Tasbiixda waa dawada kurbo oo dhan looga Baxo || Sh Mustafe Xaaji

  Рет қаралды 2,004,746

Salafmedia

Salafmedia

Күн бұрын

Пікірлер: 1 100
@luuljiib977
@luuljiib977 4 жыл бұрын
Masha allah sheekhaan allaha ka raali noqdo cidna uma gafo culumo wax kma sheego warkiisa waa qof walboow allahaa ka baq walaahi sheekh mustafa waa ahlu khayr ilaahay ha u siyaadiyo
@ardoahmed3070
@ardoahmed3070 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw sheikh illahey ha ku barkeyo jizakalahu kheeyr
@shuriyahali4491
@shuriyahali4491 4 жыл бұрын
mashaa allah jazakilaahu khayra jazaa sheekhuna mustafe rabi ha ku xifdiyo adiga iyo inta khayrka noo soo gudbinayso anagana rabi ha angu anfaco tasbiixdu waa cajiib waa lagu qaboobaa oo waa lagu dagaaa mashaa alaah
@mohamedhussein8000
@mohamedhussein8000 4 жыл бұрын
Sheeqayga mustafa waa sheeqa kaliya oo soomaali qalbiga ay kajeceshahay maasha Allah we love you sheik mustafa may god bless you
@ansalhusseinmohamed3462
@ansalhusseinmohamed3462 4 жыл бұрын
Mansha allh allha deesto shiqena
@rodajama1138
@rodajama1138 4 жыл бұрын
N
@zhukrijama7989
@zhukrijama7989 4 жыл бұрын
Maasha alah rabi ha barkeeyo dunya wal akhira
@xaawocali5439
@xaawocali5439 3 жыл бұрын
sheeqyada kuli waan jecelnahay
@daadirseed4781
@daadirseed4781 3 жыл бұрын
Tasbiixda waxay badashay noloshayda oo dhan wallahi waxaan dareemaa qalbi degenaan iyo naxariista laabta ah. Fahanka diinta alle ha inagu sugo.
@sadiamohamedhassn4124
@sadiamohamedhassn4124 3 жыл бұрын
Masha Allha Anigaa isoo duceeya insha allh
@abiaali9943
@abiaali9943 3 жыл бұрын
0
@xalimaqali8565
@xalimaqali8565 3 жыл бұрын
masha alh wll
@calicali1585
@calicali1585 3 жыл бұрын
Z Pc lol
@abshirgeelayegeelaye3026
@abshirgeelayegeelaye3026 3 жыл бұрын
Asc shiikh
@mohamedmusa3030
@mohamedmusa3030 15 күн бұрын
Qualified Somali-Spiritual Leader. Barakallah, Sheikh.❤❤❤
@fardus4766
@fardus4766 4 жыл бұрын
Waan Tasbiixsadaa cidhiidhi baan dareemayaa alloow Igu xasili Tasbiixda baryadana iga aqbal ilaahayoow qofkaskoo kurbaysan Ka Kor qaad🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@xasanmukhtar4035
@xasanmukhtar4035 4 жыл бұрын
fardus xaadan
@samiracabdi7294
@samiracabdi7294 4 жыл бұрын
Amiin wll salada iska sax insha alh way kuhagagi
@nasteexonalka2779
@nasteexonalka2779 4 жыл бұрын
@@samiracabdi7294 samiiro abayo salaaada mcnkeeda waan daremi la ahay maxee tahy swbtaas
@samiracabdi7294
@samiracabdi7294 4 жыл бұрын
Haa wll wa inad salada tukanayso iska saxdo sida ubaratay iska sax culimada wa wayn shikh xasan ibrahim cise yutuyubka karadi salada kuqor insha alh way kutosi qali
@munoahmett7565
@munoahmett7565 3 жыл бұрын
ilhYow amiiinnn amiinn yaa rabiii🤲🏽🤲🏽😢😢😢😪
@farhiayousufsalaad6936
@farhiayousufsalaad6936 2 жыл бұрын
Wllhey muslimta ahoow isoo duceeya imtixan natijadiisa ayaan sugaayaa. kheyr Allah ha ku siiyo🥺🥺
@firdowsamuslimah671
@firdowsamuslimah671 3 жыл бұрын
Ilahey hanaga dhigo kuwi ducadoda la aqaablo Ilahayoow Amuraha ii sahal🤲
@hibohassan8939
@hibohassan8939 3 жыл бұрын
Amiin amiin kuligeenba
@dayaxdelnurkey6534
@dayaxdelnurkey6534 3 жыл бұрын
Ameeen ya rabiii walal
@fadnabashiir169
@fadnabashiir169 2 жыл бұрын
Amiin yarabi 🤲
@safaahmed7642
@safaahmed7642 2 жыл бұрын
Amiin ya alh
@xabiibaqali8564
@xabiibaqali8564 2 жыл бұрын
Amiiin amiin yaa alh
@kadardirie6905
@kadardirie6905 3 жыл бұрын
Carafo 19/7/21 Alle iimaanka ha noo sugo Caafimaad taam ahna ha inagu arsaaqo 🤲🏽
@afnaancabdulahi3691
@afnaancabdulahi3691 4 жыл бұрын
Masha Allah 💕 sheehk Mustafa ismacil ale hakuxidiyo aamiin yaa rabi 🤲🤲💕💕💕💕💕💕💕💕💕🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@maryammohamed8197
@maryammohamed8197 4 жыл бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله عظيم
@naimabishar3437
@naimabishar3437 3 жыл бұрын
Allah ku barakeeeyo sheikh mustafa hajji 😭❤❤❤❤
@cosobtayeegtayeeg9214
@cosobtayeegtayeeg9214 4 жыл бұрын
Illaahay haku barakeyo sheeq Mustafa fariintii Illaahay wa Ina soogarsiisay kuwa Illaahay wafujiyo ku dhaqan keeda Illaahay ha inaga yeelo Adigana Aduunka iyo Aqiraba waxad jeceshahay Illaahay haku siiyo Amiiin Amiiiin Amiiiin
@bilaan6915
@bilaan6915 2 жыл бұрын
Isoduceyo inu ilhy owlaad cafimad qabo oo barakesan nasiyo aniga iyo inta islam oo owlaad laa anta ah ya alaah adiga waxkasta awodo🤲🤲😥
@hibohassan8939
@hibohassan8939 2 жыл бұрын
Ilaahayi awlaad saalixiina haku siiyo adiga iyo intii muslinaba intii walwal hayistana ilaahayi farxad hawgu badalo
@kowsarcabdi3702
@kowsarcabdi3702 Жыл бұрын
Amiin ayaa Allah Adne Allah ku siiyo kuwo salix ah iyo intii Muslim ah yaa Allah
@amabdul9264
@amabdul9264 Жыл бұрын
Abayo ilahy owlad bari ah ha ku siyo 🤲
@amabdul9264
@amabdul9264 Жыл бұрын
Abayo ilahy owlad bari ah ha ku siyo 🤲
@safiyoxasan9123
@safiyoxasan9123 Жыл бұрын
Yaa alah nagu arsuq owlaad baari yaal ah mcnto aniga iyo adigaba iyo intaan heysan dhamaan
@runimodonkiisyl6278
@runimodonkiisyl6278 4 жыл бұрын
Asc sh. Mustafa Ramaden Karim qerka U shekto ajerkeda Alle hakusiyo Amiin
@abshrio5316
@abshrio5316 4 жыл бұрын
Ilaaheeyo jinada nagu kulmi yaa alaaah Yaaa alaah Ilahy hanacafiyo aqiro iyo aduun
@husseinsaeed1385
@husseinsaeed1385 3 жыл бұрын
ماشاءالله ادياادبواوفيعنيها❤❤❤💓💓
@kinnurosman1438
@kinnurosman1438 4 жыл бұрын
Masha allah illahey ha ku xafido sheikh qerbadana illahey ha ku diiyo Aamin.
