waxaanu kala daadinay casuumadii loo diyaariyay Gen Moorgan (Halwgalkii jab dhiwraa 1986 kii ee SNM

  Рет қаралды 72,365

SLNTV

SLNTV

2 жыл бұрын

Пікірлер: 73
@cqaniwadaadyare3624
@cqaniwadaadyare3624 2 жыл бұрын
Mujaahid maxamuud wadaad suldaan ilaahay cimriga ha kuu dheereeyo
@aidgab1196
@aidgab1196 2 жыл бұрын
Guul iyo gobonimo Somaliland Republic. Noloow Mujahid. Without SNM Somaliland Today Would not Exist . We have to learn our History and struggle to achieve was one day an impossible Mission to restore Somaliland from Tyranny. SNM liberated Somaliland and Took Credit Forever. Without SNM Somaliland would not Exist. A Hollywood Blockbuster would tell your Story one day insha Allah
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
@SNMwillneverdeisweonlymultiple 2 жыл бұрын
Maasha allaah 😍 😍 ilaahoow Snm ❤️ intii dhimatey u naxaristo janadi furdiwsa gee, inta noolna cizi sharaf ku nool ee aamiin yaa rabi 🤲
@PlayGame-rb9ds
@PlayGame-rb9ds 2 жыл бұрын
Aamiin wll
@amrankhalid3354
@amrankhalid3354 Жыл бұрын
..Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@abdikarimhassan3140
@abdikarimhassan3140 Жыл бұрын
​@@PlayGame-rb9ds źzżgd4E÷÷÷÷÷÷÷rrhq o
@bashman345
@bashman345 2 жыл бұрын
Mujaahid suldaan Maxamuud Wadaad waan ku salaamayaa ee nabadgelyo korkaaga ha ahaato aduunkan iyo aakhiraba
@cabdirashiidxuseen8042
@cabdirashiidxuseen8042 2 жыл бұрын
Mujaahidka iyo wariye sare , slntv ,waad mahadsantihiin 100% , taariikhdaa waa lagu cibra qaadan .
@edrisgabo915
@edrisgabo915 2 жыл бұрын
Masha Allah Viva Mujaahidinta SNM Viva Guul iyo gobonimo Somaliland Republic
@amiinsaleban7908
@amiinsaleban7908 2 жыл бұрын
Cabdifayr isxaaq care ayu aha wuxu ku dhinty ceerigabo ilahay ha unaxaristo mashalah somaliland mashalah isaaq
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 жыл бұрын
Mujaahid CABDI fayr waxuu ahàa halyey magabade ah garxajis habar yoonis isaxaaq ayuu ahaa ilaahay haw naxariisto aamin
@odaymediachannel
@odaymediachannel 2 жыл бұрын
200 talaabo ayay ii jirtaa xabaashiisu alle ha naxariisto feeyr
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 жыл бұрын
@@odaymediachannel sxp ceerigaabo xagay ka xigtaa
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
1 Nin ee SNM e bila khibrada ahii wuxu u dhigmay 50 askari faqash khibrad leh, 1 sarkaal SNM wuxu u dhigmay 1000kun askari oo faqash ah
@umalkhyremohamed5308
@umalkhyremohamed5308 2 жыл бұрын
hadeydan naa xooreyne somaliland maa jiirten gulle SNM FOR EVER
@PlayGame-rb9ds
@PlayGame-rb9ds 2 жыл бұрын
Waarun wll
@khadarhassan6019
@khadarhassan6019 7 ай бұрын
alle subxanahu wata calaa ayaa mahadaa leh
@zayddmohomed4787
@zayddmohomed4787 2 жыл бұрын
Mujahid alle ciriga hakuuuu barakeeyo
@samsamhassan5633
@samsamhassan5633 2 жыл бұрын
Ilahy ha unaxarisato Mujahinti SNM Aamin
@mohamedabdi4519
@mohamedabdi4519 2 жыл бұрын
Mujrimiin
@cabdiadancabdi5058
@cabdiadancabdi5058 2 жыл бұрын
Muj.maxamuud wadaad unugtii faqash wadnaha ugashay ee muj.haragwaafi rabi haku xafido intii dhimatayna ha unaxariisto
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 2 жыл бұрын
Mujaahid ty kuu geeryodye dhamaan tooda Raabi haa uu naxaristo albabada jaanada Allaha haa uu naxaristo inta Noolna Allah haa siiyo Ceemri dheer iyo caafimad taama
@haberjeclokingking7131
@haberjeclokingking7131 2 жыл бұрын
guul iyo gabanimo snm
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 2 жыл бұрын
When Life gives you an enemy like Somalia. Fight like Somaliland.
@ahmedcabdirisaaq6539
@ahmedcabdirisaaq6539 2 жыл бұрын
Hhhh waa laga zoo gudbay zxp hada nabad bayou hyzana iyana colaad iyo amni daro.
@gulledabdi1221
@gulledabdi1221 2 жыл бұрын
