Riyada villada ama qasriga guriga weyn qofkii arko asoo galayo ama asoo daar weyn la siiyay

  Рет қаралды 459

Barta Aqoonta

Barta Aqoonta

Ай бұрын

Riyada villada ama qasriga guriga weyn qofkii arko asoo galayo ama asoo daar weyn la siiyay
Riyada qasriga ama filada qofkii arko asoo guri weyn galayo ama qasri balaaran ku jiro riyadaas wax badan ayaa lagu fasiraa, waxaad ka daawan kartaa muuqaalkan asoo faahfaahsan, riyada daarta weyn ama villada quruxda badan oo cad dhamaan halkan ayaad ka daawan kartaa.
#riyada #villada

Пікірлер: 16
@user-sr5cs8im7k
@user-sr5cs8im7k Ай бұрын
Malihi xas
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
ws waa guurka mustaqbalka inshaa Allaah taasna waa naagta aad guursan doonto
@Leuna407
@Leuna407 Ай бұрын
Wcs wb, sheikh allha ku karameeyo, riyadaan hada noofasirtay waa sugaaye ilaa in mudo ah,
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
soo faahfaahi riyooyinka kale aadan fasirka u helin
@Leuna407
@Leuna407 Ай бұрын
3 jeer oo aan aad iskugu dhaweyn ayaan ku riyoday qasri ama vila caadiya kuwa somaaliya ladago, halmid ayaana sida hada aa fasirtay inoqday, 2 bada kale ma arag,
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
soo faahfaahi riyooyinka kale aadan fasirka u helin
@user-sr5cs8im7k
@user-sr5cs8im7k Ай бұрын
Asc sheikh riyadan iisofasir walalkey aniga ayu igu riyoda oo kujira qol aad iyo aad uwen oo nag ila jirta qolka waa inta aay ishada kudasha marar badan aya walal igu arki
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
ws waa guurka mustaqbalka inshaa Allaah taasna waa naagta aad guursan doonto
@user-cd6iz2rr9d
@user-cd6iz2rr9d Ай бұрын
Asc shekh waxan kuriyooday inaa arko inaa laysoo doonayo nin aan aqoon lay siinayo lkin arooska isku diyaaribaa lay dhahayaa markaan isku diyaar isdhaho waxba iima kala soconayaan cilaan baa laysaarayaa inaa laysaarana ima suuragalayo wanba ilaa wilaahay ifasir shekh
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
waa xayiraad arrimo badan ayaa kaa xayirmaya
@user-ni9gv3fo9l
@user-ni9gv3fo9l 26 күн бұрын
Asc shiikh allaha khayr ku siyo Waxaan ku riyoodey gabadh aan daris ahaan jirney anoo qolkeeda jiifka dhex taagan saxibteyda iyo ninkeeda iyo caruurteda hal sariir ku wada jiifaan markaas aa ku dhaha Sira ku bara ciyaalka qol gooni ah seexi saa adiga iyo ninkaada waqtinu wada qaadatan haye bis ee i tiri meey dhola cadenen meysan xanaqsananey maxe noqon kartaa
@user-ni9gv3fo9l
@user-ni9gv3fo9l 26 күн бұрын
Xaas Baan ahaay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 26 күн бұрын
ws riyada waxay tilmaamaysaa naagtaas inay ninkeeda baahi u qabto oo ay fursad fiican ka helaynin
@Leuna407
@Leuna407 Ай бұрын
Mida kobaad waxey aheed qasri qurxan oo hadane weyn, waxana lahaa qof aan qarabo nahay wuxu igu lahaa anaa leh lakin hoo adiga dag, qofkaas isla markaas agteedi ayuu isiiyay wax faaiido leh, riyada kadib, lakiin 2 bada kale micnahooda ilaa hada ma fahmin wan isku dayey ina helo fasir.
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
soo faahfaahi riyooyinka kale aadan fasirka u helin
@Leuna407
@Leuna407 Ай бұрын
Haye sheikh mahadsnid!
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 24 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 67 МЛН
Fasirka Riyada Guri Cusub | Bishaarooyin Cajiib Ah .
12:08
Tolmoone Production
Рет қаралды 21 М.
FASIRKA RIYADA GURIGA CUSUB, DHEER, BURBURKA SHAR IYO KHEYR
5:59
FASIRKA RIYADA
Рет қаралды 1,4 М.
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 24 МЛН