Abukar Mahdi walalow dadkan negative ha u joojin keep going dadkan way xanuunsanayan inta caytamaysa ee wax caayaysaaa wax an leenay dawadii soo Cuna Malaha way ilaaben adiga iyo kooxda qooto qooto thank you Ayan ku leeyahay and well done bro 👍🏼👏🏻 qofkii aan doonayan ha daawan khasab ma jiro
@umurayaan48777 жыл бұрын
Abukar Mahdi usheeg nagahan waxka sheegaya jilayasha mrka hore ilma amisom
@Mo-dool7 жыл бұрын
bro halkaa kawad cidna ha u joojin waayo anigoo reer waqooyi ahba waxan sugayaa goortey fadumiina garoonka ku soo noqoneyso waayo i like the way she act lol waali cas hhhh 80 jiradii ayey dhameysay kkkk mida kale ruwaayada qooto qooto meel kasta wey gaadhey. weyna soconeysaa hana la yaabin dadkan crytamaya siyaasad baa waashee. kun website oo war uun qorayaa maskaxdood ka dhex qeylinaya lol dadkan in maskaxdooda wararka laga soo qufo ayey u bahan yihiin .. wad mahadsantahey adiga iyo fanaaniinta somaliyeed ee kula wada qooto qooto iyo tv universal
@maryamkafiya60557 жыл бұрын
Thanks Abukar Mahdi walaal shaqo fican bad bulshada u haysan oo entertainment bad u samaysan Somali always wa negative wa na cudur 25 sano haya dawona malaha isir naceebku reer Somaliland badan ba dawada qeybta reer confureed ka ma fahmaan hadana ixtiramahan ban ku dawana wayo wa daad bilaadan ah marka daadka meesha ka caytamaya waxan u aqaan jaahiil an waxba dunida ka ogayn wax walba in ay siyaasa deeyan bay jeceel yihiin qosolka iyo farxada ku yar Allah xaqa ha tuso Amiin
@dr-sihaam10417 жыл бұрын
Aniga Labada Lahjadoodba waan Aqanaa Reer Somalind waa Reer ilma Adeertey Reer Somaliyana Waa ilma Abtideey , So That Qooto Qooto waan Tagersanahay Reer London & Reer Hargeysaba .. Viiiiiiiiva #Aniga 😊
@banaadirstate43357 жыл бұрын
Viva labada dhinac ba hhh
@AbukarMahdi7 жыл бұрын
WAA SAX DR SIHAAM THANKS WALAAL SIDAA OO KALE AYAAN DHAMAANTIIN IDINKA FILEYNAAA
@safiyanuux93947 жыл бұрын
Dr_ Sihaam 👏👏👏👏👏👏👏
@achaalaqabdicated99007 жыл бұрын
Dr_ Sihaam ilmaabtiyadaa wax usheeg habeenadooda waan daawanaa anagana halkaa habeen ee lagu soodaro waa qawdhamiin ayey leeyihiin bal qawdhamiintu waa sawlad dheh way diidayaan????walaalaan nahay lasoo boodayaan 😂😂😂rawaayadana mafahmayno waa qawdhamiin!waa isaaqland! iyo wax kaloo badan anuu nacayb kay noohayaanba commentigaan ku ogaaday!!!!😊😊
@banaadirstate43357 жыл бұрын
kkkkkkkkk Walahi aniga koonfur aan ka soo jeeda gaar ahaan Xamar. Hadana Waxaana ku heeysta qeeybta walalaha reer waqooyi ee jilayan marka dadka isku dooq ma ahan , Mideeda kale kuwa waxaas qorayaan waa dad nolasha ka dhacay raba in eey kala dilaan umada soomaliyeed.Shaqsiyo waxa xun soo qora ma matalaan umad dhan ku nool koonfur
@sadiobulhan68967 жыл бұрын
Qooto qooto xiiiiso badanaaaa qaybtaaan waaan kuhaystaaaa reer waqooyi iyo jilitaankooda dad nool baa lasoo xulay wlhi Mahadsanid Abukar Mahdi
@cinabsheikhsuleiman86217 жыл бұрын
thanks Abukar mahdi abukar Ad iyo ad ayad u mahadsantahay wan ka helay qooto qooto viva
@almisplays47917 жыл бұрын
Masha Allah QOOTO QOOTO speak the true life of SOMALI all over the world WELLDONE!!!!
