SİDDEE LOO ADOONSAN JİRAY DADKA AFRİCA?

  Рет қаралды 27,385

ANNAGA PRODUCTİON

ANNAGA PRODUCTİON

Күн бұрын

Пікірлер: 59
@SucadaOsman-i3b
@SucadaOsman-i3b Жыл бұрын
Codkada iyo qisoyinkada wan jeclahay walahi m.a🥺🥰
@reallifesomalilander441
@reallifesomalilander441 Жыл бұрын
Mahadsanid Intexan Ayan Ku Geleya Norway. Waan Uu Bahna Video - Gan
@abdulkadirabukar5761
@abdulkadirabukar5761 Жыл бұрын
Asc waa ku mahadsan tahay barnaamijka adoonsiga historically. Laakiin waxaan jeclaan lahaa inaad barnaamij ka keentid midab takoorka ama faquuqa ka jira Soomaaliya ee dunidana ka qarsan sida jareer,tumaal,midgaan,madhibaan, gabooye, boon,yibir ,yaxar,aylo, etc or iwm. Waxaan kaa sugnaa waa barnaamijkaas si qoraayaasheena oo ay xadaarad u yeeshaan thanks.
@Maryama-j2l
@Maryama-j2l 10 ай бұрын
Asc ustad abdi rashd fldln waxad noshegta mapka. Adunka ma saxba madsanid shkr ustad
@cawaleibrahim7148
@cawaleibrahim7148 Жыл бұрын
Masha Allah ustaad
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 6 ай бұрын
Illahay wuu umamnuuci waayay marku qofku alle diido inuu adeeco uu kitaabka iyo tawxiidka maqliwaayo in la adoonsadu waa abaalkii waayo rabi ayuudiiday lkn tan gaaladu ay sameenyeen waadhaqaale
@muusemaracade3228
@muusemaracade3228 Жыл бұрын
Asc hore usoco bro
@abdihassen1623
@abdihassen1623 Жыл бұрын
dhinaca diinta waa sax naag adoon ah waad u galmoon kartaa bilaa meher
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 Жыл бұрын
Naag aadan qabin inaa u galmoonto aad kawadaa? Aayada iisheeg ama suurade kujirto????????
@kimehenaa3411
@kimehenaa3411 Жыл бұрын
Walal halal kuuma ahan see ula galmoon kartaa
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 6 ай бұрын
Wakhtigiinaga adoonimadu sidan may ahay ee xaqooda ayaalasiinjiray waayo illaaha caadilkaa ayaa qaxoodasiiyay
@ckariimcraxmaan5941
@ckariimcraxmaan5941 Жыл бұрын
Ustaad noo soo daay sheekooyin
@faisalabdi1187
@faisalabdi1187 Жыл бұрын
Muuqaal kaso samee siday isu hubeeyen adomadda plz
@IAmFATIMA15
@IAmFATIMA15 Жыл бұрын
Majeerten ba hawiye dhoofin jiray 😂🤣😆
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 6 ай бұрын
Astaqfurullaah isdaji wll kamada wanagsani wasadaqo 2qabiil midna ma ihi
@muniirocabdisaciid2024
@muniirocabdisaciid2024 Жыл бұрын
Lafdhabarka dhaqaalaha aduun ka manaqankaraa in qof aadane ah laadoonsado aniga fikradan ilama saxna hadii an jirin degal gaalo iyo muslim
@qadranuurachannel
@qadranuurachannel Жыл бұрын
Ma’am’s ha allah
@MrShirwa-cw5bm
@MrShirwa-cw5bm Жыл бұрын
Ilaa hada waa lagumaystaa dadka Afrika maskaxdaa laga gumaystaa hada
@nasrocabdiraxmaan4960
@nasrocabdiraxmaan4960 Жыл бұрын
Doladii gumesiga dido ne maskaxda laga gumestaa carab bdn ba arkay o somaliya ka falonayo waxena igu dhahen somaliya waxa doladnimada logu didan yahay ma ahan dad in lagu shaqesto ogol talabo kasto na shacabka ka horyimad carabta ba qar ba jiro maskaxda laga heesto saudi arabic ugu horeyo
@mahadyare123
@mahadyare123 Жыл бұрын
❤❤❤
@mohamedaliahmedhashi3246
@mohamedaliahmedhashi3246 Жыл бұрын
Mahadsanid ❤
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Afrika ✔ (Afsoomaali)
@hamseibrahim7840
@hamseibrahim7840 Жыл бұрын
Labo mid baad isku qaldaysaa adoonsi iyo shaqaale waa labo kala fog diintuna adoonsiga may mad noocin balse waa dhiiri galisay iyadoo axkaam iyo shuruudo u sameeysay isku midna maaha xaka cadaalada ama sinaashaha bulshada sida magta adoonka iyo guurka adonka intaba diinta islamku waa kala saraysiissay
@abdirahmantallman2263
@abdirahmantallman2263 Жыл бұрын
Barnaamijyadaada waan jeclhy inaan dhagaysto waana waxku ool lkn halka cilad ah oo uu leyahay oo aanan udhagaysan waxa waye waa uu dheeryahay waqti badan buuna ubaahan yahay marka iskuday in aad soo koobtid marwalba mahadsanid bro
@hadillaium
@hadillaium Жыл бұрын
Wx 3min ma rbtaa😂
@abdirahmantallman2263
@abdirahmantallman2263 Жыл бұрын
@@hadillaium wax kooban baa muhiim ah
@abdulkadirabukar5761
@abdulkadirabukar5761 Жыл бұрын
Asc
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 Жыл бұрын
Adoonsigu ma xalaalbaa mise waa xaaraan ii sheega bal
@anwaar.adaan.maxamud
@anwaar.adaan.maxamud Жыл бұрын
Sidaynu wada ognahay Ilahay wuxu inagu amray dhamanten inaynu adoon u noqono lkn bini adam aya is adonsanaya hadi ladhoho sacadan imaka kuma xaqijinkaro sababto ah diintu male magasho
@anwaar.adaan.maxamud
@anwaar.adaan.maxamud Жыл бұрын
Xaran maha lkn sida ugu fican ula dhaqan dharkad xidhatana u xidh halkad sexatana sexi
@Akhyaar142
@Akhyaar142 Жыл бұрын
Aragtida kala duwan islamku wxu qaba qof muslim ah inan la adonsan wna xaran galka kuguso dulay maxabistisa adonsan karta ayaguna marke dinta qatan wd xorayn
@abdihassen1623
@abdihassen1623 Жыл бұрын
sxb naag adoon ah bilaa meher ma u galmoon karaa
@Deeqow
@Deeqow Жыл бұрын
Hhhhhh
@barresagal8891
@barresagal8891 Жыл бұрын
Shuruudaha doonku waa maxay ? Sharcigeena muxuu xaq iguyeelanayaa
@muniirocabdisaciid2024
@muniirocabdisaciid2024 Жыл бұрын
Diinteena ma ma ogolala in qofl muslim ah laadonsado balsee hadii gaalo degaal eydhaxmaran degaal gaalada waalaadoonsankaraa
@abdihassen1623
@abdihassen1623 Жыл бұрын
is adoonsiga hadii la mam nuuci lahaa aduunku waxa uu noqon lahaa mid cadadaalad ku dhisan
@abdihassen1623
@abdihassen1623 Жыл бұрын
shekhda waydii nibi mxmd scws asagu xataa naag adoon ah wuu qabi jiray xataa saxaabada qaar xaasaskoodu adoomo ayay ahayeen
@abdulahiMohamed2023
@abdulahiMohamed2023 Жыл бұрын
Wixi wagas dhacay aad baan u xasusta😢😢😢 amba wa ka badbaday 1750
@hibohassan8059
@hibohassan8059 Жыл бұрын
Runta miyaa boowe???😢😢😢
@maxamuudcade9865
@maxamuudcade9865 Жыл бұрын
Cajib kadhig manawaal maanteen Shah Nah 😭🤣🤣
@macmacaan6394
@macmacaan6394 Жыл бұрын
Asalamu aaleikun mid baa raba in an ka daba tago, Somalida waligeed lama adoonsan, Tarikhdu waxay sheegaysa in yaku wax Adoonsan jireen sida Oromada mrkay dagalka ka so qafaashtan iyo Bantuda oo somalida ka shaqaysan jireen dhoofinta dadka bantu ga ah, dadka Bantugu waa dad Cameron iyo konfurta Africa kaso jeeday oo Somalidu so qafaashatay, Dadkaas ba Somalidu sii iibsan jirtay lkn Somalida dhabtaa waligood lama adoonsan, Taarikhda xataa meel kagama qorno Somali la adoonsaday
@muniirocabdisaciid2024
@muniirocabdisaciid2024 Жыл бұрын
Waaxan umaleey nayaa dadka somalida uyaqaanan jareerta in xiligaas wadama kaladuwan oo afrikah ayaa laga keeney
@Hassan-us8pi1pb1x
@Hassan-us8pi1pb1x 9 ай бұрын
Oo sidee ayay caqli gal ku tahay adigoo carabnimo sheeganaaya ninkii africa lahaa aad ku dhahdid banaankaa lagaa keenay Dadkan hadaysan somali eheen sidee bay %100 muslimiin afsomaliga dhaqanka ku heleen
@maxamedcolaad2447
@maxamedcolaad2447 Жыл бұрын
adosiga aduyada kajiri jiiraay madow kaliya miya adoon ahan jiiraay miisaa siido kale carabta iyo cadaanka iyo asiiyankaba waa lamiid
@zahranuor5999
@zahranuor5999 5 ай бұрын
@@maxamedcolaad2447 maya lkn bulshada madoowga ugu badneed adoonsiga
@malyuunhussein1395
@malyuunhussein1395 Жыл бұрын
👍
@liibaanbariise2850
@liibaanbariise2850 Жыл бұрын
sawirada cusub ee lagasoo qaaday meeha marso
@shaakirmohamed1317
@shaakirmohamed1317 Жыл бұрын
Wallo kasoo hadal AGOONTA ROOMAANIYA
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 Жыл бұрын
Omar inshaar kasoo daawo isagaa maalmo dhawayd soo dhigee
@Mohamed_Qadar
@Mohamed_Qadar Жыл бұрын
​@@mukhtaarciise2585 kanookale meeshaasoo kasoodaawaday war jceel somaaliyaa unahay😅😅😅
@abdiwahidabdiraxman13abdiw96
@abdiwahidabdiraxman13abdiw96 Жыл бұрын
MR Rer diini ayaa badanaa dadka gumaysan jireen😂😅
@shidevlogs7131
@shidevlogs7131 Жыл бұрын
Soomalidu waa dad dhibbadan oo bahdilka qadan. Ee wuxuu kawadaa dadka afrika kale gasooqado ayaa somaliyaa carabtaa loogadhoofinjiraye.sidoo kale xiligii talynigaa markuu rabaye inuu beerahaa koonfurtaa qotaa afrikuu dad kasooqadanjiraye
@Akhyaar142
@Akhyaar142 Жыл бұрын
Somali mba ogola inla gumaysto wa la is mamuli jiray un tankale rer dini siyad bara ugu horeyay cid wax mamushe anago mj ah boqor cisman iyo kenadid iyo sharmarka kahoreye ninyow cadi iska dhig somali isma adonsan ismana gumaysan inla is mamulana dhib kuma jirto
@abdullahifarah7747
@abdullahifarah7747 Жыл бұрын
Dagaalada africa laga abaabulo,waa new slavery, Kedibna qaxooti ahaan loo qaabilo si reer galbeedku u helaan shaqaale jaban, iyagoo aan kharash ku bixin, mararka qaarkoodna ingaa kharash ku bixino si aan ku gaarno yurub iyo maraykanka
@heersareofficial2738
@heersareofficial2738 Жыл бұрын
1
@bighomie49
@bighomie49 Жыл бұрын
We ar the biggest number of the under the slavery
@cabdiwelicali2131
@cabdiwelicali2131 Жыл бұрын
Hadana waa la adoon sadaa yadoo la khasbin marka loo eego maskaxda
@Akhyaar142
@Akhyaar142 Жыл бұрын
Mesha ad ledhy islamku si dhaba uma mamnucin sax mahan islamku wu mamnucay qof muslim ah inla adonsado sidokale galka hdaydan dagal iskaga hor iman inla adonsada sidokale mamnuc waye islamka dhaxdisa wxa adon ah kaliya galada dagalka lagu qabte sodishay ayaguna marke islamka qatan shurud la anba lagu xoraynaya diintena ina fahamna fcn
FADHİGİİ SOMALİA UU KU KALA QAYBSADAY GUMEYSTİHİİ YURUB (FULL CLİP)
37:20
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
MEYD AYAA DHULKA LAGA HELAY WAXAA U ABUURAY DOOD
12:33
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 60 М.
SİDDA LA İNOOGA GUMEYSTO MASKAXDA WAX BADAN KA OGOW
18:30
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 26 М.
MOWDUUCAAN MAXAY UGU GAALOOBEEN DAD BADAN? EPİSTOMOLOGY
20:05
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 60 М.
Are Women and Men Equal? Ex-Muslims vs Muslims | Middle Ground
46:36
AQOONTA CİRKA HALKA AY KA BİLAABATAY?
19:38
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 146 М.
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН