂😂😂😂hal kama fahmoooono
@siidcali5457
@siidcali5457 7 жыл бұрын
Asiya Diamond ku raaxeyso anaga ayay naga taagan tahay wllhi jab kama fahmooyno afka qowdhanka😂😂
@hubihaji2358
@hubihaji2358 7 жыл бұрын
boqorada Galmudug wallaahi waanagu taagantahay anigu comentga dadkaaba ku haystaa walaahi caadi matihidin
@noloshaqurbaha5142
@noloshaqurbaha5142 7 жыл бұрын
HALKAAS iyada ah kayse ayaa dadkii hore ka ah
@ifraaxcabdiyuusuf6340
@ifraaxcabdiyuusuf6340 7 жыл бұрын
boqorada Galmudug hhhhhhh aniga ku turjumaya abyo ilaa so xidhidh
@ugaasqarni3393
@ugaasqarni3393 7 жыл бұрын
first commnt thnks abukar mahde bro
@anababuukar7341
@anababuukar7341 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi thank wllo
@ubaxmohamed192
@ubaxmohamed192 7 жыл бұрын
caway ugu shidantahay
@abdullahiali778
@abdullahiali778 7 жыл бұрын
wadan ay dhalintiiisi iyo indhihiisi saan yahay goormuu hagaaagayaa wallaahi billaaahi qalbigan ka ilmeeyay markaaan arkay waxa meesha ka socda war dhalinyaroooy caqligiiinu intaas ha dhaafo wallaahi waxa looga dan leeyahay riwaayada iyo waxaaas oo dhan waa in idinka la iskiin nacsiiyo oo uu midba walaalkiis ay isku dhiiga iyo isku afka iyo diintaba ahaayeeen uu aflagaadeeyo waliba hooyooyinkii macaana iyo waalidkii la gaaro oo halkaaas nacayb iyo dagaalkii la rabay laga abuuro ee dhalintayda aan wada jeclahay dhamaantoodeey wallaahi waa wax laga naxo waxaad ku dhaqmaysan ee goormaynu asaageen la tartamaynaa oo noqonayna dad hal meel ka soo wada jeeda indinkii ahaa mustaqbalka dalka ee bari hadaa saa u dhaqmaysaan. illaaahbaa inaku dhaarshaye ma damiirka inaka dhintay oo bilaa dhiig baad noqoteeen ma duqsi baa tihiin isagaa bilaa dhiig ahe idinkoo og in aaanu dadka maanta ugu hoosayno dal ahaaan oo hadana ka dhalin ahaaan annaga dadkeena iyo dalkeenaba uu noo baahanyahay baad hada is hays haysataan sidiii caruur yar oo shan jir war miyuusan caqligiinu kobcin oo weynaan mise waxa inaka adkaaday afkaaraha yaryar ee la rabo in idinka dhexdiina cadaawad looga abuuro war yaa muslim ah .... hadal badan haan ma buuxsho soomaalina waano uma yara balse ogaada in aynu walaalo nahay kan koonfur jooga iyo kan waqooyi joogaba oo ayna hadalkaa annagu wada leenahay ha noqdo hadal adag ama mid jilcsanba waaa in la isku dul qaata niyadana la isku furaa waan hubaa hadii niyada la isku furo in qaybta riwaayada ee waqooyiga ah ay reer xamarku jeclaanayaan tan reer xamarna ay waqooyigu jeclaanayaan ee waa iga dardaaran waa iga caqli celin waa iga dadaal yar oo aan isleeyahay bal inyarba ha ahaadeeene dhowr qofi ha isku badalaan ee walaalayaalow aboowyaaal iyo abaayooyin wallaahi ilma ishayda ka socota hada ee please fadlan isku niyad furnaaada oo isku dulqaata annaga oo dano gaara ka fakaraynna aynu ka fakarno danteena guuud iyo dalkeeena aaayihiiisa yaysana inaga adkaan guumaysiga fikradihiisa oo ay na saamayn be strong caqligaagana intaas ka weynee in aad xaaafadaha ku wareegto iyo moorooyinka dadka walaalahaana aad aflagaadeyso.... macasalama waan ina wada jeclahay dhamaantiin sooomaaliyeeey tooosooo ... toooso isku tiirsada yee.