@neehaqudus12177 жыл бұрын
wwwww mzh aallah qaybtan way zhidantahy rwdada qooto qooto waan jclhy Xaga kasiiwada jaaalayaan reer qooto qooto
@safiyanuux93947 жыл бұрын
waxaan aad ula yaabaa dadkan mar allaaliyo markay arkaan jilayaasha reer waqooyiga ay meeli xanuunto hadii aydaan daawan karayn aayar ka baxa meshan buuq loogama maahnee anigu ma aqaan afka reer koonfurka lkn riwaayadan qooto qooto ayaa i barty hbn kliya ima dhaafto aad bn u jecelahay dhamaan somali oo dhan sababtoo ah anigu somali bn ahay aaad baad u mahadsanty abukar mahdi sida wacan ee aad noo soo gaadhsiiso
@AbukarMahdi7 жыл бұрын
SAFIYA NUUX WAA RUNTAA WALAAL THANKS NOOLOOW
@habibhasan8027 жыл бұрын
Safiya Nuux walalo ha u jawaabin ma istaahilaan way ina Gaadhi Layin waa jealousy somaliland Ayay ka xunyiin ciil baa haya waa Kuwaa lavdhimanaya wale ilaahay cidkasta wuu daalacanayaa bilaash la idiinma qarxinayo waa cuqdada iyo xasadka alah ha idin daweeyo
@sihamsomali58027 жыл бұрын
Safiya Nuux waa Dad qabyalad kabuxdo haubixin warkoda wayo ani waxan aminsanahay waqoyi iyo kunfur Somali wa Somali siyasad unbey nakala fogeyse Marwalba intaxun intasanba kabadan
@aishaali45137 жыл бұрын
Safiya Nuux walal Way jiran yihiin E ilahay Hacaafiyo Reer Konfur walahi
@sundusvlogs10727 жыл бұрын
Safiya Nuux meel maxanuunto ee Waxba Ruwaayad kuma Fiicnadin. qosolna malahan Waxaad jishaan. runta wataas walal waloo kala dhashaa Funny ee laiska dhig dhigo
somali waxba ka qaldan kaalaya dadkan dhahaya ta London ayaa nagu socota iga dulqaad badanaa anu waqooyi maahi lkn taxamar waa jeclahay ta burcana sido kale hargiesana waa waa ila mid lkn tan London ansha xumadaa kubadatay plz abukar mahdi pro xoogay halkaa naga soo update garee sida kale waad kumahadsantee.
@suldanhamse12247 жыл бұрын
Nasri Bukur lipaax wa sida
@abdiwarsame62297 жыл бұрын
Abukar sxb aad ayaad u mahadsanatahay walaal waxaan rajaynayaa dhamaan walaaladayda soomaaliyeed in ay kaa balaan qaadan, markaa asxaabtayda waxaan leeyahay in aan is xushmayno dadnimadeenay ku jirtaa soomaali waa walaalo , walaal aynu aflagaada iska dayno pls ka waantooba cayda iyo qabyaaada , qabyaalidi waa waxaa inakala geeyey, dhamaan walaalo ayaynu nahay ee ku dadaala hadalka wanaagsan, Abukar walaal mahadsanid sharaf iyo wanaag ayaad naga mudan tahay sida wanaagsan aad bulsha wax ugu qabanayso walaal kun jeer mahadsanid , dadkuna way kala duwan yihiin inta wanaaga jecel ayaa badan sxb noolow cadawga ha jabo thank you so much and we proud of you thanks again...
@mustaphaapshir20937 жыл бұрын
Riwaayadan waan ka helay runtii jimcaha soo daaya insha Allah
@xumaandiidxoreye52327 жыл бұрын
Noolow engineer Abukar mahdi nin sare ha u bixin ninkii hadlaayo ha iska hadlo xamar aan ku dhashay waqooyi dhulkeeyga hooyo waaye waa jeclahay kuligood adigana soomali waa u dadaashay taarikhda baal dahab ah aa ku leedahay wax ku niyad jabinkaro aduunkan ma noolo mana noolaan karaan horay u soco soomaali weyn waa ku taageersantahay inta samaha jecel inta xumaha jecelna Allaha noosoo hanuuniyo mana cayneeyno mana habaraynee..yusuf halawaasho waa natural comedian waana taagersanahay asaga ubax fahmo iyo kooxda OO dhan somaliya ha is raacdo.
