No video

Barnaamijka Raadraaca Taariikhda SNM Qaybtii Afraad

  Рет қаралды 76,257

SAAB TV

SAAB TV

4 жыл бұрын

Пікірлер: 82
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 4 жыл бұрын
Waa cajiib dawladii somalia wxay hargeisa kudukhaysay hubkii ugu weynaa ay haysatay yar iyo weynba snm ayuu ilaahay usoodiray snm na ilaahay ayaa lajiray wayo naftodii iyo ehelkodii ayay xoreynayeen
@hargeisawilast4773
@hargeisawilast4773 3 жыл бұрын
Mujaaahid lixle alha haku naxariisto amiiiiiin
@fadumosuleman9654
@fadumosuleman9654 2 жыл бұрын
Wan naxaya waxan modaya inay hada dhacayso wad hesheen waxad donasen ilahayba idnla qabtay ee ilaaliya oo qabiil iska ilaaliya Adan Suleman walashiiban saxiib nahay ilahay ha u wada naxariisto اللهم احفظ هذا البلد آمن و أرزق اهله من الثمرات يارب العالمين
@daus4315
@daus4315 4 жыл бұрын
Waa muhiim in la ururiyo.taariikhdii iyo halgankii SNM. Waliba inta nool laga duubo si da'yarta Somaliland dhaxal ugu noqoto iyo sida lagu so dhiciyay qaranimada Somaliland 30 sano ka dib xornimadii.
@MohamedMohamed-zp6re
@MohamedMohamed-zp6re 4 жыл бұрын
Waa run, walaal. Dhamaantood waa in laga duubaa. Waa taariikh muhiim ah. Waa in aynu xusno. Haddii kale waxa la ina moodayaa in aynu raali ka nahay in halgankii xalaasha ahaa ay odayaal koofiyad-bacle qiimo-tiraan. Bastards.
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 4 жыл бұрын
Waxan dhashay 1985 kii marka aniga iyo dhalin yaradii marka dhalatay iyo kuwa dhalan doonaba waa umuhiim taariikhdan snm dalka ayku xoraysay midakale xaq ayay kudagalamayeen snm waayo faqashtu dadka wey xasuuqayen yar iyo weynba
@xakame22
@xakame22 2 жыл бұрын
Warinimooy xaal qaado! Inanka waraysiga qaadaya waxaan kula talin lahaa inaad waraysigaaga ka hor isasoo diyaariso. Hogaanka qabso kudabar martidaada yoolka iyo ujeedada waraysigaaga.
@mmuumin3371
@mmuumin3371 4 жыл бұрын
Wax kale u tarimeynee waan u mahad celineyn
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 3 жыл бұрын
Ragani shaqadoodi way qabteen teeni ba dhiman
@hilaahcali6615
@hilaahcali6615 3 жыл бұрын
Maansha alla, halyeeyadii Snm, intii dhimatay alla ha u naxariisto, unta noolna cimri dheer iyo caafimaad alla ha iyo.
