Sahra Axmed Jamac Ahun | Heesta Gabadh Lama Xumeeyee

  Рет қаралды 697,020

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

Somali Song

Пікірлер: 270
@fatmabarre6037
@fatmabarre6037 5 жыл бұрын
Ruwaayadan Anoo yar baaa abahey ii Daari jiray malaha 100jeer ka bdn waan fiirsadey 2008 ayee eheed markii Qaxa Lagu maqnaay Aniga ayeeyo aabe iyo awoowe gurigaa Ku harney Si aaan Quraanka Dhaqsi U dhameeyo Oo Kooxdeyda Dugsiga Quraanka aan ka harin ❤❤❤❤❤ilaahow Waalid keyga ii dayso❤❤💋💋🤲🤲
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@cadnaanxusenabuukar371
@cadnaanxusenabuukar371 4 жыл бұрын
Amiin amiin
@ayaanmuuse5903
@ayaanmuuse5903 4 жыл бұрын
Xaqiiq anab eedo ayaan LA daawan jiray Masha alh
@haykalofficial9532
@haykalofficial9532 3 жыл бұрын
Riwaayada If iyo akhiro 🦁
@nasteexonalkaaduunyada1346
@nasteexonalkaaduunyada1346 3 жыл бұрын
MashaAllah, aamiin ilaahey ha noo daayo Waalidkeena.
@xasanxede2985
@xasanxede2985 6 жыл бұрын
Alaa yaa raxma maaamo sahro waaaa hooyo somaliyeed oooo xush mad iyo xasuuus qaaliya mudan masha alaaah heesaheeda caday la tooro ma leh
@aragsanmohamed5041
@aragsanmohamed5041 5 жыл бұрын
xishoodka haka tagin aabe xaragada ku dhimo hooyo intaad ani i xoortaan xoolo hayga raacinah❤ best one ilhyow kuu naxariiso sahra ahmed jamma😭😭😭
@albushrainstitute6608
@albushrainstitute6608 4 жыл бұрын
Heestan waa hees agtayda saamayn kuleh sanadkii 2016kii qof aan aad isu jeclayn ayaan markaan mustaqbal kuheshiinay barri oo kalena usoo golo fadhiisanayo ayaa ay ilaso hadashay iyadoo iisheegtay in reerkoodu nin qurbe jooga ku khasbayaan oo lacag leh kadibna way ka diiday reerkii balse way ku khasbeen isagii baana sidii ku calfaday 2sano kadibna dib ayuu ufuray markuu gabadh nimadii seejiyay marwalba waxay ahayd qof aanan ilaawi kari iyadaana iigu danbeysay qof aan jeclaado shukaansigii xataa waa nacay dabadeed Allow mustaqbal ifaya iyo xaas wanaagsan baan kuwaydiistay😭😭
@apo4417
@apo4417 3 жыл бұрын
Sorry ☹️ zxp wx kle un raadraadi wad heli mid klo qeyr bdan I.a
@albushrainstitute6608
@albushrainstitute6608 3 жыл бұрын
@@apo4417 Insha allah zxp
@hamid-oi1nq
@hamid-oi1nq 3 жыл бұрын
Amin Allaha kugubadalo marwo wanagsan ood kudagto. Nasib ifayo ayn kurakeynayaa inshallah
@albushrainstitute6608
@albushrainstitute6608 3 жыл бұрын
@@hamid-oi1nq aamiin dhamaantenba 👑😇
@loveumom2746
@loveumom2746 3 жыл бұрын
Hadalkaga waxa Ka dareema inaa gabadha run u jecleen ee gabarnimadeda jecleed ayadana mod kheer leh Allah usahlo qofaa jeceshay siwalb Hadu madax bannyhy sidiisi inuu kaaga dhawaado mooye kaama badalmaayo
@abdulazizziiso2637
@abdulazizziiso2637 4 жыл бұрын
2020 still listen hadad dhagaysanyso like❤
@albushrainstitute6608
@albushrainstitute6608 3 жыл бұрын
Number10kii xaysima tolow
@amalinaqaali3091
@amalinaqaali3091 5 жыл бұрын
2019 yaa ila dhageysanayo hestan waan jeclhy hestan
@aadansabrie5666
@aadansabrie5666 5 жыл бұрын
One of the best songs waaye oo micno wayn kufadhiyo
@baashimunadra2506
@baashimunadra2506 4 жыл бұрын
Qofkii ugu horeyey oo Dawaday 2020
@dalha252
@dalha252 4 жыл бұрын
Esh calaa erayo Rabbi ha unaxariisto maama sahra Iyo dhamaan inti la jileysay riwaayadan qiimaha badan if iyo aakhiro
