Riyada miraha geedaha sida miraha canabka cambaha tufaaxa babaayga qofkii riyo ku arko miro

  Рет қаралды 6,416

Barta Aqoonta

Barta Aqoonta

Күн бұрын

Riyada miraha geedaha sida miraha canabka cambaha tufaaxa babaayga qofkii riyo ku arko miro, fasirka riyada mirta geedka ama miraha geedaha wax badan ayaa lagu fasiraa miraha macaanka iyo miraha dhanaanka fasirka way ku kala duwanaan karaan, qofkii arko asoo geed miro kasoo goosanayo oo cunayo riyadaas halkan ayaad ka heli kartaa iyadoo faahfaahsan, gabar ama naag la qabo hadday aragto iyadoo tufaax ama moos ama cambe soo goosanayso riyadaas wax fiican ayaa lagu fasiraa, sidoo kale nin hadduu arko asoo miro geed kasoo goosanayo waa riyo fiican waxaa lagu fasiraa maal iyo cilmi.
#riyooyinka #riyada #soomaali #somali

Пікірлер: 35
@fayecooking
@fayecooking 11 ай бұрын
Jzkllah kheyr tafsiirka soo gaabi ❤
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 11 ай бұрын
www.daruur.com/cat/riyooyinka-dreams/
@sahraomar4197
@sahraomar4197 4 күн бұрын
Azc shiikh waxan ahy inan yar 20 jir ah waliba inan ah shiikh waxan ku riyooda aniga oo muus kuranaya beer markan soo gurtayna waxan arkay aduunkii oo dhan oo dab is qabsaday Farxad iyo naxdin baa isku kay xigay isoo jawab alle haku barakeeye mahadsanid shiikh ❤
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 4 күн бұрын
Waxaad helaysaa wax fiican oo nolol macaan ah laakin waxaa kaa qasayo dagaal ama arrin dhibaato la socoto
@hassaanaden4480
@hassaanaden4480 6 ай бұрын
Shekhoow Allah haku barakeeyo wxaan ku riyooaday anigoo camba cagaaran dad aan garaneeynin i siinayaan shekhoow ilaah baan kugu dhaarshe ifasir inuu Ilahy muraadkada aduun & aakhiro kuu sahlo
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 6 ай бұрын
Waa nimco iyo fursad cusub aad heli doonto inshaa Allaah ka faa'idayso, riyada khayr iyo bishaaro ayay tilmaamaysaa
@XuseenSiciid-h2g
@XuseenSiciid-h2g 2 ай бұрын
Masha Allah
@MawliidAlk
@MawliidAlk 2 ай бұрын
Maansha allaah
@FardousoAli-t5g
@FardousoAli-t5g 2 ай бұрын
Asc shiq waxaan kuriyooday laan canabkabuuxo canabka cagarka ah anigowata ayan arrkay nintagan gurigiisa hortisa Canabkii dhan waansiiyey ninkasna Ninkasna wanin aan isfurnay sidaruntaa
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws waxaa dhici karto inaad isku laabataan ama inaad wax u tarto ninkaas
@MohaSheekeye7048
@MohaSheekeye7048 3 ай бұрын
Shiikh waxad i fasirtaa waxan ku riyodey qof oo isinaya miraha Strawberry 🍓 fadlan isoo jawab ❤🙏
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
xaalkaaga soo sheeg ama wiil yar baa tahay ama qof reer leh?
@AboubakerdjamaKafeya
@AboubakerdjamaKafeya 5 ай бұрын
Asc sheik allah gu barakeyo waxa gu riyodey ano mihara cambada oo cagaran oo macan cunaya oo niin aan agoonin ka qadanayo
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 5 ай бұрын
ws waa arsaaq xalaal ah oo ninkaaga aad ka helayso haddaad xaas tahay haddii kale waxaad ka helaysaa aabbe ama walaal
@farxiyoabdirzaaq860
@farxiyoabdirzaaq860 11 ай бұрын
Mashallh.allh.kubarakeyo
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 11 ай бұрын
www.daruur.com/tag/fasirka-riyada/
@ubaxmaxamadshiqa4551-ti5cq
@ubaxmaxamadshiqa4551-ti5cq 10 ай бұрын
Raqamkado adoorili
@Sunduscudoon-p5d
@Sunduscudoon-p5d Ай бұрын
Sheeq ani waxaan kuriyoday canab anigoo ibsanaya😢❤
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
gabar mise hooyo?
@queenleyla3329
@queenleyla3329 Ай бұрын
Sheekh waxan kuriyadoy miraha gobka iyo zaytunka Oo gal geed ka baxayn aan guranayo Guriga markan imaday gobka hal xabo iso haray ano waxbadan so gurtay jedka iga so dadaten umalena lkn zaytunka dhor xabo aha wa cunay sheekh iso fasir
@queenleyla3329
@queenleyla3329 Ай бұрын
Hal geed
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
gabar maa tahay ama qof reer leh?
@queenleyla3329
@queenleyla3329 Ай бұрын
@@barta-aqoonta gabar ahay reer malihi
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 29 күн бұрын
waa arsaaq aad ku heli doonta si fudud
@RadiyaRadiya-eo1ho
@RadiyaRadiya-eo1ho 4 ай бұрын
Shekh wn ku barya midan iso jawab mx waya anigo dhahayo le ilah ha illal laah ayan seexdi mar kan so kacey isla si di ayan u aqrinayi ano aqri nayo le is arki mx waya
@RadiyaRadiya-eo1ho
@RadiyaRadiya-eo1ho 4 ай бұрын
Riyo ma ahan
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 4 ай бұрын
kuma famin
@maria38024
@maria38024 9 ай бұрын
Sheikh waxaa ku riyoday nin dadka kaduwan oo aad uga weyna xajmigiisa dadka dhana ee ka kala cararayaan asagane qof kasto wuu dilayaa guryaha xitaa wuu bur burinayaa wana nin dadka aad uga duwan muqal ahaan
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 9 ай бұрын
Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof awood leh oo laga dambeeyo waxaana sabab u noqonaya nin adiga ku taageeri doono.
@Ubax114
@Ubax114 11 ай бұрын
Asc Shiq su al qas malagu weydin kara
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 11 ай бұрын
ws halkaan kusoo qor riyadaada khaaska ah facebook.com/fasirka.riyada.56
@aadanmahamoud3762
@aadanmahamoud3762 11 ай бұрын
Salla llaahu caleyhi wasallam
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 11 ай бұрын
www.daruur.com/cat/riyooyinka-dreams/
@saadocali3559
@saadocali3559 4 ай бұрын
Canbe ku riyooday
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 4 ай бұрын
waa khayr
ЛУЧШИЙ ФОКУС + секрет! #shorts
00:12
Роман Magic
Рет қаралды 37 МЛН
Happy birthday to you by Secret Vlog
00:12
Secret Vlog
Рет қаралды 6 МЛН
The Singing Challenge #joker #Harriet Quinn
00:35
佐助与鸣人
Рет қаралды 37 МЛН
BEAUTIFUL MORNING DUA | For Protection| Blessings| Rizq | Tasbih | full | Omar Hisham|
27:31
EthioQuran اثيو القرآن
Рет қаралды 4,4 МЛН
منهج القرآن للصف الثاني الابتدائي
30:24
فيديوهات مفيدة
Рет қаралды 6 МЛН
Tufaaxa
9:54
Mubarak Shop
Рет қаралды 1,6 М.
ЛУЧШИЙ ФОКУС + секрет! #shorts
00:12
Роман Magic
Рет қаралды 37 МЛН