Safarka Firdhiye ee Jabuuti,sida u saameynaya SL,danta SSC, ujeedka Geelle & filashada laga qabo

  Рет қаралды 69,167

Gaylan Media

Gaylan Media

9 күн бұрын

Safarka Firdhiye ee Jabuuti,sida u saameynaya SL,danta Khaatumo, ujeedka Geelle & filashada laga qabo

Пікірлер: 200
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 7 күн бұрын
Maamulka KHAATUMO ♥️🇸🇴 oo noqdey kan ugu saameynta badan dadka soomaliyeed iyo wadamada jaarka 🎉
@moderninformation7931
@moderninformation7931 7 күн бұрын
Kkkkkk
@dauorad
@dauorad 7 күн бұрын
😂😂
@sahrasunshine8038
@sahrasunshine8038 7 күн бұрын
😂😂😂😂
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 7 күн бұрын
Waa sax wuu istaahilaa Mamulka Khaatumo ❤❤❤
@user-zx5hu9xs8m
@user-zx5hu9xs8m 6 күн бұрын
Sax
@ahmedcumar8335
@ahmedcumar8335 7 күн бұрын
Kaligiis taliye ismaaciil cumar geele jabuuti ayoow laharay,mana eheen firdhiye in uu aado wayo waa meeshii laga duqeynaayay laascaanood sidokale wa meeshii fahad yaasiin lagu afduuban rabay
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb 7 күн бұрын
Reer Laascaanood intey ISMAACIIL kaalmo u doonanayaan may Alle wayne u doontaan dantooda ilaahay kaliya baa hagaajin kara SUBXAANALAAH.
@mahamedyasiin633
@mahamedyasiin633 7 күн бұрын
Kkkkkk qosolkii adunka guuuuul ssc khatumo 🎉❤🎉❤
@Sharma-t5d
@Sharma-t5d 7 күн бұрын
Firdhiye 🔥💯
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 7 күн бұрын
Dilaalka somalida ismaaciil abeeso oo aynu wada ognahay gumaadkii iyo jariimadii uu kusameeyay laasacaanood oo aan raali gelin iyo mag dhaw kabixin khaladaadkiisi in uu inoo been guuro oo uu isku keen sawiro waa khalad looma qaateen ahi oo aynu isugeysanay anigu aragtida aan kaqabo wariye mahadsanid 💯🇬🇲🇬🇶☂️
@saadhussein5466
@saadhussein5466 7 күн бұрын
@@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn Sxb siyaasada waa nuucaas kii shaley cadowga ku ahaa baa maanta sxb wanaagsan kunoqonaya waayo ishii dhaqaale kaliya uu heystey waa dakada Djibouti hadii ethiopia lughaye qaadato Djibouti wey xirmeysa si uu taa uga carrot ayuu dhulbahante iyo gadabuursi iyo federalka maciin bidey taa faaiido ataa ugujirta SSC iyo soomaalia gooni ugoosaska waa halagodii marka GEELE halasoodhaweeyo
@Haaji_Geele
@Haaji_Geele 7 күн бұрын
Waa lakala shakiyay, muuse ha dhaco😅
@alinuromer5876
@alinuromer5876 7 күн бұрын
Djibouti 🇩🇯 IOG ❤
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 7 күн бұрын
garaad jaamac garaad cali cimri dheer iyo caafimaad kuwaa dalxoreye wuxu so afjaray beenti snm kuharowsan jirtay soomali oo ah waqooyi iyo koonfur yacni wa waqooyi macmala
@AhmedFarah-cm1cu
@AhmedFarah-cm1cu 7 күн бұрын
25 August 2023 waa Maalin xasuus mudan runtii
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 7 күн бұрын
haahay wa maanti gooni goosadki jabay
@ummuisra6721
@ummuisra6721 7 күн бұрын
Gaylan meedia eeddo thhank from sool ❤️❤️❤️
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 7 күн бұрын
Prof Cali galayr u duceeya dhulbahanyoow. Dadaalkiisii waad aragtaan Airporta cusubna ugu magac dara. Lakin Firdhiye Jabuuti haka taxadaro Wa walalkiin somali ah
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 7 күн бұрын
Wallee ina cumar geelle inaysan waxaan gacalo ka ahayn meel kale ayuu u socdaa waligiiba lama arkin isagoo dan somali ka shaqeeya xitaan midda jibuuti
@saadaliaden
@saadaliaden 7 күн бұрын
Faraxaw wamaxay cugdadan Djibouti aad uhaysid iyo darood nimadan aad marwalba uu xaglinaysid
@smartgraphics.