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@fatmaumer875
@fatmaumer875 5 жыл бұрын
Xishoodka haka tagin aabbe Xaraggada ku dhimo hooyo😢 Intaad ani xoortaan xoolo hayga raacinaaaaaaaaaaaaaaaaaa😢😢😢
@maandeeqibraahim1277
@maandeeqibraahim1277 5 жыл бұрын
Dagan Umer heestaan hadaan soo raadiyay waxaan kasoo maqly habr ka hadleysa Kufsigii Caasha yar
@fatmaumer875
@fatmaumer875 5 жыл бұрын
@@maandeeqibraahim1277 wlhy wlshy amaba sidoo kale
@maandeeqibraahim1277
@maandeeqibraahim1277 5 жыл бұрын
Dagan Umer alllaha u naxariisto Wllsheyn Caasha wlllh markaan Fb iyo Meelaha kale furaba ilin ayaa iga soo daadata xaaduna weey i joogsataa
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Waa arrint murugo badan. Xalay markaan maqlay maskaxdayday ka bixi weyday. Waliba waxaa daran marku qofku waalid yahay. Ilaahay u naxariisto Caasha waalidkeedna Samir iyo iiman. Galkacayo baryhaa arrintan kufsiga iyo dilka ku badanaya. Ilaahay ha baadbidiyo caruurteena.
@marwoayaan4769
@marwoayaan4769 6 жыл бұрын
Xishoodka haka tagin aabe xaragada ku dhimo hooyo intaad ani ixoortan xoola hayga raacina 🙆🙆🙆🙆🙆
@lisastadelbauer274
@lisastadelbauer274 6 жыл бұрын
Masha
@jablibaax
@jablibaax 5 жыл бұрын
Illaahow kuu naxariiso 🤲 ~Gabadh lama xumeeyo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@mariza101_
@mariza101_ 5 жыл бұрын
Jab Libaax aamin
@hanuush6787
@hanuush6787 4 жыл бұрын
Amiin ❤️
@shankaronomar1053
@shankaronomar1053 Жыл бұрын
My all time favorite singer Harbaryar Sahra Ahmed! May Allah widen her grave
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@ikranabib7919
@ikranabib7919 9 ай бұрын
Aamiin Aamiin
@hamseart5789
@hamseart5789 4 жыл бұрын
2020 ya dhagaysanaya ilaa 2050 Legend waabari sahra axmed jamac wllhy geerideeda maqlay caadaan U ooyan alle haku naxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@farhiaalimohamud5147
@farhiaalimohamud5147 3 жыл бұрын
2021
@issemohamed9953
@issemohamed9953 3 жыл бұрын
Allahayoow kuu naxariiso mama sahra ahmed jamc, qabrigu kuu noqoy beer jannaad Aamiin.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamiin
@AxmednuurSamriye
@AxmednuurSamriye 10 ай бұрын
Aamiin aamiin
@mustafemohamed4879
@mustafemohamed4879 5 жыл бұрын
Sahra Ahmed Jamac Rabi Naxarista Jano hkgu deqo edo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@hoodiitaraniim6187
@hoodiitaraniim6187 4 жыл бұрын
2020 still listening gabadh lama xumeeye
@fardawsacali75
@fardawsacali75 5 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto iyada iyo intii dhimatayba aaamiin yaa rabi
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@nuur.jimaaaleabdi3369
@nuur.jimaaaleabdi3369 5 жыл бұрын
@@caweyskadalmar l
@hi-kj3ho
@hi-kj3ho Жыл бұрын
Ilaahow unaxariiso😭🤏 dhaqankeeni sidaa ah oo in gabar laxymeeyo ay wax walba kadarneed maanta waala dudsiiyay 🤏😭 hooyo ilaah janadii fardowsa haku geeyo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@apdilahixanafi2925
@apdilahixanafi2925 2 жыл бұрын
Heestan 2019 Abhy gadhigisa kabaxysay ilaaahy ka baryaya Inan dhiman ano Abhy abaaalkisa gudin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@nasteexonalkaaduunyada1346
@nasteexonalkaaduunyada1346 3 жыл бұрын
2014 baan ku Daawadey Ruwaayaddii, but, 2021 ayaan Dib u daawadey.