@allahuakbar8306
@allahuakbar8306 7 жыл бұрын
soomali qabil iyo qabyalad sow kama daaalaaan allow iskaana jeclaysii amiiiin yaaa rabi
@sadiobulhan6896
@sadiobulhan6896 7 жыл бұрын
Caawo qooto qooto daawasho malahan kooxda London iyo kooxda muqdisho kuwaas aa xiiso leh. Kuwaan maba fahmaayo.
@amtaazhkum6816
@amtaazhkum6816 7 жыл бұрын
Sadio Bulhan agree
@aragsan6552
@aragsan6552 7 жыл бұрын
Sadio Bulhan akhas anaguna niiko iyo wax akhlaqdaran oo naasaha walaqaya.ma dawano
@hodanwahbi3328
@hodanwahbi3328 7 жыл бұрын
QOOTO. QOOTO, HARGEYSA, SIFIICAN AYAA LOOGA SOO JILAY WALEE, AAD AYAAD , UMAHDSANTIHIN, QOOTO, QOOTO, HARGEYSA!
@sooofisiman5982
@sooofisiman5982 7 жыл бұрын
Amy Fadi kkkkkkkk adiga wadba ka heshay waxad amanto maa wayday hargeso kulahaa iska shibdheh wax jiloow kuwan makasayane
@safiyobashiir5208
@safiyobashiir5208 7 жыл бұрын
sooofi siman waa kaqeliyy adiga wali sxbey
@fadoas0513
@fadoas0513 7 жыл бұрын
caawa comentiga ayaaba qosol leh somaaliyey isdaaya oo isjeclaada waa isku inagiiiiye 😊😊😊
@shrtamng2294
@shrtamng2294 7 жыл бұрын
halahaaan oo dadah masii joogeene
@hanaanqaali3028
@hanaanqaali3028 7 жыл бұрын
cunsurnimada iska daaya somaliyeey ama waqooy ka IMO ama koonfur soomaali unbad tahay sas aynu isku jeclaano plz umadaha kaleba ways jecel yihiine.🙏
@nafisoabdirahman1858
@nafisoabdirahman1858 7 жыл бұрын
akhad abuukar mahdi walaaaloow waxaaaan ruwaayad naga raaaci meyseee meeday dadkeeenii asalka u ahaaa qooto qooto
@shankarooncadeeyjecliyaada5421
@shankarooncadeeyjecliyaada5421 7 жыл бұрын
jecliyaa Somali oo dhan Funny kkkkkkkkkkkkk😆😅😆😅😃😂😂😁😁😁😁👌👌👌😀😀😀😀😁😁😀😀
@waajiraajacel7801
@waajiraajacel7801 7 жыл бұрын
qooto qooto waan ka helaa kuma waayo abukar mahdi aad bey u mahadsanyihiin dhamaan jilaayaasha qooto qooto iyo waliba macalinka alifayl
@qadroaxmed6908
@qadroaxmed6908 7 жыл бұрын
walee in eeysan igu socon iga taga dheh
@mudanaanbadan5848
@mudanaanbadan5848 7 жыл бұрын
alla ma nooli reer xamar caawa kawaa laga siiyey aniga Somali ma ihi Horta lkn waa qoslay wlhi because hadaan ka helin inaa comments gareydo waa. qalad
@sadishladan4558
@sadishladan4558 7 жыл бұрын
waan ku kalsonahay waalidkey i love my parents maxa tahay somali hadadn aheen waiga sual?
@mudanaanbadan5848
@mudanaanbadan5848 7 жыл бұрын
sadish ladan aabe iyo hooyo IMa dhalin cirkaa kasooo because cudurka somaali heesto mrkii laga daweeyaa noqaaa somaali cudurka qabyaalad wll
@sadishladan4558
@sadishladan4558 7 жыл бұрын
waan ku kalsonahay waalidkey i love my parents 😂😂😂😂😂mrka saas darteed somali nimo oga tage miya simple Somali aan ahy lee kuso gaba gabe markas cudurka walaga reysana qofwalbo hdu asga iska jaro
@mudanaanbadan5848
@mudanaanbadan5848 7 жыл бұрын
iloohow aamiin Naga dawee
@saraloveddsi2072
@saraloveddsi2072 7 жыл бұрын
waan ku kalsonahay waalidkey i love my parents yaad tahay waa adu nagu dhax wareeganayee hadan Somali ahayn alla somalidu maxay is qariyaan cawaantu wallee somali waa cawaan doqonah anigu somali baan ahY waliba reer jigjiga adna waa ayo
@abdallahhersi4007
@abdallahhersi4007 7 жыл бұрын
Viewer 121 baan ahay
@dalmarosman9988
@dalmarosman9988 7 жыл бұрын
safwaan Tokiyo ayaaa ugu shactara bdn
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 7 жыл бұрын
rer Mudug Waxay Dhahaan Waxaasi.waa Cantara Baqash hhhh Cawa Geedu Cantara Baqash Bay aheyd hhhhh
@deeqoabdule4512
@deeqoabdule4512 7 жыл бұрын
Cadnaan Montolivo hhhhhhhhhhh rer mudug waaxid 😂😂😂
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 7 жыл бұрын
deeqo Mohamed hhhhhh ma igu xugmisay walale
@deeqoabdule4512
@deeqoabdule4512 7 жыл бұрын
Cadnaan Montolivo kkkkkkkkk
@tagtayehortayaakutabay4194
@tagtayehortayaakutabay4194 7 жыл бұрын
hhhhhhhh wacade wa cantaro baqash iyo qashin
@user-qs3xw2ln8h
@user-qs3xw2ln8h 7 жыл бұрын
Cadnaan Montolivo hhhhhhh cantara baqasha xta wey dhaftay
@hilaacdahir173
@hilaacdahir173 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhh dictore I love u xataa adiga kuma lahoo
@Kharyeuk
@Kharyeuk 7 жыл бұрын
Masha Allah gabdha wey cod macantahy
@adansantur4677
@adansantur4677 4 жыл бұрын
My understanding,about Qoto Qpto, the Somalis don’t want to work hard any think , that’s way we will never develop, poor for ever. Look theses men no shape, lazy.
@fatmaali4968
@fatmaali4968 7 жыл бұрын
Ruwaayadaan way xiiso beesha Abuukar Mahdi Abtiyow Ruwayadaan Sida ma nooga dhamee mase xildhibaanada dadban baa mooshin qooto qooto ah kaaga gaynaa qowdhan kaan aad nala barateen naga dhaafa hadiina naga dhaafayn Almiino naga yareey Hello Asxaabti ree London dhool laki Amina mose mama faynuus Fadumiina one❤👈
@wizzrayaan2364
@wizzrayaan2364 7 жыл бұрын
reer xamaka hadalka yareeya waxaaydin qora kininiga qawdhan love +water love Ku caba ship naga dhaha plh cawada Lee qosley viva qawdhan qooto qoto
@ikhlaasosman433
@ikhlaasosman433 7 жыл бұрын
Ani markii reer wuqooyi lagu aadiyo kama helo weey qeeylinayaan mana la fahmaayi xiisa maleh ayaantaan qooto qooto meeshii safiican la fahmaayay hala so duubo kuwaan qeyladooda kama helin
@anisaxassanmirrehassan9705
@anisaxassanmirrehassan9705 7 жыл бұрын
Ikhlaas Osman
@MohamedAhmed-vh2xi
@MohamedAhmed-vh2xi 7 жыл бұрын
Ikhlaas Osman ji
@maryankuluc2023
@maryankuluc2023 7 жыл бұрын
