Tartan dhaqaale ayaa jira oo xaga cilaajka ah lkn dadoow ma hoos u dhc dhaqaalaa ku yimid sheekhan isagaba wixui haystaa cilaaj uu uu dadka ku dhibay o 3 da habeenimo la imanayo hadana waxaad isasii diiwaan galinaysaa 20 cisho ka hor dadyow ilaahay aamina
@@Allaahu_akbbarmaha walaal aniga waan yaqaanaa shaqsiyada sheekha maha qof dhaqaaale qiimeeya lilaahi inay ka fahay ayaan rumaysanahay anigu
@Allaahu_akbbar3 жыл бұрын
@@kalsoormediaaniga iiga waramimaysid xaqiiq marka aan kuuula hadlo waxaa laysku hayo waa dhaqaale sheekhii dhaqaalihii ayaa loogu yimid marka waa cidiyo ku dagaalan walaahu aclam
@Macalimow483 жыл бұрын
Masha Allah sh Maxamed sh Ismail sheekhu arin aad u muhiim ah ayuu ka hadlay war hooy muqaalka share gareeya dadka gaadhsiiya si looga faaiideysto arinkaan dadka looga badbaadiyo
@Xaq-raace3 жыл бұрын
SHEEKH Moxamad Ismaa'ciil Rabbi ha ku barakeeyo.
@halimaabdi89553 жыл бұрын
Allaahu mustacaan Ilaahow nabadbaadi
@mariamab57463 жыл бұрын
walaahi waa yaab sheeqoow jasaaka laahu qeyr
@a.risaaqali212610 ай бұрын
M.Alllh sheikh Mohamed alle haku xifdiyo
@somalilandarchaeologicalas77223 жыл бұрын
Ilaahay ha xafido sheekha halkeedii ayuu dhigay
@maniishbossa.k4138 Жыл бұрын
Haa walahi. Barteeda ayu digey
@sbofficial31403 жыл бұрын
Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah. Wale Anigaa wax Kala kulumey sh. Waxaan Maqaley Quraan Qeyb ah baa jirah,Lacag 100 doolar ah baan u direy Ragaas mid ka mid ah.3 habeen baa waxaa ii imaaneyey Asgoo Jin wata. Quraan iyo Adkaar baana ku seexdaa. Maatey waan ogahey in ay jiman ku shaqeestaan,
@umucabdalereehabarwaa36733 жыл бұрын
Maaashaa allaah shukran sh waaruntiiiii
@MohamedAbdi-hj3rk3 жыл бұрын
30 sanno ka hor waan arkay wakhtigaa aqoontani ma jirin wax sidan layku fahamsiiyey
@al-ad-aniya40483 жыл бұрын
Indha sircaad . (سَحَرُوٓاْ أَعْيُنَ ٱلنَّاسِ وَٱسْتَرْهَبُوهُمْ ) صدق الله العظيم Inta badan 5 dollar baa laseeyey ee Jin ba meesha kama hadlayee, iyadaa caadi u hadlaysa oo iska gariirinaysa.
@hassanabdullahi49473 жыл бұрын
Manshallah sheikha kheyr allaha siyo
@dontgetserious20233 жыл бұрын
Subxana allh allh nagaqabta allaa kamagan galnay
@GaBal_DaYe3 жыл бұрын
Dadkaa waxaas aaminayaa kawaran subxanallah
@nimoomar5957 күн бұрын
Alla anaa sixir la rafaadsan yaa alle kheyr siiyaa oo number ka sheekha isiiya😢😢
@sahankanolosha59002 жыл бұрын
Sheekhaygii 🥰
@Xalimo332 жыл бұрын
Allaaha yaxfadak sheikh
@ayansalah77293 жыл бұрын
Sheeqow jazaaka allah
@rahimaali57623 жыл бұрын
Anba waan yaabana mrkaan dawado
@nuuraabdullahi49903 жыл бұрын
Illahay xaqa hana waafajito caqliga saliimka ahi wuu garanayaa rusheeye iyo inta lamidka ahi in ay khaldan yihin illahay haka qanto dadka uu luminaayo ee juhalada ah.
Fiiri wll shiikha si caam ah ayuu u hadlaye ninkaan kaliya kamu hadline sawirkiisa maxaad u soo qaaday taas waa isku dire ka daa
@hafsaali42973 жыл бұрын
Waa runtaa
@abdirahmanmoalinali71313 жыл бұрын
ok
@KsA-bx1gm3 жыл бұрын
Mash. Allah. Sheekh. Wad. Kusaxatahey
@Rageahcade1143 жыл бұрын
horta shiiqaan Mala soo daayay asoo xeranaa iigu dambeysay
@Allaahu_akbbar3 жыл бұрын
Waxaa la samaystay websites iyo youtube u adeega cidkasta oo dan leh walaahu aclam
@xaajiqanso23043 жыл бұрын
asc
@MohamedAbdi-hj3rk3 жыл бұрын
Sh maxmed waa runtaa anigaa layga soo saaray hilib aad cuntay baa naago kugu sixreen gabadh baa iga soo saartay labxada hoosteeda ka soo nuugtay intay sakin ku sarsartay tuftay suqaar badan.