@smartgraphics. 7 күн бұрын
Muuse waxay ku tahay dhiig bax siyaasadeed Safarka Firdhiye.
@geeddibaabow9370
@geeddibaabow9370 7 күн бұрын
Geelle iyo firdhiye kulankooda waa astaan iyo adayg muujinasa soo laabashadda Madaxweyne Biixi. Is gaashan buuraysi debadda ahi= is gaashan buuraysi gudaha ah 🎉❤
@user-it9lu6il5v
@user-it9lu6il5v 7 күн бұрын
Masha allah gayllan madia waa saxaafada ugumisaanka culus ee aan kuxisaabtano wariyaha gayllan media waa saaxiib wanaagsan oo dadka soomaaliyeed ay jecelyihiin qaasatan ani alle hanoo guuleeyo
@salmoonabdilahinuur5072
@salmoonabdilahinuur5072 7 күн бұрын
Khaatumo is not easy ⭐️
@user-xh2yk9cp8p
@user-xh2yk9cp8p 7 күн бұрын
Awdal statt for ever.dhig iyo dhecanba waan u hurayna.hadan nahay dhalinta Awdal
@housseinchinemohamed6990
@housseinchinemohamed6990 7 күн бұрын
dublamaasiyadu waa sida ciyaarta shaxdaa , sunta iyo dawooyinka
@user-fd3io4qr5j
@user-fd3io4qr5j 7 күн бұрын
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد Wararka laga helaayo Jabouti ee hoose ayaa sheegaaya Geele iyo Xasan sheikh inay doonayaan inay Meesha laga saaro Puntland meesha oo uu u arko Xasan sheikh inay dhib weyn ku hayso Puntland Xukuumada Somalia 🇸🇴 Waa Khayran katiiran
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 7 күн бұрын
Geelaha jabuuti. Waa. Cadaega kowaad. Ee. Isku dira umada soomaaliyeed
@FreemanV99
@FreemanV99 7 күн бұрын
"Siyaasadu saxiib joogta ah male ee dan joogta ah ayay leedahay." Waxay se ku xidhantahay sida u Firdhiye uga faa'ideysto fursadan hor timid iyo card-kan cusub sida u'u rog-rogo.
@AhmedIsmail-eg3ov
@AhmedIsmail-eg3ov 7 күн бұрын
@@FreemanV99 Bro fursad Maaha ee la luggoynayaa
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed 7 күн бұрын
@@AhmedIsmail-eg3ovfardhiye siyasada uuu xanbaaarsanyahay Waa tiiii Farmaaajo Siyaaad Dani Wait & watch
@superfun1819
@superfun1819 6 күн бұрын
Saax
@seed3966
@seed3966 7 күн бұрын
Asc 🦻✅🦻✅🦻✅🦻✅ 🌎3 sedexda xaqdaro ku heshiiyey xaq allaah yey ki heshiiyaaan ha aaminin ismaaciil cunar geele waa dilaa weyn ja digtoonaada hoow hoow hoow ✅🦻✅🦻🦻🦻✅
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 7 күн бұрын
Walaalow noo sheeg waqtiga iyo maalinta aat warkaan sheegtay
@ummuisra6721
@ummuisra6721 7 күн бұрын
Xaqii baa isku diray dadoow dulmiga iska dhaafa
@cumarxogbadane6064
@cumarxogbadane6064 7 күн бұрын
Waxaa kusoo wajahan jabuuti ❤❤❤❤❤ hogaamiyihii ruuxiga ahaaa ❤❤❤Suldaan Abuubakar Wabar❤❤❤
@seed3966
@seed3966 7 күн бұрын
🦻✅🦻✅🦻✅ Digniin digniin digniin firdhiyoow yaan geelle kusumeyn kadigtoonoow firdhiyoow 🦻✅🦻✅🦻✅
@AbdirazakOslo
@AbdirazakOslo 7 күн бұрын
Kkkkk
@safiyoaaden9541
@safiyoaaden9541 7 күн бұрын
Maaaha Allaah guul iyo gobonimo khaatumo sted
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 7 күн бұрын
Wixii xaaraan ku heshiiya waa iska sidaan natiijadda aaway ururkii Irrir samaale 😅