@abourahmanhoussein1063
@abourahmanhoussein1063 2 жыл бұрын
Hhu7ygg
@abourahmanhoussein1063
@abourahmanhoussein1063 2 жыл бұрын
H8ugyuğyyh77gý
@abourahmanhoussein1063
@abourahmanhoussein1063 2 жыл бұрын
Gygh
@abourahmanhoussein1063
@abourahmanhoussein1063 2 жыл бұрын
8hgy7hg7thhyh
@abourahmanhoussein1063
@abourahmanhoussein1063 2 жыл бұрын
Hyg
@gahnuugmohamedgahnuug6905
@gahnuugmohamedgahnuug6905 4 жыл бұрын
Ninkani waa Yuusuf maydal Cumar, waa mujaahid ,geesi soma jeeste, wuxuu Ku dhaawacmay dagaalkii burco-durey waxana waraysigiisa Ku sheegay FAARAX ifiso
@saharjama6903
@saharjama6903 4 жыл бұрын
Waxaad aadaa burco mujaahidiin badan soo warayso Qaasali nin la yidhaah do raadi sarkaal sare ahna hada waa raggii ugu hor baxaye wax badan baad ka helaysaa taarikhda in la ururiyaaa na waa muhiiim thnks
@xasancaateeye4453
@xasancaateeye4453 4 жыл бұрын
Yuusuf maydal geesi geesi dhalay
@Mamar6310
@Mamar6310 4 жыл бұрын
walaahi waan ilmeeyey
@sheekhabdillahi7318
@sheekhabdillahi7318 4 жыл бұрын
Cabdi nuur war kaasi waa dhab lakin rer miyi may ahayn e niyad sami bay ahayd
@mmuumin3371
@mmuumin3371 4 жыл бұрын
Ragani howshoodii wey soo qabsadeen Laakiin jiilka danbe ha isla meeraystaan
@abdirizakaden5891
@abdirizakaden5891 4 жыл бұрын
Sxb Osmaan Axmed SNM makala laha qolo waa rag wllo ah oo u bxay Hal ujeedo ujeedadoodiina way ka midha dhaliyeen taariikhduna way xustay waxay dalka iyo dadkaba u qabteen lixle iyo ina koosaarna waa haldoorkii SNM ee adiga maxay taarikhdu kugu qori bal nala wadaag oo aan qabyaalad ahayn iyo cunfi walaal caqligu hayna shaqeeyo SNM waa geesiyaal dhamaantood waana in taalooyin loo dhisaa dhamaan intii geeriyootay iyo inta noolba Allaahna haw naxariisto intii dhimatay inta noolna cisi iyo sharaf ayaan u rajaynayaa
@jimaleibrahim3089
@jimaleibrahim3089 4 жыл бұрын
abdirizak Aden SNM makala laha qolo, hee maxay ahaayeen, Allaha unaxariisto waxay ahaayeen niman qabyaaladi madax qaaday oo xabashidu hubka u qaybisay,oo mirqaamay badhna waysadii qalac kasiisay,oo markii dambe wada mujaahid noqday,maasha Allaah.
@MohamedMohamed-zp6re
@MohamedMohamed-zp6re 4 жыл бұрын
@@jimaleibrahim3089 SNM waxay ahaayeen urur xaq-u-dirir ah oo ka soo hor-jeestay masiibadii ugu weyneyd ee abid ku habsata inta Soomaalinimo ku abtirsata. Waxa ay SNMka dhiidhiday dooxatadii dawlada sheegatay ee umadda Soomaaliyeed dhaxalsiiyay duliga 30 sanno iyo dheeeaadka dunnida u maray. SNM qabiil iyo qolo ma laha. Taariikhdeedana been kana sheegi karaan hadhaaga nijaastii faqashtu. SNM FOREVER!
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
@@MohamedMohamed-zp6re snm hadaysan qolo lahayn maxaa wixii aan isaaq ahayn faqash ugu sheegtaan wixii isaaqana mujaahidiin ugu sheegtaan xansuuqlaanay
@MohamedMohamed-zp6re
@MohamedMohamed-zp6re 3 жыл бұрын
@@gedefletv6049 SC, waxa jiray oo joogay Isaaq duliga iyo dooxatada la safnaa, waxa jiray dad Daarood amaba Mareexaan ahaa oo ka mid ahaa faroo-ku-tiriska hogaan xalaal ah oo umadda Soomaaliyeed yeelato 60kii sanno ee la soo dhaafay. Ma rumaysni in uu Isaaq wada mujaahid ahaa, dadka kalena ay mujrimiin ahaayeen. Dadka kale (Mareexaan) waxa ka dhashay Maxamed Aadan Sheekh oo dhaxalkiisii caruurta Hargeysa lagu daweeyo cisbitaalka uu magaciisu ku suntan yahay. Halka kuwa dadkaa ugu xigaa qaarkood ay dhiiga shacabka miirtaan. Taariikh cuqdadayaan ma aqaan'e ha i barin.
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
@@MohamedMohamed-zp6re hadaa maxaad maanta warancade faysal nuux taani mujaahidiin ugu sheegtaa
@mohamedhamudyasin1465
@mohamedhamudyasin1465 4 жыл бұрын
Qaybtii Shanaad Saab Tv miyaydaan duubin wan wayay?
