"Sayid Maxamed wuxuu ahaa nin 20 sannadood gaal iska dhiciyey, lakiin gafaf badana leh"Sh.Mustafe

  Рет қаралды 12,527

KF Media TV

KF Media TV

Күн бұрын

Kala Soco KF Media TV , Wararkii u Danbeeyay , Barnaamijyo ku xiisa Galiya , iyo Warbixino. Subiscribe , Like and Comments

Пікірлер: 48
@HassanSharif-k9d
@HassanSharif-k9d 2 күн бұрын
Mansha Allah Jizaka lahi khayr Sheekh Mustafe Daaci Alle Yaqana
@mohamedabdiyusuf519
@mohamedabdiyusuf519 2 күн бұрын
@@HassanSharif-k9d nin dalkiisa kasoo horjeeda khyr adun iyo mid akhiro ma leh somali qudhuun ninka aaminsan ma rabnow waadadna noo ahaa nomana tirsanaa
@faadumocali5574
@faadumocali5574 Күн бұрын
Jasakalah kheer Allah ha ku xifdiyo sheikh musdaf Haaji harun ❤
@Guuleedagaabeeye
@Guuleedagaabeeye 2 күн бұрын
Sh. Mustafe iyo barxaddii barakaysnayd ee Noradin Boys qaybtii jigjiga yar. Goobtaa yar waxaa lagu sari jiray qiyaastii arday 2,500 ku dhawaa xilligaygii. Qof magac iyo saamayn ku leh bulshada soomaalida oo aan halkaa la keenini waa yaraa ha ugu badnaadeen culimaduye. Intii aan dhiganayay culimo badan baa timid laakiin nasiib umaan helin Sh. Mustafe Xaaji.
@taatikoofficial1223
@taatikoofficial1223 Күн бұрын
Sayidku halyay somaliyed buu ahaa somaliyed 🇸🇴
@fataaxhilaali5487
@fataaxhilaali5487 2 күн бұрын
Mansha allah sheekh ilaahay dartii baan kuu jecelnahay allaha ku xafido 😍😍❤️❤️❤️❤️
@haykalchannel4303
@haykalchannel4303 Күн бұрын
Mnsha'Allah tabarakalah
@Birds-i5b
@Birds-i5b 4 сағат бұрын
Sayid maxamed cabdule xasan was heroic man to Somalian if that's was case today hargesia half will Christian
@abdifatahdayibabdirahman4987
@abdifatahdayibabdirahman4987 2 күн бұрын
Umadda Aad Rabto Inaad Guumaysato Ama Disho Ama Hanka Laga Dilo Waxa Loo Akhriyaa Taariikh Saqiirka
@kimu24june
@kimu24june 2 күн бұрын
Well said man
@kimu24june
@kimu24june 2 күн бұрын
The title of the video is wrong. The sheikhs alot of important things why pick only sayid part?😮😮😮
@yasinaware9939
@yasinaware9939 Күн бұрын
Maxey ku dhibeysaa
@sahalduale7531
@sahalduale7531 Күн бұрын
​@@yasinaware9939 the wrong title wayee
@mohamedmustafe7858
@mohamedmustafe7858 Күн бұрын
@kimu24june afka hooyo maad ku shegtid intaas mise aqon baad ingriska moodey
@sahalduale7531
@sahalduale7531 Күн бұрын
@@mohamedmustafe7858 Dal shisheye inuu kusoo koray ood gaaraneyn sida sooblaga ma yaabo? Mxaay tahay sababto ingriis buu aqoon mooday caqligaga uga soo dagdageyso. Ta adab ya akhi 😘
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 Күн бұрын
Click bait. May Allah guide us.
@faadumocali5574
@faadumocali5574 Күн бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 күн бұрын
🕋😭😭Allaahu Akbar Allow adaa u hiiliya jzk khayr
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 күн бұрын
Allaahu Akbar waa run wuxuu ka billaabay BerBera iyo baadariyaallku fadhiyeen 😭⁉️somali xaasid nimada iska daaya is daaya cadowna yaanu dib idiin cunin
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Күн бұрын
Sheekhani Somaliland ha difaaco oo dadkeeda Cadowga ha ka difaaco si reer Somaliland u caawiso dadka Somalia-Talyani iyo dadka kale ee Somalida ah. Muwaadin iska ilaali Sheekh aan danta iyo Dawladnimada Somaliland aan xoojinayn. Ninkan Afkiisa Somaliland ha ku difaaco ama ha ka guuro oo cida uu difaacayo ha u tago. Muslimiin baanu nahay dalkooda aan cidna u ogolayn in qabsadaan.
@abudarda00
@abudarda00 11 сағат бұрын
Cinwaanka badal wa Qalad waana fitna iyo shar ka shaqayn. Sheekha khudbad fiican iyo waana ayuu bixiyey
@MustafeMahmuudMustafeMah-bi7nh
@MustafeMahmuudMustafeMah-bi7nh 2 күн бұрын
Voolyam maxa laga wada ceeb mahn ma aqaan
@abdirahmaanomer3060
@abdirahmaanomer3060 2 күн бұрын
ceeb maaha wll waxaanad garanayn dadka inaad waydiiso volume micnaheedu waa qayb tusaale buug hebel waa intaas oo majaladood micnaha qaybood