@zuhrahaji32567 жыл бұрын
Abukar Mahdi wll inyar oo xumanta jecel warkoda ha u joojin wa go'aan fiican in group qooto qooto ay somali dhan u simantahay oo magalo kasto lugu so diro ileen reer kaliya ma fiirsadan ruwayadan ama hal magalo lagama tageero marka horay usoco wll aniga oo xamar jogo wlhi qeybta reer hargeysa aad ayan u tagersanahy wa qof walibo iyo sida uu kaga qosliya ee maha qabiil iyo magalo inan ku kala tageerno hal group
@Umario17 жыл бұрын
marka inta nala aadin aaaba nacaa qooto qooto walba hada waqooyi geenesan maa waqooyiga dhaladka u dhiibtan sida reer borama iyo reer khaatuma marka shushubkan wax jil dhaheesan micnaha qooto qooto aa meel uga dhacdeen
@khadhrahussein76217 жыл бұрын
l am isleep
@wararkahabarjeclo107 жыл бұрын
Calooshaa ku taagan caano cab si xaarku kaaga yimaado xaar cuqdadaa ku haysee isaaq sida ilahay idiinka adag yahay buu idiinka adag yahay idinkana sareeyaa isagu idiinma baahna idinkaa ubaahan hawiye qadhmuune iyo daar ood xun oo ducufaad tahee.
@musecismaanmuuse98647 жыл бұрын
Omar MUFC .kow ma dadkan tuulooyinka ku nool .hargeisa oo ah casimada somaliland.ahaana jirtay casimadii labade somaliya meesha joogto maxaa laga doonaya tuulooyinka ..reermiyiga ah.
@hodanwahbi33287 жыл бұрын
SOMALIYEEY, MA IS FAHMEEYNO, IYO INAGAMA GO,AYAAN, IYO IS XORMEEYN LA,AANTA JOOJIYA, IYO IS QUURSIGA, LAHJADAN, LABA MALYOON OO SAMILI AYAA KU HADASHA, OO FAHMEEYSO. ILAA BARTAMAHA SOMALIYA, AAD BEEY USUGU LAHJAD DHOWYIHIIN, O WEEY IS FAHMAAN, JOOJIYA, QUUDHSIGA, IYO IS IXTIRAMLA,AANTA , CAADI ISKA DHIGA, DADKINA, DHINAC KARAACA, LAHJADAAN, DAD WALAALEHEN UUN BAA, KU HADLAYA, SOMALIYNA, WAA MID!
@ummumuscab38587 жыл бұрын
Amy Fadi sax wlhi ani waan yabay riwayadi xita in Leys ficlo ay Mare aniga reer kofuur aya ahay waan iska firsada mar walbo midne ma mucarado wana qalad qof walalka ah wax uu ku rafaday waqtig galshay in negativ laga dhigo asxata cadi iska dhiga
@somalisoomalibaaleh1017 жыл бұрын
shamso walshey Somali waa Hal dad alle adunka kensaday Ina uf dhahdo maficno walshey adoo rali ah iska daay qabyalada
@safiyahassan93087 жыл бұрын
waa wax fiican wlaahay ninkaan abuukar waa nin caqli badan balance ayuu ka dhigay waayo soomaali meel walbay joogaan waa isku mid laak>n waa kala lahjad markaa si ay u daawadaan ruwaayada ayuu laba geesood ka dhigay you did good job abuuukar walaal keep going dadaalka
@amarbadansidahooyaded93797 жыл бұрын
Qooto Qooto inaba caadi mahan 👍👍
@faizabeela57317 жыл бұрын
boqorada Banaadir qeybta qowdhan ka maa firsataa neh ani maku heesti😂😂
@amarbadansidahooyaded93797 жыл бұрын
Faiza Filsan 😂😂😂
@mustafeali68077 жыл бұрын
Faiza Filsan adigu wd buktaa dee ,teeda kale kala daa bakhtiga macunee fuudkiisan cabaa 😂😂
@caishamaliindi47847 жыл бұрын
alllh kanaaaa waa qosol miiran
@najmoabshir68717 жыл бұрын
احبك امي hhhhj
@mumtazqalanjo38967 жыл бұрын
uf uf uf waxaan aaba qooto qooto u nici rabaaa
@Eva_gamingRp7 жыл бұрын
Isbuucan Isbuuca Qaraxada Ma Ahan Ar Qowdhan Qooto Qooto Kuma Fiicno Qaraaxana Malahan Habeenkoda Walalayalow Qosol La.aan Ma Nuureso Qooto Qooto Hadaba Xayesiinta Soo Galisena Ku Tashashaal Ma Jiro😂😂😂
