sh Abdullahi Macalim Abdirahman

  Рет қаралды 158,616

Puntland Broadcasting Corporation

Puntland Broadcasting Corporation

9 жыл бұрын

Пікірлер: 139
@abasibrahim9806
@abasibrahim9806 4 жыл бұрын
Sheekhan wa codki igu horeeyay ee aan maqlo ano yar xaqiiqda hudheelki igu horeeyay e aan ka maqlo waxa u ah burco hudheelka 0 rooga ama istaanka hargaysa ama Barbara kaso horjeedkisa wan yara ila 24 aya aha wan dhaqaaqi wayay markaan maqlay hudheelki so dhex istaagay waan macansanayay codkan qaab aan u fariisto hudheelka dhexdisa wan garan wayay lacag aan wax ku dalabadana maan hysan aadban uga xumay kadib biyo cad ayan ka cabay hudheelki kadib kursi ayan qatay o aan dabada ku faristay ilaa 4 sacadood fadhiyay nin hudheelka waxu igu dhahay maxa ka ibina san dhahay walaalow quranka dhageesa markasu iga tagay maasha allaah halkasan sheekha ku bartay waan waan raadin jiray xata magaciisa ma aqoon sidoo ano u jecel baridanbena taalhi malin ano hargaysa jooga ayan maqlay codkii sheekha waxaan maryay istanka Barbara e hargysa hudheelka masajika kaso horjeeda xagii hudheelka u dhaqaaqay hudheelkan hortisa la fadhiiso dadba ku ganacsada meel cidla ah ka dhageesanayay malintana maasha allh barakalah sheekhuna hadana wa marki aan sadexaad ee aan si farxad leh aan ku helo nolshayda qaybuu ka yahy waxaba nagadheexaya imaanka isu kaayo keenay
@abdikaniqaloon3440
@abdikaniqaloon3440 3 жыл бұрын
Wall quraankiisa oo dhamaystiran ma heli karaa? Alle ha ku xafidee
@kaydguled5676
@kaydguled5676 4 жыл бұрын
SH CLAAHI MACALIN CABDURAXMAAN ILAAHAY NAXARIISTII JANNO HAKA WARAABIYEE WAAN KA XUMAHAY INAAN QURAANKA OO DHAMAYSTIRAN LAGA DUUBIN...SHEEHU WUXUU ASTAAN U YAHAY SIIQADDA SOMAALIGA AH EE QURAAN LOO AKHRIYO..MAAHA CARAB ISKA YEEL AMA SUDAAN SIIQADOODA... THIS IS SOMALI NATIVE RECITATION OF QURAN
@yaqoobafjar3725
@yaqoobafjar3725 5 жыл бұрын
Allah ha u naxaristo adeer abdulahi moalin abdirahman sheikh mohamed
@jaamacbritish7736
@jaamacbritish7736 3 жыл бұрын
allaah ha u naxariisto shekh claahi macalim craxmaan
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile 2 жыл бұрын
QOFKII Kheyr Hormarsada WA sas Dadka oo dhan BA u duceynaya
@sacadyusuufyasiin-gt1yg
@sacadyusuufyasiin-gt1yg 4 ай бұрын
alle ha unaxariisto sh C/HI MACLIN
@mowliidibrahim3185
@mowliidibrahim3185 4 жыл бұрын
ilahay hawnaxaristo sheekha waan jeclay sida uu quraanka u khariyayo iyo codkiisa
@bisharigal2960
@bisharigal2960 5 жыл бұрын
Allahow naxariistaada ku irzaaq shiikh codkiisa qalbiyadeena ugu raaxeeyay kalaamullahi
@fadumoawil5601
@fadumoawil5601 2 жыл бұрын
Alle ha ugu deeqo oo ha geeyo janatul fardawsa sheekh CABDILLAHI MACALIN
@ubuntuafrique5802
@ubuntuafrique5802 4 жыл бұрын
Allahu Akbar What a beautiful voice. His qiriat reminds me of my late father. May Allah swt have mercy on them both
@ayubmusse276
@ayubmusse276 7 ай бұрын
Thats my mother’s dad
@fuaadmohumed9146
@fuaadmohumed9146 2 жыл бұрын
Alayarxamu aamiin
@fadumohassan8138
@fadumohassan8138 5 жыл бұрын
Sh abdullahi sida ad allah kalamkiisa noogu raaxaysay jannadii fardowsa ugu taahayso insha allah bi idmilah
@shaafiabdi8273
@shaafiabdi8273 4 жыл бұрын
ala shikhu cod macaanaa masha Allah
@ahmedfarah4356
@ahmedfarah4356 2 жыл бұрын
Masha Allah beautiful. Allah ha unaxariisto. 🙏
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile 2 жыл бұрын
Cod Macaana carbtii BA LA yaabay xataa
@mohamedyusuf4897
@mohamedyusuf4897 4 жыл бұрын
Allah waxaan uga baryay Jannah Firdowsa, Cod macaana. Masha Allah
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 5 жыл бұрын
Tolow qiraa'ada sheekhan oo dhameystiran xagen ka helaa wlhi qalbigu ku dhaqaajinaya aun sheekha hana ugu daro miisanka wanaagyadisa
@ASCCTV1
@ASCCTV1 5 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto.aamiin Xagee laga helaa quraanka oo dhan sheekhan waa codka macaan yahay Masha allah
@ahmedfarah4356
@ahmedfarah4356 2 жыл бұрын
Xattaa anigu waan waayey
@abdiahmeddirie1643
@abdiahmeddirie1643 5 жыл бұрын
ILAAHAY HA U NAXARIISTO SHIIKH CABDULAAHI MACALIN CABDIRIXMAAN
@abdiahmeddirie1643
@abdiahmeddirie1643 5 жыл бұрын
ilaahay ha u naxriisto shiikh cabdulaahi macalin cabdirimaan
@adanali7889
@adanali7889 5 жыл бұрын
What a soothing voice may Allah grant you janatul firdos ....sheikh abdullahi
@mahadjama5741
@mahadjama5741 Жыл бұрын
Pp
@abdiahmeddirie1643
@abdiahmeddirie1643 5 жыл бұрын
fadlan hadaad haysaan codka shiikha cabdulaahi macalin cabdirixmaam aad baa loogu baahan nyahay soo badiya suratul yaasiin keliya yaan iminka haynaa haddaad heli kartaan quraanka oo dhamaysatiran
@naasiraxmed9755
@naasiraxmed9755 3 жыл бұрын
اللهم ارحمه ونور قبره ووسع مدخله واجعله مع الذين أنعمت عليهم من النبيين والصدقين والشهداء والصالحين وحسن أولئك رفيقا
@cawilgeelle3746
@cawilgeelle3746 2 жыл бұрын
Naxariis alaha siiyo
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile 2 жыл бұрын
Amiin
@KayseCabdi-yw2qq
@KayseCabdi-yw2qq 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@somrentandsellingcompanay667
@somrentandsellingcompanay667 5 жыл бұрын
Illahay janatul fardawsa haka waraabiyo sheekha inagana allah haynagu anfaco codka macaan ee quraanka kariimka ah
@ibrahinjirdeaxmedaxmed9904
@ibrahinjirdeaxmedaxmed9904 8 жыл бұрын
cod macaana Rabi janooyinkisa hakugu casumo SHEIKH Cabdilahi macalin
@abdullahinour8528
@abdullahinour8528 Жыл бұрын
Fadlan Quraanka oo dhamaystiran mala hayaa Sheekhan Allah ha u naxatiiste
@kyewalabyeuthuman9781
@kyewalabyeuthuman9781 3 жыл бұрын
Maasha allah
@liihaaji5664
@liihaaji5664 4 жыл бұрын
Masha Allah allow kunaxariso shiikh Cabdulahi Macalin cabdrixman❤
@husseinaabdille8023
@husseinaabdille8023 5 жыл бұрын
Alhamdulilah saqtu sh.Cabduahi.
