HASAN AADAN "QORAXDOO AROORTII"

  Рет қаралды 432,108

Maaweelo

Maaweelo

Күн бұрын

:-)

Пікірлер: 138
@mohammedh1120
@mohammedh1120 3 жыл бұрын
Heestan Waxaa Sameeyay Prof Cabdulqaadir maxamed shirwac oo hadda ah Gudoomiyaha Golaha Hogaaminta Beesha HABAR-GIDIR Wuxuu u sameeyay QARAD oo hadda ah Xaaskiisa Carruur badana u leh masha allah❤
@somalitoday4962
@somalitoday4962 2 жыл бұрын
Marhaddi Kabankii Daauud Tumaayo Durbaankii uu yeerinaayo Goobbe waad ku qasban thy inaad heestaad aad laraadsato meel aan buuq kajirin oo aad kudhageysato
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 6 жыл бұрын
Heestaan oo gaari kaaga daaraan laami liisho ah qofkii hameen ku guureeyay ayaa ka sheekayn kara walle ama qayb qaad ah u soo qaatay oo fadhi qurxoon ku dhagaystay yaa salam Eesh qiyasak ayuu dhihi jiray cuuke allaha u naxariistee
@tarabicompany5420
@tarabicompany5420 5 ай бұрын
Baastar hore baa tahay wlhi hhhh alla maxaad ufiirsatay far qaad ah oo aan qol kulul ku dhex furay baan irofoon ugashataye Anigu xagee joogaa horta marqaan awgiis hhhh
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 5 ай бұрын
@@tarabicompany5420 😂😂 ciyaalkii hore aan ahaa awoowe
@kayseoday6332
@kayseoday6332 3 жыл бұрын
23/5/2020 Saqaduu wa 1:35 habenimo waxan kaso baxnay djabuti waxan usii jeedna hargeysa waxan nahay 5 raag iyo 4 dumaraa jawiguu mirqaan ilaa iyo daruuraha ceesh qiyasak
@yoonismahat
@yoonismahat Жыл бұрын
heztan wxa grn kra nin ged qada oo ureta dhinicisa yalo iyo badecd am shizhd kolpa sd utaqn yazaLm xasan adan samater all cimriga haku dhereyo wayeL❤❤
@alibiit9019
@alibiit9019 Жыл бұрын
Kabanlaha sidu utumayo cajiib kabanka naftirkisa dareenki heyn kari wayey hassan adan samatar codkisina usii dheeryahay mucjiso❤💯🔥🔥🔥
@cabdicasiismaxamed7281
@cabdicasiismaxamed7281 11 ай бұрын
Kabaku waa Dauud cali masfax Aun
@ibrahimidle2295
@ibrahimidle2295 7 жыл бұрын
Qoraxdoo aroortii Qaybisay falaadhaha Ama qaanso roobaad Daruur midab ku qarisay Qiimaheedi leedee Qof walba lama amaanee Qalad looma heesee Quraysh tii haweenkay Naftaad qancisay baa Kuu qashuucdayoo Wanaag Kuu qiraysee Qabrigaa hortii Qaradey Berrin Aad uqabaw iyo dhulbarwaaqo Qaadirkay haku geeyo Haddaan qiro runtaydo Qotanshoo warkaygoo Waxaan kugu qiyaasoo Kula qayb dhigaayaa Kama qaadin indhahee Sida roob qayoodoo Saxan saxa qabowbaad Laabtayda qaaddee Naftaad qancisaybaa Kuu qashuucdayoo Wanaag Kuu qiraysee Qabrogaa hortii Qaradey Berrin Aad uqabaw Qaadirkay haku geeyo Qoofalada jacaylku Kuqabiray naftayda Igumaad walaynoo Waad ila qorshaysee Igasaartay qoolkii Qamuundhacada dushayda Qammuunyadii isaaayd Igamaad qaxootiyin Naftaad qancisay baa Qaradeey ........,,,
@kamaalfaarax8817
@kamaalfaarax8817 6 жыл бұрын
ibrahim idle _
@abdullahtamamyare8518
@abdullahtamamyare8518 6 жыл бұрын
Ibrahin idle mahadsanid sxb
@abdullahtamamyare8518
@abdullahtamamyare8518 6 жыл бұрын
Ku qabiray= Ilamaad qalayn= Micnohooda maan garan
@MohamedAhmed-rk1tb
@MohamedAhmed-rk1tb 5 жыл бұрын
@@abdullahtamamyare8518 Abdullah Tamamyare ku qabirey = ku qariyey, ilamaad qaleyn = ilamaad gudin. Qaleyn waa kalmad carabi ah tusaale salaada waa qaleeyey.
@abdullahtamamyare8518
@abdullahtamamyare8518 5 жыл бұрын
@@MohamedAhmed-rk1tb, mahadsanid sxb
@abdifatahharago3137
@abdifatahharago3137 6 жыл бұрын
Naftaad qancisaybaa kuu qushuucdayo wanaag kuu qiraysee.Wlhi I remember when I was young.Lkn still I listening to night. Of course I love xasan aadan.long live pro.
@ceelbuurchannel4279
@ceelbuurchannel4279 5 жыл бұрын
😍😍
@iamhussienwarsame7842
@iamhussienwarsame7842 4 жыл бұрын
Who's listening 2020 King voice hassan aden samatar
@yasirhussein8516
@yasirhussein8516 4 жыл бұрын
Yes I am listening 2020 the king song Samatar
@assadsaid137
@assadsaid137 4 жыл бұрын
2020 yaa dhagaytay like
@saadaqcali2237
@saadaqcali2237 3 жыл бұрын
Hees aad umacaan aan aad ujeclhy lakiin comment waa ii xasuus inshallah
@mohhanad2279
@mohhanad2279 3 жыл бұрын
Heestan wan jecelahay music mcn iyo laxankaba kala daran lkn waa ii xasuus commentigu 😍
@engaxmedaadanrooble7726
@engaxmedaadanrooble7726 3 жыл бұрын
Inaan dhegeystay uma maleeyo waan ku ceshadaa axsan codkii xanoow Eedan Samatar
@dahirsheikhdon3598
@dahirsheikhdon3598 5 жыл бұрын
Waa hees ku saabsan qiso jaceyl oo dhab iyo fanaan ummada soomaaliyeed o ka yeerinaayo marka lama dhaafi karo in aa dhageysato mooyee
@hibaq6704
@hibaq6704 10 жыл бұрын
Thank you for sharing this. Been looking for it for a while
@gaasdhagoolechannel1243
@gaasdhagoolechannel1243 7 жыл бұрын
ala yacisak heestan aad ban ujeclahay africa oo dhan baa laga xiisaya sida suudaan ethopia sidan taarikhda ku helay heestan waxa la tiriyay habeen kii aroos kii general moorgan ina siyaad bare baa loo samayay
@mohamedamiin2185
@mohamedamiin2185 7 жыл бұрын
BULSHAWI MEDIA beenta maxaa ku fashaa ma aqoon daraa ku geysay mise wax xun tashiilnimo. Heestan waxaa sameyay Prof Cabdiqadir Maxamed Shirwac waxa u diriyay xaaskiisa ay isla bilaabeyn jaceylka dugsiga hoose ilaa heer jamacad. Isku fasal ahayeyn hada waa ayeeyo iyo awoowe waana laba prof Allaha caafimaad taama iyo cimri dheer hasiyo. Inta wax qorin wax hubso pls thanks.
@xuseencali5330
@xuseencali5330 2 жыл бұрын
Sodajin
@samsamadam9641
@samsamadam9641 Жыл бұрын
​@@mohamedamiin2185 waa runtaa prof kaa xaaskiisa jacaylkiisa ay caruurnimada ku bilaabeen u tiriyey dadkaan taariiqda lasocon wey iska hadlaan siyaad bare iyo Morgan waaba wiil iyo sodogiis thanks walaal
@cabdirashiidxusseencali7894
@cabdirashiidxusseencali7894 Жыл бұрын
11
@CadnanCabdirahman-pc9bd
@CadnanCabdirahman-pc9bd 7 ай бұрын
Alla ya cisak xasan adan laxanka daud aun erayada c qadir shirwac
@ahmedmaalin988
@ahmedmaalin988 4 жыл бұрын
Codkaan markeey iisarantahy beey idle iilasoo or daan anna markaas baa dhahaa uf
@mohhanad2827
@mohhanad2827 3 жыл бұрын
Maantuba biri bay xasuus u tahay Commantigani anigoo xasuus ii yahay Heestii aan waqtiga isku dhaafin jiray
@MrLooyaan
@MrLooyaan 5 жыл бұрын
أغنيه رائعه كلمةً ولحنًا واداء.... يالمناسبه الأغنيه من كلمات الشاعرالبرفسور عبدالقادرشروع وبصوت الفنان المبدع حسن أدم سمتر
@yasmeenatata
@yasmeenatata 4 жыл бұрын
الكومنت العربي الوحيد ياه.
