Saalax Qaasin. Alla Barasho Wacanaa (Qoran)

  Рет қаралды 1,692,901

VivaSomalia1

VivaSomalia1

11 жыл бұрын

Waa hees aad u macaan.

Пікірлер: 861
@abdifitahnor1248
@abdifitahnor1248 3 жыл бұрын
2021 hestaan inuu dhageesto qofki u yimid lagend aa tahay waana ku salaaamay ✋💯🌎
@MuniirHaadi1
@MuniirHaadi1 5 жыл бұрын
Emotionally wlhi Heestan xasuus gaar ayay ii leedahay Qofki iga danbeeyo like ha saaro
@mohamudjamac1213
@mohamudjamac1213 5 жыл бұрын
xamda yar channel yes
@yaxyeaxmed4396
@yaxyeaxmed4396 5 жыл бұрын
vi . dnnm
@travelandnaturechannel5875
@travelandnaturechannel5875 5 жыл бұрын
I give you big like but what memories?
@feisalhussein6456
@feisalhussein6456 4 жыл бұрын
xamda yareey xageen kaalasoo xariiraa😂
@NoloshaCusub0
@NoloshaCusub0 4 жыл бұрын
Caadi maha. Waayo waayo
@abdulahimohamed5491
@abdulahimohamed5491 5 жыл бұрын
Xasuusaha cajiibka ah lama ilaawo Hbeeen Ramadan ah aan isku dhacnay xaaskayga Markaas xooga bn xanuunsana bn Heestan daartay Anigo Iyada uga jeeda oo ku sasabtay 2003 io 2004 MA xsuusto Mar ay ahayd Alle ha idaayo Xaaskyga weli Wn wada noolnahay awlaad baari ahna Alle nogu deeqay heeskan MA ilaawo
@maxamedagoon4210
@maxamedagoon4210 4 жыл бұрын
alle haku desto runti xasus aya nala.qebsatay
@khalidabdi3952
@khalidabdi3952 4 жыл бұрын
MNShAllAh brother Alle haku Barakeyo familkaga Wxn rajeynaya in aad Abo Wanagzan mar kasta Uu ahatid , Xaskagana Uduul qado marksta Wayo Alle swt wuxu Dhahay war ragoow idinka Xasaskina Xalasha ah Iyo Awlada an idin kala sino Masuul ka ah , Salan Kash iyo Laab ah ayan hawada kuso marinaya . Qoralkagana adbu itabtey Macnaha Comments maqcuul ah weyii by the way nice history!!!
@ducoqabe5221
@ducoqabe5221 4 жыл бұрын
Walal markay maqashay heesta Hagar li'i saw kuugumay iiman. Wakaa fankii fanka ahaa walal.
@cabdiraxmanguuleed6449
@cabdiraxmanguuleed6449 4 жыл бұрын
@@ducoqabe5221 asc
@cabdiraxmanguuleed6449
@cabdiraxmanguuleed6449 4 жыл бұрын
Heestani waa hees qisa dhaba ku timi
@cmaofficialchannal1673
@cmaofficialchannal1673 4 жыл бұрын
yaa daawnaya heesta 2020 emotionL song intii iga danbeysa ee qiirootey hit like
@qaahiraofficialofficial6089
@qaahiraofficialofficial6089 4 жыл бұрын
Dec /7/2019 9:45 Saturday
@Fodcade-Forever
@Fodcade-Forever 4 жыл бұрын
▪︎♡♡■♡♡♤●
@muniiracali9020
@muniiracali9020 4 жыл бұрын
👆🏻❤️
@naciimaabdilahi8974
@naciimaabdilahi8974 3 жыл бұрын
Me to❤
@user-kh1hg2zc7r
@user-kh1hg2zc7r 3 жыл бұрын
⁰⁰
@F13500
@F13500 2 жыл бұрын
Heesta my beloved father iga dhintay kuso xasuusta 2013 anigo 17 jira uur yar leh so dilmay 4bil dhiig iga socday leyfuray aabe waxan rabay inuu hareera igaso dhigo isheken jiray si aan ciil udaremin asago habeen walba heestan ayuu iqaaday haben Ruux bukanka kugu nacay nin roon maraago aabahe asago eheen my biology father ayaa jecelka iyo farxada aan kahelay qof aan ka helay jirin hooyade idhashay aan jeclahay asaga kaga kalsona dhibkeyga usheegan jiray dhiire galiyaheygi ayuu ahaa 😭😭😭❤️❤️
@ubahnora9157
@ubahnora9157 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto abaayo Quraan aqris ku kab intaad noshahay
@safiyoabdullhi997
@safiyoabdullhi997 2 жыл бұрын
