SAHRA AXMED AYAA BARAYA CASHAQA

  Рет қаралды 826,144

Maaweelo

Maaweelo

Күн бұрын

SOMALI QARAAMI KABAN

Пікірлер: 431
@ustaadclraxmaanofficial4602
@ustaadclraxmaanofficial4602 5 ай бұрын
Heestani xasuus gaar ah bay iguledahy anagoo rikoodh kadhegysanyna oo weliba mirqaamayna baan xasuustay 2004 tii, 20 sano kadib baan cawa dhegysanayaa, Aduunyo!!😢😢
@mohamudmohamedabdiwahab6483
@mohamudmohamedabdiwahab6483 Жыл бұрын
Wow heestani aniga xasuus gaara ayay ii leedahay waayo marwadayda ayaa ii qaadi jirtay markaan isku yara dhacno, markaasaan ana aad u raali galin jiray oon madaxa ka dhunkan jiray, illaaahay caqliga iyo cimrigaba hakuu barakeeyo marwo 😍😍😍😍 Is afgarasha iyo isu tanaasul ayaa reer lagu dhaqdaaa
@malyuuncabdinaasir6261
@malyuuncabdinaasir6261 Жыл бұрын
Alle haysku kiin daayo wlll. Ma aqaan waan ku farxay qoralkaga❤❤❤❤❤❤❤❤
@mustafejaran798
@mustafejaran798 7 ай бұрын
Kkklejen
@yuusufcabdi1513
@yuusufcabdi1513 4 ай бұрын
Mansha allah
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 5 жыл бұрын
2019 06 12 heestan waxa dhageysan jirtey saaxibtey an jeclahay mar aan deganaa wadan khaliijka ah 2015 i was remember this song my bast freind 😍❣
@hamzemohamud9169
@hamzemohamud9169 4 жыл бұрын
Beytul Qasiidka Heestan "Baddow aan la tababarin, Ayaa Barraya Caashaqa," Yaa Salaam, Ilaahay naxariistiisa Jano ha siiyo Abwaan Huryo (AUN)
@liishaaninvestigation6641
@liishaaninvestigation6641 2 жыл бұрын
Haa waa odaygii geela soo iibiyay ee fakinka hrgysa ku galay.ee lacagtii markay ka dhamaatay lacagtii ka dhamaatay yidhi iga bedala labada go,ee casaaday, ilahay ha u naxariistee ,waan arkoo nin aad u qurux badan oo dheer buu ahaa Ina cali werar. Ciidagale reer Aadan cabdi ilayn waa tariikhe kkkk
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 4 ай бұрын
​@@liishaaninvestigation6641 ma ninkaasay heestu kusoo baxday sxb adaaba taariikh haya e
@Ahmedmustafa329
@Ahmedmustafa329 Ай бұрын
​@@liishaaninvestigation6641kkkk miyuu tumayay markaa 😂
@maancabaas6343
@maancabaas6343 4 жыл бұрын
Waa jimco maalin barakeysneed rabbiyoow Sahra Axmed Jannatul Fardowso Ka waraabi .
@hanuuniye7979
@hanuuniye7979 4 жыл бұрын
Aamiin yaa allah
@hanuuniye7979
@hanuuniye7979 4 жыл бұрын
Iyada iyo inti walidinten ah oo inaga hooseya
@alimohmed160
@alimohmed160 5 жыл бұрын
Yaa ila dhageysanayo 2019 i love somali qarami
@axmeddacar9129
@axmeddacar9129 4 жыл бұрын
aniga
@axmedgorod3795
@axmedgorod3795 Жыл бұрын
Habeenkii ugu horreeyay ee aan noloshayda aan qaad cunay ayaan heestaan dhegaysanayay. Waa magaalada Jalam ee gobolka Nugaal. Waa arooskii saaxiibkay. Waqtigu xiise badanaa marka uu kaa gudbo isaga oo su'aalo kuugu laaban yahiin! ❤
@badrigass4135
@badrigass4135 10 ай бұрын
Waar legend baa tahey salaam kk Heestan waxan dhageysan jirey Annaa safara gaadhi walaakey leeyahey Ana la socda inta badan waa borama iyo hargeysa inta ka dhaxeysa
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 6 ай бұрын
HOOYADAA ANIGAA WASA KHANIIS KHANIIS DHALAY OO MIDGAAN DAAROOD FAQASH AH
@Xasmas
@Xasmas 5 ай бұрын
Hhhhhhhh good old days 😂😂
@zhaakildeekh6498
@zhaakildeekh6498 3 жыл бұрын
Oh yeah 2021 steel listening 🎶 and back for years ago cajiib RIP sahra ahmed
@robledadar8289
@robledadar8289 9 жыл бұрын
Wow sxb Farah Ali Mahadsanid Horta Sahra aniga waa Fanaandaan ugu jecelahay Heeskan wuxuu i xasuusnayaa oo uu Dib iigu Celinayaa Waaayo Waayo, Anigu jooog Deegaankaygi oo dhulku Barwaaqo Yahay oon Jaadka aan raartay oo ay Heestaasina iigu Jirto Ax Ya Sahrada iga dhacaysay, Aydi aya lafaha dhigatay.
