Barnaamij ku saabsan jabintii jeelka Mandheere ee mujaahid Lixle

  Рет қаралды 263,745

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

Пікірлер: 359
@maxamed7258
@maxamed7258 2 жыл бұрын
Thank you for recording this history. This will live forever. I watched M xeyd on Xusuus reeb show who told this story exactly the same way.. never forget your HERO..
@Zeus-d2d
@Zeus-d2d 4 жыл бұрын
Adeer Lixle ilaahay haku naxariisto. Tacabkagi muu khasaarin waata xoriyad ku naalooneeno.
@a.mohasniper5413
@a.mohasniper5413 4 жыл бұрын
Waxa cajiib ah odaygu sidu dadka magacyadooda, magaalooyinka, qabaailkooda iyo tariikhda u hayo . Wooow. Maanshalaaah
@maxamedmayle
@maxamedmayle 2 жыл бұрын
Hhh waxan waa in yaroo tirsan wxa la ilaawo ma ahn
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 жыл бұрын
Alloow mahadi kaa gaadhay,, Wallaahi reer somaliland waa dad calool adag oo wada geesiyiin ah, Waa dad maalintay u daran tahay ilaahay talo saarta, Waa sooma jeestayaal( haday ciin daaqayso) Aan balaayada wajiga ka qarsan,, for ever Somaliland rep,,
@salmanxadarisalmanxadari4445
@salmanxadarisalmanxadari4445 Жыл бұрын
Maanta kawaran 😂😂😂
@SidikAbdilahi
@SidikAbdilahi 11 ай бұрын
Maxaa jira maanta?​@@salmanxadarisalmanxadari4445
@adaruzmohamed2207
@adaruzmohamed2207 4 жыл бұрын
ALLE 🤲HAWNAXARIISTO😭 GEESIYAASHII XABADA IYO XABAASHABA UGU BADHEEDHAY IN AY HEERYADII RAJIIMKA KA DULQADAN DADKOODA IYO DALKOODABA MID DHINTAY IYO MID NOOLBA GOBANIMADA AYNU HADH SANAYNAANA WAA GUUSHI IYO MIDHAHAY DHIGEEN XAQIIQATAN VIVA ❤SOOMALILAND
@abdiyaredahir1215
@abdiyaredahir1215 4 жыл бұрын
Beriga dowladi Somalia 🇸🇴 badhacday kuunfur iyo waqoyiba lkn dagalki idoor kumaran laha waa sosocda
@abdiyaredahir1215
@abdiyaredahir1215 4 жыл бұрын
Hadi gooni goosadka laga tanasuli wayo
@adaruzmohamed2207
@adaruzmohamed2207 4 жыл бұрын
@@abdiyaredahir1215 FAAN DAAROD IYO FUTO DAANYER IS MA QARIYAAN EY EY DHALAY CODKA IYO LAXANKAASI WAA KII HALA MASHTA MAJEERTEN REER GABAY DUMAR LAGU MASAALO TAARIIKHDA IDINKA LAHAYA
@ayanitoh8248
@ayanitoh8248 4 жыл бұрын
Wlhi anoo dadeydu tahey 20jir oon jirin barigi dagaalku jirey lkn hada marka laga sheekeenayo waan ooya wlhi bilaahi marka ineynu wadankeena ilaashano naf iyo maal iyo silicba waxaaa loosomarey dalka xoriyadeena si eynu uhelno dhibta weynu WADA ognahey hadeynu nahey reer somaliland waxn idileeyahey anu walaalshin ayaan ah familykeyguna qaar ku naf waayey adero iyo wiil udhaley yaan leydunku jabsan qabyaalada daayo midnomo aynu isku raaco qabyaaladu iyo qadiyada yeydin isku mid idiin ahaan waa iga talo cidkasta oo aragta commentgeyga😭😭😭😭🇭🇺.
@championlover7794
@championlover7794 4 жыл бұрын
Waayhy wllo balanteenu waa midnimada Somaliland iyo gaadhka haynta qarankeena ayani ❤️
@raseedfaarah9311
@raseedfaarah9311 3 жыл бұрын
Lixleh wuxu very smart General. Also brave man.
@sakariyemaxamed8941
@sakariyemaxamed8941 3 жыл бұрын
Niyow Malaha Lixle Rabi Hawraxmado Qofba Muu Ahayn Cajiib . Allow u naxariiso isaga Iyo Dhaman xaqa udirirkii Snm
@Iskudhoon
@Iskudhoon 4 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن الرحيم ونسأل الله على القدير أن يتقبل منا ومنكم دعاءنا....لكم منا جميعا الشكر والتقدير والاحترام.