@zalmanomar18856
@zalmanomar18856 5 жыл бұрын
Maamo qaali ah asluub leh ayay ahaud sahra Ahmed jamac rabi swc ha u naxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@quruxsan6531
@quruxsan6531 3 жыл бұрын
Axyaa hees wali wan dhageysanqya 🥰🥰🥰😘
@mohafarcaano7442
@mohafarcaano7442 3 жыл бұрын
Am still watching 2021 👸🏻⚘Allaha jannada kugu arzaakho Eeddo🥰🙏🏿
@ikranabib7919
@ikranabib7919 9 ай бұрын
Allah ha u naxariisto our legend sing Sahra Ahmed Jama 😢😢😢
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 ай бұрын
Aamin
@abdirizakjama460
@abdirizakjama460 3 жыл бұрын
Waxas oo dhan haday dhacan gabadh lama xumeeyo😥
@cabdiraxmaansiciid371
@cabdiraxmaansiciid371 6 ай бұрын
Stil fav song❤❤
@sucadahmedsucadahmed2002
@sucadahmedsucadahmed2002 5 жыл бұрын
Ilahoow kuunaxariiso yaarabi sahra axmed waxan dhagaysanaya 5 '3'2019 10'01 waxanay dhimatey 4..4 '2018
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
aamin
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 4 жыл бұрын
Wqq Riwaayadii If Iyo Aakhiro wxaan ugu jeclaa Jilistooda Sahra Ahmed jaama #Atirishada Tuse Toosiye Awtilmaame #Actorka Iimaan Horor Aabaha Sahra Ahmed iyo Tuse Hooyadii Hufan😭❤️❤️❤️
@MohamedMahamoud-f7x
@MohamedMahamoud-f7x Ай бұрын
Waa maskaxdii Abwaankii weynaa AUN Cali Diiriye Cigaal ( cali Gaab)
@munahassan2681
@munahassan2681 6 жыл бұрын
sahra axmed maamo wlhi kujec lhy 😚😚😍😍😍
@FilsanMasiixi
@FilsanMasiixi 6 жыл бұрын
RIP Sahra Axmed Jaamac. Maanta ayay Hargeisa ku geeriyootay.
@sucdijama3653
@sucdijama3653 6 жыл бұрын
ALA ADUUN YARAA OO DHIB BADANAA.ALLAHA U NAXARIISTO SAHRA SAACADO KA HOR AYEY KU GEERIYOOTAY HARGEYSA SOMALIA.
@soadnoor4778
@soadnoor4778 6 жыл бұрын
sucdi jama Somaliya maaha wa somaliland
@asmachanel5744
@asmachanel5744 6 жыл бұрын
sucdi jama somalind city hargysa la idhaa hno
@mohtorres2759
@mohtorres2759 6 жыл бұрын
@@soadnoor4778 Runta illahay ha u naxariisto wlaal Zomaaliland bay ku Dhimatay Qadaad weynta Oo Dhani zomalilandbay Ku bukoodaane😂
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Maxay tahay “qadaad weyn”.?
