Saliid macsarada faa’iidada kujirto/Cafimat Fican

  Рет қаралды 45,530

Cafimat Fican

Cafimat Fican

5 жыл бұрын

Пікірлер: 103
@filsanahmed1569
@filsanahmed1569 5 жыл бұрын
Jazakalaah qeer anaga xamaraa jognaa saliida macsarada cuntada Ku karsanaa wa Ku cunaa dusha wa uga darsanaa sida mushariyada canbuulada madaxa marsanaa korkaa marsanaa alx allow adaa nasiiyee noo saaidi ASC
@rahmamohamed9664
@rahmamohamed9664 5 жыл бұрын
Isoodib anigana
@osmanmohamedshimali4394
@osmanmohamedshimali4394 4 жыл бұрын
Filsan abyo Facebook igu soo Darso magacaaan aaad baaan
@dekahaji
@dekahaji 5 жыл бұрын
Manshallah qof wanaagsan oo qalbi nadiif ah ilahay siiyey waa tanaa horay usoco hbooo 💚💚💚💚
@aishaaminamahmud1969
@aishaaminamahmud1969 5 жыл бұрын
Masha alaah macsaro. waa daawo. Kolstarolka xitaa waa u fiicantahay shukran wad i xasusisay ilahay cimri dher ha ku siyo abay Jasmin
@fatimazahra3830
@fatimazahra3830 5 жыл бұрын
Ilove macsaro iyo seetseytun wlhi gurigeyga mabo laga waayo Alxamdulillah
@farduusrayan143
@farduusrayan143 5 жыл бұрын
Jazakallah khayr wlshay yasmiin wan kuxiisay
@user-nw4mu8xg3q
@user-nw4mu8xg3q 5 жыл бұрын
Alleh haku barakeeyo wllo yasmiin
@faadumomuuse341
@faadumomuuse341 5 жыл бұрын
Jazakallahu kheyr Abayo yasmiin hadankudhagestay islahadan sugada kujarsaday somali hadanahay waxtarkeda manaqano waniska isticmaalnaa shukran xabiti
@amanahmed244
@amanahmed244 5 жыл бұрын
Yasmiin jazakalah khayr walalo, waad mahadsantahay.
@maryammaxamed486
@maryammaxamed486 4 жыл бұрын
Maaasha alllh tabaaraka arxmaan waad mahadsantahay xbti
@aaminaaadanaamina3573
@aaminaaadanaamina3573 5 жыл бұрын
masha allah xbbt Jazakallaah kheeyr yasmiin cadeey allah kubarakeeyo somaliaya an jogna macsara la an maba cunteeyno masha allah
@alfiyashariifadam9952
@alfiyashariifadam9952 5 жыл бұрын
Maasha allaah xabiibti love you for the sake of allaah my name is Alfiya Shariif adam waxaana ku noolahay magaalada muqdisho gaar ahaan xaafada waaberi . waxaan aad ugu faraxsanahy in badan aan idiinkaga mahadinayaa adiga iyo walaashey bariira shariif iyo walaashe xafsa dhamaantiin intaan ku soo biirin waxaan qabay cudurka la dhaho destonia oo lafaha gaar ahaan laf dhabarta wax yeeleysa , falillaahil xamdu .waxaan qaatay talooyinkaada gaar ahaan jimicsiga, isku dheelitirka raashiiinka, weliba waxaan ahay hooyo leh 9 cunnug 8 wiil iyo 1 gabar iyo diabetic na waan ahay jazaakumu llaahu qeeral jazaa.
@KhadraMaxamedmaxamuud
@KhadraMaxamedmaxamuud 10 күн бұрын
L.
@layladiriye27diriye54
@layladiriye27diriye54 5 жыл бұрын
masha alaha walashey khaali barakow
@farhiamohamed3964
@farhiamohamed3964 5 жыл бұрын
Masha allaah abaayo sifiican ayaan u isticmaalnaa somaliya ayaan jogaa
@caliahmed5541
@caliahmed5541 4 жыл бұрын
Sidaad usharaxayso dadkana ufahansiinayso masha allaah wlhi tanks 😘
@ilhaanyonis4675
@ilhaanyonis4675 5 жыл бұрын
mashaa allh ale hanokaxafido mama yaasmiin amiin
@ashaluuladoontiiallechunel7353
@ashaluuladoontiiallechunel7353 2 жыл бұрын
Mahadsanid abayo yasmiin
@naeemamohammed300
@naeemamohammed300 5 жыл бұрын
jazaakillah kheyr xppt
@elysian9098
@elysian9098 5 жыл бұрын
Yaasmiin abaayo waad mahadsan tahay magaceeda oo wadamadaan looga yaqaano ii soo sheeg
@laylockariin7509
@laylockariin7509 5 жыл бұрын
Abayo waad noofaides barakalah
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 5 жыл бұрын
Asalamu Alikom is Here hahahaha waa wax fiican
@anabfarah8236
@anabfarah8236 5 жыл бұрын
Mash allah abyo shekadad wan uxusnay
@jijahaji4640
@jijahaji4640 5 жыл бұрын
Masha Allah shugran xabibti 👌👌👌💞💞💞👌👌👌
@shadiyaabdirashid6848
@shadiyaabdirashid6848 5 жыл бұрын
Mansha Alláh xbbti
@ayaanaxmed4475
@ayaanaxmed4475 5 жыл бұрын
Masha allaah😍❤
@Umabushra755
@Umabushra755 5 жыл бұрын
Jazakallah walashey
@sn4271
@sn4271 5 жыл бұрын
Salid macsaro wa uxisay iyo canjero abayo yasmin wa ku salamay
@nimo5432
@nimo5432 4 жыл бұрын
Masha Allah walasheen
@fartunjamaali7173
@fartunjamaali7173 5 жыл бұрын
Mashaa Allaah
@nimaabdi837
@nimaabdi837 5 жыл бұрын
Asc walaasheey saakay canjeelp aan ku darsadaye laakiim ma ogeen in ay intaas oo faaiido ah leedahaye kheyr allaha ku siiyo
@farhiyaadan345
@farhiyaadan345 4 жыл бұрын
Mwaaaah abayo yasmin
@useyromaxamed4037
@useyromaxamed4037 5 жыл бұрын
masha allah mahadsanid
@zeynamohammed8653
@zeynamohammed8653 5 жыл бұрын
Masha allaha tabaaraklaha
@Wanaaga
@Wanaaga 4 жыл бұрын
Jizakala qeer
@manaalsaalax8777
@manaalsaalax8777 5 жыл бұрын
Asc abaayo yaasiin waxaan rabaa in aad noosoo sheegtid wax baabasiirka ufiican adigoo mahadsan
@xassanaxmedxassan6223
@xassanaxmedxassan6223 4 жыл бұрын
Mashallah waa bunesigii layaqaa ney
@sabaaxaxmed8111
@sabaaxaxmed8111 5 жыл бұрын
Shukran mala cabi kara habenki
@hanassmoothies4643
@hanassmoothies4643 5 жыл бұрын
Maansha Allah
@faadumoomaribrahim6406
@faadumoomaribrahim6406 5 жыл бұрын
Shukran
@mohamedaburamla9596
@mohamedaburamla9596 5 жыл бұрын
Masha allah yaaska
@cllaahimaxamed7135
@cllaahimaxamed7135 4 жыл бұрын
Mahad sanid maamo caafimaad fiican
@wardaabdi5185
@wardaabdi5185 4 жыл бұрын
Mansh allh
@CafimatFican
@CafimatFican 5 жыл бұрын
Jazakallah qeyr walaalaheey sida sharafta leh aad iila socotiin. Alaabta sida malabka iyo daawo dhuleetka waxaa kaheleeysaa website keena waa Cafimatfican.com information Ka dhan meesha uu kujiraa sida qiimaheeda iyo boostada. 💕💋💕💋💕💋
@calaseeycuuqle493
@calaseeycuuqle493 5 жыл бұрын
Cafimat Fican asc yaad fariin tayda maadan arkin miyaa
@farxiyomaxaed9742
@farxiyomaxaed9742 5 жыл бұрын
Asc abyo saliid macsarada cholestrol maleedahay
@dhamaystiran8342
@dhamaystiran8342 5 жыл бұрын
Yaasmin habo ani jikada markaan ku jiro waxaan iskaga celceliyaa asc magacayga yaasmin waaye kusoo dhawowo caafimad fiican hhh ilahay khayr haku siiyo
@dhamaystiran8342
@dhamaystiran8342 5 жыл бұрын
Really ilove u hbo
@gbdhaqerkajecel9063
@gbdhaqerkajecel9063 5 жыл бұрын
Yasminy quruxey abyo codkaada mrwlbo wuhooseeya eekor uqad pleas
@nafisomaxaedyuusuf2716
@nafisomaxaedyuusuf2716 5 жыл бұрын
Mashaa allaah allaha kaa abaalmariyo wanaagaaga abaayo noosoo Gali wax uroon af burburka carruurta yaryar kudhaca adigoo mahadsan
@kifaaxahmed4846
@kifaaxahmed4846 5 жыл бұрын
Nafiso maxa,ed Yuusuf. malabka uroon
@iimaanjaceelow7744
@iimaanjaceelow7744 5 жыл бұрын
masha allah
@ashaluuladoontiiallechunel7353
@ashaluuladoontiiallechunel7353 2 жыл бұрын
Masha allah
@mohameddaher1273
@mohameddaher1273 4 жыл бұрын
good weeyaan...
@laylamohamed1546
@laylamohamed1546 5 жыл бұрын
Abyo yaasmiin vinigar ma isticmaali karaa aniga oo ilmo yar nuujinaya
@mahamedhassan3293
@mahamedhassan3293 5 жыл бұрын
masha alah abaayo ani waxaan ku cunaa canbuulo iyo canjeero thanks
@fawsiyoomar7661
@fawsiyoomar7661 5 жыл бұрын
Thanks sister
@aomturaky7686
@aomturaky7686 5 жыл бұрын
Mashaah ilohey ajar hakasiyo habo
@Haliimatusadia
@Haliimatusadia 5 жыл бұрын
Jazaakalahu qeyran abaayo
@hoodolucky6144
@hoodolucky6144 4 жыл бұрын
Wlhi anigu markan joogay dalkii hooyo waligay ma cunin lkn maalin dhoweyd ayaan soo iibsaday oo saladhkan kudarsaday waan ka helayba
@farxiyoahmedgedi6150
@farxiyoahmedgedi6150 5 жыл бұрын
Asc madsanid abayo
@ruqiyosiciid8868
@ruqiyosiciid8868 5 жыл бұрын
Canbaarta ma u fiicantahay ilmaha cream camal ma ugu marin karaa ayada iyo cadtar oil.
@nafisamahamedmashaalahwaye9122
@nafisamahamedmashaalahwaye9122 5 жыл бұрын
Asc habo Yasminey masha alah walahi hoyadey mid ey igasodhibtey somaliyan kuquracanoya sakay alxd ad aujeclahay macsaro thank you mama
@malikatuahlam4731
@malikatuahlam4731 5 жыл бұрын
Abaayo yaasmiin waxaa layiri waa lagu madoobaadaa gabdhahana madowga waa necebyihiin
@cadarmohamud5372
@cadarmohamud5372 5 жыл бұрын
Cafimad fican cafimad ku nolow
@shukricali7816
@shukricali7816 5 жыл бұрын
Ilam market qadhad heeso iyo liin dhanan laisku dar lomariya
@ruksana578
@ruksana578 5 жыл бұрын
Madaxa ma marsan garaa habebtii
@happymohchannelmoh8770
@happymohchannelmoh8770 5 жыл бұрын
Kawrn qofkii canjerada ku cuno
@malabsida8735
@malabsida8735 5 жыл бұрын
Hahaha its so funny. Asalama aleykum is here.
@princessnawal5623
@princessnawal5623 5 жыл бұрын
Abaayo cunug yara i joogo one month ah salide u mariya olive oil allergy bu ku yahay
@fatimaaxmed5003
@fatimaaxmed5003 4 жыл бұрын
Abyo wajiga mala mari kara saliid macsarada aniga wajiga iga qalalo xiliga qabowga markii la garo qolofn wuu iga yesha marka salid macsarada mariya jirkeyga dhan xata wajiga
@sn4271
@sn4271 5 жыл бұрын
Lakin America mit fican guma arkin xake gaso ibsatay
@aaminaaaminashariif5897
@aaminaaaminashariif5897 5 жыл бұрын
Gawadha uurka leh macuni karta
@mamiinsalaad2363
@mamiinsalaad2363 11 ай бұрын
Codkaaagu uu yar yahay namada sharafta leh
@user-kz4tp3cj4m
@user-kz4tp3cj4m 5 жыл бұрын
maliinte lakayabaa inaan 15 ama akabadan cuno hhhh xataa cadiiyan oo cabaa
@rahmoibrahim275
@rahmoibrahim275 5 жыл бұрын
Hadalee caajero kucnay
@safiyaadem7330
@safiyaadem7330 5 жыл бұрын
Walal saliid macsaro waa Jeclaan Jiray , Laakiin Maa Lin aan Fiisaday Sidaa Loo Sameeyo. Aa Waxaan Arkay Geel Indhaha Laga Xiray oo qoirta Xarig Lagag Xiray , oo Maan toodhan Qori waree Jinaayo . oo wereeg Lee kujira , Sii uu ushiido Macsarda. Maa Lintaa aa iigu dambaysay , Macsaro laga keenay Somalia oon Gato . Sababtoo ah Dulmigaa Miskiinka Geela a Lahu hayo kaa maa mid noqonayo.
@raqad4642
@raqad4642 5 жыл бұрын
Safiya Adem kkkkkkk kuwa saas yeeelo waa gobolada laakiin xamar makiinad baa shiida sida makiinada cajiinka oo kale ah walaaal
@fartunnuur5196
@fartunnuur5196 5 жыл бұрын
kkkkk astaqfirullah abaayo kkk mcn safiya waiga qoslisay dulmiga lagu hayo ku qoslay abayo waxas waqti hore udanbeysay laga yabe tuloyinka iney kudanbeyan lkn hada makinadbaa shidee icun xbbti
@happymohchannelmoh8770
@happymohchannelmoh8770 5 жыл бұрын
Subax kasta
@nasrahassan9408
@nasrahassan9408 5 жыл бұрын
Asc. Ilmaha markey dhashaan ayaa saas loo marin jiriy.
@faadumamaxamed4275
@faadumamaxamed4275 3 жыл бұрын
Abyo qaali cajil mukenaa
@aishasheikh9785
@aishasheikh9785 3 жыл бұрын
Mahad sanid abaayo
@FatmaMohamed-dg5hc
@FatmaMohamed-dg5hc 5 жыл бұрын
Asc
@adoontiiallah1836
@adoontiiallah1836 5 жыл бұрын
asc abayo yasmiin jazakillah kheyr
@sn4271
@sn4271 5 жыл бұрын
Zazimey oil
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 5 жыл бұрын
Macsarada waxaa yaqaan oo cuno dadka reer xamarka gaar ahaan abgaalka iyo reer xamarka cad cad ..gabdhii rabta nin howsha ku fiican ha guursato dadkaas aan idin soo sheegay wiilashooda...meel ayey saraan gabdhaha ay Guursadaan.....nin kale ma tabi doonaan..soo dhowaada...
Kilkilaha uraayo waxa lagu carfiyo/Cafimat Fican
13:04
Cafimat Fican
Рет қаралды 160 М.
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 64 МЛН
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 49 МЛН
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 13 МЛН
MASHRUUCA SINSINTA OGAADA - SOMALI SESAME INDUSTRY IS $300 MILLION
9:53
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 41 М.
SALID ZAYTUUN+CALEENTIISA Dawo Mucjisa ah Sir Kaa Qarson Sh.Yusuf
18:50
Safiirka Islaamka
Рет қаралды 98 М.
Habka yogurt gurigaaga loogu suubsado| malinta 27
6:29
Cafimat Fican
Рет қаралды 6 М.
Saliid zeytun mari Halkan Habaynkii jiifka kahor subixina fiiri Natiijada
10:01
CALOOSHA KUMA ADKAANEEYSO HADII AAD SAAN SAMEYSIT|#somalia #ramadan
2:04
Saliid mucjiza salida sisinta faidada ka buxda timaha wajiga io jirka o dhan cafimadka iyo quruxda
8:10
saliida timaha ku Dheerey neeyso si dag dag ah
38:04
Fadumo Has
Рет қаралды 321 М.
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 64 МЛН