@abdullemahdi4504
@abdullemahdi4504 4 жыл бұрын
MashaAllah MashaAllah MashaAllah JASAKAALAHU khayraan S H mustafa Raabi khaayr baadan haku siiyo AAMIIN YAA Raabi
@qaalowyare1795
@qaalowyare1795 4 жыл бұрын
Maansha Allah alle dartiis ayaan kuu jeclhy shiikh mustafe xaaji ismaaciil
@nimcosaleebaan7603
@nimcosaleebaan7603 4 жыл бұрын
الله يبارك فيك شيخنا لا إله الا الله العطيم الحليم لا إله الا الله رب العرش العظيم لا إله الا الله رب السماوات والأرض ورب العرش الكريم
@adanahmed2555
@adanahmed2555 4 жыл бұрын
Masha allaah
@mabruuka2634
@mabruuka2634 3 жыл бұрын
Allh swt ha salada naga aqbal illhow wixii xun oo dhan baan kaa magan galay illahow danbiyada yar yar Iyo kuwa waa waynba adaan kaa magan galay illahow awlaad saalixa iyo arsaaq xalaal ah baan ku waydiisty illahow jidhkyga iyo jidhka waalidkyga cadabta ka xoree illahow waxsan oo iisoo dag daga baan ku waydiisteu alxamdulilaaah illhow muslin koo dhan karaamee aamin yaa rabil caalamiin🤲🤲😢♥️sheekhe mustafe shugran 💐iisoo duceya wllalo yaal
@shamsamohamud7462
@shamsamohamud7462 3 жыл бұрын
Ilhay haku aqbalo wll ducada amiin ya rabil calamin
@safiyoxasan9123
@safiyoxasan9123 Жыл бұрын
Yaa alah kaa farxi
@layloabdijamac8667
@layloabdijamac8667 4 жыл бұрын
barashada,diinta islaamku waa,waajib ilaahay ha noo xagido culimada soomaalited anagana ilaahay hanaga yeelo kuwo ku camal fala aamiin.allaw khaatumo.khayr nagu dil
@yasmiinabdi9303
@yasmiinabdi9303 4 жыл бұрын
Yaa rabi yaa raxmaan ALLOW murugta iyo wel welka iga kor qaad
@africanstreets8656
@africanstreets8656 3 жыл бұрын
Amiin
@yaasmiinyaasmiin5049
@yaasmiinyaasmiin5049 3 жыл бұрын
Alxmdulilaah Allhu akbar
@xabiibaqali8564
@xabiibaqali8564 2 жыл бұрын
Amiiin amiin yaa alh wll qali rabi hanoo naxariisto
@barwaaqomohmedsuleeban4955
@barwaaqomohmedsuleeban4955 2 жыл бұрын
Aamin
@darmaanshow5769
@darmaanshow5769 4 жыл бұрын
Ilahaw nagu anfac jasakalhu khayran sheekh mustafe Alle haku hafido
@ahmedhirsi1265
@ahmedhirsi1265 3 жыл бұрын
mk. ??Ifnotall,butitwouldliketheoneyouwant.Iamnotsureyou0
@ahmedhirsi1265
@ahmedhirsi1265 3 жыл бұрын
bb b n,mk,high,. specforhX Sri
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 3 жыл бұрын
AMEEN YAA RABBI
@munaelmi6293
@munaelmi6293 3 жыл бұрын
@@ahmedhirsi1265355558a 4
@abdilahihasandiriy
@abdilahihasandiriy 10 ай бұрын
Masha allah sheekh mustafe jasaa,aka allahu khayr ❤❤❤❤❤
@abdiqanisiciidcabdiqawdhan3937
@abdiqanisiciidcabdiqawdhan3937 4 жыл бұрын
Mzh allh sheikh mustafe alle misanka Xasnaad ka haku saaro akhirna jantu firdawsa hku geeyo
@saciidyare6631
@saciidyare6631 3 жыл бұрын
Maashaa Allahu sheikh Mustafa Xaaji Ismaacil Haruun Allah hakubarakeeyo
@dubaddubad7520
@dubaddubad7520 4 жыл бұрын
Man sha Allah Ilahay ajar iyo xasanaad ha kaasiiyo Sheikh Mustafa waxbadan oo khay ah buu noo sheegay ilahay ha naga dhigo kuwo ku camal fala...🙏🙏🙏🙏
@kamarlidot812
@kamarlidot812 2 жыл бұрын
0 000 000
@ayanmohamed7845
@ayanmohamed7845 3 жыл бұрын
Masha Allah sheikh mustafe ilaahay ha barakeeyo cilmigaaga Allahu amiin anagana ilaahay ha naga dhigo kuwii ku anfaco aduun iyo akhiroba
@mamma6900
@mamma6900 3 жыл бұрын
Mashallaah tabarakalaah jisakallaahu kheyr amiin yaarabii ilaahay ajir badan allaha kaa siiyo amiin yaarabii
@aishasheikh9785
@aishasheikh9785 3 жыл бұрын
Jasaa kallaahu qayr shekheena ilaaahay hanoo kaa xafido
@محمدعبدالعزيز-ز9ه
@محمدعبدالعزيز-ز9ه 4 жыл бұрын
سبحان الله والحمد لله و لا اله إ لا الله والله اكبر
@dubasheikh8829
@dubasheikh8829 4 жыл бұрын
YOU JUST DO IT👂
@nimcocabdikhadar2765
@nimcocabdikhadar2765 3 жыл бұрын
Masha Allah😘😘😘😘😘😘😘😘😘
@hamdiwarsame8013
@hamdiwarsame8013 3 жыл бұрын
Shukran saa noogusooqortay walal
@maryammohamed903
@maryammohamed903 3 жыл бұрын
Masha alh shiikh
@Omarow84
@Omarow84 2 жыл бұрын
@@dubasheikh8829 ¹¹¹¹
@laylaismaciil774
@laylaismaciil774 4 жыл бұрын
Subxanalah Sheekh mustafe xaqiiiq ayad ka hadashya runtii tasbiixdu waa nolosha Alle hayna garan siiye Alhamdulilh Allahu akbar 🤲🤲🤲Allow kharka na garan sii yaa rabi
@zamzamjwarzame2365
@zamzamjwarzame2365 4 жыл бұрын
Aaamin
@drfadumaibrahim9402
@drfadumaibrahim9402 4 жыл бұрын
Ducooyinka iyo istiqfaarta badiya Walaalayaal
@xabiibo2244
@xabiibo2244 3 жыл бұрын
Haye xayaati
@xaliimaqali8568
@xaliimaqali8568 3 жыл бұрын
Insha alh walala yaal iisoo duceeya
@salahabdi7458
@salahabdi7458 4 ай бұрын
Ataq-furullaah
@shariifomuxumed2113
@shariifomuxumed2113 3 жыл бұрын
Masha allaah sheeq mustafa ale dardiis ayaan kuujeclahay alle hakuxafido aduun iyo aaqiroba aamiin aamiin aamiin aamiin
@umumasaakiin5396
@umumasaakiin5396 4 жыл бұрын
Sheikh mustafe allah haxifdiyo aakhira iyo aduunba ilaahey hanoobarakeeyo cimrigiisa wiilasheydana allah xilmadiisa ookale hasiiyo. He’s one of the few Muslim/Somali scholars that I swear by.
@nimcoismaaciil8975
@nimcoismaaciil8975 3 жыл бұрын
Sheekh mustafe xaji ismail haarun jasaka laahu khayran ilaahay yow naga yeel kuwa aad wax aqabasho aamiin yaa rabbi 🤲🤲
@daahirabuukar1379
@daahirabuukar1379 4 жыл бұрын
Masha alaah shiikh mus tafa ala haku dhowro
@moogeyareofficial679
@moogeyareofficial679 2 жыл бұрын
Alle Hakaa Raali noqdo sheekh mustafe ♥︎♥︎
@abduqaadirabdarahmanmohame1515
@abduqaadirabdarahmanmohame1515 3 жыл бұрын
ALAH naga dhigo kuwii tasbiixdoda la cagbalay Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabi
@fartunnur2656
@fartunnur2656 3 жыл бұрын
Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam
@calmadoow5389
@calmadoow5389 2 жыл бұрын
Salalaahu caleyahi wasalam
@xabiibaqali8564
@xabiibaqali8564 2 жыл бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam
@keynaanalta2201
@keynaanalta2201 3 жыл бұрын
Waxaan aad ugu farax sanahay inaan idinku xirnaado Masha allah
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 3 жыл бұрын
MASHA ALLAH
@anisasahal3250
@anisasahal3250 3 жыл бұрын
Mnsha allh xabiibul malaayiin allaha kuxifdio wanagad noo sheegtey allaha ka abalmario
@abdiasisabdilahi1541
@abdiasisabdilahi1541 4 жыл бұрын
Masha Allah sheikh mustaphe haji ismail harun ilaahay hawgu daro ajar iyo xasanaad
@yusufnageeye3670
@yusufnageeye3670 4 жыл бұрын
Masha allaah shekh mustafa xaji ismaciil jazakallaah allaah ku xafido muxadaro qimo badan waye marwalbo wan dhageysta
@nimcosagal7605
@nimcosagal7605 4 жыл бұрын
Jasaklla Shekha mustafe xaji ismacil haruun rbi hyngu anfaco
@halimaali1677
@halimaali1677 3 жыл бұрын
Amin Amin Amin ILAAHOW na waafaji wax aa Ka raali tahay Amin Amin Amin
@adnabarqadle651
@adnabarqadle651 4 жыл бұрын
Yaa allah qalbigeen diinta ku xasali oo naga xafida tasbiixada inshallah
@dalxafoodey7182
@dalxafoodey7182 3 жыл бұрын
I I I can can 7pm ii, I I would would would would rather rather rather be a bit bit bit less less confused in 9 9 but but but but if it it it it you you it is is is the the the the the true thing 09 09 09 in and and this it makes makes makes makes makes makes makes me me me me me me me
@abdifatahfarahhamud6426
@abdifatahfarahhamud6426 2 жыл бұрын
ALLE cimrigiisa hadheereeyo sheekha camal fcn alle ha waafajiyo iyo dhamaanteenba aaeemn
@bishaaroali9877
@bishaaroali9877 4 жыл бұрын
Allah aya mahad iska leh 1 waad iyo 2 labaadbo allxamdullillaah sheikh mustafe xaaji Ismail jasakalahu qeyr anagana allaha inagu afaco allahane noo daayo culimadeena sharafta badan aamiin aamiin ya rabi
@mohameddubow8720
@mohameddubow8720 4 жыл бұрын
Ll
@farxiyoaxmed5417
@farxiyoaxmed5417 4 жыл бұрын
Masha allaah jizakallh kher shiq mustafa
@sheimaqalbi7534
@sheimaqalbi7534 4 жыл бұрын
masha allah allaah haka abaalmariyo sheekha
@fadximaxamud9864
@fadximaxamud9864 4 жыл бұрын
Alle ha kaa abaalbariyo Sheekh Mustafa
@qabwalamqurtubqurtub6305
@qabwalamqurtubqurtub6305 4 жыл бұрын
Maashaa Allaah Allaha ku xafido Sheekh mustafe
@africanstudents3040
@africanstudents3040 4 жыл бұрын
Sh alle hamigaaga Ha ku rumeeyo amin yaarab🤲🤲🤲💓💓
@fatimainamahamed2422
@fatimainamahamed2422 4 жыл бұрын
سبحان الله وبحمده ⁦ ❤️سبحان الله العظيم
@one1893
@one1893 3 жыл бұрын
Manshallah sh.Mustafe Allah hakaralinoqdo, Runtii waxa uu kamidyahay Culimo Farakutiris ah oo dareesan dhibaatada Calamu Islam ay galadu kuhayan.
@yussufmohamed2405
@yussufmohamed2405 4 жыл бұрын
AMEEN OUR SHEIKH MAY ALLAH GIVE HIM LONG LIFE WITH HAPPINESS SO THAT WE WILL COUNTINUE TO GET WHAT ALLAH GAVE HIM THE ELMI MASHA ALLAHALHAMFULILLAH RABBIL ALAMEEN
@eliasosman9603
@eliasosman9603 3 жыл бұрын
Mashaa'Allah sheikh Mustafa Allah hakuxifdiyo
@cusubohormar7319
@cusubohormar7319 4 жыл бұрын
Ilahay ha ku barakeeyo sheekh Mustafa
@nasriinxasan7236
@nasriinxasan7236 3 жыл бұрын
Masha allah allaha kuxifdiyo sheeq mustafa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏
@hamsemohamed6725
@hamsemohamed6725 4 жыл бұрын
Laa ilaah illaa anta subxaanaka intii kuntu minaddaalimiiin
@faadimomuqtaar1773
@faadimomuqtaar1773 4 жыл бұрын
ma.
@sadiamohamedhassn4124
@sadiamohamedhassn4124 3 жыл бұрын
Masha Allha
@bilanarahmaan730
@bilanarahmaan730 3 жыл бұрын
Mashaallh jasakallah sheikhuna iisoduceya dhaman wallaha musliminta
@muscabofficial4873
@muscabofficial4873 4 жыл бұрын
Masha allah ilahey ha dhowro shiq musdhafa
@abshrio5316
@abshrio5316 4 жыл бұрын
Jezaakala qeran sheekh alaha kuudabi dhaafo alaha nagu anfoco wanaaga aad nosheekty
@alibinali2141
@alibinali2141 4 жыл бұрын
Masha Allah shiikh mustafe Alle dartii ujeclahay
@adnaayaan2175
@adnaayaan2175 3 жыл бұрын
Allh yaxfidka sheikh mustafa
@ariimashuushu7973
@ariimashuushu7973 3 жыл бұрын
Ilaahaw khAtumada khayr nogo khatin amiiin allow ducooyinka uu naga aqbalo
@rahmasuleiman1178
@rahmasuleiman1178 3 жыл бұрын
Salallaahu calayhi wasalam
@guledfaransiis8231
@guledfaransiis8231 4 жыл бұрын
Maasha Allah Sheekh Mustafe Ismaciil Harun ALe Ha Barakeeyo
@abdirahmanmohamed8446
@abdirahmanmohamed8446 4 жыл бұрын
mashaa allah illa haku xifdiyo cilmigagana alaha barakeeyo ammiin
@Somfox1
@Somfox1 3 жыл бұрын
Masha ALLAH .. Allow culumida Somaliyed noo xafid oo cimri dherer iyo caafimad sii , waan ku liibaana waanadooda .. waa waano aan dhamaanteen aad ugu bahanahay , Allow nagu gargaar waanada Culumada ee sunadii Nabi maxamed intaa noo soo gudbinaya ALxamdu Lilaah
@safiyoxasan9123
@safiyoxasan9123 Жыл бұрын
Amiin amiin yaa alh yaarabi naga aqbal salada
@nah8709
@nah8709 4 жыл бұрын
Mansha Allaah Allaah yaxfadak sheikh
@mohamedabd235
@mohamedabd235 4 жыл бұрын
Masha allah alle haku xafido shiikh Mustafe xaaji ismail
@wardamaxamed3421
@wardamaxamed3421 4 жыл бұрын
Wcs sheekh mustafe ilahay khayr haku sii yoo aammiinn
@mohamedgiire7496
@mohamedgiire7496 3 жыл бұрын
Maashaa allaah ilaahay haku xifdiyo Sheikh Mustafe
@Greninja112
@Greninja112 4 жыл бұрын
Manshaallah tabarakala sheekh mustafe allah yaxfid
@mohaabdigeelle6951
@mohaabdigeelle6951 3 жыл бұрын
Msha alah sheekhaan dar ilaahay bn u jeclahay waa sheekha kaliya ee aad ku kalsoonahay 100%
@hafsacdy3667
@hafsacdy3667 3 жыл бұрын
Mashaallah tabarakaAllahu sheikh Illahow ajaar kasii aniga nah naso hanuni🤲
@subanali198
@subanali198 3 жыл бұрын
Masha Allah may Allah reward my favorite sheikh ❤️❤️❤️
@bouhmoussa8658
@bouhmoussa8658 3 жыл бұрын
Les yyoussoufahmed@yahoo.fr
@MaxamedYareMaxamedYare-d3y
@MaxamedYareMaxamedYare-d3y Жыл бұрын
13
@MaxamedYareMaxamedYare-d3y
@MaxamedYareMaxamedYare-d3y Жыл бұрын
34😂
@cabdikaaficabdi2082
@cabdikaaficabdi2082 4 жыл бұрын
Masha Allah Allah hakugu abaal mariyo sh mustaafe
@Adam-dejoker
@Adam-dejoker 4 жыл бұрын
masha alah shiiq jizakalah anaganeh kuwii ku waano qaato alle hanaga dhigo
@bilanarahmaan730
@bilanarahmaan730 3 жыл бұрын
Dhaman walalaha musliminta iisooduceya labo jid iifuran mid aan raaco la ahay Kan kheyrka alle inoo wafajiyo iigu sooduceya ajir iyo xasannad Allah idin siiyee
@ambiyah5023
@ambiyah5023 4 жыл бұрын
Masha allah jisakalahu kheyran shiekh
@idilmaxamed3971
@idilmaxamed3971 3 жыл бұрын
mashllh ilahay cimriga ha ku dhereyoo sh mustafe
@azhaarosman2660
@azhaarosman2660 4 жыл бұрын
Jazakallah qeyr sheequna 👏🏻
@adanmbarrow7582
@adanmbarrow7582 3 жыл бұрын
Maashaa Allaah Sh Allaha ku xafido
@fadumaayanmohamed3441
@fadumaayanmohamed3441 4 жыл бұрын
Masha Allah ilaahay cilmiga iyo aqoonta ha kuu dheereeyo
@shamsamohamud7462
@shamsamohamud7462 3 жыл бұрын
Alxmdulilah rabil calamin ilahayow nimcadad na sisay no siyadi
@sahrasiciid3139
@sahrasiciid3139 4 жыл бұрын
Jasaaka allahu khyran jasaa akhii
@HanadabdiAbdi-mt4ml
@HanadabdiAbdi-mt4ml Жыл бұрын
Maansha allaah ilaahay haka abaalmariyo sheekh mustafe xaaji
@muhamedhusein2980
@muhamedhusein2980 4 жыл бұрын
Your wacdi keeps me steadfast in my down moments 💜 allayabak sh Mustafa.
@cabdinageyee9444
@cabdinageyee9444 3 жыл бұрын
Hhp2kxp
@cabdiraxiincabdulle6044
@cabdiraxiincabdulle6044 3 жыл бұрын
My l
@fardowsa1895
@fardowsa1895 3 жыл бұрын
@@cabdinageyee9444 llĺlĺĺĺlĺlllllĺĺlĺlĺlĺĺĺlĺlĺ0p
@fardowsa1895
@fardowsa1895 3 жыл бұрын
@@cabdinageyee9444 pppĺllllllĺllllllĺĺl
@xawocady8603
@xawocady8603 3 жыл бұрын
@@cabdinageyee9444 I can do it all 3rd fdfggyy6f , ×c.d.s. 's
@falizey9600
@falizey9600 Жыл бұрын
Masha Allah my favorite sheikh Mustafa ❤💗
@Dhuux23
@Dhuux23 3 жыл бұрын
Ilaahy dartii fataxada isoo mara amuurahayga oo aan danbi ahayn in alle ii sahalo waana bil Ramadane qofkasta oo muslima meeshu ka tabanayo allha ka tiiriyo aamin
@gacalo6709
@gacalo6709 3 жыл бұрын
aamiin sis
@safiyoxasan9123
@safiyoxasan9123 Жыл бұрын
Yaa alah kuu fududeey
@fosiyacawil727
@fosiyacawil727 3 жыл бұрын
Hazaaka llaahu khayr shekh musdafe
@fosiyocali5030
@fosiyocali5030 4 жыл бұрын
Illahoow na cafi aamiin
@lakicabdi3294
@lakicabdi3294 3 жыл бұрын
Allaaah haku barakeyo shiikh mustafe aakhiro io aduunkba Aamiiin
@salamaadan9230
@salamaadan9230 4 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله شيخنا❤
@awonderfulchannelawonderfu5801
@awonderfulchannelawonderfu5801 4 жыл бұрын
Ilaahay hakaa abaalmariyo sheek mustafe
@leylacabdulahi390
@leylacabdulahi390 4 жыл бұрын
illahayoow dinta nagu wada sug dhamanteen quluubtenana ifiitin iyo nuur ka yeel yaarabi
@ismailabdullenur8728
@ismailabdullenur8728 3 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@ruqiyaabdullahi5774
@ruqiyaabdullahi5774 3 жыл бұрын
Amin amiin
@sahrohassan8031
@sahrohassan8031 3 жыл бұрын
@@ismailabdullenur8728 k7ikb no I.ll0j9om9k7.99,nikki I.97 d9nmlj ni0ķp789bp
@MunaSiciid-c8k
@MunaSiciid-c8k 10 күн бұрын
Aamiin Aamiin
@fadumosacid8222
@fadumosacid8222 3 жыл бұрын
Alxamdulilah ilahay qerka hanawafajiyo adun iyo anqara in shaalah ilahay adunya aynala tagan ya alah
@kaderqalpi102
@kaderqalpi102 4 жыл бұрын
Jasakalh khyr sheekh mustafe
SIRTA DIKRIGA || SHEEKH MAXAMED CUMAR DIRIR
13:29
KHAYR BAAHIYE
Рет қаралды 97 М.
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 29 МЛН
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Funny superhero siblings
Рет қаралды 11 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
WAAR DEG DEG AH HO!!!
15:50
Gorgor media
Рет қаралды 17
Sidee unoqonkartaaa Ruux lajecelyahay || Sh Mustafe Xaaji
25:13
Salafmedia
Рет қаралды 1,1 МЛН
MUXAADARO CUSUB 2020 | Aakhiro iyo Dhibta Taalo - Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil
46:10
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 1,8 МЛН
Sh Mustafe:Tasbiixda-Jidka cidhiidhiga iyo murugada nolosha looga baxo
54:32
Waxyaabaha Daalka ku Ilowsiiya || Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil
18:52
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 1,8 МЛН
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 29 МЛН