@mohtorres2759
@mohtorres2759 6 жыл бұрын
@@caweyskadalmar Wa cid kazta Oo Neceb JMH Dalka ZomalilaNd Zhan ka Roon land jiritaankeeda Ee ay Taarikhdu u tahy 1960 maadki ZomalilanD Tagtay Nio Duco uun ugu dara
@dekahamud9247
@dekahamud9247 Жыл бұрын
6.2.2023 habeen isniinah salaaso soo galayso ayaan dawanayaa wakhti badan ayaa kasoo wareegtay markuu abahay na dawad siin jiray
@ayaanmuuse5903
@ayaanmuuse5903 4 жыл бұрын
Xaragada Ku dhimo hooyo Waa hees aan yaran Ku maqlay lkn Nasiib wanaag waxaan raadiyo waan helay
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 5 жыл бұрын
*_I _**_#Can_**_'t _**_#stop_**_ _**_#Watching_**_ this _**_#Song_* 💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤
@sheeko43
@sheeko43 12 жыл бұрын
waaaaaw sahra ahmed inaba caadi ma ahan waa ay ka baxsatay waa hees aad umacaan oo xasuus igu mudan aniga sahro noolow waligaa inta waqtigaaga ka dhiman guul ku noolow
@netflixfaiza6229
@netflixfaiza6229 4 жыл бұрын
2020 and I'm still lessening 💖💖💖💖💖💖
@bashiirabdullahi9157
@bashiirabdullahi9157 Жыл бұрын
Heestan wali waxaan dhagaysanayaa 16/3/2023 hnen khamiisa
@IltiredoualePort
@IltiredoualePort 2 ай бұрын
Allah unaxarist0 zahra ahmed
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 ай бұрын
Aamin
@SuperKKFF
@SuperKKFF 10 жыл бұрын
Boroqorada faanka saxra ahmed noloww habaryar. Habar Yoonis faanka laaguma taago. noolow habo. Sahra Axmed Jamac waa HY - Muse Ismail - Urursuge (Gaadweyne), hoyodeed waa Cidagale. Viva Garxajiis .
@Mr50power
@Mr50power 9 жыл бұрын
who cares ?
@Hero-te7qg
@Hero-te7qg 6 жыл бұрын
who cares?
@inacarab7794
@inacarab7794 6 жыл бұрын
Viva garxajis
@sirabdullahi7089
@sirabdullahi7089 6 жыл бұрын
Haych Hilsta nima yahow idoor qabyaald ku xumaa uff
@ahmednour3061
@ahmednour3061 6 жыл бұрын
Muxuu qabiil kuu tari sxb maad qabriga la gashid sxb waaby dhimatay hada Allah haku naxaristo wlhi waxay ahayd fanaanad somaaliyed
@dhulqasdabshid4850
@dhulqasdabshid4850 5 жыл бұрын
Boqradii cadkay ahayd allaa hawnaxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@omerali1498
@omerali1498 2 жыл бұрын
10:04 am ceelbuh saNaaG Last Friday in 2021 /31/12/21 Gabadh LaMa XumeeYee 😘❤️🙏✍️
@Karahaye
@Karahaye 6 жыл бұрын
Naxariistii Alle iyo jannadiisii alle dusheeda haka yeelo , Sahra Axmed waxay ahayd Tiir ka mid ah tiirarka Fanka somaliyeed .
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Adnan Karahaye ilaahay ha naxariisto
@haldoor1589
@haldoor1589 3 жыл бұрын
2021 ✌️💞
@kamaalcumar8795
@kamaalcumar8795 3 жыл бұрын
14\07/2021 malin talaado ah waxan kudhageysanayaa galkio 😭
@clxakiinsiciid
@clxakiinsiciid 3 жыл бұрын
allah unaxariisto sahra axmad danbigad allah hadhafo
@yes5232
@yes5232 13 жыл бұрын
woooooooooooooooow mashaalllhaaaaaaaaaaaaaa vivaaaaaaaa sahar ahmed jamca
@siciidxasan1960
@siciidxasan1960 5 жыл бұрын
allow u naxariiso eedaday sahro axmed jaamac abokor
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@kaletwiseman1
@kaletwiseman1 5 жыл бұрын
Amien
@darwiish
@darwiish 6 жыл бұрын
riwaayadii if iyo aakhiro bay ku jirtay caruurta iyo dumarka waa laga ilaalin jiray murugo baa ku jirtay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Waa runta
@abdyomer
@abdyomer Жыл бұрын
Hadu jiro qof afsomali xoog u yaqana fadlan macne kalmado badan yaaa ku jiro oo aan fahimay heesta at least 30 persen ayn fhmy
@asmaqaynuun5548
@asmaqaynuun5548 6 жыл бұрын
Inta dawanaysa 2018 halo duceeyo mama sahra ahmed
@jogtodhayow1556
@jogtodhayow1556 Жыл бұрын
Hestaan musical ay kuso gali jirtay yaa ila xasusto wagi ay antenoyinka ku cusbayan casimada inta aysan astaan tv soo bixin🥺wa uxisay musasalkaas 2023 June yaa ila dhagesanoyo
@queenedebzan7825
@queenedebzan7825 3 жыл бұрын
Sahra ahmed manta waynaga hosesaa ala ilohow unaxaristo wlhi waa murug iska dhaafa heseheda wll
@csgoBestfrags
@csgoBestfrags 5 жыл бұрын
Ilaahoow danbigeeda iyo kaynaba dhaaf
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@ninismood123
@ninismood123 3 жыл бұрын
Ilahay uu naxariiso sahra ahmed jama iyo faniinta kale oo inaga dhimatay 2021 June 2 21:00 🎧
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 5 жыл бұрын
2009 ki ayan RTD ka daawan jiray anoo ciyala TV YO somali ah o badan may jirin
@ahmednour3061
@ahmednour3061 6 жыл бұрын
Allah haku naxaristo wlhi waxay ahayd fanaanad somaaliyed
@ZekiBerberaawi
@ZekiBerberaawi 8 ай бұрын
Allah godka haw nuuro
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
Aamin
@asmarashid9580
@asmarashid9580 6 жыл бұрын
Sahra ahmed nolaw mama buqorada fanka
@anigawaaye5739
@anigawaaye5739 2 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso hooyo mcn😭😭😢 walaal iyado qoraal ah malahelayaaa allow qabriga kuu waasici allow janadii fardawsa kawaraabi hooyo qaali ah😭😭
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Walaal wakhti umma hayo, hadaad si fiican u dhageysato waad fahmi erayada
@anigawaaye5739
@anigawaaye5739 2 жыл бұрын
@@caweyskadalmar haye walaal qaali🤍
@shamisaadan703
@shamisaadan703 2 жыл бұрын
2022 ayaan dhegeysanayaa ilaahow janada geey wlhy mrkan xsuusty oohin baa IGA Timi😭
@BLNASLI
@BLNASLI 6 ай бұрын
Still 2024❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedfaarax6514
@ahmedfaarax6514 4 жыл бұрын
2020 april yaa dhagaysanayo
@ask.o50
@ask.o50 2 жыл бұрын
2022 best song 🥰🥰🥰🥰🥰
@shamismohamud686
@shamismohamud686 5 жыл бұрын
Gabadh lama xumeeyo
@saalimmataan4734
@saalimmataan4734 6 жыл бұрын
Alle haku naxariisto amin dhaha 2018
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
SAALIM MATAAN ツ Aamin
@lulahmed8894
@lulahmed8894 4 жыл бұрын
Allow u naxariso mama sahara
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 2 жыл бұрын
Gabar lama xumeyee si walbo uqaldan tahay Naga raali ahaada abayayal anigo afka raga kuhadlaya.
@maxamuudshiine2940
@maxamuudshiine2940 4 жыл бұрын
Hestanni daren goni ah Bey ledahy
@sultanmarwaanhajifaarah1208
@sultanmarwaanhajifaarah1208 6 жыл бұрын
4/4/2018 bay dhimaty isla maaanta Alle ha unaxriisto
@maxamedxasan7218
@maxamedxasan7218 5 жыл бұрын
Alle ha una xariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@ahmeddalmar5508
@ahmeddalmar5508 4 жыл бұрын
Gabadh lama xumeeyo 2020
@Muud04
@Muud04 2 жыл бұрын
2021 waa inan dhiragalo heestan We have to advocate this song Somali girls have no choice but they have to get one
@cadnaanyaanyo7683
@cadnaanyaanyo7683 Жыл бұрын
😢😮😮😢🎉🎉😂❤😊😊😊😮😢😂❤😅😮😢
@cadnaanyaanyo7683
@cadnaanyaanyo7683 Жыл бұрын
😢😮😅
@raagedirir9171
@raagedirir9171 2 жыл бұрын
la xabaalo geesiga allow Kuu naxariiso 🤲 Sahra axmed
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@abdideeq7073
@abdideeq7073 6 жыл бұрын
Alle haku naXatistØ AxYaa fanaaN...😢😢
@raullhossein147addan5
@raullhossein147addan5 4 жыл бұрын
2020
@maandeeqibraahim1277
@maandeeqibraahim1277 5 жыл бұрын
heestaan maantaa iigu horeeysa waxaana kasoo maqly Nimco jokar oo u ooyeeysa Wllsheyn Caasha yar Waxaa caasha kabi kara Cadaaladna siin kara kuligeen na kaafiya sharafna noo hor kici kara In kuraydas dhmaantood Aaqiro loo kexeeyaa allaha u naxariisto wllshey Casha Aamiin
@sacdiyomaxamud7721
@sacdiyomaxamud7721 5 жыл бұрын
Wlh anbo nimco jokar ayan hada ka soo maqlay wNa soo raadshay wana hees waxa manta na heysto.ka hadleyso wlh
@maandeeqibraahim1277
@maandeeqibraahim1277 5 жыл бұрын
aad iyo aad wllshey
@shamismohamud686
@shamismohamud686 5 жыл бұрын
Anigana naciimo aan kasoo maqlay my first time waaaye
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 5 жыл бұрын
caasho maxay ahayd wll .nimco jookar miya heestan dib u soo qaaday .
@Muna39660
@Muna39660 4 жыл бұрын
Axmed Sahal wll waa gabaryar casho lashaho intii lakufsady waliba ladilay 12-13 sano melahaas jirtay😢😢😢
@ugaasbadri5265
@ugaasbadri5265 3 жыл бұрын
allaha ha u ramxo sahra
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@yaasiinawjaamac8490
@yaasiinawjaamac8490 4 жыл бұрын
Alaw kuunaxariiso sahra axmed jamac
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@liibaancumar4928
@liibaancumar4928 6 жыл бұрын
wow sahra axmed jamac fanaanad qaaliya
@iftinsiciid2104
@iftinsiciid2104 3 жыл бұрын
Yaaa dawanaya 2021 sooyaca
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 6 жыл бұрын
الله يرحمه 🌷🍀
@najiibmohamedali1678
@najiibmohamedali1678 4 жыл бұрын
Alle qabriga ha ku nuuro mama sahra
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
aamin
@nafisahassan3677
@nafisahassan3677 6 жыл бұрын
Xirka hadii xayaaba lagaa waayo dhulku xubin angag ee dharab xididka qooyiyo xafaf la ari wayo xoxobadu madhano abaar xaalUFO daran xolasha dhanysna gabdh lama xumeye xishoodka hakatagin aabo xatagada ku dhimo aayo intat ani ixodhaan xola hayga racina sahra ahmed waan jeclhy hesheeda ilaahow cidmriga usoyaadi dhaman fananibteeni inta dhimatayna unaxrriiso waxasaa kaaa heesahaa miro iyo cod
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 6 жыл бұрын
Naa dee farta miyaan lagu barin.
@ilhanabdi7495
@ilhanabdi7495 6 жыл бұрын
Alle ha ku naxaristo mamo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Ilhan Abdi Aamin
@xasanxede2985
@xasanxede2985 6 жыл бұрын
Sahro axmad alaha o naxariisto heesaheeda caday la tooro ma leh waaa xasuus qaaali ah heesta miraheeda waaaa xishuudka haka tagin aaabe xaragada ku dhibi hooyo intaad ani i xoortaan xoolaha hryga raacinr macnaheedo waaa gabar lama xumeeyo waxaaan ko soooo xasoostaa barawe aaan duunleey ko ahaa 15sano ka hur
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Aamin
@MaxamedXasan-yo5js
@MaxamedXasan-yo5js Жыл бұрын
ale ha unaxaristtto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@kibirjabsheoffial6161
@kibirjabsheoffial6161 4 жыл бұрын
Abdi boy
@tiktokchallenge3843
@tiktokchallenge3843 2 жыл бұрын
Wow beautiful
@ahmedmo2635
@ahmedmo2635 3 жыл бұрын
Heestani waxa ay cadayn u tahay sida ay u adkayd duudsiga iyo in inyaroo xatooyo ah gabadh lagula kaco ay xaaran uga ahayd dadkeenii hore, waxa ay ina tusinaysaa xaalad aad u qalafsan oo xataa dadku dadka cuni karaan inaan marna lagu dhiiran jirin in gabadh la xooro , waxay sheegaysaa in cirkii wax daruura mudaba laga waayo dhulkii baadkii iyo biyihiiba ka go'een waa hore , ragii diiftu ay hadhaysay badhkoodii kalena loo xabaalay sidii ay u raadinayeen meel baad iyo biyo leh si ay u helaan awgeed , dadku gaajo ay dhex duw wada liicayso , geelii ugu adkaysiga badnaa uu xamili waayo xeradii baahi awgeed. Waxaas oo culays ahi iyaga oo ay jiraan inay aad u adkayd gabadh in la xumeeyo oo lagu sameeyo ama lagu khasbo waxaanay raali ka ahayn ... Ma jiraa dhaqan dunidan jira oo aan ahayn keena oo ixtiraamay dumarka ✌ Alle haw raxmaado mamo sahra ahmed