@mohamedzako5610
@mohamedzako5610 5 жыл бұрын
.
@mohacadecade8333
@mohacadecade8333 2 жыл бұрын
Saaas
@mohacadecade8333
@mohacadecade8333 2 жыл бұрын
Waaaye
@Khaalid155
@Khaalid155 10 ай бұрын
Aydaa lafaha dhigtay walee
@hoododhool6446
@hoododhool6446 6 жыл бұрын
Yaaaa baraaya caashaq sahra Axmed jamac 😘❤️😍alle if iyo akhirba raali ha ka ahaado
@mohamedAhmed-rd5ec
@mohamedAhmed-rd5ec 3 жыл бұрын
Aaaamiiin paaayo mcn
@yaasmiinyuusuf7110
@yaasmiinyuusuf7110 6 жыл бұрын
Baxsanow ragga bilic u roonow Beel-dooje wiilow Raggu waa baraaree Halyeey boqole dhaafow Axyaa sahra ahmed
@ugaasyare9466
@ugaasyare9466 5 жыл бұрын
Yaasmiin Yuusuf soo dhameystira miraha plz wllo
@Mrkaaboy
@Mrkaaboy 5 жыл бұрын
Yaasmiin❤️❤️
@Darwishband345
@Darwishband345 5 жыл бұрын
Thank ereyadaan garan waayey adaa soqoray
@politicalcommentatorhassan1751
@politicalcommentatorhassan1751 4 жыл бұрын
Yaasmiin Yuusuf very good margin
@yaasmiinyuusuf7110
@yaasmiinyuusuf7110 4 жыл бұрын
@@Mrkaaboy ❤😍😊ina hooyo
@fad-hiabdi9009
@fad-hiabdi9009 5 жыл бұрын
Baxsanoow ragga ugu bil roonow Baadsiggii aqoontooow Barashadu sed weeyee Barde damal hadhkiisooow Waa buurro caashaqu Haddii baadi loo galana Waa banan abaaariyo Biyo waa la'aaneeeeed Bahal hadaad ku soo maray Sida baabkan aaad tahay Ayaaa baraya caashaqa Badow ayaa baraya caashaqa ++++++( Baydka labaad )+++++++ Baxsanoow ragga bilic u roonow Beel doojo wiiloooow Raggu waa badhaadhee Halyay boqol la dhaafshoow Waa buurre caashaqu Haddii baadi loo galana Waa banan abaaariyo Biyo waa la'aaneeeeed Bahal hadaad ku soo maray Sida baabkan aaad tahay Ayaa baraya caashaqa Bodow ayaa baraya caashaqa * Sahra axmed IHN
@aarmali3747
@aarmali3747 4 жыл бұрын
Thanks brother
@abdinasirbarre4486
@abdinasirbarre4486 4 жыл бұрын
Thnks walal
@kingsamowade3999
@kingsamowade3999 4 жыл бұрын
Libaax well done 👍 lkn sxb aan ku saxo bahal haadaad ku so Maray maaha ee bal hadaanu so marin weeyi lkn sida kale waa top wanan ku salamaya sxb
@mahoudmohawayrah1344
@mahoudmohawayrah1344 3 жыл бұрын
Biyo waaq la’aaneed
@fad-hiabdi9009
@fad-hiabdi9009 3 жыл бұрын
@@somalimusicport. Baashe waraaba cadde
@xamseadan6392
@xamseadan6392 6 ай бұрын
Waa xasuustii sahra Ahmet heestan waxaa I baray abtigay oo ah chief caaqil aan kala soo safray burC0&two adhicadeye waa habenimo jawigu waa jawi roobad waxaa noo furan jabiz ax yaa mirqaamay 😢❤
@ahmednadiif473
@ahmednadiif473 2 жыл бұрын
22.02.2022 Caaawa waxaan Heestan Ku dhegaysanayaa Buuraha Awrdil Ee boorama Dushadooda oo Afar habeen ku sugnaa Habeen Xasuuus leh insha alllllah Beri iyo Hargeisa Hadii Alle Idmo
@ahmednadiif473
@ahmednadiif473 2 жыл бұрын
xasuus caawana waxaan ku dhegeysanaayaa Gurigayga dhexdiisa meel kulayl jawi degan ah balse habeenkas waxay ahyd dhaxan iyo gawro cidlo ah oo shabeel laga baqayo dhaxantii aduunkuna Ka dhacayso meel qofkii joogay uun garankaro weeye
@ahmednadiif473
@ahmednadiif473 2 жыл бұрын
FHM 31.8.2022 weligay qof uma Jeclaan sidaan ku jeclday
@ahmednadiif473
@ahmednadiif473 Жыл бұрын
26.2.2023 Habeenkaan Commentigaa Qoray Waxa Laga Jooga sanad iyo afar Cisho wax badan baa isbedelay oo nolosha iyo waahaya weli waxaan Ku suganahay magalada Hargeisa lkn Alllah og sanadka danbe halka aan ku sugnaan doono insha alllah
@ahmednadiif473
@ahmednadiif473 Жыл бұрын
16.3.2023 Caawa Waa Habeen Jimce ah waa Aniga Iyo Abdirahman Mahmed saeed oo jooogna xero awr Pak coffee waa jawi rooban oo qurux badan waa laga yaaba in wada joogno dhegaysano
@Khaalid155
@Khaalid155 10 ай бұрын
@@ahmednadiif473 salaan sare sxb inuu jawigu kuu saxsan yahaan rajaynayaa
@badrigass4135
@badrigass4135 Жыл бұрын
yaa ila dhageysanaya 2022. Sahra axmed allaha unaxriisto, waa heesta aan ugu jecelahey Heesahaadee rabbiyow Janee. kabanka waxa tumaya Goobe, waarimayside wanaag hakaa hadho Dhalin yaro
@mohamedenanays
@mohamedenanays 2 жыл бұрын
This song 🎵 remembered me golden Time ⏲.