Ax abayo anaa kula mid ah xaldaad waqtikas kujirtay hda kujiro😭 rux bukanga kunacy alxm sidada okle abo igarab tagan fikirka ika ilalinayo haystaa allow nodaaa hdad qorkayga aragto iso jwb
@istaahilahmedxasan4402
@istaahilahmedxasan4402 Жыл бұрын
Zxb labar kaga iso sheg
@goragulama940
@goragulama940 Жыл бұрын
@fardowsa Aad baan uga xumahay arinta Aad ila wadaagtay Aape alle ha unaxariisto Aamiin yaa allah
@fardousnasah143
@fardousnasah143 Жыл бұрын
Gabdh walpo mgaca fardous abe wcn helnaa😢
@haykaldai6107
@haykaldai6107 5 жыл бұрын
Dad dahab ah Midho dahab ah Waqti dahab ah Chanel dahab ah Dhageystayaal dahab ah❤🔥💯👏
@dahiryareqotoqoto1326
@dahiryareqotoqoto1326 4 жыл бұрын
❤️💚💓❤️💜😍😍❤️💓💚❤️💙💚
@safaphones5320
@safaphones5320 4 жыл бұрын
Wax wada dahab ah
@abdirahmanhassan9744
@abdirahmanhassan9744 4 жыл бұрын
Iyo adhigoo dhahab ah
@JaalleAllemagan
@JaalleAllemagan 8 жыл бұрын
Viva Somalia1, adigoo mahadsan, daqiidaqa 5:01 , fanaanku wuxuu leeyahay " aniguba beryaha qaar waataan bilnaan jirey ee beeldaaje noqon jirey". Saalax Qaasin axsan fanaan, noolow.
@hamseosman6109
@hamseosman6109 6 жыл бұрын
Jaalle Allemagan on somli eryada was taan bilaan jiray e.g. baashe noqon jirey
@daadir9435
@daadir9435 6 жыл бұрын
Jaalle Allemagan waad saxantahay bro waataan bilnaa jiray ee beel daaje noqon jiray waaye
@khalidabdi3952
@khalidabdi3952 4 жыл бұрын
wadani dhaab ah Noloow wll 🇸🇴🌍❤🙋‍♂️Salan qimo iyo qayoo leeh ayan hawada kuso marinaya From your brother #Bloods_Of Somalia_#WASE BIXISO BIXISE TAAN UBEER CADENEE BUUD DAA IYO NAFTABA AN UU HURNE SOMALIYAY ADIGA MILGAHA IYO QURUMAHA YAGA SARE UQAADEE UQAAADEE , GUSHUNA WAA SAAD EE CADAW KUSO WERAREY SAMO UMA BANANE , BI II WAA ADUNYOOY MAXAD LABA BUUGLEYSA HAWLAHAGU BADANA TAAN UBEER CADANE CADANE DHIGA IYO JAFTABA AN UHURNE SOMALIYAY WATAD BARYAHA QAAR BILIIC iyo GOBANIMO UU SIDAN JIRTE wase BIXISE BIXISE TAAN UBER CADANE BUUDA IYO NAFTABA AN UU HURNEY ADA MILGAHA IYO QURUMAHA SARE UQADE !!!! ???
@kinghanad5484
@kinghanad5484 2 жыл бұрын
Wr nio ma noshahy😅😅😅
@zamiamahamed8743
@zamiamahamed8743 2 жыл бұрын
@@kinghanad5484 wr adna ma noshahay
@shaaciyecadawe4810
@shaaciyecadawe4810 5 жыл бұрын
Heestan xasuus wlhi gabar aan wada socan jirne baa marki aan qurbaha soo gale isku daye inan xariirka u jaro kadib dhowr jeer oo phone ka aan dhageyste Heestan ayey isoo dirte marki aan dhageyste kadib qiiro ayaa igashe kadib si deg deg ah u wace lacag raali gelin ahna u dire ❤️
@MohamedAhmed-qn1yn
@MohamedAhmed-qn1yn 4 жыл бұрын
Nin Ragga baad thy wlee
@ayaanleaxmed1435
@ayaanleaxmed1435 Жыл бұрын
fariid baa tahay wll
@hodanmahadbadal2505
@hodanmahadbadal2505 Жыл бұрын
War had ma noshahay adiga aniga waye gabadiye😂😂
@shaaciyecadawe4810
@shaaciyecadawe4810 Жыл бұрын
@@hodanmahadbadal2505 Haa alxamdullillah wili ciida kama hoos marin walashiis 🤣
@hogotolyrics2895
@hogotolyrics2895 4 жыл бұрын
2020 Nikii Dhagaysanay 👎 Like DHAC Ha Igu Siiyo
@mohamedxoogsade4731
@mohamedxoogsade4731 4 жыл бұрын
10th jan 2020 7:30:22 am Fri
@zakariabulleofficiall6014
@zakariabulleofficiall6014 4 жыл бұрын
Hbeen ayaan dhgysanyas waanan ku mirqaasany
@shucaybmohamed4117
@shucaybmohamed4117 4 жыл бұрын
Tolow yaa dhagaysanaya 2020? Aduun waa aduun Iam listening here 2020 Please like this
@khaalidcigale8582
@khaalidcigale8582 3 жыл бұрын