ruwaayad afsoomaali lagu hadlayo ayaa meesha iiga muuqata qofkay cajabin waydo muu isaga tago war ilaahay halaga baqo oo xusuus naada malaaigaha garbihiina saaran ee qoraya waxaad ku hadlaysaan dadbaa mooda waxay doonaan inay qori karaan oo danbigu waxa aad afka ka dhahdo kaliya inuu yahay war xusuus naada maalinta qiyaame ee gacmihiinu hadlayaan iyagoo idinku marqaati furi doona waxaad ku qabateen walaalahay soomaaliyeed Allaah aan kawada baqno
@shakiraali853
@shakiraali853 7 жыл бұрын
anshaxa ruwayada ha la ilaaliyo reer reer hadii aad u dawatan idiinka ayaay idiintala ee yaan wax laga sheegin dadka qifkii aan rabi ciid ku qasbaysa ma jirgo
@fardosaabdi9540
@fardosaabdi9540 7 жыл бұрын
qeebtan Ma xumo ee Xasiid nimada iska dayaa Sifican beey ujileen wlhi Kkkkkkkkkk
@XamdiKalgacalHamdihalgan
@XamdiKalgacalHamdihalgan 7 жыл бұрын
ale wan ku haysta qoto qoto koxda uk
@muktarabdirisak9791
@muktarabdirisak9791 7 жыл бұрын
xamdi midgan ku fan waliga halkaa kaga hay
@khadrasanqadhyare5707
@khadrasanqadhyare5707 7 жыл бұрын
caaway igu socotaa uun wixi hore bikh kuwan reer somalia ee calooshu taagtan tahay dabar gooye yaa farmasiga uga soo qaada tolow naag niikinaysa oon xishoonayn la ga raysay viva dhawdhanka
@abdisalanali4114
@abdisalanali4114 7 жыл бұрын
xigmad iyo murti reer waqooyi udaa anigu qooto qooto maba fahmaba reer xamarka waxaan daawada oo kaliya reer waqooyiga
@umaradwa6182
@umaradwa6182 7 жыл бұрын
nah maleh reer xamar meel aysan ku jiran yaahuuu
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Hawa Adam Mohamed ajakis yaah 😂😂😂😂 I know naftaa uroon lkn waa in lawada simaa ruwaayada so saas ay cadaalad ku tahy qaali kuwa ka lahjad adag aanbo sugooyaa aniga 😂😂😂😒😊😊😊😊
@umaradwa6182
@umaradwa6182 7 жыл бұрын
Suraya Abuukar hhhhhhhhhhhh warka jilicsan aan ku heestaa walhi ma fiirsanin waayo dhedhen maba lahan hhhhhhhhh dadka warka adag boo xanaaq kaftan com walalahayga
@caishamaliindi4784
@caishamaliindi4784 7 жыл бұрын
Hawa Adam Mohamed kkkkkkk maila arakty qosol maleh kuwaan in laga jojiya roon kkk
@xamsemaxamed6215
@xamsemaxamed6215 6 жыл бұрын
Ya khii waa ku Tuugaanaga dhaafcayda
@guuriymohamedise2355
@guuriymohamedise2355 6 жыл бұрын
Hawa adm mahmed malaha waxd argty iaydoo la leeyahay reer xamrku calaalka hajoojiyaan wligiin baydun gaadhyn somaliland iyo ruwaydeheeda fuck kulahaa maan dawan oo comntgan aad ka bixisay wa maxay ma wax aan la dawanoo comnt laga bixiyo ayaad aragty gafuur culus foqol gafuur culus iska cadyso wan dawday dheh ileen lagu dili maaye wuxu maxay ahyd
@shankarooncadeeyjecliyaada5421
@shankarooncadeeyjecliyaada5421 7 жыл бұрын
Viva Hargeisa Burco Muqdisho
@saraloveddsi2072
@saraloveddsi2072 7 жыл бұрын
Shukri Cadeey I hate iidoor khaniisland garacyada xunni riwayaddana maan daawan walaahi qaybta comments ka un baan oga xaar xaari wasaqiinta kilaabta ahi
@oskardesile394
@oskardesile394 7 жыл бұрын
Haha Qooto Qooto i can't wait ilaa iyo sebtidha dambe 🇸🇴✌🏿🖤
@umuashraf2031
@umuashraf2031 7 жыл бұрын
abukar mahdi riwayada qeybata fadumina iyo laki noo geey waxaan ma rabnee
@faysalcade6864
@faysalcade6864 7 жыл бұрын
Riwaayada Qooto Qooto Hadeey qowdhan Lagu soo DaraaYo mutarjim Af Somalia Hoos Lagu soo qoro
@abdaladuraan8567
