maxaad.ka.ogtahay xaalada ceerigaabo wasiir amni baad sheeganaysaaye yaa qaafil? Kaas oo miidhan baa lays ka magacaabayaa. Wax ka qabo argagixisadq ssc ee ceerigaabo soo gashay haddii aad wax tarayso. Yaa naa'im nin hurda bay xilnoogu dhiibayaan.
@ayaanqaali857016 сағат бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@gothabdirizak214617 сағат бұрын
Sandheere Ninkii granayaa waa garayaa guumeystaa Dalka Loo cumaamaday wan garanayey inaanu wax wacan soo wadin ee ay ahyd kursiga NASAARA WAAR NASAARA WAADNA GUMEYSEEN ISAAQOOWE
@shabeel746716 сағат бұрын
Acuudu billah. War Cabdallah Sandheere waa tuugii dhulka Berbera dhacay markii uu ahaa Mayarka oo ilaa maanta iibiya dhulkii uu boobay, wuxuu ahaa sarifleh baqaashleh kacay oon baystayn hayn markii dambena la kulmay doorashadii Berbera ee Mayarnimada taas oo uu ku guulaystay hadaba bal isbar bardhig ninkii falasay shalay iyo ninka milyaneerka noqday markii Berbera xilkeeda laga wareejiyey, waxa la yidhaa ama dadka ugu dhawdhaw ku tilmaamaan waa investor kii ugu horeeyey ee Ciro maalgashaday mrkii uu sagxada ku soday ee uu mucaaridka ahaa oo lacagtaa xaaraanta ah ku maalgeliyey intii aan dawladaha Jibouti, Somalia iyo Qatar aanay soo badhi taarin, markaa Cabdallah Sandheere ta kale waxaan u malaynayaa ama waa intermediate ama waa secondary hadii uu ugu bato, markaa kan wuu kula kufay, ta kale waa dawlad u eeg tii AHNX Cumar Carteh Xamar ku dhisay markii Afweyne wadanka laga saaray ee gadhaysay 80 ka wasiir taas oo uu yidhi waa muraayad ee iska dhex arka, maanta Ciro wuxuu leeyahay iska dhex arka taasna waxa ugu wacan dad badan oo laga soo eryey Kulmiye oo ku biiray oo ahaa kursi doon ama lacag doon laakiin dhinaca uu ku fiican yahay waxay tahay tuugtii macruufka ahayd ee Kulmiye ka yimi iyo kuwii Wadani ee huwanta ahaa kumuu soo darin, waxaynu sugnaa waa kuwii kuraasida waayey oo dhawaan qayladooda la maqli doono sida Ramaax, Ismail Faqash, Galaal iyo kuwa badan.
@nololchannel311416 сағат бұрын
markaan arkay odaygan hadalkiisa iyo siduu isku qaloocinayo ayaan dareemay inaanu midh ahayn hadana kaaga daranta jiiif caaqilkiisiibaa la socda ciro uu ku khaldan yahay inuu wasiir ka dhigo odaygan wlhi waxay ahayd oo kale haduu 28 wasiir magacaabay inuu samaroon 8 ama 10 siiyo.