No video

Taariikh Faneedka Abwaan Axmed Bidde’Qaybta 1AAD

  Рет қаралды 46,696

Cumar Seerbiya

Cumar Seerbiya

Күн бұрын

Пікірлер: 41
@mohammed-jama
@mohammed-jama 5 жыл бұрын
*axmed saleeban bidde waxan ku jecelahay alle ha xafidee xasuustiisu aad bat u fiican tahay* ❤👍
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 жыл бұрын
Aad iyo aad runtii Alle ha barakeeyee xusuustiisu caadi maaha, waxaan marar badan dhegaystay abwaaniin kale sida Cabdi Qays ama Siciid Xarawo oo iska dhaaf inay xusuustaan magacyada dadkii riwaayadaha matelayey heesahay sameeyeen xataa ka jawaabi karin oo hilmaamay.
@yassinadan1455
@yassinadan1455 4 жыл бұрын
Cumar seerbiya Mansh allh barnaamijyadaadu wey igu duxayaan caadi maaha waa barnaamijka iigu xiisa badan intaan utubka daawanayey cumar walaalow maad taariikhdii xuseen awfaarax dubad allh how naxariistee ka hadashid abwaankaas waxaa loogu yeedhi jirey abwaanka abwaanada Xuseen wuxuu ahaa abwaan qaali ah Shukran saaxiib
@AbdixirsiZuudi
@AbdixirsiZuudi 11 ай бұрын
Allaha xifdiyeee ahmed saleemaan bidde wuxuu 60 sano ka hor sameeyey waxay la mid tahy wuxuu hada sameeeye m.a Xasuus fican uu leeyhy
@LabeentaBulshada
@LabeentaBulshada 5 жыл бұрын
Mahadsanid saaxib Cumar. Qeybta xigtana waan kaa sugeynaa.
@subeercalanle9074
@subeercalanle9074 5 жыл бұрын
Serbia waa historic gentalman aad u maskax badan go forward
@faadumomaxamuud9329
@faadumomaxamuud9329 5 жыл бұрын
MASHA Allah Abwaan Ahmed Salleebaan Bidde Cimriga Iyo Caafimaadkaba Allah Hakuu Barakeeyo Shaqsi Qiimo Wayn Leh Baadtahay
@mrkaariye6091
@mrkaariye6091 2 жыл бұрын
Waa abwanka 1aad ee an taggers abwanada somalida
@abwaandhajacofficial4386
@abwaandhajacofficial4386 4 жыл бұрын
45 riwaayadood 300 heesood cimri dheer abwaane
@badalcabi6312
@badalcabi6312 4 жыл бұрын
masha allah abwaan iyo badh
@abdirahmanindhayare2615
@abdirahmanindhayare2615 4 жыл бұрын
Seerbiya waa wariye maskax furan waad ku mahdsanthey taarikhda aad kareebayso abwanada iyo fanaaninta sido kle waad dheertahey dadka xasuusta aad siiso marka ay garan wayan erayadii ay sameyeen iyo dhacdoyinkii aysoomareen
@foosiyacali2158
@foosiyacali2158 4 жыл бұрын
wllky serbia runti wax wacan bad bulshada somaliyed u hayza wana ku amanantay midda
@mohamedthegreat4737
@mohamedthegreat4737 5 жыл бұрын
Masha allah. Ilaahay cimriga haw dheereeyo
@cabdiciisecajuun2317
@cabdiciisecajuun2317 5 жыл бұрын
Baashe Sheekh Nuur ayaa LA odhanjiray aniga ayuu adeerkay yahay waa sidaa
@geesigunirifayso305
@geesigunirifayso305 5 жыл бұрын
Waa magafe ilaahay runtii waxan yaabay qasaali. Ilayn baasha lahaa
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
Fan intii hirgashaY ninkaY maskaxdiisa kasoo maxaataY makanaH.....🤣 Axmed Saleeban Bidde..... Mahadsanid walaL cumar....
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Taariikh xusid mudan
@alijama9470
@alijama9470 2 жыл бұрын
Waa si yar MA u shushubinaa Maaha ma u shushubanaa
@ayaanleaxmed1435
@ayaanleaxmed1435 8 ай бұрын
Axmed saleban biide alle csfimadka haku barakeyo
@osmansufi4066
@osmansufi4066 7 ай бұрын
Berigaa uu sheegayo 1961kii uu abwaanku ka sheekaynayo ee dayaxa dugsigii dhexe ee boarding ama hooyga ahaa uu mishiinka laydhka ka shaqaynayey ee iskuulka uu haystey cabdisalam xaji aden aw cilmi qabile aun kuxigeena uu ka ahaa xasan cali heneri aun waxa iiga sheekeeyey nin adeer ee ah 1982gii anagoo xamar bilaaja xamar joogna odeyga ii adeerka ah waxa la odhan jirey maxamuud xarbi wuxuu yidhi dayaxa iskuulka anigu waxaan qaabilsanaa mishiinka biyaha abwaankuna korontada markaas maalin mid kaayo ayaa labada mishiin ka wada shaqeeya midna waa nastaa oo qadada ayuu noo sii kariyaa maalinta uu isaga fadhiyo abwaan axmed markuu digsiga dabka saaro ayuu hal abuurnimo bilaabaa waxaan duhurkii soo rawaxaa digsigii oo gubtay iyo isagoo markuu waraaqihii qoraalo heeso ku dhameeyo uu gidaarada qolka qoraal ka buuxiyo kkklkk dee dib ayaanu wax u karsanaa sheekooyin badan oo qosol leh buu iiga sheekeeyey oo xiise leh
@sarahussein5872
@sarahussein5872 4 жыл бұрын
Riwayadu cidi may qorin maxaa somaalida wax ka lumay.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 жыл бұрын
Nice
@alijama9470
@alijama9470 2 жыл бұрын
Cumar heesTa qaasin waxay ahayd Malabooy malabooy Mays maqalnaa maataa ciidee mays maqalnaa
@garadkaofficial1395
@garadkaofficial1395 2 жыл бұрын
13 sep 2022 hargeisa somaliland...... Jawi dagan ++++shaqo gudaheed
@alijama9470
@alijama9470 2 жыл бұрын
Cumarow riwaayada muftaax heesta dhiiris ee huryo lahaa ee cismaan maxamed qaado jiray miyay ku jirtay ??
@maxamedguulle2316
@maxamedguulle2316 5 жыл бұрын
Aad ayaan kuugu hanbalyaynayaaa Cumarseerbiya nin da'yara haddana Taariikhda fanka. Waxbadan kahaya ayaad tahy hanbalyo hanbalyo sxb. Barnaamujkaagu lafdhabar taariikheed weeeye ooo waxbadan ooo beeena fanka ka saaaray iskuna xidhay laba Jiiil
@mhassan0163
@mhassan0163 5 жыл бұрын
walaal Cumar Seerbiyo ma reer muqdisho ayaa
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 3 жыл бұрын
@@mhassan0163 Waa wiil Soomaaliyeed, hadda ku nool Xamar, waase reer Hargeysa Cumar. Thanks
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
@@AbdiazizSaidAhmed cabdicasiis sacid wllo meel aan kalaso xidhidho ayan jeclan laha inad iishegto ado raliya wllky
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 3 жыл бұрын
@@buuxciise2167 Cabdicasiis Bootaan ku qor facebooka sxb. Mahadsanid
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
@@AbdiazizSaidAhmed haye saxib 🙏
@diananaabdi527
@diananaabdi527 4 жыл бұрын
M.a wll
@iamhaleel
@iamhaleel 4 жыл бұрын
Ma la guban hadaan geele mire sheegi gacantiisa. Salaan carabay. Ahun
@b.m.qsiraadiftiinshe1382
@b.m.qsiraadiftiinshe1382 2 жыл бұрын
Saxib waxa ka dhiman heesii oo luuqa inaad ku so darto,
@cabdiciisecajuun2317
@cabdiciisecajuun2317 5 жыл бұрын
Waxbaa ku jira kkkkk
@xudayfemakhtal8963
@xudayfemakhtal8963 5 жыл бұрын
Dhaqal iyo dhigaal Sln sharafaysan oo nafaqaysan oo ku dhahantahy soomaali nimo ayn idiinku slmy intaas kadib fananka wayn uduceeya wxn mrlbd xusayaa soomaaliland iney soomalinimadoda kuqancan
@sabonagisomaliland5469
@sabonagisomaliland5469 5 жыл бұрын
Waar nagala tag niicda somalinimo layne somalinimo taad ku xaarteen weeyaan ku qanacoo qaraxa ka daa
@maxamuuddaacad5296
@maxamuuddaacad5296 2 жыл бұрын
Murti iyo maawelopa way lunty
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 32 МЛН
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 15 МЛН
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 33 МЛН
Somaliweek Festival  2022-Cumar Serbiya & Buuga Fan & Fanaan
1:08:19
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 23 М.
Wareysi | Ahun Cabdiqadir Xirsi Yamyam Qaybta 1aad
43:18
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 82 М.
Taariikh faneedka Abwaan Axmed Saleebaan Bidde’Qaybta 2AAD
1:00:36
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 19 М.
Cali Sugulle, Dararamle & Xudeydi
34:42
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 86 М.
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 32 МЛН