@SiciiidApdulaahi
@SiciiidApdulaahi 7 күн бұрын
SsC Khaatumo Oo NoQday MaMulka Ugu SamenTa BaDaN MaMulada Somalia 🇸🇴
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah 7 күн бұрын
Guul iyo gobanimo
@moussayawaleh8649
@moussayawaleh8649 6 күн бұрын
Gul hambalyo somalinimo Djibouti ssc Lascanod
@AsadAbdirizak-jn4su
@AsadAbdirizak-jn4su 6 күн бұрын
Guuul SSC khatuma state of somalia ❤❤❤❤❤❤
@saidahmed395
@saidahmed395 7 күн бұрын
Zaaaad iyo hub dhaqaaaalo puntland vaaa ugu filan ssc khaaatumo government
@Cabdiyuusuf-tk3yw
@Cabdiyuusuf-tk3yw 7 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiwaliali3757
@abdiwaliali3757 7 күн бұрын
Cajayib
@serabtaaboserabta6355
@serabtaaboserabta6355 7 күн бұрын
Idoor deaagaanu leheynu isku mah diyey balse waxa xaqiiqa in ladarensiyo intuu dago ama degan ahan ey uleeyihiin idorka sey xaqiiqda u ogadan samroon iyo ciise intooda haso xirtaan muusna Ethiopia dhulkoda ha siiyan kkkkkk😂😂😂😂
@cawaleibrahim968
@cawaleibrahim968 7 күн бұрын
Idoor hadaa nahay alle ayaa nogu deeqay inaan walaaqno africa iyo somaliba waligeed sasan somali u walaqana xa naga galay snm lana dhaha anaga
@ayoubfarahallaleh286
@ayoubfarahallaleh286 7 күн бұрын
​@@cawaleibrahim968hada jilbehena idin hoos kenayna hada djibouti nahnay 😂
@alimahamed2717
@alimahamed2717 7 күн бұрын
We welcome your seconda house vive scc
@roodacawad13
@roodacawad13 7 күн бұрын
Somalilan xaasidiintu waxba kama qaadi karaan riyo beena ayay ku hamiyayaan cadowga qaranku
@abrahman129
@abrahman129 7 күн бұрын
Adeer warka joojiya somaliland wax ladhoho majirto
@superfun1819
@superfun1819 6 күн бұрын
intii laqdama kuhishiisay😊rabbi hamigooda beeylah hakayeelo. Sool Sanaag Garoowe Kismaayo Laascaanood 🇸🇴🕊️.. Isaaq ha kudadaalo in hadu tabar leeyhy wajaale Hargeysa xashin gaashamo mideysto . Iyagaa isluugoye
@BiniWaaw
@BiniWaaw 7 күн бұрын
Sitimaano Waa afsomali yaraadey
@boolowhaaji
@boolowhaaji 7 күн бұрын
Ha leskugu tago jabhada falaagada SNM waa cadowga umadeena 😅
@cabdicasiisziciiddahiraxme3074
@cabdicasiisziciiddahiraxme3074 7 күн бұрын
Muuse nin ka adag wale majiro Libaaxu shurun shuur kasta haday iskugu tagan waxba kaqaadi.mayan
@KhadarIsmail-xz9fb
@KhadarIsmail-xz9fb 7 күн бұрын
Walaka shakiyay 😅
@Apdirizaqmohamed
@Apdirizaqmohamed 7 күн бұрын
Firshiye maaha mid dhuuni raac ah balse waa. Hogaamiye bulsho ❤
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed 7 күн бұрын
Firdhiye Wn dirnay Miiiiska buuu keeenaya Wixiiiii lugu hishiiiyeeen Urur samaaale Wait & watch
@Apdirizaqmohamed
@Apdirizaqmohamed 7 күн бұрын
@@AmalAbdirisakMahamed aad iyo aad
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 7 күн бұрын
Warkaasa Imaraayo SSC Khaatumo❤❤❤❤❤
@user-wf2hg8ve7f
@user-wf2hg8ve7f 7 күн бұрын
Guul awdalistat iyo jabuuti
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 7 күн бұрын