@user-iu5jx6jf7s
@user-iu5jx6jf7s 3 жыл бұрын
@@yasmeenatata زول محترم يحب العربي
@fuaadmohumed3678
@fuaadmohumed3678 6 жыл бұрын
qarad waa erayadii prof Cabdiqadir Muxamed shirwac codkii samater 1973 kii Reedyow muqdisho
@isseisse715
@isseisse715 4 жыл бұрын
I’m listening this song here in china 1/12/2019 ..dr axmed
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 4 жыл бұрын
May 2020
@sitaaridahir423
@sitaaridahir423 3 жыл бұрын
20/12/2020 Watching and listening
@najiibboss7364
@najiibboss7364 2 жыл бұрын
Qoraxdoo aroortii iiiiii aaa uuu iii qeybisay falaaraha ama qaanso roobaad daruur midab ku qarisay qiimaheedii weeyee qof kasta lama amaanoo qureyshtii haweenkaa
@najiibboss7364
@najiibboss7364 Жыл бұрын
Lalala lalalaaa Qoraxdoo Aroortii qeybisay falaaraha ama qaanso roobaad daruur midab ku qarisay boqorka codka Hassan Adan samater caafimaad iyo cimri dheer iyo cibaado Alle haku siiyo
@daadir9435
@daadir9435 6 жыл бұрын
Professor Abdulqadir mohamed shirwac waxuu sheegay inuu heestaan u sameeyay xaaskiisa Qarad oo ilaa hada ay wada nool yihiin ilmana isku dhaleen waana qiso dhab ah siduu sheegay allaha isku Daystee
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Khalad looma heesee. Qurayshtii haweenkay.❤️
@abdikadir1855
@abdikadir1855 4 жыл бұрын
10-16-2019 yaa dhagaysanaayo like saar hee🤗
@abdiadan269
@abdiadan269 4 жыл бұрын
Aniga sxb
@abdiadan269
@abdiadan269 4 жыл бұрын
Ee subscarb isaar
@musadempelle788
@musadempelle788 4 жыл бұрын
Ilaahay cimriga hku barakeyo samatarow
@hamdooabdalla7086
@hamdooabdalla7086 7 жыл бұрын
old is gold hmmmm
@cabdulaahicabdulaahi6926
@cabdulaahicabdulaahi6926 6 жыл бұрын
run ahaantii heestan waa hees daren jeceyl ku dheehan yahay
@abdurahmanhersi4763
@abdurahmanhersi4763 5 жыл бұрын
Xasan aden samatar,,,Xasan bashe ilahey cimrigaa haa dheereyo
@user-lg5cl9lq1q
@user-lg5cl9lq1q 6 ай бұрын
marka aan soo booqdo heesaha kabanka degen lagu tumayo wxaan soo xasuustaa dhulkaygii hooyo iyo wadankii aan geela iyo adhiga ku raaci jiray wadankii qruxda badnaa ee aan cidina igu xukumayn 😢😢😢😢😢
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 11 ай бұрын
Daruur midab ku qarisey❤wow wa sawir aad u Quruxd badan
@_wll____
@_wll____ Жыл бұрын
Old is gold
@abdirahmanaadan4387
@abdirahmanaadan4387 4 жыл бұрын
24.7.2020 7.20 am Malin jimce ah ayan dhagaystay
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 2 жыл бұрын
Qofkan cuudkaan tumay waa qof ku yidhi habeenkaagoo dhan fakar iyo jacayl ku qaado
@cabdicasiismaxamed7281
@cabdicasiismaxamed7281 11 ай бұрын
Dauud cali masxaf baa tumaya AUN
@madheedhle
@madheedhle 10 жыл бұрын
Alla yacisak farah ali, waa heesihi asalka ahaa, hooyaday baa aad u jeclayd ana korkaaban ka qabtay :)
@sahalyusuf6106
@sahalyusuf6106 6 жыл бұрын
Ax Yaa heesah wlhi Waxas Heesah hasaan Aden samarta
@mohmedali4948
@mohmedali4948 Жыл бұрын
Cajaa’b❤
@idirismuhudin3822
@idirismuhudin3822 4 жыл бұрын
Kabanka dauud Cali masxaf Rip
@mr.mohamedsaleh483
@mr.mohamedsaleh483 4 жыл бұрын
sida roob qayoodoo saxanso qabaw baad laabtayda qaadee yaa salaam
@mr.mohamedsaleh483
@mr.mohamedsaleh483 4 жыл бұрын
kalaam jamiil
@mussashire9492
@mussashire9492 7 жыл бұрын
wale nin kani fanan ka badan anigu qudheydo waxan oran laha wa boqorka fanku intasto kuluc ku yidhi samatar wa fananka labad waxa kaliya oo ka horeyay tubec tariqdu ma gudho wa halkedi
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Fanaan ka horeeya xasan aaden ma jiro marka laga hadlayo fanka.
@abdirizakuk6033
@abdirizakuk6033 5 жыл бұрын
Kani fanan Badan Xasan Adan samatar
@hassanmohamud304
@hassanmohamud304 6 жыл бұрын
What a voice
@hemohamoudwabarhassan9808
@hemohamoudwabarhassan9808 5 жыл бұрын
Qoraxdoo arooti Qaybisee fallaaraaha Ama qaanso roobaad.
@abdifarah1546
@abdifarah1546 4 жыл бұрын
Hasan is the greatest and wil always be so. There can only be one lagend.
@abdirahmanmuhamed317
@abdirahmanmuhamed317 6 жыл бұрын
axsan hees xasan aadan
@maxamudbiixi8991
@maxamudbiixi8991 4 жыл бұрын
Xasan Adan samatar ApiHii fanka zoomaLiyeed
@abdifatahomar518
@abdifatahomar518 6 жыл бұрын
HASSANOW QARAN BAA TAHAY
@omarmoose4502
@omarmoose4502 7 жыл бұрын
axsan hees fananaan waa xasan
@AliOmar-fd8ku
@AliOmar-fd8ku 8 жыл бұрын
Klasse
@mohamedfuad3310
@mohamedfuad3310 4 жыл бұрын
2020 who's watching🙄
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 6 жыл бұрын
Waa heesti heesa
@abdirahmanmahamudyusuf2470
@abdirahmanmahamudyusuf2470 6 жыл бұрын
Good xasan eedan samater
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 11 ай бұрын
Samatarka😊
@abdikadirmuhumed6399
@abdikadirmuhumed6399 6 жыл бұрын
Heeso waa heesihii hore
@zuouadmostapha7212
@zuouadmostapha7212 5 жыл бұрын
7/06/2019🏜
@assadsaid137
@assadsaid137 4 жыл бұрын
Aniga
@abdallaosman6136
@abdallaosman6136 6 жыл бұрын
Best son fro old
@farah.omaarrage8923
@farah.omaarrage8923 7 жыл бұрын
nice
@xabaalocasodaadmadhedh9
@xabaalocasodaadmadhedh9 9 жыл бұрын
Wax as a a fanaana
@arligiiudgoonka4772
@arligiiudgoonka4772 6 жыл бұрын
28-08-2018 0:1-58🤔
@induumehraa8612
@induumehraa8612 7 жыл бұрын
😙😙😙😙
@abdihakimhassan5907
@abdihakimhassan5907 6 ай бұрын
2024
@sultangelle3608
@sultangelle3608 4 жыл бұрын
😭👏👏👏
@user-sp7dl7zb5u
@user-sp7dl7zb5u 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mosalamuni4456
@mosalamuni4456 4 жыл бұрын
21_ 11_ 2019 08:28am Ayan dhagysanaya
@suleeymaansuldaanka9649
@suleeymaansuldaanka9649 4 жыл бұрын
Axsan hees
@cartoonfilms6387
@cartoonfilms6387 5 жыл бұрын
Waaw boqorka cod samatr
@micrajarai6770
@micrajarai6770 3 жыл бұрын
The original copy.😍
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 3 жыл бұрын
originalka tanaa ka sareysa yaa goobe sooma maqashid kkkk
@ayubabdi3694
@ayubabdi3694 4 жыл бұрын
Cuudku wa cajiib Ma jirto aalad sida uu ruuxa usaameeyo usaamayn karta hadii sifican loo tumo
@abdirahmanwaber6529
@abdirahmanwaber6529 5 жыл бұрын
Heestan iyadoo qaaci ah waxaana tumaya daaud cali markaa tii origalkii radio muqdisho ku kaydsanayd maha.
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 жыл бұрын
Dauud kuwa uu garaaco caadi maaha daauud waxa dhihi karaa waa nin ugu haysto qalabka lagaraaco inkasto maqlay in axmadnaji sacad kow ahaa oo loo baxshay magaca ustaad
@mohammedh1120
@mohammedh1120 4 жыл бұрын
Daa'uud Maahan GOOBE ayaa tumaya magiciisa ayaa lasheegaya dhowr mar ee dhageyso
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 2 жыл бұрын
Mohommed kabanka daauud baa tumaya goobe waa boongaha heesaha samatar badankood daauud baa kabanka leh daauud caadi maaha ahun
@kaysarabdi7318
@kaysarabdi7318 Жыл бұрын
makala dhacaan wlhi zhp kabanka iyo laxankuba Hadaan"qiroo runtaydoo qotonshoo"warkayga ruuxan kugu qiyaasoon kula qayba maan Arag...
@abdulbare363
@abdulbare363 8 жыл бұрын
thank you sxb
@subariitanaagwayn4760
@subariitanaagwayn4760 7 жыл бұрын
axx wayo wayo
@sameecadakhaliif485
@sameecadakhaliif485 Жыл бұрын
Laxan kaban cod intuuba waa dahab 1:17 hbenimo xeebtan kasoobaxay lughya shaqalan ahy lkn wxan jeclysty inan darenkyga idinla wadago
@SadamHaza
@SadamHaza 2 жыл бұрын
Xasus bay iga lisan heesta qali ga ah
@axmednuurmaxamed8905
@axmednuurmaxamed8905 5 жыл бұрын
aabihii jacaylkoo abwaan m ali kaariye ale kuma cadaabo
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 жыл бұрын
Professor cabdulqadir shirwac ayaa xaaskiisa ku amaanay sidaas ulasoco
@sharmarkeabdi3789
@sharmarkeabdi3789 4 жыл бұрын
Heestaan waxa sameyey prof shirwac gudomiyaha golaha hogaminta beesha habargidir
@user-iu5jx6jf7s
@user-iu5jx6jf7s 3 жыл бұрын
@@sharmarkeabdi3789 Abwaankina qabil lagu dhisey wa yaab haduu nabi ahaan sidan soma dhihi lheen asgo abwan ah sidan gaar ugu dhgtaye
@barkhadcas8763
@barkhadcas8763 4 жыл бұрын
Eshcalaa hees waa laxaraga tumayaa oo laqadayaa Dauud cali masxaf+ Aweys abukar goobe+ xasan aadan
@idirismuhudin3822
@idirismuhudin3822 4 жыл бұрын
Dauud waaye
@abdulkadirahmad9350
@abdulkadirahmad9350 2 жыл бұрын
2022
@arafatyare7478
@arafatyare7478 6 жыл бұрын
WalaHi waa wax kLe xasan adan samaTar cimri dheeR iyo Cfmd bdaN
@baladomar7798
@baladomar7798 Жыл бұрын
❤❤🎉
@cadekacade9054
@cadekacade9054 6 жыл бұрын
Hi
@malmahaaduun6469
@malmahaaduun6469 4 жыл бұрын
Berlaxowsi Maxan gabar uqadey he'es aysan uqalmin Alla ragow dumarka Qaar guur Anka la aado
@salahahmedmohamed536
@salahahmedmohamed536 5 жыл бұрын
Qofki 29/06/2019 daawanaya plz liketa ha ii saaro
@abdifatahbaddel9546
@abdifatahbaddel9546 6 жыл бұрын
Erayadii xasan c/lahi (xasan ganey)
@jamamohamud9046
@jamamohamud9046 6 жыл бұрын
Prince Ashraf shirwac erayda leh waxuuna jooga gaalkacyo galmudug
@daadir9435
@daadir9435 6 жыл бұрын
Professor Abdulqadir mohamed shirwac baa iska leh waa qiso dhab ah xaaskiisa qarad buu u sameeyay
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Reer bililiqo. Marqaanland