@MustafeMahmuudMustafeMah-bi7nh
@MustafeMahmuudMustafeMah-bi7nh 2 күн бұрын
@@abdirahmaanomer3060 thanks sxp
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 2 күн бұрын
Volume = Mug
@abdirahmaanomer3060
@abdirahmaanomer3060 Күн бұрын
@@abdillahinuux7583 waa dhinacaca sceince iyo eray bixinta cilmiga
@Banuhashim237
@Banuhashim237 2 күн бұрын
HUWANTA ICTISAAMKA. WAA LAGU HAYAA MAALIN DHAW.
@MouniraARAHMAN-ng9zn
@MouniraARAHMAN-ng9zn 6 сағат бұрын
sheekha ka xishood
@CawaalegeediCiirshe
@CawaalegeediCiirshe 21 сағат бұрын
2124 ka markay taariikhdu soo gaadho 100 sano ka dib maxay faalada Arsinal ama shabaab noqon doontaa ma in ay ahaayeen rag gaal mudo dheer ladagaalamayey oo guushu raacday mise niman gafaf badan lahaa oo laga taqalusay aakhirkii ilayn weli iyaga lagama taqalusine, Aniguse sheekh waxan u aqaanay sayidka nin reer miyiga xoolaha ka dhaca oo shacabka uun gaada aakhirkina laga taqalusay.
@mahadfarah9031
@mahadfarah9031 13 сағат бұрын
ma kala foga
@xaajia2219
@xaajia2219 8 сағат бұрын
@cawaalegeediCiirshe Xanuunka ku haya Allaha kaa caafiyo. Somalida qaar badan oo ka mid ah cudurada dhimirka beey qabaan Allaha caafiyo. Sheekh Sayid Maxamed Cabdillahi Hassan waa nin Engriiska aa kabaha u leeftaan baa u qiray waxa uu ku dhigay. Markaas la meel dhigeesaa Nacasyo xun xun oo Hargeisa laga soo diray sideey caruurta iyo haweenka Mogadishu ku soo dhaweeyay Qarax ugu badalay, maxaa yeelay waa Ictiraaf Doon. Duf ku baxa maxaa ka foolxun
@ShucaypSiciid
@ShucaypSiciid 13 сағат бұрын
Ina cabdule xasan shaydaan ayuu ahaa ciil qabe arsii wada ayuu ahaa reero dhan oo ciil wayeelba leh ayuu gumaadey
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 12 сағат бұрын
ODAYGII WEYNA MA NIN KANEECO AY KU DISHAY IIMAY AYUU CARUURTA LASOO HOR FADHIISTAY MAANTA(ADIGUBA CAQLAAD LEEDEHEE CARAR MAXAA DHAAMA)😂😂😂
@HooyosareedoCige-wv9fs
@HooyosareedoCige-wv9fs 2 күн бұрын
Adeer nabari maysid wuxuu ahaa Baldwin uceli waxii focil uusameeyey maxaa sax maase qaldan
@mohamedabdiyusuf519
@mohamedabdiyusuf519 2 күн бұрын
Adigow somaliland ky badhaadhay oo shekh huwanta la shsqaystaa oo damiir laawey weyn ah markii hore wan ku raacsanaa laakin imika in lagu toogtay ahayd dowlad adag ayan jiran oo kan wadaad ku sheyga ah ey munaafaqa ictisaamka ah ey mustafaha na dhahow halkaa wadaada darood dadkooda iyo deeganadooda u hadlaan ayu kan ictisaamkii garan waaye
@qalbidaryeele
@qalbidaryeele 2 күн бұрын
Culimada kaxisho OO cafisna waydiiso inta aad noolyahay Adna aad noshahay alle na cafis waydiiso oo culimo iyo camo caruur iyo ciroole mid Yar iyo mid wayn qofna hacaayin walaal
@khaledjamac1721
@khaledjamac1721 2 күн бұрын
Ilaahay haku cafiyo maxamedoow
@kimu24june
@kimu24june 2 күн бұрын
Hooyada iyo wixi qabiilku kudex bakhtiyay was .Doqon doqon dhalay Ayaad tahay. Face to face waxaa maudihi kartaa
@MaxamedFadxi-vf6nz
@MaxamedFadxi-vf6nz 2 күн бұрын
Labo mid uun baad rahay Jesus cadawga u adeega ama ajnabi luuqada bartay
@mohamedabdiyusuf519
@mohamedabdiyusuf519 2 күн бұрын
@@MaxamedFadxi-vf6nz aabaha iyo waxad tahayba wasay anigu nin idaaqidim aaminsan ban ahay oo somalia qudhunka an jecyleyn oo issaq un rabaa laakin ninka isaaq ey faqashta amaana waa xaraan ibnu zaaniya cidu doona ha noqday asniga waxba igama galin wadaadan dambey ey wahaabiyada ey ictisaamta ah ey qudhunka argagixisada la shaqaya
Sheekh Mustafe Siirada Nabiga (ﷺ) | Qaybtii 1aad
2:53:38
Siirada Islaamka
Рет қаралды 63 М.
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 52 МЛН
محاضرة الأمن الفكري للدكتور: سيف الهادي
1:31:13
مركز السلطان قابوس العالي للثقافة والعلوم
Рет қаралды 3,4 М.
WAAR DAG DAG AH September 23,2024
40:55
Sharma Media
Рет қаралды 19 М.