SAKARIYE KOBCIYE FT XAMDI BILAN SOO GAL LAABTAN KUU BAAHAN OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020

  Рет қаралды 4,023,177

Balanbaalis Studio

Balanbaalis Studio

Күн бұрын

Erayada Iyo Laxanka Sakariye Kobciye
Music Bashiir Hanuuniye
Vocal Recoding Mustafa Karaama
Camera By Saalim Kaskey iyo Saami Cadde
Editing Saami Cadde
Soo Saaristii Hooyga Murtida Iyo Madadaalada
Balanbaalis Studio Mogadishu Somalia

Пікірлер: 859
@khalidhamzikofficial9494
@khalidhamzikofficial9494 4 жыл бұрын
Song of the year le dhihi karaa saami cade gacan dahable
@Balanbaalis
@Balanbaalis 4 жыл бұрын
mahadsanid walalkay
@eyebee35
@eyebee35 4 жыл бұрын
Msghhr
@mohamedabdallaosmaanali9867
@mohamedabdallaosmaanali9867 4 жыл бұрын
Balanbalaalis
@mohamedabdi299
@mohamedabdi299 4 жыл бұрын
@@Balanbaalis Why hestaan 1M u garin wali Mase. Dadka aqoonis ayee isku daqada and
@Mooraal0
@Mooraal0 3 жыл бұрын
@@Balanbaalis @@@@@@@ Kim ft OK
@fathiabdullahi451
@fathiabdullahi451 7 ай бұрын
Still who’s listening 👂🏾 2024❤
@NasteexoIlkacase-ts4rd
@NasteexoIlkacase-ts4rd 4 ай бұрын
Me😢
@3izx415
@3izx415 4 ай бұрын
🙋🏿‍♀️
@RodhaSheikh
@RodhaSheikh 4 ай бұрын
Me
@RodhaSheikh
@RodhaSheikh 4 ай бұрын
Me
@zuhourgoud8523
@zuhourgoud8523 Жыл бұрын
Gacanta laabtayda saar,wadnaha guuxisa maqal😫❤ inshallah labadii is jeclaataba alle ha mideeyo🥺
@roodacishqi7985
@roodacishqi7985 Жыл бұрын
Aamiin
@BarkhadIbrahimYusuf-fy4nl
@BarkhadIbrahimYusuf-fy4nl Жыл бұрын
Guur khasare mleh Ani ahan waxan ka aminsanahay guurka in loo gursado ciqabta alle in la isaga dhowro oo inta xuman sameyn lahayd xalal lagu nolado
@roodacishqi7985
@roodacishqi7985 Жыл бұрын
@@BarkhadIbrahimYusuf-fy4nl Sidas weyi wllo
@taliso143
@taliso143 8 ай бұрын
Aaamiin😢😢
@mariasuldaan2217
@mariasuldaan2217 4 жыл бұрын
Hees xishoodkeda wadata fananin isku dhag dhagayan nacay❤️🙏
@amuunjamac8485
@amuunjamac8485 3 жыл бұрын
haa wllh wllo si vcnhy bay u qaadeen runtii
@Abdulqadir-mz5nu
@Abdulqadir-mz5nu Жыл бұрын
Ha raagga dumarka aqri aqoon ayaa loo qaday heestan
@hanadhari6062
@hanadhari6062 4 жыл бұрын
Duriyadii Habargidir oo ishele❤💪
@Ubax2007
@Ubax2007 4 жыл бұрын
Yes my beautiful sister
@SIDKEYOW
@SIDKEYOW 3 жыл бұрын
Qabiil aya idin Ka lumay
@rakuubtube4158
@rakuubtube4158 3 жыл бұрын
ninku waa samaroon siciid
@sshigsshigow
@sshigsshigow 3 жыл бұрын
QABIIL QOF KUFAANAA WAAN NACAY // SOOMAALIYEEY QABIIL ALLAHA NAGA MADOOBEEYO ASAAGEEN QABIIL BAA INAGA REEBAY
@iskufilan8503
@iskufilan8503 2 жыл бұрын
@@rakuubtube4158 ma adaa ka dhigy waa nin hg oo cayr ayaanle ahe
@mohamedyusuf6159
@mohamedyusuf6159 4 жыл бұрын
Heees shidan iyo muuqaal dhaqankii leh oo aan la isku dhagdhagey la is na qaawin Masha Allah
@Balanbaalis
@Balanbaalis 4 жыл бұрын
nin wa badan gartay mahadsanid walalkay
@ismailahmed5794
@ismailahmed5794 4 жыл бұрын
Deexdii cadale ayaa ii muuqata mi home town like saara Somaalaay
@leginxiizofficial3272
@leginxiizofficial3272 4 жыл бұрын
ismail pro tartan ku jira subscribe ii saar blz❤🙏
@ismailahmed5794
@ismailahmed5794 4 жыл бұрын
Kuusaary legend
@beerlula1047
@beerlula1047 4 жыл бұрын
From cadale 🥰😊 dhulkii uduga
@rodaahmed4458
@rodaahmed4458 3 жыл бұрын
Wixii gudabay waatageen. Hagocan han sooxasuusan ❤️❤️❤️👍🏼👍🏼👍🏼
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Hees ❤️ cajiib ah 😍 Sakariye Kobciye Fanaan + Abwaan + Laxamiiste , Xamdi Bilan Sowtu raxma 👏
@mohamudmohamed5540
@mohamudmohamed5540 4 жыл бұрын
Heestaan Caadi Maaha Erayo iyo Muuqaalba waa Naga Qadantahy liketa inta ha keshay❤❤❤❤
@Balanbaalis
@Balanbaalis 4 жыл бұрын
aad baa u mahadsan tahay sxb
@jamaaldhuub5985
@jamaaldhuub5985 4 жыл бұрын
Hg iney yihin hada og tahy kobciye iyo bilan like ii sar🙏
@somalitv9331
@somalitv9331 4 жыл бұрын
Haahey dhaladkii weeye
@ciisexayaata6161
@ciisexayaata6161 4 жыл бұрын
Sax weeye
@leginxiizofficial3272
@leginxiizofficial3272 4 жыл бұрын
@@somalitv9331 wll tartan ku jira subscribe ii saar blz❤🙏
@leginxiizofficial3272
@leginxiizofficial3272 4 жыл бұрын
@@ciisexayaata6161 pro tartan ku jira subscribe ii saar blz❤🙏
@somalitv9331
@somalitv9331 4 жыл бұрын
@@leginxiizofficial3272 wn kuu saray wll
@naimabarre8370
@naimabarre8370 4 жыл бұрын
Maasha Allah VIVA HG inta ah like dhac tartan cml lkk😃😘😘😘😗
@sucdifunny3425
@sucdifunny3425 3 жыл бұрын
Hg fanaaniin ayaa u sobaxday maa tiri
@naimabarre8370
@naimabarre8370 3 жыл бұрын
@@sucdifunny3425 aad iyo aad abaayo lagama hadli karo dhiigow
@aliabdi8561
@aliabdi8561 4 жыл бұрын
Wa ka baxsateen HG family ❤❤❤❤🙏🏻
@AsmaAli-tw4ob
@AsmaAli-tw4ob 4 жыл бұрын
🥰🥰
@leginxiizofficial3272
@leginxiizofficial3272 4 жыл бұрын
ali abdi pro tartan ku jira subscribe ii saar blz❤🙏
@leginxiizofficial3272
@leginxiizofficial3272 4 жыл бұрын
@@AsmaAli-tw4ob abaayo mcn
@mowliidcabdiyusuufmmc1610
@mowliidcabdiyusuufmmc1610 4 жыл бұрын
heesta markee 1 million gaarto like iisaar bowe ama byoh
@amalali4761
@amalali4761 4 жыл бұрын
Hees aan inbadan sugayay finally way soo baxday inaba caadi maaha🥰
@malmo4235
@malmo4235 4 жыл бұрын
Zakariye kobciyeey xoogaa xishood baa galay ma gabadhuu jeceyl uqaadeey Alla maxay iskau soo bixi lahayeen mashaallah
@AbdirahmanAliWarsame-cl1sx
@AbdirahmanAliWarsame-cl1sx 23 күн бұрын
❤🎉🆗️waa zax zakariye kobciye
@mohabashirmoha9565
@mohabashirmoha9565 4 жыл бұрын
Dooga marka aragtay daynile maso xasusatay ha ama maya 2020 😅🤣
@leginxiizofficial3272
@leginxiizofficial3272 4 жыл бұрын
moha pro tartan ku jira subscribe ii saar blz❤🙏
@mohabashirmoha9565
@mohabashirmoha9565 4 жыл бұрын
@@leginxiizofficial3272 diyar pro
@somalianarmybts2573
@somalianarmybts2573 4 жыл бұрын
legin xiiz official 😂😂😂😂🤣
@sacdioali3445
@sacdioali3445 4 жыл бұрын
@@mohabashirmoha9565 [
@nasramohamed6658
@nasramohamed6658 4 жыл бұрын
@@somalianarmybts2573 ....
@mjlabsaalax9885
@mjlabsaalax9885 4 жыл бұрын
Wiir liketa iila daff, sababto ah wax iiga horeeyo malaxa😂😂
@mjlabsaalax9885
@mjlabsaalax9885 4 жыл бұрын
@@kingabdimalik3372 waan kusaaray libah
@mjlabsaalax9885
@mjlabsaalax9885 4 жыл бұрын
@@kingabdimalik3372 adha mudhan libah♥️
@00official32
@00official32 4 жыл бұрын
Labadan way isku qalmaan HADEY iskaabulo yihiin hais guursadeen dhihi LAHAA VIVA REER GALMUDUG HORYAALKA SOMALIYED DHINAC WALBA ILAHEY CADAWGA HAIDINKA QABTO AAMIIN YAA RABBI ❤❤
@shushushushu6822
@shushushushu6822 4 жыл бұрын
Amiin yaarabi 💙🤍💚🩸🩸👏👏
@akramyare5444
@akramyare5444 4 жыл бұрын
Xamda waa la qaba zaki shalay ayu mahirkesa dhacay
@nasriimmohamed3373
@nasriimmohamed3373 4 жыл бұрын
akram yare@ wll waa runtaa waa aroos kobciye
@zawjtudrkhalidhasan5347
@zawjtudrkhalidhasan5347 4 жыл бұрын
Sakariye idil barkhad bu qaba ayan maqlay
@maankanuriso1658
@maankanuriso1658 4 жыл бұрын
Dhulka hooyo dhaayaha u roonaa allow wadankeena nabad noga dhig🇸🇴♥️🙏
@ahmedabdi7790
@ahmedabdi7790 4 жыл бұрын
Best song inta xasuus ku gashay heestaan oo Jacaylkoodii ka fog yahay like ii saara😭❤️
@AbdelFatah-ws2py
@AbdelFatah-ws2py Жыл бұрын
Haweye DIR
@ilhaanlakimediainc5806
@ilhaanlakimediainc5806 4 жыл бұрын
"Geed buu igu xidhay xishoodku cabsina qof jacayl galaa leh" Cumaamadooda lama haysan karo Erayo uu sameeyay sakariye kobciye Laxanka, luuqda xamda bilan & sakariye, Musiga, muuqaal duubista & farsamada Saami dhamaantood Waxaadba moodaa isla doonasho 👌🏽💯😘
@leginxiizofficial3272
@leginxiizofficial3272 4 жыл бұрын
ilhaan abaayo tartan ku jira subscribe ii saar blz❤🙏
@asmamuuse700
@asmamuuse700 4 жыл бұрын
@@leginxiizofficial3272 iz ²h,and kr
@ilhaanlakimediainc5806
@ilhaanlakimediainc5806 4 жыл бұрын
@@leginxiizofficial3272 Waan kuu saaray wllkey
@Balanbaalis
@Balanbaalis 4 жыл бұрын
aad baa u mahadsan tahay walashay ilhaan
@Hadhwadaagnews
@Hadhwadaagnews 3 жыл бұрын
💕💕💕💕💕💘💘💘💘💘💕💕💕💕💕💕💕💕💯💯💯💯💚💚💚💙💜💙💜💜🤎💔💔💔❣❣💟❣💕💕💞💞💓💓💗💖💖
@abdikadirmohamed7991
@abdikadirmohamed7991 4 жыл бұрын
Waxan layabaneyn Ragii isku darsadey laxanka iyo codka, sidi Bk, iskalaji iyo cawale, waxaa hada so baxay Nin isku darsadey Miraha, laxanka iyo codkuba. Man shaa Allah zakariye legend weeye
@daadilofficial5064
@daadilofficial5064 4 жыл бұрын
wixii tagay way tageene hagocan hana soo xasuusan qalbiga goglo kuu diyaarsan soogal laabtan kuu baahan aynu guusha gaadhne axyaaaa 😭❤
@hanadabdi598
@hanadabdi598 4 жыл бұрын
Wixii tagay way tageene hagocan hana soo xasuusan qalbiga goglo kuu diyaarsan soogal laabtan kuu baahan Aynu guusha gaadhne
@mahamedhussen3694
@mahamedhussen3694 3 жыл бұрын
Wixii tagay way tageene hagocan hana soo Xasuusan qalbiga goglo kuu diyaarsan soogal Laabtan kuu baahan aynu guusha gaadhne ❤️❤️😰😰😰😰😰😰😰😢😢😢😢
@smartmm6267
@smartmm6267 3 жыл бұрын
Walahi heestan kama xiiso dhaco, waana heestii iigu horaysay ee reer muqdisho sameeyaan, qaadaana ee murti iyo macno leh ee aan dhagaysto anigu shaqsiyan. Qaladna ha ii arkina walalahay rer muqdisho.
@mohaqadar6544
@mohaqadar6544 3 жыл бұрын
haddan reer muqdisho nahay heesaha waan fududeen jirnay si qof walba u fahmo. hhhhhhhhhh lkn hadda kaddib luuqad adag ayan heesaha ku sameeneenaa sxb
@smartmm6267
@smartmm6267 3 жыл бұрын
@@mohaqadar6544 umaba maleeyo in la idin fahmikaro afkiina adkayn iyo jilcisba waayo isku lahjad manihin.
@cabdalecawil6275
@cabdalecawil6275 3 жыл бұрын
@@smartmm6267 kkkkkkkkkk heestani waa macaan reer xamarku fankii waa soo fahmayaan waa hawiye labadani kkkk
@IsseAbdi-ly2ot
@IsseAbdi-ly2ot 7 ай бұрын
I am listening this song everyday 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 walahy I mean kkkkkk xamdi I love 💗💗💗💗💗💗
@sadiasiman4387
@sadiasiman4387 4 жыл бұрын
Gacanta labteeyda sar wadnaha guxisa maqal ax❤❤❤ qalbiga gogole ku diyarsan sogal labtan ku bahan axyaa❤❤❣❣
@farxaancabdi743
@farxaancabdi743 3 жыл бұрын
Woow waa shidantay
@mudugaawiboy7830
@mudugaawiboy7830 4 жыл бұрын
Wow!!!! Esh calaa hees wlhy waxan orankarnaa waa heesta sanadka. Erayada & Laxanka legend sakariye kobciye....... War like isaara hadad kahesheen🖒🖒
@cagayarecagayare6511
@cagayarecagayare6511 4 жыл бұрын
Hamda Bilan Waxay u Timi hees Diyaarsan Sakariye Kobiciye Legend FanKa oo bini aadama
@hawaabdi6381
@hawaabdi6381 3 жыл бұрын
M.A hees iga dheh wallahi hees aad umacaan badan waaye xamdi bilan iyo zakariye kobciye ilaha haidin sharfo aamiin dhaha nooh
@zakaataabdi9131
@zakaataabdi9131 4 жыл бұрын
Kun jeer baan goostay sheego Gudbisan is iri codkaaga Waxa ila haray goaanka Geedbuu igu xiray xishoodku Cabsina qof jaceyl galay 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@somalitv9331
@somalitv9331 4 жыл бұрын
Maxaan kugu gaaf wareegay Gadaal iyo horay u laabtay Intan guudka kaaga baaqay Maxaad gacalow ii dareemi wayday 😻😻😻😻😻
@ayeeyokorisey3980
@ayeeyokorisey3980 3 жыл бұрын
Hestan wlhi week gii hada inaga dhamaaday dhexdiisi ayay saamayn weyn igu yeelatay waxa jirtay wiil aan zxpkii xidhiidh wadaag nahay kadib isku magaalaan joognaa wiilka lkn aniga wiilkaan wada hadalnaa Holland buu joogaaa Wiilkii ay zxpka ahaayeen ayaa aad isoo xidhiidhin jiray si iska caadiya kadib magaalo kale ayaan safar ugu baxay isna sidoo kale tii ayuu hawlo shaqo u yara yimi kadib waan is ogaanay waxa uu iga cod saday maadaama anan waligayo is arag hadal mooye inaan is aragno kadib habeen baan is aragnay intaan hotelkaan ka cashaynaynay usii soconay iyo intaan kasoo soconayba heestan baa baxaysay isagoo waliba ku cel celinayaa heesta ayuu cod aad u cajiiba oo macaana kula qaadaayay wlhi runtii anigu ma aqaan si bilaa control ah ayaan iskaga dhoola cadaynayay oon u eegayay mararka uu sii jeedo😂😂😂jacayl cusubaa igalee isoo duceeya😂😂😂
@nimoaliaboubakar5341
@nimoaliaboubakar5341 2 жыл бұрын
😂🤣🤣🤣🤣🤣 labadi nin keed heysaa hada
@ayeeyokorisey3980
@ayeeyokorisey3980 2 жыл бұрын
@@nimoaliaboubakar5341 hhhh midna ma hayee mid kalaan naagtiisa noqday hhhhh
@nuurmohamed1412
@nuurmohamed1412 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@ayeeyokorisey3980
@ayeeyokorisey3980 Жыл бұрын
@@nuurmohamed1412 wexee dacay😁
@nuurmohamed1412
@nuurmohamed1412 Жыл бұрын
@@ayeeyokorisey3980 naag been badan tahay nooh sidees u qosalay
@mohacarab6053
@mohacarab6053 2 жыл бұрын
Zakriye kobciye fanaan banaankiisa ku dhacay intii igu raacsan love waa xagiina❤🧡
@maxamedsiciid801
@maxamedsiciid801 3 жыл бұрын
Ninkaa Zakariye Kobciye waan Saxay, Wuxuu buuxiyay Booskii Lafoole ee Sabanka. Balse weli Booskii C/Fataax Yare ayaa bannaan.