@zuhayipmuztafe8096
@zuhayipmuztafe8096 4 жыл бұрын
Taikhda.maqaldanto.sheekadu.waa.ilma.mooge
@jimcaaleiid6612
@jimcaaleiid6612 3 жыл бұрын
Waaa hees aaad mcn oo jacayl Badh ah Qeexaysa sida Runta ah
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 5 жыл бұрын
3:40 Waryaa daauud Kkkk kabanka igahagaaji
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 жыл бұрын
Heesaha kabanka ah ee xasan qaado oo dhan waxaa kujirto erayga "yaa daauud" way isku fahmaan dauud kabanka macalin ayuu ku aha sidaas ulasoco😃😃🤣
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics 4 жыл бұрын
Waa dhiiro galin malaha si uu kal iyo laab ugu garaaco "yaa daa'uud" Xasan kafi😂😂😂
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 4 жыл бұрын
@@Laalayslyrics way ubaxaysaa markaas mirqaanka ayaa cirka jooga mindhaa🤣🤣🤣🤣
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics 4 жыл бұрын
@@dulmadoobedulmidiid4655 markale ayaan caawa halkan imi 00:00 habeennimo Da'udna rabbi ha u raxmdo
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 4 жыл бұрын
@@dulmadoobedulmidiid4655 kkkk wlhi fanan waxa ka taqan hadaba yaa daud fahantay)
@abdifatax707
@abdifatax707 6 жыл бұрын
hala baa shaalo
@xuseencali5330
@xuseencali5330 2 жыл бұрын
Sodagash
@khadraahmed8878
@khadraahmed8878 5 жыл бұрын
Edo qarad heested
@mohammedh1120
@mohammedh1120 4 жыл бұрын
Heestaa Waxaa Sameeyay Prof Cabdulqaadir maxamed shirwac oo hadda ah Gudoomiyaha Golaha Hogaaminta Beesha HABAR-GIDIR Wuxuu u sameeyay QARAD oo hadda ah Xaaskiisa Carruur badana u leh masha allah❤
Samatar - Saciido
17:40
Waqal WStudío
Рет қаралды 245 М.
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 9 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 10 МЛН
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1 МЛН
Heestii Igu Dheerida Lyrics Xasan Adan Kabankii Aun Jiim
10:57
laylis channel
Рет қаралды 1,2 МЛН
Hees Qaraami ah Axad by Samatar
10:13
hassanjky
Рет қаралды 919 М.
SAMATAR - BEST MAXAATIRI SONG - GUULEED
14:51
AMAANDHOOREY
Рет қаралды 420 М.
Guyaal caashaqii gudhnaa by samatar iyo sahro
7:24
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 415 М.
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
GEEDI SHAMBOW TUBE
Рет қаралды 1,3 МЛН
Heestii Yaa Garayska Kaa Fura Lyrics Aun Jangow Iyo Aun Sahra
9:25
laylis channel
Рет қаралды 403 М.
Xasan aadan samatar @( boholyoobayoo)
11:12
Qarami Media Pro
Рет қаралды 249 М.
best amharic slow non stop music 2018
2:10:59
ethiobest
Рет қаралды 84 М.
Gufaaco
7:36
Release - Topic
Рет қаралды 174 М.
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 563 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 739 М.
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 85 М.
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1 МЛН