Saciid Mire Xaydar - Calaf Haysku keen simo Lyrics

  Рет қаралды 31,792

Barisamaad

Barisamaad

Күн бұрын

Nagala So Xiriir Barta aan Facebook ku leenahay
/ barisamaad-25865259494...

Пікірлер: 25
@Abdullaahi_Ali_Abdi
@Abdullaahi_Ali_Abdi 3 жыл бұрын
Af daboolan waa dahab Waana dooni jiray abid Maanta danteeydiii Daaha aan ka qaadee Maku diirsaneeysaaa _____________________ Waa anigii ku doortee Dumar kaa dhaweestee Damac kale ma fiicneee Ma doolar baa ikaa yiri Doqon weeye ha u tagin Waxaan doorno kuu gado Ku dulgeeyo xeebaha Durbaan musig kuu tumo Ma dabaal horaan ahay Mise deyn kalaan guday Damqashadan maxey biday Denbi adag miyaan galay Mise dhiig dadaaan cabay Waatan doonti caashaqa Bad weyn dalaq isiiseee Duni maanta maan rabo Hadii dumar midaan rabay Dooqeedu noqoyaba Wiil ani dadeydaaa 😢😢😢😢 #Qoraa #abdullaahialiabdi
@haawodagan5472
@haawodagan5472 3 жыл бұрын
😰😰😰😭 sorry wll🙏
@idmanabdi6910
@idmanabdi6910 3 жыл бұрын
🥲🥲
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 3 жыл бұрын
Heesta ya qaaday Mase waa maskaxdaada thanks
@Abdullaahi_Ali_Abdi
@Abdullaahi_Ali_Abdi 3 жыл бұрын
@@wadaniqurboneceb3459 waa maskaxdeeyda masuul sare .... hadaa hees rabtana waan hayaa waana ku siinaa ee feecbookga igala soo hadal .. thanks
@alonegirl9706
@alonegirl9706 2 жыл бұрын
Sorry wllky lkn wnka helay erayda fanan u dhiib 😰
@Gabdh_tuulo
@Gabdh_tuulo Жыл бұрын
Cafimaadka nolashaay Calaf haysku keensimo siduu u dhahaayo❤😫
@haawodagan5472
@haawodagan5472 3 жыл бұрын
Caafimadkii noloshoow Calaf ha isku keen simo🤲❤🌹
@kingjeylani4936
@kingjeylani4936 3 жыл бұрын
Well said haawo dagan
@haawodagan5472
@haawodagan5472 3 жыл бұрын
@@kingjeylani4936 🙏🙏🙏🙏
@engaadancabdixaydar9385
@engaadancabdixaydar9385 7 ай бұрын
Aalha unaxaristo aderkey saciid mire xeydar
@AhmedSalah-vg7zz
@AhmedSalah-vg7zz 3 жыл бұрын
Fannaan cod Macaan AHUN xasuus qaaliya hobaladii Poliska Heegan
@maxamedaadam3354
@maxamedaadam3354 3 жыл бұрын
LIKE ISAARA GOBTA MEESHA JOOGTAAY
@barisamaad722
@barisamaad722 3 жыл бұрын
shukran sxb sare
@aweysgacalofficial3738
@aweysgacalofficial3738 3 жыл бұрын
Cayn dumar kuyaal tii iga cajabisaay saas waaye erayada thnks
@mohamudishak9994
@mohamudishak9994 3 жыл бұрын
Cayn dumar uu yahay Tii iga cajabisaay. Amay tahay kaabe
@badrinour6288
@badrinour6288 3 жыл бұрын
Alla ya cizak🎸🎸🥰🥰❤️
@musaabdala307
@musaabdala307 3 жыл бұрын
asc sxb sare kkkkk
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics 3 жыл бұрын
Siciid Mire Xaydar 🎸🎸🎸
@barisamaad722
@barisamaad722 3 жыл бұрын
madax sare masuul qaraami🙏
@bashiiradeinahmed389
@bashiiradeinahmed389 3 жыл бұрын
❤❤❤❤✊
Saciid Mire Xaydar - Shamaad lyrics
7:06
Barisamaad
Рет қаралды 75 М.
Xalima Muse Milaano Iyo Bashir  Ibrahim Heestii Anba Guurka Waan Rabay.
13:54
Maanabooliyo Studio
Рет қаралды 30 М.
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 11 МЛН
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,3 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 13 МЛН
Heesta Onkod - BOQOL - Hees Qoran
5:57
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 10 МЛН
HEES | (QIIRO) Qabiilkaynu aasnaa | Saciid Mire Xaydar
6:37
WANAAGSHEEGTV
Рет қаралды 3,5 М.
Siciid Mire Xaydar Ahun | Qabiil
6:35
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 15 М.