@husseinaabdille8023
@husseinaabdille8023 5 жыл бұрын
LA hakaraliahado
@fadumohassan8138
@fadumohassan8138 5 жыл бұрын
Allahayow sheekhan u dhamaystir wanag dhantiis oo xaga ka sugnaday Walalayal in ilahay idin naxariisto waxad ii soo raadisan sh cabdulahi macalim cabirahman qi raa adiisa oo dhamaystiran Jisakumullah
@ilwaadhassan1423
@ilwaadhassan1423 2 жыл бұрын
Alla ha unariiisto abti shiikh abdulahi maclin abdirhmaan waxa noga tagatay wax wangsan oo an kugu xasuusno nasiib uma anan yelan in an aduunka ku kulano abti wan ku ducayn wa habym jimco ah ilahy wan ku waydiin danbi dhaaf cafiz allow catabta ka bad baadi abti ad ba u jeclahy qiradada
@hawdiyocalaydhmedia672
@hawdiyocalaydhmedia672 5 жыл бұрын
Allah naxariistii jano ha siiyo sheekhan in badan ayaan raadinayay qiraa'adiisa allhamdulilaah caawa waan helay, Eebbow janooyinkaaga ku macsuum shiikha.
@abshirfaarax2420
@abshirfaarax2420 4 жыл бұрын
Allaha unaxariisto Aamiin Aamiin Aamiin
@jamaalaadan-om2ej
@jamaalaadan-om2ej Жыл бұрын
msha allh🥲🥲
@maxamedcarab3084
@maxamedcarab3084 2 жыл бұрын
Ilaahay haunaxariso aamin
@shukrimohamed6465
@shukrimohamed6465 7 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto abdulahi macalin abdirahman
@ffghhhughhhjui266
@ffghhhughhhjui266 8 жыл бұрын
mansha alaah cood macana ilahayow ku naxariso
@CyberLx
@CyberLx 2 жыл бұрын
Rabi ha u naxariisto, wuxuu ka mid ahaa SSDF iyo radio kulmis.
@Mass998
@Mass998 2 жыл бұрын
Waa sheekhii mujaahidiinta.
@axmedcadilqalinle4096
@axmedcadilqalinle4096 5 жыл бұрын
ALLAAH HA RAXIISTO SHEEKH CABDILAAHI MACALIN CABDIRAXMAAN XUSUUS GAARA AYUU NAGU LEEYAHAY WLL QOFKII HAYA CAJALADIHII UU DUUBAY SHEEKHU HASOO GELIYO BARAHA BULSHADA BIFADLAK
@abdiahmeddirie1643
@abdiahmeddirie1643 5 жыл бұрын
ilaahay ha kuu naxariisto jano fardawsa ilaahay ha kuugu bishaareeyo shiikh cabdulaahi macalin cabdirixmaan
@sacdiyocabdi1159
@sacdiyocabdi1159 4 жыл бұрын
Ilaaahow hoygaga janda ka dhig cod macanye shikhu allaha ku naxaristo 🤲
@hoobaan8674
@hoobaan8674 4 жыл бұрын
Maanshallaah jazkalaa khayr Illaahay haw naxriisto aamiin
@liibaanmaxamedyusuf4087
@liibaanmaxamedyusuf4087 3 ай бұрын
2024 dhagaysanay 😢
@CabdiwaliIbraahinsigis
@CabdiwaliIbraahinsigis Ай бұрын
Cawaliibraahim
@maxamedcarab3084
@maxamedcarab3084 2 жыл бұрын
Fadlan mahelaysa qaybo kale sheekh cabdulahi macalin cabdiraxman
@hagleabdulqadir2829
@hagleabdulqadir2829 3 жыл бұрын
Allaha unaxariisto ader shiikh cabdilaahi macalin cabdiraxmaan
@abdiahmeddirie1643
@abdiahmeddirie1643 5 жыл бұрын
ilaahay ha u naxariisto shiikh cabdulaahi macalim cabdi rixmaan
@aaziizhassanhamze1074
@aaziizhassanhamze1074 5 жыл бұрын
Abdi Ahmed Dirie
@halkahaleel794
@halkahaleel794 5 жыл бұрын
Mansha allah Qaab cajiib ah oo ina xasuusinaysa sidii soomaalidii hore quraanka u akhriyi jirtay
@wardiqawdhan557
@wardiqawdhan557 5 жыл бұрын
Haa wlhi alla cod macaanaaaaaaaaaa
@wardiqawdhan557
@wardiqawdhan557 5 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto sheekha
@abdiwalifarah5079
@abdiwalifarah5079 8 жыл бұрын
maasha Allah ilaahay haw naxariisto
@zeynabbiixi1565
