Riyada webiga qofkii ku riyoodo webi asoo galay ama biyo ka cabayo ama wabi ka gudbayo

  Рет қаралды 2,538

Barta Aqoonta

Barta Aqoonta

2 ай бұрын

Riyada webiga qofkii ku riyoodo webi asoo galay ama biyo ka cabayo ama wabi ka gudbayo
Qofkii ku riyoodo asoo wabiga biyo ka dhaansanayo ama biya ka cabbayo riyadaas wax badan ayaa lagu fasiraa, riyada wabiga weyn oo laga gudbayo waa badbaado, fasirka wabi weyn ama webi yar waxaa lagu fasiraa qof madax ah, sidoo kale qofkii arko asoo biyaha wabiga ku weysaysanayo riyadaas iyadana waa waxtar guud ahaan, qofkii arko asoo gurigiisa biyo kasoo burqaday oo wabi ka dillaacay waa khayr badan, sidoo kale wabiga waxaa lagu fasiraa safar.
#riyada #fasirka #riyooyinka #webiga

Пікірлер: 41
@hanimohamud725
@hanimohamud725 2 ай бұрын
Maashaa allah shukran sheekh jazaakallah
@ikraanmaxamed1552
@ikraanmaxamed1552 Күн бұрын
Shiiqow Waxan ku riyoday Anigo Biiyo Badan Oo madoow ku dhacay lkn Waan ka badbaaday
@hanimohamud725
@hanimohamud725 2 ай бұрын
Asc sheekh allah haku xafido waxad ii fasirtaa riyadaan walaashay ayaa ku riyootay ayadoo jiifto waxaa qolka ugu soo galay nin waxaa uu fadhiistay sariirta madaxeeda yacni barkinta ayadana waxay kabaqeeysaa ineey lugaheeda taabtan isaga waxaya markuu fadhiyay waa uu baxay waxa uu istaagay albaabka wiilasha markaas ayee wacday walaasheed ka yar waxay dhahday lacagsii lacag ayuu doonaaye lacagta xataa waa ay u tilmaamtay meeshee taalo lkn waa uu baxay isagoon waxba qaadan
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws guud ahaan riyada waxay tilmaamaysaa qof wax raadinayo ama dan gaar leh wuxuu noqon karaa qof xumaan u socdo iska ilaali
@hanimohamud725
@hanimohamud725 2 ай бұрын
​@@barta-aqoontahaye wll shukran jazaakallah
@hanimohamud725
@hanimohamud725 2 ай бұрын
Walaashey Waa hooyo laqabo
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws guud ahaan riyada waxay tilmaamaysaa qof wax raadinayo ama dan gaar leh wuxuu noqon karaa qof xumaan u socdo iska ilaali
@hanimohamud725
@hanimohamud725 2 ай бұрын
​@@barta-aqoontashukran sheekh jazaaka allah
@user-zu1jf1qx1y
@user-zu1jf1qx1y 7 күн бұрын
Sheikh waxan kuriyoday anigo suqa jogo o liin dhanan gatay waliba linta qaali ayey ehed liinta waxey ugu noqotay liin cag ah nagti wan u celiyay maxan leyahy maxa igu qiyantay Linda caga ah iga celi ifasir hada janis heyso Sheikh
@manira1716
@manira1716 2 ай бұрын
Sheikh biya wabiga 2mar ayan kuriyoodey anoo kudabalanayo oo faraxsan 2badas marna 2 naag on isku fiicnen aya 2markaladuwanba wabiga kurkisa dultaagnaa oo i daawanayay, lakin biyaaha lagudulsocdo markalan kuriyooday lakin wabi mahan waxay aheed baad, jasakumullah aqiro iyo adunba allah kaa amarmariyo wanagaa dadka u wado
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
waa xaalado aad ka fikiri doonto oo la xiriira nolshaada waxaana aad kala kulmi doontaa farxad
@manira1716
@manira1716 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta masha allah jasakumullah sheikh
@user-ir7zy6kh1s
@user-ir7zy6kh1s 2 ай бұрын
Asc sheeq Allh ku barakeyo wxn ku riyoday anigoo quran ley saaraya ifsir shq
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws waa daawo haddii aad xunaansan tahay
@EnzoYosuf
@EnzoYosuf Ай бұрын
Asc aniga waxaan ahay will Jira da'da 16-17 waxan ku riyooday walal anigoo wabi nadiif ah oo qurxoon ku qubeysanaya qubeykana saaid ma uusan aheyn oo waxaan ka baqayey yixaas inuu igaga Soo dhaxboodo waxaana taagna afka hore ee wabiga inta aan foorarsado baan gacmaheyga biyo ku soo qaaday kadibna waan isku shubaayey ilaa aan kawada qoyey dharkeygiina waan watay maxey noqon karta fasirkeeda?
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
ws waxaad gaaraysaa arrimo aad ku talajirto oo aad rabto inaad wax ka qabato adoon dhib kala kulmin si fudud ayay kuugu dhamaanayaan
@Umusamsam24
@Umusamsam24 Ай бұрын
Aniga waxan ku riyoda dhor haben waadi biya oo Ana dad kale ku dhex jirno oo inu daadka I qaado ban ka walwalena iso fasir dhor hbn arkay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
waa dad dhib kuu geysan karo oo aad ku dhex jirto waxay noqon karaan dad saaxiibo aad tihiin ama deris oo xumaanta aan ka baqin
@riyokastamarbayrumowda8656
@riyokastamarbayrumowda8656 Ай бұрын
Aniga waxan ku riyoday aniga wiil sxpo nahay oo raba inan wabiga ka gudubno wabigo gudhay mrka is dhahnay aad gudubtan biyo aya naso galay aniga waka so cararay sxpkayna wuxu yidhi wan marayna kadibna wuu solabtay biyihi wabigana wey buxsamen
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
Waa arrin aad sameyn rabto aad dig uga laabanayso oo aadan fulin doonin
@user-uv4tf9cj8x
@user-uv4tf9cj8x 2 ай бұрын
Sheekh alle haku barkeyo waxan ku riyoday nin oo iileh ilahay aya rabo ino wax ku shego anigana aan ka cabsanayo kana cararayo kadib bananka ayan u so bxay waxan kalo arkay qof kale oo iso firinayay wali si xun roobna wuu do,ayay sacadana sideed sac aye ku kobneed ilahay dardiis igu so jawab 🥺🥺
@user-uv4tf9cj8x
@user-uv4tf9cj8x 2 ай бұрын
Riyadana hawen aye igu ahayd 😢
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
riyada waa laguu fasiray dib ugu laabo
@user-uv4tf9cj8x
@user-uv4tf9cj8x 2 ай бұрын
Wan wayay intee ka hela​@@barta-aqoonta
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
riyada waxay tilmaamaysaa inaadan danaynin wacdiga iyo khayrka oo aad ku mashquulsan tahay waxyaalo aan wax ku taraynin, waa baraarujin lagugu baraarujinayo khayrka
@user-uv4tf9cj8x
@user-uv4tf9cj8x 2 ай бұрын
Sheekh tanna aniga aya ku riyooday lkn mudo aya ka so waregatay ani io labo nag ogale aya qol ku wada jirnay nagihi mid ka mid ah aya waxay tiri gabartan aniga aya gabdhayda ku badashanyo anigyena ii heysata gabdheda wey walan tahay boskeda aya la raby in leygu badalo kadib waxan iri kadi aya ii haysa wan kacay waxay igu tiri qoljan qolka ku xiga gal marki aan galay waxan ku so arkay qolko dhan oo wada timo ah musqulna wey tahay qolna wu yahay Sheekh maxa lagu fasira riyada nocas ah 😥
@FaizocabdiraxinFaizocabdiraxin
@FaizocabdiraxinFaizocabdiraxin 18 күн бұрын
Sheq pls ifasir🙏🙏😭wxn dhalay wiil marku sanad io dhor bilod gary ka dib wu iga saqiray hada habeyn walba wxn arki jiray asigo dhabarka igu xaran o. Hurdaayo mel ayan fadhisanaya ka dib akteyda ayan seyxinaya inta maro ama jawan yar u fidiyo lkn hada wxn arkay asigo xanunsan o aniguna an murugeysanhy weliba qabriga ayan kala so baxay asiga o xnunsn 😢😭🥹ma aqano xanunki geyridisa lee miyan mise lkn asigo qalbigeyga ku jirin ban sexda o an ku riyoda😭😭😭
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 17 күн бұрын
hooyo caruur leh maa tahay?
@FaizocabdiraxinFaizocabdiraxin
@FaizocabdiraxinFaizocabdiraxin 17 күн бұрын
@@barta-aqoonta my sheq odeygeygaba wiilka ka hor bu iga dhintay alle how naxariste ana halkas cunug lee dhalay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 17 күн бұрын
riyada waxay tilmaamaysaa cabsida kugu jirto iyo walawlka waa niyad ee ma aha riyo sax ah
@zaam-cooking
@zaam-cooking 19 күн бұрын
Sheekh waxaqn Ku riyoody anigoo ooman biyo Ayaan cabaayaa walina oonka wuu ihayaaa wxaana leyahy biyahan maqaboobo
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 18 күн бұрын
waxaad u baahan tahay qalbiga wax kuu dejiyo walwalkaaga ayaa badan
@zaam-cooking
@zaam-cooking 16 күн бұрын
@@barta-aqoonta jazakallahu kheyra mhd sanid
@Umusamsam24
@Umusamsam24 Ай бұрын
Aniga waxan ku riyoda dhor haben waadi biya oo Ana dad kale ku dhex jirno oo inu daadka I qaado ban ka walwalena iso fasir dhor hbn arkay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
waa dad dhib kuu geysan karo oo aad ku dhex jirto waxay noqon karaan dad saaxiibo aad tihiin ama deris oo xumaanta aan ka baqin
Fasirka Riyada Biyaha | تفسير رؤية الماء في المنام
6:21
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 75 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 43 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 32 МЛН
Fasirka riyada iyo Sh. Dr. Saciid Maxamed Faarax
28:22
MM Somali TV
Рет қаралды 19 М.
Riyada  ( Dabaasha )
11:38
Superpapa
Рет қаралды 29 М.
Fasirka riyada iyo Sh. Dr. Saciid Maxamed Faarax
26:25
MM Somali TV
Рет қаралды 27 М.
FASIRKA RIYADA CEELKA ADIGOO KU DHACAAYA AMA QOF KA SAARAYA
12:31
FASIRKA RIYOOYINKA
Рет қаралды 32 М.
Learn Swedish in 30 Minutes - ALL the Basics You Need
23:52
Learn Swedish with SwedishPod101.com
Рет қаралды 1,4 МЛН
Lebanese Conversation 101- Greeting - Self Introduction -Learn Levantine Lebanese  Spoken Arabic
33:40
Learn Spoken Levantine Lebanese Arabic
Рет қаралды 91 М.
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 75 МЛН