Sheekoy kunacay isku jiibiya walle haday idiin heysataa 6 bilood ee soo socota ayaan halkan isku wareysan
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 2 жыл бұрын
@@gulledabdi1221 Wuxu qiranayaa dad masaakin ah oo askarnimada u qortay si luqmad xalaal ah u helaan oo dawlad u shaqaya dilkooda. Muxu ku micnaynaya askarta ina Kahin geeyey Tukaraq? Ma dhul Isaaq ayey joogaan? Hadalkizu wuxu banaynayaa in askartas markay shaah cabbayaan la wada toogto. البدوي نصف الرجل
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 2 жыл бұрын
أنت تتظاهر بأنك سلطان لكنك في الواقع تبدو لي كفتى في المرآب. هل تعرف حقًا ما معنى فتى المرآب؟ إنه Kirish boy.
@user-hv8ry7wk3d
@user-hv8ry7wk3d 3 ай бұрын
❤​@@ahmedcabdirisaaq6539
@ismailmohamed7789
@ismailmohamed7789 2 жыл бұрын
Maha Allah somaliland gull iyo gobanimoo lojojinmayo ciid kasta o kasohorjeda qadiyada iyo qarannimada qaranka somaliland xadudaha somaliland wa muqadiis wa lamatabtan somaliland waxay ledahay haal cadowuu wayo wa somalikushega konfured kkkkkkkkkkkkkk jecliyaa markuu jaboo cadowugaa rer somaliland somalikushega konfured kkkkkkkkkkkkkk wan kuraxaysta markuu jaboo cadowugaa rer somaliland somalikushega konfured Cidanka qaraanka somaliland waxan leyahay habalyoo habalyoo habalyoo guul iyo gobanimoo
@HassanMohamed-jq4xh
@HassanMohamed-jq4xh 2 жыл бұрын
Waa tariikh u bahan in qoraalo iyo filimo laga sameeyo abaal baanu idin hayna intini dhimatey alle ha u naxariisto intina noolna sharaf ku noolaada
@cawilayaanle2440
@cawilayaanle2440 2 жыл бұрын
Geesiga...BIRTA...Ah. S N M. Somaliland...Guuul.
@aidgab1196
@aidgab1196 2 жыл бұрын
Guul iyo gobonimo Somaliland Republic
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 2 жыл бұрын
Waa muhiim in lagu soo celceliyo taariikhda snm sidhalin yaradan dambe ay uogaadan nabada iyo xoriyada aynu haysano qadhaadhka losomaray guuuuul snm guuuul somaliland
@aidgab1196
@aidgab1196 2 жыл бұрын
Jaamacdaha ha laga Diyaryio Master &PHD . Waddan Kasta Tariikhdiisa wu ilashada. Wa Muhiim Fekerkaaga Muwaadin Somalilander aragtii Fog leh. Viva Somaliland Republic viva
@amiinsaleban7908
@amiinsaleban7908 2 жыл бұрын
Intuba runtii waa habaryonis snm mashalah reerkii siyaad kayaabay mashalah somaliland ilaahay ictiraaf hayna siyo inshalah
@qalbijr3285
@qalbijr3285 2 жыл бұрын
War gesinimada waa aynu udhalaney
@cabdikarimofficial4689
@cabdikarimofficial4689 Жыл бұрын
Ninkani waa ciise muse wxanu ka yahay abokor cise Lkn hbr yonis waa xaqiiq in ay mujaahidintii dalka uso halgamay kuwooda ugu geesisani ka dhasheen
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 2 жыл бұрын
SNM dagaal koodo xaqbuu ahaa wayo sida ilaahay guusha usiin jiray ayaad kagaranasaa 10 nin oo snm ah ayaa 100 nin oo faqasha jabin jiray guul snm
@aidgab1196
@aidgab1196 2 жыл бұрын
Absolutely m Marra Waaxid. Dagalki badar ban Xasuusta. Subxan Allah. Waxba ja jira.
@mohamedabdi4519
@mohamedabdi4519 2 жыл бұрын
Xaq maahayn Shiikhaad doonto waydii!
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 10 ай бұрын
KKKKKK 10 NIN AYAA 100 NIN FIIJINI MIYAA ANAGA BEENTA NOSHEGEYSAAN MAXAA U GUUR GUURANEYSEN GOOJA CADE BEENTIINA
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 10 ай бұрын
Waagaas MORGAN xaguu joogay qeybtii 21aad e dhuusomareeb ayuu joogay been badana odaygaan waagas qeybtaas GAANI ayaa heystay dhulkaas
@HassanMohamed-jq4xh
@HassanMohamed-jq4xh 2 жыл бұрын
Masha Allah aad baan u salamaya labada mujahiid muj wariye axmed hussein warsame iyo muj sul maxamuud wadad
@maxamedcaydaruus9929
@maxamedcaydaruus9929 2 жыл бұрын
Caasha Ciida galay waan garanaya xata beri inta nin guursaday rer hore oo ay u dhaxday iyo rerkii danbe guursaday inta ay isku dhaceen hubka isku gurteen
@casuuseahmed979
@casuuseahmed979 7 ай бұрын
Mujaahid Sahra axmedna wu nool yhy
@jiifdiidjiifdiid9736
@jiifdiidjiifdiid9736 2 жыл бұрын
Qaybtii labaad meeday
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed Жыл бұрын
Ninka Ina Cigaal uu ku sheegay ee qaadwalaha ahaa waxaan filayaa inuu yahay Cabdullaahi Cigaal oo hadda aan filayo inuu geeriyooday; Ciidagale, Cabdi Bari ahaa. Qof kaleetana waa uu noqon karaa.
@mohamouddguuleed1359
@mohamouddguuleed1359 2 жыл бұрын
Alle ha ku dhowro suldaan, sidoo kale intii u dhimatey xoreyntana Alle ha u naxariisto. Aamiin
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 2 жыл бұрын
Waar yaa Raagan reer Somalilandnow dhaalkan raaga waxa uu soo maarn waa maaqlysan Ina ad yaar yaari iswalyow kuu Fra aadayga dhulkina
@Banuhashim237
@Banuhashim237 2 жыл бұрын
FARIID
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
Halgankii xalaasha ahaa
@yusufdhimbil7367
@yusufdhimbil7367 Жыл бұрын
Even SNM Doctor come from all the way to fright for the freedom of somaliland
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 жыл бұрын
Morgan basaas BAAD u AHEED baan filayaa wajigada KA muuqata
@amiinsaleban7908
@amiinsaleban7908 2 жыл бұрын
Waa kii dirica uxidhay runtii kkkkk
@farxancabdilaahi1566
@farxancabdilaahi1566 2 жыл бұрын
Alle dabigena hadhaafo snm
@Suldankamusiga
@Suldankamusiga 2 жыл бұрын
Snm❤
@gulledabdi1221
@gulledabdi1221 2 жыл бұрын
Maweelada isaaqa SNM 😂😂
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
Gulled Abdi haday maaweelotahay daarood xaare mee? maxaa eryaday reer gaajo berbera kama maqnaadeene SNM baa muquunisay isaaq dhasha Awliyada ninkii soodoonta wey karbaashaan!
@yasinosman1864
@yasinosman1864 2 жыл бұрын
Gubi waa gobeed
@nouhmire9546
@nouhmire9546 2 жыл бұрын
maxaa ku dhacay taarikhdii aad wadeen weegan idinkama hayno halkan wax badan oo taarikh ab buu soo gudbiyay
@saeedofficial
@saeedofficial 2 жыл бұрын
Kadaadinay waanu laynybuu u jeedaaa miyaa tolow
@Yedo25254
@Yedo25254 Жыл бұрын
Iidoorland
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 2 жыл бұрын
Fraadyga
@hussinahmad3074
@hussinahmad3074 2 жыл бұрын
Taasay soo martoo ooy maanta yooyootamayaan maxaa idinka si ah
@abusufianofficial9943
@abusufianofficial9943 2 жыл бұрын
Camerada wax lagu duubaya waa poor. Iska hagaajiya idinkoo mahadsan.
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 10 ай бұрын
NINKI WAARDIYAHA GEEDKA SAARNA MUUSAN IDIN ARKIN MIYAA KKKKKKKK
@alkenalken9460
@alkenalken9460 2 жыл бұрын
alla soomaali diidka urka badan been iyo faan badanaa waxey iska dhigayaan libaaxya laq oo birta calaashada wallee waan is naqaan fulay iyo doqon hortiin hooyo ma dhalin shuubaa idin dhashayr
@rashiidhassan7963
@rashiidhassan7963 2 жыл бұрын
Faqash mado Somaliya isnaca siiyay ayaa hadlikara dhuumo Faqash
@yahyeguled2242
@yahyeguled2242 2 жыл бұрын
Jabhada Argagixasada Ah Ee SNM Tilaabo Military Oo Adag Ayaa Idinka soo Foodleh SOOMALIDIIDYAHOW
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 2 жыл бұрын
Uuf maa raabno faaqasha buulush qadadweyn waata iiscuunyesan Alxamdulilaha haadi a aan kuu arkii Karin daalkyaga Faaqasha iyo quudmunk maargana waaka meehnaabye afka dheer diigye
@yasinmohamed1818
@yasinmohamed1818 2 жыл бұрын
Cuqdadland
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
HOW DID HE WIN? 😱
00:33
Topper Guild
Рет қаралды 49 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 104 МЛН
MUJAAHID XASAN DAGAALKII 77 EE SOOMALIYA IYO ITOOBIYA
14:05
Abdirahman mahir
Рет қаралды 7 М.
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42