@axmedgure2933
@axmedgure2933 3 жыл бұрын
Change the journalists please
@Abdisamad_dirir
@Abdisamad_dirir 7 ай бұрын
Maxa laysku dilayaa madiinbaa ma mamacbaa ma darajaa waa Su’aal aan iga dagin
@abdihassan3637
@abdihassan3637 3 жыл бұрын
Brave men
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 2 жыл бұрын
Oo awaare mee hadii aad joogtay dhadhan malee
@cabdinajax1516
@cabdinajax1516 4 жыл бұрын
Saab tv fadlan barnamijka no kordhiya saacada
@Sportspot3
@Sportspot3 4 жыл бұрын
So
@xareedxaashi9490
@xareedxaashi9490 4 жыл бұрын
𝕞𝕒𝕤𝕙𝕒 𝕒𝕝𝕝𝕙𝕒 𝕒𝕝𝕝𝕨𝕠 𝕚𝕟𝕥𝕚𝕚 𝕕𝕙𝕚𝕞𝕥𝕒𝕪 𝕦𝕟𝕩𝕒𝕣𝕚𝕚𝕤𝕠 𝕚𝕟𝕥𝕒𝕟𝕠𝕠𝕝𝕟𝕒 𝕒𝕝𝕝𝕨𝕠 𝕔𝕒𝕗𝕞𝕒𝕒𝕕 𝕕𝕙𝕖𝕣𝕒𝕒𝕕𝕤𝕚𝕚 𝕨𝕒𝕥𝕒𝕒 𝕞𝕒𝕟𝕕𝕖𝕖𝕢 𝕕𝕙𝕒𝕤𝕙𝕖 𝕟𝕚𝕞𝕔𝕒𝕕 𝕞𝕒𝕝𝕠𝕠 𝕓𝕦𝕣𝕢𝕒𝕕𝕒𝕒 𝕘𝕦𝕦𝕝 𝕘𝕦𝕦𝕝 𝕘𝕦𝕦𝕝 𝕤𝕠𝕠𝕞𝕒𝕒𝕝𝕚𝕝𝕒𝕒𝕟 𝕙𝕒𝕟𝕠𝕠𝕝𝕒𝕒𝕥𝕠 𝕔𝕒𝕕𝕨𝕒𝕘𝕖𝕖𝕟𝕠 𝕙𝕒𝕛𝕓𝕠
@saharjama6903
@saharjama6903 4 жыл бұрын
Dagaaladii xaga burco iyo hawd keeda ka dhici jiray ee ilaa dawaga mariye iyo dagaladii haya weyne iyo haya yare ka dhacayay soo warayso mujaahidiin tii xagaa BARIGA ka dagaalami jiray si aan Tariikhda loo wada helo waxa tariikh KZbin ka ku jiraa waa Qaybihii Galbeed ka un bay ka hadlayaan Qaabkii burco loo qabtay Iyo wax taaalo badan burco tag weriye ragg badan baad helay saa ama ila soo xidhiidh anaa kugu xidhayeeee ragg mujaahidiin tii waa weyneyd ah guul somaliland
@lA__alimohamedIsmail
@lA__alimohamedIsmail 4 жыл бұрын
Waa Run rag badan oo dagaalka door weyn ka qaatay baan la xusin qaarkoodna dadkaba lagama yaqaan
@mohamedyussuf3813
@mohamedyussuf3813 2 жыл бұрын
Nacas baatahay jaahilada oradoo qooshka garaac dagaal taariikh ah baa lagahadlayaa
@cabdicumar5891
@cabdicumar5891 2 жыл бұрын
🙏🙏🙏#Halyayo Aad baad u #Mahadsan yihiin adeero #Dhiigiina ayaad noo hibayseene #Alle #Raali haydin ka #Noqdee
@cawkeismail2596
@cawkeismail2596 3 жыл бұрын
Reer somaliland dhamantod wa wada mujahid balse muse bixi waxan ku tagersanahay inu so afjaro umad xita carurtii dhalay 1995 wa mujahid marka Shani wuxu arka dawarsi dadban
@cabdicumar5891
@cabdicumar5891 2 жыл бұрын
#Ish #Wariyuhu #Kolba #Uuka #Dhex #Galayaa #Waraysiga #Xataa #Sheekada #Masii #Furfuri karo uu kala ilowsiinayaapa #Fack #Wariye
@mustafeyuusuf8677
@mustafeyuusuf8677 4 жыл бұрын
Raga sidas usoo dhintay ee usoo haraday ee usoo gajoday ee usoo dhawacmay ee usoo dhintay ee injirtu usoo gashay ayay reer somaliya leyihin ma go,ayso somaliland.walahay ban war laysu hayn
@cabdicumar5891
@cabdicumar5891 2 жыл бұрын
#Wariyuhu uma #Bisla #Barnamijkan oo kle #Mujahidiinta #Abaal aan lasoo koobi karin ayn u haynaa #caafimad ku #Nolaada adeer
@osmanahmed2384
@osmanahmed2384 4 жыл бұрын
Iminka ma taariikhdii SNM ayaa laga hadlayey mise Ina Koosaar iyo Lixle? Waar ilmaadeerrayaal qabyaaladan qaawan ee foosha xun iska daaya waa waxaad dadkii uga dhex baxdeenee