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 Жыл бұрын
ماشاء الله الحمد لله ❤❤❤
@somalilandchessfederation9356
@somalilandchessfederation9356 4 жыл бұрын
Abtigey lixle alle ha u naxaristo Aamin dhaha
@ifrahfarah5382
@ifrahfarah5382 4 жыл бұрын
Ameen yaa Allah
@ifrahfarah5382
@ifrahfarah5382 4 жыл бұрын
Abtiyo Allah Allah yaa Rahman
@somalilandchessfederation9356
@somalilandchessfederation9356 4 жыл бұрын
@@ifrahfarah5382 ...ameen
@fade9984
@fade9984 4 жыл бұрын
Ilaahay lixle janadii fardowsa haku casuumo isagaa u sabab ahaa nimcan aan haysano maanta
@drabdirahimabdilahidualeh9027
@drabdirahimabdilahidualeh9027 4 жыл бұрын
Ilaahay SWT ha u naxariisto Qabrigana ha u nuuro Kornayl Maxamed Hashi Diiriye Lixle
@umusaaraismail6400
@umusaaraismail6400 4 жыл бұрын
Masha Allah dhaha dad sidaa dadkoooda u ilaalinaya Ilaahaygii naga beeray alxamdulilaah wad gaadheen 💚DHAYDII XORNINIMO NABADDAVKU DHAMMAA🤍❤
@Bashequ
@Bashequ 4 жыл бұрын
Hadafka, raganimada, kartida, calool adayga, sabirka iyo hogaaminta mujaahid Lixle waa mid ku dayasho mudan oo wax badan laga baranaayo 1977 dagaalkii Somalia iyo Ethiopia dhex maray, waxaa laga sheegay Maxamed Siyaad in uu odhan jiray "Hadaan lix Lixle oo kale ah haysan lahaa, xabashi waan ka adkaan lahaa " Allah tabaaraka watacaalaa ha u naxariisto hana u denbi dhaafo mujaahid Maxamed Xaashi Diiriye (Lixle)
@nomanetstudioofficialchane5110
@nomanetstudioofficialchane5110 4 жыл бұрын
Lixle illahay haw naxariistee wuxuu ahaaa Khalid binu waliid kii somaliland
@alasuusalsidaani153
@alasuusalsidaani153 4 жыл бұрын
Hhhhhhh
@abdiaziizomar1285
@abdiaziizomar1285 4 жыл бұрын
Istaaqfurulaah dheh khalid Ben waliid haku mataliin
@Dayr12
@Dayr12 2 жыл бұрын
@@abdiaziizomar1285 maya wllo wuxuu tilmaayay geesinimadiisi uun
@warsame254
@warsame254 4 жыл бұрын
Dumarka Soomaalidu way ka caajiseen inay dhalaan Lixle oo kale!
@AliMohamed-gs1cg
@AliMohamed-gs1cg 4 жыл бұрын
kkkkkk
@Banuhashim237
@Banuhashim237 4 жыл бұрын
@@Suleiman Lixle AHUN.cida dhashay miyaad taqaan reer abtigii?
@yasminahmed724
@yasminahmed724 4 жыл бұрын
Kalay dagal adiigu abti
@ahmedmahamed5829
@ahmedmahamed5829 3 жыл бұрын
@@Banuhashim237 yaa dhalay
@Banuhashim237
@Banuhashim237 3 жыл бұрын
@@ahmedmahamed5829 CIISE MUUSE. ADARAXMAAN MUUSE. REER CEELE GAROOMEED.
@amincabdixirsi4382
@amincabdixirsi4382 4 жыл бұрын
lixle libaax,buu ahaa walhi ❤
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 4 жыл бұрын
Geesi ayu aha garxajis allah ha naxariisto dhamantood
@cabdisalaanadan4061
@cabdisalaanadan4061 4 жыл бұрын
Wlhy dalkan waxa loo sommary dhib ah naf iyo maal iyo xalado ag iyo dagaalo qadhaadh maraysay doonayan inay qaar iska ilaawan taarikhda madow iyo waxa la somary Guul guul insha allhe Somalind
@safiajama5565
@safiajama5565 4 жыл бұрын
Dhamaan GESEYEDA SNM INTII shaahideye naaxaresti jaano Allah ah kaawarabiyo inta noola ALLA haa xaafido cimrre dheer Iyo caafimaad guul Iyo gobnimo
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 Жыл бұрын
InshaALLAH RABBI JANATUL FARDAWSA HAKA WARABIYO ❤❤❤
@Layla6793
@Layla6793 4 жыл бұрын
Rabiyoow u naxariiso intii u dhimatey dalkan aan nabadiisa hadhdaneyno
@maxamedcilmi4982
@maxamedcilmi4982 4 жыл бұрын
Walahay geesi hadaad maqosho waa lixle wiil hoogbuu ahaa faqash iyo siyaad barreba nafta iskugu keenay
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 3 жыл бұрын
Allah yarxama waxaa aanu jaar ahayn walaalki oo la dhaho cali xaashi miyiga meel la yiraahdo duruqsi agteeda waxaan xasuusta aniga oo xiliga 10 jir ahaa ayaay ayeeyday hooyo nooga sheekayn jirtay lixle in uu aha niin libaax ah Allah yarxama