Somali Wa Somali WOQOYI IYO KONFUR Anaguba marka Reer Xamarku Dhigayaan hawnaga Daawana ee Taageerna waliba Why Anaga Reer woqoyiga lano leyahay QAWDHANKA
@wareerkaxaaji7 жыл бұрын
yaa isgaari qeebta af maay maaygaa dhiman 2017ka
@CAAMIROfficial7 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 Alla beerka 👏👏👏
@maandeeq91067 жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍👍
@ismaelismael35257 жыл бұрын
Somaliyeey bilaash Ku daawo lacag maahe
@Missabdiy7 жыл бұрын
Qooto Qooto waa ruwaayad dadka afsomaliga ku hadlo ka dhexeyso marka Somalaay iska daaya qabiilka waxbo mataree ama xamar ka imaaw ama hargeysa walalo ayaan nahey✅
@fartunabdullahi51727 жыл бұрын
Omar MUFC waryaa dadka ha ugafin cudur yaa kuhaayo angaan jacal reer waqooyi dadka lacag kuma sisiin maraka waa inad u mahad calisaan aqlaqxumid jojiya
Najma Cadey walle.Somali ka yaabay waxkasta qabiil.iyo xun ayey ka firinayan haddi hadba qolo.soo dhigto waaba lays dhegelin meelaha lagu kala duwanyahayna waa lakala baranine bal wanagga aynu ka eegno. umad iyagu isku muuqda bal adba
@bishaaroabdi79267 жыл бұрын
war waa lahuba ree isaqland riwayad laguma garo runti waa rag sare nolada
@kingmo91467 жыл бұрын
ilaahow somali oo qabyaalad iska dhaafte Natus laba arki maaye
@sundusvlogs10727 жыл бұрын
💙💙💙 Subscribe hala dhaho Channelkan falastin abdulahi oo aan hada comment kaso qorayo wax bdn ayaa soscodan my somali people subscribe Iyo share dhaha 👍👍👍👍
@queensomalia58877 жыл бұрын
yaaa allah lalabadaan maxaa waye wax funny ah uma jeedi aniga aqash
walaahi aniga ruwaayada waxaan ugu necbahay amina dhook iyo laki lakiin walaalaha reer waqoiyi qeybtooda waan ka helaa dabcan sida nidamsan oo ay wax ujilayaan dadka caayana waxaan leeyahay afku idin go walaalaheyn reer waqooyina waxaan leyahay dadka qaar hadalkooda hanoo qabana meel kastaba doqon xumaan badanaa waa laga helaa
@ummusadaamandmohamed74027 жыл бұрын
Yusuf halawasho waa jilaa wayn caadi maaha
@zuhrahaji32567 жыл бұрын
qeybtan aya qosl le wiilka dhadhanka ku jilayo iyo ubax fahmo wan ku haysta wlhi wa funny
@safiyanuux93947 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 yuusuf wllee waa qosliyaa
@shankaroonshuuto43297 жыл бұрын
war dadka niyada haka jabinina london uun baad marwalba sheegtaan markey shidanyihiin soo dhaweeya markey liitaana toosiya markaan waa kabaxsadeen
@safiyahassan93087 жыл бұрын
dadka xanuunsana ilaahay axaan uga baryayaa in uu caafimaad taam ah siiyo xaqana tuso
@husseinyallahow14457 жыл бұрын
abuuukar mahdi plz dadkan marqaanka ayeey ku nuurayan qooto qooto reer landon u daada
@abshirawehelie47447 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhh caadi mahaa yusuf hala waasho iyo ubax fahmo ku fiirsada free qooto qooto qabyalada inaga daaya dadaw thank u dhahaa abuukar mahdi iyo fananiinta idin dhigay riwaayada
@sihamhassan71317 жыл бұрын
qeybta burco hadee nuxur yeelatay saan isugu xira qeybaha kale dhan wee ka qatarsanaan doontaa I'm sure
@MrXeefyare7 жыл бұрын
waxan moodi jiray inay ree woqooyi cunsuriyiin yihiin reer konfurtaa ka daranba war habeenkiina waa la dawadaaye dawada hadii kale aflagada joojiya dhaqan xumaa
@rayaancabdi87367 жыл бұрын
uma bogin reer hargaisa reer london ayaan ku haystaa
@salembucket3727 жыл бұрын
manuureeyso tan waxaan rabnaa london
@husseinnamehasssa13257 жыл бұрын
aahin wallee jimcahan daawasha ma jirto ma waxaan la afgaranayn kaaga daranti weyba buuq badan yihiin waxaad moodaa meesha in lays ku dilaayo mise hanti lagu dhacaayo jimcahaan teedi maaha Gaw qow dhan
@garyaqaanalaawayn47807 жыл бұрын
qooto qooto ninkaa haduuba kujiro way iga gadantahay eesh cala jilaa abukar mahdi mahad sanid dadkana hawbuxin ileen wa somali deenee iyo hadal jacylkodiiye
@xanaaanabumaxamed16497 жыл бұрын
hhhhhjhhhhh cadi Ma ahan wlhi qeebtaan weyshidanthy
@ramlanuur35487 жыл бұрын
dadka ruwayada jilayo dadaaal ayee galiyeen dhiiro galin ayee idinka mudan yihiiin caay maya xita hadeesan ku qancin iyaka niyada udhis anga reer xamara ahay waana jclahay dadka reer waqoyika
@ashabella84227 жыл бұрын
Abukarow xumaato maahin laakiin kuwaan cusbo iyo xawaaji aa ka maqan, sooo jimcahaan waa iska seexaneynaa ciyoow
@fatmaschannel74787 жыл бұрын
ani doqayga mahan mar hadan laki iyo amina dhol xusen shire aysa kujirin
@indhouroonabdi89797 жыл бұрын
uuf waa ku dadka martida ku ah xidhxidhi jiraay uuff.cawa maba shidnanaa.
@ayaanabdinor16027 жыл бұрын
abuukar waaa ma hadsanthy lkn rer uk oyo oday cbdulaa qoto qoto soo caan bashay adba waa fahmi kartaa dad tageradoda raawada dadka jilida ku fiican ka qeyb gali somali iyo laan mahan midna awalba intaba waa ku jiren lkn dadka danbe ma nuurayaan abuukar mahdi jilayashii horaa ku fiican plz hana nacsiin qoto qoto waa nici rabaa hada
@lazttom89627 жыл бұрын
Abukar mahdi mid bn ka codsanaya dadkan qadaad wayn ta ee ku faraxsan riwayada uda in yoga lala dawado dadkana ay aflagadeeyn bay raban marka plz qooto Qooto reer xamarka ha ku eekato maba u bahnin anaguye
@queenanuu7 жыл бұрын
jhhhhhhhhhh
@shankaroonshuuto43297 жыл бұрын
war hagarta joojiya waa ey shidantahey markaan oo kooxda yaan laniyad jabin
@shamsomahmudfarah53707 жыл бұрын
uf waqeybti isaqland waxan waxmaaqanan❌🚫
@horumarkasomaliland4017 жыл бұрын
Shamso Mahmud Farah faaqashland ay tahay uff🖕👎👎
@umurayaan48777 жыл бұрын
Shamso Mahmud Farah ada amisom eh dhaadhaanyhy marani uf nijaas yhy dadka ha caayin
@banaadirstate43357 жыл бұрын
Shamso ha caayin isaaq waadad sharaf leh. Hadaa qeeybtaan ka helin kama helin dheh lakin aflagaadada waa laga fiican yahay walashey .viva walalaheen reer waqooyi
Shamso Mahmud Farah alle dhilo urto isaaq mx ku gaadhsiyeya qaxbda yhy ureysi uuf
@badriaawad86997 жыл бұрын
pls Kuwaan riwaayad maahee naga bedel Abuukar Mahdi London soo daaya xagaas lee kala kacsane
@buubiomar84707 жыл бұрын
ninka weyn see wx utilin bisinka
@rasmiali76747 жыл бұрын
qodhaan wax jira mah yaqeyow naka dhafa ku was
@asmoaadan22507 жыл бұрын
qoodhamiinto fool xumaaa oo madmadoba subxaankee
@suldanhamse12247 жыл бұрын
Asmo Aadan siilkaga lkn ka fool xun miyaaf raga ka faruuran e kugu yaal hoos u eeg
@wararkahabarjeclo107 жыл бұрын
Asma lagama saaraan baad tahay xamar maanta 50 qof baa ku dhimatay baga baaba'a qudhunkiina aduunyada kala taga nacdal yahay.
@asmacuradacida23567 жыл бұрын
Xishooda oo respect siiya dadka iyo abuukar why aad ucaayneysaan dad ayaa waqtigooda galiyay dad ayaaba ku farxo qeybtan oo jecel Aniga qeybta London ayaa ugu jeclahy Hadii lawaayana ajakis lakis fakis 😂😂😂😂😂
@ubaxladanistaywooluuqabays89197 жыл бұрын
Ala waa la so kor dhiyay jilyshi www Wan sugayana kkkk
@oooskajsd7 жыл бұрын
nini
@inalibaaxsankataabte10807 жыл бұрын
kkkkk Yusuf caadi ma ahn
@samiromahamad58987 жыл бұрын
sorry aflagadada ma wanagsana ruxa aysan qancin ruwayadani haiska daayo isaga on caytamid wayo miyedan luqada garanen af somali bey ku jilayan dad walalaha ahna in ad ajaifeysan waa ceb aniga waa isukeya mid hargeysa iyo mel kaste lagu so jilo wan dawan on fahan snhy minha e plz is ixtirma o ceyda jojiya asc
@anigaadiga66947 жыл бұрын
👎👎👎👎👎👎geeeyb ta UK 👍👍👍👍👍👍
@cabdirisaaqmaxamed50997 жыл бұрын
ama reer somaliland ha matalan ama cid kale anaku wanu daawana wixi afsomali ku hadlaya e anu fahmayno waana sharaf daro inaad ku faanto ma fahmayo qof afsomali ku hadlaya aqoondaro iyo jaahilnimo weyan reer koonfuredku iyaga somalia baabiiyay walina baaba eda ka shaqaynaya afka iyo suuganta aya somali iskugu hadhay kiina manta ayay uso dhigten walalaha rer somaliland iskaga dul qaata haday somali baabiyen inay suuganta baabiyan ka yeeli mayne
@maandeeqaynab9697 жыл бұрын
uf caleek ani qowdhankaan nacay war yaakheey ruwaayada kabaxa dheh yac
@amanihussein95597 жыл бұрын
alla qeebtaan caadu ma aha wan ku heystaa mhdsnd abwaane hormar wacan hahahahahaha alla beerka
@Andib-gl1sg5 жыл бұрын
Kkkkkk🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😛😛😛😜😜😜😜
@f1tekkerz4847 жыл бұрын
there's nothing wrong with the luuqadooda
@husseinyallahow14457 жыл бұрын
wlhi dadkan dartood riwayada dad badan aya u dhaafay soo wixi hoos u dhac ku kenayo wa les ka dhafaa
@shacnihussainkoshin51687 жыл бұрын
kkkkkkk way shidanthy
@hanamohammed93267 жыл бұрын
hhhhhhhh waxba kadhacay
@nimconalka49187 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Yusuf halawasho muxuu gabadha ku sameeyey toloow ?
@c.naasircfaarax99637 жыл бұрын
nimco ileys cali cabaas buu ku dilay waataa taa soo toosi weyday kkkkk
Abdinasir Farah kkkkkkkkkkkkkk oo cabaas haduu wax dili karo waa in laga carara
@hamadahersi30587 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkk😱😂😂😂😂😂
@mouzeraul64017 жыл бұрын
alla pa mahad leh mar ka hore dhamanten halkaan izkugu kaya kenay anago cafimad qapna ka dip thx pan lee yahay pahda qoooto qooooto oo dhan gaar ahan apuukar mahdi intaaz ka dip zomali dhiigooda waxa raacay wax la dhaho qapyaalad ruwaayad pa hada layz ku ximnaya anigu waqooyi iyo koofur midna kama zo jede qooto qoootona wan ku xirnahay qayp walpana wan dawada wayo hadii anan dawan iyo hadan dawadana waxpa kama wadayo oo wa video un lkn dad kula mida paa waqti juhdi camal kharakh fakar galiyay oo dhipaato u maray ka waran markii ad ku apaal marizo wa nuurayzo adiga oo khapiil iyo wax qura qalpigaaga ka guuuxayo
@thequeenschannel93487 жыл бұрын
qeybtaan wey iga tufan tahay marka hadan arkeynin fadumina dhool iyo laki waa inoo sabtida kale