@abdaladuraan8567 7 жыл бұрын
abukarow sxb bahasha rer burco ama rer lendan mad kuceli labadas ba qosoku kuharaye
@hubihaji2358
@hubihaji2358 7 жыл бұрын
Abdala Duraan reer xamarku waa dagaal iyo doorasho waxaa kaaga markhaati ah dadka comanadooda kuligood waxayleeyihiin ruwaayada maanta waa cantara baqash aniguba aan ugu goreeyee. markii madaxweeyne farmaajo ladoorto uu abuukar mahdi tagi muqdisho. bro oday cabdule iyo naatiisii qooto qootada uu kuguursaday maa uxiistana kkkkk
@canababdi823
@canababdi823 7 жыл бұрын
habalyo habalyo me👈Comment ugu horeyaay ana calaaf uyeshaay habalyo me❤❤❤👈
@saedahmed3523
@saedahmed3523 7 жыл бұрын
Amazing girls were added the scence wow this will make the film goooooooooooooooooooood
@farhiyaali1185
@farhiyaali1185 7 жыл бұрын
Riwayadan Qooto Qooto qaybta Reer waqooyigan Ugu jeclahay Walee Asal Weyaan
@habonabdirahman1006
@habonabdirahman1006 7 жыл бұрын
nah ma lahan walahi
@libanbashir4950
@libanbashir4950 7 жыл бұрын
wey fashilantay qooto qooto sidan ka badala
@maxameddeeq5400
@maxameddeeq5400 7 жыл бұрын
heer jiro kaaambo majilooyaan qooto qooto
@iloveyougeeziyadasomalilan7601
@iloveyougeeziyadasomalilan7601 7 жыл бұрын
cajiip dadku meesha may u hoydan
@buurnasare4026
@buurnasare4026 7 жыл бұрын
waa eber love 😂😁😂
@Imraan53
@Imraan53 7 жыл бұрын
sorry caawa wax jiro ma aha
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
jd sk no saas ha dhihin adigoo shaqo qabatay hadii lagu dhaho wax maqaban seed dareemi laheyd heartbroken aa kuugu dhici lahaay really dad ayaa waqtigooda qaaliga eh galiyay respect cute 🌸🌸🌸🌸🌸💕💕💕
@Imraan53
@Imraan53 7 жыл бұрын
Suraya Abuukar sorry lkn cawa meysan iqancin inkastoo dadku Kala aragti duwanyihiin
@qaaliqurux8088
@qaaliqurux8088 7 жыл бұрын
Suraya Abuukar that is why Somalis are not RESPECTFUL at all!
@saraloveddsi2072
@saraloveddsi2072 7 жыл бұрын
jd sk sax weeyaan walaahi iidoorland waa midhaaaaaax wax jidha maaha hxalay waqti ma hayin markan dawo is idhi baa iidoor baw iiga so yidhi shiid alloow kaga sii amba maan ka heline
@nimcodheman3613
@nimcodheman3613 7 жыл бұрын
sara Love ddsi dhilo ogaden oo rermiyada is urso nayaa
@mulkicartan113
@mulkicartan113 7 жыл бұрын
eng abukar ruwaayada waana nacsiineysaaa wlhi wax xiiso ah maleh 1 week ayaana sugaynay war reer muqdisho kasooo buuuxi abahaa aniisa maki ajakis aamina macow dad waa dadkaaas
@yaqshiidgirl7295
@yaqshiidgirl7295 7 жыл бұрын
nah iyo nuh maleh qandho nii dishe reer afdhagxo kacarara mesha😎😊
@qurxaneoffical5910
@qurxaneoffical5910 7 жыл бұрын
Hhhhhhh qooto qooto cawada reer qowdhan waa u dhacatay ayaga ayaa leh lkn reer koonfur ha idinku daadato niiko lee sugu kartiin
@sooofisiman5982
@sooofisiman5982 7 жыл бұрын
yuusuf qurxane hazard wad baxsanthy eedo labo labo ayaaba igu qabaty ish
@YusufAli-se8bt
@YusufAli-se8bt 7 жыл бұрын
adeer meesha rer burco ku soo dara rer hargaysa waxba ma hayaan hhhhhhhhhhhhh
@hubihaji2358
@hubihaji2358 7 жыл бұрын
Yusuf Ali wallaahi waa runtaa reerburco iyo rabadhkii reer qoorta will be nice aad baan u jeclahay reer burco waad dad yar iyo waynba shactiroolayaal ah viv reer burco.