@nunebiyami5069
@nunebiyami5069 4 жыл бұрын
Dhashi SNM waa nooshay barti ban kasii wadaynaa halganka
@burco7626
@burco7626 3 жыл бұрын
Masha Allah wll❤💚💭
@zakimohamed6144
@zakimohamed6144 4 жыл бұрын
awoowgay hassan aadan wadaaddoon alle ha unxaristo😭
@abokoryaasiin8062
@abokoryaasiin8062 4 жыл бұрын
Ilaahay hawnaxariisto muj xasan adan wadaadiid wuxuu ahaa safiirkii sucuudiga ufadhiyay soomaliya kadibna xilkii iska casilay waxanu kamid ahaa 5 nin ee snm kaga dhawaqay sucudiga kadib markii shekh ibrahin shekh madar loo doortay gudomiyaha snm ayuu noqday gudoomiya ku xigankii snm muj xasan aadan wadaadiid
@tomandjerry6262
@tomandjerry6262 2 жыл бұрын
@@abokoryaasiin8062 walal qolomuu ahaa Xirsi cismaan yuu ka ahaa
@ibnumohamed9407
@ibnumohamed9407 2 жыл бұрын
@@tomandjerry6262 reer faarax caynashe ayuu ka ahaa xirsi cisman wll
@abdikarimabdirahman776
@abdikarimabdirahman776 4 жыл бұрын
Barnaamijyada oo kale ayaa loo baahan yahay cali seenyoooow adeeer GO FOR WARD IF ALLAH ALLOWS
@cumarxuseen1740
@cumarxuseen1740 3 жыл бұрын
lixle iyo intii kale ee inagaga dhimatay Allah hawnaxqriisto laakiin Adigu waad asaasaqdee allah hakucaafiyo
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
Thank you for your service Mujaahid
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 4 жыл бұрын
Waxaaaaan layaaaabay waryahan Ruuug cadaaaga eee garan waaaayay in Ninkan kaxeeeeyo si utuso dhamaaan Godadka iyo meelihiii lamaray oo dhan, iyagoo goobtiiba jooga oo fadhiya oo waliba safarna ugu tagay!!!!
@ahmedibrahim7595
@ahmedibrahim7595 4 жыл бұрын
Alhay ha unxarsiito muj snm dhantood
@abdirahmanseyliealihersi3346
@abdirahmanseyliealihersi3346 4 жыл бұрын
Mashallah ninkani 30 sano ka hor waxuu ahaa dhalinyaro maanta wa gadhcase La vita è questa Ricordate ❤️
@fuaadmohamed6784
@fuaadmohamed6784 4 жыл бұрын
Ricordate un cazzo cazzo ne me frega snm
@yahyeawali4229
@yahyeawali4229 4 жыл бұрын
Ilahw ragi uso halgamay Somaliland,inta dhimty iyo inta noolba u naxariiso🤲
@mohamoudgurreh949
@mohamoudgurreh949 4 жыл бұрын
ALLAAH haw.naxariisto dhamaan dadkii ku dhinty halgankii SNM...AAMIIN YAA RAPPI
@mahadfarah9031
@mahadfarah9031 4 жыл бұрын
Lixle libaax
@khalidkilas.6552
@khalidkilas.6552 2 ай бұрын
Odeygu waa legend walahi magacii SNM muuse iyo ina kaahin ayaa ku ciyaarey
@bileosman918
@bileosman918 Ай бұрын
Qorrax waa saxaabii ugu horeeyey ee Rumeeyey muj Lixle, Maxamed Xaashi Diiriye. Kuna kalsoonaa 1000 times, Dalyaqaan ahaa. Maxaad naanaystiisii Qorrax u qori wayday, macal af Ingiriisi baan mu baadhay ninkan. Saaxibigan anaaba Rumeeyey waayo Waa Aamiin. Cisi iyo caafimaad ku noolaw indr. Bile Osman, Deggan Hargeysa, Nafar G36, Koodbuur saqiir weeye.
@khadraibrahim3433
@khadraibrahim3433 4 жыл бұрын
Alle ha u Naxariisto wuxu ahaa Nin ka kacay dadkiisoo la bahdilaayo Alle haka jisaayisiiyo badalkana jano ha uga dhigo
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
@Tooshka Siyaasada HOOYADAADII DHABAYACADA AHAYD WASE DAWARSIGA MEESHA KALATAG NADAL FIL CAALAMIIN YAHAW
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
@Tooshka Siyaasada dhabayaco boy GTFOH
@hamseabdisiraad6492
@hamseabdisiraad6492 4 жыл бұрын
Faqashta dhashoda mesha kahadlaya waxan leeyay Somali anagaa duminay mantana anagaa nabad haysana ee iska ooya 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@tenthings3190
@tenthings3190 4 жыл бұрын
Nin rageed kusoco fulayda
@osmanb8446
@osmanb8446 4 жыл бұрын
@Hamse Abdisiraad Armaad kamid tahay dhashii faqashta oo aanad iska war hayn. Bal maamada is waraysta.
