WADDO CUSUB XAAFADDA MASALAHA

  Рет қаралды 5,653

GOONLE VLOGS

GOONLE VLOGS

Күн бұрын

Пікірлер: 31
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira 5 ай бұрын
maashaa allah ilaaheen haynoo barakeeyo.
@khadaribrahim6418
@khadaribrahim6418 5 ай бұрын
Shugran. Inadeer
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 5 ай бұрын
Hore u soco Sxb C/qani Cismaan Barnaamijyo dhireyn ahna waynu sameyn doonaa insha-ALLAAH.
@GOONLE24
@GOONLE24 4 ай бұрын
Imisa geed ayad beeraysa.
@AyaanWaano
@AyaanWaano 5 ай бұрын
Guuuuul somaliland hargeysa ❤
@Caasha739
@Caasha739 5 ай бұрын
Mahadsanid Caalin Abyan
@ahmedmohamud9167
@ahmedmohamud9167 5 ай бұрын
Mashallah, brother you doing a good job, keep going with more beautiful videos,and focus streaming the untapped new areas.🤩👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👍🏼👌🏼🍏🌧️🍎
@GOONLE24
@GOONLE24 4 ай бұрын
I will try my best
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 5 ай бұрын
Maasha-ALLAAH Runtii Horumar ballaadhan ayaa ka socda Caasimada S/land Hargeysa,
@HusseinHussein-y8v
@HusseinHussein-y8v 5 ай бұрын
Mansha alaa
@Awliyo3344yo
@Awliyo3344yo 5 ай бұрын
WAA MAYIR FATIIDA DHALA SHO XAAFADIINNA
@abdirashiidmedia8755
@abdirashiidmedia8755 5 ай бұрын
Sxb waxad ka soo hadashaa wadada 150 dhismaheeda iyo waxa hor taagan waxan ahay qurbo joog reer hargaysa. Ilaa ex control.
@abdirashiidmedia8755
@abdirashiidmedia8755 5 ай бұрын
Sxb waxad kaloo ka soo hadashaa waxa kaloo hor taagan wadada istaanka cusub ee jigjiga yar more news update sxb. Thanks 🇨🇦
@GOONLE24
@GOONLE24 4 ай бұрын
Ma iataanka xaga suuqa mise xagii dusha?
@munamahamedabdulahi948
@munamahamedabdulahi948 5 ай бұрын
juungalka soo soo duub iyo new hargesa
@mohamedcirro4815
@mohamedcirro4815 5 ай бұрын
Yoonis farah
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 5 ай бұрын
Wadadan Hareeraheeda Dhireyn in lagu sameeyo weeye Qurux ayey aad u sii Noqon lahayd,Guri kasta Haddii 3 Geed Ama 4 geed lagu beero isbeddel weyn ayaa ku dhavaaya Sawiro badana waa lagu gelayaa Xitaa Muuqaalo ayaa laga duubayaa oo waa loo tartamayaa.
@Gobanimo-gy8gd
@Gobanimo-gy8gd 5 ай бұрын
Wll dawlada hoose markay wado dhisto shaqaale dhireeya oo waraabiya haw sameeyaan si horu marku isula naan qaado oo quruxda wadadu u muuqato
@GOONLE24
@GOONLE24 4 ай бұрын
Gobanimo was fikir wanagsan.
@saidkaamil6018
@saidkaamil6018 5 ай бұрын
Abyan sxp markaad wax duubayso ku Soo dar Wadadu xagay ka timid iyo xagay u socoto Waliba kilo mitiro Soo raaci Cabirada si loo garto
@GOONLE24
@GOONLE24 4 ай бұрын
Insha Allah .
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira 5 ай бұрын
jeelka wayn ee hargaysa waxaa ku ag oollichiray dukaan macmacaanka iibiya oy leeyihiin qulo sacad muuse ah oo makaahiil ah "waa hargaysadii horee" hal guri baa midigta kaxigay oo corner ka ku yaallay,maxaa laga dhigay dukaankaas maanta,war ma u haysaa inaadeer?
@kadarmohamedalamohamed3037