Emotional song. Caawa waxaan u kala lugaynayaa gobolka Texes iyo Florida. 😢
@ahmedliban7035
@ahmedliban7035 2 жыл бұрын
I see you are truck driver
@Amiina_Mohammed
@Amiina_Mohammed 6 жыл бұрын
Anigubaa beryaha qaar Waataan bad iyo webi Buuraha ka lali jiray Anigubaa beryaha qaar Bulshada iyo sahankaba Waataan budulka mari jiray Waan se bixiso bixisee Cashaqaan biiyo oon Badankaygii kaba jiray Aniga u buseeleee Taan u beer cadaadee Cadaadeee Taan u beer cadaadee Cadaadee Bu'da iyo nafta ahayd Iyaday iga baydheee Iyaday iga baydheee Taan u beer cadaadee Cadaadeee Taan u beer cadaadee Bu'da iyo nafta ahayd Iyadaa iga baydhee, iga baydhee Bariiradaduna waa sade Ruux bukaanka kugu nacay Adoo baahan kaa tegay Samo, samo kuma banaanee Alla barasho, barasho wacanaa Alla barasho, barasho wacanaa Bi'i waa aduunyooy Maxaad laba boglaysaa Howlahaagu badanaa Howlahaagu badanaayee Howlahaagu badanaa Howlahaagu badanaa Aniguba beyaha qaar Wataan dillaan jiray Beel daaje noqon joray Aniguba beryaha qaar Biidixda lafdhabartiyo Waataan bilic u sidan jiray Waan se bixiso bixisee Cashaqaan biiyo oon Badankayga kaba jiray Aniga u buseeleee Taan u beer cadaadee Cadaadeee Taan u beer cadaadee Cadaadeee Bu'da iyo nafta ahayd Iyaada iga baydhee Bariiraduna waa sede Ruux bukaanka kugu nacay Adoo baahan ka tegay Samo, Samo ku bannaanee Alla barasho, barasho wacana Alla barasho, barasho wacanaa Bi'i waa aduunyoooy Maxaad laba bogsalaysaa Howlahaagu badanaa Howlahaagu badanaaye Howlahaaagu badana
@komarockwhitehouseelectron8569
@komarockwhitehouseelectron8569 5 жыл бұрын
Anigubaa beryaha qaar waataan bad iyo webi buuuraha ka lali jiray
@abdihakim9329
@abdihakim9329 5 жыл бұрын
amiina mohammed 😍😍
@awaarechannel1758
@awaarechannel1758 4 жыл бұрын
Cashaqaan bi’iyo’oon intaas sidaas u qor geenyo
@mustafeidaan6808
@mustafeidaan6808 4 жыл бұрын
Waw Jacylka
@qurbacmo2514
@qurbacmo2514 4 жыл бұрын
👍💙
@himilotv1258
@himilotv1258 Жыл бұрын
This song make me to Remeber the past time of my life when we were young and beautiful. When we were chilling together with my friend with out thinking the dificulties will come after geting old. When were not waiting for us to pay Bills of my house and children. When I used to take my time happiness and enjoyment. Thanks Salah Qasim one of the best Somali singers. Now iam chewing with some of my old friend thinking this difficult life were expriencing now here in Gebiley,Somaliland. September03,2022
@nimcofaroole1078
@nimcofaroole1078 5 жыл бұрын
2019 qofki dhageysana like saar
@bintuhassan2505
@bintuhassan2505 4 жыл бұрын
Ani kkulla dhagaysanaya nimco faroole
@abdifatah5180
@abdifatah5180 4 жыл бұрын
Ina faroole anaa kusaray iska nolow intay nolal jirto walalo
@amiinofficial7509
@amiinofficial7509 4 жыл бұрын
12/12/2019 wa sanadka dhamad giiz😁😂👌
@qisooyin7790
@qisooyin7790 4 жыл бұрын
hada ayaan dhgysna 11/12/2019
@omarabdi3332
@omarabdi3332 2 жыл бұрын
First time i heard this song was 1983. It still interests me. Wonderful Saalax
@abdiabdullahimohd1917
@abdiabdullahimohd1917 Жыл бұрын
39 years ago
@mohamoudomarasawe5981
@mohamoudomarasawe5981 5 жыл бұрын
Yaa dawanayaah 2019 ayaan soo booqday fadalan alle hakuu danbi dhaafo hadaa like saarto.
@marvelschanel5269
@marvelschanel5269 4 ай бұрын
Watching 2024😲😍
@pharthuzdiamond8870
@pharthuzdiamond8870 4 жыл бұрын
Dec 2019 ayaan dawanayaa waxaan kasoo maqlay heestan inankii indhaha la'aa ee tartanka ku galay😭😭😭 ruux bukaanka kugu nacay adoo baahan kaa tegey samo kuma banaanee😢
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
Alla anaaa kula mida wallo
@mohamedabdishakuralihakkan8033
@mohamedabdishakuralihakkan8033 4 жыл бұрын
Kula mid ahay ani xittaaa...
@Abdi_Iskooj
@Abdi_Iskooj 4 жыл бұрын
Taan u beer cadaadeen bu'diyo nafta ahayd iyaday'ga baydhee😥 Ala barasho barasho wacanaa Haduu jacayl ku hayo ood halkan oo bookhato like iigu qabo 19/july/2020 maalin axada 3:00 galabnimo
@mohamedgarane3249
@mohamedgarane3249 4 жыл бұрын
Dhaka,Bangladesh. 21/June/2020. Mid kamida heesa somalida een ebid ugu jeclahay, Saaxal Qaasim sida aad noogu raaxeeysay allaha qabriga hakuugu nuuriyo.
@SuugaanSafari
@SuugaanSafari 3 жыл бұрын
Si gaar ah baan u tixgeliyaa dhalinyarada iyagoo dhulkoodii ka maqan, ku faana dhaqankoodii iyo fankoodiiba. Guul iyo Gobanimo
@xuseenmohamed9227
@xuseenmohamed9227 2 жыл бұрын
How is Bangladesh
@kingsuleiman8687
@kingsuleiman8687 4 жыл бұрын
2020 Haddi aad dhageysaneysid still adigo Doob (Skaabulo) aah like saar 👊
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 5 жыл бұрын
Ruwaayadii dirqi maaha jacayku erayadii Allah baryo ha daayee maxamed adan dacar
@bandargori1045
@bandargori1045 9 жыл бұрын
The singer is grieving for his glorious past and how after falling ill he was deserted by his most beloved soulmate. Very sweet song and lyrically powerful. We missed Salah Qassim!
@jamaaden50
@jamaaden50 7 жыл бұрын
DamallaX bulshada iyo sahankaba waa tan budul marin jiray
@MohamedHussein-gw6eg
@MohamedHussein-gw6eg Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@ladaneladaneh1848
@ladaneladaneh1848 7 ай бұрын
Budulka maxaa looga jeedaa?@@jamaaden50
@khadralucky1008
@khadralucky1008 4 жыл бұрын
heesta markasto aan muruugodo wan dhagaysta dadkan Comments bixiinay waxaan qaba inta aan dareemayo inay dareemayan maliintay ka licdo hays dhibiin cashar ka baro goobtu wa licda lkn ma jabto,, Baridaduna wa sade ruux bukaanka kugu nacay adoo bahaan ka tagay samo kuma banaane 🤔🤔😭😭😭😭😭😭
@goragulama940
@goragulama940 Жыл бұрын
@khadra mhdznd apaayo qali wan kula dareemaya murugada
@tuugtuugdhalay7744
@tuugtuugdhalay7744 3 жыл бұрын
Markey mareyso bi'I waa adduunyooy maxaa laba bogleysaa ax😭 Meel baa i damqata adduunyo heeskan dhabtii uma dhageysto jaceyl balse waayaha adduun waqtigii ii wacnaa ayaan dib u milicsadaa 5.2.2021
@inamohamed2491
@inamohamed2491 5 жыл бұрын
Qarami waba heeso shidan ilkacase iyo guled simbe faladagan ayaa fanan iha hada nasiib xumo fan waa lii hore heeso wakuwan
@nasirmuhammad7337
@nasirmuhammad7337 5 жыл бұрын
ha iloobin iyo khadr keyow
@shaarubsulleiman9229
@shaarubsulleiman9229 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@abdullahiumal5489
@abdullahiumal5489 3 жыл бұрын
I'm still listening 2021 👍
@abdiazizhaaji2319
@abdiazizhaaji2319 4 жыл бұрын
29/1/2020 Qofki iga sii dambeeya like ha iska sii reebo
@AliMohamed-gs1cg
@AliMohamed-gs1cg 4 жыл бұрын
hawlahaagu badana aduunyooy😢 .. garoowe somalia
@yacaquubjaabiri9052
@yacaquubjaabiri9052 5 жыл бұрын
2019 yaa ila dawanaya like ha ila,dhafin
@abdalamaxamed4319
@abdalamaxamed4319 2 жыл бұрын
Heestan waxan dahagysanyey muddo labo sano iyo bilo ah waxan rajaynaya i.a muddo kadib anigo cafimada inaan dib udhagsto oo weliba dad badan oo noloshu ibarty waxa ay yihiin aan dib ugu tigto markayga👏✋
@kingdarmaan5092
@kingdarmaan5092 Жыл бұрын
SaLaama saaxiib🖤
@hashkaaxmey1410
@hashkaaxmey1410 2 жыл бұрын
What a song salax qasim rag rag dali wlh gold voice plus murti i used to listen it in 1978 may God give raxma
@jibrilsheikh2739
@jibrilsheikh2739 3 жыл бұрын
Listening 2021, mostly when I am driving it is iconic. Anigaba Baryaha qaar Wataan bad iyo webi Buuraha ka lali jirey wow wow
@mohamethaliye7855
@mohamethaliye7855 2 жыл бұрын
Saalax qaasim Fananka KaLiYE Heesihisu marqaanka kuSocdaan waye 🙏❤️
@adanyusuf4150
@adanyusuf4150 5 жыл бұрын
Inta dawaneso 2019 dhamad keda like hasaran
@ahmedkaafi8504
@ahmedkaafi8504 4 жыл бұрын
19/01/2020 Waxaan ahay ruuxi ugu horeeye oo dhegesta sanadkaan bilowgaa halkaan xasuus ayaa ikeentah hadaad ila mid tahay halkaana iiga daba marto like ha ila dhaafin
@faisalyup9272
@faisalyup9272 3 жыл бұрын
2021 yaaa ilaaa dhagaysanaya ✌️
@zackyhajjy8427
@zackyhajjy8427 6 жыл бұрын
2018 yaa iladhageysanaya
@Dangarad.01
@Dangarad.01 4 ай бұрын
Abaal ka dhac, talax gab iyo calaacal meel ku kulmay weeye. Waa mid kamid ah heesaha caadifiga ah ee ugu saamaynta badan.
@mohamedapdirahman1728
@mohamedapdirahman1728 3 жыл бұрын
Yaa ila daawanaya heestan 24/12/2020 laykta izaara asaxabeey waa: erayadii iyo xikmadii abwaanka wayn m.Adam dacar
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 4 жыл бұрын
Heestan ugu jecelahay heesaha saalax qaasim wlhi wey i taabataa heestan thanks brother
@wllmahrez1197
@wllmahrez1197 4 жыл бұрын
✊✊✊✊
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 3 жыл бұрын
9/1/2021 11:11 habeenimo Sabti Ah Waxaan filayaa Sanadkan qofka Ugu horeeye Ee Dawada waa Aniga cawa Heestan Ayaa idaaran Bi i Waa Aduun Yooy Waxaad laba Bogleysaba Howlahagu Badannaa Axsan Malaha Qofka laga Hadlaayo Waa Aniga
@Fariihahaashi
@Fariihahaashi 3 жыл бұрын
yaa ila daawanaya 2021 old is gold👏👏👏
@geediomargeediomar5905
@geediomargeediomar5905 3 жыл бұрын
Ala maxey heesthy kuwa ladhaho sharma boy iyo socdaal iyo kuwa Kalo oobadan ayaa fanki kufsi wadajira kuhayo wakhtigu waa 01:00 22/7/2021 anigo kunol Mexico 🇲🇽 like 👍
@MOHAMEDINDHO
@MOHAMEDINDHO 3 жыл бұрын
Meel aan kaala soo xiriiro ii sheeg saaxiib.
@samraagroup7974
@samraagroup7974 5 жыл бұрын
😭😭 maxay tahay waxaa uu igu sixiray runtii caashaqa waan u jilcanahay waxaan soo galay maanta oo talaado ah 30/6/2019
@sakariyekhadar4646
@sakariyekhadar4646 5 жыл бұрын
Sorry
@ismaelabdi7996
@ismaelabdi7996 4 жыл бұрын
Waliga haisraracin I n De right one waad heleysa one day Never give up
@ahmeddante4775
@ahmeddante4775 4 жыл бұрын
Waa hees xasuus igu leh saalax qaasim waxan dhagaystay heestan 2007 waxan ahaa arday schoolka dhigta Djibouti jooga waxan dhigan jiray 5aad
@Abdulahi_folbiraye7
@Abdulahi_folbiraye7 6 жыл бұрын
Who watching this 2018
@sundusyasin4141
@sundusyasin4141 6 жыл бұрын
ajay dmt meee
@nalkamaankadaara3869
@nalkamaankadaara3869 6 жыл бұрын
ajay dmt me
@Abdallahsaid206
@Abdallahsaid206 5 жыл бұрын
Adna love hhhh heesigadhe
@abdallaahmed4318
@abdallaahmed4318 5 жыл бұрын
ina folpirahaye ugaz aniga dawanaya
@hodanabdikarim7931
@hodanabdikarim7931 5 жыл бұрын
Aaniga hda kula daawanaya
@lionheart6678
@lionheart6678 6 жыл бұрын
6/6/2018 Laascaanood.
@hodanabdikarim7931
@hodanabdikarim7931 5 жыл бұрын
23/09/2018 9:13mp Ayan dhageysanaya
@ahmedshow5312
@ahmedshow5312 5 жыл бұрын
22/11/2018
@Geyre02
@Geyre02 3 жыл бұрын
24/11/2020 Muqdisho😭😭 aDuunyo
@abdirizakaburaaz7629
@abdirizakaburaaz7629 4 жыл бұрын
Inta Canada igala daacanyza like ii zaara
@sayidali4216
@sayidali4216 6 жыл бұрын
WAH WAAH waa hees ii leh Xasuus waana mid ka mid heesaha Soomaaliyeed kuwooda ugu qaalisan waxaan uga mahad celinayaa dadka soo dhigay soona raaciyay qoraal Far Soomaali sax oo fasiix ah !
@africachannel5092
@africachannel5092 4 жыл бұрын
2019 bishii udambeysay ee 12aad baan daawan like dhac iigusii
@daryeeldumar9471
@daryeeldumar9471 5 жыл бұрын
1, luulyo,2019 in galkacyo
@zakiyousuf7343
@zakiyousuf7343 3 жыл бұрын
2021 yaa daawanaya hees qiiro Ruux bukaanka kugu nacay adoo Baahan kaa tagay samo kuma banane😥💘
@mohamedkamaata3213
@mohamedkamaata3213 6 жыл бұрын
2018 qofkii dhagaysan like saar
@mkMaina
@mkMaina 4 жыл бұрын
Anigubaa baryaha qaar...watan xasusan bulshado..love this song...I feel irre whenever I listened to..... today @2020.....😭😭😭😭😭😭
@Futuresompres
@Futuresompres 4 жыл бұрын
1-1-2020 yaa dhagaysan like
@abdifatahshukri6491
@abdifatahshukri6491 5 жыл бұрын
i can't stop listening this amazing song since i became mature
@bidhaanchannel6201
@bidhaanchannel6201 4 жыл бұрын
2020 /March/2 Inta sidayda okale qaraamiga xiisayso like I saara
@museismail248
@museismail248 4 жыл бұрын
2019 Copenhagen Danmark.
@Hamdushhooyokoris
@Hamdushhooyokoris 4 жыл бұрын
Emtotional Song waaayo waayo 2020 yaaa dawana tolow Ilahow u Naxariiso intii dhimatay ee ama ee wax ku lahayd erayo laxan ama codkaba 🤲🤲
@zak_Ninweyn
@zak_Ninweyn 4 жыл бұрын
Ilahay amarkii saalax qaasim heesihisa wn iska jeclahay laba hees aan ugu jeclahay baxsaneey hargaysay io Wacaneey aduunyada midaan baa sedexaysa
@maan4e89
@maan4e89 3 жыл бұрын
it's 2021 and still i lisen like this Kaban 🥁🎻❤💯
@Idileey9
@Idileey9 4 жыл бұрын
9 November 2019 yaa dhagesanaa ax ax
@SUHAYB_SAED
@SUHAYB_SAED 3 жыл бұрын
Yaa dawanaya 2021 oo alle NAFTA Kusimay الحمد الله dheh dadka musliminta ah u uduceeya Inta dhimatay inta noolnay xaafimad ugu duceeya insha Allh
@Van.diaz_2020
@Van.diaz_2020 4 ай бұрын
Aniguba bariyaha qaar wataan baad iyo buraha kalali jiraay 😢 Hestan xusus gaar aye iguyelate Sonka 9days kasoharte allow nawat nugugarsi Ameen
@nawaalahmed2612
@nawaalahmed2612 5 жыл бұрын
July 2019 yaa dhagaysanaya. Ruux Bukaanka kugu nacay adoo baahan kaa tagay samo. Samo kuma banaanee.
@xadayeduzayewalalki8355
@xadayeduzayewalalki8355 4 жыл бұрын
Alla Barasho Barasho wacnaa Qofki Dhagaysanyo 2019 Like Alla Maxay Hees TahaY iLaHyow Umadaada U GaR GaaR Gude Io Dibadba🤲❤🙏
@ahmedysn4865
@ahmedysn4865 6 жыл бұрын
5:09 error Aniguna baryahaa Qaar Waa taan bilaan jiray Beeldaaje Noqon jiray Beeldaaje= garaad /Zuldaan
@ibndubow1712
@ibndubow1712 5 жыл бұрын
June 2019. Anyone? Ala barashooy barasho wacanaaa😎
@abdihakahmedabdullahi5092
@abdihakahmedabdullahi5092 5 жыл бұрын
2019 i am still listening like me if u like salah qasin
@kingmoha9965
@kingmoha9965 5 жыл бұрын
2018th inta kadhagaysanaysa muqdisho like saar
@hiponuura6112
@hiponuura6112 5 жыл бұрын
2019
@ahmett5979
@ahmett5979 2 жыл бұрын
Old is gold saalax qaasim I can't forget this song 😢 😢 I watching 2022
@AhmedHassan-eq6zg
@AhmedHassan-eq6zg 8 жыл бұрын
woow saalax qaasiim ragii hore ilove this song when i listen feel hurting with no reasone
@hajujbggyjb4470
@hajujbggyjb4470 7 жыл бұрын
Ahmed Hassan
@mawliidmaxamuudmuuse7004
@mawliidmaxamuudmuuse7004 5 жыл бұрын
2019 london
@zakariaapdirahman1
@zakariaapdirahman1 4 жыл бұрын
Iga danpeeyow like ta ha illa dhafin 2020
@safaphones5320
@safaphones5320 4 жыл бұрын
Heesahaan camal markn dhagysto jcyl iska key qabta meeluu ka yid aanka aqooon😂🤣😂🤣🤣🤣🤣
@cabdiraxmankhalif683
@cabdiraxmankhalif683 4 жыл бұрын
Wu kuhaya markaaz 😄😄
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 4 жыл бұрын
3 December 2019 in mugdisho degmada kaxda
@faadiradani1680
@faadiradani1680 4 жыл бұрын
Aniga watan baryaha qaar owged ufikiri jiray taan ubeer cadaade cadadee 😭this song makes me strong after ....................😢😢😢
@abdishakumohamed3314
@abdishakumohamed3314 3 жыл бұрын
Yaa dawanaya 2021🤞
@donwalid2073
@donwalid2073 5 жыл бұрын
wow...wow...wow.... OLD SOMALIS USED TO TELL THE TRUTH WITH SONGS POET BUT NOW I CAN'T EVEN UNDERSTAND SOME WORDS THAT'S THE CURRENT SOMALIS... I REALLY NEED DICTIONARY FOR SOME NEW WORDS... WAN JECLHY SOMALIA WALIBA SI XAD DHAAF AH
@abdiibrahim4466
@abdiibrahim4466 5 жыл бұрын
laftigagu kumanan fahmin mxa af somali ku diiday
@habsomoxamed302
@habsomoxamed302 4 жыл бұрын
No problem wad baranaysaa
@MaameJky
@MaameJky 2 ай бұрын
alaa barasho barasho wacanaaa walee waa run Aasiyo iyo ani camal
@mstafaadan2506
@mstafaadan2506 2 жыл бұрын
Thanks that's amazing great sound Somali lyric song one love I respect mr
@mohamedgeedi8847
@mohamedgeedi8847 3 жыл бұрын
Heestaan waxaan dhageystay anigoo ka qalin jabiyey dugsiga dhaxe 2013 xilgaas oo aan heestaan wax bdn aan ka fahmy waana hees taabaneysa dhan walba cweyna waa dhagysanayaa oo ah2021 Alla barashoo barasho wacanaa 😪😪
@mukhtaarfaqay6688
@mukhtaarfaqay6688 3 жыл бұрын
2021 yaa daawanooyo like hayla dhaafin🥰
@abdirazackabdirahman8118
@abdirazackabdirahman8118 4 жыл бұрын
Aroor hore 10/10 2019 Nairobi Pangani
@caaqilabdiyare4747
@caaqilabdiyare4747 4 жыл бұрын
Wakula dhageysanaya sxb saacadu waxey ii tahay 7:50 subaxnimo goobta muqdisho subax wngsn sxb
@Sayidka_Exchange
@Sayidka_Exchange 4 жыл бұрын
Saalax Qaasim Naaji mY Favourite Singer
@fanwaafankiihoreamabaricis3963
@fanwaafankiihoreamabaricis3963 4 жыл бұрын
Woooww alla barashoy barashu wacanaa Love you ♥️🎋🌴💮🌸💐🌻🌼🌾🌿☘🌲🍀🍁🌳🌷⚘🌱🌺🥀🌹
@abdihakimmohamed6594
@abdihakimmohamed6594 4 жыл бұрын
17-09-2019 Beled xawo
@omard7649
@omard7649 4 жыл бұрын
Baledkaygi balad xaawo
@farhiashireabdiahmed7640
@farhiashireabdiahmed7640 3 жыл бұрын
waaan imaaan donaaa maalin uun waa meshaan kasoo jeedo anen wali tagin allow dhulkeena nabad inooga yeel😢
@mutaasahmed4177
@mutaasahmed4177 3 жыл бұрын
Xasuus gaar ah wllg hooyoooy noloshu kuma ciisho dib maxad nooso rafaadey 😭❤
@zacadcazr6627
@zacadcazr6627 7 жыл бұрын
oh!😭😭😭😭 fani waakii hore hadalna waa intuu yidhi 🎻🎷 ciyaaal ayaa imika waalay
@shamsomaygaag4634
@shamsomaygaag4634 5 жыл бұрын
Taan ubercadadee uber cadey iyady iga beydhee iga beydhee ax yaa saalax qaasim
@waaayowaaayo1762
@waaayowaaayo1762 5 жыл бұрын
Dumarna wa intay qapay
@senetor
@senetor 2 жыл бұрын
I use to listen when I'm grassing my goats in the desert land of garse back 2007🥰
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Saalax qaasim naaJi legendry.... Aniguba baryaha qaar Waatan bilaan jiraY Beel daaaje noqon jiraY AduunyooY xaaLka be Waiting laasacaanood.....
@jeyjeypro8855
@jeyjeypro8855 3 жыл бұрын
Moqdisho la zo salamey sxb🤟
@abdirahmanhusseinmohamed9079
@abdirahmanhusseinmohamed9079 3 жыл бұрын
Al fanaN saalaH qasiM OdayGii qaaramiGa.........✌✌✌✌
@ahmednurhirsi9625
@ahmednurhirsi9625 3 жыл бұрын
Aniguba baryaha qaar waataan bilnaan jiray Beeldaaje noqon jiray
@Xaabzade
@Xaabzade 6 жыл бұрын
Ax yaaa heees😍. Bariidaduna waa sed'e. Ruux bukaanka kugu nacay adoo bahan ka tagay. Samo samo kuma bananee 👌👌2018 👋
@xasanaadan4630
@xasanaadan4630 6 жыл бұрын
gomshsjsjsh sksuhv
@marcosrashka336
@marcosrashka336 2 жыл бұрын
Adoo Baahan Kaatagay Samo Kuma Banaanee❤️♥️❤️🧏🏻‍♂️ 2021 11 22
@yufeyibrahim4363
@yufeyibrahim4363 2 жыл бұрын
This is a lesson to everyone for this world
@abdiazizmohamed1380
@abdiazizmohamed1380 4 жыл бұрын
Taa dawanaya heestan xili Coronavirus oo aduunka qasaayo Stay safe guys
@zagalaxmed2926
@zagalaxmed2926 3 жыл бұрын
2020 /10/12 malintu waa qamiis magala Mogadishu xusuus igu qaliya ❤❤❤❤❤❤❤❤
@ardaagaashkir2709
@ardaagaashkir2709 3 жыл бұрын
“Bariidaduna waa se d’e Ruux bukaanka kugu nacay Adoo baahan kaa tagay samo kuma bannaanee” Cajiib.
@queenabdi7278
@queenabdi7278 4 жыл бұрын
2020 bisha kobad ila tan afarad wali xalad adag ku jiro heesta kaliya aan toban mar dhagysto😢😢😢😢
@ayanmaxamed8715
@ayanmaxamed8715 8 жыл бұрын
masha Allah nice voice mr.salax qasim
Hadii samir wax lagu helo SAALAX QAASIM IYO KHADRO DAAHIR
12:14
𝕊𝕠𝕞𝕒𝕝𝕚 𝕓𝕠𝕪 𝕝𝕪𝕣𝕚𝕔𝕤
Рет қаралды 274 М.
maxamed saalax qaasim alla barasho
12:05
mohamed muse
Рет қаралды 161 М.
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
Saalax qaasim iyo Hibo nuuro || ka bul dheh with lyrcs
8:40
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 143 М.
Habooney Nafteydaa by Samatar (lyrics)
5:33
VivaSomalia1
Рет қаралды 1,2 МЛН
BAXSANEEY HARGEYSAAY. LEGEND SAALAX QAASIM NAAJI
15:01
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 934 М.
Lafoole Heesti Ruun
9:04
Kozar yare officail
Рет қаралды 6 МЛН
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
SAALAX QAASIN HAYAAN WITH LYRICS KABAN
11:44
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 138 М.
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
GEEDI SHAMBOW TUBE
Рет қаралды 1,3 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 45 МЛН
Doston Ergashev - Kambag'alga (Official Music Video)
5:32
Doston Ergashev
Рет қаралды 4,3 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 18 МЛН
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 87 МЛН
Әділет Жауғашар & SUNDET MUSLIM - Бір оқиға [M/V]
3:05
Әділет Жауғашар
Рет қаралды 94 М.