@kayzeegeh3807
@kayzeegeh3807 6 жыл бұрын
Alleh yarxamin alleh haaku naxariisto. Sahar Axmed. Alleh haaku naxariisto🙏🙏🙏🙌😭😭
@mahamedabdi3416
@mahamedabdi3416 4 жыл бұрын
Uñuñňu76 Ñm. uññ7u uųň
@maxamedgadhka
@maxamedgadhka Жыл бұрын
Heestan markaan dhagaystoh walahi qalbigaa ixanuuna waayo 2012kii aniga iyo nin aanu zxbnahay iyo labo hablood oo sheeko naga dhaxaysaybaa ku galnay safar hargaysa to qudhac raamaale labada haplood midbaa wax garad ahayd walahhi kuma ilaawo wll qaali nimco inkastoo guri leedahay hada nimco
@janogale4011
@janogale4011 7 жыл бұрын
Wow waqtigu xasuus badanaaa Waa heesaha qofka ku reeba xasuusta Sahra Ahmed waa Somaliland legend allow ku daa habo
@ashafarah6052
@ashafarah6052 5 жыл бұрын
Maad madhahdid fanaanad Soomaaliyeed bay ahayd intaad tuulo yar kuxaray naysid Ilaahoow unaxariiso Sahro
@zihaambarwaaqo8660
@zihaambarwaaqo8660 3 жыл бұрын
@@ashafarah6052 wll ma halkay ku dhalaty ayad uu diidanty runtuu sheege allah how naxariisto iyadaa iyo intii dhimatayba
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
ما اروعك وبالجمالك وجمال صوتك زهره احمد .... ربنا يرحمك ويغفرلك
@qalpinuura9091
@qalpinuura9091 4 жыл бұрын
Heestan love ku ahay xaqiqdi yaa ila dhagysanaya 2020 10 february
@xamsexadaari7116
@xamsexadaari7116 2 ай бұрын
6 29 2024 ayaan soo booqday heeskan oo aan aad uga helo markastana aaan dhagaysto maalin sabtiya anoo jooga jijiga hadad igadanbayso love isar
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 6 жыл бұрын
Waligey ma arkin aun fanaanadan qof baniadam ah oo ka codfiican
@abdikadirabdi1690
@abdikadirabdi1690 5 ай бұрын
Xaqiiqatan
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 4 ай бұрын
Cajiib buu ahaa codkeedu anigu hesaha qaraamiga inta aanan dhagysanin way yaryihiin ma arag sahra axmed fanaanad la dhigaysa xaga codka
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 4 ай бұрын
@@jeeni-goroyo5354saax walaahi qoftaas caadi ma ahayn Allow janadii ku risaaq
@ihatepeople9408
@ihatepeople9408 6 жыл бұрын
Wow Halyey Boqole Dhaafow Igu duceeya Sida sahra mid ii amaaanta 😎
@abdikarimmohamedmohamoud9246
@abdikarimmohamedmohamoud9246 2 жыл бұрын
heesta erayadeeda waxaa iskaleh abwaan Huryo kabankana waa Aweys abuukar goobe.
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
ان هذا القراءن يهدي للتي هي اقوم
@xamsexadaari7116
@xamsexadaari7116 2 ай бұрын
6 29 2024 ayaan soo booqday heeskan oo aan aad uga helo markastana aaan dhagaysto maalin sabtiya anoo jooga jijiga hadad igadanbayso love isar😅😢
@ahmednadiif473
@ahmednadiif473 2 жыл бұрын
Heestan waxaan dhegaysanayaa 29.1.2022ka Axyaa Sowt waxaan ka soo degay shaqo adag From Hargeisa , Somaliland Heestan Xasuuuus Bay igu leedahay anigoo yar baan maqli jiray lkn muddo badan ma maqal safaro badan waan ku galay
@mohamed88466
@mohamed88466 Жыл бұрын
Qolyahan dhiska ka shaqeeya ayaa tahay miyaa ?
@ahmednadiif473
@ahmednadiif473 11 ай бұрын
​@@mohamed88466Telecommunication bro😊
@Dr_Abdi
@Dr_Abdi 5 күн бұрын
Ooooooooof caleeeg yaa zahra Ahmed ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
هو النعمة الكبرى هو رحمة التي تجلي بها الرحمن للخلق اجمعي جو ن سرجي ملك الحق المبين محمد صا د ق ااوعد الا مين وانه لذ و علم
@Khaalid155
@Khaalid155 10 ай бұрын
Heeso waa heesihii hore bal mucjisadan ku laab kicinaysa een laga xiiso dhacayn eega bal hadaan bal hadaanu soo marin ayaa baraya ayaa baraya caashaqa eebe haw naxariisto hooyo sahra
@mceeri7238
@mceeri7238 5 жыл бұрын
Aqoon Yahan Farah Egal Salam Indr Allaah Ha U Naxariisto Zahra Axmed Jamac
@xamsecismaan6334
@xamsecismaan6334 2 жыл бұрын
Heestani qisada maxamed huryo waxay kutimi Nin aad qurux badnaa qolyaha laandheeraha lagu tilmaamana kasoo jeeda adduun ilaahay udhiibay Ooxataa la sheego maruu tagay dalalka debada In qaar bilaa diin ahi yeedhaahdeen aanu macbad aanu caabudno kA dhigano quruxdiisa darteed Ayuu mxamed cumar huryo dhexkeenay x waaberi Deetana hablihii waaberi baa aad uwada xiiseeyey Dhibka jira se wuxu ahaa inaan inankani Micnaha hasaawaha gabdhaha waxba ka aqoon Ka dib abwaanku isla heeskan ayuu inta horena amaantisa ku sheegay aa Iintiisana waxu ku sheegay baydadkan HADDII BAADI LOO GALANA WAA BANAN ABAARIYO BIYO WAAQ LA AANEED
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 4 ай бұрын
Midhaha inu abwaan huryo lahaa ban maqlay inkasta oo heesihii u samayn jirayba axmed saleban bide lagu sheego imaka
@hassangoojemohamednor1589
@hassangoojemohamednor1589 2 жыл бұрын
2011 Safar baan ku barty heestan waqtigu roob Buu ahaa xareedu jiifto oo doogu cagaar yhy 😘
@Kamiinf
@Kamiinf 6 жыл бұрын
Wow Anigu waxaa ay iiga dhigantaha Hees lagu Amaanayo Suubanaheena SCW iyo Asxaabtiisa kolka ayleedaha ayaa baraya Caashaqa (Ayaa baraya Diinta) bixsanoow Raga ugu filroonow Dugsigii Aqoonta cidkale maahee waa Subanaha SCW. Ninba Dhankuu rabo ha uqaatee runtii caashaq dhab ah iney ku qotonto ayaa ugaraneysaa markaad maqasho
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Waa buuro caashaqu. Hadii baadi loo galana... Waa banan abaariyo.. Biyo waa la.aaneed.❤️
@mohamed88466
@mohamed88466 Жыл бұрын
Hhhhh wuu ku waalay ninka sidan Wax kuugu sheegay
@vincenzorossi825
@vincenzorossi825 3 жыл бұрын
Wxn heestankuso xsuustaa wagaan ehlu mirqaanka ahaaa AX. Yaaa sahra alla kuunxriisto
@hoodomaxamuud1512
@hoodomaxamuud1512 4 жыл бұрын
Ilaahow ha idilin anoon ka raysan yaa rabi
@isaaqadam5654
@isaaqadam5654 2 жыл бұрын
Maka raysatey iminka
@shariif3040
@shariif3040 2 жыл бұрын
اللهم رحمهم رحمة ابرار
@abdirisaqmohamoud8740
@abdirisaqmohamoud8740 4 жыл бұрын
Heesta ereyadeeda oo saxa (lyrics) Riwaayadii jeel iyo jacayl 1969 bay kujirtat Heestan aywada lahayeen :- 1- Maxamed cumar xuseen(HURYO)Aun 2- Axmed saleeban Bide :-Baxsanow raga ugu fil roonow :-Baxsigii aqoontow :-Barashadu sedweeye :-Berde Damal hadhkiisow *** waa aa aa waa Buuro cashaqu e *** Haddii Baadi loo galoona waa Banan abaariyo Iyo Biyo waqal La’aaneed.!!! ^^^ Balhadaanu ku soo Barin sida Baabkanaa tahay.!!! }- BALHADAANU SOO MARIN AYAA BARAYA AYA BARAYA CAASHAQA.?!! ----BEDYKA LABAAD---- :-Baxsanow raga Bilic uroonow :-Beel-dooje wiilow ragu waa :-Badhaadhe halyeey boqole dhaafow.!! *** waa aa aa waa Buuro cashaqu e *** Haddii Baadi loo galoona waa Banan abaariyo Iyo Biyo waqal La’aaneed.!!! ^^^ Balhadaanu ku soo Barin sida Baabkanaa tahay.!!! }- BALHADAANU SOO MARIN AYAA BARAYA AYA BARAYA CASHAQANI.?!! Aun Sahra Axmed waxay ahayd qof cod cajiiba le , oo gaara ilaahay denbigeeda hadhaafo iyada iyo wixii kale ee muslimiinaba .!! Qore-abdirisaq- 13/4/2020.!! Isniin Hg.!!