@hubihaji2358
@hubihaji2358 7 жыл бұрын
Yusuf Ali waxaan reer burco ku jelaadaday odaygii rabadh ee reer qooyta laweeydiiyay suaashii diinta ahaydee uu ku jawaabay warniyahow kaasi macumar binu kitaabuu ahaa kkkkkkkkk illaahada kaliday baan ku qoslaa waa dad bravo ah viv reer burco
@abdiwaahidgaas3973
@abdiwaahidgaas3973 6 жыл бұрын
Yusuf Ali hhh
@nasronalkalovehooyo9521
@nasronalkalovehooyo9521 7 жыл бұрын
dhalintay illah haga cabsado subxana laah qabyalada iyo qurunka iska dhaaaafa illah agtiiga midbaaa katihiin cadowgiinana midbaa utihiiin aduunka hawadaaa lahiigsanayaaa adinkuna qabyaalad. ceeeeeeeeeeeeeb
@ayaanaxmed1430
@ayaanaxmed1430 7 жыл бұрын
shekada london ayeey ku fiicneed ama xamar usoo wareejiya sheeko qoowdhanlee ah wax nuxur ah malahan
@yaasminhassan5479
@yaasminhassan5479 7 жыл бұрын
caku marqaanland riwaayadi cirka ku socotey dhulkey ku jiideen reer qowdhanow sidaan miyaad rabtaan inaad riwaayada uga qeyb qaadatan somalida kale iska daaye xitaa idinkaan waxaan daawan karin yaahuu ii gooya
@saciidosaciido5806
@saciidosaciido5806 7 жыл бұрын
Yaasmin Hassan caayda waa xaaraan riwaayada fiirso ama iska dhaaf caay maxaa keenaa
@khadrasanqadhyare5707
@khadrasanqadhyare5707 7 жыл бұрын
ebola ayaa ku hayee alle haku caafiyo riwayahada reer somaliland baa laga bartay kinsi xaji sahra ahmed amina abdilahi khadra dahir ahmed mooge hibo nuura boon hirsi abdi haybe sooraan iyo jawaan miyaad ilawdey ayeeyo
@abubakarabdirahman548
@abubakarabdirahman548 7 жыл бұрын
Yaasmin Hassan Anaga Hadaan Nahay Reer mirqaan Way nagu socotaye Niikada sugo caawa seexo
@hubihaji2358
@hubihaji2358 7 жыл бұрын
abubakar cabdiraxman kkkkkkkkk waawareey hayaay
@yaasminhassan5479
@yaasminhassan5479 7 жыл бұрын
khadrina cali ebola wax kadarana ku hayaayo adiga iyo marqaanland oo ah ceeb umada oo dhan ayaa idinla yaabtey waxaad tvga lasoo istaagten ee calaacalka igala tag yaahuu
@maryanhassan2408
@maryanhassan2408 7 жыл бұрын
nuur maleh qooto qooto
@wardo9650
@wardo9650 7 жыл бұрын
hawiye buqo naga yareeya
@aryuraalaguyiri4214
@aryuraalaguyiri4214 7 жыл бұрын
habeen qowdhanka laga dhigo whi ma jecli qooto qooto habenka uk iyo xamar leeen jeclahay ee isoo apdate gareeya tan waan ka dhiciye
@ismaciilmaxamedtaxta2642
@ismaciilmaxamedtaxta2642 7 жыл бұрын
koxda qooto qooto mahadsanidiin abukar mahdi mahadnaq
@khadramohamud823
@khadramohamud823 7 жыл бұрын
cawada manuurayso mana fahmooyi warkood
@qabyaaladiidfurre4563
@qabyaaladiidfurre4563 6 жыл бұрын
Khadra Mohamud Akhii
@hamsafarah1607
@hamsafarah1607 7 жыл бұрын
Abtiyal Taaha yareysta reer Amisom 😜😜😜
@fadumohassan1540
@fadumohassan1540 7 жыл бұрын
Ilmo itopian Waalida Riwaayada Qooto Qooto ka daaya
@hamsafarah1607
@hamsafarah1607 7 жыл бұрын
Fadumo Hassan ruwayadu la'aantayo waa bila milix abtiyo 😂😂caadi iska dhig
@csalanmaxamed7048
@csalanmaxamed7048 6 жыл бұрын
