21SANO XAGAY KU MAQNAYD FAADUMA?!

  Рет қаралды 105,247

Ruweyda Style

Ruweyda Style

Күн бұрын

FADLAN LIKE IYO SUBSCRIBE II SAAR HADDAAD KA HESHAY VIDEOGA WAXAY II TAHAY DHIIRIGALIN MAHADSANID💜💜💜
video used from: / wannawalk
follow me:
FACEBOOK: / ruwaydast
INSTAGRAM: / ruwaydastyle
TIKTOK: / ruweydast
#RuwaydaStyle

Пікірлер: 562
@yoonis7217
@yoonis7217 2 жыл бұрын
Sheekadan horaa u daawaday lkn xushmad aan kuu qabo ayaan u daawadey mar labaad 😻❤
@cayniyusuf1563
@cayniyusuf1563 2 жыл бұрын
Aniga xitaa Horan odawaday🥰
@aaminaaxmad8120
@aaminaaxmad8120 2 жыл бұрын
Aniga xitaa horaan udaawaday
@ismailabdikadir4457
@ismailabdikadir4457 2 жыл бұрын
Haa wllh anixitaa horay ayaan u daawaday waliba dadweynaha chanal ayaan ka daawaday Lkn xushmad aan u haayo ruweyda stale darteed ayaan mar labaad u daawaday
@xjuxa1217
@xjuxa1217 2 жыл бұрын
Haa zxp moo faami ayaan ka dawaaday🥰🥰
@axmed556
@axmed556 2 жыл бұрын
Anigu horay u daawaday xushmad baan ugu ceshtay
@nimcosagal955
@nimcosagal955 2 жыл бұрын
Ruwayday shekada wan dawaday lkn hadana wan dhamaystay queen dar ilahay ban ku jeclahay masha allah 🤩😍
@abdullahimohamed7460
@abdullahimohamed7460 2 жыл бұрын
Waxaan maqli jira rag loogu yeero sheeko xariir, laakiin waxaa soo baxday gabar sheeko xariiro ah oo ragii oo dhan meel fariista tiri, waxaan kuu qiray walaal inaad tahay fannaanad fannaanad dhaaftay❤❤❤
@Kheir_khader_Adem
@Kheir_khader_Adem 2 жыл бұрын
Alxamdullilah maanta waaban kugu faraxsanay sababtoo ah wad noosoo dhakhsatay 💙🥰
@aminomaxamudcilmi195
@aminomaxamudcilmi195 2 жыл бұрын
Ruweyday wlhi dar alle iska ka jeclahay qisooyinkadana maba ka caajiso inan dhagesto waba dharara intaa qiso kaso galineysid weyba igu baxdaa qisooyinkada dadaalkaga hore kasii wad coming soon 100k ka badan ba u qalanta byo❣💞
@zamzamcmr9779
@zamzamcmr9779 2 жыл бұрын
Ano ku so raadshay iyo ado soo dhigtay subhanaAllah 😂😂
@saluuglaibrahim6821
@saluuglaibrahim6821 2 жыл бұрын
Shekadan horay baan u dawaday lkin codkaga dartiis iyo xushmad aan ku hayo baan u dawanayaa ruweyda❤
@rahmcabduqadir1833
@rahmcabduqadir1833 2 жыл бұрын
Wallahi ruweydaay dar Allan kuujeclahay gabadheydaan kugu samiyey 7 maalin ayey dhalan maata ayaana maga ruweyda ubixiyey🥰
@xamarcadey472
@xamarcadey472 2 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo🥰
@mssedna9831
@mssedna9831 2 жыл бұрын
Hambalyo qaali ❤
@fardowsoabdicaziiz927
@fardowsoabdicaziiz927 2 жыл бұрын
Allahii carab ika dhikin ayaa mahadleh🤲🤲🤲😪
@azmarmaxamedcali8702
@azmarmaxamedcali8702 2 жыл бұрын
4 days baa naga maqneed waa laguu soo xiisay 🥰🥰🥰
@mohamutmuumin125
@mohamutmuumin125 2 жыл бұрын
Tii yareed wxy dagtay qorshe xitaa shaydaanku uga baxay 🤣😃😂 Eraygaas iga gadan ruweyda style madax sare gulayso waligaa 100k kuu rajaynaa ✌
@hodmanmahmah
@hodmanmahmah 2 жыл бұрын
Hoga ayaad ugu shekeysay bee wax aad soo dhigtay malin ima dhafin❤️🥰
@sabrinaomer71
@sabrinaomer71 2 жыл бұрын
Sheekadan mid hore bee La mid thy Ruweyday😩❤️
@xayaatqurux472
@xayaatqurux472 2 жыл бұрын
Markaa video soo dhigtid safaa soo galnaa anaka dhan si aan sheekadada mcn u dhageysano 🥰
@ramlasahal9556
@ramlasahal9556 2 жыл бұрын
Ar yaaa kuu duceeyey maanta 3days bd naga maqnayde Sidaa nooguso dag dag sxbeeey wn ku jclnhy oo ku sugnaaaye 🙏🙏🙏❤
@suldaanocali6612
@suldaanocali6612 2 жыл бұрын
Calaacalkeena ayaa kubatay
@naciimocabdiwalimaxamed177
@naciimocabdiwalimaxamed177 2 жыл бұрын
Cajiib qiso aad umacaan mahadsanid abaayo 🤗
@MohamedSaid-qd7ol
@MohamedSaid-qd7ol 2 жыл бұрын
Sheekadaan channel ka dadweynaha ayaa kasoo daawanay lkn respect ✊
@kokobulle4567
@kokobulle4567 2 жыл бұрын
Dadweynaha aya sheekadan hore uga sheekeyy🤗
@10-mohamud75
@10-mohamud75 2 жыл бұрын
Aniga waxaan kuu hubaa Hindida pakistan niinta Bangladhesh inee yihiin xaasidiin oo xitaa isma gacan qabtaan waxaa arkee mid baahan iyo mid gaari ferraati wato haduu rabbo wllkis ha ahaado waxba kama galin dadkaas isma gacan qabtaan xaasid nimo neh wee u dheerthy ani la iigama shekeenaayo waala soo dhaqmay somalida dad ka fcn waan waayey markee noqoto xaga dadnimada iyo qaraabo dhowrka allow barakee dadkeyga iyo wadankeyga oo nabad waarta nasii 🤲🤲🤲
@IqlaasIbraahim-mw8wv
@IqlaasIbraahim-mw8wv 2 жыл бұрын
What a voice 🥺🖤🤍❤️
@coc_rock778
@coc_rock778 Жыл бұрын
Voice of ruwayda stayle
@adnaantomaz9110
@adnaantomaz9110 2 жыл бұрын
M.a Alle wllzhyy ruwayday waxan kugu baraarujinaya ina sheekadaan aysheko hore Tay ood hore uso dhigtay
@sumiita
@sumiita 2 жыл бұрын
I love your voice my sister ❤ 🥀😩 I love you ruweyda wlh👸😍🌹🌹🌹🌹🌹 Mar walba wan ku dhegeysana abayo aad baan kuu tagera 🥀🌹🌹
@nafisomirexuseen9087
@nafisomirexuseen9087 2 жыл бұрын
Ruyeeyda ku aaway baayo waan kudos dhararay seetahay caafimaadka
@Maqsud4948
@Maqsud4948 2 жыл бұрын
Qisadan yaa chanelka dadwaynaha igala daawaday🖐
@umusalman9353
@umusalman9353 2 жыл бұрын
Sidaan ujecalay shekooyinkaga sistery alluunba og alle haku baarigo ❤😂😂😂❤❤❤❤❤
@ahlaamey3392
@ahlaamey3392 2 жыл бұрын
Wewe ruweeydaayy noosoo Badi qisooyinka 💗😭🥺
@Maqsud4948
@Maqsud4948 2 жыл бұрын
Maanta waad isa soo canaanatay wllay ❤😊😅
@ruweydoabukar8037
@ruweydoabukar8037 2 жыл бұрын
Your voice is so good👍 🦋✨❤
@yaasiincadde1661
@yaasiincadde1661 2 жыл бұрын
😂😂wllo miyaa tihiin
@ruweydoabukar8037
@ruweydoabukar8037 2 жыл бұрын
@@yaasiincadde1661 walashey oo iga soo luntey waye 😂
@owean1888
@owean1888 2 жыл бұрын
vid yawga hore ayaad usoo dhigtay ruwaydaay oo waan daawanay
@mahadguray4241
@mahadguray4241 2 жыл бұрын
Sheekadaa waad nooga sheekaysay Lkn waa sheeko fiican waad noogu celisay thank you
@hodanisha4621
@hodanisha4621 2 жыл бұрын
Shekadan ano hore u dhageste ayan hadana ku ceshte ❤codgaka dartiis ruweyda 🥳👑
@faadimacabdalle6981
@faadimacabdalle6981 2 жыл бұрын
Masha allaah xbbti mahadsanid aad baa ugahela qisoyinka sotebiso
@Fatima-75
@Fatima-75 2 жыл бұрын
Ayy qisadan hore ayaa u daawaday lkn si fiican aya noogu soo gudbisey mcney thankz💆💧
@abdullahihassan1263
@abdullahihassan1263 2 жыл бұрын
Horta waad qaldantahy pakistaan haku tilmaamin Hindi 😪😥😥😥😥
@kamela775
@kamela775 2 жыл бұрын
Qofyahay in mushaar aanu kuu qorno mooye waadba iska keen ilaawin famali dhan inaa inta abuurto u gambido ruwaydoy Horay u soco abayo lagayaba inaa ardayad waayaheedi wax barasho ku jirto tahay
@cfataaxboqore
@cfataaxboqore 2 жыл бұрын
Ruweyda sheekadan waan daawanaydee
@ladankhadar6227
@ladankhadar6227 2 жыл бұрын
Ruweida saas inogu so dhakhso Huno macneyyy ❤️
@emmaomar8549
@emmaomar8549 2 жыл бұрын
Golden voice Manshallah ❤❤
@maxamuudcabdirisaaq
@maxamuudcabdirisaaq 2 жыл бұрын
Inaan buug aqriyo ama muqaaladada daawado, inaan muqaaladaada daawado ayaan ka jeclahay. ilahey haku xafido walaashey.
@Teamtopupg
@Teamtopupg Жыл бұрын
Wankutageera ruwayda istel🎉❤
@hodanqueen7207
@hodanqueen7207 2 жыл бұрын
Caawa igaga farxisee ruwayda 🎊 🎊
@kadijalove4769
@kadijalove4769 2 жыл бұрын
Dadka sheekoyinka jecel ma arkaaann miyaa Chantal Ruweyda😮 Kuwa badan baa 💯 ka fiican tahy
@Queen.Fatma.
@Queen.Fatma. 2 жыл бұрын
Horay usoco abayo plz isoo boqda plz wanii baryaa🤩
@asturan8948
@asturan8948 2 жыл бұрын
Waa marki imisad aan kuso booqdo ruweydo wx so dhig ma ilowdeyy ina KZbin ledahy 🥱😭😭😭
@alimekal2705
@alimekal2705 2 жыл бұрын
Weey ilowdey
@abdikariimfaysal5004
@abdikariimfaysal5004 2 жыл бұрын
Qofka ugu horeye dawadan noqolaha cod macana ma janadii baad ka timi alle ha Ku garab galo waLaL aamin bay leeyihin.
@munocadeey3701
@munocadeey3701 2 жыл бұрын
Qisadaan waxaan ka dawaday #Dadweynaha) intii ila mida lik 👍🙁🤗😊
@sahroalicariif9645
@sahroalicariif9645 2 жыл бұрын
Haa dadwenha iyo hodan onlin ba ka dawanay
@abdilaahinaasir173
@abdilaahinaasir173 2 жыл бұрын
🙋
@Lilwhite444
@Lilwhite444 2 жыл бұрын
Ana axibak ruweyda golden voice♥️
@muxudiincumar7677
@muxudiincumar7677 2 жыл бұрын
Ruweydaay waan Ku baafineynaaye nga soo gaar baayooy kuu xiisnye😫😫❤️💯
@ayaankaraani6974
@ayaankaraani6974 7 ай бұрын
Walalkayban kugu darsanayaa ruwaydaay wankahelay wllhi❤
@apokordhoolayare874
@apokordhoolayare874 2 жыл бұрын
heedhe walal talow ma nabad qabtaa mudo bil ah waan soo booqanayey Channel ka wax muuqaalana Maad soo dhigine I hope inaad cafimad qabto waanu kuu xiisnay xaqiiqdii waanuna ku sugaynaa inshaa Allah
@saleebaanmadobe
@saleebaanmadobe 2 жыл бұрын
Deee inader sidan malinwalba chanalkaaga ugu soo lug goaynay waan daaalnay
@xasanmustafe2551
@xasanmustafe2551 2 жыл бұрын
Ruweyda sheekadan hore uga soo sheekaysay🙏
@Butterfly-ln5pv
@Butterfly-ln5pv 2 жыл бұрын
Maanta waala soo dhaqsate yaa kaa fiican😊
@irser5562
@irser5562 2 жыл бұрын
Afsomali Yaa Ku Baray🤣
@asiye717
@asiye717 Жыл бұрын
Inta dadwaynaha horey uga dawatay🙌😂
@ramloosman2619
@ramloosman2619 2 жыл бұрын
Sheekadan waadhagysanay lkn mar 2aaad anako og paan kulapa ceshanay😂 sood wangey ruweyda 🥰
@samiajamal4089
@samiajamal4089 11 ай бұрын
Mashaa alaah horo usoco ruwaydooy ❤🥰
@ikraammohamed3358
@ikraammohamed3358 2 жыл бұрын
Ruweyda quruxeey miss u❤❤
@amranahmedmohamed3667
@amranahmedmohamed3667 2 жыл бұрын
Ruweydyy😫❤️‍🔥
@mohommetbashir4348
@mohommetbashir4348 2 жыл бұрын
😂
@Muhima2495
@Muhima2495 2 жыл бұрын
Ruweda shekada cimmaad faaris kasoo hadal 😚🙏🙏🙏
@naiimadirir946
@naiimadirir946 2 жыл бұрын
Naa cajuusoy soo kac oo video soo Gali waan kuu xiisnye nga sooo gaar😂😂❤️
@Alizia396
@Alizia396 2 жыл бұрын
Mudo 1 bil ku dhan kuman maqal waxan ku rajenayna in aysan wax weyn kugu dhicin ood waxbarasho uun ku mashqulsanathay ama howlo yar yaro fudud❤i.a ado cafimad qaba o wax dhiba aysan kugu dhicin so nabad noqo❤️👸🏽 wanan ku xiisnay ruweydayyyyy😫
@kowsaraarre4414
@kowsaraarre4414 2 жыл бұрын
Haa imikaan xaauustay waxaankadawaday chanelka dad weynaha fadligagana waan udaawaday marlabaad
@fatxiahmed4973
@fatxiahmed4973 2 жыл бұрын
Maxaadhacay.ruwedo.muuqaaladii.aaway♥️♥️🫂🙄😩🕊🕊🥀😬🔥🤢🇸🇴
@sabirinmohamed153
@sabirinmohamed153 2 жыл бұрын
love you ziz ruwayda keep going💞💫
@qumyo_qaldheer6543
@qumyo_qaldheer6543 2 жыл бұрын
Abaayo dar alle kuu jeclhy wlhi ilhey haku xafido😩💗
@cadey__boolo__556
@cadey__boolo__556 2 жыл бұрын
Wll Ruweyda bil ka hor Baa Igu kaa dambeysay maqalkada Wayadane kuman arag Waxaan rajeynaya inaa cfmd qabto ❤️😌🤲🏿Insha allah
@abirmohamed4583
@abirmohamed4583 2 жыл бұрын
MalinTi 3Vidoe hadaad so No Galin Lahayid Wn iska Jeclan LahayiN Ruwaydayyy😩❤️
@AhmedMohamed-qq4hg
@AhmedMohamed-qq4hg 2 жыл бұрын
Codka dahabka masha Allah sista Allah haku xafido
@naimajukulaatiina9349
@naimajukulaatiina9349 2 жыл бұрын
Ugu danbayn just now baan ahay Salan sare zxp ruwayda
@zunami_gaming
@zunami_gaming 2 жыл бұрын
Ruweydo shekadan hore uso gudbise❤
@natashaaziiz5933
@natashaaziiz5933 Жыл бұрын
Golden voice Ruwaydayyyy❤😩💐✨
@Rahiilah
@Rahiilah 2 жыл бұрын
Asc Wa idin salamay ruwayda iyo asxbteda wlalayal iso duceya Wxan Qabaa xanunka Migraine Pls Ducaa idinka Rabaa Alle Ha idinka Abaal mariye🙏🥰
@saluuglaibrahim6821
@saluuglaibrahim6821 2 жыл бұрын
Ruweydo ku jecliyaa❤allha ku xafido abayo
@managerka7844
@managerka7844 2 жыл бұрын
Qofta kaliya bishii hal video soo dhigta 😂 quruxey naga daa gumsysiga isbuuc walba video kaa rabna
@fardowsa4511
@fardowsa4511 2 жыл бұрын
Walahi wan laqiirody lkn waxa layaby familada carabta mxytahy dhaqanka xun aykudhaqman sida gabadhaha ay ubahdilayan oona ay uga dhigayan waxan sharaf lahey 😥😥
@ikraanAhmad
@ikraanAhmad 2 жыл бұрын
Ruweyda maxaa ku daaray waad soo habsaantey 🥰🥺😭
@M23.-
@M23.- 2 жыл бұрын
I love you 😩😭❤
@Zubeyrabdi-x6e
@Zubeyrabdi-x6e 2 жыл бұрын
Ani xitaa😁😚😩😂
@asturan8948
@asturan8948 2 жыл бұрын
Ilove you too😂😭😫💕
@mohametapdirahman8847
@mohametapdirahman8847 2 жыл бұрын
@@asturan8948 Love you too😂❤️
@Najax22Rooda-mp8ju
@Najax22Rooda-mp8ju Жыл бұрын
Love too qlbi🫶🏽✨
@SahraMohamed-mi1rr
@SahraMohamed-mi1rr 7 ай бұрын
Hush😂
@Meow-qw3sx
@Meow-qw3sx 2 жыл бұрын
Ala ya ku duceeyay weegan 2 fidyow kentybe❤️❤️😭
@aynimohamed1594
@aynimohamed1594 2 жыл бұрын
Qofkii ugu horeyay ban ahay maanta😊
@najmacilanleey4711
@najmacilanleey4711 2 жыл бұрын
Wuw wa ducaysan tahsy dhemaney Waso dhakhsatey mantee❤🥰😚☺.. Ruweydo 👸🏽❤🙏🏼my alah bless you zis
@kokobulle4567
@kokobulle4567 2 жыл бұрын
Na ruweydaay heedhe se wax ka yihiin hal bil dhan mqanthe waan daalnay saan maalin walpa channelka uso eegaynay pal inad wx so dhgte yaakh naga soo hagaag
@dhooldheyman
@dhooldheyman Жыл бұрын
Shekadan wan dawaday lkn cod macanidada ayan ku dhagestay hada o ina jaraba damiirkyga ima siin rapect🥰🥰
@asriali3293
@asriali3293 2 жыл бұрын
Ruwaydo mcntow abayo noso samey shekoyinka somalida oo aha wiil waal iyo garaad🥺
@MAIDOCABDULAAHI-qg1zw
@MAIDOCABDULAAHI-qg1zw 6 ай бұрын
Inta jiif ku daawanaysa❤
@suhailasaid8644
@suhailasaid8644 2 жыл бұрын
Qisadan wa dhgaystay ba umalyn channelka dadwaynaha ama kaaga labadaas mid ba ka dhagaystay anyway thankyou abayao❤
@HuthaYousuf
@HuthaYousuf 11 ай бұрын
imisaan ku wareeray sidaan kugu so heli lahaa ❤
@khadiirofficials2373
@khadiirofficials2373 2 жыл бұрын
Ruweyda shekadan Hore ayaa U Maqle Mel Ay ehed Mashegi Karo Maba Ogi ina ku Riyoday Lkn Codkaga Un Ha Udhagesty😢❤️
@hodanisha4621
@hodanisha4621 2 жыл бұрын
Dadweynaha chanal
@hamdacaqli817
@hamdacaqli817 2 жыл бұрын
1 mo ago ayad maqantay inshallah wad nabad qanta ❤❤❤❤❤❤❤❤
@alifreemann5440
@alifreemann5440 2 жыл бұрын
Wey Ruweyda aha sharafeysetahay. 😘👸
@nuurasantooni1742
@nuurasantooni1742 2 жыл бұрын
Hello ruweydeeey waa nailowdey baayoy come back 👋🙋🤗🤗👐
@zhaymaalovelymama3213
@zhaymaalovelymama3213 10 ай бұрын
Sheekadaan waa sheeko cajib ah 😮😮
@EsmaElmi088
@EsmaElmi088 2 жыл бұрын
Nah RuweYda manTaH waD zoh dheRaysE ya kuu duceeyey😅love ziz✌🥰
@saynabsiciid230
@saynabsiciid230 2 жыл бұрын
Well done ruweyda lkn sheekada abudalaal ba kaso dhegeystay qof garanaya wu garanayaa hdana wasi dhamaystay sheekadada wllo maadama sheekooyinkaga aan jeclahay 👌🏽
@kadijalove4769
@kadijalove4769 2 жыл бұрын
ASC ruwrydooooooy laguma haayeeee qeeyr majiraaaaa😢
@mabzuud9478
@mabzuud9478 2 жыл бұрын
Nosoo badi qisooyin vimpire ah😹😭❤️🥺
@sahalmubarak2293
@sahalmubarak2293 2 жыл бұрын
Sheekadan oo kle wa ka maqlay ruwayda😂😂❤️
@samiramusa4422
@samiramusa4422 2 жыл бұрын
Ruweyda cod dahab masha allah 🥰
@sahroyusufcumar6571
@sahroyusufcumar6571 2 жыл бұрын
Wll Ruwaydo mrka hore thanks wll dhacdadan hda kahor inad noga shekay sy inaga hubi
@ayannapea9856
@ayannapea9856 2 жыл бұрын
Ma dadweynaha ayaa ka sheekeyay
@ishwaaqmaxamed5480
@ishwaaqmaxamed5480 2 жыл бұрын
Suldaamadena Ruweyda Allaah ku Xafido abaayo mcn aad u Jeclahay Video yadada hadaana dhageesan Jawiga maalintyda maba ii saxna
@saynabmaxamed7249
@saynabmaxamed7249 2 жыл бұрын
Ruwayda kumeee xbbty!!!!😭🥺
YAA DHALAY ILMIHI LA HELAY?!
36:15
Ruweyda Style
Рет қаралды 189 М.
4 SANO KA DIB DHALO BARAFUUN AH AYA KIISKI XALISAY
34:55
Ruweyda Style
Рет қаралды 176 М.
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
MAXAA I QABSADAY!!
28:42
Ruweyda Style
Рет қаралды 89 М.
40 Qiso┇40 Qiso Ee Ygu Saameynta Badan 2023ᴴᴰ┇► Sheekh Musdhafa Xaji Ismaciil
3:26:03
SUUZAAN IYO LAMA YAQAANKII MAXA KALA QABSADAY!!
24:41
Ruweyda Style
Рет қаралды 162 М.
YAA DILAY RANA?!||Ogolaansho dil||
26:21
Ruweyda Style
Рет қаралды 190 М.
AABAHAY MA DILAABAA??
24:32
Ruweyda Style
Рет қаралды 87 М.
Q1AAD: YAA DILAY AYEY KULA TAHAY?
28:49
Ruweyda Style
Рет қаралды 159 М.
110 | Wax kasta oo ninka Soomaaliga ah ku saabsan.
1:08:45
Sahan Podcast
Рет қаралды 53 М.
NIN AYUU XAASKIISI KU QABSADAY MAXA KA RAACAY!
22:30
Ruweyda Style
Рет қаралды 125 М.
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН