Sabiriin oo reer Hargaysa waxa lagu shirqoolay Muqdisho lacag aya loo haystaa halis ayay ku jirtaa..

  Рет қаралды 39,616

Kobac TV

Kobac TV

Күн бұрын

Пікірлер: 154
@AminaJr2007
@AminaJr2007 18 күн бұрын
Rabbi gabadhaas kurbada haka feydo calaf iyo caafimaad ay caruurteeda ku korsatanana hasiiyo. Wiilkaas dhalinyarada ah ee howsha muhiimka ah bulshada u hayana ajar iyo xasanaad hakasiiyo Ameen
@safiabdilahi
@safiabdilahi 15 күн бұрын
AAMIN AAMIN 🤲
@Shariifo24
@Shariifo24 18 күн бұрын
abayo oohinta farxad waarta alle hakuugu bedelo yaa rabbi yaa allaah ❤
@samsam-vt3hk
@samsam-vt3hk 18 күн бұрын
Cabdicasiis Realy adoon iyo aakhiro JIDKAADA JANO WAAYA. ADUUN IYO AKHIRO ILLAAHEY RAALI HAKA AHAADO.
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 18 күн бұрын
Abayo saliga nabiga badi nin saxabada ka mid ah ayaa dhowr jeer nabiga weydiiyey inuu saliga nabiga badiyo ilaa ugu danbeyn nabiga uu dhahay hadii aad saliga dhan ducadada ka dhig wuxuu dhahay danbigaga waa la dhaafayaa hamigaagana waa laguu gudaya dayntana waa lagaa bixinayaa istiqfartana badi abayo ilahay ha kuu sahlo
@RamloNur-zu7ft
@RamloNur-zu7ft 18 күн бұрын
Haquusa allah subxaanahuu watacaalaa yaad leedahay
@duni1809
@duni1809 17 күн бұрын
Walaal cabdi casiiz jazaakalaah kheyr
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 18 күн бұрын
مثل الذين ينفقون أموالهم في سبيل الله كمثل حبة أنبتت سبع سنابل في كل سنبلة مائة حبة والله يضاعف لمن يشاء والله واسع عليم.
@Ziyaad_goni_socod
@Ziyaad_goni_socod 16 күн бұрын
ilmada waan ceshan waayay 😢😢😢😢😢 Allahu akbar ☝️
@cirjiidh77
@cirjiidh77 16 күн бұрын
Mahadsanid Kobac iyo C/ziz
@ugaasmaxamed9392
@ugaasmaxamed9392 18 күн бұрын
Haday dagmadaan joogo joogi lahayd caruurta dugsiga ayaan udhigi lahaaa lacag la,aaan runtiii Waxaan kacodsanaynaaa inay macalimiinta caawiyaaan gabdhaa haday iskuul yihiin iyo macalimiin qur,aaan
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 16 күн бұрын
Beenaale
@SankaYare-lr1kb
@SankaYare-lr1kb 5 күн бұрын
​@@crisaaqaxmed2074 adi Maa hubo inu been shagayo adaba munaafaq ah
@halimahassan657
@halimahassan657 18 күн бұрын
Asc Maansha Allah illaahey ayaa bixiya agoonta illaahey ha kala koriyo illaahey ha ku xafido, cabducasiis jzk Qayran, cabducasiis you so sweetman.
@AbdirahmanAbdullahi-yq4rg
@AbdirahmanAbdullahi-yq4rg 18 күн бұрын
Wll mcn haqusanin illahey waxu leyahy adomaheydiyo haqusanin قل ياعباد الذين اسرفوا على انفسهم لاتقنطوا من الرحمة الله ان الله يغفر الذوب جميعا انه هو الغفور الرحيم. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 17 күн бұрын
Abaayo Faraj khayr bdn Allaha ku furo Dad muxsiniin ah Allaha ku soo saqiro waxan ku Rajaynayaa Guul
@MaryanCabdi-c6o
@MaryanCabdi-c6o 16 күн бұрын
Allah haku gaar gaaro qaali ❤❤❤❤❤
@FarwsamalikahHjj
@FarwsamalikahHjj 4 күн бұрын
Wll cabdi khyr fara badan allah ku siiyo i.a indhaha io qalbigaaga kuwo meel fog wax ka arka allaha kaa dhigo
@HipoShawo29
@HipoShawo29 18 күн бұрын
Alle aku sikhiro wll haa qusaan waligaa wll samir alle aku sikhirro ax hohintaaa waxa farxad leeeh alle akugu badalo ha qusaan 😔😔🥺😭🤲🤲🤲🤲 garabkada alle ha gallo
@HawabazhirSaid
@HawabazhirSaid 18 күн бұрын
Wall ilaahay kuu qasbo adoomadiisa installed Allah waqayr
@XaawoKiin-k8b
@XaawoKiin-k8b 18 күн бұрын
😢😢😢😢😢waanolol xanuunbadn alle hakuukaalmey abyo
@goldensilver210
@goldensilver210 15 күн бұрын
Abdi aziiz shukran marka hore marka labaad wadku mahadsantahay wanaaga aad wado lkn ka jooji barnaamijkadada qiso wareysiga tan cawinaada ah ayaa kaga wanagsan dhan walbo bro
@MomedHabeib
@MomedHabeib 18 күн бұрын
الله يرزقك ويحفظك يارب
@mos1954
@mos1954 13 күн бұрын
Abdiazizzow Kheyr Allaha Kusiiyo Walahi.
@hayataden6499
@hayataden6499 18 күн бұрын
Wan kaa humahey runtii ee ilahey rahman kaa ayan kuweydiiye arsaqaad Baldachin adiga iyo intii muslim ah😢😢😢wallll
@safiyoabukar785
@safiyoabukar785 18 күн бұрын
Yaa Allaah u gargaar oo kurbada ka dulqaad iyada iyo inta la mid ah
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 18 күн бұрын
Allah swt haugargaro gabadas walashen aax tasbixda baadi
@ayanlemohamed5956
@ayanlemohamed5956 12 күн бұрын
Isha alaah ilaahay huuno Kurbada hakaa dul qaado Isha alaah
@mygift2152
@mygift2152 17 күн бұрын
If everyone send her what he can she will get over this please help her for the sake of الله
@saynabidle136
@saynabidle136 17 күн бұрын
Sax abaayo
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 14 күн бұрын
Subxanallah ❤🎉
@XaliimoMaxamuud-d5x
@XaliimoMaxamuud-d5x 2 күн бұрын
Ilahayow rabiyow ugargar gawada oo denta kabihi yarabi iyada iyo ciyalka ugargar yarabi wilka shaqadan hayo adun iyo aqiro unahariso
@maslah345
@maslah345 18 күн бұрын
ALLAHA KURBADA KA KORQAADO
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 18 күн бұрын
Somaliyeeeey reeeeeeer muqdishoooow. Wallhi adinka ayaa somali dhab ah gabadhaa hala garab istaaga waaaa hooya
@Bureqamohamed
@Bureqamohamed 18 күн бұрын
😂😂😂 hooydaa somalidu wastey
@ayaancabdi8959
@ayaancabdi8959 18 күн бұрын
Wll samir alle waaku jeeda ducaysana insha allha
@nasroabukar7487
@nasroabukar7487 18 күн бұрын
In shaa Allaha waat helesa 😢😢
@mohamedmuuse-ck5gm
@mohamedmuuse-ck5gm 18 күн бұрын
Allah ummada hakuu sakhiro wll
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 18 күн бұрын
RADIYAALU CANHU CUMAR BINU KHADAAB XASUUTA SIDUU CARUURTA IYO HAWEENKA U CAAWIN JIREY AYNU CAAWINO GABERTAN SOOMAALIYEEY FROM WESTERN 🇩🇰🇪🇺🐯🇲🇵🐯
@hawoali120
@hawoali120 18 күн бұрын
Allaha usaqiro hoyadan gaajo waa xanuun Allaha kaduqado😭😭😭
@SuleikhaSaid
@SuleikhaSaid 17 күн бұрын
Allah ha ugargaro amiin amiin yaa Rabi ha oyena Allah aya faraja ku furadona Samira ilaha maca sabirena
@Kingfilog1
@Kingfilog1 17 күн бұрын
ilaah hakuu gaar gaaro isha alah waad guuleysan daytana waalagaa bixin
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 18 күн бұрын
Walaal ilaahay oohinta farxad hakuugu bedelo ilaahay hakaa farxiyo walaal ilaahay umada wax hakaaga soo qaado kurbada rabi hakaa faydo walaal qaali in shaa allaah waad khayraysa
@KawtharAhmed-l7f
@KawtharAhmed-l7f Күн бұрын
Illaahay howgargaaro culayskana hakadulqado 😢
@mahadasaidyusuf4169
@mahadasaidyusuf4169 18 күн бұрын
Ilaahey ha u gargaaro.
@ashawooo
@ashawooo 16 күн бұрын
illahaya ha ka khada kurabda Rabin waxa malesani ha ku siyo rabina ha kula Cawiya agantada inshallaha wada gulsanate
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 18 күн бұрын
WCS SXB 👋 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️❤
@geekygamer422
@geekygamer422 15 күн бұрын
😭😭😭😭😭sorry Abaayo wad kabixi doontaa
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 12 күн бұрын
Hassan sheekh Hassan Xabaale qote illahey akhira aduuku waydiiyn gabdhan dhibkeeda iyo kuwa la mid intaa millions addunak kuugu dhiibey mee cashuurtoode meedey
@ugaasmaxamed9392
@ugaasmaxamed9392 18 күн бұрын
Ilaaahay haku gargaaaro
@AbdiSalan-wj7ms
@AbdiSalan-wj7ms 18 күн бұрын
Allah ku caawiyo
@KhadijaMohamed-x1o
@KhadijaMohamed-x1o 16 күн бұрын
Murugta allaha kadulqado kheyrka allaha kuwafajiyo
@AbubakarAbdilahi-w3b
@AbubakarAbdilahi-w3b 15 күн бұрын
😢😢😢Ax wlhi dayntu waa xanuun Nin ay ku goday Uunbaa Garanaya annigaba 4300$ igu go ay ilahay mahadii ilaa hadaa baa Leyga bixiyaa Aar islaam allow ukaca inta habeen ksta reero xifaaltamaya Game loo camirayo 50000$ ka dheefaya
@ayanhashi4019
@ayanhashi4019 18 күн бұрын
Asc walaal magaceeda soo qora
@Samiiromohamedmohamuud
@Samiiromohamedmohamuud 18 күн бұрын
meeshu ku qoranyhy firi
@leilamed4044
@leilamed4044 18 күн бұрын
Allah ka raly noqdooo
@XafsoCali-c1s
@XafsoCali-c1s 17 күн бұрын
Insha allaah weykaa bexee deentaas insha allaah
@Madiinoxasan-lb8so
@Madiinoxasan-lb8so 10 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢
@osmaanmunasar
@osmaanmunasar 17 күн бұрын
caruurta agoonta reerkii dhalay inanta waxay u caawin waayeen hawiyoow lacag caabudka iska daaya oo dumarka dada yar dumaala oo xaqbey idinku leeyihiina waxtara caruurta ha dayacina
@safiawarsame7120
@safiawarsame7120 17 күн бұрын
Asc wrwb Subxaana Allaah Dacwadu waa maxay Qofka sharaf Ayaad ku Siisay Deynta maad ka Shugtid waxaas Waa Ceeb Dadka lama dhibo yaa Rabi kaa bixi deenta Allaha kuu fududeeyo
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 12 күн бұрын
Dhibka illahey ha ka qaa do Amiin. addunka qofka waxaa xidhaa maxmad afrka iyo dawladaha aan sharciga ku dhaqamin taliye saldhig police ama askri police ku xidhyaa kuwa sirdoonada waabey ku dilan bilaa xukun bilaa sabb. dadkan maxkamda waxey qabtaan yaa baraa
@samsam-vt3hk
@samsam-vt3hk 18 күн бұрын
Illaahey gabartaan kurbada haka qaado
@anabhooyo7670
@anabhooyo7670 18 күн бұрын
😢😢😢 Muqdisho maxaad kadoontay afiigu
@zeinabhassan-y7t
@zeinabhassan-y7t 18 күн бұрын
Walaal waad ka baxaysaa Ale hakaasaaro Waxaan gacantaada Hasoogesho walaal
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 18 күн бұрын
Waryaa arinta ka daa magaaloyinka iyo qabiilka ka hadal dhibka qofka haysta iyo in la caawiyo intaas baa somali ku filan iney ku caawiyan gabadhan iyo caruurtedaba
@qaalimohamed8901
@qaalimohamed8901 17 күн бұрын
🙏🏾🙏🏾❤️❤️❤️
@MustafeHassan-y3v
@MustafeHassan-y3v 15 күн бұрын
Deen illahay swt ka magan gala ama hargeisa joog ama qardho joog ama muqdisho dayn qofkii qaatahay siduu u qaatahay waa inuu u bixiyaa dadka maanta nool aad bay u dhayal sadaan intaan anigu arkay iyagoo qofka siin kara ayay la meeraystaan xaal marka uu xumaadana qayla dhaan waa wareey qaadaan markaa ugurmada inanta yar
@hamdiwarsame9894
@hamdiwarsame9894 18 күн бұрын
Hoyo somaliyeed ayaa baraha bulshada malin walba ka ooyeysa ilahayow u gar gaar hoyoyinkena. 😭😭😭
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 18 күн бұрын
Rabbi ha kuu gargaaro habaryar
@hagimohamoud6653
@hagimohamoud6653 18 күн бұрын
Ilaahow Adiga weyn ee dadka Somalida u gargaar.
@SabriinMaxamed-eh4pp
@SabriinMaxamed-eh4pp 18 күн бұрын
❤❤❤
@Maria28832
@Maria28832 18 күн бұрын
WALEE REER MOQDISHO SOMALIA DHAB WEEYE MASAKIIN KORISO WALEE DEEGAANADA KALE IN AAN LAGU DHEX NOLAN KARIN SIDA HARGEYSA IYO GARAWE WAA DEEGAAN QABYALADEYSAN
@KhadijaAbdikariim
@KhadijaAbdikariim 18 күн бұрын
Tuuba raaca inaa iska dhaafna fican
@NimcoFf
@NimcoFf 18 күн бұрын
Oo hada maxad tarteen gabadhan ooyaysa ee dhibaataysan waxaba udhaami lahaa iyadoo magaaladedi joogte
@KhadijaAbdikariim
@KhadijaAbdikariim 18 күн бұрын
@NimcoFf oo hada qofka wax tartid oo dadkisi caydid ma umalaynaysa inaa wanaajisay
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 18 күн бұрын
Walaahi been baad sheegtay Anigaa aqaanay waxa Hargeisa reer xamar ka shaqaysata boqolaal reer xamar ah cadcad jareer iyo hawiye dawaaro qaar ka furteen qaarkood sisinta ayay saliid macsaro ka miiraan oo dukaamo u furan yihiin aniga kula hadlaya nin reer xamar ah ayaa Dhar uu ii tolayay qaatay walaahi markan ka waayay waan iskaga tagay anoo heli kara inan sidan doono ka yeelo hadana waxan ka raacay sharafta lkn adoon waxba ogayn dadka ha wanjalin reer Hargeisi waa dad iska doqmo ah cidna waxba ma yeelaan qof aan cidna waxba yeelin
@AliAbokor-k4p
@AliAbokor-k4p 18 күн бұрын
Oo hadaa maxaad uga oohiseen haddii aad qabiil aydaan aqoon
@NasraMaxamed-f8y
@NasraMaxamed-f8y 18 күн бұрын
Allaahw kaqaad kurbada yaa rabi
@jamilanor653
@jamilanor653 17 күн бұрын
Shirqool caadiya u maleynayey, ilahey ha u dhib yareyo i.a.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 12 күн бұрын
shir qool waaa shir qool keebad caadi u taqney
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 18 күн бұрын
Dhibatada oo dhan waa dowlad la aan dowlad la an wadan iyo dadba ma jirikaran.
@koosmohamud-s2y
@koosmohamud-s2y 18 күн бұрын
Waa maxay mafiayada xamar joogta een arkayn hooyada caruurta lagu dayacay oo ay sidaa ugaleen waxay ahyad inay hagbad lagalaan lcgtana sidaa ku yaryaraystaan
@bahja7805
@bahja7805 18 күн бұрын
Abaayo ha ooyin walaalaha reer muqdisho ayaa badan ee telkaada soo qor aan qeeybsanee.Abaato macaan.
@zainabadam3140
@zainabadam3140 17 күн бұрын
🤩🙏🙏🙏🙏🙏👍👍
@zahrahassan483
@zahrahassan483 18 күн бұрын
Telephone ka shashada ku qoran lacag baan kusodiray wana lay gusicelshay magaca akonka maxawaye
@sacdiyacismaanw.a6338
@sacdiyacismaanw.a6338 18 күн бұрын
Sorry abaayo 💔😰
@fuaadcaabijimcaale8253
@fuaadcaabijimcaale8253 18 күн бұрын
Sorry wlhi alle hakuu fududeeyo
@Hamdushhassan
@Hamdushhassan 18 күн бұрын
Dad reer Hargeisa ee wax haysta walalayaal gabadhaas lacagta ka bixiya fadlan
@MuxdiinSalaad-w9y
@MuxdiinSalaad-w9y 18 күн бұрын
Waxaan ahay daarood waliba mareexaan cabudwaaq waxan diyaar u ahay sabiriin in aan wax ka caawiyo
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 17 күн бұрын
Iska ga kaalayo meesha Balaayo xamarsan waaye😢
@Ciiltire572
@Ciiltire572 18 күн бұрын
Illaahow u gargaar maskiintan illaahow
@anabhooyo7670
@anabhooyo7670 18 күн бұрын
REER HARGEISA MAAHAA LAHJEEDEEDU WAA reer Garoowee 😂😂😂
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 12 күн бұрын
Anba kaladaa qor baan is lahaa waxey ku kortey Garoowe Hooyaded baa ah Garoowe iyada reer Hargeisa
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 4 күн бұрын
Gabdho Xijaaban iyo Wiillal Gadh leh Oon Xishood Aqoonin oo Beenaa layaal ah ﴿ أَنَّ لَعْنَتَ اللَّهِ عَلَيْهِ إِنْ كَانَ مِنَ الْكَاذِبِينَ ﴾ النور (NACALADDI ILAAHAY AYAA DUSHIISA AHAATAY HADDUU KA KUWA BEE NAA LA YAASHA KA MID AHAA) Surat Al-Nuur ADEER XUSEEN
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 12 күн бұрын
Ehellka qof lacag leh uun baay jaclyahiin qofka waqtiga qabto waxabey u haystan oqf nolsha ka dhacey iyagoo illoowsan in riisaq cafimdaka illahey baxasho i
@drnaemaabdullahi1462
@drnaemaabdullahi1462 18 күн бұрын
Ax ax walaahay aad ayey ii saameysay gabadhaan dhibka heysto rabiyow kurbada ka feyd oo u gargaar adaa awood lahee
@FaizaMuse-e2c
@FaizaMuse-e2c 18 күн бұрын
sorry habo😢
@UserGoodFoodWaCaafimaad
@UserGoodFoodWaCaafimaad 15 күн бұрын
Wallo marka hore allaha hakor qaado kurbada. Ilahay taalo saaro. Ducadana badso ilahay baa ku gargaraya
@xawoosman1601
@xawoosman1601 18 күн бұрын
Sory sory wllshy illahy haku garab istaago
@rahmarose7046
@rahmarose7046 17 күн бұрын
rabiii kurbadaaa haka faydo
@diinixasanawes
@diinixasanawes 16 күн бұрын
❤❤😂😂😂
@anisohussein6378
@anisohussein6378 18 күн бұрын
Sorry xbbt ilahy faraj kheyr leh Haku furo adi iyo caruurtaba
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 18 күн бұрын
Walasheyn Allaha ugar gaaro Agoontana Allaha ukaalmeyo plz inti awooda caawina inta kalana ha u duceeya somali Allaha xaqa tusiyo intey ku mashquuli lahayeen sideen walalaheen noo bahan u cawinaa iyo horumarka wadanka laga fakari lahaay ayaa wali laga waan toobeen in qabiil qabiil leeysku dilo dalkiina gaalo iyo kuwa islam nala sheegto oo dhamaantood cadow ah gacanta loo galiyo walalayaal Alle kabaqa aan colaada jojino masakiintana aan ugargaarno dhalin yaradi kadaya dagaalka wey ku dhamadeen Alle kabaqda
@Ilhan-s8s
@Ilhan-s8s 18 күн бұрын
Hal qol 100 Dolla hadagto Seba se aya dhanta ilahaye umada wàxa ugu so dhib
@axmedcaliyakhle1695
@axmedcaliyakhle1695 18 күн бұрын
Sabiriin tel sheega
@Samiiromohamedmohamuud
@Samiiromohamedmohamuud 18 күн бұрын
wll wakss shaashada saaran fiiri
@MohamedAdan-hg8si
@MohamedAdan-hg8si 2 күн бұрын
Illahiyow agoontas lakori mamathan
@MaxamedMaanso
@MaxamedMaanso 17 сағат бұрын
Xamar maxaa dad ku silcaaya xasan shiikh inta uu lacag wajiga somaalida ku soo qaato ayuu Hadana dad aan ubaahnayn dabagalayaa war waxaan kuleeyahay dadkaaga baahan caawi.
@mohamedabdulkadirosman7860
@mohamedabdulkadirosman7860 18 күн бұрын
😭😭
@hiboahmed4819
@hiboahmed4819 16 күн бұрын
Naa maxaad la oyaysaa orodoo dalka aad u dhalatay tag oo ehelkaa u tag
@MunaAli-f3p
@MunaAli-f3p 18 күн бұрын
Jazaaka Laahu half alf kheer
@Bureqamohamed
@Bureqamohamed 18 күн бұрын
Naa oohinta dhaaf oo kuso noqo wadankaga hunO Mxd ka doontey wadan ad lahyn gabadhey klay wadankaga
@Hamdushhassan
@Hamdushhassan 18 күн бұрын
Wadan leyne gabdha waxaad awoodo u qabo ama ka aamu Ma wadan aan keeda ahayna u haysa
@cabdiyomohamed3577
@cabdiyomohamed3577 18 күн бұрын
Kalaha kuukalmeyo abaayo insha alaah
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 18 күн бұрын
ABAAYO WAAN KA XUMAHAY WAX YEELADII KU GAADHEY SORRY
@AyaanCisman-s7c
@AyaanCisman-s7c 13 күн бұрын
Ilahay waa malin jimce ah kurbada haka dul qaado
Their Boat Engine Fell Off
0:13
Newsflare
Рет қаралды 15 МЛН
GIANT Gummy Worm #shorts
0:42
Mr DegrEE
Рет қаралды 152 МЛН
ELIMINATION GAME QOFKA UGU DAMBEEYO AYAA GUULEYSANAAYA
42:58
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 128 М.
Their Boat Engine Fell Off
0:13
Newsflare
Рет қаралды 15 МЛН