No video

Rooda Cabdi Muuse Oo Afka Furatay + Barnaamijka Xogta Siyaasiga

  Рет қаралды 67,851

Eryal Tv

Eryal Tv

6 жыл бұрын

ERYAL TV

Пікірлер: 157
@faysamohamoud3759
@faysamohamoud3759 6 жыл бұрын
geeeesiyada marwada rooda cabdi muuse allllle haku dhawro wlll
@axmedmuxtqdin9126
@axmedmuxtqdin9126 6 жыл бұрын
Ok.maasha.allaah.ok.
@fawziHapiip
@fawziHapiip 6 жыл бұрын
Rooda waa aftahanad udhalataY prittish state of somali land noolow rabi haku dhowree
@soomaaliweyn8376
@soomaaliweyn8376 6 жыл бұрын
fawzi Hapiip1234 maxaad jaahil tahay.. kulaha British Stat of somaliland.. kkkkk maba fahansanid macnaheeda.. yaahuu
@fawziHapiip
@fawziHapiip 6 жыл бұрын
Soomaali Weyn adigu ma faqashbaad ahaYd mise hawiYe qalbi daacad
@amranyoussouf4406
@amranyoussouf4406 6 жыл бұрын
Mashallah Roda Cabdi Muuse 💓
@suhuurnimcaan2498
@suhuurnimcaan2498 6 жыл бұрын
Guul insha allaha kulmiye
@faysamohamoud3759
@faysamohamoud3759 6 жыл бұрын
mansha alllllah
@guledzuladan8842
@guledzuladan8842 6 жыл бұрын
Waa qofta kaleye ee aan ka tageero siyasadeda
@MustafeAhmed-po3uo
@MustafeAhmed-po3uo 2 ай бұрын
Habar yartay masha ala
@aminaali1158
@aminaali1158 6 жыл бұрын
rooda fariid naaf nool alle haku xafido
@mawlidshafec4571
@mawlidshafec4571 6 жыл бұрын
Guuul iyo gobonimo muuuse biiixi cabdi
@laylahufansomalind5620
@laylahufansomalind5620 6 жыл бұрын
wllo geesaad baad tahi waaaaaaaw
@abdirahmanwarsame3814
@abdirahmanwarsame3814 6 жыл бұрын
halkaa inaga naqee ina cabdi muusay indr, taarikhdu yaanay ku sheegin
@axmedmuxtqdin9126
@axmedmuxtqdin9126 6 жыл бұрын
MAASHA.ALLAAH.OK.LAAKIIN.DUMARKU.SIYAASADA.DIINTU.MA.FASAXAYSAA.!!!!
@Somaliprotv
@Somaliprotv 6 жыл бұрын
Waa gabadh siyaasada ku cusub maskax cusubna la soo gashsy siyaasada hadii aad igu raacday Fadlan subscribe channel ka yaga
@sulimansaid3808
@sulimansaid3808 6 жыл бұрын
Rooda Abdi Mouse waa gabadh rag badan ku dhaantad siyaasada
@fattimohamed2925
@fattimohamed2925 6 жыл бұрын
Guuul fariiid warkeedu cadyahy oo gabanini
@amalabdirahman6478
@amalabdirahman6478 6 жыл бұрын
Alaahu akbar siyaasada Ayaan xaal siiyay waa yaab
@craxmaanmuse9411
@craxmaanmuse9411 6 жыл бұрын
Dumarkeena guryahooda haloo daayo halkaasaa ilaahay ku sharfay caydana joojiya
@suhuurnimcaan2498
@suhuurnimcaan2498 6 жыл бұрын
Viv kulmiye
@mahamedkhayre1970
@mahamedkhayre1970 6 жыл бұрын
Waladaayaa gabdhah
@haweyaabdi8060
@haweyaabdi8060 6 жыл бұрын
Dalka iyo dalka wuxuu ubahanahey ka hadal not shaqsiyaad meel soke ayey wax ka arkeysa
@cmccabdalemaxamedcismaan4030
@cmccabdalemaxamedcismaan4030 6 жыл бұрын
anigu dadkan waan la yaabay sababtan ula yaabay waxay tahay qof baa xisbibuu ka soo baxayaa markaasu xisbi kale galayaa markaa xisbiguu ka soo baxay ayuu dhaliilayaa, maad isla xishootaan
@naasirmohamedibraahim7359
@naasirmohamedibraahim7359 5 жыл бұрын
Waa qof ay ka muuqato qabiil kiil iyo eexasho balse Aan garanay habka loo hadlo Waxay ka dhawaajisay inay is bar bardhigtay rag siyaasiyiin ah oo muuse biixi ka aqoon sareya waxay is la doonatay niman heer wasiir ah iyo niman hankoogu yahay madaxdawayne muusana hadii uu aqoon leeyahay dalkuba xaladan muu galeen
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 2 жыл бұрын
Maxo bartay shiika bartay muse
@maryanahmedhusseinmm3099
@maryanahmedhusseinmm3099 6 жыл бұрын
inantan mesha miya lagu guursaday oo ma maherba loosiyay tv gan ila wiigi horay kadhex botorinaysaaye waar wax dhaama soodaya yartan yar iska dhaafo
@gudoomiyahadagmadafarawayn9480
@gudoomiyahadagmadafarawayn9480 6 жыл бұрын
Nn Mm Ma wasiirad Kadaa kafdanka
@yonisf_fzzz2188
@yonisf_fzzz2188 6 жыл бұрын
Siyaasadu markay noocani ka hadlaan ayaan iska quustaa. Ureyso markuu dhaco orod is toogo.
@rahmamohamed2287
@rahmamohamed2287 6 жыл бұрын
Viva muuse bixii
@arabhassan5627
@arabhassan5627 6 жыл бұрын
She been paid $25,000 Only to do this, She in lose train and She doesn’t even like Muse Biixi.
@salaaxnuuxawcali6032
@salaaxnuuxawcali6032 6 жыл бұрын
gabadhani waxay ka hadal wanaag santahay 1000 nin oo sheegta siyaasiyiin iyo aqoon yahano waxay u qalantaa inay isu soo taagto kursiga dalka ugu sareeya
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 6 жыл бұрын
Wlhy hadal qiima badan bay Ku hadashay talaw ma madax banaantahay mise waa xaas
@shirealonso1545
@shirealonso1545 6 жыл бұрын
Waar Wll Dumarka Guryahooda yaan lga Soo Saarin Hlkaasu IlaaHay Ku SharFee
@muhamedgreatman
@muhamedgreatman 6 жыл бұрын
chanelkani waa kulmiye
@warfawarfa7322
@warfawarfa7322 6 жыл бұрын
Let the best man who ever wins, wins, it does not matter who wins the elections, as long as the election is clean, moral and legal.
@mrhassanali3297
@mrhassanali3297 6 жыл бұрын
Warfa Warfa Aniga qabiilkayga waye Habar Jeclo. I hate Faqash Farmajo iyo Habar Awal. haddii Muse Bihi la doorto, Dadkaya Habar Jeclo iyo Habar younis waxaan ka tagi doonaa Somaliland. waxaan abuuri doonaa waddan cusub called BurcoLand.
@mrhassanali3297
@mrhassanali3297 6 жыл бұрын
Warfa Warfa Are you Habar Awal?
@warfawarfa7322
@warfawarfa7322 6 жыл бұрын
That's not true and stop your tribalism and you are a spy from djibouti trying to ruin somaliland, somaliland is one and that no one is divided. There is no burco land.
@warfawarfa7322
@warfawarfa7322 6 жыл бұрын
I am habar non of your business.
@mrhassanali3297
@mrhassanali3297 6 жыл бұрын
Warfa Warfa You are right that somaliland will never be divided by Faqash, Hawiye or another clan. But I hate Muuse Bihi. I don want him to win.