@kadarmohamedalamohamed3037 5 ай бұрын
Haaye meesha heesaha ka daa meesha niyaw anadgiid iyo waxkale ku dul duub
@ibrahimahmed7444
@ibrahimahmed7444 11 күн бұрын
Inta badan waxaad ku mashquulsan tahay dacaayada xayaysiinta C/Mooge ma xuma balse waa inuu si cadaalad ah u qeybiya shaqadiisa oo uu qabyalada joojiya haddii kale ma sii ahaan karo maayar sharaf kule Hargaysa .
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 5 ай бұрын
Maxaa jigjiga yar uun laga hadal hayaa masalaha ayaaba ka quruxbadan xaasidka raba in soomaliland la iska hor keeno ayaa meel kaliya amaana si ay walaalaha iyo iyo qurba jooga xanuunsanaya ee qurbuhu waalay loo kiciyo
@KokoM-wp6ok
@KokoM-wp6ok 5 ай бұрын
Inamooge waa kan sidii xirsi noqday ee wadayar eela furaba isku soo sawiraya sidii xirsi mee shaqaalihii kale ee daalay ileen isagu muu ku daaline amar uunbuu bixiyaayr shaqaalihii ama ragii dawlada hoose meeye ina mooge waa igu sawir eaxani dawlada hoosoo dhan buu u dhexeeyaa was Waxaas inuu ka xishoodo weeyi amba Dawlada hoose oo dhan uu soo sawiro
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira 5 ай бұрын
war qabiilka layiraahdo Arab" wado bay rabeen in loo dhiso ,masalaha ilaa sheec cumar. maayarkii bay dhibeen oo beerahoodii bay baloodho kasoo bixinwaayeen! maayarkuna diyaar buu u yahay cidda wax qabsanaysa,ee maxay ka yeeleen arrintaas?
@saidkaamil6018
@saidkaamil6018 5 ай бұрын
Abyan sxp waxaad maayarka iga gaadhsiiisaa Plz guryahan ciida iyo dhagxaanta wada hortaaalo In dadku ciida iyo dhagaxaanta markay guriga dhamaystaan iska hor qaadaan o wadada iyo guryaha inta u dhaxaysa iska xaadhaan quruxda magaalada ayaa so bixi lahayd Lkn hada bal u fiiirso dad waal waalan ayaad moodaa Xaafad walba dhagaxaan ayaa horyaaal waxaasi Wadhan iyo caado hore in laga gudbo ayaa fiican
@GOONLE24
@GOONLE24 4 ай бұрын
Thanks sxb insha allah Haye
@momoabdo6991
@momoabdo6991 5 ай бұрын
Waar tuugi Mayer Mooge ma edeedi ayaa kula taalisay wadada 150ka ha dhiisin
@ASMA-j
@ASMA-j 4 ай бұрын
Solteco ka wareyso inder
MAYOR MOOGE OO WADDO CASRI AH DHISAYA
24:06
GOONLE VLOGS
Рет қаралды 3,9 М.
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
WAA IMISA QIIMAHA DHULKA MASALAHA HARGEISA AIRPORT DABADIISA
20:47
HARGEISA VLOGER
Рет қаралды 16 М.
WADDO  CUSUB OO MUHIIM AH #hargeisa #somaliland
11:03
GOONLE VLOGS
Рет қаралды 15 М.
Masjidka Hargeisa Ugu Qurux Badan
4:44
NAJIIB VLOGS
Рет қаралды 1,6 М.
SUUQA UGU QURUXDA BADAN #somaliland .
9:35
GOONLE VLOGS
Рет қаралды 22 М.
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
Borama - Maxaa ka taqaan Far Gadabuursi || Magaaladii Aqoonta
13:55
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 73 М.
Arooskii ugu quruxda badnaa ee aan ka qaybgalo waligay
20:01
Dhakhtarrr
Рет қаралды 1 МЛН
KHIYAANADII.QURBA JOOG IYO QOLQOL JOOG
12:23
HAKIS BURCO CHANNEL
Рет қаралды 590 М.
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН