Rooda kayf | Heesta - Halkuu Nabarka Caashaqu | Xasuustii kinsi xaaji aadan.

  Рет қаралды 109,995

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Пікірлер: 143
@mohamedsuleiman8796
@mohamedsuleiman8796 2 ай бұрын
The best of the last 30 years in our Music. We Somalilanders will never stop leading the Somali Music.
@XaajiLadane97
@XaajiLadane97 26 күн бұрын
Aniga iyo Saaxibkay Dheeg ayaa jawi ku wada qaadanayna heestan ay qaadayso inanta dhuunta dahabiga leh Rooda Kayf waxanan joogna magaalada Burco. Alle ha u raxmado Kinsi xaaji Aadan
@khadarcismaan6703
@khadarcismaan6703 2 ай бұрын
Indhaha nuurka laga wado Ka naafoobey aragee Waa naruura sheekadu Waa nasteexo eegmaddu Naf wax jecel soo noqo... Caleek Yaa Rooda. 🥰
@FahmiOmer
@FahmiOmer 2 ай бұрын
I remember this song back of 2006 in hargeisa. I have a good memories with my love. We got married in 2016 in hargeisa. When I listen this song I remember our love stories
@DaahirKaaahin
@DaahirKaaahin 2 ай бұрын
Best love ❤
@Bulshaaawi
@Bulshaaawi 2 ай бұрын
Rooda keyf. codkeedu waa dahab! May! Ee waa dheyman ama Luul! Ka macaan malaba lyo wakastoo dhuunta la mariyo.
@aichadarar678
@aichadarar678 Ай бұрын
😂😂😂 wad ii hadashey xaqiiqdii,thanks 🙏
@Bulshaaawi
@Bulshaaawi Ай бұрын
⁠@@aichadarar678😂❤
@Bulshaaawi
@Bulshaaawi 16 күн бұрын
@@aichadarar678😂🫡👍🤍
@xkadedkardhow3534
@xkadedkardhow3534 Ай бұрын
Eryada iska,sax,waa,naruur,eegmdu,waa,nasteexo, sheekadu waa erydii qaaqay iyo laxankii Jimmy sheikh. Well done. Waa naruuro eegmadu
@Rashidomohamed-w3k
@Rashidomohamed-w3k 18 күн бұрын
Waad saxantahy wlle meeshas Bay ka khaladay
@alidiaz1933
@alidiaz1933 2 ай бұрын
Halkuu nabarka caashaqu Naafeyay bari hore **** Naxdin li'i ha taabaninee Ha taabaninee **** Halkuu nabarka caashaqu Naafeeyay bari hore **** Waa naruuro sheekadu haaa Waa nasteexo eeg madu haa ×2 **** Naf wax jecel ahh ha haa **** Soo noqo-soo noqo ×2 Koley kama nagaadee Niyadayda ma ogtahay. **** Indha nuurka laga wado Ka naafoobay aragee ×2 ----- Adaa nugule ii garo eee Ii garo eee ----- Indha nuurla laga wado Ka naafoobay aragee ----- Waa naruuro sheekadu haa Waa nasteexo eeg madu haa ×2 ----- Naf wax jecel ahh ha haa ----- Soo noqo-soo noqo ×2 Koley kama nagaadee Niyadayda ma ogtahay. Ereyadii abwaan MOHAMED MAHAMUD QAAQAA Kabankii iyo laxankii AUN JIIM SHEEKH MUUMIN codkii AUN KINSI XAAJI ADEN Yaanan katagin ROODO KAYF oo hadda heesta ku luuqayneysa dibna noo xasuusisay waayo waayihii hore ee fanka soomaaliyees 🫡🫡
@hirsinor7051
@hirsinor7051 2 ай бұрын
Masraxiyad ka maran inyar oo turxaana ayay nagu jalbeebisay Roodo.❤️🥰
@Salahfarah1
@Salahfarah1 2 ай бұрын
Rooda yaa rooda❤ Gibintaa yar heesaheedu waxay igu socdaan si la yaqaan. Wax walba waxaa ka cajiibsan qolyaha danbe ee tumaya heesta❤
@shimbirka.