Jabuuti waa cadowgahaa kowaad a umadaah somaliyaad marabaan somaliyaha o hashisaah
@ayoubfarahallaleh286
@ayoubfarahallaleh286 7 күн бұрын
Djibouti 🇩🇯 amxarka way ka soo horjeeda inu somalia qabsado
@user-bd1lf7bm8x
@user-bd1lf7bm8x 7 күн бұрын
Firdhiye🦁🦁
@mohamedcismaan-ep3hx
@mohamedcismaan-ep3hx 7 күн бұрын
First viewer like me 🎉
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 7 күн бұрын
GEELE IYO HASAN WAA QAA,IIMIIN DANTOODA KALIYA RAADSADAN . LAMA AMINI KARO. FIRDHIYANA WAA KHALDAN YAHAY RAGGI SHALEY SOO HUBEYNAYEY HUB IYO MAALBA KU XASUUQAYEY ILAASCANO, INU AADO JABUUTI WAA GODOB U KA GALEY MATIDI. XAMAR WAA OK LAAKIIN MAXA JABUUTI NAGA YAAL,WAXAN LUGOOYO AHEYN.
@ShaahbanMohammed
@ShaahbanMohammed 7 күн бұрын
ASC brother 🤝
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 7 күн бұрын
SOMALILAND ilahayba u hiiliya marwalba. Ala mahadleh
@nucmannucman-wc6ji
@nucmannucman-wc6ji 7 күн бұрын
Manta malin ay oka xuntahey majirto
@abdifatahyousuf3136
@abdifatahyousuf3136 7 күн бұрын
@@nucmannucman-wc6jisheeko ayaad haysaa diyaar baanu u nahay wax walba😎
@abrahman129
@abrahman129 7 күн бұрын
Haday burburaysa 😂😂😂😂😂😂 yes
@abdifatahyousuf3136
@abdifatahyousuf3136 7 күн бұрын
@@abrahman129lkn ku darso jabuuti ayaa naga horeyn😂
@sidiqabdi4742
@sidiqabdi4742 7 күн бұрын
Wllh oo biliaahi buuna illahay idiin hiilin haynin intaad muslim ka cararysaan eed gaalo u fakan haysaan
@guure
@guure 7 күн бұрын
Firdhiye❤
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 7 күн бұрын
ereyga xasan sheekh isticmaakay shalay oo ah hadi soomaali kalategeyso iyo haday wada joogeyso iyaday utaala taas wa khalad ee kalatag majirto midnimada soomaaliya wa muqadis
@Mustafe787
@Mustafe787 7 күн бұрын
Maaha ciddii doontaa way tagaysaa cidna qasbi mayso
@aligatah9390
@aligatah9390 7 күн бұрын
​@@Mustafe787 Cid tagikartaa ma jirto somaliya waa mid muuse iyo kooxdiisa waa go doon sool laga faramarooji awdalna waakaas qorshaheedii dhamaadka ku dhowyahay ay uga hoos bixilahaayeen qoyska la mid ka ah oo u dowladaynaya Iidoor ikhiyaarkood ayey udoorteen inay somali uga baxaan maxay kaligood haday dawlad noqonayaan iyo haday qabiil noqonayaan deegaankooda goaan uga gaari la yihiin halkay dad kale oo aan rabin beenta ay isku maaweeliyaan ay isugu dayilahaayeen khasab aysan tabartood lahayn inay ugu dawlsdeeyaan beel beel xoog ku maamuli kartaa ma jirto
@Mustafe787
@Mustafe787 7 күн бұрын
@@aligatah9390 waa sax ee inta aanu degno ayaanu u tashanaynaa ee waa kuma ninka khasab igu raacinaaya cid aanan rabin xaqna waan u leeyahay oo maaha gardaro
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 7 күн бұрын
@@aligatah9390Waa sax warkaada Lakin Mamulka Muse Bixi Iska Dhibka uu ku Haayo Wadanka Somalia ee Dhibka kale Ayaa Ah in shacabkii Somalia ee NFD iyo Somali galbeed iyo D.jabouti ayuu Doonayaa Inuu Xabashi Soodhex Geliyo Dhul Somaliyed ee lowyacade gobolkii Awdal Amxaaro soodejiyo si Godoon unoqoto Jabuuti oo xabashi Ertrea iyo canfar u dhexeso Marka Ma Aha Taas Mid laga Kaftamo Waa In Muse Juudan Iyo Taliskisa SNM Laga Saaro Saaxada Siyaasada gacantana lagu dhigo
@housseinchinemohamed6990
@housseinchinemohamed6990 7 күн бұрын
Dawlada Jabuuti waxay horumar dhanka diblumaasiyadda oo ay garanayaan sida loogu ciyaaro kulaylka iyo qabowga Geeska Afrika balse sidoo kale aduunka
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 7 күн бұрын
maamul goboleedka barakeysane awdal state guul guul guul maanta soomaali oodhan wa garabkina ee kataaga calanka buluugga dhulkisa oo ssc haka hadhina
@AhmedIsmail-eg3ov
@AhmedIsmail-eg3ov 7 күн бұрын
Reer Awdal waa Rag miyir qaba oo aqoon leh mana Rag la lug hoyn karo ee Rag ku suntan Nabad iyo Horumar
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 7 күн бұрын
​@@AhmedIsmail-eg3ovwaxas wa beer laxowsiga snm
@DeeqaFarah-vr1kg
@DeeqaFarah-vr1kg 7 күн бұрын
Anigo isaaq ah baa so dhawayna ina awdal mamula noqoto wayo somali odhan baay kaga dhacathy somlilnd inaay reero u kala kala furfuran iyado isaaq lgu xumaynaayo lkna taasi haday dhacado iyo hadi kaleba anigu somali kuma so noqonyno dhulkayga anagaa leh cidianu dono baanu heshisa la galaynaa waliginba waasha
@hayaayhaye5528
@hayaayhaye5528 7 күн бұрын
Laascaanood ayaa ka da,weyn Borama, maantana Laascaanood ayaa Borama aqoonta u doonata
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 7 күн бұрын
😊​@@AhmedIsmail-eg3ov
@bby6
@bby6 7 күн бұрын
Dulmigi urur samale a ayhogaaminayan Hassan munaafaq iyo Ismail horor wa ay soo dhamatay so viva khaatumo state of Somalia
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 5 күн бұрын
Somaliland is not easy ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@feysalismail784
@feysalismail784 7 күн бұрын
geeele wuu wareeray ilaa isagu dhaaafo somaali nabadi dheer
@HamdiMohamed-c9c
@HamdiMohamed-c9c 7 күн бұрын
labo xumaan ku heshisay xaqay kukala tagaan
@user-le9lk5fw4y
@user-le9lk5fw4y 7 күн бұрын
Firdhiye ❤❤❤❤❤
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 7 күн бұрын
Madaxweyne Fardhiye mahaa nin fudud oo jaahila sida madaxda kale ee somalida .
@AbdullahiAbdiali-mc4ge
@AbdullahiAbdiali-mc4ge 4 күн бұрын
Guul ssc insha allaah.
@Hibajamaa1122
@Hibajamaa1122 5 күн бұрын
Ismaaciil cumar gelle lama aamin karo waayo waa nin wajiyo badan waana khiyaanalow
@user-xe2sg9bj8d
@user-xe2sg9bj8d 7 күн бұрын
Qaii baa feeraha kadilaacay
@abdiganidagane3567
@abdiganidagane3567 7 күн бұрын
Taariikhda adduuunka ayaaa ah haddii isku filnaato xaqna ku taagan tahay, cid walba waay ku soo raadsaneeysaaa
@CabdiraxmanMaxamed-ii1er
@CabdiraxmanMaxamed-ii1er 7 күн бұрын
Asc
@ahmedfarah5848
@ahmedfarah5848 7 күн бұрын
Waxba u so kordhinmeyso, dabka ay djibouti somaliland ku shid isleedahey iyaduna ka badbaadimeyso.