@waayoarag3460
@waayoarag3460 6 жыл бұрын
sorry qurux marwoo naqo siyaaso khayr ma leh huuno feminist
@qooqane65
@qooqane65 6 жыл бұрын
Reer kulmiye walee jajaban baan laydinka waayin
@mohamedabdilahi6449
@mohamedabdilahi6449 6 жыл бұрын
shaydaanka iska naar
@mustafaabdi6775
@mustafaabdi6775 6 жыл бұрын
right time you joking muse he can't even united hargaysa forget about somaliland and I can see from your face you lying every single word you said
@mrhassanali3297
@mrhassanali3297 6 жыл бұрын
Mustafa Abdi Aniga qabiilkayga waye Habar Jeclo. I hate Faqash Farmajo iyo Habar Awal. haddii Muse Bihi la doorto, Dadkaya Habar Jeclo iyo Habar younis waxaan ka tagi doonaa Somaliland. waxaan abuuri doonaa waddan cusub called BurcoLand.
@mrhassanali3297
@mrhassanali3297 6 жыл бұрын
Mustafa Abdi Viva BurcoLand. Muse Bihi is a war criminal
@husseinmohamoud4227
@husseinmohamoud4227 6 жыл бұрын
Mustafa Abdi war inanta hacaayin isla yaab
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 2 жыл бұрын
Muse
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 2 жыл бұрын
Amaa bubuur wadani part
@gureygurey321
@gureygurey321 6 жыл бұрын
Waa Qof Wareersan lama socoto siyaasada Aduunka meeshey marayso. Ereyga mujaahid Aqoon umalaha wuxuu yahay waa Qof iska hadlaayo ubaahan in diinta la baro. loo sheego macnaha mujaahid uu yahayay
@daljiradaljecel1471
@daljiradaljecel1471 6 жыл бұрын
Uur bey leedahay she's in active before now
@faaraxnuurfaaraxnuur2583
@faaraxnuurfaaraxnuur2583 6 жыл бұрын
see
@cajiib7806
@cajiib7806 6 жыл бұрын
subxaanallah mad iska daysid ragan ad dhaxboodaysa
@dahabo4771
@dahabo4771 6 жыл бұрын
Naaaya afwayne magaaalaad ka fadhiso
@gudoomiyahadagmadafarawayn9480
@gudoomiyahadagmadafarawayn9480 6 жыл бұрын
umulkhayr saed Wll cayda kadaa waa wasiirka warfaahintee Ee dawlada cusub
@muhammedabdulaahi3628
@muhammedabdulaahi3628 6 жыл бұрын
Inantu miyay sooguurdoonatay mise waysoo Siyaasad doonatay?Waar yaadhaheen Tii Somaliland ahyd Dumarkiibaa, kuwareeray,Siyaasad Walalacdan qabiilaysan,ee Munaafaqadah,welee Naago badan iyo Ragii qabay waykala Quusdhaqaaqeen,xataa Dumarkii Caruurihii sida tanookale waykawada dhaqaaqeen.
@ahmedismail1650
@ahmedismail1650 6 жыл бұрын
Kulmiye waa gulaysanaya
@mrhassanali3297
@mrhassanali3297 6 жыл бұрын
Ahmed Ismail Aniga qabiilkayga waye Habar Jeclo. I hate Faqash Farmajo iyo Habar Awal. haddii Muse Bihi la doorto, Dadkaya Habar Jeclo iyo Habar younis waxaan ka tagi doonaa Somaliland. waxaan abuuri doonaa waddan cusub called BurcoLand.