@aminaali8400
@aminaali8400 4 жыл бұрын
Ader adiga Allah haku cafiyo maxaad uga xuntahay taariikhda ragan miyaanay iyagu snm ahayn
@cabdinajax1516
@cabdinajax1516 4 жыл бұрын
Dadkan ma taariikhda snm says dhibaysa ninkami maqabyaalad ayuu ka sheekeyay mise taariikhdi snm qofku taariikh cad halaso fadhiisto ama buugga boobe huhaada sagal get lagu daabacay ee gacankurimiska ah akhrista wax meesha iska keen
@ahmedqani2030
@ahmedqani2030 4 жыл бұрын
SNM lixle ayuuunbay ahyd SNM kalepba ma jirin
@ahmedqani2030
@ahmedqani2030 4 жыл бұрын
Aduuu malaha reeerkinaba qofkaga mu jirin
@MohamedMohamed-zp6re
@MohamedMohamed-zp6re 4 жыл бұрын
SC, iga raali ahaada ma doonayn in aan qoro maqaal dheer, laakiin waxa aan aad uga gubtay waxa uu qoray Osman Ahmed. Osman waxa uu dhibsaday magacaabista mujaahidiintii waaweyneyd ee Cabdiqaadir Koosaar iyo Maxamed Xaashi (Lixle) Illaahay ha u naxariistee. Waa ayaan-daro weyn in nin taariikhda SNM danaynayaa uu dhibsado magacaabida rag ka mid ah kuwii naftooda u huray xoriyadeena. SNM waxa ay ahayd Ina Koosaar, waxa ay ahayd Lixle, waxa ay ahayd Axmed Dhagax, waxa ay ahayd Aadan Saleebaan, waxa ay ahayd Maxamed Kaahin, waxa ay ahayd Gacmo-dheere, waxa ay ahayd Muuse Biixi, waxa ay ahayd Siilaanyo, waxa ay ahayd Axmed Jimcaale, waxa ay ahayd Yaxye Ibraahim, waxa ay ahayd Ibraahim Dhego-weyne, waxa ay ahayd UFO, waxa ay ahayd Ibraahim Koodbuur, waxa ay ahayd Axmed Maxamed Halac, waxay ahayd Xassan Dayax, waxay ahayd Maxamed Cali, waxa ay ahayd Maxamed Cilmi Galan, waxa ay ahayd Dayib Guray, waxa ay ahayd Maxamed Xaashi, waxa ay ahayd Maxamed Mooge, waxa ay ahayd Hadraawi, waxa ay ahayd Harag-waafi, waxay ahayd Carab Ducaale, waxa ay ahayd Cabdisalaan Yaasiin, waxa ay ahayd Janaraal Cali Xuseen, waxa ay ahay Cabdillaahi Dirawal, waxa ay ahayd Cabdiraxmaan Aw Cali, waxay ahayd Abwaan Xassan Gamuute oo mar la weydiiyay sababta uu SSDF ugu biiri waayay maadaana uu reer Puntland ahaa si sharaf leh ugu jawaabay "In uu u dagaalamayay si uu umadda Soomaaliyeed u tuso in ay wax waxan (nijaastii faqashta) dhaama in ay u qalmaan". SNM waxa ay ahayd kumanaanka mujaahid ee ku naf-waayay si ay dalkeena iyo dadkeena uga xoreeyaan hororkii ku habsaday. SNM waxa ay ahayd hooyooyinka curadadoodii ku waayay halgankii xalaasha ahaa, SNM waxa ay ahayd tii ay Caruso aan Toro lahayni ay ku aabo waayeen, SNM waxa ay ahayd tii ay dadkeena inta inoogu fiicani ay guryahooda iyo gaadiidkooda ku taageeri jireen jihaadka. SNM waa ta aniga iyo walaaladay iyo qoysas-kale oo aan tiro lahayn xoog aan la qiyaasi karin ku soo jiidhay wadada Hargeysa iyo Arabsiyo u dhexaysa ee laga soo gudbi jiray marka xuduuda Itoobiya loo socda. Abaal aan duugoobayn baan SNM u hayaa. Waxa ayaan daro ah in inaga oo maanta dhulkeenii nabad ku joogna la inaga dhex-abuuray khalkhalkii uu Afweyne Barre doonayay in uu ina dhex dhigo bishii Maarso 1988 markii uu lahaa reer Hargeysa aan reer reer ula shiro ee ay odayaasheenu ka diideen. SNM sidii ay inoogu listay ugu maynaan hambayn. Iyaga oo inoo dhintay oo inoo dhaawacmay ayaynu raacnay basaasiintii Afweyne iyo eydii kale ee kabaha u siday tan iyo markii uu dhacayay. Waa caqliga foorara
@mustafeyuusuf8677
@mustafeyuusuf8677 4 жыл бұрын
Guled cabdi hoyada isaaqu was.faqash ilaa faqash
@jimaleibrahim3089
@jimaleibrahim3089 4 жыл бұрын
Taariikhda iyo halgankii SNM wuxuu ahaa taariikh madaw iyo khalado dhacay. 1)wuxuu ahaa dagaal ku salaysan qabyaalad. 2)Dawlad gaalo ah oo ahayd cadawga Soomaaliya iyaa SNM siisay hub iyo taageero. Allaha unaxariisto dhamaan intii ku dhimatay taariikhdaa madoobayd.
@MohamedMohamed-zp6re
@MohamedMohamed-zp6re 4 жыл бұрын
Haddii ay Soomaaliyi taariikh madaw leedahay waa qudhunkii faqashta ee Soomaaliya halkaa dhigay. Dad maan-gaab ah oo aan dawladnimo garanayn oo uu kaabo-qabiil hor-kacayo ayaa taariikh madaw kuugu filan. Soomaaliya dhalasho 1960 dhimatay 1991. SNM FOREVER!
@barkadfarah5155
@barkadfarah5155 4 жыл бұрын
Tarikhdan iyo halganka laga shekaynayo was mid lawada leyahay.xitaa haday noqdaan isku degaan.wayo adigu Amin snm inay isku mid ahayen
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 2 жыл бұрын
Jimale Ibrahim Aakhiro ayaa war jiraa! Aakhiro zeman Arimaha Dhibta Somalida dhex martay waa arrin ilaa hadda iska ilaaliyey in aan faraha la galo waayo siba ugama gar niqi karo. Allah ayaa dadkisa u gar niqi doona if iyo aakhiroba. Sheikhyada waa ka dhegeystay in zamen ama waqti aanu iman ilaa u midka ka dambaya ka sii fitno badan yahay. هرَج القومُ : وقعوا في فتنة وتقاتل واختلاط. Waxaynu kale oo maqalaa ، أصبحوا في هَرْج ومَرْج : في فتنة واختلاط. الكتب، والرسل، والأَديان قاطبة ً …................. وكم باتوا على هَرْج ومَرْجِ (شعر الشاعر: أحمد شوقي ) Rasuulka Csw ayaa sheegay in Yoomul qiyaamaha hortis xaalka dadku noqonayo هرجي Harji oo uu ku fasiray Rcsw DIL iyo ISLAYN dhexdooda ah. Mana aha dilkasi inaad Gaalo la dagaakamaysaan bal waa in ummadanibiyadu qaarkeed qaarka kale laynayso. Midaas ayaa qiyaamada ka so horaysa. Rcsw wuxu yiri dilkaas waa soconaya ilaa ruuxa inta walaalkii la kulmo u dilo. Midaas oo keenaysa in deriskii aanay kala nabad gelin, ehalkii aanu is nabad gelin oo qofna qof aaminin. و قال تعالي في محكم تحكيمه: إِنَّ رَبَّكَ هُوَ يَفْصِلُ بَيْنَهُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فِيمَا كَانُوا فِيهِ يَخْتَلِفُونَ (25) السجدة إن ربك هو يفصل بينهم يوم القيامة أي يقضي ويحكم بين المؤمنين والكفار ، فيجازي كلا بما يستحق . وقيل : يقضي بين الأنبياء وبين قومهم ; حكاه النقاش . Nebbi Muammedow csw Eebahaana wuu kala bixin maalinta qiyaame, waana uu kala xukmin oo u gar qaadin mu‘miniinta iyo gaalada dhexdooda. Mid walbana wuxuu ka abaal marin doonaa mudnaantiisa iyo wixi u soo shaqaystay. Waxaana la yidhi: Sidaas si mid ah ayaa Eebbe ukala xukumin waxa ninkani qiranayo oo dhib ah iyo ciddii u dhibay, ciddii iyaduna shacabka iyo qof kasta oo dhib loo geystayba.
@hersimadobe1439
@hersimadobe1439 4 жыл бұрын
Cuqdaad yuuruurta! Waar gumesigii galka ee SOMALI maanta sida kaa dhigay kaa sheekee ee uu qabiyay wax 5 Somali laa yidhaahdo oo kuwa isku shegaa siyasi, aqoonyan, culuumoo, odayaal iwm amiinsayiin oo maanta Somali halka dhigtay. Somali fuuto xuun baynu noqoonay intaynuu iskuu jeedno!
@daus4315
@daus4315 4 жыл бұрын
Gumaysiga tariikhdii SNM baa uga muhiimsan reer somaliland ee adigu ka sheekee gumaysigii talyaniga wabiga idinkaga gudbi jiray
@haibesuleiman8388
@haibesuleiman8388 4 жыл бұрын
Dhaaxaan intaan xornimo keenay isla doonay shantii lkn koonfurbay ka soconweyday
@jimaleibrahim3089
@jimaleibrahim3089 4 жыл бұрын
Ahmed Ismail wacays Reer S/land ma moodaa inaad xaafadiina ka hadlayso ama qoys boqol Qof ah. S/land badh SNM uhaysta taariikh mirqaan iyo taariikh Mingiste Xayle Maryam.
@daus4315
@daus4315 4 жыл бұрын
@@jimaleibrahim3089 waa adiga kasi only faqashtii la dalka laga eryaa ku dhashay malaha
@jimaleibrahim3089
@jimaleibrahim3089 4 жыл бұрын
Ahmed Ismail wacays Qofkii inyar diida Cuqdad,Caadifad,iyo qoys land waa Faqash,waan ogolahay Haddaad ogolaato in Askartii Mingiste ku dhashay.
@gulledabdi1221
@gulledabdi1221 4 жыл бұрын
SNM wa maa weelada Isaaqa 😀😀😀 U.S.C. wax sheegaya miyaa ka maqashan hawiye ha
@MohamedMohamed-zp6re
@MohamedMohamed-zp6re 4 жыл бұрын
Tayda haku mashquuline taariikhdaada qoro.
Barnaamijka Raadraaca Taariikhda SNM qaybtii Saddexaad
33:55
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 8 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 4,4 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
HAWLGALKII SNM EE MIISKA SARAAKIISHA (Cabdisalaan Turki) p1
35:32
HASSAN PANORAMA SHOW
Рет қаралды 161 М.
Taariikhdii Abwaan Sayid Maxamed Cabdale Xasan
35:48
Hawraar Music Production
Рет қаралды 216 М.
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 8 МЛН