@Walaal2017
@Walaal2017 7 күн бұрын
Anigana waxaan usocdaa kuuriyada wooqooyi Ninba meel Aad maxaa idhigay
@superfun1819
@superfun1819 6 күн бұрын
Yaan lagu guubin😅 madowga lagama jecla
@Togdheer
@Togdheer 7 күн бұрын
Waxaagu tabin maaha ee waa reer nacayb, waayo saamaynta Itoobiya ayaad meesha ka saartay kkkk. Firdhjye haddii uu soo wadhayn ka helay jabuuti, itoobiya sidee u arki?
@GuledAhmed-kz5ts
@GuledAhmed-kz5ts 7 күн бұрын
Jabuuti waxba cid ma tarto waad ku jabaysaanuun
@fuadhaji1132
@fuadhaji1132 7 күн бұрын
War i a m th first
@nalayeadde
@nalayeadde 7 күн бұрын
Mamulka barakaysan ee SSC-khaatumo wado sax ayuu ku socda. Cidkasta waa la fadhisan aan ka aheen moryaanta SNM ee shaatiga qabiilka huwan ee SL
@cawaleibrahim968
@cawaleibrahim968 7 күн бұрын
Snm cidi wax ba ma yeelayso qiyaamaha malinka uu dhaco un jogsan inta kale se africa iyo somaliba inan walaaqno alle nogu deeqay
@superfun1819
@superfun1819 6 күн бұрын
​@@cawaleibrahim968SNM somalidiid uqdaadaysan
@odayjama1829
@odayjama1829 7 күн бұрын
Geele arinkiisu waa khatar dhamaan dhulwaynaha somaliya
@MubYus
@MubYus 6 күн бұрын
Xaar firdhiye, Jabuuti shaxaad ayuu u tagay.
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 5 күн бұрын
Ismail ciyaal dhiiquu ku jiraa 😂😂😂😂😂😂
@TripleA0825
@TripleA0825 7 күн бұрын
War niyoow wa iska maaweelo iyo iska daba wareeg Djibouti 🇩🇯 iyo Geelle iyo Hassan munaafaq waa labada tiir ee Jabhadda Snm ku taagantahay.
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 7 күн бұрын
Hhhhhhhhhhh urur samaaley zero miyey tageeen faysal faaruq o majeerteeniya ku hya waan arkayey😂😂😂 firdhiye ma jibuuti ba nafis ka raadisey😂😂😂
@DeeqaFarah-vr1kg
@DeeqaFarah-vr1kg 7 күн бұрын
Waxan haku kalasumina waa siyaasad sida lascaanod iyo garowe adaa uguw dodaan waa wallalo hargsa iyo jabouti waa lamida muuse iyo ismacil iyaag iskagin yaqaaan
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 7 күн бұрын
@@DeeqaFarah-vr1kg hhhhhhhh waa lga horeeya ururis samaaley waligood tabtaas ahanayaan
@user-wf2hg8ve7f
@user-wf2hg8ve7f 7 күн бұрын
Guuul ssc khaatumo
@KhadarIsmail-xz9fb
@KhadarIsmail-xz9fb 7 күн бұрын
Guuuul ssc khaatumo
@abdullahisaman9582
@abdullahisaman9582 7 күн бұрын
Kkkkk safarka firdhiye wuxuu ku dambeyn doona dig nirgaha 2jirka ah markii hasha lagu godliyo waxaa la yiraahdaa dig macnaha waa la caayriya - firdhiye ha ogaado xasan sheekh iyo ismaaciil geele howsha dantooda shakhsiyadeed iyo hagardaamo daaroot midna ma hagradaan walee taageero aad geelo xasan dhiqo aad ka heshay khatumo ku ma dhistid
@Bashker002L
@Bashker002L 7 күн бұрын
0:23 0:23 0:23
@ShaahbanMohammed
@ShaahbanMohammed 7 күн бұрын
🙏🙏🙏🙏✅✅
@safiyoaaden9541
@safiyoaaden9541 7 күн бұрын
Geele waa dilaalka soomaliya hadba nin maalin la jaala hadba siduu doono ka yeesha
@farxaancumar9052
@farxaancumar9052 7 күн бұрын
MBC, wiil hoog...