@abdilaahitallan1246
@abdilaahitallan1246 6 жыл бұрын
Hhhhhh alla tana ka yaabay siyaasi xaal qaado
@marwonur5325
@marwonur5325 4 жыл бұрын
Kkkk waa jajabantii dawladii hore afku kaga balaadhay
@xyssinkeydiid6555
@xyssinkeydiid6555 6 жыл бұрын
Muuse ayey kuleedahay WAA HOGAAMIYE KKKKKKK WALIGII CEESAAN JEES KAMUU JABIN
@idirismowliid8870
@idirismowliid8870 6 жыл бұрын
kkkkkkkkkk waa runtaa ceesaan aad leedihiin ayuuna taabane tii faqashta ayyuu maraqeeda cabay
@xyssinkeydiid6555
@xyssinkeydiid6555 6 жыл бұрын
Idiris Mowlid ## kkkk anigoo ayo ah kkk muuse cid iiga dhaw ma jirto sxb EE isagaan aqaan ANIGU sidaa ula soco ...
@idirismowliid8870
@idirismowliid8870 6 жыл бұрын
muuse kalaad taqaan sxb malaha,
@abdirizaqshire2627
@abdirizaqshire2627 6 жыл бұрын
kkkkkkkkkk Hala yaabin ninkan waayo Dadka qabiil baa ka wada dhex guuxaya. qofkii hadal ba waxa la odhanyaa sidaa waxaad u tidhi reer hebel baad ka soo jeeda ama u kuwaa kalaad u dan leedahay loooool
@hassandualeh3127
@hassandualeh3127 6 жыл бұрын
cunsuriyad weeyaan.
@cabdirisaaqdhamme2932
@cabdirisaaqdhamme2932 6 жыл бұрын
Waar tani way iska hadashaa uun
@jirfe
@jirfe 6 жыл бұрын
Rooda kulmiye oo aad dhaleecaayn jirtey maanta ma waxaan kaa dhegeeystaa kulmiye ayaa daacad ah mise qabyaalad baa ku gashay siilaanyo ba mujaahid buu ahaa xagaay kaa martay muuse biixi 1986 buu jabhada soo galay 2 Sano buu snm ahaa kabacdi somali land oo dhan baa mujaahidiin ahaayd Kkkkkkkkkkkkk muuse baa qabiil ka madhan baad leedahay roodaay
@ayanwarsame7389
@ayanwarsame7389 5 жыл бұрын
Arbetsförmedlingen kkkkkkkkkkkk anaga wax aragnay
@caynaashecabdi3723
@caynaashecabdi3723 6 жыл бұрын
Naa uuuur Bay la dahay
@saylicihussein7851
@saylicihussein7851 6 жыл бұрын
KkkkKkkk inanta halla daayo adeerkeed in taageerto way ku saxan tahay meesha sadexda xisbi waa sadex reer in xisbiyo lugu tilmaamo maaha
@suxufimuhammedbileismail1077
@suxufimuhammedbileismail1077 6 жыл бұрын
Horta aad baan ugu xumay in wax waliba burburtay markii xukuumadii dhexe somaliyeed dhacday .Tusaale ninkan suxufiga sheeganaya bal min fadlikum u fiirsada suaalihiisa! , cajiib!