@mohamedhamake7
@mohamedhamake7 4 жыл бұрын
@@osmanb8446 faqashta laftoodu somali bay ahayene ka waran hadad adigu ina amison tahay
@adaruzmohamed2207
@adaruzmohamed2207 4 жыл бұрын
THOSE😭 WHO CAN NOT REMEMBER THE PAST ARE DOOMED TO REPEAT IT.......🤔KUWA.... XASUUSAN KARI WAAYA WAAYIHII SOO MARAY WAXAY KU INKAARAN YIIN INAY DIB UGU NOQDAAN.....MAAH MAAHBA TIDHAA BAL ADBA VIVA ❤SOOMALILAND
@abdiyaredahir1215
@abdiyaredahir1215 4 жыл бұрын
Hoyada iyo dhiladi kushay was idoor futo xuun Ani majeerten ma ihi dhulbahante ban ahay hana kasugin Somalia 🇸🇴 inay kala go'ado ,,, idoor ama qayli ama waxkale sheeg Somalia 🇸🇴 waa la idinka tirtiri doona goora foogayn
@abdiyaredahir1215
@abdiyaredahir1215 4 жыл бұрын
Afka xuun su ukala hayo day idoor murqansan
@Zeus-d2d
@Zeus-d2d 4 жыл бұрын
@@abdiyaredahir1215 Somalia is a failed state (trump, putin, museveni, algeria, etc...)
@adaruzmohamed2207
@adaruzmohamed2207 4 жыл бұрын
@@abdiyaredahir1215 IN LAGU danbaaba macquula OON LAGU dhalin ...waayo hooyo ❤cay ma mudna shaqsiyadadana waxad miciin moda LAGA dheehanaya ...
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
@@abdiyaredahir1215 NAAGO DHAADHEER OO DHILOOYINA OO DHULBAHANTE AH AYAA DHULKII YIMI
@Liverpoolians
@Liverpoolians 2 жыл бұрын
He is back home safe 😂😂 true legend✍🏾
@codayciidigale6915
@codayciidigale6915 4 жыл бұрын
Geesi raximuhla muj lixle amiin
@idirisjaamacaxmed1974
@idirisjaamacaxmed1974 4 жыл бұрын
IlaahaY haw naxariisto inTii dhimaTaY inta noolna ilaahaY cinriGa udheereeYo
@sakarieabdihussein6341
@sakarieabdihussein6341 4 ай бұрын
Alle haku naxaristo awow cisman dawaarre🤲
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 4 жыл бұрын
Mujaahidka dhabtaa ahi sida aan aamisanahay amaawada qir san yahay waa maxamed xaashi *(lixle*) Alle hawnaxaristo bal dahaba ayuu kaga jira taarikhda somali waki garidiisi cadawgiisi somaliyeed calanka 3 cisho hoos uyalay somali landa ninkii wax garada mankisa wu ku suntanyahay asaga iyo mujahidintii dhimatay gerida xalasha Se kuwa maanta jooga ee aan markii ragasi nola hal iyo awrtona ahayn ee maanta ku doonaya kursiga mujahid ban ahaa ayaan wlhy ku qoslaa . Taarikhtu way hadhin waanay kala hufmaysaa kii uuhunguri leexshiyo Kii hilmaamay guushow Xusbiga hegan ka ahina guusha wuu haleelin mujaahid m.mooge liban
@decodhuule998
@decodhuule998 4 жыл бұрын
Part 2 Noosoosamee wll adu mahadsan barnaamiku aadbu iigu Socday
@ayaanleahmed9819
@ayaanleahmed9819 3 жыл бұрын
LIXLE....Halyay SOMALI soo maray🔥🦁⚔
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 2 жыл бұрын
@@alisaladahmed424 Lixle korneyl kamandoos ah misana ah makanik ama technician dhinaca taangiyada ah buu ahaa; muddo badanna ka soo shaqeeyey gobollo kala duwan sida magaalada Kismaayo. Alle ha u naxariisto sargaal Soomaaliyeef buu ahaa ka dibna markii Soomaali is dishay ku biiray jabhaddaas SNM. Ogow saraakiisha SNM sida Xasan Yoonis Habane; Maxamed Kaahin; Ibraahim Dhegaweyne; Ibrahim Koodbuur; Maxamed Cali; Abdulkadir Kosar; Axmed Mire; Mahdi Ali Farah; Cabdullahi Askar iwm. Waxa jabhadaha ku biiray ee iska soo hor jeensaday waa ciidankii xoogga dalka Soomaaliyeed ee derejooyinka kala duwan ka gaaray ciidamada, maahan dad aad dhihi kadhid degaano gaar ah uun baa laga yiqiinnay. Soomaalida dilkaas hore wa laga soo gudbay ee ayadaa isugu dhow dhalasho ahaan iyo degaan ahaanba inay wax wada qabsato oo iska garabsato dadyowga aadka uga tirada badan ee GEESKA AFRIKA kula nool.