Kkkkkk horto af somaliga soo barta luuqda xaga dambaad ka haysataan maxaaydun fahmi
@miinkacade5735
@miinkacade5735 7 жыл бұрын
from mugdisho reer Somaliland ayaaba ku heysta guulesta qoto qoto hadeeyba shidan tahay
@sooofisiman5982
@sooofisiman5982 7 жыл бұрын
cabdi cali alle haku caafiyo adaabo sixun ufakaroosid aniga qodhan jiliinkoda majecli qasab miii
@kingimraan3066
@kingimraan3066 7 жыл бұрын
sooofi siman qofna in La qasbo maha qofkasta dookh ayuu leeyahay yaakhi cadi iska dhig anigu ama reer xamar ha ahaadan ama reer waqoyi waa iska daawada ilaa bilaw ilaa imika marka in aad hadadalada qaar qorto maha hadana dawanayn seexo barkinta intad sariita u dhawaysd you understand me😉😉😉😉😉
@sooofisiman5982
@sooofisiman5982 7 жыл бұрын
King imraan illahow ha iikasin
@safiyobashiir5208
@safiyobashiir5208 7 жыл бұрын
sooofi siman kkkk
@deeqamuse9791
@deeqamuse9791 7 жыл бұрын
qooto qooto cawa ma jirto
@rahmahussein2410
@rahmahussein2410 7 жыл бұрын
wlhi somaali waa bugta intad saa tihiina horomar magadheysan hadaad bila cuqdad iyo bila hadal kudawataan mad dhimaneysan bisinke ilahow xanunkina naharero mari hana qabadsinine😝😝😲😔
@gariiyohaldhaa1911
@gariiyohaldhaa1911 7 жыл бұрын
Cawa habriihii waynanta ku qalqaaliyoobay meeye Hargaysa caday Ayay ka shidaytahay
@ifma8070
@ifma8070 7 жыл бұрын
Gari iyo Haldhaa
@wizzrayaan2364
@wizzrayaan2364 7 жыл бұрын
Gari iyo Haldhaa ishad ka tuurtay hno 😁😁😁😉😉😉
@nabadoongarad5939
@nabadoongarad5939 7 жыл бұрын
war meeye dadkii dadka ahaan waxanan wax la daa wakra ma ahan wakhtina uma hurri karneee walaahi qawdhanadaaannn
@ragehchannel8743
@ragehchannel8743 7 жыл бұрын
Hhhhh caawa sidaan u qoslay. War qooto qooto reer Hargaysa ha loodaayo
@sooofisiman5982
@sooofisiman5982 7 жыл бұрын
meesha kayaaca adeero caway marax lagu dhufty marax waaye ayantan way inka dan santhy unaka qodhan marabnaa hee aaway mini and laki and shax shaxleey dadkii shidnaa warabten amino muse aaway qoodhan iyo wax balaayo aa lasoo istagee ish
@abdiali5387
@abdiali5387 7 жыл бұрын
sooofi siman meel kalaad ka hadli o ku bugta kula Haa laki shaxshax lay
@safiyobashiir5208
@safiyobashiir5208 7 жыл бұрын
sooofi siman kkkkkkkkk maya ee ka orda
@sooofisiman5982
@sooofisiman5982 7 жыл бұрын
Safiyo bashiir kkkkk way iga yaabiyen wax qoodhan iyo wax daran ayeey noo kenen mesha
@sharmarkecilme3945
@sharmarkecilme3945 5 жыл бұрын
I love you sahro kiin
@almaasahmed5288
@almaasahmed5288 7 жыл бұрын
thanks abukar mahdi ❤🌼🌸🌹🌹😍😍😍❤❤❤
@Amuula
@Amuula 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkk riwayadaba waxaa iga qosol badan comentsyada soomali dhib badanaa plzz riwayada daawada hadeysan ku qancinin aflagaadada ka daa'walaalaha
@aaminaxukun1943
@aaminaxukun1943 7 жыл бұрын
hhhhh wlle soomali dhibm baa haystaaa riwaayda xitaa ma qabiil baa loo dawadaa wlle ani waba yaaby wllyalow qabiil waxa qaban waaye iska dhaafa
@amanijama9597
@amanijama9597 7 жыл бұрын