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 3 жыл бұрын
Adeer waa wakhtigaas
@diinsoortv8291
@diinsoortv8291 3 жыл бұрын
sxb thanks
@munirabdiaziz4072
@munirabdiaziz4072 3 жыл бұрын
@@shaakirmuse1666 way ka danbaysay waa runtaa inader
@mahamadomar4993
@mahamadomar4993 2 жыл бұрын
Saaxiib waad mahadsan tahay. Waxaadse inaga saxdaa : barde damal hadhweynow oo noqoneysaa siday ila tahay : hadhkiisoow. Mahadsanid.
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 2 жыл бұрын
Abdirisaq Mohamoud Allah yacisak waa sidaad sheegtay riwaayadu alla ha u naxariistee abwaan maxamed cumar xuseen huryo iyo abwaan A.S.bide dadka qaar waxay u haystaan inuu axmed saleebaan bide kaligii sameeyey markhaatigaaga janno alla ha furo laakiin taariikhda la dhigay aan ku Saxo sxbe waxay ahayd 1972kii
@shariif3040
@shariif3040 2 жыл бұрын
ان ينصر كم الله فلا غالب
@abdiladifahmeddhamac4217
@abdiladifahmeddhamac4217 7 жыл бұрын
Oh! Yeah Eternity feeling song for my self back to years of my life
@bebbbish
@bebbbish 6 жыл бұрын
abdirahman Ahmed o
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 5 жыл бұрын
Sahro axmed jaamac midkamidah fanaaniinta aanan kadaalin codkooda Rabi mom jirkaada cadaabta kaxoreey😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ahmedfarxan9920
@ahmedfarxan9920 2 жыл бұрын
Heesta
@Hello-wo7si
@Hello-wo7si 5 жыл бұрын
Hala Hala wah wah Ayaa Baraya Aya Baraya
@kandarabi927
@kandarabi927 7 жыл бұрын
I often play this song for my wife. I'm like, bal hadanu soomarinnn ya baraya... aya.... baraya .......caashaqaaa
@mustafeabdilahi4589
@mustafeabdilahi4589 5 жыл бұрын
Sahra axmed jamac ilaahay qab riga hawnuuro danbi dhaafna allah haw gudeeqo aamin
@booshofficial215
@booshofficial215 6 жыл бұрын
Heestan waxa sameeyay Axmed Saleebaan Bidde , waxaana ay ku jirtay riwaayadii Jeel iyo jacayl sidaan filayo .
@apdirizaktacapir4547
@apdirizaktacapir4547 4 жыл бұрын
iska hubso wll erayda waxa leh Baashe waraabe Cade waa caan
@shiinecade8143
@shiinecade8143 6 жыл бұрын
Sahro ahmed jamac hooyada fanka alaha kunaxariisto aaamin
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
الد نيا الا حا خة بمعنا في نفس في الد نيانفس قضا ها اخر
@abdiladiif7296
@abdiladiif7296 Жыл бұрын
Steel listening 2023 i saw in Tiktok UN sahro axmed soturaxmo rabi hkuu naxriisto in kamapla Saan yaa imanyo tolow ma heli donaaa
@AbdiAbdirahman-rv3iv
@AbdiAbdirahman-rv3iv 8 жыл бұрын
heestan waa hee agtayda qiimo kule waxa isoo xasuusisa noloshii aan soomaray
@nastahsalma7411
@nastahsalma7411 8 жыл бұрын
Abdi23 Abdirahman12
@alimohamud1251
@alimohamud1251 5 жыл бұрын
Qofka hadeer dhegaysanaya nasiib ayaad leedahay ee wll fanaan iska noqo hadaad qoraalkayga aragto oo aad gabadh tahyna reply iigu soo gal anaa kula soo xidhiidhayee 😄😄😄🤣
@shugricabdullahi5782
@shugricabdullahi5782 4 жыл бұрын
Who are you😁
@farhioabdikadir3495
@farhioabdikadir3495 4 жыл бұрын
Walee
@alimohamud1251
@alimohamud1251 4 жыл бұрын
shugri cabdullahi iam yours😅😅
@jiijaahmed1776
@jiijaahmed1776 3 жыл бұрын
😂😂😂
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@alimohamud1251 Dhibaato 😂😂😂😭
@azuzmuzedacar7543
@azuzmuzedacar7543 4 жыл бұрын
2020 Yaaa iga dambeyey
@sudiyusuf3757
@sudiyusuf3757 4 жыл бұрын
Anijuun 2020
@shariif3040
@shariif3040 2 жыл бұрын
افحسبتم انما خلقنا كم ع ب ث عبثا
@cabdiwahaabxasanceli4929
@cabdiwahaabxasanceli4929 3 жыл бұрын
Jeel iyo jacayl huryo shuqul kuma lahayn waxa alifay abwaanka wayn axmed saleeban bide
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 2 жыл бұрын
Waa sidaad ka maqashay adigu axmed saleebaan bide laakiin uma wanaagsana abwaanka inuu saaxiibkii abwaan huryo oo maanta mayti ah inuu xaqiro oo uu qariyo taariikhdiisii
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 4 ай бұрын
​@@cabdiqaadirayaanle8382 axmed saleban bide berigii huryo noolaa waxjiraba muu ahayn heso uu sameyay oo naflehna may jirin balse waxaa xaqiiq aan layska indho tirikarin ah in uu fadhataystay heesihii abwaan huryo oo uu imaka badankoodii sheegtay
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 4 ай бұрын
@@jeeni-goroyo5354 xaqiiq weeyaan taasi wll
@adnankafi4035
@adnankafi4035 4 ай бұрын
Listening in 15/may/2024❤
@mudanmmladan7922
@mudanmmladan7922 6 жыл бұрын
Allah haw unaxariisto sarhraa axmed
@xushmedqadarintixgalin6830
@xushmedqadarintixgalin6830 8 жыл бұрын
waaah waah alycsk sahra ahmed waa hees miisaanle runtii waxan dhaxal u haysaanaaba waa kaydkaaaa
@abdurahamninjira1288
@abdurahamninjira1288 8 жыл бұрын
waah waah sahar way inagu socotaa heestani ayaa baraya caadhaqa
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 6 ай бұрын
Woow habaryoonis oo aad u jecel somalia oo neceb qaranka somaliland oo raba in ay somaliland.madaxweyne ka noqdaan si ay mar labaad god dheer ugu ridaan laakiin walaahi ma dhici doonto
@ugarsadahaweyn2542
@ugarsadahaweyn2542 4 жыл бұрын
Ayado qoraal ah soo dhig wll
@shariif3040
@shariif3040 2 жыл бұрын
ويؤ م حنين اذ اعجبتكم كثر تكم فلم تغني
@maxamadomar9974
@maxamadomar9974 8 жыл бұрын
ax ax heesta.waa he's igu dher waayo waayo bay iso.xasusinaysaa
@hamseyare4451
@hamseyare4451 Жыл бұрын
Heestii Heesaha, xasuus,gaara Bay igu leedahay, alle hu naxariisto sahra,
@sinaubaya7491
@sinaubaya7491 4 жыл бұрын
Ayaaa baraya ayaaa baraya .............. ❤️❤️❤️ Ika dambeyo like iku qaba ....
@thelegendarianoflegend5278
@thelegendarianoflegend5278 7 жыл бұрын
Waa fanaanada ugu heesaha badan fanaaniinta waxaa lagu sheegay heesaheeda inay gaadheen 350 heesood
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 6 ай бұрын
WALAAHI IDINKA AYAA DHAMAAN DOONA WALAAHI BILAAHI TOLAAHI MA DHICI DOONTO IN AAD MAR LABAAD SOMALILAND HILIB GEEL KU BEDELETAAN
@hassanali4184
@hassanali4184 2 жыл бұрын
Heesta waxan arkaya dad qalday Cida Aliftay Heesta waxa Sameeyay Cabdi Cali wayd
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar 2 жыл бұрын
lama.hubaa bro heeskaan huryo Ayaan ku maqlay
@xamdiahmed6343
@xamdiahmed6343 4 ай бұрын
Heestan waan jeclahy lkn lyrics keeda ma fahmo meela kamida 😢❤
@user-pk2cr2pf5i
@user-pk2cr2pf5i 7 ай бұрын
sahra axmed iyo sada cali khadka dahir hesahoda aad ban udhagayta AHN wa hooyoyinki fanka hesahaha jacylka 🙏🌺❤️
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 6 ай бұрын
SAADO CALI WAA SHARMUUTO ANIGA KA WASEY FUTADA MINNEAPOLIS MINNESOTA WAXAY AAD U JECLEYD IN FUTADA LAGA WASO
@moha6681
@moha6681 3 жыл бұрын
6.12.20 subax 8:18 am Austria 🇦🇹 bal haadanu soo marin ayaa baraya caashaqa
@atocareh7066
@atocareh7066 4 жыл бұрын
What a legend RIP mar la arag generation axyaa yaa Sahra
@shan-maalsomali8533
@shan-maalsomali8533 3 жыл бұрын
Sxb kalmada RIP macnaheeda ii sheeg maxaad u soo gaabisay
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@shan-maalsomali8533 Rest in peace 🙏
@AmaalAbdilahi-yy9bv
@AmaalAbdilahi-yy9bv Жыл бұрын
Eesh calaa erayada m.a ABWAAN (HURYO)❤
@mommome5600
@mommome5600 6 жыл бұрын
She still best her songs.....