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre Жыл бұрын
Kun Jeer Ban Gostay Sheego, Gudbiso Aan Is Idhi Codkage, Geed Buu Igu Xidhay Xishoodku, Cabsina Ruux Jacayl Gala Leh Wata I Haysta Imika🙈😢
@cabdirashiid5917
@cabdirashiid5917 Жыл бұрын
Asc
@abdiguyoali6972
@abdiguyoali6972 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ i am listenin this song everyday .... respectful alot🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@khalidmohamed84
@khalidmohamed84 4 жыл бұрын
zakaria kobciye is miles a head than many of somali singers ✔✔mashaAllah abwaan marna fanaan marana laxamiste
@saedpzhe4454
@saedpzhe4454 4 жыл бұрын
Fanaankan Sakariye Kopciye Walhi Fankiisa Waan Kadanbeeyaa Waa Isku darsaday Cod Akhlaq Eryo Lxan 👍
@amineta9166
@amineta9166 2 жыл бұрын
Amazing song weeyan lkn erayada ey gabadhu akhrineysaa waxey ku haboonayeen wiilka, sababtoo ah haasawahaa somalida wax sheegashada raggaa ku horeeya mar walba lkn heeskan waxad ka arkeysaa gabadhii in ay ku horeyso wax sheegashada anyway top weeyan heeskan ❤
@qureshtaqarniga3721
@qureshtaqarniga3721 Ай бұрын
Ila hada wan dhageysta inkasto qofkan u qaadi jiray Kala hadhnay ❤😢
@queenamuun2372
@queenamuun2372 4 жыл бұрын
qalbiga gogol ku diyaarsan soogal laabtan ku baahan hestan wanba ka dhargi la,ahay ❤❤❤
@fatushosman9796
@fatushosman9796 4 жыл бұрын
cajaaab ishaa calaa heees iyo badh zakariye kobciye iyo queen xamdi bilan 💉💉💉😘😘😘😘😘💋💋💋❤❤❤
@leginxiizofficial3272
@leginxiizofficial3272 4 жыл бұрын
fatush abaayo tartan ku jira subscribe ii saar blz❤🙏
@fatushosman9796
@fatushosman9796 4 жыл бұрын
@@leginxiizofficial3272 waankusaray walalo
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 4 ай бұрын
Maxa anba hawl i gaadhay, intaa gambashaan ahaaye 💔.
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
WAA HEES DHAMAYSTIRAN .HAASAAWE KABUUXO HHH HHH HORE U SOCDA INSHALLAAH
@juleibibade
@juleibibade 3 жыл бұрын
Heestani Waa Tii Mudneyd 10M Maxa Idin Helay💖🔥
@somaliilatalitube.7119
@somaliilatalitube.7119 2 жыл бұрын
😭😭😭😭Ilaahayow nasiibka no hagaaji 😭🥺Heestan qofkii isoo diray inaan kala hadhno ayuu doonayaa 😭qofkaan daacad u noqdaaba wax kaluu igu noqonayaa I'm tired 😫 😩 😴 😢
@samiiraaligurey9939
@samiiraaligurey9939 4 жыл бұрын
inta Iskaabulada ah like iisaara illhow Iskaabulada halmara iga saaar oo iigu deeeq Ninka Aaan aduuunka ugu jeclahay cabdirizak Mohamed salaad🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@salmajama908
@salmajama908 Жыл бұрын
Axsan hees
@mohaqanciye5530
@mohaqanciye5530 4 жыл бұрын
Aniga oo og inaa tihiin Labo lajan Aniga oo og inaa tihiin Labo wallo ah Waxaad soo saarteen Heestii qarniga
@leginxiizofficial3272
@leginxiizofficial3272 4 жыл бұрын
moha pro tartan ku jira subscribe ii saar blz❤🙏
@hassanmahamud9658
@hassanmahamud9658 4 жыл бұрын
Anigoo og in heesaha xunyihiin Anigoo og in qalbiga madoobeeyaan Waxaan ilaah ka baryaa dambi dhaaf
@salihasaliha-ww8gs
@salihasaliha-ww8gs 10 ай бұрын
Hesta waqtiga hasawe weeye oo waliba guleyte, kobciye wa legend tarikhda fanka somaliyeed galey runti wa abwan ,laxamiste yaaba iyo fanan cod dahaba Mashallah Mashallah Mashallah
@oskajuud9500
@oskajuud9500 6 ай бұрын
Goolal badan ma dhalinaaa maxaa laga wadaa aqyaareey ❤❤❤❤2024
@xamdaiftin1454
@xamdaiftin1454 4 жыл бұрын
Wixii gudbey way tageeneee.... Kobciye iyo bilan other level 😗😗😗😗
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
Abousuti amazing jeceylka hawro❤😘✌👌👌🌹🌹😇😇🤩🤩
@naasirhussein1590
@naasirhussein1590 2 жыл бұрын
Heestan aadka u mcn waxan dhegeysanaya 31-12-2021 iyadoy sanadki cusba ka hadhsantahy 1sac iyo 18 daqiqo alle khayrkisa hayna siiyo sanadka 2022ka
@liiboojo
@liiboojo Жыл бұрын
Gubtaanyada waan qabee intaa gucashaan ahaa.labo fanaan oo heer sare ah baa is helay.
@justersup724
@justersup724 Жыл бұрын
Sakariye kobciye fanaan marna laxamiiste
@nasraabdalla7770
@nasraabdalla7770 4 жыл бұрын
Song of year wlh waxkala waa heesta gacantii barakesneyd iyo wllky saami cade Amazing 👏 ❤ 🥰
@amalqueen9380
@amalqueen9380 4 жыл бұрын
manshallh cod macan legend kobciye iyo xamada bilan iyo balanbalis studio😗😗😍😍😍😘
@Balanbaalis
@Balanbaalis 4 жыл бұрын
aad baa u mahadsan tahay
@mohamadabdi1735
@mohamadabdi1735 Жыл бұрын
Hamadi well come
@apeeskachannel7546
@apeeskachannel7546 3 жыл бұрын
Laba fanaan oo hibo uleh fanka hore usocda
@soyaratinakeyf2412
@soyaratinakeyf2412 4 жыл бұрын
Zakariye Omar Abdirahman and Hamda Ahmed Ali🎧👌❤
@Ubax2007
@Ubax2007 4 жыл бұрын
U know them Personally
@najmamaalin9807
@najmamaalin9807 4 жыл бұрын
Zakariye kobciye gar iyo gardarro waaku wataa mulaxan abwaan iyo fanaan cimri dheer iyo caafimaad cibaado suuban allaha ku siiyo.
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 Жыл бұрын
Kir
@saxarlasaxarla9314
@saxarlasaxarla9314 4 жыл бұрын
Kobciyihii fanka iyo bilantii muqdisha🌷🌷🌷👏👏👏👏
@xaashicade4875
@xaashicade4875 2 жыл бұрын
wiil cayr iyo gabar saruur 🤝🤝
@daudomar9446
@daudomar9446 2 жыл бұрын
Loves you fananada qaranka xamdi billa💞💓🇸🇴🇸🇴
@yarkaxamarlehwaaye1171
@yarkaxamarlehwaaye1171 4 жыл бұрын
1 M markay gaarto like iisaar
@leginxiizofficial3272
@leginxiizofficial3272 4 жыл бұрын
yarka xamar iska leh pro tartan ku jira subscribe ii saar blz❤🙏
@yarkaxamarlehwaaye1171
@yarkaxamarlehwaaye1171 4 жыл бұрын
@@leginxiizofficial3272 wakuu sarey sxp
@ahmedjubba
@ahmedjubba 3 жыл бұрын
Hamda bilan keep going Masha Allah waliga madaxa ha ku astur nado quruxeey 👍
@zeynabahmed2658
@zeynabahmed2658 2 жыл бұрын
Heestan waxey kamidtahy heesaha sigaarka ah ujclhy 🥰wiil aan aad ujclhy ayaa hwn iiqaday anago isku cusbeen walibo codkiisa aadka umacaay waxaan rajeena mar un inaan naqdo ooridiisa sanadka cusub inshaa aalh ❤️
@bisharoburhan5601
@bisharoburhan5601 Жыл бұрын
Masha allah ma is guursateeen abyo❤❤
@ZaynabAhmed-pt1hv
@ZaynabAhmed-pt1hv Жыл бұрын
@@bisharoburhan5601maya calaf ayaa mesha yimid 😢 comtigan marka arkay wan ilmeye
@abduredirree3957
@abduredirree3957 2 жыл бұрын
Woow 🧠smarter boy so girls 🎸🎻
@queenhabon5735
@queenhabon5735 4 жыл бұрын
Soogal laabtan kubahan kubaahan Ayaaba igagadan🥰
@isaaqadamidris8576
@isaaqadamidris8576 4 жыл бұрын
Kk
@isaaqadamidris8576
@isaaqadamidris8576 4 жыл бұрын
Sax
@nazli3465
@nazli3465 4 жыл бұрын
Anaa u horeyey manta sakariye kobciye 😘😘
@naimafarah3728
@naimafarah3728 3 жыл бұрын
Zakariye Xamdi iyo Muuqaal Duubaha Heesta Walalkey Saami Cade Allaha Idin Xafido Dhamaantiinba♥️♥️❤️❤️💞💞
@abdirisaakdanan9254
@abdirisaakdanan9254 4 жыл бұрын
Hestan yaa ila sugyey timke 5:00Pm
@leginxiizofficial3272
@leginxiizofficial3272 4 жыл бұрын
danan pro subscribe ii sar blz
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 2 ай бұрын
Waa abwaan waa fanan waa mulaxan sakariye kobciye goat 🐐 fanka
@zakariyeali61
@zakariyeali61 2 жыл бұрын
Anaa todo boqol ku ah communit
@amalomer2853
@amalomer2853 2 жыл бұрын
Alla heestaan maxaa raadiyey caawa heley beri Ramadan tahay kkk Allow naga cafi
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
SakariYo abwaan macaL fanaan... Xamda bilan axyaa cod....
@nimcojamac2387
@nimcojamac2387 4 жыл бұрын
Hees xigmad badan xabarsan weyan kobciye vs bilan😍😍
@anfacqali4494
@anfacqali4494 4 жыл бұрын
Masha allah cod miro haybad xishood fanan ilahay intaas o haybada isugu daray tagero buuxo ku ahay zakariye kobciye guleso walal adi iyo fananada anka dhicinbo hamda bilan 💗💋🔥💖🙏✌
@maxamedaloore9153
@maxamedaloore9153 Жыл бұрын
Msha alaah iskuursada xamda sakariye
@abasskhanbarrow482
@abasskhanbarrow482 4 жыл бұрын
Finally they make it ..I love them💕❤🇸🇴🙏
@draco_xd441
@draco_xd441 3 жыл бұрын
Cadi maha heesta
@sadaamxasan4000
@sadaamxasan4000 Жыл бұрын
Muuqaalka quruxda badan waa degma xeebeedka quruxda ee cadale
@manizaomar7385
@manizaomar7385 4 жыл бұрын
Zakariye kobciye fananka kaliyo xiliyada cishqiga dhax mushaxayo an hesahisa ku raxeysato☺️❤👍
@awdal_landtv9275
@awdal_landtv9275 4 жыл бұрын
Kula raxeysbyaa bbe umac💋💋💋💟💟
@awdal_landtv9275
@awdal_landtv9275 4 жыл бұрын
Bbe ma kula raxeystaa mcney 😃😃💋💌💌💌
@awdal_landtv9275
@awdal_landtv9275 4 жыл бұрын
@izabella143Official aan ku raxeyo bbe mcney mcn bdn liiska ugu cawi bve😄😄💌💋
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
Yesss ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@faisaahmed2840
@faisaahmed2840 Жыл бұрын
Hagocan hana so xasuus an 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰noloshu hore hawsocoto intu ilahay ku qadaray
@mohaahanaad3678
@mohaahanaad3678 3 жыл бұрын
Heestan macneheda waxaa SIFICAN ufahmicaraan inta ISKABULKA ah, WAANKAHELAY musicada WOW!
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 4 жыл бұрын
Boqortooyo baaisheshay waaw 2 aan kala dhicin *like* iigu rooona 500 iigaadhsiiya ✌
@najmamaalin9807
@najmamaalin9807 3 жыл бұрын
Alla aniga wiilkaan waan ka helay waxkasta daganaaniista ayaanba lasiisaneyn wlh😍🙏 Allaha ku barakeyo sakariyow ragg wa adoo qura😍
@xidigahargeisachannel5506
@xidigahargeisachannel5506 4 жыл бұрын
AwLaad jacayL lagu Dhalay Zakariye Kobciye iyo Hamdi BiLan Heestii sanadka📣📢
@deeklucky969
@deeklucky969 3 жыл бұрын
Gacan fadhida ayaa ku farayareesatay heesta legend saami cade waa ku wataa masuul
@cawilkoyla
@cawilkoyla 4 жыл бұрын
Waligey 10 jeer hees kuma soo celceshan tani waa score iga gadan codka naxarista leh ee fanan8nta zakariye kobciye iyo xamdi bilan iyo muqaal aaaaan la arag balanbalis studio🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@Balanbaalis
@Balanbaalis 4 жыл бұрын
thanks my brother
@somaneali5307
@somaneali5307 3 жыл бұрын
Xamdi bilan the only lady who dress well I hope your husband could be the happiest man on this earth....but the song was awesome wooow
@drshanidaahir
@drshanidaahir 4 жыл бұрын
Walalaal hanti idinma waydiisanaayo😥😥🙏🙏waaxan idinka codsanayaa qif walba ee aqrita qoralka inuu isoo booqdo plse🙏1k igaarsiiya allah dartiis
@iskaciyare1075
@iskaciyare1075 4 жыл бұрын
Oo markaana ?????
@Kingnasser7
@Kingnasser7 4 жыл бұрын
Wll Wan ku sare adine ha ika bakhilin hee abayo mahsanid❤️
@Kingnasser7
@Kingnasser7 4 жыл бұрын
Ma J anine iku dar wll thnx❤️🙏🏼
@kingmajidofficial1071
@kingmajidofficial1071 4 жыл бұрын
Hye adna sobooqo
@axmeddahir3216
@axmeddahir3216 4 жыл бұрын
Wlo horay usoco waan ku saaray anigu
@abdilahihusseinofficial2458
@abdilahihusseinofficial2458 4 жыл бұрын
Soogal laabtan kuubahan bbe 💘👫 Lugaha kajabto😱🙊
@mansorqalbi7884
@mansorqalbi7884 4 жыл бұрын
Masha alaah hesta und wa hes ereyo wanagsan ku jiran iyo xishod mudan in laxuso wan hambalyanayaa dhalinyarada sidano kale usoo heesta
@mojeeztoh4364
@mojeeztoh4364 3 жыл бұрын
Tani hees way dhaaftaye magac kle u bixiya👏👏
@Aamaliaaaaa
@Aamaliaaaaa 4 жыл бұрын
Gobtii galmudug ayaa ishelay😍😍😍😍😍
@anisodahir7015
@anisodahir7015 Жыл бұрын
ilma HG 🦁🔥 cod laguma gaadho 💯🔥
@adansaleban8437
@adansaleban8437 4 жыл бұрын
2 fanan oo Deganan iyo Dabci ka muuqdo Baa is helay Xaqiqatan.🔥💫👋
@mustafakosovo5936
@mustafakosovo5936 4 жыл бұрын
Saami Cadde Gacma Dahab Halyeeyga Fanka iyo Dhalinta Inbadan Gacan qabtay big respect walaalkey
@Balanbaalis
@Balanbaalis 4 жыл бұрын
aad baa u mahadsan tahay walalkay guuleyso
Hani Uk iyo iskalaji 2017 farsamadii:Samatar Said Salah
8:18
samatar said salah
Рет қаралды 15 МЛН
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 43 МЛН
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 216 МЛН
AAMIN YARE FT SHAADIYO SHARAF [  IGU WEYNIDAA ] OFFICIAL VIDEO (2024)
3:29
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 4,1 МЛН
MURSAL MUUSE & XAMDI BILAN DADKUNA WUU YAABAYAA OFFICIAL MUSIC 2021
6:10
M, kuba New song Zahra jacal
1:18
Mahamed Abdi
Рет қаралды 19 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 14 МЛН
Nimcaan Hilaac I Adiga Sowmaaha I Official Music Video 2023
6:32
Hillaac Music
Рет қаралды 22 МЛН
SAALAX SANAAG-ISMAAN DHAAF-OFFICIAL VIDEO 2023
5:09
Saalah Sanaag
Рет қаралды 13 МЛН