@shimbirka. 2 ай бұрын
Kayf waa cajiib cod gaara ayy leeday wow☺️❤️
@CabdiTukhe
@CabdiTukhe 2 ай бұрын
Oof Caleek waa fanaanad buuxda Qurux iyo Codba from, herer ethiopia
@miremohamedhussein358
@miremohamedhussein358 2 ай бұрын
Magaaladaydii harar
@ahmedbronchi2155
@ahmedbronchi2155 2 ай бұрын
Harar is for Hararis. What are you Somalis doing there? Go back to your Somali Regional State and tend to your camels!
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 ай бұрын
Xasuustii AHUN Kinsi Xaaji Aadan Xuseen Waa Hees Qaaliya Runtii.
@canbuulofficial4073
@canbuulofficial4073 Ай бұрын
caleek astan iyo qaraami iyo rooda kayf qurxiyaasha fanka soomalida🎉🎉❤
@Maslaxgoox
@Maslaxgoox 2 ай бұрын
Fanku xoog maha Wad ku xaragooday Xasuustii AU kinsi
@majorsalah7647
@majorsalah7647 2 ай бұрын
AHN JIM SHEIKH MUMIN.LAXANKIISI ... LEGEND BUU AHAA
@hawohussein2919
@hawohussein2919 Ай бұрын
❤❤❤❤ oh my God waaaw xasuusid Kinsi xaji Aadam
@xkadedkardhow3534
@xkadedkardhow3534 Ай бұрын
Waa natural eegmdu waa nasteexo sheekadu.heesta Island sax.
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 2 ай бұрын
Wuxu Sidaaney Alle Iyo Awliyo ku lahaayeen Sidaaan kuso celiya ilaahiina u yaaboo🎉 Congratulations Roodo kinsi
@jamaalibraahim4180
@jamaalibraahim4180 Ай бұрын
Rooda-Keyf Maandeeqbaa jecel, waa sababta aan lan waxsoosaarkeeda uga daalin.
@kg6987
@kg6987 2 ай бұрын
The best of this new generation...queen Roda Keyf
@facecabdi
@facecabdi Ай бұрын
Heestan waxa iska laha sidan taariikhda ku hayo sahra mire weheliye iyo cllaahi cumar xarago Imika roda keyf waxay qaadasa bage kii ninka Bage gabadhu wuxu aha Qofkii nabada kaa jara Naxdin kuma galye Waa nacabka caashaqa WaA niyada beenta ah Naas gudhan Soo qabo soo qabo Koley waa nasiibkey Niyadeyda ma ogtahey ❤❤❤❤
@amiirdaauud9804
@amiirdaauud9804 Ай бұрын
Kinsi iyo xarago
@facecabdi
@facecabdi Ай бұрын
@amiirdaauud9804 waa mardanbe xarago iyo kinsi
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland 10 күн бұрын
Waxa iska leh Kinsi Haji Adan
@Jiniyojaan
@Jiniyojaan Ай бұрын
Jidhiidhicaa igu jabsan, wallaahi! Bal inantan day! Alla, ayaa i tusa iyaga oo isla heesaya Rooda iyo C/fataax-yare oo isna ah fannaan ashqaraar kale ah oo reer Ingiriis ah!😢😢😢
@hoodomustafe7720
@hoodomustafe7720 Ай бұрын
Bisinka ma heestay jidhidhico kgu jabsan tahay dan la’aan ku haysa wlhi
@Jiniyojaan
@Jiniyojaan Ай бұрын
@@hoodomustafe7720 😂😂 Oo sabab?
@YasinOsman-g5k
@YasinOsman-g5k 2 ай бұрын
Dhal gobeed salaan gobeed ❤❤camii dhigaa ugu sharaf badnow
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 21 күн бұрын
war naagta miyaa la ceejinayaa ..subxaaN.astaan Tv qoftaan wey ku dhacdey
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan Ай бұрын
Aun fanaanadeni aan jecleyn Kinsi Xaaji Adam xuseestedi roodo wa fanaanad cod macaan ❤
@KhadarXuseen-j2n
@KhadarXuseen-j2n Ай бұрын
Fankeenna Soomaaliyeed iyo muusiggeennu waa hormuudka fanka iyo muusigga caalamka oo dhan.❤
@ceebla82
@ceebla82 2 ай бұрын
Yaa rooda wa yaa keyf🎉🙏 masrixiyada wax loo dhigo malahan madad😊
@TheFuaad12
@TheFuaad12 2 ай бұрын
Top voice walee this girl cajiib walee. And top musi wale
@mohammed-jama
@mohammed-jama 2 ай бұрын
*Erayadii abwaan Qaaqaa* *Laxankii jiim sheikh muumin(AHU* *Codkii kinsi xaaji aadan (AHU)* *ROODA KAIF waa kinsi xaaji aadan ta qarinigan waraabe ku cun maxaa cod ku jira* ❤❤
Ай бұрын
waah waah xasuustii caqaarta, yaa salaam.
@abdulwelidaud6584
@abdulwelidaud6584 2 ай бұрын
Yaa Salaam ❤❤ Kinsi Xaaji Aadan baad caawa na soo xasuusi say
@ahmedalaahi4732
@ahmedalaahi4732 2 ай бұрын
Mar waa Kinsi xaaji oo yar marna waa Sahra Ahmed oo Yar ,marna waa Xidigta Hobadala wakhtigan Rooda kayf. Waa fankii hore iyo Fankii danbe oo Meel wada taagan . Heestan Waxaa hore uqaaday Kinsi xaaji aadan iyo mahamed Ahmed kuluc . Eraya Waxaa lahaa Abwaan maxamed maxamuud (Qaaqey) .
@mohamedosman2048
@mohamedosman2048 2 ай бұрын
Cod iyo masraxiyad ayaa ku dhammaaday Rooda. Hoobal buuro ah weeye.
@mouradsiad1358
@mouradsiad1358 2 ай бұрын
wow super chanson RODA KAYF
@AbdullahAbdullahi-w7s
@AbdullahAbdullahi-w7s 2 ай бұрын
Walle roodo caadi maaha roodo is not easy horo soco Wel love you ❤❤❤❤❤❤
@AbdirahimRuuhi
@AbdirahimRuuhi 2 ай бұрын
Woow ishacalaa Hees rooda keeyf waa nasteexo eegmadu
@hanadabdulkadir9142
@hanadabdulkadir9142 2 ай бұрын
mansha allaah cod halaasi ah ayeey leedahay fanaanadu
@cabdiqanixaajicali9301
@cabdiqanixaajicali9301 2 ай бұрын
Cod iyo quruxba way isku darsaray Rooda kayf
@AhmettMurcell
@AhmettMurcell 2 ай бұрын
Ashqaraar Roodo keyf waa na waaleysaa❤️😂🥺
@cabdinuurmaxamuudmaxamed5326
@cabdinuurmaxamuudmaxamed5326 2 ай бұрын
Aaladahaan kala duwan ayaa macaan kusii daray codka roda oo awalba macaanaa axsan hees waa kinsida qarniga roda keyf
@hawohussein2919
@hawohussein2919 Ай бұрын
❤❤❤❤ oh my God waaaw
@zakisports9246
@zakisports9246 2 ай бұрын
rooda keyf heesaha ayee ku macdahay
@mohamoudmohamed9996
@mohamoudmohamed9996 2 ай бұрын
Saynab Laba dhagax baa heestan meeshii ugu wacnayd gaadhsiisay
@Geeljire22
@Geeljire22 2 ай бұрын
Music ga qolada Xamar ma gaadhaan qoladani kamankay ku fcnyihiine. Celcis codka, music ga hirmonozation ka iyo isku dubaridka waxaan siiyay 7/10🎉
@abdifatahahmed7753
@abdifatahahmed7753 2 ай бұрын
Dhamaan misicada oricsada. Astan tv waxaa cuniryeey inta ugu badan mucjisadii kabaan kaa. Jiim sh muumin waxuu ahaa. Kabaaniistee ka wadaa gacaan macaan dhamaan akhyaartii aay isku wakhtiga ahaay.
@husein-ml4zq
@husein-ml4zq 2 ай бұрын
dadkii fanka lagu talo galay rooda kayf
@AbukarAbdulahi-j5c
@AbukarAbdulahi-j5c 2 ай бұрын
ROODA keyf codka 100 waaye ❤
@mohamedmukhtaar6929
@mohamedmukhtaar6929 2 ай бұрын
Astaan Dhaxalka Fanka idinkaa umadda idinkaa haye halkaa kasii wada
@Emerauld293
@Emerauld293 2 ай бұрын
Yaaaaaaaaaa Salaaaaaaaaaam❤❤❤❤
@suldansharci3726
@suldansharci3726 2 ай бұрын
Hargeisa Cinema igu danbysay Music sidan iskugu xidhan , Ruwayado in aad aliftaan wa idinka sugaynaa Wxa ka maqan Mawjada ex maclin biyo dhacy Qalab isna labada gacmood la kala jiidayo kolna la isku keenayo , Waan Rajaynayaa in uu Noolyhy Mawjada
@shaaficimaxamuud4109
@shaaficimaxamuud4109 2 ай бұрын
❤❤waa asal asal ❤❤
@mahamedahmed6303
@mahamedahmed6303 Ай бұрын
Waxaa iga yaabisay siday ugu raaxaysanayso xaqiiqatan fanaaniintan damboo dhan ma arrag qof sidan oo kale ugu raaxaysta waxayba ila tahay fanaaniinta qaar hadii intaas oo qof ay daba fadhiistaan inay carrari lahaayeeen 😂😂
@VirginiaInge-h8h
@VirginiaInge-h8h Ай бұрын
Karelle Squares
@MusralAbdiAhed
@MusralAbdiAhed 2 ай бұрын
Codka 💯 Masrixiyada 💯 Jiliinka 💯 Mustiga inkiisa kale 80 Lkn waxaan kudheganahay Organka iyo kabanka oo jabaqduudo yartahay ama hoosaydo wadiiqadii laxanka ninka sameeyay ugu tala galay oo ahayd in aaladba mar loobaneeyo jabaqdeeda lama raacin waxay aheed ninba markiisa in ow kadhawaajiyo
@zackmowlid317
@zackmowlid317 Ай бұрын
Roda kayf keep going ❤
@abukarcaska8258
@abukarcaska8258 2 ай бұрын
Astaan is the best 🎉
@missionandvision5242
@missionandvision5242 2 ай бұрын
Ultra legends
@rayanmss2117
@rayanmss2117 2 ай бұрын
Marky 1m gaadho like dhac ku siya
@abwaanjannaale
@abwaanjannaale 2 ай бұрын
Iyadoon gaadhin baanu iska sii saaraynaa sugu kari maynee😂😂
@hajialiabdulahi40
@hajialiabdulahi40 Ай бұрын
Asal top 0ne 🙆‍♀️👍👑💃💃💋👸🌺
@SadikMohamed-n4t
@SadikMohamed-n4t 2 ай бұрын
Sowtu raxma ❤❤❤❤❤❤❤
@godblessallofus4233
@godblessallofus4233 2 ай бұрын
Axyaa rooda wad na waaleysaa geenyo
@mohaqays2146
@mohaqays2146 2 ай бұрын
Wx kle rooda kayf
@LaverneStrycker-y4g
@LaverneStrycker-y4g Ай бұрын
Albertha Underpass
@abdiwahabdahir1828
@abdiwahabdahir1828 2 ай бұрын
Amazing Amazing 😮
@Mohamediniho.usa1
@Mohamediniho.usa1 Ай бұрын
Dont let her fly away stay on earth
@simaanabdi8995
@simaanabdi8995 11 күн бұрын
Super
@cabdishukuur1407
@cabdishukuur1407 2 ай бұрын
Ashqaraar❤
@AbdirahmaanMohamed-hr3dh
@AbdirahmaanMohamed-hr3dh Ай бұрын
Acs waxa jirta qiso dhab ah taaso aan donayo iney bulshada wacaya galin u noqoto hadad film ubahayiin ilaso xidhiidha
@CarnegieVito-c4v
@CarnegieVito-c4v Ай бұрын
Stamm Common
@MelvilleHunter-e3t
@MelvilleHunter-e3t Ай бұрын
Stanton Creek
@AtamPoi
@AtamPoi Ай бұрын
❤❤❤
@StrongMarcus-p3v
@StrongMarcus-p3v Ай бұрын
Larkin Garden
@apdifatahhazzan2200
@apdifatahhazzan2200 2 ай бұрын
Awal dabo madoobe ayey heestan ku socotaa wlhi 😅😅😅😂😂😂
@AllyrianeCinqMars-n3s
@AllyrianeCinqMars-n3s 2 ай бұрын
Vena Point
@abdirahmanadan3309
@abdirahmanadan3309 2 ай бұрын
Wow gorgeous and joyful grl m.a
@adnakeyse8570
@adnakeyse8570 2 ай бұрын
Laafyaha ❤
@VogtWalker-g8l
@VogtWalker-g8l Ай бұрын
Soledad Tunnel
@FrancisFitch-s3y
@FrancisFitch-s3y Ай бұрын
Torey Path
@DoraDominic-h6j
@DoraDominic-h6j Ай бұрын
Berge Junction
@BlackTrista-y9c
@BlackTrista-y9c 2 ай бұрын
Marquise Roads
@DggddfDcct-w9e
@DggddfDcct-w9e Ай бұрын
Vandervort Spur
@eidmohamed8651
@eidmohamed8651 2 ай бұрын
Halkeeda dhigtay
@ChapmanCamille-v7g
@ChapmanCamille-v7g 2 ай бұрын
Alejandrin Plains
@DeweyBenjamin-f6c
@DeweyBenjamin-f6c Ай бұрын
Lucius Village
@ahmedabdi8486
@ahmedabdi8486 2 ай бұрын
Waah waah alayle wa fanaanad bi macna kalima rooda kayf ala yacisak
@GusRobin-o4y
@GusRobin-o4y Ай бұрын
Bogisich Via
@MaryBoyd-s2p
@MaryBoyd-s2p Ай бұрын
Mohammad Haven
@sirtanoloshaonline2050
@sirtanoloshaonline2050 2 ай бұрын
❤❤❤Axyaaaaa Murti...❤❤❤
@mdsofiqul2522
@mdsofiqul2522 Ай бұрын
Lorenz Road
@ismailomar2004
@ismailomar2004 2 ай бұрын
Cumar seerbiya ayaa sababay oo isusoo uruuriyay musicians kan mid mid u keenay ,barnaamijka Astaan Qaaci curiyay
@HughHugo-i3h
@HughHugo-i3h Ай бұрын
Clement Dam
@Cabdiqaadirjabjacayl
@Cabdiqaadirjabjacayl 2 ай бұрын
Rooda kef wax kle codka
@EricMiller-p1n
@EricMiller-p1n Ай бұрын
Jamel Crest
@Abdirahman5
@Abdirahman5 Ай бұрын
☕️♥️
@WilhelminaSophia-z4r
@WilhelminaSophia-z4r Ай бұрын
Duncan Canyon
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 2 ай бұрын
Heersare. Kabanaduse way is shiiqiyeen baan u malaynayaaaa! Ma maqlayo codka kabanka todobada ah! 😅
@abdillahimohamoud2607
@abdillahimohamoud2607 2 ай бұрын
Waar astaan shaqo qaran bay haysaa wallaahi, fankii soomaliyeed ayay caadi usoo celisay. Muusigaa si cajiibay iskula haystaa. Raggaa tumayaa aad bay u mahadsanyihiin.
@MaxamadcismaanSahal
@MaxamadcismaanSahal 2 ай бұрын
asxan hees
@BauerElijah-x9o
@BauerElijah-x9o Ай бұрын
Abe Mill
@RobertRountree-j3s
@RobertRountree-j3s 2 ай бұрын
Powlowski Pass
Why no RONALDO?! 🤔⚽️
00:28
Celine Dept
Рет қаралды 102 МЛН
Мама у нас строгая
00:20
VAVAN
Рет қаралды 12 МЛН
How to Fight a Gross Man 😡
00:19
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 21 МЛН
RODA KAYF HEESO Mix  Qaaci CUSUB 2022
21:53
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 223 М.
Halkuu nabarka caashaqu" by Kinsi haji Aadan AUN
6:56
Xulka qaraamka
Рет қаралды 10 М.
Qaaci Show Djibouti 2024| Najma Nashaad |  xasusuti saynab cige  jahwarerka cashaqa
6:47
YURUB GEENYO HEESTII LAANTA UBAXA XASUUSTII KINSI XAAJI AADAN.
6:03
AHMED UBAH MUSIC
Рет қаралды 1,5 МЛН
ASTAAN SHOW ROODA KEYF HALKUU NABARKU XASUUSTII XARAGO IYO KINSI 2024
4:14
OUD MIDIA PRODUCTION
Рет қаралды 105 М.
Rooda Kayf - Heesta - Haka Dhicin Sallaamada - Astaan Music 2022
6:23
Astaan Music
Рет қаралды 3,2 МЛН
Ikraan Maxabe || Hoobeey | Xusuustii Faadumo Haldhaa 2024
4:51
Djib-LiveTV
Рет қаралды 35 М.