@jamaibrahim4251
@jamaibrahim4251 4 жыл бұрын
Ragan SNM ah sooyaalkooda waan xiiseeyaa❤️❤️❤️
@abokoryaasiin8062
@abokoryaasiin8062 4 жыл бұрын
(1)doodigi mandheere laga qaxay dayaankee darban baan ku dhaatay (2) lixle damacyadiisiyo dirir ina saleeban duxan ban ku dhatay (3) birjeex daydankeedi laga dhigay kulkeeldi lagtanban ku dhatay (4) ifkùu xaamud daariyo khaliif doorankiisi digan ban ku dhaatay (5) hura doorankiisiyo guray ina dawaariyo darkalan ku dhaatee (6) islaw dara dhikiisiyo danab adan shiiniyo dadban ban ku dhaatee (7) karuur duurxulkiisi iyo damalkii koosaar didan ban ku dhaate (8)dildilaca dhiigiyo inta nacabku dooxee dihanban ku dhatay abwan hadrawi gabayadi halgankii muj snm alla yarxamhu lixle qalbiyada rer somaliland kabiximayo wuxu ahaa libaax libaax dhalay
@MaxameddeeqCabidibraahim
@MaxameddeeqCabidibraahim 2 ай бұрын
Allow u naxariiso
@aslihashi5089
@aslihashi5089 4 жыл бұрын
Ilaahay hownaxariisto adeerkay iyo mujaahidiin toi dhintay oodhanba🙏
@decodhuule998
@decodhuule998 4 жыл бұрын
Masha Allah Allah hawnaxariisto geesiyada Somaliland hada
@maxamedapdi8271
@maxamedapdi8271 4 жыл бұрын
aleh hawo naxaristo mujahidiinta xoreyay somaliland
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 4 жыл бұрын
Dhamaan mujahidiintii snm intii dhimatay ilaahay ha.unaxariisto inta nol iyo inta xanuunsanasana ilaahay cafimad hasiyo xoreynta dalkenan somalland igaya sobob u.ahaa guuuuuuul snm
@guuleedaxmed2926
@guuleedaxmed2926 4 жыл бұрын
Lixle illahay haw baxariisto
@maxamedbushka4012
@maxamedbushka4012 4 жыл бұрын
__*Allah nabadaa maanta dhibaalosoomaree noo ilaali_*___
@issahussein2277
@issahussein2277 Жыл бұрын
tariiqda wa muhim
@Dheeli-tir
@Dheeli-tir 11 ай бұрын
Waxba khaldan lixle Allah ha unaxariisto ee waxa la dilay 1984 tii mandheerana waxa la jabiyey 1988 waxa jabiyey maxamed Ali iyo rag kale
@ApdiqaniAhmed
@ApdiqaniAhmed 8 ай бұрын
😂😂😂😂
@aealol4684
@aealol4684 4 жыл бұрын
Lixle Nin Ka halgan badnaa muu jirin Isaaq!! Taasi waa la isku Racay
@mohamedtaleh9427
@mohamedtaleh9427 3 жыл бұрын
alle haw naxariisto mujaahid lixle
@hassanxaaji7801
@hassanxaaji7801 4 жыл бұрын
Ilaahay hawnaxaristo gashanle sare maxamed xashi lixle ogi oge wuxuu ahaa geesi mar soomaray reer shekh isaxaq marla arag cadawgii faqashta iyo afwayne barre ba ka hadhsanwayan gesinimadiisa hadan inyar katabto isago ah taliyihii guud ee snm ayu maqlay in snm madaxdedi isyara khilafen intuu garabkii siyasiyinta snm iyo garabki mulatariga snm ee u madaxda ka ahaa isugu yedhay ku odhanaya caruurteeni iyo matideniba lahaystaa idinkuna wad ishaysatan xilki waa iska casilay an idin hayay wadankana gudahan ugalaya ee cid udhibta wuxu kaxaystay 400 oo ciidan snm ah qorigu qaatay 1984 burca duray dagalkasanu ku shihiday snm tusalu unoqday oo markii buu khilafki dhexdoda ka baxay gudomiye silanyana ku dhawaqaya snm wada lixle markuu dhintay alla yarxamhu snm dhamanteed
@abokoryaasiin8062
@abokoryaasiin8062 4 жыл бұрын
Alla yarxamhu wuxuu ahaa geesi geesi dhalay lixle waxan kamatali doona film inchallahu mandhera
@snmhalgamayal2391
@snmhalgamayal2391 4 жыл бұрын
𝗠𝘂𝗷𝗮𝗵𝗶𝗱 𝗟𝗶𝘅𝗹𝗲 𝗔𝗹𝗹𝗮𝗵 𝗛𝗮 𝗨 𝗡𝗮𝘅𝗿𝗶𝗶𝘇𝗧𝗼, 𝗖𝗮𝗱𝗼𝘄𝗯𝗮 𝗱𝗶𝗹𝗲, 𝗪𝗹𝗮𝗵𝗶 𝗦𝗮𝗮𝗮𝗯 𝗧𝗩 𝗦𝗵𝗮𝗾𝗼 𝗔𝘆𝗻𝗮 𝗧𝗩𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗸𝗮𝗹𝗲 𝗾𝗮𝗯𝗮𝗺 𝗯𝗮𝘆 𝗛𝗮𝘆𝘇𝗮 𝗦𝗮𝗮𝗮𝗯𝗧𝗩 𝗛𝗼𝗿𝗲 𝗨 𝗦𝗼𝗰𝗱𝗮, 𝗠𝘂𝘄𝗮𝗱𝗶𝗻𝗶𝗶𝗻 𝗫𝗮𝗾 𝗸𝘂 𝗞𝘂𝘁𝗮𝗴𝗮𝗻𝗯𝗮 𝗧𝗶𝗵𝗶𝗶𝗻𝗲,