@abdikadirabdillahi9128
@abdikadirabdillahi9128 7 жыл бұрын
Khabiir macalinka fanka kaydk suugaanta qiimaha leh suldaan nabadraadshe kama uu hadal heestan ee waanu kaa sugaynaa markaad fariinta aragto mahadsanid
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 5 ай бұрын
Waa miro. BiiL. Macruf
@maxamedgadhka
@maxamedgadhka Жыл бұрын
Wxn joogaa magaalada hargaysa gaar ahaan 150 saldhiga daloodha agteeda Jawigaan kujiro iskama sheegayo alxamdulilah iyo sahra axmed kaw katahay alle ha unaxariistoh❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@somaalidiasporarealtvanden2977
@somaalidiasporarealtvanden2977 7 жыл бұрын
baxsanoow raga bilic u roonow beel dooje wiiloow ragu waa baraare halyeey boqole dhaafoow,ala maxey ninka sas ugu amaantay tolow hadey aniga i arki laheydna maxey igu amaani laheyd
@nimosahid1187
@nimosahid1187 7 жыл бұрын
Abdirizak Hassan kkkkk amaan jeclidaa warya walal
@alijaabir1780
@alijaabir1780 7 жыл бұрын
Caadi ma ah heestaan xasuus adunyo
@abdulljama4591
@abdulljama4591 7 жыл бұрын
Nimco Sahid kkkkk
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
Abdirizak Hassan funny laakiin saxid yar dh-da iyo R-da waqooyi iyo koonfur maxaa kala haysta heestu WAXAY leedahay "RAGU WAA BADHAADHEE= LIIBAAM NIMCO=BARWAAQO INTAASAY ISKU MACNA DHOW YIHIIN. ADNA WAXAAD QORTAY 'RAGU WAA BARAARE" = WAXARAHA YARYAR ADHIGA YARYAR MARKAA MACNIHIIBA WUU IS BADALAY SIDAASAY R-DU MAR WALBA U KHALDAN TAHAY BUUGAAGTII AF DUGSIYADA LAGU DHIGAN JIRAY BARIGII KACAANKII BAA GUDIDII AF SOOMAALIGU YIDHAAHDEEN R-DU WAA KHALAD WAA LAGA DIIDAY WAXA LOO QAATAY IN KOONFUR LAGU YASAYO.
@gobaadhilac2630
@gobaadhilac2630 6 жыл бұрын
Abdirizak Hassan kkkkkkk waad isu bogtay huuno kalsooni iga dhe 😁
@shariif3040
@shariif3040 2 жыл бұрын
halyay yadu wa rususha sahra ilahay hako naxaristo ya barikaraya nin bu uxiranyahay
@nabadoonsoomaaliyeed6291
@nabadoonsoomaaliyeed6291 7 жыл бұрын
fanaanimadu mid leyska baar baaro maahan ee waa hibo iyo hido ilaahey baxsho sahro hibo ayaa alle usiiyey codka axsan hees
@Burcawi24
@Burcawi24 7 жыл бұрын
Anaguna waan ka faana somalinimada waqtigan
@nabadoonsoomaaliyeed6291
@nabadoonsoomaaliyeed6291 7 жыл бұрын
afsoomaaliga aad ku hadleysid udaa hadii aad kafaantid intaa uunbaan ku oranayaa
@Warsan614
@Warsan614 7 жыл бұрын
wiilka soomaalinimada kufaana Kugula Faanaa Somalinimada
@abdirahmanshiine-rh8zb
@abdirahmanshiine-rh8zb Жыл бұрын
Ereyadii Abwaan Axmed Saleebaan Bide
@cabdinuurcabdullaahi5259
@cabdinuurcabdullaahi5259 4 жыл бұрын
Axyaaa hees macaan fanaanad soomaaliyeed viva sahra qaali
@somaalidiasporarealtvanden2977
@somaalidiasporarealtvanden2977 7 жыл бұрын
barde Damal harkiisow,ala maxey amaantay,inaba caadi maha zahra ahmed jamaca,shiikhada Allow ku daa oo cimri iyo cafimaad ku sii aqirana janada,koley aniga heesahaga sidey igu yihin maba ogaan kartide intad dunida ku noshahay Alle wax dhiba Kuma tuso
@Darwishband345
@Darwishband345 5 жыл бұрын
Abdirizak Hassan thnkx barde damal harkisow waad ii saxday
@abwansuldanmuuseali
@abwansuldanmuuseali 10 жыл бұрын
badaw aan la tababrin ayaa baraya caashaqa.
@abdirizakali941
@abdirizakali941 8 жыл бұрын
asal heees waan ku haysataa runtii
@salahnoor8128
@salahnoor8128 9 жыл бұрын
heestaan aad ayan ujeclahay xasus gaar ah ayay igalisaa lkn nimanyahow toll ad tihiin hees kale sahra axmed qaado ee magaceeda ladhaho Samir illa Ogoow
@maxamedaxmed3969
@maxamedaxmed3969 8 жыл бұрын
qaraamigu waa heeso murti xambaarsan
@bashirhawaadle6986
@bashirhawaadle6986 8 жыл бұрын
+Salah Ferfer heeska magceedu maahan sida waa Sideen cawa yeela waxanad ka heleysa Maalmo.com
@shariif3040
@shariif3040 2 жыл бұрын
ilaahay ha u naxaristo isaga iyo inti la aragtida ahaydba ee
@shariif3040
@shariif3040 2 жыл бұрын
ibliis kofriga م س ل م iyo moominka labadaba waxo uyahay faido hadi caqligo u shaqeyo
@cabdiqafaarmuxumed1
@cabdiqafaarmuxumed1 2 жыл бұрын
Wxy kujirty riwayadi jin iyo jacayl 1969 aya laqaday wxana dhagysan jirey 2009 wxana dib udhagaysanaya 26jan2022 ahey ah xasuus iyo wayeheed dheh ya sahra allow unaxariiso😰
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii Ай бұрын
BIIKHAM SATI AALAFI. MIINAL. Malaikato
@yasinjama8554
@yasinjama8554 5 жыл бұрын
Sahra Axmed boqorada fanka alle ha u naxariisto
@jamalwarsame8847
@jamalwarsame8847 8 жыл бұрын
Waa murti ax yaa sahra noolow
@riigashanaag7335
@riigashanaag7335 7 жыл бұрын
waaaaw war qoftan ani hadan helayo waqtigan wan guursan laha
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
كيف قبض عز اسئل جبرا ئيل من يعطى نبينا عيسى
@thelegendarianoflegend5278
@thelegendarianoflegend5278 7 жыл бұрын
Sahra axmed jaamac runtii wàa fanaanad qaaliya wn jecelahay heesaheeda
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Tana wa qasiido daadban ma motashabih
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 5 ай бұрын
Sheekh kofri. Doc iyo. HABAR
@FaisalGadhka
@FaisalGadhka Жыл бұрын
2023 any time
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 4 ай бұрын
WAAXA. JIIRA OKALE WAA. ISLA ISAGA. SEED KORDHIINTA. I YO SAHANKA. AN. JOOG SAASHA LA HAYN
@xasanmaxamed4911
@xasanmaxamed4911 4 жыл бұрын
Xasuus heestan iyo kismaayo sahro alowkunaxaso
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 5 ай бұрын
SAYID ciirfiid. Heesta koma habona
@shariif3040
@shariif3040 2 жыл бұрын
wa quudus goorgi waxa la ina yiri misra taga ee adiigu yaad ka maqashay quudus taga maxad udiidaysa misra waa amin ee
Sahra Axmed Jamac Ha Ragaadin Talade
6:59
Mohammed Abdi Sigale
Рет қаралды 582 М.
Khadra Dahir iyo Axmed Cali Cigall
12:50
Maaweelo
Рет қаралды 504 М.
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 43 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,4 МЛН
小丑在游泳池做什么#short #angel #clown
00:13
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
Girl, dig gently, or it will leak out soon.#funny #cute #comedy
00:17
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 8 МЛН
HASAN AADAN "QORAXDOO AROORTII"
8:39
Maaweelo
Рет қаралды 434 М.
SAHRA AXMAD IYO ABU RAAS//SIDDIQABAX
10:23
SUPER EAGLE
Рет қаралды 157 М.
AXMED GACEYTE IYO SAHRA YAR  GOCOMADA HA II JARIN  TOP SOMALI HEES
11:46
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 1,1 МЛН
Heestii:- SIDA MUUNI SUBAXEED
7:55
Hal Abuur channel
Рет қаралды 52 М.
NABI AMAAN  |AUN SAHRA AXMED JAAMAC|...
8:17
Wararka Samakaab TV
Рет қаралды 442 М.
HEESTII IXTIRAAM LYRICS| |XABIIBA XASAN TOOXOW
10:17
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 998 М.
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1,1 МЛН
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
GEEDI SHAMBOW TUBE
Рет қаралды 1,3 МЛН
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 43 МЛН