Ilaahayow u naxariiso Awoowo Cumar carte qaalib😭😭😭
@fathia54612 жыл бұрын
Ilaahay. Ha unaxariisto cumar carte qaalib amiin
@ilyesRajaa-cb4ne Жыл бұрын
Alaah unaxriisto cumar carte qaali😢geesi qaran
@omerabdiselam59304 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Aamiin Aamiin Aamiin yaaa rabbi
@raagedirir91714 жыл бұрын
alle ha u naxariisto marxuun cumar carte
@aminafarah74944 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto Cumar Carte Qalib
@mahadibrahim16154 жыл бұрын
إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناتك يارب العالمين
@a.mohasniper54134 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto marxuumka. Ma odhan kara qaalib waxa uu ahaa ragii ugu waawaynaa ee Somalia inagu daray . !
@abdirahmanfaarah39124 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto janatal fardawsana haka waraabiyo marxuumka ehelkii iyo qaraabadii aw ka baxayna samir iyo iimaan kaamila allah haka siiyo inaalilaah wa inaa ilayhi raajicuun
@kafisaabdullahi97934 жыл бұрын
Allaaah u naxariisto
@عبدالكريماسدى4 жыл бұрын
أنا الله وأنا إليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناته ويلهم أهله الصبر والسلواامين يارب العالمين
@somalia27304 жыл бұрын
Allaha naxariisto wuxuu ahaa nin soomaalinimo ku weyn tahay shaqo badan qaranka usoo qabtaya
@abilahimohamed1614 жыл бұрын
Wakaan cumar carte wuxu amiinsanaa kzbin.info/www/bejne/Y4DEiqKpdpd_l7c
@a.mohasniper54134 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto
@suldaanseerar76404 жыл бұрын
Alla has naxristo marxumka😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@calicabqaricalicabqari65984 жыл бұрын
ألله يرحمه ووسع خبر ه
@Somaliland-First4 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto.
@craxmancalixuseenbalwakaja2754 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto 🙏🙏
@somaltech68294 жыл бұрын
Alle hawnaxaristo
@yousufhassan12064 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto su,shana alle ha u fudeydiyo
@craxmancalixuseenbalwakaja2754 жыл бұрын
😭😭😭
@fylxuuriye29404 жыл бұрын
Allow ku Jane
@MohamedAli-hj3mz4 жыл бұрын
1922 ayuu dhashay cumar carte
@suleymaancali72304 жыл бұрын
Xooga dalka Soomaaliyeed ha isu dhiibaan jabhadaha 1991 waa maalin madow waayo qarankii Soomaaliyeed ayaa ceel dheer oo gudcur ah lagu ridey.
@ismailjama1784 жыл бұрын
1991kii maba jirin wax xoog military ahi.Askari walba qabiilkiisii ayuu ula tagey qorigii uu haystay.In yar oo looma ooyaan aheoo meel ay tagaan garan waayey ayaa malaha tuulo tuulo joogay.
@abdirahman23404 жыл бұрын
Markaad adiga caruurtada iyo dadkaagu nabad haysteen waxa ka jiray Somaliland Qax iyo dil iyo kufsi danna kamaad lahayn waabad ku tageersanayd Siyad Bare xasuuqa markaa wa aragtida bahalnimo in aad ku sheegto ciidankii ummadaa qixiyey xoga dalka somliyeed.
@kingmarwanofficiall93284 жыл бұрын
Ninkaan waa Ninkii Qarankii Soomaaliyeed God kuriday markuu ahaa Waziirkii Gaashaan dhiga Nin fiican ma,eheen runtii 1989-1990kii 😎
@a.yaraba7437 Жыл бұрын
aday kula tahay oo waa rayigaga , bal se maha xaqiiqda taasi
CC qaalib 1991 isagoo ah raysal wasaarihii soomaaliya wuxuu amar ku bixiyey in xoogga dalka soomaaliya ay hubkoodii ku wareejiyaan jabhadihii qabiilada ahaa sidaasna ay soomaliya civil war rasmi ah u gashay.weligii meel uu soomaaliya magCeeda ku matalay oo aan fashil ku dhamaan ma jirto
@suleymaancali72304 жыл бұрын
Waa sax
@a.yaraba7437 Жыл бұрын
waayo jabhadiisi SNM oo kale bu modayay dad dacad katahay somalinimadu
@sidrasirad94754 жыл бұрын
sowka ciigalna leh nalama soo dhowayn xuduudaba nalaga xidhay