@ifrahfarah5382
@ifrahfarah5382 4 жыл бұрын
Please keep up the good work mashaalh
@Curiya12
@Curiya12 2 жыл бұрын
Zumuli waa ninkii laayay 21 nin oo amarkiisa lagu fuliyay dadkaas uu laayayna ciidan ma ahayn dad shacab oo ganacsata ayeey ahaayeen Allaha unaxariista dadkaas uu laayay 🤲🤲
@jamamaxamuud5049
@jamamaxamuud5049 4 жыл бұрын
Mujaahidiiin💛
@abdirahmankhadarjama6674
@abdirahmankhadarjama6674 4 жыл бұрын
Barnaamijadan qaybo halaga sameeyo oo hala soo badiyo
@deqaabdirahman
@deqaabdirahman Жыл бұрын
Awowe jamac kharash alle awnaxaristo isag iyo dhaman mujahidinti kale hoygina jano alle a kadhigo
@mahadguray4241
@mahadguray4241 4 жыл бұрын
Cali seenyo alle haku karaameeyo Taariikhda beeta laga sheegayaayo Ayaad soo af jartay boobe ayaa been nagu harawsadaye Sxb sidaa taariikhaha u baadh Noona soo badi
@mali7297
@mali7297 4 жыл бұрын
Wll boobe yuusuf ducaale iyo lixle Waa laba nin oo ilmadeer ah Izaaqna tariikhda SNM wey wada La hayeen Tariikhda snm izaaq baa iska leh Midna mid kama sheegan karo Sababtoo ah halganka waa loo wada Dhamaa
@aamiinciiltire3143
@aamiinciiltire3143 3 жыл бұрын
Alleh haw nxrusto dhaman ragi hugodu ah inay dhulka gogladan cirkana huwadan hu kale may lahayn alleh Jano fardowsa ha geeyo dhamantod snm
@elbaa7bash262
@elbaa7bash262 4 жыл бұрын
Lixle 💪🏾
@AxmedCabdi-yt9ls
@AxmedCabdi-yt9ls Жыл бұрын
ciise muuse alle idinma naxariisto basaasin bay ahayen mantana znm pa nhy pay ku odhanayan
@Nicimah
@Nicimah 9 күн бұрын
Wl mxaay sameeyeen 😢
@nuurabdirisaaq9791
@nuurabdirisaaq9791 3 жыл бұрын
Lixle waa ninka kaliyee markii la dilay ay faqashtii ku faraxday deedna siyaad bare ku yidhi maxaa ku faraxdeen ay ku yidhaahdeen lixle ayaanu dilay maanta siyaad bare ayaa ku yidhi deedna geesi somaliyeed baa disheene maxaa ku farxaysaan waar calanka somaliya hoos loo dhigo 3 cisho ayaa hoos loo dhigay calanka bluega ah Faqashtuna waxay ku odhan jirtay lixle waanu dilay Mujaahidiintuna wxay odhan jireen asalam waa wada lixle hadalkii siilanyo
@faysafarhan9393
@faysafarhan9393 4 жыл бұрын
Alle godka haw nuuro halyey qaranbu ahaaye
@ahmedhonest5529
@ahmedhonest5529 4 жыл бұрын
Saaab TV ma habaryoonis unbuu waraystaaa ileen cidaan habar yoonis ahayn ma soo dhigee burco tagoo cid walba soo waraystaa kun jeer baad lix le ka waran teen alle hawnxariisto lkn kun la mid ah baa jiree ka soo warama
@ifrahfarah5382
@ifrahfarah5382 4 жыл бұрын
Please stop making problems, we are one family mashaalh reer shexskaxqa
@nabiilosman6368
@nabiilosman6368 3 жыл бұрын
Anigu waxan ahay reporter iyo director marka mar aan wadanka tago ayaa hadii layga yeelo film 2 saac kusoo kubi dona jabintii mandheera gashamo to mandheera se waxn u bahanhay odaygan iyo 4 kle oo goob joogayal ahaa oo igeeya xarumahii ay gaki jireen ee godadka ah
@engabdirashidwarsame9001
@engabdirashidwarsame9001 3 жыл бұрын
Anaguu nala joogaa mujaahid kaa uu sheegaayo ee dhaawaca ku noqday jamac qarash
@cqanimaxamedabwancabdiqani4034
@cqanimaxamedabwancabdiqani4034 2 жыл бұрын
Snm ilahay ciimriga hawdhereeyo
@yassinawil5158
@yassinawil5158 4 жыл бұрын
Alle haw naxaristo marxuum lixle alla maxaa geesi ja baxay naga baxay allaw somaliland noo barakee dadka imika jooga ee dhalinyarada ah ee aan ogayn waxa loosoo maray wadanka ha daawadan mujaahidinta nool
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 4 жыл бұрын
Waa runtiisa gorayaxun waxa daganayaa codankii soomaliya waa magaladan ku dhashay anigu inkastonan jirin bariga goraxayaxunta hose weeye gorayaxunta sarena waxa mara xadka etobiya garanaayuba garanaya
@hoodo1429
@hoodo1429 4 жыл бұрын
Hadanu Mujahid lixle u dhiman miyaynu helilayn xoriyada adeer slandneey xoriyadayas yaan lagu ciyarin kulmiyana waxaanu leenahay boqolal lixle la mid ah ayaa qarankan nagaga maqan maanta hanagu kalifino in sland lawaaye illahayna balayo ha inaga hayo lkn cadalada hala ogaado
@turkiosman9684
@turkiosman9684 4 жыл бұрын
Ninkan mujaahidka ah in aad dhar wanaagsan u galisaan bay ahayd iyo goob sidan u dayacnayn si taariikhda SNM loo ixtiraamo. Next time inshallah. Waa mahadsan tihiin.
@warsamekhadari7892
@warsamekhadari7892 4 жыл бұрын
Inad ciida cas ayan ku faanna dharkuna muhiim màha ee qofka dharka ku dhex jira ka qalisan meel ka qurux badana aduna ma jirto cida cas iyo dooga dalkayga iluv u my somaliland
@turkiosman9684
@turkiosman9684 4 жыл бұрын
@@warsamekhadari7892 wixii qurux badan Eebaa jecel. Odaygu wuu aradan yahay, guryuhuna way dacan yihiin. Ciid cas iyo dhulka uu Ilaahay inagu abuuray ceeb ma leh. Laakiin marka taariikh ummaddeed GEESI laga wareysanaayo muuqaal ahaan, waa la sii qurxiyaa inta aan la bilaabin, sida Odayaashii puntland loo wareystay oo kale. Ta kalena dhowr boqol oo sano ka dib ayaa la daawanayaa. Waa inay ku faanaan jiilka mustaqbalku. Qaladka Saab sv baa iska leh, waan ogahay abtigay Cali waa uu dadaalayaa. Waa waano qof idin jecel.
@jamalzamrani1745
@jamalzamrani1745 4 жыл бұрын
Aniga waxay ila tahay sidan ayaa ah xaalada dhabta ah ee ku noolyahay marka hal maalin oo dhar loo soo xidhaa waxan aaminsanahay inaanayn noloshiisa waxba ka badalyn marka sidiisu ku nuuraya
@aminaaminatubeec3109
@aminaaminatubeec3109 4 жыл бұрын
Ma ilaa 83 yaa la dagalamayay
@saidabdi73
@saidabdi73 4 жыл бұрын
Haaa ila 1981kii miyad warba hayn dowladi somalia inaya somaliland nabd uga shaqayso 1979kii aya ugu dambaysay
@raamaale5
@raamaale5 4 жыл бұрын
Good
@soomaalilandsoomaliland1753
@soomaalilandsoomaliland1753 4 жыл бұрын
Alla yarxamhu muj lixle wuxuu ahaa geesi geesi dhalay abihii halganka somaliland yaa odhanaya ciirro waxay isku reer yihin dhamacdii snm lixle koosar maxamed cali hawaragwafi koodbur cawil cadami faqashtii ay xabada la dhacayeen ayuu maanta doonayaa inuu uniikiyo haday manta noolan lahayeen cirro iyo wadaniba xabad bay ladhicilahayen waar garxajisow ilmadeerayaal ragadag baadahaydeene cirro inaga soo badala
@abdiqadirwarsame8185
@abdiqadirwarsame8185 3 жыл бұрын
Qorax si fiican ayaan u garanayaa habeen ayaanu wada seexanay beer uu ku leeyey gacan libaax wuxuu noo kariyey cunto macaan suaalo badan syaan waydiiyey habeenkaasi ragga uu sheegayo iyo magacyada dhulka uu tiranayo waa runtii. Waxa uu hayaa water badan meeshani ay joogaan waa derida oo ku taal gacan libaax hoosteeda dooxa la dhaho daldal wan.ninka adinka la waa mujaahid caan ah
@jablibaax
@jablibaax 4 жыл бұрын
Meeshani waa halkee?
@Garaad-e9p
@Garaad-e9p Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@ladanladan1718
@ladanladan1718 4 жыл бұрын
Tariikhda halaqoro wixii lasomary snm ilaahay ha u naxriisto intii dhimatay inta bugtana ilaahay hacaafiyo geesi yaashii heer yadii faqashta naga tuuray
@marvellousmarvin6127
@marvellousmarvin6127 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣 mxaa lagori somali, somali dilaysa
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
@@marvellousmarvin6127 SNM ✊
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
@@marvellousmarvin6127 BAGAA FAQASH LOOLAAYAY
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 Жыл бұрын
​@@marvellousmarvin6127you are faqash anaana ku waso
@jigarahmed4962
@jigarahmed4962 4 жыл бұрын
#Alle how unaxariisto lixle
@prof.mohameda.farahjaafaa2137
@prof.mohameda.farahjaafaa2137 3 жыл бұрын
waa runtii,,,,ssdf.....waa xaqiiq...mar haduu sheegay,,,,,ninka watey ssdf,,,waa taliye gaalkacayo,,,,ama cabdi warsame aden,,,,walaahi bilaahi
@mataanbudhyar7468
@mataanbudhyar7468 2 жыл бұрын
Xaqii diideen
@HardTalk1
@HardTalk1 4 жыл бұрын
Waraysi xumaa wariyhu
@ahmedmohamedkaahin2593
@ahmedmohamedkaahin2593 Жыл бұрын
Ninka maalka bixinayay adeerkay hasan aadan wadaadiid dadbaa tariikhda been ka sheega maante alle how naxariisto isaga iyo dhmn intii halganka ku dhimtay especially isna adeerkay Mohamed haashi lixle 😢
@abdirizaknouh3477
@abdirizaknouh3477 2 жыл бұрын
Fiqi wacays waa qoloma qoladuu galaa
@FarxiyaAbdiraxman-p1i
@FarxiyaAbdiraxman-p1i 3 ай бұрын
Ninkan dhul yaqaan bu ahaaa
@inahchama9205
@inahchama9205 4 жыл бұрын
𝙻𝚒𝚡𝚕𝚎.𝚗𝚒𝚗 𝚗𝚒𝚖𝚊𝚗 𝚍𝚑𝚊𝚊𝚏𝚊𝚢
@calikaaficaweercali8346
@calikaaficaweercali8346 2 жыл бұрын
Wareeysiga cabdiraxman ceeynanshe wuxuu leeyahay subixii 11:00am ayeey jeelka xabadu ka bilabay kana si kale sheegaa sidoo kale gaariga Ina tareega marku meesha yimid ninka boowdada xabadu uga dhacday wareey sigiisa ayaan dawaday sikale ayuu usharaxaa wax isleh maba ahanba yaab waa wareeray
@Garaad-e9p
@Garaad-e9p Жыл бұрын
Halkaad joogtaan waa meelma Cali seenyo
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 2 жыл бұрын
Midhihiii halganka wayn haynaaa
@samiraabdi7324
@samiraabdi7324 4 жыл бұрын
Tariikh lama ilawan
@ismailjama5409
@ismailjama5409 3 жыл бұрын
Dameerkii Dabad kiina fadlaln
@yazzeinapdiqaniyazzein3706
@yazzeinapdiqaniyazzein3706 3 жыл бұрын
Luuqadu miyay kugu adagtay nio Manad somali ahyn
@apdirashiidabdilahi8479
@apdirashiidabdilahi8479 4 жыл бұрын
Ali seenyo muwadan qaran
@ccasiisaydaruzmuuse9203
@ccasiisaydaruzmuuse9203 3 жыл бұрын
Lixle Haduu nolaalaHa madax weyna noqolaahaa dorasha majireen caruurtiisa dhax lilaHaaa
@proabdi8100
@proabdi8100 4 жыл бұрын
Asc {ALLEH} ha u naxaristo lixle iyo intii kleba lkn hal talo sin laha sab tv waxad u samesan qeybo tvga si qeyb lola socdo qeybta wararka qeybta sportiga qeybt tarikhda lkn hal hdad ka wada dhigtan wixiba wey adag ty saxafada wan so bartay hdana waxan ka diyariya saxafda dalka jarmalka cksm
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
Barnaamij ku saabsan Jabintii Jeelka Mandheera 1983-kii
1:13:41
Mujaahid Doolal Oo Ka Waramay Hawlgaladiisii Ugu Adkaa
29:58
SAAB TV
Рет қаралды 121 М.
Gabdhihii Jamhadda SSDF - Faadumo Cumaar Dheere
25:03
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 82 М.
Qaybta 1-aad. Bilawgii nolosha qurbaha ee abwaan Maxamed Adam Dacar
18:52