Riyada hadiyadda qofkii arko asoo hadiyad la siinayo ama hadiyo qaadanayo

  Рет қаралды 669

Barta Aqoonta

Barta Aqoonta

2 ай бұрын

Riyada hadiyadda qofkii arko asoo hadiyad la siinayo ama hadiyo qaadanayo
Hadiyad marka lagu riyoodo wax badan ayaa lagu fasiraa khayr badan ayay tilmaamaysaa sidoo kale guur ayay noqon kartaa, qofkii arko asoo hadiyad la siinayo jacayl ayay tilmaamaysaa gabar haday ku riyooto iyadoo wiil uu siinayo hadiyo riyadaas waa jacayl iyo doonasho iyo guur, fasirka riyada siismada ama sadaqada ama hadiyada dhamaan way isku dhowyihiin riyooyinka noocaas ah.
#riyada #fasirka #riyooyinka #hadiyad

Пікірлер: 33
@abdiqadarsalah6885
@abdiqadarsalah6885 10 сағат бұрын
Ascm sheikh xalay wxan kuriyothe Qof dumar aah oo sanatha hada kahore ixumeyse aya lacag waxey igusodibte qof islaxumanti ey iguwathasameyen qofka eey igusodiweysana nin rag aah isojwab please
@NeyruuzNalka
@NeyruuzNalka 2 ай бұрын
Asc shiiq jizakallahu qeyr riyadan rabi dartii igu fasir Waxan ku riyoday abahey dhintay oo ileh inaken manta suqaa ku wadaya wax walbo aad jeceshahay soo qado waa janis
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws riyada waxay tilmaamaysaa muraadkaaga inaad si fudud ku helayso inshaa Allaah
@manira1716
@manira1716 2 ай бұрын
Sheikhow ayaydey marhore dhimatay ayaa hadyad igu sisay furo.key 🗝
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
waa talo aad qaban doonto oo mus'uuliyad u baahan
@manira1716
@manira1716 2 ай бұрын
Masha allah jasakumullah sheikh ,
@ConfusedChefHat-ss2np
@ConfusedChefHat-ss2np 2 ай бұрын
Asc shiikh waxa ku riyoday sowjkeka oilmo lo dhalayo ani uma dhalyo naag kale aya udhaleso mana arkin nagta iyo cunuga ani mudo ayan isqabna wax ilmo uma dhalin ohoyade ushegayo hebel cunuga lo dhaly dhahayo ow masajidka loka hambalyen rabo hebel cunuga udhashy la dhihrabo ayan ka kacay hurdadi
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws inshaa Allaah Ilaahay ilmo ayuu kaa siinayaa ninkaas
@ConfusedChefHat-ss2np
@ConfusedChefHat-ss2np 2 ай бұрын
​@@barta-aqoonta Aamin kheyr farabadn alle haku siyo shiikh wan farxay walaahi allow ubad bariyaal nasi ani sowjkeka
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
webkan ka faa'ideyso xaga dhalmada iyo daawooyinka daruur.com/qaabka-ugu-fiican-ay-xaaska-uur-ku-qaadi-karto/
@ConfusedChefHat-ss2np
@ConfusedChefHat-ss2np 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta shukrn shiikh allaha ku barakeyo
@user-ir7zy6kh1s
@user-ir7zy6kh1s Ай бұрын
Asc sheq barakllh wxn ku riyody sxbteyda oo qalin ii ibineysa iyada mid anigana mid ifsr shiq mhdsnd
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
ws arday maa tahay?
@user-ir7zy6kh1s
@user-ir7zy6kh1s Ай бұрын
@@barta-aqoonta mya shiq lkn goob cfmd ayn ka shqeyaa
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
riyada waxay tilmaamaysaa heshiisin qof aad isku xumaydeen hadduu jiro ama qof wax diiddan ayaa oggolaanayo waxaa laga yaabaa saaxibtaada inay kugu caawiso arrimahaas ama waa hormar xagga shaqada inshaa Allaah guud ahaan waa khayr
@nimcomohamedabdi8885
@nimcomohamedabdi8885 16 күн бұрын
Asc sheikh ifasir riyadaan qeyr alle haku siiyo,.Waxan ku riyoday ano la ii hadiyey saako gaduudan iyo kabo gaduudan kadib ayan leyahay ma rabo markaa arkay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 16 күн бұрын
ws xaalkaaga ? ma hooyaa tahay mise qof gabar ah?
@nimcomohamedabdi8885
@nimcomohamedabdi8885 16 күн бұрын
@@barta-aqoonta gabar guriga hoyaded jogto oo xanunsan
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 15 күн бұрын
riyada waxay tilmaamaysaa nin inuu kaa dalban doono xiriir guur waad iska diidi doontaa
@user-jq9yu7qq9k
@user-jq9yu7qq9k 2 ай бұрын
Asc sheikh allaha gu barakeyo waxa gu riyodey ano 7 boxe oo chocolat 🍫 ley hadyad
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws qaa qiimayn lagu qiimayn doono waxayna kaaga imaanaysaa qiimayntaas qof aad kuugu dhow inshaa Allaah kzbin.info/www/bejne/r2ayoKyweLCejLM
@Ubax114
@Ubax114 Ай бұрын
Shiq waxan ku riyoday nin 8 bil kahor kalatagnay mar walibana inan isku labano an kadido. Marka riyada sidan aye ku bilaawatay aniga oo la joogo kadib wax bu sameyay waxan arkay aniga oo tabarta iga tagtay rayina aan dhiban karin oo qof u hogansan asi nokhday asa ku licay oo mel ifadhisiyay Riyada dhaxded madaxa aya aad ii xanuunay dawo armajada kasobaxso ayan magay albabka qolka jifka garacay waleyga furiwayay waleygu dhageatay wangalay.qolka qof dumar masajo lomarinayo ugu tagay uu asi u marinaayo wan naxay wan solabtay kanin aan raba isi wan xanunsanahay iri mana isin asi mana kala jeclen xaladeyda. Wansokacay.
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
ninkaas qalbiga ayuu kugu hayaa ama adiga ayaa qalbiga ku haysid riyada waxay tilmaamaysaa dhexdiina wax culus ayuu yaallo
@Ubax114
@Ubax114 Ай бұрын
@@barta-aqoontamahad sanid shiiq
@salmamalabo1787
@salmamalabo1787 2 ай бұрын
Asc shekh waku salmay sheekh nag Jin ah oo ka dhex hadlaysay inabtidey aya tiri walalkey o jin ah ayan u guriyey inantan marka sheekh hada wanka saray ayay tiri anigu waxan ahay inan an hore ugursan oo yar marka noloshayda danbe iyo inanimadyda miyey wax yeleysa mise inanimadi uumban ahay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws riyo miyaa mise waa talo kuma fahmin?
@salmamalabo1787
@salmamalabo1787 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta Maya shekh riyo maha gabadh jin laga sarayo o cadiya aya sida tiri wan hor fadhiyey intey I egtey ayay sidaa tiri
@salmamalabo1787
@salmamalabo1787 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta marka nagti jinka ehed ayaa ka dhex hadlaysay oo tiri inantan walalkey o jin ah ayan u guriyey
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
Waxaas haka walwalin quraankaaga akhriso gaar ahaan ayaadaha isha iyo sixirka daruur.com/aayadaha-lagu-daaweeyo-isha-iyo-sixirka/
@salmamalabo1787
@salmamalabo1787 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta Mahadsanid sheekh jasakallah
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
Fasirka Riyooyinka Dad Dhintay oo Lagu riyoodaa
12:55
MACALIN MUSE OFFICIAL CHANNEL
Рет қаралды 108 М.
The Amazing MYSTERIES of CATS in Islam
13:33
Virtuous Islam
Рет қаралды 366 М.