@barkadle2011
@barkadle2011 2 жыл бұрын
Golden songs Era
@fadumo1305
@fadumo1305 2 жыл бұрын
2022 ayaan dawanaya
@shukrihusseen8825
@shukrihusseen8825 6 жыл бұрын
Illah ha ku na xariisto hoyo
@iimaanxasan6901
@iimaanxasan6901 6 жыл бұрын
sahra axmed fanaand somaliyed axya fanaanad
@xasanyareh3796
@xasanyareh3796 5 жыл бұрын
Ilahy ha u naxaarizto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@sultanmarwaanhajifaarah1208
@sultanmarwaanhajifaarah1208 6 жыл бұрын
alle ha unaxariisto saaka ayay dhimaty
@kaal1438
@kaal1438 3 жыл бұрын
Alle hakuu naxariisto fanaanad qaaliya bee aheed sahro axmed jaamac
@lovelyunicorn610
@lovelyunicorn610 Жыл бұрын
Nice song
@saynababdilaahipr4532
@saynababdilaahipr4532 7 жыл бұрын
Luv u sahra ahmed jaam
@faisoafyaretv2495
@faisoafyaretv2495 3 жыл бұрын
Hees wada xugmada 2021
@MrFaaid
@MrFaaid 13 жыл бұрын
Waa Riwaayad aad u wanaagsan fanaanad fanka Soomaalida qaali ku ah by GalMudugman.
@abuudaxdax2475
@abuudaxdax2475 6 жыл бұрын
Alow kunaxariiso amiin amiim amiin
@axmedcabdillahi3158
@axmedcabdillahi3158 6 жыл бұрын
Abd
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 7 жыл бұрын
inaadeer mama maluun Xaal Garaad cayda Dhulbante waa Ku saxantahaywalaashay Get My word Gabadh oodey Waa Ha Anigu Waxaan Dhubahante oo Hartiya oo Daarooda Arii Baayo Ariboohwa Ahaa cay
@xasanmaxamed4911
@xasanmaxamed4911 4 жыл бұрын
Laxabaalo geesiga
@xasanmaxamed4911
@xasanmaxamed4911 4 жыл бұрын
Sahraa shegtay odayadu xishoodka katagen
@abdifitahiman8165
@abdifitahiman8165 3 жыл бұрын
Allaha unaxariista
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
**Sahra Axmed iyo Xasan Ismaciil uur Cade Ahun l
8:13
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 954 М.
**Sahra Axmed Jaamac Ahun  | Heesta Bal Qofyahow
5:02
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,6 МЛН
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 19 МЛН
nimco jaamac & fadun ducaale
6:29
Jabuuti TV
Рет қаралды 873 М.
Baxsano Daraadaa - Saado Ali Warsame iyo Baacalwaan
6:22
Mohamed Wardi
Рет қаралды 6 МЛН
dhirta xididka hoosaa
11:36
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 159 М.
Yaa Dooxay Caashaqa (Original)
7:54
ADDE JAMA
Рет қаралды 93 М.
Heestii Jamilla Nimco  Jamac iyo Abdo Qofane
10:40
7Selel
Рет қаралды 629 М.
Sahra Axmed Ahun iyo Xasan Ismaciil Uur Cade Ahun | Heestt
7:26
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 717 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 283 М.
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi - sabaalo
8:38
somalijecle
Рет қаралды 2 МЛН