@MaxamedCismaan-bd6cy
@MaxamedCismaan-bd6cy 7 күн бұрын
Firdhiye inuu lakulmo ismaaciil waa tilaabo qaldan waayo ismaaciil haduu galangal kuyeesho maamulka firdhiye scc qaatumo yuu iskudhiridoonaa firdhiye kafiirso kulamad qaar ookalabaro xaasidkaaga iyo xabiibkaaga
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 7 күн бұрын
Illahay. Firdhiye. Iyo inta lasocot ana. Iyakoo nabada hanoosoo celiyo. Geele waa cadawe
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 7 күн бұрын
Badhasaabka laascanood😂😂😂
@mustsfeyuusuf3923
@mustsfeyuusuf3923 7 күн бұрын
Muuse biixi soomaalida dhan naftuu u keenay meel kasta muuse maa meesha laga saaradaas baa la hayaa😂
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 7 күн бұрын
ssc khaatumo loo baqimaayo oo dadkeedu way tashaden dhab iyo xaq ilaahay garabkoda hagalo
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 7 күн бұрын
War yaanay jeebayn oon lagu wareejin Hargaysa.
@superfun1819
@superfun1819 6 күн бұрын
Siyaasada saas umaa shaqayso
@abdirahman6263
@abdirahman6263 7 күн бұрын
Ninkan munaafiqa ah ee aanay cidna iska qaban karin ee soomali ka fadhiyi la'dahay ina cumar geele,sawkii firdhiye shalay lahaa jabuuti dagaalkayaga soo abaabulaysa,sawkan hadana maanta u socda,soomaliyey ninkan ismaaciil cumar geele hala is qabto haduu caqli jiro.
@abdis4930
@abdis4930 7 күн бұрын
Haday fahmayaan waxay siiyeen Ethiopia dhibtay leedahay. Mar hadaad ka fikirayso waxa maanta taagan dhibtaas bay leedahay. Ethiopia hadii ay deked rabto way isticmaasha Tan Jabouti iyo Berbera labaduba waa dekado Soomaaliyeed. Ee howshu ka wayn taas. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-rm2oz6th5s
@user-rm2oz6th5s 7 күн бұрын
guul guul ssc
@CwaaxidRabiic
@CwaaxidRabiic 4 күн бұрын
Walakala shakiye😂
@AbdihersiWarsame-kq2wi
@AbdihersiWarsame-kq2wi 6 күн бұрын
Qabyaladi kulula tan fa iday ledahay lakin rigore qabtalad bay ahayd bu noshegaya ninkan gylan labaxay wuxuba u hilinaya khatumo siqabyaladaysan
@NimcoSiciid-te8ey
@NimcoSiciid-te8ey 6 күн бұрын
Ssc socotay
@axmedcabdishire1610
@axmedcabdishire1610 6 күн бұрын
Hhhh
@omar_asad
@omar_asad 7 күн бұрын
Firdhiye
‘A very painful moment’ for Democrats: Marianna Sotomayor
14:45
Nightly News Full Broadcast - July 6
21:13
NBC News
Рет қаралды 462 М.
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 5 МЛН
ARD-Sommerinterview mit Tino Chrupalla, AfD-Fraktionsvorsitzender
31:09
Meet the Press full broadcast - July 7
47:39
NBC News
Рет қаралды 418 М.
Amal group oo magaalo cusub oo casri ah ka dhisaysa Garoowe
38:38
Hereri Media
Рет қаралды 80 М.
Shirqoolkii dilka ee Fahad Yaasiin.
11:24
Shabelle TV
Рет қаралды 70 М.
Warraysi : Boqor Buurmadow.
20:28
Galaydh Media
Рет қаралды 54 М.
France's Stunning Election Results Explained
9:39
TLDR News EU
Рет қаралды 1,2 МЛН
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН