21 Oktobar 1984 Qaybta 2aad

  Рет қаралды 81,680

GALMUDUG TV

GALMUDUG TV

10 жыл бұрын

GALMDUG TUBE

Пікірлер: 53
@lulhassan2473
@lulhassan2473 7 жыл бұрын
I love you Aabbe Siyaad Barre Allaha u naxariisto Aamiin Yaa Rabii
@sultanlife5385
@sultanlife5385 4 жыл бұрын
abo siyaad 21 sano ayuu cadowga hada ina haysta wadanka kahortagna alow kuu naxariso guul wadow siyaad🇸🇴
@ahmedabdi4842
@ahmedabdi4842 7 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Aabe Siyaad Somali meel aanayn hore u gaadhin Ayuu gaadhsiyey Lkn Somali ban Abaal lahayn.oo wax u wacan aan Aqoon .
@ubahabdi8070
@ubahabdi8070 4 жыл бұрын
I love ❤️ qaranimo Ilahow kuu naxariiso mudane maxamed siyaad janadi firdowsana rabi ha kuugu abaal mari dadkii halqalbi lahaa allaha noo soo celiyo maanta dadka jira qalbi qarash xaqa allaha tuso farmaajo iyo qayre guul waarta bi,idnilaahi kariim
@lovesomaliaplasma3447
@lovesomaliaplasma3447 4 жыл бұрын
aabe siyaad wax kale kuuma awoodi aan duco ka ahyn ilaahay hakugu bishaareeyo janadiisa mida ogu sarayso
@yusufuk9925
@yusufuk9925 3 жыл бұрын
Oktoobareey adaa lahaa #Aape_Siyad Alla yaa raxama
@Hw15243
@Hw15243 5 жыл бұрын
SOMALIA HA NOOLAATO VIVO. VIVO somalia for ever Sarmaangarow
@AbdulAli-ff8uf
@AbdulAli-ff8uf 5 жыл бұрын
4:15 ninkaas sawarika jale siyaad waday dheerar badanaa. Ale haunaxariisto Abe siyaad dalka heer sare ayuu garsiyay. 100 hada kadib herkan garinayno. From Wadaniga Ree Awdal 🇸🇴 hanoolato
@xuskaxaaji2619
@xuskaxaaji2619 8 жыл бұрын
Allaha masha allah maxaa wadan iyo dad wadiniyal ah nasoo maray ilaheeyow noosoo celi wlhi qofki wadanimo ku jirto oo dawado vidiogan kaligis uu iska ilmeynayaa
@mariansaid54
@mariansaid54 8 жыл бұрын
yey ayaa fiiqatay wadankii iyo dadkiiba. wax Yar ayaa ka noolasnt dadkaas.
@hodanroble5337
@hodanroble5337 5 жыл бұрын
Anigu wan jecalaey midnimada. iyo cala danbaynta iyo walba dawlada
@saadaqsomali626
@saadaqsomali626 5 жыл бұрын
Allah ciil badanaa awoodan o an maaanta LA hyn. Kenya iyo Uganda iyo cawaaan nama ciidamiyeen hadan awoodan lahaan lahyn maaaanta. Siyaaad bare wax badanbuu noqabty inkastuu nagakala daadiyay wuxu nodhisay.
@hodanc6255
@hodanc6255 2 ай бұрын
Isaga ma dadin jamhadihi ba dadiyay anigu wan jogay marku baxay
@Hw15243
@Hw15243 5 жыл бұрын
Allaha unaxariisto M/W Siyaad sidaas ayuu iskugu duba riday dadka ka soo satay kuwii ka dambeeyey burburkii somalia firkood allaha GOOYO Sarmaangarow
@ahmedsaeedawad6510
@ahmedsaeedawad6510 3 жыл бұрын
what a tragedy that all these people disappeared, calool xumo
@farahfarah3604
@farahfarah3604 5 жыл бұрын
Xasuus xiligii somalida caqliga aay laheed
@halimaali9786
@halimaali9786 8 жыл бұрын
wwww aad baa ugu farxey dabaaldega kacaanka oktoober waxaan ka mid ahaay gabdhaha dhalinta kacaanka ee afgooye dabaaldega maraaya waa xasus aan aad ugu faraxay
@cabdiraxmaancabdilaahi3442
@cabdiraxmaancabdilaahi3442 8 жыл бұрын
a llaha kudaayo Anagu qabiil bn kukornay all a maxaad Naga nasib badnyden
@halimaali9786
@halimaali9786 8 жыл бұрын
ilaahey ha nadaayo
@maxamudsheikh2003
@maxamudsheikh2003 5 жыл бұрын
Halima ali aduunyo waa wado lamaro dib unoqosho maleh
@hodanc6526
@hodanc6526 5 жыл бұрын
Xalimo cali Abayo anaa reer afgooye ah ee tee ahayd adigu
@hodanc6526
@hodanc6526 5 жыл бұрын
Xslimo
@hodanroble5337
@hodanroble5337 5 жыл бұрын
Maxaad ka faaiideen somaaliyeey bururkii fooshaxumaa. inaad iscuntaan. iyo dalkiini oo aad cuntaan qaxooti bada talyaaniga od ku damaataan war tolaayey yea soomaail caqli kuharey ilaahayow moo dambi dhaaf aamiin aamiin
@1haybad
@1haybad 7 жыл бұрын
JAAHILIINTA CAYNAYA MAXUMA CAAY LAAKIIN MAXAAD HAYSAA HADA WAXAAD HAYSAAN MA JIRAAN RUNTA MARKA AAN IDIIN SHEEGO WAXAAN KU JIRAA DHALINTA GAARDINAYSO DHALINTA KACAANKA WIILASHA AAD AYAAN HAPPY UGU AHAAY WAANA OOYAA MARKAAN XASUUSTO TAARIIKHDAAS
@jawahirmohamed8147
@jawahirmohamed8147 4 жыл бұрын
MAanshaa allaah illaahayow sii wadankeena ahan jirnay quruxdii iyo sharaftii iyo kala danbeyntii iyo dacad nimadii dadkii here ee wadanka dacada uahaa si doodii ookale illaahayow naga dhig inshaallaah
@halimaali9786
@halimaali9786 3 жыл бұрын
Masha allah walaalkey qaaliya ninmaan ogey waaye lakiin aniga waxaan ku jiraa gaardiga gabdhaha dhalinta kacaanka afgooye
@cabdirisaqxaji2690
@cabdirisaqxaji2690 5 жыл бұрын
dowlada naga baabaday bal eeg iyo maanta hlkaan taaganahay
@beerdilaacshe658
@beerdilaacshe658 5 жыл бұрын
Hawiyooow Allah ka baqa dalka adinka burburiyay Hadana idinka dhismi la yahay Namnar 1 waa habargidir
@maxamudsheikh2003
@maxamudsheikh2003 5 жыл бұрын
Wadanka somali dhan ayaa burbirisay
@goolis69
@goolis69 3 жыл бұрын
Waxa gaardinaya hawiyaa u badan marka wadanka yaa dumiyay
@fadumafarax7889
@fadumafarax7889 7 жыл бұрын
masha allh
@farahmohamed1731
@farahmohamed1731 3 жыл бұрын
Waaaw
@khadroabdi2336
@khadroabdi2336 Жыл бұрын
Dhoolatuskii 21oktobar
@Somfox1
@Somfox1 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto , wuxu ahaa Geesi wadaniyada Somaliyed ku weyn tahay , ciidanka dhisay , xataa dalka ka saaray Ruush , waxan Xasuustaa 1977 Xooga dalka oo xoreeyey Somaligalbeed iyo Kenya oo kacaanka ka baqaysa bal nala daawo Xusen Kulmiye vs Kenyakzbin.info/www/bejne/Z3OYeoaQqLCrrJI
@user-xu5ez2tx9s
@user-xu5ez2tx9s 4 жыл бұрын
masoo gaarin lkn waa naxay xaalka maanta iyo ciidankan
@mohodinPliano
@mohodinPliano 17 күн бұрын
Ventotto october Allahuakbar Umad iskuwada duuban
@nimcocali3501
@nimcocali3501 4 жыл бұрын
Adooo maa utihiin
@osmanabdi8274
@osmanabdi8274 6 жыл бұрын
Ciidamada hadda jooga ee danab lagu tilmaamo guulwadayaashii waagii kacaanka ayaa ka gaardis fiicnaa. Berigaa wax aan laga soo shaqayn lalama soo shir tagi jirin. Guulwadayaasha iska dhaafe ardadii jaamacadaha ayaa dhaanta. Ciidanka tababar fiican hala soo siiyo intaan madasha la keenin.
@mohamed-dx8lr
@mohamed-dx8lr Жыл бұрын
Ciidama .majiraaan hada waaa calooshood u shaqestayaal qaaab qabiiil lagu keeney
@cabdiraxmancabdullahi5420
@cabdiraxmancabdullahi5420 4 жыл бұрын
Sagaareyba iska cabaayaan
@Durwaa
@Durwaa 4 жыл бұрын
Beebayaashaas shacabkii soomaaliyeed ayaa lagu dhameeyay looma soo khaadin in lagu ilaaliyo
@daariqahmed8297
@daariqahmed8297 4 жыл бұрын
Nacaladi ku dhashay wase uga bax somalida xalasha vediogoda xabashiyadii ku dhashay wase tigre yohow
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 5 ай бұрын
​@@daariqahmed8297intee ayay kugu qaadatey inaad af-somaliga barato oromyahaw??
@warancade1600
@warancade1600 7 жыл бұрын
maxaa daalimiin diinta iyo dadkaba dhibay ka muuqda meesha
@daariqahmed8297
@daariqahmed8297 4 жыл бұрын
Alshabab ,muuse biixi ,deni , axmed madoobe ,caydid ,cabdulahi yusuf cigaal ,iyo wixii la mid ah meesha kama muuqdan ee #Somali #xalal ahba fadhida adeer ♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴
@madadgeedi8652
@madadgeedi8652 8 жыл бұрын
dictator khair maleh
@daariqahmed8297
@daariqahmed8297 4 жыл бұрын
Maxa ka fiican oo aad haysata maanta ? Qabqableyasha Qaraxa Mooryanimada Qabyaalada Boobka Bililiqada Budhcad badeeda Budhcad dimeedka Argagixisada Qoxoontiga Dawarsiga/tuugsiga shisheeye Caabudida xabashida iyo kenyanka Dabadhilifnimada shisheeye Saboolnimada iyo gaajada Abaaraha Tahriibka Cafimaad la'aanta Waxbarasho la'aanta Amni la'aanta IWM ? Intaas waxan ahayn miyaad haysa
@hussinahmad3074
@hussinahmad3074 3 жыл бұрын
Soomaaligaw magac iyo haybad iyo sharaf ayaad lahayd maanta 5 qaaradood ee aduunka ayaad ku filiqsantahay why why why maxaa is bedeley
@warancade1600
@warancade1600 7 жыл бұрын
maxaa daalimiin diinta iyo dadkaba dhibay ka muuqda meesha
@asmaabby940
@asmaabby940 7 жыл бұрын
waayo waayo ilaahoow unaxariiso aabihi soomaaliyeed
@hamdiahmed6240
@hamdiahmed6240 5 жыл бұрын
Waran Cade Was sad tahay mid daciifa ok gumaysi kufiican
Kooxdii Waaberi 🔥Iyo DabaalDegii October Ee Dawladii Kacaanka
28:12
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 53 М.
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 519 М.
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 24 МЛН
1 or 2?🐄
00:12
Kan Andrey
Рет қаралды 46 МЛН
21 Oktobar 1984 qayta 1aad
49:28
GALMUDUG TV
Рет қаралды 46 М.
Waaberi-Maxaa Iiga Gidhiisha
24:35
GALMUDUG TV
Рет қаралды 306 М.
Xuska 41 guurada Kacaankii 21 ka Oktoobar
9:24
Ceegaag Tv
Рет қаралды 9 М.
WADANI -somali nationalist songs
15:01
Taariikhi
Рет қаралды 338 М.
Xuskii Dabbaaldagga 21 Oktoobar 1977 - Somali Military Parade 1977
26:18
Taariikh Archive
Рет қаралды 1 МЛН
Sanadguuradii 14 aad ee Kacaankii barakaysnaa
47:21
Aftaag Production
Рет қаралды 96 М.
Siyaad barre | Halyay mise Dikteetar | Documentary
18:25
Waaberi Media
Рет қаралды 1,1 МЛН
The Mighty Somali Army 1980's
15:38
Bartamaha
Рет қаралды 686 М.
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 519 М.