Fanka Iyo Suugaanta Abwaan Axmed Saleebaan Bidde | Qaybtii Sadexaad

  Рет қаралды 48,146

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

Пікірлер: 64
@dacwadaiyodiintachannel6376
@dacwadaiyodiintachannel6376 4 жыл бұрын
Xagaaga markaan u ciiray Inaad xaska iiga baydhaa Xeerkiisa jacaylka maahe Inta heesta sigaara u jecel Like ta haygala bakhayin Qaar lagu sigtaa jireee
@aymanMoha6
@aymanMoha6 4 жыл бұрын
Illaahay ba mahad leh iga dhigay muslim walibana soomali iga dhaliyey nooguna deeqay shaqsiyaad qiima leh koobsadayna waxyaaba badan sida Abwaan Axmed salebaan bidde Cisi iyo sharaf ku noolow ❤
@yasminjama2703
@yasminjama2703 4 жыл бұрын
Axmed saleebaan Bide waa helye soomaaliyeed oo afka somaliya taajir ka dhigey.🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Axmed saleebaan Bide iskuma nihi qabiil laakiin waxa aanad Indhaha ka qarsankarin in uu yahey Helyey Somalia aha oo afkeen somaliyeed aad iyo aad kor u qaadey Nooley. Axmed Nooleylo!!!🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohamedsahardidabdirahman2962
@mohamedsahardidabdirahman2962 4 жыл бұрын
Laakiin reer soomaaliya maaha ahmed ku xisaabtaman somaliyina waxba isuma aha nin kastaaba ninkiisa ayuu yahay waa nin rèer Somaliland oo Somalilander ah
@abdikhaaliqmohomed9066
@abdikhaaliqmohomed9066 4 жыл бұрын
@@mohamedsahardidabdirahman2962 hhhh wr haaye nin soomaliyed mnu ahayn wadankisa laga hadli maaye😁
@asiyawarsame4833
@asiyawarsame4833 4 жыл бұрын
@@abdikhaaliqmohomed9066 wu yahay lkn naagtu calanka somalia maxay kala sodontay
@asiyawarsame4833
@asiyawarsame4833 4 жыл бұрын
@@abdikhaaliqmohomed9066 wu yahay lkn naagtu calanka somalia maxay kala sodontay
@user-vt7fk1kx1k
@user-vt7fk1kx1k 2 ай бұрын
Woooow, Adeer, Abwaan Ahmed Suleman Bide wuxuu istaahila in taallo Loo dhiso, Cigaal ka tuura sawirkiisa Airport Hargeysa ku dhajita Abwaan Ahmed Suleman Bide❤ Big hug 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@niiimoahmed2541
@niiimoahmed2541 4 жыл бұрын
Thanks saab tv thariikh iyo abawaan qiimo wayn inugu leh
@abdishakureid795
@abdishakureid795 4 жыл бұрын
Alle cimriga ha u dheereeyo abwaan axmed saleban BIDDE abwaaniinta dhimatayna alle naxariista jano haka waraabiyo Inta noolna alle hadaayo
@adaruzmohamed2207
@adaruzmohamed2207 4 жыл бұрын
XANSASKA SHIDA🔥 SUUGANTA AMA FALKIYA GUUD🙏 AHAAN SOOMALIDA WAA REER SOOMALILAND❤❤ XAQIIQATAN
@user-vt7fk1kx1k
@user-vt7fk1kx1k 2 ай бұрын
Jacaylka, Reer wey Reeka ugu qiima Badan, waa reer taarikh Badan ku leh geyiga somaaliyeed waxay Ka soo jeedaan Suldandd Guuna, Geesi ninmo,deeq lama soo koobi karro❤🎉🎉🎉
@MrLooyaan
@MrLooyaan 4 жыл бұрын
اطال الله عمرك احمد سليمان بدي شاعررائع ومبدع وكلماته روعه واتمني له دوام الصحه والعافيه
@abdinasirmohamed4012
@abdinasirmohamed4012 4 жыл бұрын
Waad ku mahadsantihiin sida fiican ee aad abwaan axmed saleebaan bidde taariikhdiisa noola wadaagteen
@freefireplayerpro3405
@freefireplayerpro3405 4 жыл бұрын
Hadan sodhamystay qaybtii labaad tana waanigan lakulmay wa barnamij xiiso leh runtii
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
Alla raxmaa inta gurgigood dhabtaa tagtey Kinsi xaaji adaam qof cajib aheyd fanaanad xishod ka muuqado o oasturan halaka waxaan ka arka a muic tumya ismcil yare soksifoonka miya ala yidha aiyo diifow kitaarkaa inta kale magcyadood a waan liqey
@cabdilahidahir9769
@cabdilahidahir9769 4 жыл бұрын
Alle cimriga haw dheereyo axmed saleban bidde waa fankii somalida oo lugeynaya
@MubYus
@MubYus 4 жыл бұрын
Aamina cabdilaahi.. faananad weyn.... si yar siyar.
@abdiabdillahi9179
@abdiabdillahi9179 4 жыл бұрын
Saab wad mahadsantihiin abwaanadiiw aa waynaa barnaamijyadan oo kale inoo qabta nahdi yare salaan
@adalimpire4128
@adalimpire4128 3 жыл бұрын
SAAB TV iyo axmed saleban bide salaan hayga gaadho waa barnamij qimo badan waxa jira abwaano iyo fananiin xiligii axmed jiray oo hada nool iyagana waxan jeclan lahayn inad maqoolo naaga qabataan intey nool yihiin si ay hanti noogu noqoto kuwayagan dambe
@odayjama1829
@odayjama1829 4 жыл бұрын
Axmed salameen bide waa badwayn sugaantiisu inuu somaali ka dhashay ayaa hoos udhigtay haduu dalkale ka dhalanlahaa qaybta buu ku noqanlahaa waxbarashada school lada .sorry adeer waxaan kuugu abaalgudnoh malaha sorry.
@MubYus
@MubYus 4 жыл бұрын
Axamad cali cigaaaal... Fanaaan weyn heeso wacan leh
@salahkooreeye6350
@salahkooreeye6350 4 жыл бұрын
Adeer Heesaha fannaaniintii hore u qaadday codkooda namaqashiiya, ee naga daaya kuwan barooranaya ee meesha fadhiya.
@abdifatahali6247
@abdifatahali6247 4 жыл бұрын
Qeybta sedexaad weeyaan waana qeybtii ugu danbeysay barnaamijyo kale wey soo socdaan hanaga degdegana walaalayaal
@yuusufaxmed4781
@yuusufaxmed4781 4 жыл бұрын
inanta heesta siyay siyar qaadaysaa way cod macaantee ninka kabanka tumayaa ayaan aqoonin kabanka
@sahalcali4196
@sahalcali4196 4 жыл бұрын
Waad ila aragtay xariif kumaaha wali casharadaanu caadi uqaadan iskuulka wuu jarjarijiray malaha😀
@loobogay5895
@loobogay5895 4 жыл бұрын
Sxbayal sidaad modeen maaha, ninku si fiucan buu kamanka u garanayaa waabu xarrago-tumayaa ee siiqadii iyo laxankii heesta ayaanu xasuusnayn ee wuu qiyaas buu iskaga wadaa
@musphaibrahim171
@musphaibrahim171 4 жыл бұрын
Saab tv ilmaderayaal waxanòo badh go'ah naga daaya barnaamijku sidii faleebada ayuu noogu socdaye bal qaybta 4aad kusoo dhakhsada
@faraxkader9810
@faraxkader9810 4 жыл бұрын
Alle ha caafiyo abwaanka
@rodahussien1919
@rodahussien1919 4 жыл бұрын
Waa habeen qimo badan waa madal lajoogaa , Rutii
@ahmedjama5693
@ahmedjama5693 4 жыл бұрын
Livekii sadexad ee aan la kulmo Alle ha xafido abwaanka
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 4 жыл бұрын
Cigaal laxaminta iyo tumista ayuu ku caan ahaa
@asmaqaali7739
@asmaqaali7739 4 жыл бұрын
Ax 😥😥😥ragna waa ragii hore hadalna waa intuu yidhi😥 maxaa xigmad ka buuxda
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 4 жыл бұрын
Abwaano mar la araga Fanaanin mar la araga Walee dib looma arkp
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 4 жыл бұрын
SANDULAAN KU WADAYAAYE 😂😂😂
@xabsicaashaq6267
@xabsicaashaq6267 4 жыл бұрын
Siduu sacabka utumaayo fiiri lafo horre
@MubYus
@MubYus 4 жыл бұрын
Cod macaanaaa..
@HalisTa..22
@HalisTa..22 9 ай бұрын
28:40 Magool moye Fananada kle waa tuma😮
@adalimpire4128
@adalimpire4128 3 жыл бұрын
Heesta DHABTU JACEYLKU YAALA fanaanka dhulka isdhigaya ee mogool laqaadaya heesta codkisu waww lama arag weeyi magaciisa ilawadaga please cidii garanysa
@kmh5820
@kmh5820 3 жыл бұрын
Maxamed aadan Shamuuri
@MubYus
@MubYus 4 жыл бұрын
Cod macaaanaaaaa.
@kashaanimohammed8686
@kashaanimohammed8686 2 жыл бұрын
SCW ❤❤❤
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
hestan hees jacyeel baan moodayye ,ma cumlamdii baaa lo smayeye wlaee ina ahmed slabeen wa aku xadey jalle siyaad kkk
@ayatulaah1634
@ayatulaah1634 3 жыл бұрын
Daruurha cirkoo shuux soo shubay aroornimo Dabayluhu shanqadhiyu shaxbax leeyey dooggi shishe qofaad u jaceshahay sheedda mayska eegteen miyaad shuqulka caashaqa Baahid ku shawrteen idiinkoon wax sheeleeyn shay dadanna kaba dhigiin sharacalle xishood jiraa waa shax laba gayaanee siyar maw shushubiseen shishe qofeys_tiqiineen adigoo shidda u qabeye jacaylkaa ku shidayee edhayaha kashifeye Gantaashii ku shaqalnayd seedaha wadnaha xuloo shay duulay weeyee markuu shiiqay nabarkii idiinkoon wax sheeleeyn shay dadanna kaba dhigiin sharacalle xishood jiraa waa shax laba gayaanee siyar maw shushubiseen shishe qofeys_tiqiineen adigoo shidda u qabeye jacaylkaa ku shidayee edhayaha kashifeye Gantaashii ku shaqalnayd seedaha wadnaha xuloo shay duulay weeyee markuu shiiqay nabarkii idiinkoon wax sheeleeyn shay dadanna kaba dhigiin sharacalle xishood jiraa waa shax laba gayaanee siyar maw shushubiseen shishe qofeys_tiqiineen adigoo shidda u qabeye jacaylkaa ku shidayee edhayaha kashifeye Gantaashii ku shaqalnayd seedaha wadnaha xuloo shay duulay weeyee markuu shiiqay nabarkii idiinkoon wax sheeleeyn shay dadanna kaba dhigiin sharacalle xishood jiraa waa shax laba gayaanee siyar maw shushubiseen heestaan waxa low qaaday Hodan cabdiraxaman Aabaheed low qaaday markii dowlada siyaad bare xirtay waxaa i qaaday Aamiino abdullaahi xirsi Aad iyo u jaceylan jirtay candiraxmaan dheere Allah ha u nxariisto janadul fardowsa intii dhimtay dhamantooda howbalada waaberi kinsi Xaaji shara axmed jamaca khadra daahir cige maryan mursal xaliimo khalif magol binti cumar gacal sahra ilaayas seyanab Cali baxsan seyanab cige faadumo abdullaahi mandeeq faadumo qaasin amiin abdullaahi xirsi faadumo qaasin xabiibo toxow faadumo axmed Cali cigaal salaax qaasin maxamed suleeyman tubeec cumar dhuule axmed yaasiin digfeer axmed maxamed mooge liibaan axmed mooge liibaan cabdi taliil warsame maxamed qasaali warsame xasan adan smatar khadiija Maxamuud qalanjo wayo hoballda waaberi abwaaanda Maxamuud abdullaahi ciise sangub maxamed Cali kaariye maxamed axmed suleeman biide cabdikariin faraax jiir abwaan hadraawi Cali sugleeye hadaba sheikh mumin intii nolol cimri dheere cibaado suuban u rijeyanaa dad wa dadkiye hore xasuus Ayaan galaa mar marka qaar 😭😭😭😭😭😭
@kashaanimohammed8686
@kashaanimohammed8686 2 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto intii dhimatay intii noolna cimri dheer io cibaado san i.n 🤲
@mohamedomar9004
@mohamedomar9004 2 жыл бұрын
Odayga waxa uu ahay cusuri weyn only fanaantii reer wagooyika kaliya heesha uu siin jir 99%, waa qof xuun
@mubarakmahadmohamed
@mubarakmahadmohamed 2 жыл бұрын
Faqash waxba laguma aamini jirin waayo siday noogaleen ayay ogaayeen oo dawladii aanu wada dhisanay naga qadisay
@hudayfibrahim37
@hudayfibrahim37 4 жыл бұрын
Aad Ayaan u Nasiib badnahy Haddaan suganta ku dhashay dhulkeeddi
@salahkooreeye6350
@salahkooreeye6350 4 жыл бұрын
Kkkk waar taa heestii Aamina Cabdullaahi ku galgalatay malaha maanta ka horba meel kamay heesin.
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 4 жыл бұрын
Heestii amina cabdilahi way kaga ciyaartay
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Kamanka ayaa si xun xun loo garaacay ceeb, inanta isagaa ka kharibay
@haaruunmacalin8650
@haaruunmacalin8650 4 жыл бұрын
xagaaga markaan uciiray inaad xaga iiga baydho yaaqdaya
@xaalicilmi8155
@xaalicilmi8155 4 жыл бұрын
Kinsi xaaji adan waana inaad xaska iiga baydho
@moseskaahin8631
@moseskaahin8631 3 жыл бұрын
Saab tv1, barnaamijkan noo sii wada
@daadihiye629
@daadihiye629 4 жыл бұрын
Aar ina guneedka.ciradii Coontaye waxba sheegi maayee naga WADA midgaan idoora Bariba siyaad bare nagumaystay ayay WADA odhanayaan ragba Maaha wuxu
@sakariyeabdulahi2043
@sakariyeabdulahi2043 4 жыл бұрын
Waar Reerka maxad ka Rabta Sheekh iyo shiirifba way leeyihine Maxa ku Qaday akhiiradada. Washman ka Noqo idoor iyo ciidkala toona inad caydo damanad uma haaysatiiid
@elmiali6710
@elmiali6710 4 жыл бұрын
Kkkkk Somaliyay Tooso Tooso isku tiirsada waa ninkii sameeyay
@hudayfibrahim37
@hudayfibrahim37 4 жыл бұрын
Adigu maxaad leedahay kii meelmaad ahayd mise runtaad diidaysaa
@elmiali6710
@elmiali6710 4 жыл бұрын
Kaahi daa abwaanka dhaxal buu inoogatagay sida Aabo siyaad oo kale
@hudayfibrahim37
@hudayfibrahim37 4 жыл бұрын
Ina siyaad hanagula waregin ader dhaxalka abwaanka rer Somaliland uun baa leh gedo IYO meelahaa aada nio
Just Give me my Money!
00:18
GL Show Russian
Рет қаралды 1 МЛН
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 12 МЛН
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 202 МЛН
BARNAAMIJKA FANKA IYO SUUGAANT TIRIIG XAASHI
27:55
SLNTV
Рет қаралды 9 М.
Taariikh faneedka Abwaan Axmed Saleebaan Bidde’Qaybta 2AAD
1:00:36
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 19 М.
Taariikh Faneedka Abwaan Axmed  Bidde’Qaybta 1AAD
50:13
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 46 М.
Just Give me my Money!
00:18
GL Show Russian
Рет қаралды 1 МЛН