Mansha Allah aad baad u mahad santahay sida aad noogu sharaxday muuqalka intaad codaysay ayaa ugu wacnayd tan kale dad somaliyed oo isjecel oo geed isla beeraya ma arag lakiin siyaasi geed god kusii wada waan arkay mana baxo oo waa igu sawir laakin waxaan u fah may in ay dadka deeganka degen ay qurux sadeen dhulkooda waa ku bogadinayaa sidaad iyo si kasii fiican inay u qurux sadaan.
@abdikadirOmar-i7o3 ай бұрын
That's true
@Tallmann43 ай бұрын
Boorame ilaa xamar soo duub wana wadi dheer
@salebanidiris-he1hg3 ай бұрын
Anigu waxaan ahaa dadkii dhageysaneyay waxa uu yidhi waxa dhici doonta wakhti hageisa lagu tartamo fooqyada waxa kale oo aan u soo joogay 1997 doorashadiisi waxa uu yidhi maxaa lagugu doortaa waxa uu yidhi in adhiga telephonic lagu raaci doona marka waxa uu ahaa qof yaqaan isbedelka soo socda labadii waan arkay labadaba waan u taagna laakin waxay aheyd in aad goobaha dahabka laga soo saaro ee awrdil
@GOONLE243 ай бұрын
Muuqaalka inaan imaka duubayo miya lagu sheegay muuqaalka kan ku xiga ayu noqonaya sxb AWR DIL. Insha Allah . Lkn wuxu soo Gali doona CAALIN ABYAN INSHA ALLAH . Mahadsanid