@zeynabbiixi1565 5 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto abtigay SHEIKH abdilaahi macalin abdirahmaan sheikh Mohammed
@xawamaxamed1283
@xawamaxamed1283 4 жыл бұрын
Allaha u Naxariisto awoowahay janno fardowso allaha kuugu bishaarayo aamiin aamiin aamiin
@adanali7889
@adanali7889 6 жыл бұрын
Mashalllah illahiyow kurahmaa
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
SHEEKHA ILLAHOW JANO FARDUUSA GEE AMIIN SIDUU QURANKA U AKHRIYAA WAA SI NIYAD AH MABA MOODIID SOMAALI
@abdiahmeddirie1643
@abdiahmeddirie1643 5 жыл бұрын
ILAAHAY HA U NAXARIISTO SHIIKH MACALIN CABDIRIXMA JANO FARDAWSA ILAAHAY HA KUUGU DEEQO
@faysalxuseen7938
@faysalxuseen7938 5 жыл бұрын
Abdi Ahmed Dirie
@mahirmanka6595
@mahirmanka6595 6 жыл бұрын
Masha allah allah ha u naxaristo
@hudahudalucky6913
@hudahudalucky6913 5 жыл бұрын
masha allah
@ahmedfaarah7250
@ahmedfaarah7250 6 жыл бұрын
Alle yaa arxamu ader Abdilaahi
@abdikarinahmed9536
@abdikarinahmed9536 6 жыл бұрын
Allaha u naxariisto sheikha
@muktarali2743
@muktarali2743 9 жыл бұрын
Maasha alla alle ha u naxariisto waa sheekhccod macaane
@Mohamedmohamed-us5pm
@Mohamedmohamed-us5pm 7 жыл бұрын
mashaa allah allow unaxariiso
@anabisse2828
@anabisse2828 7 жыл бұрын
mansha.alaah
@mohamedmohamud3432
@mohamedmohamud3432 4 жыл бұрын
Exactly waa qiraa adii soomaalida u akhriyijirtay In badan baan raadinaayey sideedba maaha inaad qof kale jishid sida ilaahay codkaaga gaarka ah kuu siiyey ugu akhir codkaaga iyo siiqadaad ku kalsoonow adigaa quraanka tajwiidksana dhawraya oo xarafaha meeshay ay kasoo baxayaan ilaalinaaya iyo xarakada shedka midka dhamaan sidaas ayaa haboon Don,t imitate someone else
@kaydguled5676
@kaydguled5676 4 жыл бұрын
THIS IS SOMALI NATOVE RECITATION OF QURAN
@adanali7889
@adanali7889 6 жыл бұрын
Illahiyow janadhaa kawarabi
@timocadecade9781
@timocadecade9781 5 жыл бұрын
qiraankii uu akhrijirey waa lawaayey cot cajiiba ayuu lahaa allow kuu naxariiso
@abdirahmanbarre3550
@abdirahmanbarre3550 3 жыл бұрын
35 sano kahor ayaan dhagaystan ilaa yoomu hadaa maskaxdayda wu u kusoo dhacaa illaahaw unaxariiso
@sofiabdirahman4808
@sofiabdirahman4808 8 жыл бұрын
Ilaahay Janna Fardowso hakawaraabiyo 😢😢😢
@cabdixasan2622
@cabdixasan2622 5 жыл бұрын
allowka abaal mari
@abdullaabdulla9761
@abdullaabdulla9761 3 жыл бұрын
taf siir wal asri
@mohamedyusuf4570
@mohamedyusuf4570 5 жыл бұрын
Allaha u naxariisto codkiisa waa lagu raaxaystaa
@saahirlayl7882
@saahirlayl7882 3 жыл бұрын
mashallh
@ahmedlangadhe6939
@ahmedlangadhe6939 3 жыл бұрын
illaa hayow janatul fardawsa kawa raabi
@kinghcm559
@kinghcm559 4 жыл бұрын
Qiraa adan yaa ii sheegaya
@husseinabdullahi5066
@husseinabdullahi5066 4 жыл бұрын
shack Abdullah abdirahiman
@mustafahassan6581
@mustafahassan6581 7 жыл бұрын
Ilahay how naxariisto shiikha
@hawobashir5579
@hawobashir5579 4 жыл бұрын
shekha waxuu Ku dhintay burtinle oo Ka tirsan gobolka mudug waan jogay anigu asagoo sooman baa gari Kala goyey Alle Jano hawgu deeqo janada ugu saraysa shekh cabdulaahi Macalin cabdiraxmaan islaan
@zareyeofficialchannel2847
@zareyeofficialchannel2847 4 жыл бұрын
Wll Tafaasiil dheerada iga sii sheekha
@osmanmumin6606
@osmanmumin6606 Жыл бұрын
Sanadku dintey gormawaye???
@kaydguled5676
@kaydguled5676 4 жыл бұрын
THIS IS SOMALI NATIVE RECITATION OF HOLLY QURAN..NOT ARABIC OR OTHER NATIONS RECITATION...I FEEL SPIRITUAL
@geesigacagaaran7968
@geesigacagaaran7968 5 жыл бұрын
Masha Allah wllhi markaan maqlaba waxan soo xasuustaa wakhtigii aan malcaamada ku kallihi jirnay ayaan ka maqli jiray meherado farabadan oo sheekhan codkiisa lagu raaxaysanayo ka baxayaan xusuus Allow janooyinkaaga kugu casuum sheekh.
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 2 жыл бұрын
Meesha laga maqlo iyo cidda dhegsysata codkiisaba dil iyo dacas ayay ahaayeen, ninkan wuxuu sample ama calaamad u ahaa kooxihii halganka hubaysan kula jiray dawladdii Kacaanka ee horseedka uu ka ahaa Regime-kii Siyaad Barre. Ma fahmi karaayo ninkan dhahay meel kasta waa laga dhegaysan jiray haddii aanu ujeedin intii ka danbaysay Siyaad Barre.....!!!!!.
@abdullahi6874
@abdullahi6874 5 жыл бұрын
Yaa ii sheegi kara sheekha akhrinaaya ma nool yahay mise wuu geeryooday hadii uu geeryooday xiligee uu nooaalaay jawaab mahadsanidiin
@wardiqawdhan557
@wardiqawdhan557 5 жыл бұрын
Uu dhintay baan maqlay wll Radio halgan ayuu kasoo geli jiray sannadkii 1988 kii Idaacadaas oo ay lahayd jabhadii S.N.M
@shaafiabdi8273
@shaafiabdi8273 5 жыл бұрын
walaal ino raadiya hadii caajalo kale laga hayo wadaadku
@cabdixasan2622
@cabdixasan2622 5 жыл бұрын
Shekhu waxa nolaa xiligii 1980kii waxa uu ka mid ahaa radio hagalan ilaacadii zzn
@siciidcawil710
@siciidcawil710 5 жыл бұрын
Wuu noolyahay habrrn dhaweydbaa la waraysanaayey 13 5 2019 ayaan tvga ka arkay isagoi waramaya
@sakimuxiyadiin7935
@sakimuxiyadiin7935 5 жыл бұрын
Sheekhu uudhintay ilaahay ha. Unaxariisto wll
@abdullahimoalim1763
@abdullahimoalim1763 5 жыл бұрын
Ather Kay illahi jannah ha gilliyo
@shaafiabdi8273
@shaafiabdi8273 5 жыл бұрын
walaal ilahay hakaa ajar siyo adigana ee idaacadihi lagaso daan jiray ino weydi in ay kahayaan cajalo kale youtubkana halaso galsho
@shaafiabdi8273
@shaafiabdi8273 5 жыл бұрын
kaydkii idacadihi soo daan jiray laga wayi mayee
@abdiahmeddirie1643
@abdiahmeddirie1643 5 жыл бұрын
asc walaal fadlan hadaad aragtid qoraalkaan walaal raadio quraanka shiikha inta aad helki kartid
@cumarmaxamuudaadancumaryre7350
@cumarmaxamuudaadancumaryre7350 6 жыл бұрын
Yaa arxamraaxamiin
@shaafiabdi8273
@shaafiabdi8273 2 жыл бұрын
Tarting iyo ku raaxaysi bu ku akhrinaya
@jamaalyare4541
@jamaalyare4541 4 жыл бұрын
Waxaan kamaqli jiray radio halgan ee jabhadii snm .ilaahow unaxariiso
@cismaanfirixfirix9510
@cismaanfirixfirix9510 4 жыл бұрын
Maanshaa allaah
@yusufabaadir9597
@yusufabaadir9597 4 жыл бұрын
Walaal cajaladihiisa walaal ii sheega jalkaan ka heli
@moamiinsaynab5042
@moamiinsaynab5042 4 жыл бұрын
Waxan idiinka codsNayaa qurankan oo dhamaysriran macna sheekhan hadii aad haysan codkiisa wadmahadsantihiin
@abdishakuurmaxamuud8405
@abdishakuurmaxamuud8405 5 жыл бұрын
Walaal adoo raaliya magaca shiikha waxaad raacisaa magaca suurada "surah yasiin" dadka surada yasiin dhagaysigeeda rabaa markay youtubeka waydiiyaan si uu ugu soo boxo oo dad badan udhagaustaan si ajarku ugu bato marxuumka.
@shaafiabdi8273
@shaafiabdi8273 5 жыл бұрын
sax
@yasminmo9668
@yasminmo9668 5 жыл бұрын
Waxaan maqlay sheekhaan shil qaari ku dhintay meel gaalkacyo u dhow ilaahay hau naxariisto
@shaafiabdi8273
@shaafiabdi8273 5 жыл бұрын
walaayaal quranko dhan hadii lahelayo hanoloso galiyo youtubka
@yusufabaadir9597
@yusufabaadir9597 4 жыл бұрын
Bayjkiisa halkeen ka helaa walaalayaal?
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 Жыл бұрын
30 sano ka badan ayuu muutanyshay.wazaY page kiisa aad ranto h😊😊
@aragsanaragsan8183
@aragsanaragsan8183 4 жыл бұрын
qofki cajiladihiisa meel ku garan ha iso sheego
@abdirahmaanjabarti9193
@abdirahmaanjabarti9193 4 жыл бұрын
aniga ayaa haya wlo soddonka jizba ee sidee ayaynu youtube ugu wareejin karanaa aragsanay wlhi khayr ayaynu ka helaynaa
@aragsanaragsan8183
@aragsanaragsan8183 4 жыл бұрын
fb ama whatsapp iso sheeg aan kala soo xiriire
@abuukaraweys6493
@abuukaraweys6493 4 жыл бұрын
Alle qeer baddan haku siyee yutubka onoo soo gali walal
@AhmedHussein-pq4pr
@AhmedHussein-pq4pr 4 жыл бұрын
@@abdirahmaanjabarti9193 inader sidaan ku helaynaa adoo mahadsan
@hassanabdi305
@hassanabdi305 4 жыл бұрын
Walal noso galiya wan idinsugeyna ajar alaha idinka siyo wan idin duceynyna
@mohamedabdalla6731
@mohamedabdalla6731 4 жыл бұрын
Qiradee ku akhrinayaa tolw xafsa maaha
@cumarmaxamuudaadancumaryre7350
@cumarmaxamuudaadancumaryre7350 6 жыл бұрын
Ilaahaw codkiisoo kale dhalinyarda sanadkan Ku dayataa
@mrhassanabdirahman7903
@mrhassanabdirahman7903 6 жыл бұрын
Mansha alh Ilahay Haw Naxaristo
@akram50k37
@akram50k37 5 жыл бұрын
Masha allah
@akram50k37
@akram50k37 5 жыл бұрын
Waxan raba shekha allah hakajasa isiye quran uu akhrinayo oo kale fadlan hadad hayso isheg wllo
@abdikheyrmusahussein8762
@abdikheyrmusahussein8762 5 жыл бұрын
cumar maxamuud aadan cumaryr e
@SomfilmsFHD
@SomfilmsFHD 2 жыл бұрын
Ka hor inta aannu wahaabigu inoo iman sidan baynnu quraanka u akhriyi jirnay
quraan sh c.lahi macalin c.raxmaan
17:25
QAADIRI
Рет қаралды 128 М.
🌊Насколько Глубокий Океан ? #shorts
00:42
1 or 2?🐄
00:12
Kan Andrey
Рет қаралды 48 МЛН
sh saalax macalin xafadahu allah
4:23
شبكة الدين
Рет қаралды 44 М.
Qabrigii SHEEKH ISXAAQ
15:11
Qays Qeyser
Рет қаралды 336 М.
GOORMA KUUGU DAMBAYSAY TAFSIIRKII SH ADAN SH ABDULLAHI
15:27
Salafmedia
Рет қаралды 74 М.
🌊Насколько Глубокий Океан ? #shorts
00:42