@buubaatravelagencyandplaza6499
@buubaatravelagencyandplaza6499 6 жыл бұрын
Jajaban miidhan ayaa meelaha ka qaylinaysa waxaan ciyaalka loogu sheekayn ayay ku hadlaysa
@EngAmuur
@EngAmuur 6 жыл бұрын
Waar kaalay Masarkii dumarku miyey iska daayeen mise siyaasadaa masar la'aanta io madax qaawanaanta leh
@muntazissa6837
@muntazissa6837 6 жыл бұрын
faysalana inoodaya ha jiro xusbigiisa mar uu n buu guulaaysnaya faysal qdiyadiisa ha sito hana samaro samara samo helee lakin wa run ha baaneeyo kursiga ucid calankooda wa qurux calanki awooowesheekh isaaaq weeye dadka ucidna dhacdhac badan malaha isaga faysala mooye marbay bulshada tageri doonta runtii gooray aahatoba lakin faysal waa nin jirjiroole ah xaduud doono xamrtauu u tirinayo buu u tegi
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 2 жыл бұрын
Malin tajir muse
@boqoradasomaliland4503
@boqoradasomaliland4503 6 жыл бұрын
Hablaa lama caayo
@munahuseen2496
@munahuseen2496 6 жыл бұрын
tani ma daasho iga tag kulmiye silaanyo ba kumad so biirine Mrki hore
@johhnmeyzon906
@johhnmeyzon906 6 жыл бұрын
war aaan kuu sheego saxb inantaay waxba kamaad hadlin 1; intaa tidhina waa wax kamida uun waxa maanta umada ku wada riyoonayso oo ah waxa anu wada garanayno
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 2 жыл бұрын
Cilmi malaha
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 2 жыл бұрын
Yaab dufan jecel is bedel
@fathiaosman8099
@fathiaosman8099 6 жыл бұрын
Waydhmatay Askari xumo somaliland no mujahid no muuse shaani wadanku wuuxu u bahana msr ciro guuuuul waadani
@ayaanmohamedmohamed3378
@ayaanmohamedmohamed3378 6 жыл бұрын
Walal waa arbetsförmedligen luuqada iska sax huno afka si khaldaan ugu dhawaqde
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 2 жыл бұрын
Dhaqal rac
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 6 жыл бұрын
HHh somaliland siyaasada way ku saaqiday bal hblahan guryahoodii ka saaqiday eega!
@warsanw6632
@warsanw6632 6 жыл бұрын
Naa caydhii markay kugu filnaan wayday miyaad masaakiinta xoolohoodii doonatay. Eedo sharcigu yuu kaa gubane is daba qabo.
@johhnmeyzon906
@johhnmeyzon906 6 жыл бұрын
nayaa haku afgobeedsan aragti iyo sheeko buuq kale kahadal waxa lagu waydiiyay doqon baa hadal jilicsan de lkn idigiyo ragiinuba isma aragti dhaantaane muse biixiga aad ku riyoonaysa hoyadii ban mujaahid ahayn go, case ayuu kujiray miujaaahid na muu ahayn fulaybuu ahaa nacasa oo dhareera ah o xiniinyo rag daba gali oo dadka isku xudheeya dadkuu laayayna magaalada dhan walba way kaga aasan yiin cidina madiidi karto markaa doqonbaa tay muuse biixi ku riyootay baatahayre war aaan kuu sheego
@cajiib7806
@cajiib7806 6 жыл бұрын
kolayba ma madax ayad noqon maxad isla xiijin mad ninkaga ku eekatid mise hogaamiyaha ku balan qaaday inu ku guursanayo
@ahmedkaarshe1207
@ahmedkaarshe1207 4 жыл бұрын
ar magcaaaw musow
@amalqueen9380
@amalqueen9380 6 жыл бұрын
Siyasad tani waxba uma oga ee hawalin
@muntazissa6837
@muntazissa6837 6 жыл бұрын
muuse biixi ilahay ha ku guuleeyo wadanka ahdu khayr nooyaahay inasha Allaah wa nooyahaye ee lakin idinka qbayalda foosha xun iska daya
@mrhassanali3297
@mrhassanali3297 6 жыл бұрын
Muntaz Issa Aniga qabiilkayga waye Habar Jeclo. I hate Faqash Farmajo iyo Habar Awal. haddii Muse Bihi la doorto, Dadkaya Habar Jeclo iyo Habar younis waxaan ka tagi doonaa Somaliland. waxaan abuuri doonaa waddan cusub called BurcoLand.
@muntazissa6837
@muntazissa6837 6 жыл бұрын
na habarjeco ha sheegan hbar yonis ha sheegan faqash bad tahay iskaamuus oo niivanagala tag hadalmaalayacni waqti umahaynee
@mrhassanali3297
@mrhassanali3297 6 жыл бұрын
Muntaz Issa Habar Awal dad Tuug Waye. Aniga Qabiilkayga waye Habar Jeclo Muuse Abokor
@muntazissa6837
@muntazissa6837 6 жыл бұрын
na had qabiil cayyaso waax wax ba ku dhiman qabiil dhan oo qarkood awliyo yahay qaarkood yahay dad walan qarkood culimo qaarkood aqoonyahan qaarkood yahay caruur waxa ku geeyay waa wali iyo doqonimo ku hays adigna tuugo ah oo hada isleh laguma arkee ka caytan meeshan qoraalka uun tasina wa tuugo nimo orord hada naag tahay la soo fadhiiso suuqa waxad sheegayso
@mrhassanali3297
@mrhassanali3297 6 жыл бұрын
Muntaz Issa Ma taageersan tahay muuse ​​biix? Muuse Bihi wa donfar . Aniga wa taageersan Irro. #DadkaReerBurcoHonoolato.
@adifatahmahamud4501
@adifatahmahamud4501 6 жыл бұрын
Uf wey ureysa
@fathiaosman8099
@fathiaosman8099 6 жыл бұрын
naya bidarta orado masarku xidho oo caydhad ad iswidhan kaqadanjirtay kaqado 👎👎👎👎👎
@jamaaabi9692
@jamaaabi9692 6 жыл бұрын
ku darso doorkan waa muuse ma afkaa nago aayaa hadanu sheegno waayo wadankan wax badan ayuu gashaday cirona waa abtigay wxum ban leeyahay doorkagii maha abti eee hambalyee muuse yah waayo 11 sano ayad joogtay barlamanka maxad qabatay waayee
@muntazissa6837
@muntazissa6837 6 жыл бұрын
mayee ciise muuse ahayd mujahid axmed silanyo diidanayd hadana muuse tagertay ciise muuse odhan sidasay yeeleen hadaba markaad tartamaysna ha ka sugina idina cod cida mucarideen aragti dhow baad yeelateen siyasdiyin ciiise muuse odhan waan layaabay kuli axmed silanyo way ka soo horjeedeen cajiib hadya muuse soo raacen yaaab
@calihussein6222
@calihussein6222 6 жыл бұрын
Muntaz Issa mashalaah runtaad sheegtay
@muntazissa6837
@muntazissa6837 6 жыл бұрын
cali huseen mahadanasid dadkan wa iska wada qabiilayste badankoooda
@HusseinAli-rd7ki
@HusseinAli-rd7ki 6 жыл бұрын
+Muntaz Issa iga walle runtaad sheegtay wll. Aragti dheeraantaada yaa dadkoo dhan siiya
@mubarigcisman9614
@mubarigcisman9614 6 жыл бұрын
Muntaz Issa Waa qabyaalad iyo sheeko qabyaaladeed uun.
@mahamedck5321
@mahamedck5321 6 жыл бұрын
Ma xayaysiska musay uqabilsatay xusbiga
@dekamohamed831
@dekamohamed831 6 жыл бұрын
Waa xaran qabyaladu waabay dhamays tirtay qabayaladii, waad cadaysatay
@ahmedeid3157
@ahmedeid3157 6 жыл бұрын
Noolaw abti gobiyo nasab kamilah
@johhnmeyzon906
@johhnmeyzon906 6 жыл бұрын
ader snm rag bay ahaayeen lkn nacas kan aad noo amaanaysaa hakuwaso adiga marka laabaad nin waliba maalinbuu lahaa ncaskanaa aad kadaba dhacday maalintuu lahaa halkuu haystay waa kii gudo beesi ku laynayay ee waliba rag isku xudhaynayay waliba de xiniin yo uu leeyay ku muu layn masaakiinta shcabka ah
@zamxammohamed7338
@zamxammohamed7338 6 жыл бұрын
reer wadani joojiya cayda iyo rafashada gabadhani markay wadani ahayd waad u dhakhleyn jirteene maanta markay kulmiye ku biirtay maxaa idiinka uray ta kale muuse biixi inuu mujaahid yahay oo dalka iyo dadkaba abaal u galay waala ogyahay maxaad isaga indha tirtaan odaygan dhukuran eed minxiisadii sheekh isaxaaq moodo halkuu joogey markuu muuse duurka ku jirey ee uu faqashta la dirirayey saw isagu kamuu mid ahayn shaqaalihii rajiimkii siyaad bare.
@mahamedabdiali6686
@mahamedabdiali6686 6 жыл бұрын
wa runta fariid,muuse biixi cadowga u noolow habar awalna uma baahna cidna,dadka reer somaliland uma baahna xisbiga qabyaalad land micnaha wadani
@museciise5138
@museciise5138 6 жыл бұрын
Xasuuqii ma waxaa kusoo biiray lama labisan karin oo marxuunkii ayaa mabnuuy
@ahmedkaarshe1207
@ahmedkaarshe1207 4 жыл бұрын
siyasi iyo duriyada ma kula tahay inay yihin kuwo is qadan kara DANBASKA
@shabcanjama4133
@shabcanjama4133 6 жыл бұрын
Waaxay dadkan wax caayayaa waar meesha haynagu ceebaynine ma waxaad soo qortaan ayaad garan weydeen gabadhu macidbay cayday fikiekeeday kahadashaye wax waa ladhaliilaa laakiin dadkan cayda qorayaa cuqdadan xageed uga qaadeen inantan yaree aftahamada ah
@cabdiiidcadaani8357
@cabdiiidcadaani8357 6 жыл бұрын
Qabyaalada ayaad ku dheraysaa waligana horumar gadhimaysid (Dugsi male qabyaladi)
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 6 жыл бұрын
"Halkuu kuu joojiyay ayaad u joojinaysaa" bay tidhi. Tolow macneheeda may taqaan?
@jamaaabi9692
@jamaaabi9692 6 жыл бұрын
hhhhh wlahi waa yaab maxa helay dadka xanaqsan eee cayda muciin biday waar wxuu waa inan dee yaa moodaysaan sxbayala waliba reer saaxil ah fariid aniga xagyga wlahi waayo waxay garanaysaa wax ragii garan waayeen lkn joojo cayda fikirkagana si hufan u sheeg sxb waayo ha u hadlin sida waxma garatada waa muwadinad reer somaliland ah
@abdiqaniawsiciid7877
@abdiqaniawsiciid7877 6 жыл бұрын
Waar niyaw jajabnta lama waraysto tani waa jajabanti waawaynayd
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 6 жыл бұрын
war tii yarayd sota barartay intay kulmiye u soo digarogotay.
@abokorabdi2791
@abokorabdi2791 6 жыл бұрын
Waar inanta hala daayo waa fariid dhiig kulul oo qabyalad kobka ku qaaday een markii hore ee markii u siilaanyo yidhi waan sharaxanay ayay wadani gashay ayadu markii u yidhi ma sharaxani ee u muuse musharaxa noqday bay ka so baxday oo muuse tagartay kkkkkk
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 2 жыл бұрын
Beerta tuugada biyo
@amsamatarstudio
@amsamatarstudio 6 жыл бұрын
Awalba silaanyaad necbayd iminkana qabyaalad baa ku wata
@yonisf_fzzz2188
@yonisf_fzzz2188 6 жыл бұрын
Beenalay ayad tahay wakii qudhmiye $50,000 Saqajaamad yahay afka weyni orod meel fadhiiso. Muuse Biixi cid uu abaal ku leeyahay ma jirto. Muuse akhas Hadalkaagii hore ha ilaabin doqon yahay. Been iska dhaadhici. Qabyaalad ayad cadaysatay waa lagu og yahay Markii aad qudhmiye caayi jirtay ayaa meel walba ku jirta. Hungurigaaga ayaad u shaqaysataa.
@muntazissa6837
@muntazissa6837 6 жыл бұрын
mujahid madaxwayne Ahmed silanyo maxad ku diidanyd hada qabiilayste ahayn isaga dalkan xoreyey isaga wax ka dhigay snm goaanki adka gala isaga laha waa mideeyaha bulashada wa dhisaha dalka maxaad kaga soo horjeeday markaa xirsi baad diidanayd yaaab walee ciise muusow abaal maydan u dhigan axmedsilanyo isaga idin jecel mooye idinkawaad neceb tihin naago badan baan aarkay ciise muuse ah waxaadmooda ianay ciil sokeeye qaban walee
@hamzegalool102
@hamzegalool102 6 жыл бұрын
viva Kulmiye inaadeer iyo ciise muuse lol iyo princess Muntazba
@heri18ali96
@heri18ali96 6 жыл бұрын
Haddad aragto naag dhilo ah oo melahaa ka qaylisa garo cid kale mahee waa dhilo isaaq
@ayanlehayanlehabdikassim1471
@ayanlehayanlehabdikassim1471 6 жыл бұрын
HERI18 ALI dad dhan oo allah karameyey ayaad cayeysa biila sabab nacdal baa kuugu taala cuqdad iyo xaasad mesha loogama bahne ee kaala bax
@heri18ali96
@heri18ali96 6 жыл бұрын
Ayanleh Ayanleh abdikassim ..... idooor ta yaa ka cuqdad badan
@amalhassan2145
@amalhassan2145 6 жыл бұрын
NAAGTAN AFKA HUURA AH LEH EE RAGII GARXAJIS ISU MARATEY MAXAA NALAGA SIIYAA NAA KII YARAA E INA ADAAN SIIDHI MARKU KAA CARAAREY OO KU NACAY AYAAD CAY MICIIN MOODEY 50 KUN EE DOLLAR EECAYDA CIRRO LAGUUGUSIIYEY MARKEY KAA DHAMAADEEN AYAAD IS TIDHI WAX HA LAGUU DHIIBO MARKAAS AYAAD ILKO HUURI LEH OO DHAADHEER HALKAN LA SOO FADHIISTEY CIYAAL SUUQAD WEYNAATEY INAAD TAHAY WAY KA MUUQATAA
@muntazissa6837
@muntazissa6837 6 жыл бұрын
burco iyo hargaysa leh markay leedahay yaaa leh sarar sanaag iyo sool miyaan isaaaq lahayn 88% ma ka is yeelyeelba mise wa lagugu shubay oo waad aamintya in dad kale leeyahay
@ayanlehayanlehabdikassim1471
@ayanlehayanlehabdikassim1471 6 жыл бұрын
Muntaz Issa wllo waa tuuyaro hargeisa iyo burco iyo quurbaha an dhafine lakiin anaaga daganadayada oo xuududihisa naaqana viva duriyada rer sheikh issaq
@peaceandlovepeople4222
@peaceandlovepeople4222 6 жыл бұрын
Muntaz Issa maxaa siiyey hhhhhh sool sanaag iyo buuhoodle dhulbahante ba leh yes sanaag wa la wada dega isaaq warsangeli iyo dhulbahante burco hargaysa iyo berbera isaaq yes waaqiciga ha ka tegin iyo runta
@mohamoudadan390
@mohamoudadan390 6 жыл бұрын
Horta naagahan maxaa waala miyaaney qajileyn naa siyaasadna waxba ka garanmayside ka fadhiiso umada oo gurigaaga joog
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 17 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 34 МЛН
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 27 МЛН
IRAN | CHINA | ISRAEL  'WAA TAAS WIXII LAGA BAQAYAY' KALA BAX
13:05
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 51 М.
Marwo Fadumo Siciid Oo Eedihi Ugu Cuslaa Ku Hurguftay Kulmiye...
3:50
warbixin  ku  Saabsan Ololaha Dalka iyo Siduu U Dhacay
14:40
Suldaan Siciid Ducaalle oo taageeray Xisbiga KULMIYE
5:15
Kulmiye Party
Рет қаралды 3,6 М.
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 17 МЛН