Amuula Ahmed Somali riwayad bay kuu heshin layin forget anything else pure hate, sad
@canababdi823
@canababdi823 7 жыл бұрын
aqas ish caleek war hade waxaan idoorkaa ruwayada noga daya wlhi madaxeey iga jiirtaay cawa aqaas war wlhi qoto qoto xaar bey noqotaay mana macana maraax war rer Uk ciyarta rubayada kadaya o siidi hore nogu wada qawaadkin wase aaqaas aadbaan idoorka codkoda u necbahay wlhi baqtiga uraya faraax murtile kaliya u daya waxaan uraye somalia joga kadaya bahashaa
@saciidosaciido5806
@saciidosaciido5806 7 жыл бұрын
Canab Abdi guri anshax xun maa laguugu koriyay ileen wixii gurigiina kusoo baratay lee bulashada lala dhax imaadaaye
@zackmo5675
@zackmo5675 7 жыл бұрын
Canab Abdi cudur baa kuhaya ee bulshada ha ku faafin
@xayaadaxmed9381
@xayaadaxmed9381 7 жыл бұрын
Canab Abdi
@HA-mb6bp
@HA-mb6bp 7 жыл бұрын
fuck you
@Garashoo
@Garashoo 7 жыл бұрын
idoor way ku soo kufsadeen faqashtii iyo jareeradii ku dhashay wase oo yaa ku jecel codkooga iyo raganimadooda iyo ilbaxnimadood iyo kartidoodaad uquudhi laadahay adoo kalena kufsi wadareed buu isaq kuu gaysteen dhiladii ku dhashay wase Canab Abdi bakhti adigaa ah iyo sharmuuto sanku iyo siilkuba sagaal mitir leegyahay gus baan Adiga xaafadiinaba idinku khaarajin lahaa qabriga hooyadaa baan kugu kor wasi lahaa wlhi
@mishaabdi4710
@mishaabdi4710 7 жыл бұрын
hahaha ilma amisom kulaha i'm dead!
@nimcomohamed5252
@nimcomohamed5252 7 жыл бұрын
SOMALILAND HORUMARKEEDA IYO NABADEEDA AYAD ARKI KARI LAADIHIN SHEEKADU RUWAAYAD KAWAYNE ANAGA ISKU FARAXSAN IS AQOON SANAY TASHANAY JAREER HAWIYE DAAROD WALAA WIXI AN NA RABINBA MEESHA LOOGAMA BAAHNA SEEXDA HABEENKAYA
@samiiramahamed4750
@samiiramahamed4750 7 жыл бұрын
somaali dagaal Iyo qabyaalad madaayaan wtf we are one alwayz naga dhaafa comnt xumada ilaahay halaga cabsado🔫
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 22 XAYEESIIN HD
4:06
Abukar Mahdi
Рет қаралды 219 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 23 HD
46:54
Abukar Mahdi
Рет қаралды 354 М.
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
ТАМАЕВ УНИЧТОЖИЛ CLS ВЕНГАЛБИ! Конфликт с Ахмедом?!
25:37
QOOTO QOOTO Qaybta 36aad
40:30
Universal Somali TV
Рет қаралды 158 М.
QORSHAHA QATAR KASOCDA & XASAN SHEEKH OO QAADAY TALAABO CULUS.
13:23
Abdiaziz Barrow
Рет қаралды 7 М.
Nure Yare Heestii Halimo iyo Abdullahi
5:53
Boosie DaOg
Рет қаралды 10 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 25 HD
57:54
Abukar Mahdi
Рет қаралды 391 М.
Kaftanka Siyaasada 506 oo aad u xiisa badan
45:17
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 57 М.
Doston Ergashev - Kambag'alga (Official Music Video)
5:32
Doston Ergashev
Рет қаралды 3,9 МЛН
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 1,2 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 31 МЛН
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 82 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54